MARWAN MEDIA
MARWAN MEDIA
  • 137
  • 574 003
Muuqaal Xassaasi ah | Raga kaliya | hadii aad u dhaxayso 15 jir ilaa iyo 60 jir ??
_______Channelkeena Boqolkiiba 70 waa Rag waxa ku xidhan, Taas oo Macnaheedu tahay Muuqaalada Halkan Lagu soo gudbinayo waa in ay u bataan wax Raga quseeya Ama ugaar ah Raga Waana sababta aan Maanta ugu gaaryeelay Muuqaalkan Raga walaalahay ah ee igu xidhan
_______Muuqaalkan Hadii aad Nin Tahay Please wakhti sii in aad dhamaysto da'daadu Waxay doonto ha ahaato Waan hubaa in aadan Kaliya Mahadsanid iiso qori doonin Lakin aad i xasuusnaan doonto Markasta oo Rag kale aad La dhaqmayso .
_______Meelaha la igala soo xiriiri karo .
---instagram pC-NwJM2MVWD/?igsh=MXhraGM3bTdycDJxZw==
---Telegeam t.me/+8ygYwLanGEE5OTFk
---Twiter ( X ) x.com/Marwan339002?t=49_iYcGIVb_OShfSQEu_AA&s=09
Fadlan kanaalka gaarsii ugu yaraan 5 qof
Linkiga channelka waaka youtube.com/@marwanmedia?si=kt6yO1RZAqTBwmng
มุมมอง: 208

