@HaniAli-p3m wlhi saxib ilahey ha ku xifdiyo tan kale ani sanadkan lee bartay walhi nolosheyda wax iska badashay waqtigii u bahnaa waye aqontan adine hda ma dawtay😭😂
Who ever wakes up at 5:00 am every morning will never experience lack of sleeping. Everyone who read this message should try these as a daily routine. Problem solved
Alhamdulilah waan seexdaa 8 saacadood last weak schedule kayga waxay ahyd inaan seexdo 10:00pm - 5:30Am. Waxa aan Hal maalin igu kicin dhanjafka ama se margin ka kaas oo aad iigu badan waxan aan aad u dreemay last weak activity gaygii si qurix badanbuu iigu Soo dhamaaday waxana sabbay 80% inaan hurda wacan seexday 😊
Mawduucyada noocana aad baa loogu baahan yahay soo badoya I.a Qodobkaa kale ee ah in labadiinaba laysku kiin dhibsaday arinkaa waxba kama jiraan dr 😅 soo badiya I.a idinkoo wada jira
Sidaad dadka ugarab taagantihin alle haidinku garab galo m.a🎉❤
Hadaan jaaanis u heley halqaaan inaa daawado Alx hurdeydu wey fiicanthy lkn wxaaan ahay dadka wax shita mrkey seexanayaan taasna Waaku raaxeystaa inkastoo habeenada qaar aaan shifts hbeeen ku jiro thanks our doctors ❤
Bari baa fakari kartaa kulahaa
War wxu legend sanaa 😂
Drs xafidahullaah dr adnaa and sirka
Xalqad wolpo wa suga number one fov Chanel this year thanks so much brothers🥹✊🏿
Isku mid nahnay wllhi maba idhaafo barnamijkaam😅😊
@HaniAli-p3m wlhi saxib ilahey ha ku xifdiyo tan kale ani sanadkan lee bartay walhi nolosheyda wax iska badashay waqtigii u bahnaa waye aqontan adine hda ma dawtay😭😂
Hurdadaada haka kaftamin exactly topic very important
Jazaa ka allaH and allhuma barik Dr's sidaaad nooga caawineysaaan dhan walba
Mahadsanidin Our doctor's, next xanunka indhaha kaga hadla.❤️
Aad iyo aad waxaa rajena inuu mowduuca xigo noqdo
Ilaahey ha idin xafido wlhi topic muhiim ah ayaa so qaadateen masha allah ilaahey maskaxdiina iyo aqligiina alle ha idin ziyaadiyo jazaakumullah 🥰🥰
aada u mahadsantihiin our doctors❤
Mnsha allh alle cilmiga ha idin barakeeyo dhalinyaro
maasha allaah aad iyo aad baad u mahadsan tihiin
Aad iyo aad baad umahadsantihiin our doctor's🎉❤
Who ever wakes up at 5:00 am every morning will never experience lack of sleeping. Everyone who read this message should try these as a daily routine. Problem solved
What about sleeping time so as to wake up 5am
And not sleep during night
@@shueb12310 pm
JazakumAllah walal labadiinaba.
Please, Gaastariga mawduuc inooga diyaariya walal.
Waa xanuun aad ugu soo batay bulshada waan u baahanahy.
Thanks❤
Thanks doctors❤
Alxamdulilaah anigu haddaanan hurdo igu filan seexan jidh ahaan, maskax ahaan iyo caafimaad ahaan in ay wax iga dhiman yihiin baan dareemaa mahadsanid drs
Allah haydin barakeeyo laba ustaad oo qiimo badan
Very good point ❤💯
Rryy😢
Best point 👉 ❤
Masha allah Mahadsanidiin
Waa mowduuc aad muhiim u ah.
Masha Allah laba Dr wada mahadsantihiin sida fiican ee aad barmaamijyada tayada leh nogu soo dayasan ❤❤❤
Thanks Dr
Alla ha ina xifdiyo my dear doctors.
