Maxkamadaynta Askari loo haysto Dilka laba kale oo ay isku Saldhig ahaayeen -Maxkamadda Ciidamada .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 194

  • @HooyoMcn-x2o
    @HooyoMcn-x2o 3 หลายเดือนก่อน +37

    Balwadu waa halista ugu badan e askarta dhameysay 😢illahay ka cabsada kuwa masuulka u haya haka mab nuucaan darogada askarta😢

    • @abdirizakadan5038
      @abdirizakadan5038 3 หลายเดือนก่อน +5

      Masuuliyiinta Iyagaba cuna balwada maxey ka reebi karayan

  • @YaxyeXikam
    @YaxyeXikam 3 หลายเดือนก่อน +22

    Allah u naxristo marxumenta

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 3 หลายเดือนก่อน +19

    Iyaah 10 13 bas ayey eheyd ku yeh war askar waal waalan ayaa qoryo loo dhiibay subaxanallah

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 3 หลายเดือนก่อน +3

      Balwada waaye!

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 3 หลายเดือนก่อน +2

      Kkkkkk ma qol yar baa 13 xabadood ka dhacay ah xabado yar

    • @Saciidodinix
      @Saciidodinix 3 หลายเดือนก่อน

      Waayaabxabadu

    • @Saciidodinix
      @Saciidodinix 3 หลายเดือนก่อน

      Scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscw

  • @HooyoMcn-x2o
    @HooyoMcn-x2o 3 หลายเดือนก่อน +15

    Abukaatayaasha somaalida ma cabsan yihiin horta markay rabaan inay danbiile inay difacaan rabaan way socabaan saan kuma fiyooba 😢subxanallah

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wll qof ka danbiile haduu yahay xaq buu leeyahay sida looyar in loo qabto inu fayoobaa in la ogaado

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 3 หลายเดือนก่อน

      @@kayfmohamed565qofkii alle ka cabsaayo danbiile qareen Uma noqde beri haduu difaacana Asoo danbi leh aakhiro waxbaa sugaayo abuukaataha

    • @AxmedMuxamed-w9b
      @AxmedMuxamed-w9b 3 หลายเดือนก่อน

      @@kayfmohamed565xaq maleh dilaa abukaatana waa lacag qaate aan ilaahey aan ka baqayn

    • @abdirisaqmohamed7715
      @abdirisaqmohamed7715 3 หลายเดือนก่อน

      Cuquulan cuquulan maxa ladhaha abuukate aan diin aqoon

    • @al-qaasimichannl2281
      @al-qaasimichannl2281 3 หลายเดือนก่อน

      Wanlayaabaa kuwan abu kaatayasha ladahow

  • @Cazka9114
    @Cazka9114 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahu akbar ☝🏻❤
    allow qaatumada inoo wanaaji 🤲🤲
    allow naga badbaadi cadaabta 🤲🤲
    allow noo naxariiso dhamaanteyna 🤲🤲
    allow noo danbi dhaaf dhamaanteyna 🤲🤲
    allow naga waraabi

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 3 หลายเดือนก่อน +22

    all this killing it’s happening because use of drugs and no discipline

    •  3 หลายเดือนก่อน

      Nope . Waa salaad la'aan iyo xuska Allah oo meesha ka maqan... soomaaliya waa meesha aduunka ugu daroogada yer uguna dilka badan..

    • @abdishakur5408
      @abdishakur5408 3 หลายเดือนก่อน

      Jaadka qalqal maskax laga qada iyo shaki. Waadarogo halis badan

  • @inacawil4092
    @inacawil4092 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ad ban ubogadinaya💯shaqada ay hayan police iyo maxkamada 😊

  • @alikarakus1327
    @alikarakus1327 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maalin walba askari ayaa askari kale dilayo maxkamad lee lakernayaa sheekadana waa ha socoto, waa askar la’iska qoray masuuliyada hubka iyo qiimaha nafta maba yaqaanaaan bahalo ayaa ciidan ka ah muqdisho

  • @shakuur55
    @shakuur55 3 หลายเดือนก่อน +19

    Waxaa muhiim ah askarta markii la qorayo in la kala shaandheeyo oo kuwa akhlaakhda daran laga eryo

    • @MaxMin4
      @MaxMin4 3 หลายเดือนก่อน

      Sxp waqtigaan lama sameeyn karo dawlada dagaal dhinac kasta ayeey wajaheysaa qof kasto oo ciidan noqon kari iney qaadato ee ku qasbnthy lkn dalacsiin mahelayaan qof wax soo bartay iyo qof aqlaaq leh maahne.
      Waxaana ka arki kartaa farqiga udhaxeeyo kuwa taliyaha ah iyo stuffka ah jir ahaan maahn dad balcad leh .

