MAREYKANKU MA KU GUULDARAYSTAY KA HORTAGGA WEERARADA XUUTIYIINYA? XOG XASAASI AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 เม.ย. 2024
  • MAREYKANKU MA KU GUULDARAYSTAY KA HORTAGGA WEERARADA XUUTIYIINYA? XOG XASAASI AH
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 48

  • @baahkaxaaji1119
    @baahkaxaaji1119 หลายเดือนก่อน +4

    Ilahay aya awoodaas siiye reer yaman Mashaallah Allaha usiyadsho

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 หลายเดือนก่อน +3

    Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda cadowga isu baheystey xasuuqa shacabka iyo caruurta walaalaha falastiin aamiin Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin aamiin

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaarabii tudhakhsaa

  • @ahmedabdirahman6545
    @ahmedabdirahman6545 หลายเดือนก่อน +3

    Guul ayan alle u waydiinaynaa umada islaamka ah iyo reer falastiin oo masiibo gaar ahi ku habsatay tan iyo intii ay burburtay dawladii islaamka ee Osmaniyiinta
    Alle yuhuuda iyo kuwa gaalada ah ee taageraya alle ha jabiyo Aamiiin

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b หลายเดือนก่อน +1

    Jihaad jihaad jihaad yaa muslimiin

  • @XasanqalibDayib-hn4th
    @XasanqalibDayib-hn4th หลายเดือนก่อน +2

    guul iyo gobanimo

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed maxamud cade waa wariye dhaba legend

  • @DrMaalim-gv3fw
    @DrMaalim-gv3fw หลายเดือนก่อน +2

    Waa cabsaday mareykinka

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 หลายเดือนก่อน

    Inshallh 🙏🏾🇸🇴💕

  • @Maxamed_cali
    @Maxamed_cali หลายเดือนก่อน

    M. M. Cade sharafi korkaaga ha ahaaatee waanad ku mahadsanthy fahamja fiican aad naga siiso

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤ waaaaw this is a great news

  • @maxamedabdulahi3991
    @maxamedabdulahi3991 หลายเดือนก่อน

    Guul falastiin insha allaaah

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 หลายเดือนก่อน

    Respect yemen❤❤❤❤ well done

  • @CabdiColas
    @CabdiColas หลายเดือนก่อน

    Mowlid haaji abdi alleh haku sharfo waxad naga xaqab tirtay dhamaan wararka aan ubahanahay waxanan ku ahay taageere wayn Waliba waxan ogahay sobobta aad uga tagtay bbc si aad noso garsiiso warar lahubo oo xaqiiqo ah adiga iyo mahamoudba

  • @melmi3299
    @melmi3299 หลายเดือนก่อน +4

    ❤Guul iyo gobanimo falastiin Insha Allah ❤

  • @user-ok3pw7ol6m
    @user-ok3pw7ol6m หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar❤❤❤❤❤❤

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e หลายเดือนก่อน

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @shukrisharif1442
    @shukrisharif1442 หลายเดือนก่อน

    Asc walalalowu iso xariri

  • @user-iz5ku9eo8b
    @user-iz5ku9eo8b หลายเดือนก่อน

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 หลายเดือนก่อน

    الله مولانا ولامولا لكم

  • @user-fo9ku5lj6b
    @user-fo9ku5lj6b หลายเดือนก่อน

    ADIGUBA QALAAD LEEDEHE CARAR MAXA DHAMA
    ////////////
    BADA CAS WAA LAGA WAASHAY
    MARAYKANKINA GOGARAD BAY U XIDHEEN XUUTIGU

  • @maxamedabdulahi3991
    @maxamedabdulahi3991 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @istahilmohamed7098
    @istahilmohamed7098 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉

  • @user-op7wg7ik1q
    @user-op7wg7ik1q หลายเดือนก่อน

    Marakiibtii maraykanku way cabsoodeen waxay kabaqeen in ay Iran si house ay xuutiga usiiso gantalo casriya sidadarteen maraykan waa cararay

  • @abdiabdi8589
    @abdiabdi8589 หลายเดือนก่อน

    war baahinta somaalida ee maanta ninka ugu wargalsan waa tv gaan wxisu waa itus oo itaabsii

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 หลายเดือนก่อน

    Baga bado aynalahayn ayay ku difaacayeen yahuuda

  • @IbraahimMursalxuseen
    @IbraahimMursalxuseen หลายเดือนก่อน

    mjiurs

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 หลายเดือนก่อน

    The reall arab warior arabs stay alive

  • @user-hy5jg6mu8d
    @user-hy5jg6mu8d หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he หลายเดือนก่อน +1

    ♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽✌🏽

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b หลายเดือนก่อน

    Carab wey ku deysey.

  • @Baareey
    @Baareey หลายเดือนก่อน

    Asc maxamuud maxammad cadde waratka runta ku saleysan oo aad noosoo gudbiso waa ku mahadsan tahay

  • @guuleedraage8486
    @guuleedraage8486 หลายเดือนก่อน

    Thanks hbn

  • @abdullahisharif5153
    @abdullahisharif5153 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh war.ku qosla xog marodiya dirka la galay xog hadu waxtRayo mRodi ayD magala ku arki lJeyd

  • @maxamedabdulahi3991
    @maxamedabdulahi3991 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @user-lm1fk7lv3c
    @user-lm1fk7lv3c หลายเดือนก่อน

    Ninkaan carab gojo miyaa

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 หลายเดือนก่อน

    Falastin ayay cawinaya xutiyintu

  • @alimude9332
    @alimude9332 หลายเดือนก่อน

    Eeenta meesha kasaar fadhlan

    • @alialiali1421
      @alialiali1421 หลายเดือนก่อน +1

      Lagama saari karo, qofka hadlaaya, haduuba hadalkiis iyo halqabsugiisa saas yahay, siduu uga saari karaa.
      Mida kale hadalkiisa waa waasac si fiican loo fahmayo.
      Mahadsanid Team HBN.

    • @alialiali1421
      @alialiali1421 หลายเดือนก่อน

      Lagama saari karo, qofka hadlaaya, haduuba hadalkiis iyo halqabsugiisa saas yahay, siduu uga saari karaa.
      Mida kale hadalkiisa waa waasac si fiican loo fahmayo.
      Mahadsanid Team HBN.

  • @user-ti3rg7gi6x
    @user-ti3rg7gi6x หลายเดือนก่อน

    Asc HBN waa su all dagalka sedexad yaa Ridakara waa Labo wadan Ruush iyo maraeykan Ayuguna ma ogala iska riira melkale ha adin

  • @aweissoccorro4671
    @aweissoccorro4671 หลายเดือนก่อน

    Adinkoo U dhashay Somali ayaad qariidada u qoteen badda in ay Ethiopia leedahay.....
    Ceeb ayey idinku tahay