ADIGAA ADAG - video noloshada saamayn ku lahaan doona

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 270

  • @ahmedhussein6092
    @ahmedhussein6092 2 ปีที่แล้ว +8

    Xaqiq weye wxd ka hadlayo masul wxd tahay abwan waxa ku dheer dinta wax badan ka danaqa masul horay uu soco

  • @Ramliina8886
    @Ramliina8886 2 ปีที่แล้ว +25

    Alle haku daayo wll ayuub noloshayda wax badan ayaaba kabadashay abaalkg magudi karo runtii cabsi bdn io dad qancin kudalay baad hadaladada wax bdn iiga badashay🙏

    • @ladhan-2247
      @ladhan-2247 2 ปีที่แล้ว +1

      Wallahi kula mid ban ahay.

    • @farxiyoawukar8572
      @farxiyoawukar8572 2 ปีที่แล้ว

      Kula mid

    • @abdimalik77
      @abdimalik77 ปีที่แล้ว +1

      Wlla m.a noolshaadad madiga masoobaxadey noolal qurbadan Allah kugubadalo

  • @saabiriincabdulqaadir4557
    @saabiriincabdulqaadir4557 2 ปีที่แล้ว +23

    Allah ku xafido zxiip ayuup malmahan dhan pega kaag Soo boqanaye inaa muuqal Soo galisay best teacher ayuup

  • @mohammed_aden
    @mohammed_aden 2 ปีที่แล้ว +23

    Ogowse boqorka caalamka wuxuu yiri "
    ولقد كرمنا بني آدم "
    Dhab ahaan ayaan u karaamaynay Bini'aadamka
    Taasaa kugu filan sharaf ❤

    • @sucdicaddey7597
      @sucdicaddey7597 2 ปีที่แล้ว

      Ayadaan lambarkeyda iyo suurada ku jirto iku caawi walal

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 2 ปีที่แล้ว +2

      @@sucdicaddey7597 wllo ayada ٦٩ ama ٧٠
      Mahad sanid ❤
      سورة الإسراء

    • @Linonuem
      @Linonuem 2 ปีที่แล้ว

      الله اكبر

  • @ceynaashmoha5665
    @ceynaashmoha5665 2 ปีที่แล้ว +10

    Fits one Wlala Ayuub vedioga waa naga soo daahisay soo dadaal Ilaah garabkaga ha galee🙏🙏

  • @ayanabdilahi3946
    @ayanabdilahi3946 2 ปีที่แล้ว +8

    Wll waxad tahay markaan xidhiidhi dareemo qofka dhiirigalintiisa dhagaysto mooralkayguna uu kugu dega anoo kaqaada awood adag allaha ku xafido wll jasaakalaahu khayr

  • @ramaasruun8688
    @ramaasruun8688 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxasn ahay gabar 15 jir ah iskuuldhigata dugsi sare ah waxan jeclahay in aanoqdo gabar xoogan oomeel kasoobaxda 🖤

  • @safiyoxaaji8671
    @safiyoxaaji8671 2 ปีที่แล้ว +5

    قيل رسول الله صلى الله عليه وسلم مالغيبه؟ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم الغيبة ذكر أخاك بما يكره أو كما قال رسول الله صلى الله

  • @habicabdiofficial2365
    @habicabdiofficial2365 2 ปีที่แล้ว +9

    Ayuub wanku salaamah asc ayamahan kuman arkin waxa laga yaaba inaad mashqul sanayd allah haku fuddudeeyo muradkaga wll

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +30

    Welcome back ustaadi we miss you

  • @hoodoabdurahman7131
    @hoodoabdurahman7131 2 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allh wll sharaf ayaad leedahay Alle haku barakeeyo guulayso labada daaroodba idam Allah

  • @ibtisamaibrahim8523
    @ibtisamaibrahim8523 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allh wll ayub xihmido Wanagsan Ayad nala Wadagtey thanks

  • @jamillamohamed6145
    @jamillamohamed6145 2 ปีที่แล้ว +4

    Thanks walal, greetings from Nairobi

  • @fatushmuqtar4748
    @fatushmuqtar4748 2 ปีที่แล้ว +2

    we love you my real teacher Allaha kudowra,,

  • @hassanyousuf3811
    @hassanyousuf3811 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah, Allah yahfit, ustaad ayuub Ahmed

  • @canabadan7741
    @canabadan7741 2 ปีที่แล้ว +3

    Thank you walalo all time 👏🏼👏🏼👏🏼🎈🇸🇴🇸🇴🥰

  • @AsmaBashiir-g9i
    @AsmaBashiir-g9i ปีที่แล้ว

    Wlhi waxan ladhcay qona naftakumahayo waa ruun wlhi wll ilahay haku xiftiyo akhiriyo aduunba❤❤❤❤❤🎉

  • @khatinali9066
    @khatinali9066 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllkay ale ha ku xifdiyo aduun iyo aakhiraba dhiri galiyaha naftayda baad thay wlhi alaa yaxfid

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allahu kheyran sheikhana

  • @zakariyeibraahim7787
    @zakariyeibraahim7787 2 ปีที่แล้ว +9

    Wllaahi maalmahaan dhan waxaan fiirinaayay page kaaga inaad wax soo dhigtay iyo inkale. Wllaahi Awaal kuu haayaa ustaad
    Allaah dartii Ayaan kuu jeclhy.

  • @abdi3349
    @abdi3349 2 ปีที่แล้ว +5

    Hadaladad waa cajiib ala haku dhawro wll wax badan baan kaa barty

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad ayan uga helay wlaahay vedio yadaa mudho aan fogewyn ayan kugu soxidhmaya lkn inbadan ayan sodhegaysat mansha allah Caqliga iyo Cilmigaba rabi hakudaayo❤❤❤❤

  • @maanshiilmedia2814
    @maanshiilmedia2814 2 ปีที่แล้ว +3

    Msh allaha Ayub soo labasho wangsn aad bn muuqalada u tabey

  • @muhalnaclahi5177
    @muhalnaclahi5177 ปีที่แล้ว

    Dhiirigaliyehaga ayuub axmed alle haku xafido wllo waxad tahye ruunahantii qof noloshayda waxa badan ka bedelaye

  • @F06r
    @F06r 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah walal ayuub alle ha ku barakeeyo oo ha noo kaa daayo wll

  • @husseinmohamoudomar368
    @husseinmohamoudomar368 2 ปีที่แล้ว +2

    Teacher we love you 😍 ❤️ keep going my dear Teacher

  • @Adno-fm6kk
    @Adno-fm6kk 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ku xifdiyo wll anoo nolosha dhan kaquustey kabartey go ahead 😊

  • @shucaybjigar4984
    @shucaybjigar4984 2 ปีที่แล้ว +2

    Omg ineed watching 👀 video 📹noloshada gacantada ayey ku jirta ala ka sokow 😯

  • @iqraabdalla.x4137
    @iqraabdalla.x4137 ปีที่แล้ว

    Abowe mash allah wlhi wa iga qoslisay ilhyow ku xafid iskdaa dadaka ha neefsadnee dadka ma amuusayan abowe hdloda wxba haka so qaadin

  • @sahrahussein2402
    @sahrahussein2402 2 ปีที่แล้ว +1

    We miss you thr so much more 😍😍😍😍😍😎welcome back

  • @صلاحالدينصالح-ف5ج
    @صلاحالدينصالح-ف5ج 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub run ahaantii waad tahy qof nolosha wax badan ka og,Waa run dadka kuwa kuugu dhaw qaraabada ayaaba wax ka sheegaya

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +5

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @abdullahiyareabdullahiyare7353
    @abdullahiyareabdullahiyare7353 ปีที่แล้ว

    Saaxiib waxaa tahay xaqiiqda dadka ku Nool (I bleave you) 💯👏

  • @omomuad9267
    @omomuad9267 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayuubow naxariis wasac Allaha siiyo hooyo mcn 9bilood bay gudhashay wanaag goal ka ay kalahayd way kaagadhay adna dadaalkeeda yeelo inshallah

  • @cabduqaadirabuukar9461
    @cabduqaadirabuukar9461 2 ปีที่แล้ว +10

    I'm so glad to be one of your student ,thanks teacher

  • @saalaxcumar3586
    @saalaxcumar3586 2 ปีที่แล้ว +2

    The best youtober always lasting the like voedio thanks my brother

  • @najmaomarmohamed6129
    @najmaomarmohamed6129 2 ปีที่แล้ว +10

    saxiix waaye walalkey ilahay haku xafido ❤💯🥰

    • @dajiyasiciid6379
      @dajiyasiciid6379 2 ปีที่แล้ว

      Manshallah wlky alla haku xiftiyo cimriga iyo cibadadaba alla haku barakeyo wlky

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abowe waxaa tahay dhirigaliye rabi haku dhowro

  • @muddujohn9720
    @muddujohn9720 2 ปีที่แล้ว

    thanks my teacher we love you

  • @Ahmedj48
    @Ahmedj48 2 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back teacher long time no see

