7 Subax kasta hadii qof walba sidaan u fakeri lahaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 มี.ค. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 158

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +16

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
    Kaliya nagusoo biiir❣❣❤

  • @Naaney
    @Naaney 2 ปีที่แล้ว +12

    Aniga Ayaantaan xalada way igu Adagtahay walaaladey iisooduceeya ilahay dartiis ❤❤

    • @faadumomohammed8343
      @faadumomohammed8343 2 ปีที่แล้ว +2

      Allah ha ku fududeeyo walshy sharafey

    • @aminacismaan8812
      @aminacismaan8812 2 ปีที่แล้ว

      Allaaaah wll culayska hakaa korqaado aaamiiin

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 2 ปีที่แล้ว +4

    We dear
    Teacher 💯💯💯💯🌹barakallah fikirkaada Aadka u quruxda badan iyo daacadnima Aad waqtigaada noogu hurto u Are honest Teacher so Thank u xisaab la,ant ❤🌹 Ustad Ayuub we hope
    u love and life with full health if Allah say

  • @hindaxasan2682
    @hindaxasan2682 2 ปีที่แล้ว +5

    mash allh ustaad malin walbab darsi cusub ayan ka faaidnaa abaalkag allh jano ha ka dhigo maqdacyad sana noso badi ustaad waa codsi
    mahdsanid

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allh wllkey qaali mahadsanid allah haku xifdiyo waxaad tahay dhirigeliye iyo macallin wanaagsan oo wax badan iga bedelay❤

  • @mohmedAbdi71
    @mohmedAbdi71 2 ปีที่แล้ว +5

    Thankz Teacher for giving advices of life❤💯

  • @asmaahmed9917
    @asmaahmed9917 2 ปีที่แล้ว +2

    Marmarka qaad waxaanku jiraan ayaad kahadashaa masha allah shukran😭🥰🥰🥰🥰

  • @caaganejr
    @caaganejr 2 ปีที่แล้ว +1

    Computer Science Tutorials ayaad ka helaysaa channel kayga, fadlan i soo raac, thanks wll

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah kheyr ustaaad Alle haku xafido

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 2 ปีที่แล้ว +4

    للهم اغفر لنا ذنوبنا والوالدي وارحمهما كما ربيام صغا راا اللهم يارب تقبل توبتي واغفرلي وثبتني على طاعتك وعلى دينك اللهم اتنا في دنيا حسنة وفي اخرة حسنة يارب امين يارب العالمين اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وانا عبدك وانا على عهدك ووعدك ما استطعت بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك على وابوء بذنبي لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت 😭

  • @kadigaobakar7140
    @kadigaobakar7140 2 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله تبارك الله صحيح كلامك ارضاء الناس غاية لا تدرك

  • @xabiibacaliisaaq5159
    @xabiibacaliisaaq5159 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad allah ka abaal mariyo 🤲

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +2

    Our dear teacher keep going❤🤞

  • @xamdaqali727
    @xamdaqali727 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub maashanlh allah haku barakeeYo siDaad noo dhiiri geliziDna allah hakaa abaal mariyO ayuub dar allE ayaan kuu jecelahay❤

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 ปีที่แล้ว

    Thanks pro my best teacher in my life

  • @aminacismaan8812
    @aminacismaan8812 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay wll dhiirigeliye ayuub saajid Jasaakalaah khayr wll👏

  • @xaawoclaahi84
    @xaawoclaahi84 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inaad isbedesha waxy la imaanayan dareeb kii hote ka duwan
    Qof ha mashquulin qofka nacy isagy dhibaysaa
    Markaa rabtid inaa wax nftaa ka hor imanyaa ee haku lumin watqtiga
    Barwaaqda iyo wanaaga ilaahy ku qory ma yimaadan aduu wakhtiga rabtid waxy yimaada waqtiga saxda
    Markaad go,aan qaadato inaaf murugo dareenta waa caafi nolosha

  • @abdalamohamed9980
    @abdalamohamed9980 2 ปีที่แล้ว +1

    Second person legend ayuub ahmed❣

  • @nimcohanamahamoud9379
    @nimcohanamahamoud9379 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah allaha ku barakyo wll

  • @faadumomohammed8343
    @faadumomohammed8343 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا 🥰

  • @mascuudozil3617
    @mascuudozil3617 2 ปีที่แล้ว

    Mashllah shukran wll qali Allah kubarakeyo

  • @raxiimacabdilaahi508
    @raxiimacabdilaahi508 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasalahu khyr wl ilahay arimaheena aduun iyo akhiro ha inaga dhigo kuwo kulaysta

  • @maimounaelabe6975
    @maimounaelabe6975 2 ปีที่แล้ว

    Thank u brother jazakallah khayr

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Thanks you soo mach my dear teacher