วีดีโอ

Waan ku Faa'iday! Sidee ?
มุมมอง 1.9K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
● Muuqaalkan waa Muuqaal Cajiib ah waxaan ku sharraxaynaa Hal Fikrad oo ay wada Qorayaan Sadex buug oo Kala Ah ¹.Atomic habits iyo ². Mini habits ³. Tiny habits . ■ Si aad Arinkan ay buugaagtu qorayaan u fahantid muuqaalka dhamayso Hadii aad Rag tahayna Ogaysiiska muuqalka dhamaadkisa aan kuu sheegi dona Haka tagin . Meelaha la igala soo xiriiri karo . instagram pC-NwJM2MVWD/?igs...
10 Caado oo ay wadaagaan dadka guulaystay | Caadooyinka Guusha .
มุมมอง 1.9K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
● Muuqaalkan waxaan idin kula wadaagi 10 Caado oo ay wadaagaan dadka guulaystay | Caadooyinka Guusha . ● Muuqaalki aan kuso koobay Buugi ahaa Mucjisada subixi Halkan kadaaawo th-cam.com/video/bCQOQ33tBRc/w-d-xo.htmlsi=TDvKdaXHWuFdl-AR ● Muuqaalki Jimicsiga Isagana halkan kadaawo th-cam.com/video/gV1ZsqEw_ds/w-d-xo.htmlsi=fWEO_zBfFXxhLwpM ● Meelaha la igala soo xiriiri karo . instagram instagram...
Hadii aan Maanta youtube bilaabi Lahaa Maxaan samayn Laha ? Xogo muhiim ah | Youtube bilaw maanta .
มุมมอง 3.1K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
* Mudo sanad iyo Sagaal bilood ah ayaan Kusoo jiray wax kusoo gudbinta youtubeka Runtii wa Mudo aan sii badnayn Lakin aan hubo in Marka Laga Fiiriyo Dhinacya kale ay Noqon Karto mudo aad u badan . * Sidaa Darteed muuqaalkan wuxuu Anfici doona qof Kasta oo Rag iyo Dumarba ah oo doonaya in uu Xogo ku soo gudbiyo youtubeka ama Muuqaalo uu sameeyo amaba uu rajaynayo in uu Mar uun Noqdo TH-camr . * ...
4 Arimood oo xal u ah Caadooyinka xun xun | Isbadal Lataaban karo | Start now .
มุมมอง 2.4K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Muuqaalkan waxaan idin kula wadaagi 4 Arimood oo xal u ah Caadooyinka xun xun | Isbadal Lataaban karo | Start now . Meelaha la igala soo xiriiri karo . instagram pC-NwJM2MVWD/?igsh=MXhraGM3bTdycDJxZw Telegeam t.me/ 8ygYwLanGEE5OTFk Twiter ( X ) x.com/Marwan339002?t=49_iYcGIVb_OShfSQEu_AA&s=09 Fadlan kanaalka gaarsii ugu yaraan 5 qof Linkiga channelka waaka youtube.com/@marwanmedi...
Dhis kalsoonida Naftaada | 9-Qodob | Build your Self .
มุมมอง 2.4Kวันที่ผ่านมา
Kalsoonidu waa xaalad uu qofku kula soconayo naftiisa, sidoo kalena uu ku ogaanayo, meelaha uu awoodda ku leeyahay, meelaha uu ka tayaysan yahay iyo meelaha uu ku fiican yahay. Muuqaalkeena Maanta waxaan idin kula wadaagi doona 9 Qodob oo kuu kobcinaya Kalsoonida Naftaada waa Hadii aad dabbaqdid siday yihiina aad u dhaqan galisid . Meelaha la igala soo xiriiri karo . instagram pC...
Xeerarka Ladhaqanka dumarka | Buug Cajiib ah . Ad'ham Sharqaawi .
มุมมอง 3.1Kวันที่ผ่านมา
Buugan aan maanta soo koobayno waxaa La yidhaahda Magiciisa للرجال فقط oo macnaheedu tahay Raga oo Kali ah . Waa Buug kuu iftiiminaya Dabeecadaha iyo dhaqamada dumarka . # waxaan Daaha Ka Qaadnay oo aan Aas'aasnay Naadi cusub oo Akhriska iyo Gorfaynta iyo Maan kobcinta u gaar ah Magiciisa waa Naadiga Iqra, Meelaha la igala soo xiriiri karo . instagram pC-NwJM2MVWD/?igsh=MXhraGM3b...
Mashruuc cusub | Naadi Akhris | kusoo biir hada oo isdiwaangali !
มุมมอง 2.3K14 วันที่ผ่านมา
Waxaan daahfurnay oo aan xadhiga kajarnay Naadi cusub kaas oo aan u qaadan doono ugu yaraan Dhawr boqol oo qof ama ka yar Rag iyo dumarba magaca Naadiga ( Naadiga Iqra ) Naadigan Hadafka aan Ka Leenahay wa in aan ku midawno oo aan ku tusno dhalinyarada tabo iyo Tusaalayaal nool oo ay u mari Karaan Wax akhriska . Meelaha la igala soo xiriiri karo . instagram pC-NwJM2MVWD/?igsh=MXh...
Xakamaynta Xubinka Taranka | Shahwada Raga | Buug muhiim ah .
มุมมอง 4.9K14 วันที่ผ่านมา
Mudanayaal iyo Marwooyin kusoo dhawaada Buug u gaar ah Wiilasha iyo Raga Marka aan Leeyahay Wiilasha iyo Raga waxaan u jeeda Qof Kasta oo Rag ah Da'duu doonaba Ha ahaade . Dabcan Hadii aad gabadh tahayna u share garee muuqaalkan Wiilka walaalka ah ee aad isla dhalateen , Meelaha la igala soo xiriiri karo . instagram pC-NwJM2MVWD/?igsh=MXhraGM3bTdycDJxZw Telegeam t.me/ 8ygYwLanGEE...
Halkan kabaro Englishka & Carabiga | Sirta barashada luuqadaha | Easy way to learn language .
มุมมอง 7K21 วันที่ผ่านมา
