DEG DEG: MAXKAMADDA DAMBIYADA DAGAALKA OO WAR CUSUB SOO SAARTAY + WARAR KALE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ค. 2024
  • DEG DEG: MAXKAMADDA DAMBIYADA DAGAALKA OO WAR CUSUB SOO SAARTAY + WARAR KALE
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 100

  • @MohamedAli-rr7kx
    @MohamedAli-rr7kx 18 วันที่ผ่านมา +7

    Mahadsanid waraarka hufan aad noo soo gudbiso oo dhaxdhaxaad ah ee runtii waxaan ka reesanay wararkii halka dhinac ahaay siiba bbc & wixii lamid ah

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 18 วันที่ผ่านมา +6

    Hamaas iyo inta lajirta guul degdeg ah illaahow sii Aamiin Aamiin

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 17 วันที่ผ่านมา

    News Aad u qiima badan alle ha guuleeyo walalaheen Reer Gaza cadowgana alle ha jebiyo amin amin

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 18 วันที่ผ่านมา +2

    ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO XULUFADEEDA CADOWGA AH AAMIIN

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 18 วันที่ผ่านมา +1

    rabi ha guuleyo oo xornimo alaha siiyo rer falastin rabi gargaarkisa iyo naxaristisa ha siiyo gasa aamin

  • @A.Muslim.girl.from.Yemen-
    @A.Muslim.girl.from.Yemen- 18 วันที่ผ่านมา +6

    يااخوني ياملسمين هل باقي انسانيه وّالَلَه ماتكلمتَ الَا من جوّع وًّمَنَ ضَيَقَ الَحَالَ انَا وًّامَيَ وًّاخَوًّتَيَ تَشَرَدَنَا مَنَ بَيَوًّتَنَا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ 💔💔وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 4 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين من الحرب انا واسرتي بيننا ایت الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف يمني حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب ما تستطيع ۩۩۩ الله يرزقك مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 00967716649494 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خيراً!؛!؛؟!--♡؛!؛! ♡!؛!🎉😢😢😢😢😢😢،،،....

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 17 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow u gargaar umada palastian ❤❤❤❤❤❤

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 18 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ha ugargaaro falastiin

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 18 วันที่ผ่านมา

    rabi subxanahu wa tacaala ayaa mahad iyo shugri leh alxamdulilaahi rabil caalamin wax walbo oo wanaaga waa leh ale

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 18 วันที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade aad ayaan kugu faraxsanahay sidaat warka noogu sootabineysid iyo waqtiga iyo maalinta iyo bisha mahadsant ❤❤❤❤❤

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 18 วันที่ผ่านมา

    Very interesting informations thanks

  • @AbdiqadirAbokor
    @AbdiqadirAbokor 18 วันที่ผ่านมา

    Allah hakaqabto yehuda nacladu hakudhacdo yahuuda

  • @ahmedjama716
    @ahmedjama716 18 วันที่ผ่านมา

    Waad mahadsantahay Mawliid.

  • @user-qj2rw2eh9i
    @user-qj2rw2eh9i 18 วันที่ผ่านมา +4

    Turki alahaa gargaaro aamiin

  • @user-hg9tc8hd3b
    @user-hg9tc8hd3b 18 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaa soo waddaa 1cc waxaa leh mareeykan

  • @user-ho5tq8mm8h
    @user-ho5tq8mm8h 18 วันที่ผ่านมา

    Waa warfarxadle halasooxidho dhiigyacabka sahnooniyada

  • @user-lq7ny2my8v
    @user-lq7ny2my8v 18 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Jimca wanagsan alpha jabiyo yuhuda iyo maraikanka

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 18 วันที่ผ่านมา

    Xamaas cidina kama takhalusi karto only Allah

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 18 วันที่ผ่านมา

    Allah ku rido ciidanka yahuuda jab iyo naaso beel

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 18 วันที่ผ่านมา

    Waa sakhraan cml duli iga dheh insha allh maxkamad ayaa lagu saari doona

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 18 วันที่ผ่านมา

    FRANCIS WAXA LAGU YAQAAN IN AY ISTICMALAAN CIIDAMO CALOSHOOD U SHAQEYSTAYAAL.

