Qalbi jab ka weyn sidaan qofna looma galo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • QALBI XUMO KA WEYN QALBI JAB WEEYEY WELIGAA SIDAAN QOF HA U GELIN.
    =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 357

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +29

    Dulmanayaashu waa dadka daacada ah💔💔💔Allah ubogadhayo qofkasta oo la dhawacey🤲🤲🤲mahadsanid ustaad

  • @hanaankhalif8128
    @hanaankhalif8128 2 ปีที่แล้ว +73

    Subxanallah dunida qof aad kuu jecel oo ku aminay waligaa ha qiyanin ilahey marna ma hilmamo adomadiisa nabsiga ka galan adomada kale wakuu dahiyaa malin uunbo guranaya miarahas waxay qadato walashay qalbiga allaha kuu adkeyo mid kawanagsan aya Allah kugu badalay wa hubal dacadi waligeed ma hungobo
    Waxa Manta uhaysato Ina qasartay waxa imandoonto mln aad ka shukriso coz Allah waxuu maqlay waxay dhagahada maqlin wuxuu arkay waxay indhahada arkin tasa kentay ninkas inuu noloshada kasaro

    • @mustafeaadem9881
      @mustafeaadem9881 2 ปีที่แล้ว

      Exactly

    • @maskaxbuqletv
      @maskaxbuqletv 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll waa khalad inaad 7 sano wakhti aad ku lumiso nin aan ku qabin ama gabadh aanad qabin

    • @maidohussain-it9nd
      @maidohussain-it9nd ปีที่แล้ว

      Wuu iqiyanay abyo Balse alxm Hada waan Faraxsanhy Nafsigu Malin Uun Midka imado

  • @basi4652
    @basi4652 2 ปีที่แล้ว +6

    Waan ka xumahay inanta waxey tiri mana dhiman mana nooli insha allaah mid ka qeerbadan oo ku jecel Allaaha ku saqiro

  • @ifraahosmaan4842
    @ifraahosmaan4842 2 ปีที่แล้ว +14

    Kalmada itaabatay mana dhiman mana nooli walahi wan naxay ,jacaylku xanuun badnaa ,lkn qof kabdacada uunbaa guulaysanaya marwalba believe me

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv 2 ปีที่แล้ว +12

    Wallahi ninka haduu
    Ku jecel yahay wanaak iyo xalal buu wax ku radsada xaajigeyga Allaha I dhafe bil iyo bar aa is naqana wuxu dhahay iska daba socod kan marabe ee aa is gursano hadana rer banahay marka gabarey nin waqti kuma socde adoo waqti kugu socdaa ee iska buri kan merisiga badan

  • @khadramohamed185
    @khadramohamed185 2 ปีที่แล้ว +26

    Subxanallah qofka bini adamka ah lama lugoyo 😭

  • @ladnaanahmed8109
    @ladnaanahmed8109 2 ปีที่แล้ว +34

    Marksta waxa Dulman Qofka Daacada 💔😊

    • @fadumoabdi133
      @fadumoabdi133 2 ปีที่แล้ว

      Haa waa sax

    • @cadaraden1434
      @cadaraden1434 2 ปีที่แล้ว

      Abyo nin waa qiyamo badan yahy midku raaba heli

  • @nastexoshariif8149
    @nastexoshariif8149 2 ปีที่แล้ว +7

    Subxanlh rabiyow wixi lugooyo wado qabo 🤲 wlhi aniga aya isbady Iska day gabadha 😪 sabarka alle ha badiyo wlshy badal kheer qabo alle ha u sahlo I.a

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 2 ปีที่แล้ว +18

    Maskiin mana dhiman mana nooli ax aadbey itabatay abaayo qalbiga allaah ku qaboojiyo mid wanagsan allaah ku sahlo

  • @anabise5112
    @anabise5112 2 ปีที่แล้ว +10

    Allah ha kuu kalmeeyo walaashay. Allah Bari asaga ayaa baxshee deeq oo dhan. Tan kale Allah wuxuu dhahay "wacasaa antu xibbuu shay'an wahuwa sharrun lakum. Wacasaa antakrahuu shay'an wahuwa khayrun lakum. Wallahu aclamu wa antum laa taclamuun"
    Nin khayaano badan haduu Allah khayaanadiisa ku tusay dheh alhamdoullillah🙏🙏

  • @qaaliahmed4892
    @qaaliahmed4892 2 ปีที่แล้ว +6

    walaahi maantaan go aan saday inaan taladaada qaato 💯💯💯💯💯

  • @fatxisaid6437
    @fatxisaid6437 2 ปีที่แล้ว +28

    Manadhimab mana nooli eraygaas waa itaabtay xaqiiqdii lkn Hal talo xiriirka 2 sano kabadan waqti hasiinin qofka kula socdo 💔

    • @amiinabu547
      @amiinabu547 2 ปีที่แล้ว

      Yac ninkas maxawad cawid aqonaa uleyahay su ashan isweydinayaa waxey tahay intaas sey iskula socden wayo qof dacad ah ma ahan midakalle ma dabo fcno wana raga shukasiga qalad kafahansan waxuu kula dhaqmaa sida naag uu qabo aqas

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 2 ปีที่แล้ว +10

    Ma dhiman mana nooli ax hit me so hard😭

  • @amounnour715
    @amounnour715 2 ปีที่แล้ว +5

    Dadka daciifka ah uun baa qalbiyada dadka ku ciyaara 💔

  • @xamdiina3565
    @xamdiina3565 2 ปีที่แล้ว +6

    omg 7 sano waa waqti dheer 😢 illhay qalbigaaga haku dajiyo abaayo
    2 diina maanta asgaa nasiib laheen oo qof sidaan u jecel oo daacad ah ilaalsan waayay

  • @ubaxjibril347
    @ubaxjibril347 2 ปีที่แล้ว +8

    Raxma raxma 😭😭😭 maskiin qalbiga ayaa xanuunaye

  • @nourahussein2534
    @nourahussein2534 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxa alle ka baryaa inta qalbiga laga jabiyay wxa wangsan alle inu siyo yarabi 🤲 thnks bro

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaana laah. Ilaahay qalbiga ha u dajiyo.wa qalad in gabadha.qalbigeeda la dhawaco.

  • @drnehabashir8579
    @drnehabashir8579 2 ปีที่แล้ว +2

    Wilkan wajigisa manta bartey m.a wa wil dhiri galin badana mar wlbana an la socdo ale haku sharfo wll

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 2 ปีที่แล้ว +65

    Wiligaa qof heys wada siin xataa hadaad isqabtaan waa bila,aadam kamasoo waaqsaneysid dhibka kaasoo gaadha xataa waxaa dhici karta indhibkaasi kula noolaado oo aadan xidhidh dambe ama guur dambe aadan gelin, anigey iheysataa hada bil ama laba bilood ka badan gabadh dambe xidhiidh lama wadi karo wixii intaa kadambeyey anoo kasoo boodey baan is arkayaa mana wadi karo xidhiidh dambe, markaa jaceylkiina kaantaroola 1% ayaa guuleysta jaceylka lashegaba 99% kale dhib iyo silicbuu ku danbeeyaa waa iga talo wiixii uu hada hayow amaba xidhiidh raba inuu sameeyo waa iga daacad

    • @fatxisaid6437
      @fatxisaid6437 2 ปีที่แล้ว +3

      Sax waye wlh 💔 jacyl guulestay waa dhif

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan 2 ปีที่แล้ว +3

      Am sorry aboowe, dhaqtarka cilmi nafsiga lawadaag arintada ama psychologist afka qalaad lagudhoho,Dad badan Kufiicnaday jira, ILAHAY qalbiga hakuqaboojiyo,badal kaqayr badan hakusiiyo.

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 2 ปีที่แล้ว

      @@yasmiindhowrsan amiin wllo, Jasaka allah

    • @aasiyacasayr4212
      @aasiyacasayr4212 2 ปีที่แล้ว +1

      Really important thank you so much my prother

    • @faisoali2438
      @faisoali2438 2 ปีที่แล้ว +7

      @@mustafemaxamed6085 sax waye abowe aniga kula mida waxan badsaday oon KU cafimaday saliga nabiga scw iyo tisbixda qalbiga igu dagay alxm iska sabar badal qeer qaba alle ha KU siyo qalbigagana alle ha kaga rebo insha allah sory wall 💔😥

  • @queenlove7027
    @queenlove7027 2 ปีที่แล้ว +1

    Videogii ugu xanuunka badnaa ee ridwaan ka daawaday ilahay qalbiga haw qaboojiyo badal khyr qabna ha siiyo gabdhaa miskiinta ah waan ka naxay wlhi anaa is mooday 😭😭😭

  • @jihanjamal3564
    @jihanjamal3564 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow that hurts wlhi qalbi jab uma yaro gabadhas maskinta illahay qalbiga ha uu dajiyo 💔💔 💔

  • @hiboaddey8800
    @hiboaddey8800 2 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi gabadhaan wnka naxay intaa dawanayey barnaanijkan 😰wey istaagsanaa weyday wllhi 💔😢

  • @farxiyohasan4200
    @farxiyohasan4200 2 ปีที่แล้ว

    Alle qalbiga ha kuu qaboojiyo

  • @Selfcare24hours
    @Selfcare24hours 2 ปีที่แล้ว +7

    Aduun ka waxa ugu qalisan time ka waqtigaga wliga bilsha iyo malayacni haysaga bixin Allah uu kuwaydaynaya time waxd kubixisay

  • @jannojoogdheer2201
    @jannojoogdheer2201 2 ปีที่แล้ว +3

    Mana nooli Mana dhiman😩😰orraah Qalbi ka hadala😥

    • @alihussein1432
      @alihussein1432 2 ปีที่แล้ว +1

      Subxanalhaa waa ka naxay wlhi

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว

    Wllaahi waan ka xumahay gabadhan waxa ku dhacay mid ka kheyr badan allaha ugu badalo waqti badan ayuu ka lumiyay

  • @fadumoartan6222
    @fadumoartan6222 2 ปีที่แล้ว +2

    Allha qalbigeda ha uqabojiyo 😢😢😢😢

  • @DeeqsiFunny
    @DeeqsiFunny 2 ปีที่แล้ว +15

    Qalbiyo badan ayaa dulman💔💔💔

  • @mustafibrahim4234
    @mustafibrahim4234 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll wallaahi waxa thy ruxaan erayadiisa aan shidaal ka dhito wallahi

  • @clwahaabnadaara6405
    @clwahaabnadaara6405 2 ปีที่แล้ว +14

    Mana dhiman mna nooli
    My sister Be stronge 👊

  • @ayuushicaddey2769
    @ayuushicaddey2769 2 ปีที่แล้ว +8

    Taloyinkaga aad aya uqaata thank you 😍❤

  • @kowsarkowsar6537
    @kowsarkowsar6537 ปีที่แล้ว

    Wlhi qasaro waqti iga lumayo ayey gabadhan I xasusisay 😭😭😭kaligey aya isku hestay waqti inu igala lumay

  • @shankar_daahir9969
    @shankar_daahir9969 2 ปีที่แล้ว +3

    Aᴅɪɢᴀ ǫᴏʀᴀᴀʟᴋᴇʏɢᴀ ᴀǫʀɪɴᴀʏᴀ ᴡᴀɴᴋᴜ sᴀʟᴀᴀᴍᴀʏ 🤝

  • @mamahinda8541
    @mamahinda8541 2 ปีที่แล้ว +30

    That's really sad. Unfortunately this is why there is so much mistrust now a days.

