JABAALIYA & JENIIN OO JUG CULUS AY KA DHACDAY + QADAR MA DHIIBAYSAA HANIYAH?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 พ.ค. 2024
  • JABAALIYA & JENIIN OO MAANTA JUG CULUS AY KA DHACDAY + QADAR MA U DHIIBI DOONTAA ISMAACIIL HANIYA MAXKAMADDA ICC +IIRAAN + XUUTIGA OO SOO RIDAY DIYAARAD MAREYKANKU KU LEEYAHAY + W
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 80

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  24 วันที่ผ่านมา +25

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

    • @xananmediaproductions6795
      @xananmediaproductions6795 24 วันที่ผ่านมา +1

      Diyaaraddii saddexaad ee ah Apache ayay Xamaas ka soo riday Sahnuuniyadda

    • @munadeg-aware1022
      @munadeg-aware1022 24 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid wariye mawliid ❤

    • @CabdirisaaqXasan-xj1oi
      @CabdirisaaqXasan-xj1oi 24 วันที่ผ่านมา

      😊😊😊😊😊.
      ​@@xananmediaproductions6795

    • @user-gc6de8cb3z
      @user-gc6de8cb3z 24 วันที่ผ่านมา

      Haye wll

    • @AyaanGaajal
      @AyaanGaajal 24 วันที่ผ่านมา

      H B N❤❤❤😮😮😮😮

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 24 วันที่ผ่านมา +6

    allah burburiyo yahuud iyo waxii taageera aamiin illaahow ugargaar islaamka falastiin xuuti xisbullaah iiraan aamiin

  • @xananmediaproductions6795
    @xananmediaproductions6795 24 วันที่ผ่านมา +8

    Diyaaradii saddexaad ee ah Helicopter Apache ee qaaliga ah ayay Xamaas ka soo rideen Sahnuuniyadda ✌️

  • @user-wf8ii9mv5c
    @user-wf8ii9mv5c 24 วันที่ผ่านมา

    Bashiir cabdulle ilaahey ha ukaalmeyo dadka rayadkaa Eela xasuuqayo yahuuda lagu fiir sanayo Allaha ukaalmeeyo aamiin Aamin

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8u 24 วันที่ผ่านมา +1

    Allaah yaaraxmmaan yaaraxiim.yaacaaoiis xasbuna.llaahu.wanicma wakiil
    Illaahoow badbbaadi muminniitaada iyo mujaahidiintaba

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 24 วันที่ผ่านมา +2

    Allaahu akbar

  • @Abdinoor_Adam_jaama71
    @Abdinoor_Adam_jaama71 24 วันที่ผ่านมา +2

    Rabbi naxariistii jano haku casuumo dhamaantood madaxwayne IBRAAHIM RA'SI 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @mohazat5009
      @mohazat5009 24 วันที่ผ่านมา

      Isku xisho

  • @ahmedmuse327
    @ahmedmuse327 24 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Mowliid wa mucjiso Dagaalkan

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 24 วันที่ผ่านมา +1

    Allow ugargaar dadka masaakiinta ee reer falastiin guusha Allah Wayne ayaa idin siin doono samra waa guulaysan doontaan alle idinkii

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 24 วันที่ผ่านมา +3

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo

  • @abshiryuusuf572
    @abshiryuusuf572 24 วันที่ผ่านมา +3

    Ilahay ha unaxaristo madax Waynihi iiraan ibraahin raise ❤❤❤❤❤

    • @Abdinoor_Adam_jaama71
      @Abdinoor_Adam_jaama71 24 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin aamiin yaa rabi yaa kariim

    • @abshiryuusuf572
      @abshiryuusuf572 24 วันที่ผ่านมา

      @@Abdinoor_Adam_jaama71 ilahay ha ugagaro dhaman musliminta melkasta

  • @asha3777
    @asha3777 24 วันที่ผ่านมา

    Allaha u naxaristo Madaxweynaha iyo intii ku dhimatay Allaha u naxaristo

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw 24 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha jabiyi yahuuda

  • @MahadMohamed-jf4qw
    @MahadMohamed-jf4qw 24 วันที่ผ่านมา

    Illaahay haw gar gaaro wadanka falastiin 🇦🇪🤲🫶💌💘💝💖💗💓💞💕💟❣️❤️‍🔥❤️‍🩹❤️🩷🧡💛💚💙🩵💜🤎🖤🩶🤍💯🌷💐🪻⚘️🌻🌼💐🪻🪻🪻⚘️🪻🪻🪻🪻🪻⚘️🌾🌿☘️🍀🍁🍂🍃