Thanks our drs
الله يسهل أمركم
Thank you
Alhamdulilah waan seexdaa 8 saacadood last weak schedule kayga waxay ahyd inaan seexdo 10:00pm - 5:30Am. Waxa aan Hal maalin igu kicin dhanjafka ama se margin ka kaas oo aad iigu badan waxan aan aad u dreemay last weak activity gaygii si qurix badanbuu iigu Soo dhamaaday waxana sabbay 80% inaan hurda wacan seexday 😊
10:00 Hadaa sexato See ku sexatay 8 saac bal isheg
Thanks doctors good point
Mawduuc aad u muhiimsan weeye thank you doctor's ❤
MaashaAllH ❤ Allhuma Baarik
Wilashaan saa ujeclahay rabi ha ujeclaado❤❤
best podcast❤❤❤❤❤
Thank u so much❤
Jazaakumullahu kheyran
MY fv podcast 💕💕💕💕💕👏
جزاكم الله خير الجزاء
mahadsanidiin Team ❤
Sidaad wanaaga inoola jeceshihiin alle ha idin jeclaado ❤
Thanks
Labadeena Uataad Ilaahay ha idin guuleeyo
Jazakallah kheyr Labadena Drs 😻
Mowduuc aad u muhiim ah👍
Jasakallah sxpyal
Mahadsanidiin drs❤
2011 ila maanta oo ah 2024 kii iskadaa inaan habeen walba 8 saacadood seexdee intaan habeen seexday hadii laysku darro 13kaas sano 3bilood ma gaadho inuu xanuun i seexiyo oo anoo xanuusanaya seexdo mooyee anoo caafimad qaba ma seexdo
Xataa mucjisadaan isku arkay waxa weeye anoo xanuusanaya markaan isbuuc guriga joog ee xanuunku i seexiyo markaan soo bogsado dadku waxay igu idhaahdaan waad soo qurux badatay waaban naxaaa markaan hadalkaas maqlo waayo qof dhan oo xanuusanayay oo hadana lagu leeyay xanuunkii baaba ku qurux badnaatay markalena wxn kasii naxaa inaan ogaaday markaan isku haysto inaan caafimaad qabo in aan xanuusanayo markaas sababtuna waa dhafarkaas baas hada lakiin jadwalkii ugu fiicnaa bishan baan sameestay 13habeen oo xidhiidh ah waxaan seexdaa 8:30 wxn soo kacaa 4:50 salaada subax markaan tukado dib uma seexdo caawa xataa 12:00 ayaan soo baraarugay si aan salaatul leyl u tukado
Dhalinyaro waan idiin digayaa waligaa dhafarka iyo balwada iyo asxaaabta xun ka digtoonow
Qisooyinka dhafarka iyo balwada iga soo maray hadaan is idhaahdo ka shekeee wlhi qoraal kuma soo koobi karo podcast taxane ah oo sanad soconaya ugu yaraan baan idinku sheegi kari lahaa uun hadalka aan idiin soo koobee 13sano oo dhafar oo 10sano oon balwad lahaa ku jirto baan soo qaatay hada 28jir baan ahay
Msha allh wll ilhey wnaga hkugu wado❤
M.a waa isbadel qurx eh sii jibaar wll mcn anakane noso ducey marka ducesanesid
ilaahay ha kuugu wado isbedlkaa aad samaysay❤
Ilahay ha ku guuleyo wlle
Alle hakugu wado
Thanks doctors
جزاكم الله خير
جزاك الله خيرًا ❤
Mansha allah jasakalah❤
Jazakallah❤
Shukran dr adnan io Dr sirka the best podcast aya dhihi karaa 💯🤴
Waa markii igu horeeysey oo chneklaan iga soo horbaxo and I'm very impressed ❤
❤❤❤
Thnks Dr Adnan Abdullahi Hussein🙏🙏
Verg good point ❤
Mansha’allah aad bad umahadsantihiin walalayal❤
Mnshlh sirka &adnan
Aniga waxaan qabaa in cashirka kan xiga laga dhigo balance diet( Qaabka loo samayso cunto isku dheelistiran )
Imisa qof baa igu raacsan?