  • @HalimaIssack-fv6cb
    @HalimaIssack-fv6cb 18 วันที่ผ่านมา

    Wey jaben yahuda iyo rer galbetka e illahey hauziadio inshaallah xamaas iyo falastin wey guleysten Allow u dhameystir gusha o gobanimo degdeg ah si Ameen Ameen Ameen ya Allah

  • @ahmedbarre5248
    @ahmedbarre5248 18 วันที่ผ่านมา

    Acs fadlan waqiga soo gaabiya!!!

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 18 วันที่ผ่านมา

    Aqlibadanaa.xamaas
    Zero.foqal.siiroo
    Ayeyka.dhigee
    Yuhuud.iyo.galbeedna.
    ..aqli.aqli.weynaa.sinaar
    Aqliga.d AZ habiga.ninkaleh.sinwaar❤❤❤❤❤❤

  • @MahamedShmuse
    @MahamedShmuse 18 วันที่ผ่านมา

    mshlh❤❤

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 18 วันที่ผ่านมา

    Isagaaba numbar koowka ah

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 18 วันที่ผ่านมา

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @Farhantimo1234Muxumed-cr7nw
    @Farhantimo1234Muxumed-cr7nw 18 วันที่ผ่านมา

    Dhamaan muslimiinta Alle ha ugargaaro

  • @user-ut6oz7tm6l
    @user-ut6oz7tm6l 18 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs mowliid xaaji

  • @mohamedsandheere6995
    @mohamedsandheere6995 18 วันที่ผ่านมา

    Warkakeen mowliid

  • @maxamedshariif8191
    @maxamedshariif8191 18 วันที่ผ่านมา +1

    Yahuuda arxan ma leh , waa Doqon loo yeeley sidii ay doonaan , Waa dad neceb in la dhibo , balse jecel in ay wax dhibaan ,waa umad madax adag , oo xumaha jecel oo ku Faanto dilka Dumarka & Caruurta , waa dad rabo in ay guul ku gaaraan baa,ba,a maatada aan wax iska celin karin , waa dad siran oo war ka qaato dad ladan oo hanti heysto.

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 18 วันที่ผ่านมา +1

    reer falastiin xaqooda Allah haugasoosaaro 2dan cadow Netanyahu Biden & xulufadooda Yaarabi baabie

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed3301 18 วันที่ผ่านมา +1

    Gumeystaha dhibka ku hayo reer falastiin Allaha ka qabto

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 18 วันที่ผ่านมา

    Yuhuuda waxeyba rabtaa iney Mareykanka naftirkiisa rogto

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 18 วันที่ผ่านมา +1

    YUHUUDDU FIKRADDODA WA NACASNIMO, YAXYA SIWAAR WA XAMAAS, FIKRAD AAN XAMAAS LAHEYNA MA WATTO.

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 18 วันที่ผ่านมา

    bismillah asc horta Erdoğan waa dulmidiid sidokale maahan munaafaq laba wajiilaa waxan leyahay Erdoğan mahasanid ok alla kufaarta maxey gibreen oo ey ismahadiyeen naclatullah alla illahow maad halmar kaliya wax tustid cadawgu waligod maguuleysan doonaan insha allah illahow falastin xaqqooda usoodhici illahow falastin badbaadi illahow falastin dhibatada kaqaad illahow anaga wadanka noobad baadi illahow iran iyo awlaadeeda cadawgoda burburi oo ciidagali illahow aamiin

