1 DUMARKA HA ULA TEGIN ARINTAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 175

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 2 ปีที่แล้ว +87

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤🌹

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 ปีที่แล้ว +53

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @luishamsik6017
    @luishamsik6017 2 ปีที่แล้ว +80

    Ku salin Nabigeena The best person ever the most knowledge able and the most shine all has Allah created prophet Muhammad 🕋🕋🕋

    • @arkeofficialpro2722
      @arkeofficialpro2722 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw

    • @feisalyare3452
      @feisalyare3452 2 ปีที่แล้ว

      Salalaahu caalayxi wasalam

    • @feisalyare3452
      @feisalyare3452 2 ปีที่แล้ว

      Salalaahu caalayxi wasalam

    • @farhiyojimcaale8184
      @farhiyojimcaale8184 2 ปีที่แล้ว

      V5@@arkeofficialpro2722ý

    • @ibtisambintuosman3922
      @ibtisambintuosman3922 2 ปีที่แล้ว

      Our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him 💋💋💋💋💋💋😘😘😘😘😘😘😘😘💋💋💋🥰🥰🥺🥰😇😇😇😇😇😇😇😇🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😘😘😘😘😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊💋💋💋💋💋💋💋

  • @cadesiciid3090
    @cadesiciid3090 2 ปีที่แล้ว +26

    Ayuub axmed wllky alle haku xifdiyo waxan kuu waydiinayaa ilaahy cimri dheer iyo cibaado suuban aamiin tana raacso insha Allah

  • @JANO-RAADIS143
    @JANO-RAADIS143 2 ปีที่แล้ว +128

    hadad u jeedo 😭 magaca nabbi muhammed like saar wll 🙏

    • @abdiwali4669
      @abdiwali4669 2 ปีที่แล้ว +1

      magaca nabigeena suuban like ha ku raadsan brother

    • @AbdulAzeez-it5ei
      @AbdulAzeez-it5ei 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw

    • @aaminaaadanmaxamuud3682
      @aaminaaadanmaxamuud3682 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw

    • @hoyo4458
      @hoyo4458 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw

    • @zamzam892
      @zamzam892 ปีที่แล้ว

      Scw

  • @AliBaashi-0
    @AliBaashi-0 2 ปีที่แล้ว +7

    Nabiga kusaliya wll scw

  • @Maahir12
    @Maahir12 8 หลายเดือนก่อน

    صلي الله عليه وسلم 💗صلي الله عليه وسلم 💗صلي الله عليه وسلم 💗

  • @faadhilmedia5789
    @faadhilmedia5789 2 ปีที่แล้ว +6

    اللهم صل على محمد وعلى اله واصحابه اجمعين

  • @roblehosmanrobleh2919
    @roblehosmanrobleh2919 ปีที่แล้ว +1

    The Best teacher

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +33

    Runta ayaad sheegtay lkn anigu maan lihi qalbi aan qof iga tagey , mana aan lihi dariim aan qof muslin ah aan been ugu sheegoh , taasana awoodin anigu lkn qof kaligiisa waan la socon karaah lkn dad ayaa kugu nacayah wanaaga lkn waxan dhahaa biley khayr tahey tagidooda , mahadsanid ustaad💯💯👏👏

  • @Shakureyy
    @Shakureyy 2 ปีที่แล้ว +2

    9:28 seconds till 9:58 that’s my answer well done 👏 ustaaaaaaad

  • @buzhrayar5027
    @buzhrayar5027 2 ปีที่แล้ว +11

    400k wax yar ka dhiman congratulation

  • @hafsaali4719
    @hafsaali4719 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayuubow bro ugu horeeyn wan ku salamay....
    M.a fikradaha dhaxl galka ee ku aadan reaction..ka video..gaas dabcan wuxuu ahaa mid xamaasadiis wato..🙏🏼
    Afkaaraha wangsan een kaawada dhagesano amba daawano ajar allaha kaa siiyo allahana kuu barakeeyo🤲🏽
    Maxaad tri waan qoslay wlhi...kun iyo kowdaas inago dumar bdn baa mooshin ka sidno ee ololaha nava caawiya🤞🏼😁

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah ayuub alle hakuxiftiyo

  • @nastehoelmi-3764
    @nastehoelmi-3764 2 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah beautiful my brother long vie

  • @sabariinahmed9789
    @sabariinahmed9789 2 ปีที่แล้ว +7

    Best teacher ❤

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 2 ปีที่แล้ว +3

    صلى الله عليه وسلم

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 ปีที่แล้ว +6

    17:11 hhhh waa runtii ayuub jiirgaan kaba hadii sida dadkii loo labiso sow dad ma shabahayo🤣😂thanks ustaad👍allahayoow hayin raac baas hanaga dhigin waar naftiina&noloshiinaba heer sare gaarsiiya kolkaasaa aadmiga xitaa kii aad ku qaldantey gacan kale kuu fudin karaa hadaa is badel la imaato hadaa ruuxii hore tahay dee muxu kugu fali qofku hadaaba is badelin dhan muuqaal,dhan dhaqaale sida ayuub sheegay iska badel dhinac walbaba

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +6

    Ragga qaar waa cawaan aan damiir laheyn🤭
    Thanks ustaadi❤

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 2 ปีที่แล้ว +9

    Great teacher❤️👌

  • @cabdicumaribraahim9300
    @cabdicumaribraahim9300 2 ปีที่แล้ว +15

    Qof kaafiican baanwaaye Lkn hadaan heli Lahaay kof karon kusonoqo malaheyn,Hada hadaan helane Qof kafican waakaataa waye macneheeda Yaawaaye marka qofka Aqbalaayo Aqliyaradaas Gabadha waa ilasaxantahay

  • @roxxbrown7421
    @roxxbrown7421 2 ปีที่แล้ว +1

    Best teacher 👨‍🏫 ✊

  • @ibnuhassan5008
    @ibnuhassan5008 2 ปีที่แล้ว +6

    First person to watch mash alah

  • @muqaalsame1631
    @muqaalsame1631 2 ปีที่แล้ว +1

    aad baad arintaa ustaad ayub ugu nuux nuuxsatahay, runtii muqaalkan aad baan, ugu faaiiday muqaalkan, waana kaaga mahad calinayaa, ustaad

  • @abdyshakormohammed8559
    @abdyshakormohammed8559 2 ปีที่แล้ว +3

    Macalin waanku salaamay

  • @Aadan_ciise
    @Aadan_ciise 6 หลายเดือนก่อน

    M.a teacher ayuub wd mahadsanthy wllo 100%

  • @adbifataxbadal8932
    @adbifataxbadal8932 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayub walalka Hilaahay ha ku xiftiyo Aakharo iyo aduunba insha allaH

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhalin yarada geemka say u ciyaarayen akhiro iyo adduunka ku seegay si wanagsan oo toosin kara ugala soo hadal

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 2 ปีที่แล้ว +3

    HAMBALYO'HAMBALYO wll ayuub axmed

  • @sadamfarhan7645
    @sadamfarhan7645 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtala aya kahadashay wll ayub Ahmed full respect 💯✔

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +3

    shukran

  • @abdihamiidali3929
    @abdihamiidali3929 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Guulayso, mahadsanid.

  • @mohammedayatulahh
    @mohammedayatulahh 2 ปีที่แล้ว +5

    Goaankeda wanku racsanahay gbdhas maxa yelay qofad isjeceshihin ilaasho mantaba sbbto qof labba jeer kumawada jeclaankaro.
    Hal mid ayay kayeelilahayd hadu isbedel muuqda samaynlahaa dhinacyo farabdan sida aqontisa shaqadisa jidh dhiskiida labiskiisa iyo inkasi badanba.

  • @mattan3578
    @mattan3578 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof tagay waa qof maarmay mar aan maarmayna wallee iima so noqoto✋🏽

  • @clwahaabnadaara6405
    @clwahaabnadaara6405 2 ปีที่แล้ว +4

    Khiyanadu shay fcn maha ✅

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Aww, dumaryaasha waaye ka Ta tiii tanten tanaaa ama t baa naloo dhfhah ihihihihihiwaan uwataaaaa.aww

  • @malyunmahamedabdi5656
    @malyunmahamedabdi5656 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah bro

  • @yoonissaladcali660
    @yoonissaladcali660 2 ปีที่แล้ว +3

    Thank sxb sare guuleyso ❤❤❤

  • @miskihassan5593
    @miskihassan5593 2 ปีที่แล้ว +4

    Qer Allah kaa siyo wax badan kaa fa idanaya

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 2 ปีที่แล้ว +3

    Runta iyo dadkeedaba waan jeclahay uu Allaah igu ogyahay

  • @istarliinabdi4473
    @istarliinabdi4473 2 ปีที่แล้ว +2

    Walhi waqti badan kadip cawa so noqday my teacher

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs ustaad welcome back 😘

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 2 ปีที่แล้ว +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته الله يحفظك ويرعاك 🥰

  • @mahdiali5566
    @mahdiali5566 2 ปีที่แล้ว +5

    Xidhiidh dhamaaday waa sida adigoo raba inaad caano expire noqday qaboojiyaha galaiya adigoo is leh way fiicnaanayan 😂