  • @omerabiib1422
    @omerabiib1422 24 วันที่ผ่านมา

    Maashaa allaah qadar waa wallaal dhab ah oola isku halaynkaro

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 24 วันที่ผ่านมา

    Allaha unaxariisto geesi falastiin dhisay

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 24 วันที่ผ่านมา

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 24 วันที่ผ่านมา

    Waa ladilay ra’iisi

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj 24 วันที่ผ่านมา

    Wa laga yaba dhabarka ayay ka jabisay reer/g

  • @asiliboorle998
    @asiliboorle998 24 วันที่ผ่านมา

    Ilaaheya ah qaboto oo ha siidenin kuwa xaqader tageerayo

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 24 วันที่ผ่านมา

    bismillah asc horta in lasimo xamas iyo Israel xaqba maaha oo waaruntiis lkn maaha siduu ulajeedo isaga lkn waasida aan anigu qabo xaq maaha in lasimo kufartan kufara xalato dhiiga shacabka reer falastin kuwa wax xasuuqa iyo kuwa dhibanayaasha oo dadkooda darabdarabka looleynayo maalin walba iyo marwalba inti xamas dhulka allaha lagooyo illahow shacabka reer falastin iyo wiilashoda geesiyaashaa badbaadi illahow dhibatada kaqaad illahow cadawgoda burburi oo ciidagali illahow aamiin

  • @SeynabMuxudiin-xx6oh
    @SeynabMuxudiin-xx6oh 24 วันที่ผ่านมา

    Asc moliid

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 24 วันที่ผ่านมา

    Waa geesiyaal reer falastiin

  • @caaqilaxmadsaxne1723
    @caaqilaxmadsaxne1723 24 วันที่ผ่านมา

    Hell warka isii

  • @user-ex6tr2hw9v
    @user-ex6tr2hw9v 24 วันที่ผ่านมา

    HBN ONLINE Tv

  • @khadarmohamed9951
    @khadarmohamed9951 24 วันที่ผ่านมา

    Please please

  • @Alfaatix.media200
    @Alfaatix.media200 24 วันที่ผ่านมา

    Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 24 วันที่ผ่านมา

    Maxkamada.gumeysiga.ayey.aheyd.dano.gaara.ayaa.loo.sameystey.baadilbey.ku.sameeyeen.xaqana.wey.ku.coloobayaan.taasi.xadiis.mutafaqa...guul.aamiin❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdihassanmuse5682
    @abdihassanmuse5682 24 วันที่ผ่านมา

    Long life HBN

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 24 วันที่ผ่านมา

    Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Allaha u naxaristo Madax wenaha iyo wafdigi lasocday Allaha u naxaristo kusoocoo guleesoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HassenMuhumed-ze3pz
    @HassenMuhumed-ze3pz 24 วันที่ผ่านมา

    Tasi hadu mareykanku sameyo maxkamadu masijiraysa?

  • @yussufhassan486
    @yussufhassan486 24 วันที่ผ่านมา

    Wazirki hore arimaha dibada iran 🇮🇷 ayan kanaxay aniga runti geridisa

  • @yousufkishadweyne8377
    @yousufkishadweyne8377 24 วันที่ผ่านมา

    Muuqaalada xayaysiiska ka yaree niyow, Sidan laguguma daawan karo

  • @MohAbdi
    @MohAbdi 24 วันที่ผ่านมา

    ❤❤ haaa hada waa yaryahay xayesiinta lknse❤ SXB xumaan ma ahan wararkaad waan usojeeeeda hada waa 2:07 habeenim Australia sxb inaga yareey xayesiinta olzl 😂

  • @khadarmohamed9951
    @khadarmohamed9951 24 วันที่ผ่านมา

    Please 30m or 3m jawaab

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o 24 วันที่ผ่านมา

    Falastiinmadowladbaa
    .ffiitoo.baa.saaranmasarmiyuuna.tageyn❤❤❤❤

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 24 วันที่ผ่านมา

    Yurub makala tagi karto hada mana wada joogi karaan godkoodi ayaa biyo ugu gallay sababo awgood

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x 24 วันที่ผ่านมา

    MAXKAMAD MAHA WAXASE WAXAA LA SARAA WADAMADA BURBURA EE HAKU DALIN

  • @user-ex6tr2hw9v
    @user-ex6tr2hw9v 24 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 24 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤😮😢😂
    HBN isha Wararka
    Caalamka❤❤❤

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 24 วันที่ผ่านมา

    Mareykaka iyo igliska wa labadii dowladod xaq darada qu taakericeyne Israël xasuuqa iyo barakiyinta réer falestine

  • @Yousoufsalah
    @Yousoufsalah 24 วันที่ผ่านมา

    Walalaw wankoslamay

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw 24 วันที่ผ่านมา

    Jabkoda ma sheegan yahuuda

  • @ArashidYusuf
    @ArashidYusuf 24 วันที่ผ่านมา

    Baydn iyo koxdisa waa in logayado mxkmd, !