  • @user-lf3ml8du2s
    @user-lf3ml8du2s 18 วันที่ผ่านมา +1

    War waa labaa biiyay yuhuuda way faanayaan uune

  • @halimaahmed3285
    @halimaahmed3285 18 วันที่ผ่านมา

    Xagu ku dambeyeey markabkii ka soo baxay turkey 🇹🇷

  • @labilagujire7403
    @labilagujire7403 18 วันที่ผ่านมา

    Guul

  • @abdulrahmanbaarebaare5902
    @abdulrahmanbaarebaare5902 18 วันที่ผ่านมา

    La arkidoono max

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 18 วันที่ผ่านมา

    VVERY GOOD WAA 8N MAXKAMADDU U MUUQATA AWOIDDA AYA HAYSATO SI AY 8SAGA DHICISO KOOXDA XUKUN DIIDKA AH EE CAALAMK7

  • @user-nm6lp8zf4j
    @user-nm6lp8zf4j 18 วันที่ผ่านมา

    Asc hbn wararka ad no so dayso ad banu uaga helna iyo wararka degdega ah

  • @user-lf3ml8du2s
    @user-lf3ml8du2s 18 วันที่ผ่านมา +1

    Asc sxb med cade iyo mawlidow warxun ooyuhuuda kusaabsan sheega

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 18 วันที่ผ่านมา

    Marekan aya icc handadaya

  • @abdiali1047
    @abdiali1047 18 วันที่ผ่านมา

    Ok

  • @MaxamedYaer-vj7zc
    @MaxamedYaer-vj7zc 18 วันที่ผ่านมา

    Salaamcalek biniyaa natayaaho wlmnawad into boqurtooyadeeni wll

  • @user-jd6bh4lv7n
    @user-jd6bh4lv7n 18 วันที่ผ่านมา

    Icc can't make solution of veto
    but islam members of United Nations can get solutions Against Veto
    They must protest their Membership of United nations and build UNITED ISLAM NATIONS..

  • @yuusufcali9705
    @yuusufcali9705 18 วันที่ผ่านมา

    Mowliid Maxkamad Daaguudka ICJ Ma Qaba karto Qof Reer Galbeed Ah ISraa.iil warkeedaba Daaye Weligeed Ma Dheceyso in Natanyahu Alaha Lacanadee Ay makamad ku Sheega Qabato

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 18 วันที่ผ่านมา

    Thnks

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 18 วันที่ผ่านมา

    Maxkamada qoraalkeeda labaad wuxuu qaadanayaa 6 bilood
    Waa iska maaweelo

  • @MuuseSodan
    @MuuseSodan 18 วันที่ผ่านมา

    Gumasiaga Allaha nagaqabto

  • @DalmarAbdi-sw2st
    @DalmarAbdi-sw2st 18 วันที่ผ่านมา

    Asc hbn

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 18 วันที่ผ่านมา

    ninkan waxa uu asagu yahay ayuu cid kale ku tilmaamayaa lkn waa soo dhamaatay waqtigii aad inta shacab aan waxba galabsan xasuuqdan hada aad wixii aad adniku samaysen ku nabi jirteen kuwaad xasuuqden

  • @muxumedamir
    @muxumedamir 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤✌✌✌

  • @user-ln3lp4nw9k
    @user-ln3lp4nw9k 18 วันที่ผ่านมา

    Hadalka maxkamada waa mid rajo fican muujinayo. War murtiyeedka maxkamada icc waa digniin kusocoto shaqsiyad ka handadaada shaqalaha maxkamada

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x 18 วันที่ผ่านมา

    Maxkamada maha Golaha Guud oo kale waayo Golahasi waa balase tan hal dhinac Aa dhisyay marka Difaac maleh

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 18 วันที่ผ่านมา

    Waziirkani iyo saxibadisu iyagaxagjira gawracayala kufsadayala xasuqayala argagixisa ah ugudanbayna gorayahataba meshawalaydinkasaridona waxaycadawgu isticmalayan qacidada ah beenhadadkucelcelisid sibarera ugudanbayn iyadorun noqotay balagalaxajonaya wanabenta maraykan iyo reryurub tagerada kagahelen

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 18 วันที่ผ่านมา

    Mamadaxbanaana.icc.waayo.reergapbeed.masoo.qabato.taasi.waayo.taasi.wey.cadahey.maxey.israel.uga
    Meeraysaneysaa.kuwakale.markaaba.wey.ku.roortaa❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuuseSodan
    @MuuseSodan 18 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @MohamedQoranekaas
    @MohamedQoranekaas 18 วันที่ผ่านมา

    Ukrain xaqiiqada iyo inay reer galbeedku lugoynayan ayay ogatay marka inay nabad raadiao way ku khasbantahay

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 18 วันที่ผ่านมา

    Masar maxay u furi ladahay marinka Rafax?