  • @shaaficumar3742
    @shaaficumar3742 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah wall allaah kuxifdiyo melkasta oo jogto🥰🥰💯💯💥💫

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 2 ปีที่แล้ว +4

    Cadawga 1 aad waa naftaada waa run ilaah ayaa quraanka noogu sheegay

  • @maaidahupdirzhiid5330
    @maaidahupdirzhiid5330 2 ปีที่แล้ว

    Thank you waallo mcn runtii hadalkaagu waa isaameeyay alle aduun iyo aakhiraba haku guuleeyo

  • @fosiyaamiin5051
    @fosiyaamiin5051 2 ปีที่แล้ว +2

    God bless you ayub ahmeth

  • @xuseenaadan1902
    @xuseenaadan1902 2 ปีที่แล้ว +4

    Thanks Our Teacher

  • @rudwaanupdizayidmuuze7164
    @rudwaanupdizayidmuuze7164 2 ปีที่แล้ว +1

    Maclinka nolazhayda Ayub Ahmed ♥️💯❤️💯

  • @aymandaud8071
    @aymandaud8071 2 ปีที่แล้ว

    Shukran wllkey qaali aad ayaan kaaga faaidnay dhiirigiliye weeyn baad iitahay Shukran in kugu filanba ma garan karo qeer allaha ku siiyo

  • @abdirahimgurey9952
    @abdirahimgurey9952 2 ปีที่แล้ว +1

    Video gan waa mid ka mid ah fiidiyowyada ugu dhiirigelinta badan ee aan weligay daawado. Waad ku mahadsan tahay walaal waqtiga aad ku bixisay inaad na dhiiri galiso.

  • @csamadali1592
    @csamadali1592 2 ปีที่แล้ว +3

    Keeb going bro waan kuxiranahay barnaa mish yadaada waan kaaga mahad celinaa sida wacn aad inoo dhiiri galiso🙏🙏👍👍

  • @ruuncabdullahi1008
    @ruuncabdullahi1008 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah mahadsanid ustaad

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia5487 2 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back walal ayuub

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah xifdullah mahadsanid ❤️👍

  • @abdiztech9350
    @abdiztech9350 2 ปีที่แล้ว

    ♥♥♥ ustaad mahad sanid soo wad fiidyooga nolosha

  • @sakariyesayid9671
    @sakariyesayid9671 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend is back❤😘

  • @Mubarakchannel459
    @Mubarakchannel459 ปีที่แล้ว +1

    Wll ayuub wllhi wa iska ka jeclahy funny tahy😅❤❤🎉

  • @mahdigolle8398
    @mahdigolle8398 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshalaah sxb ale haku dhowro walhy wax badan baan kaa faadidey sxbo

  • @halimahassan8538
    @halimahassan8538 2 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا 🙏

  • @cabdirahmanmutawakilcabdir9270
    @cabdirahmanmutawakilcabdir9270 ปีที่แล้ว

    masha Allah ustaad ayuub Ahmed Mhasnd wll

  • @farhiyomohamed2628
    @farhiyomohamed2628 2 ปีที่แล้ว +1

    اللَّهُمَّ اكْفِنِيهِمْ بِمَا شِئْتَ

  • @aamina9785
    @aamina9785 2 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allh

  • @sahramaxamed1572
    @sahramaxamed1572 2 ปีที่แล้ว +2

    alle haku xiftiyo My brother

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiqdi waa video waxbadan igafahansiiyay many people

  • @ayanabdi-fg9ms
    @ayanabdi-fg9ms ปีที่แล้ว

    Alaha ka ajarsiiyo wll mcn qof wanagsan baa tahay u malaynmayo wlky adi in uu qof ku dhalilidoono

  • @qumanqaali3523
    @qumanqaali3523 2 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله تبارك الله الله يبارك فيك يا أخي الكريم ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @faaychannel4468
    @faaychannel4468 ปีที่แล้ว

    Ah wlhi abwe aniga iga hadlaysa dhibatadan anigay hihaysata jazakallah kheyr

  • @Shankaron992
    @Shankaron992 2 ปีที่แล้ว

    M.a thanks
    Our teacher

  • @adnamohamed613
    @adnamohamed613 2 ปีที่แล้ว +7

    Mar wlba wxa ka hadasha waxa maskaxdeyda ka dhax guuxaayo m.a ustaad horey wad wax sheeka io wanada🥀

  • @maryamaabdulqadir1046
    @maryamaabdulqadir1046 2 ปีที่แล้ว +3

    الغيبة: ذكرك أخاك بما يكره

  • @shuremcade8800
    @shuremcade8800 2 ปีที่แล้ว +4

    Haa said waliba

  • @sukaynaibrahim2758
    @sukaynaibrahim2758 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @Danabstudio19
    @Danabstudio19 2 ปีที่แล้ว +2

    Come back..✌️ ayuub ahmed

  • @nimaomohamed8294
    @nimaomohamed8294 2 ปีที่แล้ว +3

    waa xaqiiq wll arimahaasi way jiraaan lkn ani shaqadayda maaha inaan binu adam qanciyo ilahay baaa i karaameeyey

  • @yasminali1387
    @yasminali1387 2 ปีที่แล้ว +8

    We miss you Ayub welcome back ❤

    • @ramloraali1358
      @ramloraali1358 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @fm2005x
    @fm2005x 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah tabarakallah shukran brother barakallahu fiikum

  • @nuurahmed4180
    @nuurahmed4180 2 ปีที่แล้ว +2

    Xili aan ubah naay baad iiifaa iideysay 100%waad mahadsan tahay

  • @amiishabuubakar5577
    @amiishabuubakar5577 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle haku xafiso abowe❤💜

  • @mohainthebilin9991
    @mohainthebilin9991 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a ustadii ❤

  • @moha___98
    @moha___98 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a good teacher

  • @sahalsomali1331
    @sahalsomali1331 2 ปีที่แล้ว +4

    wll ayuup waxad kahadashaa wax sax ah dadku isku maan ma ahan mar walpa sidaanoo kale no dheeri gali si aan wax ugu padalno nolashayna

  • @zashachannel
    @zashachannel 5 หลายเดือนก่อน

    Qofkaan waa jabra ilaahey umadda ha ka qabto aamiin🤲😢

  • @Heshaam98
    @Heshaam98 2 ปีที่แล้ว +2

    We miss u legend waxbadan aan ka baranay😊

  • @252soomali
    @252soomali 2 ปีที่แล้ว +3

    Macalin ayuub mahadsnid👑

  • @mrmohangld352
    @mrmohangld352 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayoupow nio waxaa iheysta go,aan La,aaan maxaa xal ah

  • @kaligeedtalizoh3162
    @kaligeedtalizoh3162 2 ปีที่แล้ว +1

    RUUX GARAAD IYO GARASHA LEH BAA TAHAY
    ALLAHA KU SHARFO USTAADII 🥰❤️💯

  • @drcabdinaasirsoodaal1293
    @drcabdinaasirsoodaal1293 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha,allah waa dhiiri galintii iyo taladii igu fiicneyd ee aan ka maqlo qof soomali ah

  • @qadarmodel5573
    @qadarmodel5573 2 ปีที่แล้ว +4

    Guulayso wll axmed🥰

  • @abuuramla
    @abuuramla 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsnd Ustaadii wax aan aaminsanahay baad ka dashay.

  • @ciiltira10
    @ciiltira10 2 ปีที่แล้ว

    Never Give Up Ayoub Ahmed

  • @Qamareeyshow
    @Qamareeyshow 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah Tabaarakallaah
    Jzkq ayuub

  • @faysalcaydiid8110
    @faysalcaydiid8110 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah ustaad ayub axmed alle Haku xifdiyo sxb sare

  • @nasridinkamil6256
    @nasridinkamil6256 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma allh walal

  • @rayanacookingchannel4756
    @rayanacookingchannel4756 2 ปีที่แล้ว

    Welcome back bro baryahan wa lagu wayay3

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 2 ปีที่แล้ว +1

    Jzk khayran sxb ❤️🌹

  • @chakinhakko4380
    @chakinhakko4380 2 ปีที่แล้ว +2

    Macha allH teacher

  • @hafsamohamed2147
    @hafsamohamed2147 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you teacher 🥰

  • @abshircade3659
    @abshircade3659 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a noolow walaal waan
    Ku tagera arin baa jirto sxb

  • @nuurkeyccm
    @nuurkeyccm 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير الجزاء يا أخي

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah dhiiragaliye dhab ah Ayuup Ahmed Sharaf leedahay Allaha ku barakeyo abid Big respect my brother 🙏❤👏

  • @Suumaalacademy
    @Suumaalacademy 2 ปีที่แล้ว +1

    waad ku mahadsantahay ustaad qaliyo
    waxan tahay la taliyahayga khaaska ah

  • @yaxyexassan1999
    @yaxyexassan1999 2 ปีที่แล้ว

    Mashallh Alle haku xifdiyo teacher