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8u 24 วันที่ผ่านมา

    Mujimiintana hoog iyo hllaag kurid dhadhansii cadabkaaga aduuyo inta aanay aakhiroba.gaadhin burbur iyo bbaaba kayeel mujrimiinta dalimmiinta 8skubahaysta dumig

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8u 24 วันที่ผ่านมา

    Cidkastoo awood iyo.xoog.shegataba
    Cassiiskaa ka awoodbadan
    Sharkooda waxaa doonto kagakaafi khillaaf iyo katayaac iyo kalashaki kurid wadiga calimul.qayb ahe

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed3301 24 วันที่ผ่านมา

    Viva hbn

  • @SamiirZaam-xd7im
    @SamiirZaam-xd7im 24 วันที่ผ่านมา

    Sxb malagayaabaa in dabin loodhigayo hogaamiyaàsh xms oo qadar ay dhiibto

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 24 วันที่ผ่านมา

    Icc waa imperialist criminal court lkn maaha international criminal court sidaa darteed in aqoonsado lagu dacwoodo ayaaba ceeb inagu ah lkn waxaan dhisi doonaa icc islamic criminal court oo kumi doonta danbiilayaal dhagar qaba sida mr bush iyo dabadhilifkiisii blair netanyaahu biden siisi ina salmaan rushdi iyo basaska imaaraadka iwm

  • @abdiqafarkulow5849
    @abdiqafarkulow5849 24 วันที่ผ่านมา

    Wariye maxakamada 1945 waye ma'ahan 2022

  • @garaadxaashi
    @garaadxaashi 24 วันที่ผ่านมา

    sidii wararka uma soo tebisaane miyaa laydin qabsady ma reer galbeedkii baa?

  • @MohAbdi
    @MohAbdi 24 วันที่ผ่านมา

    Wan kusari suulka always I'm numar one or 7

  • @user-ho2ts7hi2l
    @user-ho2ts7hi2l 24 วันที่ผ่านมา

    frist

  • @Yousoufsalah
    @Yousoufsalah 24 วันที่ผ่านมา

    Mizig nagajoji

  • @AbdiFataxcali-sy8be
    @AbdiFataxcali-sy8be 24 วันที่ผ่านมา

    Ismaciil haniya ma waxaa loo marayaa bijamiin ileen igaa la gumadaaye maxaa lagu dacweyay

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 24 วันที่ผ่านมา

    Yuhudda Cadowga ah kuwa garab siiyay xasuuqa matida falastine waa kuwada Go'donsan,waxaa dhici doona dagaal ballaran Kadib Shirqolqii lagu beegsaday Madaxdii Iraan,Ajashu waa xaq balse arrintan waa mid dhiri galin iyo in kacdoon mideysan uu isqabso Iraq Suriya Xisbullah xutiyinta,Shucubta dabadhilifyada Mareykanka Masar Immaradka Morocco urdun Bahrein oo shacabka kunool eey Shica iyo Sunni.xaladda maanta eey soo dhaftay.

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 24 วันที่ผ่านมา

    Icc goankeeda waxay kusobegti waqti fiicn kadib geeridi mw iraan wayo xasuuqa falastiin aya luguqarinlaha dhimasha mw dhoor week lkn iraan iyo israil murug aya kajirta haba kutimadee si kaladuwan

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8u 24 วันที่ผ่านมา

    Awoodbuu.sheegay inuu kudifaaco dulmifalayaaah
    Aybrbartagan.yihii

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 24 วันที่ผ่านมา

    Cadaaladu haguullaysato

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 24 วันที่ผ่านมา

    Biden markii poutine waki hormud qacaha tane maxuu u diidaya

  • @Yousoufsalah
    @Yousoufsalah 24 วันที่ผ่านมา

    Warban do Nay na

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 24 วันที่ผ่านมา

    Faransiskuna waa beentii yuhuud buu taageeray wuusa munafiqeynayaa gawso gudo ka xidhiidhsan

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 24 วันที่ผ่านมา

    Guuleysta.

  • @user-hy3hx8xg7s
    @user-hy3hx8xg7s 24 วันที่ผ่านมา

    Andunkaa cadaladii inayna kashqaynaynay ayaa so cadatay

    • @user-hy3hx8xg7s
      @user-hy3hx8xg7s 24 วันที่ผ่านมา

      Hadii goonanka sii u shaqyna wayo

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 23 วันที่ผ่านมา

    Mowliid adiga ma iska war haysa mase annaga aqligena ku cayareysa wayo halkii cajal oo aad duubto ayad ugu yaran 4 mar iyo ka badan nagu so celcelisa naga daa mar haddii an rabno inan ku dhageysano mahan inad waqtigena adan u naxin wan kula socona ogow

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e 24 วันที่ผ่านมา

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin