JABAALIYA /RAFAX + ISRARIL JENIIN + RUUSHKA/SHIINAHA + YUKRAYN + MASAR +

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 พ.ค. 2024
  • WARARKA CAAWA: JABAALIYA /RAFAX + ISRARIL JENIIN + RUUSHKA/SHIINAHA + YUKRAYN + MASAR +
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 51

  • @sirajiabdulrazak603
    @sirajiabdulrazak603 24 วันที่ผ่านมา +20

    Excellent journalism displayed here at HBN Tv. Keep up the good job.
    Thanks.

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  24 วันที่ผ่านมา +5

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @MahamedShmuse
    @MahamedShmuse 24 วันที่ผ่านมา +1

    Habeenfiicaan❤❤

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 24 วันที่ผ่านมา +2

    allah burburiyo mareykan yahuud aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 24 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha u gargaaro falastiin ,. Allaha u naxariisto mx Ibrahim raizi iyo ragii la socday .

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 24 วันที่ผ่านมา

    Warar aad u qiima badan thanks HBN TV

  • @yuusufdhure4869
    @yuusufdhure4869 24 วันที่ผ่านมา +2

    Asc waa liibaanta Qoryoley somaliya mahadsanid tifatare cadde

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e 23 วันที่ผ่านมา

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @Libax962
    @Libax962 24 วันที่ผ่านมา +1

    #Maxamed Maxamud Cade iyo sida xurnimada le oo u hadlaayo aad ayaan ugu faraxsannhay #BBsomali hadoo lajoogi lahaa sidaan uguma raaxeesteen codkiisa #xurta-ah ❤️

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 24 วันที่ผ่านมา

    illahey Ha idnka Farxiiyo wiilashaan Hadalka wanaagsan m Cade iyi Mawliid👌🏻👌🏻✅✅✅✅💋💋

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8u 24 วันที่ผ่านมา

    Illaahoow nasrigaaga iyo.naxarriistada ayay.kuburubinayaan cadwga ee noo siyaadi yaarabi yaaraxiim hoog iyo hllaad.kurid cadawa adunyada dusheeda iyo aakhiroba.burbur iyo bbaaba iyo tafarraaruq kudhextuue adigaa awood.lehe
    Xasbunallaahi wanicma wakiil

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 24 วันที่ผ่านมา

    Ruushka iyo xamaas guul degdeg ah kama danbays ah ayaan alle uga baryey

  • @rodamohamed1162
    @rodamohamed1162 24 วันที่ผ่านมา

    ❤Allahayow caawi islaamka siiba Falastiin ❤

  • @Isaaq-ly8gq
    @Isaaq-ly8gq 24 วันที่ผ่านมา +1

    HBN beriyahan waa waayibe

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 24 วันที่ผ่านมา

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 24 วันที่ผ่านมา

    Asc ww waan idin wada salamay M&M habeen wanagsan ilaahey masiibo haku rido Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda yaarabi Aamin

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 24 วันที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade ❤❤❤❤

  • @MaxamudMcarbkhaliifxasan
    @MaxamudMcarbkhaliifxasan 24 วันที่ผ่านมา +1

    Hasiiyo

  • @sanqoolehassan1861
    @sanqoolehassan1861 24 วันที่ผ่านมา

    Shiikh. Wayn buu ahaa

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 24 วันที่ผ่านมา

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 24 วันที่ผ่านมา

    allah babaadiyo falastiin aamiin allah burburiyo yahuud mareykan shayaadiinta adduunka aamiin

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 24 วันที่ผ่านมา +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @HalimaIssack-fv6cb
    @HalimaIssack-fv6cb 24 วันที่ผ่านมา +3

    Muqawamada dhamaantot ALLAH guleyo inshaallah ❤❤❤❤❤❤ madaxweynaha iran ALLAH unaxaristo Ameen ya Allah

  • @maxamedkismaayo6837
    @maxamedkismaayo6837 24 วันที่ผ่านมา

    Haween wcn hbn iyo maxamed Maxamuud oo aan maanta maqal iyo muuqaal aaan ku arkay asaga oo magalada maraayo nasiib wcn hbn