  • @nasroaweys7726
    @nasroaweys7726 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh allh kusarfo wallky mcn ❤️

  • @fahmiyusuf371
    @fahmiyusuf371 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakulahu khair ayub

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you teacher🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤💯💯💯💯

  • @tusaaleunited7273
    @tusaaleunited7273 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks walaal alle khayr badan haka siiyo sidaa aad mar walba noo dhiiri geliso❤️

  • @user-ni4tj8ri6s
    @user-ni4tj8ri6s 2 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher ❤

  • @ixsaanabiib7917
    @ixsaanabiib7917 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا يا اخي الله يا حفظه

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah ayub wll gudn adag❤❤🙏

  • @simangurey8416
    @simangurey8416 2 ปีที่แล้ว

    Thank you so much my teacher❤dhiri gliye ilahay cimrigaga haku parakeeyo❤

  • @ziciidbaybaro2358
    @ziciidbaybaro2358 2 ปีที่แล้ว

    The teacher of mine 🥰Ayuub Ahmed ✌

  • @runahmed6393
    @runahmed6393 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah ya khaqi

  • @sahranurgele881
    @sahranurgele881 ปีที่แล้ว

    Masha'allaah qeyr illaah ha ku siiyo.

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 2 ปีที่แล้ว +1

    Walalo hore u soco ,nafteeyda waan jeclahay kii I naca iyo kii takaba Alle igama takin Alxd

  • @fatoumabachir5076
    @fatoumabachir5076 2 ปีที่แล้ว

    Thanks m'y teacher

  • @dekahussein4921
    @dekahussein4921 2 ปีที่แล้ว

    thank you jazakallah keyral jazaa bro Allaha ku xifdiyo

  • @rowdadahir7062
    @rowdadahir7062 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wall wax faaido leh ayad noo shegtaa mar walba allha ku sharfo

  • @umulqeyr8057
    @umulqeyr8057 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks my teacher

  • @shukriabdirahmandalabey8869
    @shukriabdirahmandalabey8869 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @naemamadar3788
    @naemamadar3788 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher

  • @abshiroabdimohamed2534
    @abshiroabdimohamed2534 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walalkey

  • @mustafmahad7495
    @mustafmahad7495 2 ปีที่แล้ว +5

    Thank you so much my teacher ❤

    • @assadjimale74
      @assadjimale74 2 ปีที่แล้ว

      mashaa alaah wax badan ayaan kaa baranay

  • @habiibaabdulahiali493
    @habiibaabdulahiali493 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ayuub alle hakuxiftiyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว

    Jizaaka Allah kheyr, wa baraka Allah, Tabaaraka Allah

  • @waxsanhyecompany3688
    @waxsanhyecompany3688 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah wll illahy haku xifdiyo wll 🤲🤲❤❤

  • @hanaabdi845
    @hanaabdi845 2 ปีที่แล้ว +4

    Walalo waxad so galisa insha Allah anuu asxaab baden malihi wax akhrisku aad buu iigu adagyahey waxan jeclahey Malin walba inan wax akhriyo lkn ma akhriyo dadkuna waxey dhahen asxaab fiican sameyso lkn waxan jeclahey inan kali wax walba ku dhameysto ila soo tali walalo 😭

    • @queentasniim2696
      @queentasniim2696 2 ปีที่แล้ว +3

      Kalinimadu wax fcn mha hadiba ad aragto qof uqalma sxbtinimadada lasaxib Ayan kudhihi lha 🥰

    • @Hussein_Mohmd..
      @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +1

      Abyo go'aan adag qaado🥺

  • @mariyaadam4865
    @mariyaadam4865 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukran

  • @amsproduction4288
    @amsproduction4288 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ustaad

  • @axmedsharaf5645
    @axmedsharaf5645 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalah mi techear

  • @aadilaadunyo6019
    @aadilaadunyo6019 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going sxb

  • @wllcabdulahi4919
    @wllcabdulahi4919 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal

  • @muhassan8658
    @muhassan8658 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah Allah ha u barakeeyo wllo, Guul iyo gobanimo. Talooyinkagaga wan wanaagsani waxay noo horseeden guulo lataaban karo.

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s 2 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك اخي

  • @ayozeperez5564
    @ayozeperez5564 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤️wllkey alaha ku xafido

  • @raissomohamed3315
    @raissomohamed3315 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ayuub

  • @hudacadey2209
    @hudacadey2209 2 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad 🥰💯

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 2 ปีที่แล้ว

    MnshAllah wllky Alle ha ku sharfo

  • @Raage11
    @Raage11 2 ปีที่แล้ว +1

    💯💯⁉️ Thank you so much brother or theacher 🙏🏽

  • @MarwafaraxMarwa-if5kz
    @MarwafaraxMarwa-if5kz ปีที่แล้ว

    Mash allah ilahay caqliga haku bareekeeyo

  • @najinurow9578
    @najinurow9578 2 ปีที่แล้ว

    Thanks Maha Allha....