  • @AyanMoha-w3p
    @AyanMoha-w3p 11 หลายเดือนก่อน

    Qof hdaa kala tagtan faido malahn😊❤

  • @shuceyb7185
    @shuceyb7185 2 ปีที่แล้ว +5

    Guuleyso wll

  • @macmuur
    @macmuur 2 ปีที่แล้ว +1

    8:12 qaybtan, waa run nin ragoo maanta jooga damiirkiisa ma ogolaanayo in kastoo aan arkay kuwo gabadh xiriir leh ku dhahaya abayo plan B iga dhig damiir daradooda, haddii aan rag nahay waa inaan fahan naa maahmaada Soomaaliyeed ee ah "Naag ninkeeda ma dhinto" haddii aydan farxad kuwada joogayn, firaaqada ayaan la hurayn dhabtii.

  • @kingkenyawi1815
    @kingkenyawi1815 2 ปีที่แล้ว +16

    Suhayb sajid media 😢 wll qimo badan
    ILaah kuma tuso dhibato wll🙏

  • @hizaamproduction3378
    @hizaamproduction3378 2 ปีที่แล้ว +1

    keep going my mentor

  • @najiibcaddekacadde657
    @najiibcaddekacadde657 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks bro

  • @cabdiqaniaadan7383
    @cabdiqaniaadan7383 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa runta ayuub sxb allah haku xafido sxb

  • @ismaciil119
    @ismaciil119 2 ปีที่แล้ว +2

    Thakz wllka 🙏

  • @amiramuze8839
    @amiramuze8839 2 ปีที่แล้ว

    Exactly qalada iyo qiyano is kumeel ma ga laan waxase kala yaqana dadka damiirka leh

  • @mohaazyare355
    @mohaazyare355 2 ปีที่แล้ว +3

    My dear teacher saa kuu sugaayay waa daalay

  • @ifrahbelloselmi7069
    @ifrahbelloselmi7069 2 ปีที่แล้ว +1

    Brother 🙌🙌🙌

  • @xamsemaxamed5328
    @xamsemaxamed5328 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going wllo

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahad santahay

  • @nastehoelmi-3764
    @nastehoelmi-3764 2 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah sax sax my brother tkank you

  • @Shakureyy
    @Shakureyy 2 ปีที่แล้ว +3

    2:48 till 2:52 minutes shakada ee bilaabatay indha gadgadiskeda fahmay dhawaqa ka hor manndamm 😅. Gabdhaha ha u jilba jabsanin

  • @nimcohusen1793
    @nimcohusen1793 2 ปีที่แล้ว +1

    االلهم صلى على سيدنا ونبينا محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @mohaxiis1132
    @mohaxiis1132 2 ปีที่แล้ว +2

    LEGNED

  • @maslaxxuseenxasan1469
    @maslaxxuseenxasan1469 2 ปีที่แล้ว

    Waaw mash.whi.sxp.ayuub runti.hadaladadad waan.jeclahy sxp.iyo.fikradahaaga mahadsanid.wll maskaxdadad allah kusii.barakeeyo wll

  • @ifraaxciisecabdullahi7596
    @ifraaxciisecabdullahi7596 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayuubow wllkey intee kaala soo hadlaa problem Ani iyo xaajigeygaa baa latalin uga bahanahay

  • @abdirahimhusseinnor6556
    @abdirahimhusseinnor6556 2 ปีที่แล้ว +3

    Gbdha ma qaldano oo ga aankeeda waan ku raacsanhy qof kugu dhahy qof ka fcn ayaan soo waayay waxba ha soo ceshn waa nabar kugu dambayn doona xanuunkiiisa
    Qof ileh xriir baan leeyhy wlhi ma niyaysan inaan galo xita hday qrx bdnthy oo ay isoo dhweeeso qpf faaruq ah ba iga bdn raadintiisa

    • @ayaanahmed8737
      @ayaanahmed8737 2 ปีที่แล้ว +2

      Sax Wlhi yey soo ceshan waan la qaba lkn qaabka bani aadannimo lahayn oo in ay ula hadasho ma ila saxnin

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +3

    wcs wlc Brother

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +2

    +Family.