    • @حبيبهحبيبه-ص8ص
      @حبيبهحبيبه-ص8ص ปีที่แล้ว

      Wttaa luguuyadii oo qof ah wlaa sheen iydaa isbh di shy aaminaada iyo jceylka xd dhaaka dhibaatoyin bdn si murigo iyo fikr aad adi kensty qof

  • @samiiracadaani7937
    @samiiracadaani7937 2 ปีที่แล้ว +3

    Habalha ayaa ubadan inta la qalbi jabiyo barnaamikan hablha nugayl baa waalay allah haw sahlo intii qalbi jabaty lkn ogasoonaada qof qiyaanoolaha wad dareemikartaa

  • @hilaalarshe1286
    @hilaalarshe1286 2 ปีที่แล้ว +10

    Sorry abayo macanto Never give up 🥺💔

  • @zacadaxmed4939
    @zacadaxmed4939 2 ปีที่แล้ว +9

    Teacher in the building 👷‍♂️

  • @werisisman335
    @werisisman335 2 ปีที่แล้ว

    Allah maskin, wey dhacdaa walalo, mid ka qeyr badan allaha ku badalo, horay u soco

  • @raqiyaahmed9190
    @raqiyaahmed9190 2 ปีที่แล้ว +15

    Waa sugayay reactionka videogan at least 5 jeer wan ka fiiriyay channelka🤔

  • @alaamiinshop3731
    @alaamiinshop3731 2 ปีที่แล้ว

    Waan ka xumahay fadlan anuga sido kale qalbi jab ween ayaan daremayaa ee fadlan ii soo duceya

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857 2 ปีที่แล้ว

    Xiisaha sheekadu way dhammaataa aakhirkana waxay kaa gaadhaysaa in aad kala caajistaan.

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa waye sax waa waqti dhumis waye

  • @Hamdaindho-d5m
    @Hamdaindho-d5m 7 หลายเดือนก่อน

    😢adunka waaa iska imtixaan😢😢

  • @NacimaM-yi4qx
    @NacimaM-yi4qx ปีที่แล้ว

    Yabadana tan7 Sano oo xirir ah kulaha
    Waxas macqul maha walhi

  • @foos81
    @foos81 2 ปีที่แล้ว

    Asc suheyb iyo asxaabta walahi 7sano waxa waqti la iskaga lumiyay baaba loo baahneyn💔👍

  • @mohammedsharif9411
    @mohammedsharif9411 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan ilahay maskax ayuu siiyay mshlh

  • @jamhuurijoogaye8354
    @jamhuurijoogaye8354 2 ปีที่แล้ว +2

    gabadhaasu way guulaysan doontaa insha allh

  • @sareedocismaan7591
    @sareedocismaan7591 2 ปีที่แล้ว

    Calaamo alleh haku rudoo nin kii gabar mizkiin ah qiyaamo😪😪😪😤😤😤

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 2 ปีที่แล้ว

    Walhi waa qalbi jab weyn waa yee

  • @mamaqarankacaan8229
    @mamaqarankacaan8229 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhan waan kanaxay ilaahow qalbiga U qabooji

  • @saraabdi3979
    @saraabdi3979 2 ปีที่แล้ว +2

    Walha waa qalbi jab nin ina ku lasonto😭balayo nin haa aminto 😥xanunka qofki so maray lee dareemi kara walha😥😭🤭

    • @عبدالرحمنابنمسعد
      @عبدالرحمنابنمسعد ปีที่แล้ว

      Abaayo haa quusan raga isku mid ma ahan qof daacad ah waad hilaysaa 1 adi noqo qof amin ah 🥰 raadso abaayo in SHA ALLAH WAAD HILAY SAA 🤲🤲

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 2 ปีที่แล้ว

    mashallah macalin ilahay haka abalmariyo

  • @hamsekarie76
    @hamsekarie76 2 ปีที่แล้ว

    Hadaan ogaan lahaa meshay tagaan mucashiqiinta qalbigodu jabay jacaylba man so hadal qadeen

