WAA MAXAY ROOT IYO JAILBREAK MUXU UGU DUWAN YAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @YislamOmar
    @YislamOmar 7 ปีที่แล้ว +3

    masha allah sxb mahadsanid

  • @ismaaciilmaxamedismonobleb6666
    @ismaaciilmaxamedismonobleb6666 7 ปีที่แล้ว +2

    sxb waad mahadsantahay waayo wxbadan baanu kaa faaidney thanks

  • @mohamedaidarus8662
    @mohamedaidarus8662 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ad ayad u mahadsntahay wax badan ayan kaa faiday

    • @SomaliProfessional
      @SomaliProfessional  7 ปีที่แล้ว

      adiga ayaa mudan wll

    • @yaasmiinyaska6995
      @yaasmiinyaska6995 7 ปีที่แล้ว

      Somali Professional Facebook ma isoo sarayo followers side u furi kara thanks wllo

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks 7 ปีที่แล้ว +5

    best sxb of tha Best War sxb waad iga Haysa Like Iyo Subscribe labadaba....You Deservd it..aman

  • @abdiaziz.2326
    @abdiaziz.2326 7 ปีที่แล้ว +2

    root halkaa ha ku daayo dhibtiisa ma rabo

  • @naciimoahmed3789
    @naciimoahmed3789 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @suldansalax4855
    @suldansalax4855 7 ปีที่แล้ว

    sxb markan is dhaho primo lambarka WhatsApp ka ku samee primo so saari mayso lambarka mahadsanid

  • @xuseenyare7096
    @xuseenyare7096 3 ปีที่แล้ว

    Markii aan damco inaan wax diskilibshanka yaala inaan ku dhufto oo aan soo dajisto xayaysiis ayaa iisoo baxaysa maxaa lugu xaliyaa

  • @mustafkhalif6431
    @mustafkhalif6431 7 ปีที่แล้ว +2

    Ok sxb thanks Lkn xooga faahfaahin maka bixin kartaa Jailbreak mahadsanid

  • @engomardhicisow3567
    @engomardhicisow3567 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanid sxp lkn waxan ku waydinayaaa sidee iskaga saari karaa kingroot mobilka igu jira

    • @SomaliProfessional
      @SomaliProfessional  7 ปีที่แล้ว

      Mobilka Format ku sameey amaa hadu app ahan kugu degsan yahay waxaad galeysa settings kadib apps kadib Kingroot ayaa jerineey marka mesha ayaa kasarikartaa

  • @jaabircadde415
    @jaabircadde415 7 ปีที่แล้ว

    Aniga G7 ayan heystaa wuu iga diiday inan rootgreyo lkn haddaba iga si nixisay wanba iska daynaa root iyo shekadiisa

  • @princessmoon5554
    @princessmoon5554 7 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @abdifataxxidigahayucubki5479
    @abdifataxxidigahayucubki5479 7 ปีที่แล้ว

    as c sxb wad mahad santahay
    sxb waxbadan ayanubaahna ankafaidagtankis

  • @koocaninkeedihore4903
    @koocaninkeedihore4903 7 ปีที่แล้ว

    Masha alaa hadaysidaas tahay waan iska daynayaaa

  • @yuusuftorres5015
    @yuusuftorres5015 5 ปีที่แล้ว

    sidee uroot gareeya sxb hot5

  • @kidinkvevo3258
    @kidinkvevo3258 7 ปีที่แล้ว

    sxb waxaan rabaa waxaan isticmaalaa infinix root nuucee ayuu ubaahanahay

  • @aj6279
    @aj6279 7 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid sxb waad ku mahad San tahay !lkn aniga waxaan ubaahanahay in aan phone keyga root gareeyo markaan isdhaho root garey 67% marka uu maraayo wuu isdaminaa

    • @SomaliProfessional
      @SomaliProfessional  7 ปีที่แล้ว +1

      root iyo telfoonkada isma qadanaayan miid telfoonkada qadanaayo ku baroobeey isku jeri modelka telfoonka iyo nnoca root-ka

  • @wiilqaranofficial5016
    @wiilqaranofficial5016 7 ปีที่แล้ว +1

    sxb talefnkeyga waa samsung E5 wifi password show ma soo saaraayo code oo badan ayuu saaraa password ka saxda ah ma isoo saaraayo maxa u xalin kartaa

    • @SomaliProfessional
      @SomaliProfessional  7 ปีที่แล้ว

      in aad so sawirtid maa igu so diri kartaa halkan facebook.com/somali.professional

  • @khalidyare7875
    @khalidyare7875 7 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @aj6279
    @aj6279 7 ปีที่แล้ว

    sxb phone keyga waa INFINIX maxaa tala ah sxb ama aan ku sameyaa si aan u root gareeyo

  • @abbassaddiq1743
    @abbassaddiq1743 7 ปีที่แล้ว

    ASC AHMED TELKAYGA WAA IPHONE 6PLUS WAXAA SOO DEJISTAY CYDIA DEMO WUUNA II SHAQAYN WAAYE SIDEE U REMOVE GARAYN KARAA FROM MY IPHONE THANKS I HOPE YOU WILL ANSWER THAT AS SOON IMPOSSIBLE

    • @SomaliProfessional
      @SomaliProfessional  7 ปีที่แล้ว

      +Mohamed Ommar Salat wcs wll lakin mula socotaa hadad rabtid in aad SYDIA DEMO aad Removgreeysid telfonka dhaan waa wa inaad format gareysid

    • @abbassaddiq1743
      @abbassaddiq1743 7 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad ayaa u mahadsantahay

  • @engcabdiladiifboqore5492
    @engcabdiladiifboqore5492 7 ปีที่แล้ว

    sidee ayaan versionka mobileka u badeli karaa

  • @yoefaraq
    @yoefaraq 7 ปีที่แล้ว

    sidee follower ka instagram loo bad sadaa