  • @Islam-f4h5s
    @Islam-f4h5s 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qofki qof dila hala dilo
    Shuuute hdu jogo moryantu wey dhamanayan 👍🏻

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 3 หลายเดือนก่อน +7

    War waxaan askar ma ahan waa mooryaan discipline mlhn

  • @SiciiidApdulaahi-q2u
    @SiciiidApdulaahi-q2u 3 หลายเดือนก่อน

    BalWaDu WllHy Wa Cadowga Labad ee Askarta marka laga reebo argagixisada manaxayasha ah badalkisa Hala mariyo askariya gacantu dhihulaha ah 🇸🇴🤍

  • @AbdelazizAbdirahman
    @AbdelazizAbdirahman 3 หลายเดือนก่อน +8

    War yaa ilaahey yaqaano waxan xagee laga haystaa macno o ku dilay ayaan garan la ahey wlhi wa cabsi cabsi

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 หลายเดือนก่อน +2

      Waa cabtooy wacalo iyo kuwo xolo xaaran laguso koriyay

    • @samaaraabdullahi2811
      @samaaraabdullahi2811 3 หลายเดือนก่อน

      Way so cabaam waa bilaa dhaqan wuxuba askar daroogo ka dharagtey

    • @mbyt5688
      @mbyt5688 3 หลายเดือนก่อน

      Qof xalal ah askari ma noqdo ​@@SagalMohaned

  • @abdirahmanyusufosman9545
    @abdirahmanyusufosman9545 3 หลายเดือนก่อน +7

    Nimankaan askarta lagu sheegayo hadii la dilo iyo hadii la daayo dil dhaafi mayaan ee dadkaan daroogadu dilatay dowladu xal ha u hesho, askari daroogo isticmala askari noqon maayee daroogada halaga joojiyo askarta kii lagu arkana hala ceyriyo

    • @CeekaDaahiryuusuf
      @CeekaDaahiryuusuf 3 หลายเดือนก่อน

      Meeqo askar daroogo cunto oo n edeb leh kuwaan aykaa ewlba dhiig dadka ubartee😮

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 3 หลายเดือนก่อน +8

    Waa mooryaan xaq daro ayee ku dhaceyn

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 3 หลายเดือนก่อน +6

    Sababta uu u dliay waa Kibir😢

  • @maxamedaxmed563
    @maxamedaxmed563 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa ugu wacan muqdisho dawlad

  • @abdiazizsaid3392
    @abdiazizsaid3392 3 หลายเดือนก่อน +3

    Maxkamada waxaan kacodsanayaa in dadkaas ay cadaalad helaan ana xoriyadayda la isiiyo waaba nin cajiiba😂😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 3 หลายเดือนก่อน +5

    Hala dilo wixiii umada dilo

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 หลายเดือนก่อน +7

    Diinta waxeyqabto halamarsiiyo

  • @AbdiSalam-c7v
    @AbdiSalam-c7v 3 หลายเดือนก่อน

    Saxibkey salaad ALLE hakaa Soo badbaadiyo waankuu Soo duceynayaa nin aad u wanaagsan baad ahey , qofka bini aadamka ah gef wuu ka dhici karaa aad baan uga xumahay walaal.

  • @korontosomalie2389
    @korontosomalie2389 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa aakhiro samaankii suubanaheena salalaahu caleehi wasalam nooshegay sidoo dhahaayo ninka udoodaa nin ka dad kadilay 😢

  • @Gstarxpress
    @Gstarxpress 3 หลายเดือนก่อน

    Moor yaan aan nafta qiimahay ku fadhida aqoon bay qori udhiibeen Subxanallah

  • @AxmedSaadaq-g6d
    @AxmedSaadaq-g6d 3 หลายเดือนก่อน +4

    Askarta xashiish ayey cabaan io daragis waa ween

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia askarta miyaa layska qoraa miyan qofka cafimadkisa la baadhin maskaxiyad iyo caafimad guuud ba inta anan askari laga dhigin wayo shicibkina askarba togasho ku dhamaysay waliba dhalin yaro dhinaca kalena waxad maqlaysa askari baa askari toogtaay dhinacna alshabab aya qaraxyo ku dhamaysay dhalinyaradii subxanalah rabol dadkan qalbiyadoda burcad isu mari somalia na cadowka ka qabo
    🤲🤲🤲🤲

  • @kd2528
    @kd2528 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sheeko askareed waaye kulahaa waa sheeko mooryaan kuwaan ayaga is Kala gaabiyey intee cadawga gaarin kuwaan oO askarta Laga saarin meel ma gaarayno

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanna allah rageenii nabad yaab dhameysay

  • @rashedhasan1565
    @rashedhasan1565 3 หลายเดือนก่อน

    Koo xasan cali qeyre codkiisa leh ayaa ku jiro

  • @MohaAdem-k2t
    @MohaAdem-k2t 3 หลายเดือนก่อน

    Illaahy ha u naxiirsto

  • @shakatachannel1729
    @shakatachannel1729 3 หลายเดือนก่อน +1

    Askarigii qof dilaa halaga Aaro mid danbe wax ma dilaayo qoraga waa xajisanaa

  • @abdifatah4651
    @abdifatah4651 3 หลายเดือนก่อน

    Xaa dhacay😂

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 3 หลายเดือนก่อน +3

    Aqli yara waa jiifaha maa dad u dila aniga beel kale aan jiifta aan radsen laha haadi meeshan jiifo leygu booqo walalayalow ika dhaafe aan dhaha haadey diiden nah waaba u ganbina lkn xabad bush maya wllhi xeywan waayey kan diya xita haa qadanina ninka sido rage u ceeliey haa la dilo kalabka aqlika yar

  • @DRARONE
    @DRARONE 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cabtooy waaxid Jeegana wuu soo jartay kawaran 😮

  • @millioneer3287
    @millioneer3287 3 หลายเดือนก่อน +2

    Askarta waxa dilay Maandooriye

  • @ibrahimmouhoumed9033
    @ibrahimmouhoumed9033 3 หลายเดือนก่อน +1

    War dadkaan waaxay uu bahaan yihiin ciilaaj iyo dhaaqaan ceeliin madax ayaay waax ka waada qaabaan ee diib Haa loo eegoo

  • @hassanyare1287
    @hassanyare1287 3 หลายเดือนก่อน +3

    Tiirka haloogu qosliyo

  • @arwaaxcade5512
    @arwaaxcade5512 3 หลายเดือนก่อน

    War ciidanka daroogee cabaan iyo xashiis hala baaro miskaxdooda mana seexdaan wajigooda manuurayo bal eeg😢

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 3 หลายเดือนก่อน +2

    Askarigii la rabay in uu wax badbaadiyo ayaa wax dilaya ,akhlaaq la aan ,aqoon la aan, sharci laan.

  • @AxmedMuxamed-w9b
    @AxmedMuxamed-w9b 3 หลายเดือนก่อน

    Bal odeygan daya baasterkaa ee aayada quraana raba in uu dilaa ku badbaadiyo subxannallah

  • @menhee7408
    @menhee7408 3 หลายเดือนก่อน

    Shaqo fcn ayoow qabtay askariga asagana dilkiisa haladadajiyo 😂😂😂

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 3 หลายเดือนก่อน

    Allah weene hunaxaristo labada wiil dhintay? Asgarta wa In bisiba mar labadha maskax ahaan inay cafimad qaban ayago hosha cidanka hesta wayo wax ka suroba maha qof masgax ahan cafimad qaba maha tani