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 18 วันที่ผ่านมา

    Yuhuudi in xoog lagu muquuniyo mooyee Maaha dad mudan in la barbaryo lkn waaa adoon weligood la adoonsan jiray sidaa darteed waa in shaqo laga qabto

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 18 วันที่ผ่านมา

    Waxa hada socdaa miyeyna xasuuq eheyn akhas caleyk qurunka midoobay

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 18 วันที่ผ่านมา

    Dulmigas mantalowadajedo dacwadisana lageyay hadaymaxkamadu goan cadalada kasosariwaydo masijiraysa maxkamadu? yasekasimidahandona? yaysexukumidonta mantakadib?

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 18 วันที่ผ่านมา

    Mic ayaa ka xun ustaad hadalkaagu wuu googa.ayaa

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 18 วันที่ผ่านมา

    Waa sidaayagava Cid kua xisaabtanto aan loo hayn ila hada dasuuqa ay ku wadan dad dalkoodi hooyo jooga

  • @khadiijocabdiraxmaan1143
    @khadiijocabdiraxmaan1143 18 วันที่ผ่านมา

    Sheydaanka. Caruurta laayey halatuuro

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 18 วันที่ผ่านมา

    Mr mawliidaw sharci maxkamakad aduun iyo qarama midoobay ma jiraan yuhuud iyo reer galbeed yay argagixiso waxuush ma fahmaan af aan ahayn qori caaradii iyo xoog sidaa darteed waa in la iska dhiciyo cadawga damiirka iyo arxanka midna lahayn

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 18 วันที่ผ่านมา

    Riyaad ama sacuudiga dadka ka taliya waa yuhuud meesha uu dhigtay maraykan kuna waardiyeeyo kama shaqeeyaan dan islaam iyo carbeed sidaa darteed waa in laga xoreeyo dhulka baraykaysan dadkan aan u qalmin

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 18 วันที่ผ่านมา

    Hadalka makron waxafasiray hadalkan kasoyeray masulka Ukraine macnuhu wuxuyahay Ukraine dagalmarabto marhoray heshisqadanlahayd walaguriixaya siqasaba dagalka makron tasuogaday wudhirigalinaya

  • @user-ln3lp4nw9k
    @user-ln3lp4nw9k 18 วันที่ผ่านมา

    Xamaas isbaheesi difaac lasameesaneeso ruushka io shiinaha muu yiraahdo horay waxay ula laheed iran hadana ruushka io shiina io waqoyi Korea baa suragal ahan laheed hadu oran laha. Wariye mowlid

  • @user-jd6bh4lv7n
    @user-jd6bh4lv7n 18 วันที่ผ่านมา

    Srail talks about 07october this is the answer
    grievance brain doesn't sleep while the others sleeping 07 october
    If they should not free falastin onother more than 07october is remaining.

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 18 วันที่ผ่านมา

    🤔🤔🙏🏾✅🇸🇴

  • @MaxamedYaer-vj7zc
    @MaxamedYaer-vj7zc 18 วันที่ผ่านมา

    Kafiirso mahamid binsalmaan eshiya 2abeey Hamid Afrikaans 3qatanawadgelyi soomalilaan aquunsada hadaadrabtaan inlaraaxeestu bay hasansheeq ogaada aduukana waxoowyeenaandonaa halmaamol walhtowfiiq else I akbar

  • @naam9190
    @naam9190 18 วันที่ผ่านมา

    Xasuuqa haray ooy rabaan inay gaystaan maxay tahya ayagaba qaba inay dadka sii layaan

  • @MaxamedYaer-vj7zc
    @MaxamedYaer-vj7zc 18 วันที่ผ่านมา

    Kafiirso mahamid binsalmaan eshiya 2abeey Hamid Afrikaans 3qatanawadgelyi soomalilaan aquunsada hadaadrabtaan inlaraaxeestu bay hasansheeq ogaada aduukana waxoowyeenaandonaa halmaamol walhtowfiiq else I akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉abdimalig alxootisanca kawari years aclaah

  • @Siciiddayaxa
    @Siciiddayaxa 18 วันที่ผ่านมา

    ❤tuwjb

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 18 วันที่ผ่านมา

    Allha babiyo sahnuuniyada israil

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 18 วันที่ผ่านมา

    Kuligod waiskumid waykucelcelinayan iyadomidwalba tobigisa melkasogalinayo qixinta carabta iyo inqaza dadyuhuda ladajiyo ujedku wainlacadiyeyo ilen nimankani waxayhaystan damanad an inantalabo lagaqadin iyaga balse iyaguwaxaydonan samaynkaran!!!!!