  • @MaxamudMcarbkhaliifxasan
    @MaxamudMcarbkhaliifxasan 24 วันที่ผ่านมา +1

    gusha,alaha

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 24 วันที่ผ่านมา

    Xaqiiba feeraha ka dilaaxat

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 24 วันที่ผ่านมา

    Sahnuuniyada israil dhulka allha lajaro iyo xulfadeeda

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 24 วันที่ผ่านมา

    Mareykan waa cancer ka manta joogo Alle ha inaga qabto Alle ayaa kufiilan

  • @MaxamudMcarbkhaliifxasan
    @MaxamudMcarbkhaliifxasan 24 วันที่ผ่านมา +1

    falastiin

  • @bashirgalbayte3601
    @bashirgalbayte3601 23 วันที่ผ่านมา

    Cajib waya warbixin tina o dhib ku hayso Gumeysiga

  • @xasancali438
    @xasancali438 24 วันที่ผ่านมา

    Asc wariye axmedow madaxda labada ah ee israliyada ah waxa kamaqan haldanbiile ninka madaafiicda iyo banbooyinka siiinaya ninka hada haduu yiraahdo joojiya caawa waa la joojin hadaba sadex iyo saddex xisaabtu hanoqoto 3=3

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 24 วันที่ผ่านมา

    Yuhuudi waa naf la caari si fulaynimo.ah doqoniimo ah ayey ayey dadka rayidka ah u beegsanayaan lkn.adhaxda ayey ka jabi doonaan cadawga alle iyo islaamku

  • @MuuseMijagas
    @MuuseMijagas 24 วันที่ผ่านมา

    Away islaamki halkuu maray xageey tageen ilahay ayaa umagan

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 24 วันที่ผ่านมา

    Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade shere iyo like tuna wa xagayaga

  • @HassenMuhumed-ze3pz
    @HassenMuhumed-ze3pz 24 วันที่ผ่านมา

    Hadu maraykanku is hor tago go anka maxkamada masi shaqayn donta maxkamada icc?

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 24 วันที่ผ่านมา

    Ceeb ayey inagu tahay in aan aqoonsano icc maxkamad ku sheegaa ama ku dacwoono lkn waa in maraykan ingiriis iyo yuhuuda la Iska dhiciyo waayo af kale wax Kuma fahmaan lkn xoog iyo qori caaradii ayey yaqaanaan fahmaan waxna ku fahmaan sidaa darted kaa ha lagula hadlo

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 24 วันที่ผ่านมา

    Barmaamijkii Israel aad kaga hadlaysay wali noomaad soo dayn

  • @MaxamedCabdinuur-iy3qy
    @MaxamedCabdinuur-iy3qy 24 วันที่ผ่านมา

    Wrea

  • @SiciidDool-sc3mq
    @SiciidDool-sc3mq 24 วันที่ผ่านมา

    tirada dadka ladjintay madaxwaynaha iiraan waa imisa qof

  • @hibaaqabdirizaaq4633
    @hibaaqabdirizaaq4633 24 วันที่ผ่านมา

    WELL COME

  • @MaxamedKhaliif-du2qh
    @MaxamedKhaliif-du2qh 24 วันที่ผ่านมา

    iarail dagal gaza waa loogabadiyey marekana waa dalay ilaa warer

  • @user-mo1gr6wy7h
    @user-mo1gr6wy7h 24 วันที่ผ่านมา

    Aniga,rayigeyga,alle,ayaan,ka,baqaynaa,laakiin,wixii,dhacey,oo,dhan,behind,america,and,Israel,taas,unbaa,ka,danbeeya,diyaarada,dhacdey,waxay,ila,tahay,ku,dhihi,maayo,sida,xaqiiqda,waa,taas,runtana,sheega,hbn,ayaan,leeyahay,goodluck

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 24 วันที่ผ่านมา

    Falastine Golaysda insha Allah

  • @wardixasan9324
    @wardixasan9324 24 วันที่ผ่านมา

    Qorshaha iiraan dhexdeeda hadaan Laga fulinin 1.away diyaaradihii kale ee la socday 2 jahada diyaarada ee amarka lagu siiyay inay badasho 3.saacadaha baadhista ay wadeen ayna waxba helin 4.diyaarada iyo dadkiiba maxaa gubay hadaan wax lagu dhufanin

  • @dayibshcumar
    @dayibshcumar 24 วันที่ผ่านมา

    Maxkamdu waa nin daad qaaday xunbo cuskay

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 24 วันที่ผ่านมา

    Alhamdulilaah

  • @dheamazon4885
    @dheamazon4885 24 วันที่ผ่านมา

    Wlhi waxa wax laga xumaado ah in maalinkasta caruur iyo dumar duqayn iyo gaajo in layskugu daro markaas bay somaliduna carabta hoos ordayaan iyagoo wllahood carbeed daawanayaa ilaahay qulubta siyaasiga somaliyeed howga reebo carabta nacdali korkooda ha ahaatee😢

  • @sanqoolehassan1861
    @sanqoolehassan1861 24 วันที่ผ่านมา

    Shiikh. Wayn buu ahaa