Muuqaalkan wuxuu gaar u yahay Ardayda aan Luuqada kubaro onlineka ee Sida gaarka ah aan isooga warhayno . Sido Kale wuxuu Mawduucan Anfacaya Qof Kasta oo doonaya in uu Afcusub barto English Ama Carabi ama Luuqad Kale . Meelaha la igala soo xiriiri karo . instagram pC-NwJM2MVWD/?igsh=MXhraGM3bTdycDJxZw Telegeam t.me/ 8ygYwLanGEE5OTFk Twiter ( X ) x.com/Marwan339002?t=49_iYcGIVb_OS...
Ogaansho iyo Aadan sahan ayaa Fahmay Labadan Xirfadood ⁉️
มุมมอง 5K21 วันที่ผ่านมา
* Muuqaalkan waxan kugula wadaagi labo xirfadood oo dhaxal gal ah, * waa Xirfado Muhiim ah oo ay tahay in qofka dhalinyarta ahi uu Maanta isbaro, maadama aan joogno Wakhti hormaray oo Maanta qofki Lajaanqaadi waaya ay hubaal tahay in uu Ka qoomamayn doono wakhti ay ahaataba . Muuqaalkan wa Muhiim Daawo 👇 th-cam.com/video/3n0QTVW34yE/w-d-xo.html Meelaha la igala soo xiriiri karo . instagram inst...
Ha isku hallaynin Shaqada iyo mushaarka | Samayso Mashruuc Dhaqaale | Buuga dawan | Istaraatiijiyado
มุมมอง 3.5K21 วันที่ผ่านมา
Buuga dawan Qarmullah Al qaamidi . Tarjumaha waa Xamse Xabiibi xuseen Halkudhiga buugani waa "Ha isku halaynin Mushaarkaaga" Ma aamini Kartaa daawade Hadaan ku dhaho Buugan Wuxuu gabi Ahaanba badali doona Aragtidaada ku aadan hodantinimada dahsoon . Meelaha la igala soo xiriiri karo . instagram pC-NwJM2MVWD/?igsh=MXhraGM3bTdycDJxZw Telegeam t.me/ 8ygYwLanGEE5OTFk Twiter ( X ) x.c...
Sidan Samee | Shaqsiyad Lajecelyahay | Khibradaha Nolosha .
มุมมอง 2.8K28 วันที่ผ่านมา
Sidan Samee | Shaqsiyad Lajecelyahay | Khibradaha Nolosha .
Lacagaha Onlineka Laga sameeyo | Maxaa Ka run ah ?
มุมมอง 1.9K28 วันที่ผ่านมา
Lacagaha Onlineka Laga sameeyo | Run mise been !
Dilkii dhalinyarada Xeebta liido| Mawduuc xassaasi ah , Muqdisho iskaga baxa dhlinyarooy | History .
มุมมอง 1.5Kหลายเดือนก่อน
Muqdisho iskaga baxa dhalinyaro | Mawduux Xassaasi ah | Dil Dhalinyarta Ee xeebta Liido | History of Somalia Kanaalka youtube.com/@marwanmedia?si=GUsFZgiKVF8UJOYK Instagram pC5RFALlsQlR/?igsh=eWticXpraWNmNnJq Telegram t.me/ 8ygYwLanGEE5OTFk Fadlan Kanaalka sii faafi - iskuday ugu yaraan in aad 3 qof sii Gaarsiiso .
Daawada mushkilada dib udhigista hawlaha . "procrastination Equation book" Buug muhiim ah
มุมมอง 2Kหลายเดือนก่อน
Daawada mushkilada dib udhigista hawlaha . "procrastination Equation book" Buug muhiim ah
5 Qodob | isbadal dhab ah | Mawduuc dhalinta u gaar ah .
มุมมอง 3Kหลายเดือนก่อน
5 Qodob | isbadal dhab ah | Mawduuc dhalinta u gaar ah .
Awooda Qarsoon ee Aamuska | Maxay qassab u tahay inaad aamuska Barato !
มุมมอง 1.8Kหลายเดือนก่อน
Awooda Qarsoon ee Aamuska | Maxay qassab u tahay inaad aamuska Barato !
Yaan Lagaaga hormarin - Baro Xirfadaha ugu Lacagta badan | High income skills 2025 | xirfadaha suuqa
มุมมอง 6Kหลายเดือนก่อน
Yaan Lagaaga hormarin - Baro Xirfadaha ugu Lacagta badan | High income skills 2025 | xirfadaha suuqa
Faa'idooyinka Jimicsiga | Daraasaad Cusub | kor u qaadida Testosteroneka .
มุมมอง 2Kหลายเดือนก่อน
Faa'idooyinka Jimicsiga | Daraasaad Cusub | kor u qaadida Testosteroneka .
Buuggii aad Raadinaysay ! | Buug Taabanaya Dhinacya badan . | Buug muhiim ah .
มุมมอง 1.4Kหลายเดือนก่อน
Buuggii aad Raadinaysay ! | Buug Taabanaya Dhinacya badan . | Buug muhiim ah .
7 Faa'ido oo dhaxal gal ah !
มุมมอง 1.9Kหลายเดือนก่อน
7 Faa'ido oo dhaxal gal ah !
Ree tiktok Xagay u Socdaan ? Arrinku Farahu Kabaxay !
มุมมอง 2.2K2 หลายเดือนก่อน
Ree tiktok Xagay u Socdaan ? Arrinku Farahu Kabaxay !
Sidan Ha samaynin | Fashilka Nolosha | Caadooyin xun xun
มุมมอง 2.1K2 หลายเดือนก่อน
Sidan Ha samaynin | Fashilka Nolosha | Caadooyin xun xun
Oraahyo iyo Xikmado Noloshaada badali doona .
มุมมอง 2.3K2 หลายเดือนก่อน
Oraahyo iyo Xikmado Noloshaada badali doona .
Sida loo dumiyo Caado xun | Buug Muhiim Ah | Saamaynta Caadooyinka yaryar .
มุมมอง 2K2 หลายเดือนก่อน
Sida loo dumiyo Caado xun | Buug Muhiim Ah | Saamaynta Caadooyinka yaryar .
19 Youtuber oo aan daawado | Muuqaal Muhiim ah ☑️
มุมมอง 4.8K2 หลายเดือนก่อน
19 TH-camr oo aan daawado | Muuqaal Muhiim ah ☑️
Sidan Samee Maalin Kasta | 5 Caado = guul
มุมมอง 7K2 หลายเดือนก่อน
Sidan Samee Maalin Kasta | 5 Caado = guul
Comment Cay Ah | Nacaybka Luuqada Carabiga iyo Carabta .
มุมมอง 1.9K2 หลายเดือนก่อน
Comment Cay Ah | Nacaybka Luuqada Carabiga iyo Carabta .
Inaad iwaji barataan way Fiicantahay Toos Ayaan usoo fadhiistay | Akhriska iyo dhalinta .
มุมมอง 3K2 หลายเดือนก่อน
Inaad iwaji barataan way Fiicantahay Toos Ayaan usoo fadhiistay | Akhriska iyo dhalinta .