  • @gobaysanetailor5550
    @gobaysanetailor5550 3 หลายเดือนก่อน

    Xabadaha hadii laqiyaaso meeqaa waaye walal yaalow

  • @CiiseGalbiidsalaad
    @CiiseGalbiidsalaad 3 หลายเดือนก่อน

    10 xabad lee waay kulahaa 😅😅

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 3 หลายเดือนก่อน

    Kanyare markhaatiga furaya runty waa cunugyar subxanalah.dawladu may waalantahay ninkaayar markay askariga kadhigayso

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv 3 หลายเดือนก่อน

    Saldhiga Kaamirooyin kuma xirno miyaa? Waa maxay Warqaddaan kaliya ee la sharaxayo.
    Saldhigyada Kaamirooyin halagu xiro please.

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 3 หลายเดือนก่อน

    Dakhtarka maskaxda udira maskiinka wuu xanuunsanaya laga yaaba 😢😢

  • @jacfaryare7388
    @jacfaryare7388 3 หลายเดือนก่อน

    Ciidanka maandooriyaha waa in laga joojiyo , qofkii leh hallaga saaro..

  • @CabdiMuuse-g6i
    @CabdiMuuse-g6i 3 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉

  • @SuraynKr
    @SuraynKr 3 หลายเดือนก่อน +1

    CID khayilaayo wllh waa ayaan darro qadkan aan cadowgena itobiya ciidankeda ay ku qalabeyso lacagta ay kahesho qadka.cadowgena ayatahay cidanki kusowerari lahan adiga hubka sii soo ayndarro mahan

  • @yuusufali
    @yuusufali 3 หลายเดือนก่อน +2

    Balaayow cunay dadka bahal la noqdey

  • @AliAbdirahman-gl4nf
    @AliAbdirahman-gl4nf 3 หลายเดือนก่อน

    Balwad ma isticmaalo askari qaran ushaqeya jaad ba iska da wabilaah towfiq

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhhhhhhhh
    ORfanadii iyo kuwi xaaranta lagu koriyay laga dhigay ciidan umadeed saa wey kala yar yareeyen kkkkkk
    Jaale hawiye inaga cilmi badan

  • @LibanAhmed-s7j
    @LibanAhmed-s7j 3 หลายเดือนก่อน

    Abuukaata yaashaan qalbi qalbigaa waa layska dhageystaa😂😅😅

  • @mohaisaaq7035
    @mohaisaaq7035 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maalin walbo xukumada waan daawanaa lkn toogashada aaway

    • @HassanOsman144
      @HassanOsman144 3 หลายเดือนก่อน

      dhammaantod xal mar ayaa lawadatoogan doonaa

  • @suleekhamaxamed2844
    @suleekhamaxamed2844 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliya dadkay askarta ka dhigayo cafimad ahan iyo maskaxiyan inay cafimad qaban inay barto weye😂

  • @AbdinasirFidhike
    @AbdinasirFidhike 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka ciidamada la qorayo caafimaadkooda dhimir ahaan hala baadho

  • @drvjm2035
    @drvjm2035 3 หลายเดือนก่อน

    This failed state is cooked😢

  • @SOOMAALIMIDAH
    @SOOMAALIMIDAH 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xoriyad waxaa kugu dambeeysay maalintaa asxaabtaada dishay ayagana ilaahey ha u naxariista adigana dambi dhaafi hala kaaga dhiga

  • @mawlidmuhumed8037
    @mawlidmuhumed8037 3 หลายเดือนก่อน

    Tabarka iyo xiliga laqorayo ciidanka wax wayn ka qaldan
    Waa in wax laga badalo plz dawlada faderalka somali

  • @abdoulkadermohamed4699
    @abdoulkadermohamed4699 3 หลายเดือนก่อน +1

    askarta waaa walanyahin

  • @Heimatar
    @Heimatar 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hala dilo ninkan warkiisa wuu cadyahay looyarka difaac xumaa ma doqon ayuu difaaci karaa😢 koleey dhalinyaro baabaday waalid kii dhalay ayaa murug u taalo anigana indho xumo ayee ii tahay aduunnwaa cashir

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 3 หลายเดือนก่อน +1

    xamar inta qarax dilay waxa ka badan inta askari dileen

  • @maxammad-Cismaan
    @maxammad-Cismaan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kibir buu u dilay iyo cidna kuuma dili doonto.

