WAR FARXAD LEH: GUUSHA FALASTIIN | DAGALKA RUSSIA XOG CULUS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ค. 2024
  • #subscribe
    UNGA overwhelmingly votes for Palestine rights
    A resolution to expand Palestine’s “rights and privileges” at the UN passes with 143 countries voting in favour, nine voting against, and 25 abstentions. Israel’s ambassador denounces the UN for “welcoming a terror state into its ranks”.
    Report: CIA chief heads to 'emergency' meeting in Doha as cease-fire talks 'near to collapse'
    An official briefed on negotiations between Israel and Hamas says CIA Chief Bill Burns is traveling to Qatar's capital for an emergency meeting with the country's prime minister, as talks "near to collapse."
    US faculty speak up and stand alongside student Gaza protesters
    With pro-Palestine students arrested and campus protests broken up, educators are increasingly rallying in support . www.theguardian.com/us-news/2...
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
    Israel says it is studying Hamas response to possible deal
    The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
    “Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    www.timesofisrael.com/us-isra...
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
    The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
    Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 42

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo Hamabalyo rer falastiin🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌️✌️✌️✌️✌️

  • @nasrabashir3958
    @nasrabashir3958 หลายเดือนก่อน +3

    Caawa warka saan usugayey waan dalay

  • @SafiaMohamed-pg7rs
    @SafiaMohamed-pg7rs หลายเดือนก่อน +1

    Alxamdulillaah guul falastiin insha Allah

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 หลายเดือนก่อน

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @ifrahabchir4223
    @ifrahabchir4223 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah guul falastiin💪🏽

  • @reemali6728
    @reemali6728 หลายเดือนก่อน +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته cabdi xaafid مساء الخير

  • @bashiiraadanmuuse3115
    @bashiiraadanmuuse3115 หลายเดือนก่อน +1

    Guuuul maasha allaah falastiin awal looma ogolayn fadhiga qaranada midooomay miyaa

  • @bashiiraadanmuuse3115
    @bashiiraadanmuuse3115 หลายเดือนก่อน +1

    War kaan ayaa farxad nooleh ah ruushka iyo jabka yahuuda sxb sidaas noogu wad mahadsanid

  • @user-kk6cu6ev6g
    @user-kk6cu6ev6g หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wan dhwnahay masha Allah mx/cawale falanqeye culus ahna aqonyahan sare cbdixafid sxb wad kumahadantahy sida ka gonashaha aad ugu dadalaysid bulshada kugu xiran inaad wararka sugan aad ugu sogudbisid Alle haidin xiftiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 หลายเดือนก่อน +1

    Soo dhowoow Abi Xaafid. 🫲🫲🫲🫲

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wllo alayaxafidak dhmntin

  • @wariirihashi2326
    @wariirihashi2326 หลายเดือนก่อน +1

    Abuukar Armaan ma noogu soo dari kartaa waraysiyada
    Mahadsanid

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw หลายเดือนก่อน +1

    Guusha hal rer aya Leh wan falastineia🇵🇸☝🏼🤲🤲🤲🤲

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa aallah Mashaa aallah Mashaa

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 หลายเดือนก่อน

    Horta qof walba he is intitle of his opinion lakin bil xaqiqa dadka abxafid u no keno wa dad her sare ah wax na daraseya mohamed cawale I saw 2 times asaga aqontisa waxa u dheer dadnimo gesinimo ku jirto ishafalateyn maha warkisi hal nin ba so raca oo isna gesi ah marku so gala ayan tilmami inta kale wa anba I wareyso iyo dab haddan shego ma afka ii guban thank you abdixafid

  • @user-cm1ms8nf9n
    @user-cm1ms8nf9n หลายเดือนก่อน +2

    Aloow.ugargaar.falastiin.yahuudane.jabi

  • @Celbarde-Media
    @Celbarde-Media หลายเดือนก่อน +3

    Go ahead

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 หลายเดือนก่อน

    Marxaba BrtTV❤❤❤

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 หลายเดือนก่อน +1

    Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus หลายเดือนก่อน +1

    Guul xms

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 หลายเดือนก่อน +3

    Ahafidow Allahu kuxafido,Falastine Allaha weyn oo cid kasareya uusan jirin Ayaa gusha IAllah dhiigooda xasuqii gardarada garabka iyo kibirka kuwa isbiday ayaa kujabi doonan.

  • @reemali6728
    @reemali6728 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم النصر اخواننا في فلسطين يارب العالمين اللهم امين

  • @melmi3299
    @melmi3299 หลายเดือนก่อน

    ❤Guul iyo gobanimo falastiin Insha Allah ❤

  • @cabdiraxiimmuhumedsiciid8769
    @cabdiraxiimmuhumedsiciid8769 หลายเดือนก่อน +2

    Hambalyo falastin hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +2

    AFFAR ASKARI HADDEY YUHUUD SHEEGTAY IN LAGA DILAY, XAQIIQADA WA UGU YARAAN 4OO IN LAGA DILAY.

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulillah alaahu Akbar ilaahay swt haw gargaaro Palestine amiin ❤

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน +1

    Maraykanka kabihiisaa uray waana laga kala cararay.!

  • @Celbarde-Media
    @Celbarde-Media หลายเดือนก่อน +2

    Great platform

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 หลายเดือนก่อน +6

    👍👍Guul Guul palestine palestine 👍👍

  • @AminaHoussein-bk1et
    @AminaHoussein-bk1et หลายเดือนก่อน

    alha ugargaaro falasdii

  • @cabdiraxiimmuhumedsiciid8769
    @cabdiraxiimmuhumedsiciid8769 หลายเดือนก่อน +2

    C/xafiid allah ku xifido waxad nagu ugaas shaqo fican ayd no jahsaa❤❤❤

  • @user-qh8qe6oe5v
    @user-qh8qe6oe5v หลายเดือนก่อน

    Cabdixafiz saxiib Naga joji maxamed cawale waa cunsuri neceb Isaaq waxaad ku wayi taagero badan

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 หลายเดือนก่อน

    Shicibkii wali way dhimanayaan dadku hadal uunbay wadaan

  • @Deqanuura
    @Deqanuura หลายเดือนก่อน +4

    Ilahow ugargaar reergaxa iyo dhamaan muslimiinta

  • @dukaanle75dukaanle51
    @dukaanle75dukaanle51 หลายเดือนก่อน +1

    Asc afkaaga caano kagu qabay

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 หลายเดือนก่อน

    Jecliyaa jabka yuhuuda cadho u dhinta

  • @user-ki5fi9vj7t
    @user-ki5fi9vj7t หลายเดือนก่อน

    Xayeysiiska ayaa ku badan channel kaga

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน

    Nin aan dhul xor ah haysan sidee ayuu xubin uga noqonayaa beesha caalamka. Anigu waxaan qabaa in lasii lugoynayo Falastiin. Waa in si buuxda loo aqoonsadaa waddanka xubin kanoqonaya beesha caalamka. Israel iyo Falastiin is garab degan waxay ka qatarsanyihiin iyadoo midkood soo haro.

  • @farhiyaali7015
    @farhiyaali7015 หลายเดือนก่อน

    Saka maxa idku dhacay warki wa sugayne

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน

    Adduunku inuu isbedelay ayey sheegaysaa arrintani.

  • @mohamedsodalabshiir
    @mohamedsodalabshiir หลายเดือนก่อน

    Ninkan afka somaliga ayaa ku adag mana laha balaaqo uma qalmo falaqeenta barmaamijkan mahad sanid Stv