ความคิดเห็น

  • @MohamedIsmail-pf9bd
    @MohamedIsmail-pf9bd 46 นาทีที่ผ่านมา

    Thank you so much pro

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadasanid zhp marwaan alle haku sharfo inta badan comment kuuma soo qoro lkn muuqaaladaada aad baan uxiiseeya oo wax badan baan kafaa'iida runtii waxa aad noo faa'iidaynaysid alle miisaanka xasanaadka hakuu saaro

  • @AbdinaasirMaxamed-mb7kt
    @AbdinaasirMaxamed-mb7kt 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc❤

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thanks lipx❤😂

  • @AbdijabarMohomed23
    @AbdijabarMohomed23 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    شكرا اخي🎉 0:40

  • @MuseismailjamaSamaale
    @MuseismailjamaSamaale 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thanks zhp

    • @marwanmedia
      @marwanmedia 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @marwanmedia
    @marwanmedia 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuqaalka 500 like kaliya aan gaadhsiino ❤️

  • @mohamedbaariofficial
    @mohamedbaariofficial 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a wll soo badi qofkii igu horeyay comments soo bixiyay please pink isaar wllo

    • @marwanmedia
      @marwanmedia 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Thanks

  • @HafsaAbdi-u9p
    @HafsaAbdi-u9p 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muqalka dumarka wan ka sugeyna

    • @marwanmedia
      @marwanmedia 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      InshaAllah

  • @HafsaAbdi-u9p
    @HafsaAbdi-u9p 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muqalka dumarka wan ka sugeyna

  • @HafsaAbdi-u9p
    @HafsaAbdi-u9p 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muqalka dumarka wan ka sugeyna

  • @MaxamedTaatiko
    @MaxamedTaatiko 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tststaroonka weyo San filayo

    • @marwanmedia
      @marwanmedia 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❌️👈😆

  • @CaashaFaarax-kw1kh
    @CaashaFaarax-kw1kh 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuqalka ma dhamaysan kaliya like saray kadibna wan iska baxay sidad igu amartay😫😁

    • @marwanmedia
      @marwanmedia 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wad Khalad Fahantay Muuqaalkan Rag iyo dumarba wuu idin khuseeyay Lakin waxa aan Ka hadlayay muuqaalka danbe ee aan so Galin doona ayaa ah mid Raga u gaar ah.