  • @ayaanibrahim9306
    @ayaanibrahim9306 2 ปีที่แล้ว +8

    My teacher ❤

  • @nastexocabdinasir8271
    @nastexocabdinasir8271 2 ปีที่แล้ว

    Suhayn su'aal aan jeclaaday oo aan waayey qof ii jawaabo ayaan rabaa in aan ku waydiiyo

  • @khadraqaaliqun4862
    @khadraqaaliqun4862 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa xanun keda majirto dacad sidan aminsana hay ani Allah saqiro

  • @abdirizaakhabdullah1515
    @abdirizaakhabdullah1515 2 ปีที่แล้ว +48

    tolow maxa kaqaldan dadka qaar wlhi nolshii ayaba iska noqotay riwaayad waxna mashukan sado diyaarna uma ihi busteejada alxubo bacda zawaaj Ayan taganhy insha'Allah intaas wixii ka danbeeyo gabar gurigooda jogto waqtiga isaga lumin maayo iyadana waqti Ka lumin maayo xuska Allah Ayan badina meshan been iyo waxan raad leheyn isku qufi leheyn

    • @Happygirl53778
      @Happygirl53778 2 ปีที่แล้ว +1

      Insha alaah maalin ayaad ubaahan toontaa qof nafta kula wadaago ileen malaaaig matihid

    • @abdirizaakhabdullah1515
      @abdirizaakhabdullah1515 2 ปีที่แล้ว +3

      @@Happygirl53778 Sax waxan didaa waxan an dhamaad Ka leheyn waxan Ka jecelhy in ay ila jogto baby i love you o ficil lasocdo 😊

    • @halimamuhyadin7372
      @halimamuhyadin7372 2 ปีที่แล้ว +2

      Insha allah waad heleysaa mid qayr qabta.

    • @maskaxbuqletv
      @maskaxbuqletv 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Happygirl53778 nin aan ku qabin sababtee wakhti intaa leeg sidee ugu lumin iskadaa 7 sane 2 sano ayaa khalad kugu ah

  • @hodancumar2857
    @hodancumar2857 2 ปีที่แล้ว +1

    Qalbiyadeena allaha wanaajiyo

  • @nourajama686
    @nourajama686 2 ปีที่แล้ว

    Talo wanagsan wallhy Ayuub thanks

  • @faizaabdirzaakahmed3285
    @faizaabdirzaakahmed3285 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi dadku ma sina imisaa kala fog oo daacad isku ah oo rajo io in maalin uun lays helayo rajeyneysa imisaa kuiyaamo io waqti lumis wada 😥💔😥

  • @zahraabdikarim
    @zahraabdikarim ปีที่แล้ว

    Ax kolay maa dhiman màa na nooli bay tidhii ninkaas guurkiisa maa dagi doono waayo illahay dulmiga uu necebyahay waliba marka adoonkiisa ladulmiyo qalbiga allaha uu qaboojiyo gabadhas

  • @minshiinohomefashion6078
    @minshiinohomefashion6078 2 ปีที่แล้ว +1

    Midkas mid ka kheyr badan Allaha ugu badalo oo dacad u jeclada nolashana la qeybsada Allahuma amiin

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhaliyarooy Dan tii kaliya raacda no xidhiidh qalbiga ilaaliya oo Kali ha ahaado intuu helayo qof u qalma .