  • @hindakhadar2430
    @hindakhadar2430 2 ปีที่แล้ว

    Thnks wll

  • @abdullahiibrahim7922
    @abdullahiibrahim7922 2 ปีที่แล้ว +1

    شكرا لك. ياأخي

  • @zamirasadri8824
    @zamirasadri8824 2 ปีที่แล้ว +2

    1000 daawatay bal may likena urAACIYAAN YAAAB🥰😏

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 2 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back bro

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
      Kaliya nagusoo biiir❣❣❤

    • @faraxadan7223
      @faraxadan7223 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc wllo ayuub axmed waxbadan yaad iifaaidaysay ilaahy janadiisa haku geeyo

  • @robenyare9471
    @robenyare9471 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 ปีที่แล้ว

    MashAllah bro 👍

  • @abdifataholow
    @abdifataholow 2 ปีที่แล้ว

    Great motivator - waxaa aad tahay in lagugu naco ayaa ka wanaagsan intii wax aadan aheeyn lagugu nicilahaa

  • @siyasangabhaxa7270
    @siyasangabhaxa7270 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad kheyr allaha kasiiyo dhiiragalintada way I anfacdey

  • @alikasim3680
    @alikasim3680 2 ปีที่แล้ว

    Walaal mayaw waad mahadsanthy 🙏💟

  • @ApdisalanMohamed-cu3zd
    @ApdisalanMohamed-cu3zd 8 หลายเดือนก่อน

    The roll model 😊🙏

  • @faizaclaahi8616
    @faizaclaahi8616 2 ปีที่แล้ว

    M. a wllkey ayub axmed

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 2 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq dhaba wlhy waye ilhay hayno fududeeyo wax kasta oo kheeyr no ah aamin yaa allah jasakallaah kheeyr abowe

  • @amaalmakhtal8588
    @amaalmakhtal8588 2 ปีที่แล้ว +1

    2sano ayan howl wataa walina wax aan kuqanco ma arag lkn waan rjyna i.a✍️❤

  • @haldoorchannel4975
    @haldoorchannel4975 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll ayub mahad sanid

  • @aasiyaqurux5733
    @aasiyaqurux5733 2 ปีที่แล้ว

    Shugran ustaad

  • @zupeermaxamed1906
    @zupeermaxamed1906 2 ปีที่แล้ว

    Thnk macalin

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay ustaad

  • @mohamedabdiofficial9161
    @mohamedabdiofficial9161 2 ปีที่แล้ว +2

    Assalamualaikum wallal waxad isku daydaa ,in ad soogabiso warkathee

  • @mustafemaxamed2587
    @mustafemaxamed2587 2 ปีที่แล้ว +1

    Really ustaad

  • @abdallasaid9852
    @abdallasaid9852 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran boowe

  • @Afif.zcl1
    @Afif.zcl1 2 ปีที่แล้ว +1

    We love Bruh😥🌹

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @kaasimmohamed22
    @kaasimmohamed22 2 ปีที่แล้ว

    the best my friend

  • @safiadanahmed5035
    @safiadanahmed5035 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @istaahilbadal9292
    @istaahilbadal9292 2 ปีที่แล้ว +1

    Barakow walal

  • @maxamedcabdiraxmaan7800
    @maxamedcabdiraxmaan7800 2 ปีที่แล้ว

    Maashalah aqoonyahayn

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว

    Thanks you

  • @muxubomuuse7362
    @muxubomuuse7362 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah

  • @nimahassan6423
    @nimahassan6423 2 ปีที่แล้ว

    Tkanks ayuub🥰🥰💥

  • @asmaaden2142
    @asmaaden2142 2 ปีที่แล้ว

    Walaal lanbarkaaga i soo qor adoo raaliya

  • @ALamudin718
    @ALamudin718 2 ปีที่แล้ว

    Wel come back bro

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว +1

    Shugran wll

  • @dekaahmed1232
    @dekaahmed1232 2 ปีที่แล้ว +1

    Absolutely u take me🥰😘🙏

  • @umanaziya2730
    @umanaziya2730 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah

  • @nadiiramustafe2603
    @nadiiramustafe2603 2 ปีที่แล้ว

    Mzha alah

  • @nurdinmaster4601
    @nurdinmaster4601 2 ปีที่แล้ว

    Thanks mwalimu

  • @shukrihassan6826
    @shukrihassan6826 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlle.mahadsanid.waan.kahela.wanadada