    • @CaashaFaarax-kw1kh
      @CaashaFaarax-kw1kh 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@marwanmedia wan u fahan sanaa sidaa ee lkn kaftan uun iga ahyd

  • @HassanAli-z6c6v
    @HassanAli-z6c6v วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @HassanAli-z6c6v
    @HassanAli-z6c6v วันที่ผ่านมา

    Masha Allah 😍

  • @MaxamedIsaaq-f5r
    @MaxamedIsaaq-f5r วันที่ผ่านมา

    Sxip booga halkee halkee kahelnaaaaa

  • @CladhiifCusmaanAdan
    @CladhiifCusmaanAdan วันที่ผ่านมา

    We don't a book❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @CiiseMadaale
    @CiiseMadaale วันที่ผ่านมา

    Testosterone wye

    • @marwanmedia
      @marwanmedia วันที่ผ่านมา

      ❌️👈😆

  • @suldaanburcaawi
    @suldaanburcaawi วันที่ผ่านมา

    Thanks wlky❤😊

  • @ismailhassanhussein404
    @ismailhassanhussein404 วันที่ผ่านมา

    Lagend

  • @MastuurApdirixman-xk6wp
    @MastuurApdirixman-xk6wp วันที่ผ่านมา

    Wll muqaal dumarka ugarana so sameya 😅😅

    • @marwanmedia
      @marwanmedia วันที่ผ่านมา

      Diyar 😀

  • @JacfarIbraahim-y3t
    @JacfarIbraahim-y3t วันที่ผ่านมา

    Zxp marwaan guuleyso❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia วันที่ผ่านมา

      Allah Yacizak 😍

  • @caawiyeciiltirecali603
    @caawiyeciiltirecali603 วันที่ผ่านมา

    M.a ustaad waan sugeeynaa barnaamijka xiga

    • @marwanmedia
      @marwanmedia วันที่ผ่านมา

      InshaAllah .

  • @suheebsaajjidstudents7541
    @suheebsaajjidstudents7541 วันที่ผ่านมา

    ManshaAllah wa mahad santaxay Marwanena cashaqa shukran sxb

    • @marwanmedia
      @marwanmedia วันที่ผ่านมา

      Allah Yacizak 🤲

  • @najmaquen9389
    @najmaquen9389 วันที่ผ่านมา

    Marwaan maxad ragga ku dooratey 🤔😄

    • @marwanmedia
      @marwanmedia วันที่ผ่านมา

      Gabadh bay isiiyen 😀 Wa kaftan intaas 😀 Gabdhahana wan u maqanahay 😍

    • @najmaquen9389
      @najmaquen9389 วันที่ผ่านมา

      Hye Insha lllh waa ay ku sindoonan mid ku adeecdda🤭

  • @TusbaxLe027
    @TusbaxLe027 วันที่ผ่านมา

    Qof wax ku siiya in bdn ayaad aragtaa lkn qof wax ku sheega ma arkaysid badanaa Tankz zxp🤝

    • @marwanmedia
      @marwanmedia วันที่ผ่านมา

      Allah Yacizak .

  • @AbdicasiisAli
    @AbdicasiisAli วันที่ผ่านมา

    Thanks wllo

  • @user-bs2fd3kv7z
    @user-bs2fd3kv7z วันที่ผ่านมา

    Saaxiib, amazing baad tahay keep it up

    • @marwanmedia
      @marwanmedia วันที่ผ่านมา

      Sharfanid Masul 😍

  • @XalimoQurux-u4y
    @XalimoQurux-u4y วันที่ผ่านมา

    Wooow Gabdhaha Ha iska Socdaan 😐😐🫤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia วันที่ผ่านมา

      😀🙏🙏

  • @AbdirahmanYare-e8j
    @AbdirahmanYare-e8j วันที่ผ่านมา

    Si Maalinle ah ayaan Kuula Socda ❤

  • @AbdirahmanYare-e8j
    @AbdirahmanYare-e8j วันที่ผ่านมา

    MashaAllah wll

  • @Siraha-4
    @Siraha-4 วันที่ผ่านมา

    Muqaal faido bdn leh

    • @marwanmedia
      @marwanmedia วันที่ผ่านมา

      Allah Yacizak .