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e 18 วันที่ผ่านมา +1

    Allaahu akbar❤❤❤

  • @MaxamedYaer-vj7zc
    @MaxamedYaer-vj7zc 18 วันที่ผ่านมา

    Kafiirso mahamid binsalmaan eshiya 2abeey Hamid Afrikaans 3qatanawadgelyi soomalilaan aquunsada hadaadrabtaan inlaraaxeestu bay hasansheeq ogaada aduukana waxoowyeenaandonaa halmaamol walhtowfiiq else I akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉abdimalig alxootisanca kawari years aclaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤Hasan abdulaahihasanhashaqeeyolllw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 18 วันที่ผ่านมา

    Med bin Salman mareykaka iyu u raqaateysayahey hajka qu wareyji Israël uqu wareyjinia hadii qaleh kiskii Jamal qajuqjii maca bogortoyadisa xabsiqa ladiki

  • @user-uw6hz5kz2i
    @user-uw6hz5kz2i 14 วันที่ผ่านมา

    AAA wA AIRSAAHAAy …. EE wAA: WAY K U C I IRSA TAHAy.

  • @musemohamed4508
    @musemohamed4508 18 วันที่ผ่านมา

    Asc. Ustaad. Mowliid. Qaramada. Midiboodey. Hadal. Uun. Bey. Heysaa. Miyaa. Wax. Ficil. Ah. Ay. Sameyn. Karto. Maleh. Marka. Hade. May. Israil. Meeshaan. Waxan. Aragnaa. In. Ay. Israil way. Ku.Jabtey. Waxa. Cadeynaayo. Sida. Wasiirka.Maaliyada Sida. Uu. U. Caytamaayo. Iyo. Sida. Ay. U. Weereraayaan. Dadka. Shacabka. Falastiin. Marka. Israil. Wa. Jabtay. Mareykanka. Na. Wa. Ku. Daalay. Meehsaa. Ma na. Rabo in uu. Dagaal. Uu. Galo Mareykanka.Xitaa . Waa.Ka. . XunYahay. Ee. Israil. Na. Markan. Ma. Weerari. Karaan. Rafa. Sababtoo. Ah. Awoood. Ba. Uma. Lahay. Israil. Waa. Jabtay. Run. Ahaan. Tii. Xitaa. Sidii. Looga so. Sari. Lahaa. Baa. Meesha. Xitaa. Lagu. Ceebeysan. Yahay. Fashil. .siyaasadeed. Iyo. Fool. Xumo. Reer. Galbeedka. Iyo. Israil. Guul. Xamaas. Guul. Xamaas. Ilahey. Na. Waa. Bad. Baadiyey. Xamaas 20:19

  • @aminadhayib8031
    @aminadhayib8031 18 วันที่ผ่านมา

    Alhayoow reer falstiin u hiil adigaa casiis ah

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 18 วันที่ผ่านมา

    Maxkamada cadaalad darrada waa beenleey ma aamineyno. Mexey u aamusneed inkabadan lixbilood xasuuqa dad aan waxba galabsan

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 18 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Mawliid Xaaji, fadlan wararka dalka Suudaanna noo soo tebiya.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 18 วันที่ผ่านมา

    Yuhuud xikmad yaraa been badanaa dulisanaa maraykan adiga ayaa ku hoos jiraa oo hadhsada awooodooda lkn maraykan waa cadawga koowaad ee xamaas

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 18 วันที่ผ่านมา

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin . Yaa Allaah.

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 18 วันที่ผ่านมา

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedAli-rr7kx
    @MohamedAli-rr7kx 18 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid waraarka hufan aad noo soo gudbiso oo dhaxdhaxaad ah ee runtii waxaan ka reesanay wararkii halka dhinac ahaay siiba bbc & wixii lamid ah