Hhh her waxa maad marosaa aad rabto in mawduuc lagaaga so sameyo saad diet ka lagaaga saxi lahaa yaab waye wlhi😂
@@SaadiqMohamed-e6i waaan ku farxsanhy saaxiiib in aan ogaaday qaaabka aad u fakaraysid. Allha ku barakeeyo.
Point Aad iyo aad inogu muhiimsan thanks you brothers ❤👍🏼
Mash allah ale hudin xaafido jasakallahi qayar
Mahadsanidiin Doctors😊
Waad mahadsantihiin
Runtii kaalin muhiim ah ayaad ugu jirtaan umadda Soomaaliyeed
Shukran
Masha Allah Labadan maskaxdoda IlhaY haw BarakeYo
M.a muhiim bay noo tahay in an helnay aqoonyahano bulshadooda wacyigelin u sameeeya gaar ahaan Dr adnaan qaab uu wax u soo gudbinaaayo m.a ❤
Mahadsanidiin doctors
jazakallah hunayaal❤
aad ban idinkugu mahadcelinaya dhab ahaanti ❤️
MashaaAllah tks u
Maasha allaaah soo labasho wcn Dr's ❤❤ adnaan iyo sirka podcastigiina kama kaftamo
Xalqad adloogubahna jazakalh khyr
This is good point m.a allumabarik
Podcast an ugu jeclahay Masha Allah doctor's
Ugu horeyn allah ayaa mahad iska leh oo inoo soo celiyey idinkoo nabad qaba wayo inta aad maqneedeen waan idin tabney wacyigalintiina dhiiro galinteena saad umada ula talisaan allah haidinka ajarziiyo waana idin salaamey dr adnan and dr sirka
Manshallah jazakallah khatraa❤😊
شكرا كثيرا وجزاك الله الخيراجزاء
Hurdo aan ku dareemo mind of peace waxa igu danbeesay 2016 😢😢😢😢 ilahow hurdeyda iso celi 😢😢😢
Abaayo anaa dhibka I haysta mxaa darenataa marka😂seexato hurdo see camal huruda
Aad & aad baad u mahadsntihiin Abaaalkiina wax aan ku gudo ma aqaaano xaqiiqdii , rabi janadii haka dhigo. Allha idin barakeeyo.
alxamdulillaah ugu danbeen waa daawanayaa mowduucaan
Mawduucyada noocana aad baa loogu baahan yahay soo badoya I.a
Qodobkaa kale ee ah in labadiinaba laysku kiin dhibsaday arinkaa waxba kama jiraan dr 😅 soo badiya I.a idinkoo wada jira
M.a allah idin barakeyo walayal
Allahuma barik doc Solute 🫡
Mahadsanidiin ❤
Mahadsanidiin ❤❤
Thnks walaalo ❤ inkasta oo aan kamid ahay dadka wada hurdadaa 10 sacadood hurda الحمد الله رباالعلمين🤲
Allahuma barik ❤
Allahuma baarik our Doctors❤
Welcome back thanks our doctors 🙏
Thn u so much for your advice ❤
Aad bad u mahadsantihiin doctors good point
Jasakumallhu kheyr❤
M.a wllahen Allah ha ini barakeyo❤🎉
Shukrn our docter
Mnsha allh muqalku wxu dhamaday aniga oo Dhoola Cadaynaya
Thanks our doctors ❤🎉
الهم بارك ❤❤❤
Thanks My Doctors halqadan anoo wali siiraba ayay dhamaatay
Jazakumallah wll❤
Aad baa u mahadsantihiin, intaa maqneydeen waa idin tabney.
Rabi ralii ha idin ka noqodo walalaheey ❤😢
Mowducaan aniga sikhaasu iquseya hurdadeydu maxasilna indhaweyd alle ha idin sharfo our doctors ❤
MNSHALAH wllyaal horay usocda
Masha llah
Dagananta iyo cilmigu isku wacanaa
The best podcast wallh As
Manshllh horay usocda. Aqoonhahanno❤