  • @marwanmedia
    @marwanmedia วันที่ผ่านมา

    TH-camka wuxu ii sheegay in Muuqaaladu ay hoos u dhaceen Liketa oo yar darteed Marka inaga dhisa Liketa inshaAllah 😍

  • @AbdullahiAhmed-po9ws
    @AbdullahiAhmed-po9ws วันที่ผ่านมา

    First comment

    • @marwanmedia
      @marwanmedia วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid Masul .

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 2 วันที่ผ่านมา

    Thanks ustaad waan kula soconaa😅😮🎉

    • @marwanmedia
      @marwanmedia 2 วันที่ผ่านมา

      🥰

    • @Ogaahiye20
      @Ogaahiye20 วันที่ผ่านมา

      @@marwanmedia Ustaad whatsupkaaga iireeb i.a🥰😯🫡

  • @CiyalWero
    @CiyalWero 2 วันที่ผ่านมา

    Ha hada taganaha qisadas

  • @Reviewsong1325
    @Reviewsong1325 2 วันที่ผ่านมา

    Adigu waad dhaftay shuruudiye zhp 1000 subscribe 4000 views wad dhaftay ban filaya

    • @marwanmedia
      @marwanmedia 2 วันที่ผ่านมา

      Haa

    • @Reviewsong1325
      @Reviewsong1325 2 วันที่ผ่านมา

      @@marwanmedia intii kugu badnay imisay ahayd in kastoo aysan wanagsananey in qofka mushaarkiisa la waydiiyo zhp

  • @ayubmohamed3252
    @ayubmohamed3252 3 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid wll Marwan,guulayso

  • @معراج.صديق
    @معراج.صديق 3 วันที่ผ่านมา

    شكرا جزيلا يا استاذ

    • @marwanmedia
      @marwanmedia 3 วันที่ผ่านมา

      كثّر الله امثالك .

  • @AhmedBishar-w3k
    @AhmedBishar-w3k 3 วันที่ผ่านมา

    Thanks

  • @Siraha-4
    @Siraha-4 3 วันที่ผ่านมา

    Saxiib barnamijka wax ku edit gareyso maigu cawin krtaa Adigo mahadsan

    • @marwanmedia
      @marwanmedia 3 วันที่ผ่านมา

      Wll flimora ama capcut

    • @Siraha-4
      @Siraha-4 2 วันที่ผ่านมา

      @@marwanmedia mahadsanid guuleyso saxiib roll model ii tahay

  • @FarxiyoJamac-v5n
    @FarxiyoJamac-v5n 3 วันที่ผ่านมา

    marwaan alle hakubarakeeeyo❤❤❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia 3 วันที่ผ่านมา

      ❤️🤲

  • @KacaanMohumet
    @KacaanMohumet 3 วันที่ผ่านมา

    Zxp

  • @user-pe6sh5ey9v
    @user-pe6sh5ey9v 3 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid wall

  • @najmaquen9389
    @najmaquen9389 3 วันที่ผ่านมา

    Wlll mcn alle haku sharfo✅💯💯🤲

    • @marwanmedia
      @marwanmedia 3 วันที่ผ่านมา

      Dhamaanten ba wll

  • @SalmoCimranmaxamed
    @SalmoCimranmaxamed 3 วันที่ผ่านมา

    Page kaygah ustaad marwaan 😊❤

  • @DayyipBashka
    @DayyipBashka 3 วันที่ผ่านมา

    Thanks teacher🎉🎉🎉

  • @AlibashiMohamed
    @AlibashiMohamed 3 วันที่ผ่านมา

    Waa kaa heya prda