  • @محمود-ذ2ي-ث9س
    @محمود-ذ2ي-ث9س 3 หลายเดือนก่อน +1

    Fargeeto umadena mahan

  • @shakatachannel1729
    @shakatachannel1729 3 หลายเดือนก่อน

    Askarta qaar waa ka yaabay xanaaq ma la isku dilaa arintaan hala waantoobo mooryaan hadi la qoro askari laga dhigo furunta hala jeeyo yaa magaalo lagu aaminin

  • @mine_huseinpepe3387
    @mine_huseinpepe3387 3 หลายเดือนก่อน

    Dilka waa lagu xukmay lkn lama fulinaayo😭

  • @NaimaAhmed-c8w
    @NaimaAhmed-c8w 3 หลายเดือนก่อน +1

    Odayga shaadhka gaduudan yaa dila isaga bal sida uu u waramayo arag qof in kubir lagu dilo miyuu qiil u raadinayaa

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa kibir waxa uu udilay nimankaas

  • @sagalhaji3898
    @sagalhaji3898 3 หลายเดือนก่อน

    Eyaah 10 masana 13 bas miyaa yar marka kani waa mooryan subhanallah

  • @ShacniMohaz
    @ShacniMohaz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilma aderayalow Yaan la hilmaamin in soomaaliland aay tahay gobol kamid ah Soomaaliya 🤣🤪😜😝🤗

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 waaba gobol ka mida soomaliya 🤸‍♀️

  • @ayangorey6066
    @ayangorey6066 3 หลายเดือนก่อน

    Alaha u,naxaristo wilashas arxan lawahana hala togto

  • @abdurahmaanmohamed6815
    @abdurahmaanmohamed6815 3 หลายเดือนก่อน

    Daroogoistayaal iyo sakhraamiin iyo mooryaan iyo tuugo iyo dhiig cabayaal iyo gacan ku dhiiglayaal ayaa askar iyo polis laga wada dhigay markaasaa lala leeyahay Dowlad baa Somalia ka jirta

  • @duuliye6638
    @duuliye6638 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wariyow maxaa kaa si ah fargeedo waa kan ladilay ma ahan midka dhibka geystay

  • @siidcali9412
    @siidcali9412 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan qashinka ah ayaa askar ino ah war hala toogto

  • @GuureAhmad
    @GuureAhmad 3 หลายเดือนก่อน

    Askarta waa in la marsiiyo lagana dhigo sharuud taso caafimaad maskaxiyan iyo daroogada iyo cudurada kale taso badqabka askarta iyo shacabka

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 3 หลายเดือนก่อน

    Kuligiin waxan sharciga wax ka aqoon Aya tihiin hadad sharci wax kataqaanan waxan oo kale askar kameeydan dhigateen

  • @mohamedadowadan325
    @mohamedadowadan325 3 หลายเดือนก่อน

    Kuli waa gacan ku dhiiglayaal aan diin & dadnimo laheen oo wada burcada oo is wada qayaamaayo

  • @abdullahiali7254
    @abdullahiali7254 3 หลายเดือนก่อน

    Xuriyadadeeyda in laisiiyo dadkaaas dhintayna cadaalad helaan ayaa codsanaa kulahaa.waa ruux madaxa looga jiro oo waalan midka dadka dilay.

  • @mawlidmuhumed8037
    @mawlidmuhumed8037 3 หลายเดือนก่อน

    Kun shilin qof ku dilay maqlaysa

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka Wax Dilay Qabiil Uu U Dilay Xawaadle Uu Ahaa Nin Xawaadle Ahna Wuu Soo Ag Maray 2 dii Abgaal Uu Dilay taas Ma'aan Karto Wuu Iska Dilay

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 หลายเดือนก่อน

      Kan wax dilaayo miyaa xawaadle ah kuwa la dilay yey yihiin ayagana

  • @mawlidmuhumed8037
    @mawlidmuhumed8037 3 หลายเดือนก่อน

    Waxani😂waa wax laga xishoodo ciidanka malinkasta dadka laynayo

  • @yasinhajifarah6536
    @yasinhajifarah6536 3 หลายเดือนก่อน

    Xaafiis saldhig maxaa keenay sameecad waa meel public ah shaqo shacab loo qabto mise waa studio