  • @Wartaxogaha
    @Wartaxogaha 2 ปีที่แล้ว +2

    Xushmada waa muhiim runtii

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +4

    Qof hal mar ku khiyaama maxaa u diiday inuu mar labaad ku khiyaamo, marnaba ha ku laaban qofkaas, waad saamixi kartaa, lakin noloshi hore dib ha ugu laaban❌

  • @ayubpro
    @ayubpro 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcz ustaaad Ayub alle haku xidio

  • @salaxudiin5142
    @salaxudiin5142 2 ปีที่แล้ว +2

    Hal mid Ayan iskagamidnahay ayuub
    Gabadh ninkale la socota damiirkaygu
    Ima siinayo Inan la socdo

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 2 ปีที่แล้ว +1

    Damiirka iyo dareenka ayaaba kusineyn qof aad kala hadhen dib hanu iskugu sonoqono khiyano waa khiyano uun qaladna waa qalad uun qalbi jabey dib uma sonoqdo aarsiga way taqan sida lo arsado nin raga calaa calku uma fiicna bah dil inaba cadi ahayn runtii

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 2 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @tirigshamaxiye9711
    @tirigshamaxiye9711 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashalh wllkay ayuub

  • @mahadkaofficial1681
    @mahadkaofficial1681 2 ปีที่แล้ว +1

    ninkaas anoo ahaa dhabdhow yaa mesha uga qaadaya

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 ปีที่แล้ว +1

    Azc wllkey ayub ahmed

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว +1

    Jirgaan hadii gono iyo garbasar losoxiro gbar unbad modeysaa uigaqosliyay hadalkaa 😂😂😂😂😂

  • @somaliwaynsomaliwayn7358
    @somaliwaynsomaliwayn7358 2 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad mahadsanid in badan.
    Muuqaalladaada waan ku xidhanahay ustaad, waxaan u baahnahay arrimo ii khaas ah inaan talooyin iyo aragtiyo kaa waydiiyo, sidee ku xidhiidhi karnaa mudane?
    Mahadsanid.

  • @hamsenuuriye6840
    @hamsenuuriye6840 2 ปีที่แล้ว +1

    Aduunka aynu iminka joogno waxa buux dhaafiyeyba waa dad waxaan la yaaba dadkan indhaha la, ee baryootamaya ama nin ha ahaado ama naage waa la buuxaa qayrkaa ama gayaankaana waa buxaa ee fadlan xiligii dunta hajilinina

  • @xafsaxaali756
    @xafsaxaali756 2 ปีที่แล้ว

    Wll ayoup ilahay korkaaga sharaf iyo karaamo hayeelo wxa thy qof aan wax bdn ka FAA iiday 😊

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 2 ปีที่แล้ว +2

    Lkn ayuub dadku isku mid maha hada khaldamo uu ka soo labto wa la aqbali kara lkn dumarkuba way ooyan markay qof khaladka galaan

  • @ayuubahmed1526
    @ayuubahmed1526 2 ปีที่แล้ว +1

    Sami, khiyaanadu waa doorasho

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Jimco wanaaagsan.

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a my teacher xaqiiq jirta kahadashay runtii

  • @Ahmedj48
    @Ahmedj48 2 ปีที่แล้ว +2

    Come back macalin

  • @ibraahimmayoowjeylaani5641
    @ibraahimmayoowjeylaani5641 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanid

  • @nafisaahmednor5593
    @nafisaahmednor5593 2 ปีที่แล้ว +1

    Qanacsanaan aya muhiim ah

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem144 2 ปีที่แล้ว +1

    Cᴀᴀʟᴀᴀᴄᴀʟ ʀᴀɢ ᴄᴇᴇʙᴛɪ ᴡᴇᴇʏɪ 🤴🦁

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax lamadhoh waxa ikadhamanwayay

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 2 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @daadiribraahimyuusuf6055
    @daadiribraahimyuusuf6055 6 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq 🎉😢

  • @mohamedasad7301
    @mohamedasad7301 2 ปีที่แล้ว +3

  • @farxiyoisaaqcabdi532
    @farxiyoisaaqcabdi532 2 ปีที่แล้ว

    waa sax

  • @nasiimali4645
    @nasiimali4645 2 ปีที่แล้ว

    Ustad yarka asigaba wu qaldan yhy
    Qof adi iga dhama wan wayay maxay thy lacala hadu helo waan ka taga waye

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Mashaaaaaaaalah.

  • @ayuubahmed1526
    @ayuubahmed1526 2 ปีที่แล้ว

    Wll qali

  • @nimcohusen1793
    @nimcohusen1793 2 ปีที่แล้ว +1

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 2 ปีที่แล้ว +3

    Qof aad xumeysey inaad kusoo noqotaa khalad ahba waayo kalsonidu mar hadey jabto masoo noqtaba 🙄

  • @sadaqyare7826
    @sadaqyare7826 2 ปีที่แล้ว +1

    dadka Maanta jiro Ruunta aye dambi u arkan Sidaas darted beenta aye ruun u arkan

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Simple.

  • @umusiham6088
    @umusiham6088 2 ปีที่แล้ว

    Warun