  • @abdimuse5338
    @abdimuse5338 3 หลายเดือนก่อน

    War maxuu sheegay maxkamda Xuriyadeyda isiiso ninkasna cadaalad u raadiso 😂

  • @MacalinkaBulshada
    @MacalinkaBulshada 3 หลายเดือนก่อน

    Iyagana Cadaalad Ha Helaan Kulahaa aniga Xuriyadayda Hala i siiyo kkkkkk macnaha xuriyada uu sheegaayo Waa Ha La i Toogto

  • @yud.5218
    @yud.5218 3 หลายเดือนก่อน

    Dad mas'ul ad halaga dhigo boliis .

  • @Abdullahi_Dhakaal
    @Abdullahi_Dhakaal 3 หลายเดือนก่อน

    Qof kasta in leeska qoro maaha , in la qoro dad u dhisan aqoon ahaan iyo garaad ahaanba

  • @Arabduur
    @Arabduur 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan diyaar u ahay inaan dawlada la shaqeeyo maadaam aah academic ahay,
    Dawladu askarta cilmiga inay bartaan haku qasabto ama kuwa cilmiga leh haqoroto kolka hore,
    Police qaad cunaya goormuu dawlada daacad u noqonayadaa asagaaba naftiisa daacad unahayne?
    Dawlada wax la xisaabtama bay wayday wayooway😂

  • @mahadali769
    @mahadali769 3 หลายเดือนก่อน

    mooryaan marku ciidan ku yahay wa iska sidaan, mare iyaga isdilaan iyo maree shacabka masaakiinta dilaan waxan ahayn ma yaqaaniin. ilaahey dadka haka badbaadiyo.

  • @yasinhajifarah6536
    @yasinhajifarah6536 3 หลายเดือนก่อน

    Askarta hala baaro dhiigooda DAROOGO IYO MUQAADARAAD IYO CAAFIMAADKOOSA. Qofkii lagu helo in uu isticmaalo daroogo shaqada halaga fariisiyo

  • @SheikhMohamed.
    @SheikhMohamed. 3 หลายเดือนก่อน

    Askarta ayaga islaynaayo miyaa shacab badbaadini sacabooleet ah.
    Ciyaal daroogo mugaad xabad Sanka ka galiso ay miyirsanaayaan walle.

  • @Maeyann9
    @Maeyann9 3 หลายเดือนก่อน

    In banaadir even the police is criminal

  • @mahadabshirxasan
    @mahadabshirxasan 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 3 หลายเดือนก่อน

    Wiilkan fal naxariis haloo
    Fiiro ,mag hala dulsaaro

    • @hasandeeq3574
      @hasandeeq3574 3 หลายเดือนก่อน

      Wllka miya micnaha😂

  • @rushhassan1808
    @rushhassan1808 3 หลายเดือนก่อน

    War xaaa iyo cali layne adeer is dhamayseee somalida kale Jaydin kala dhex gasho waxaane waa yaabe

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 หลายเดือนก่อน

    War waxaan ciidan maahane, waa mooryaan iyo ciyaal weero loo galiyay tuutihii qaranka.

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka danbilahan udoodaa hadalkiisa waa batacbataac

  • @JeeleAli
    @JeeleAli 3 หลายเดือนก่อน

    shuutow Aawey dilkii lugu xukumi lahaa maxkamada dil uma furna miyaa mise Xal ayey ufuran tahay

  • @Eng-Shuuke
    @Eng-Shuuke 3 หลายเดือนก่อน

    waa sameenta ugu yar oo uu lee yhy khamaarka 1XBIT

  • @zarqawireaction200mviews
    @zarqawireaction200mviews 3 หลายเดือนก่อน

    Abukaaate waxas liskama yelayo amarka wa dil togashoo😢

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 3 หลายเดือนก่อน

    Waan la baaraa maskaxdiisa waxaa suurta gal ah inuu asakariga waalan yahay ama horey uu qabay xanuunka masaxada