  • @saharamaalim3856
    @saharamaalim3856 2 ปีที่แล้ว +3

    Wanted to talk but let me be just quit 😥ya rabb qalbigeyna daneysta yasha ka ilali😁🥰

  • @xafsaosman4875
    @xafsaosman4875 ปีที่แล้ว

    Subxanallh qof bini adam mxa lo qiyma hdba dan ka laheen

  • @edillinaagahkhan3445
    @edillinaagahkhan3445 2 ปีที่แล้ว

    Qofna sida Loma galo😭gabdho idinkana waqtigana haku lumina

  • @clwahaabnadaara6405
    @clwahaabnadaara6405 2 ปีที่แล้ว +4

    القلوب كثيرة لقد ظلمت 🤦💓

  • @rahmamohamed6568
    @rahmamohamed6568 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay qalbiga hau qaboojiyo alla lakala ficanaa

    • @abdalaziizmohammed
      @abdalaziizmohammed 2 ปีที่แล้ว

      Mxd usoo dhax gashay dad 7sano socday raxmooy kkkk

  • @nimokalif6149
    @nimokalif6149 2 ปีที่แล้ว

    Dacad unbaa marwalba dhiban.ilah midka wanagsan hakuugu badalo

  • @umiishofficial5778
    @umiishofficial5778 2 ปีที่แล้ว

    Miskinta ilahay qalbiga ha u qabojiyo 😔🤲🤲🤲

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 2 ปีที่แล้ว +12

    Wallahi this is very sad and emotional! I hope she heals from this.😢

  • @ubaxjibril347
    @ubaxjibril347 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa ka naxye😭🥺 maskiin

  • @zahramohadhemanta2525
    @zahramohadhemanta2525 2 ปีที่แล้ว

    Markastoo xidhiidhka dheeraado khilaafka waaa bataaa

  • @fahmomaxammed2256
    @fahmomaxammed2256 2 ปีที่แล้ว +4

    Ana uhoreya manta

  • @xubixasan1439
    @xubixasan1439 2 ปีที่แล้ว

    💔💔💔💔💔💔 wan oghy mar walbo dacad hal qof ayaa ah kaas ayaa niyad ka jaboo mar walbo

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 2 ปีที่แล้ว

    Alla miskiin waan dawaday gabdhan qalbiga allaha u qabojiyo wllshen

  • @indhodeeqdaadcaafi4356
    @indhodeeqdaadcaafi4356 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah walal waano dhaxal gal ah awaad siisay

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 2 ปีที่แล้ว +10

    Qof walbo caqli leh wuu garanaya qofki ku dacada iyo kan kudacada aheen ee indhaha heyska ridina noloshiina meeshi ku haboon garta oo cadi iska dhiga side lagu qiyama maad walantihiin yaab🙆‍♂️

    • @hilaalarshe1286
      @hilaalarshe1286 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa bila adan wax kasta ka filo hunoh 🙄

    • @hothanadan922
      @hothanadan922 2 ปีที่แล้ว +1

      Abayoy aniga ninkeyga ayaa iqayamay anigo inan soo dalo oga tagaya ayuu gadashey nag kashukansaday so qiyanada nimanka waba cadadoodaa

    • @um.sumeya1377
      @um.sumeya1377 2 ปีที่แล้ว

      @@hothanadan922 uqti allah haku xafido cadawgana haka qabto lkn kutala gal marwalba qofkan bini adamka inad waxwalba kala kulmi kartit marwalbana allah ku xidhnaw marwalba samayso dhaqle ku gara wayo marwalbu arko ninka caqliga yari inad gacantisa ku jirtit saga waxka sugeysid wuxu doonu kugu sameen iyo inad marwalba naftada quruxsatit tasbiixda badso saga kugu mashquulin hadalkana ka yare wayo buuq waxba mataro qof nimadada tus kadib ma awoodayo inu qu qiyaamo

  • @ayaanibrahim9306
    @ayaanibrahim9306 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah my brother 🙏❤💙♥

  • @rajababdirisak8352
    @rajababdirisak8352 2 ปีที่แล้ว +5

    Runti dunidu way dulmantahay.
    Anaga aya dulminay....
    Allow umuuraha fududey.....

  • @hibadmohamed3981
    @hibadmohamed3981 2 ปีที่แล้ว

    wllky in aad ka so hadsho waan sugye wlhi wuxu ahaa qofkii igu horeey ee aan aad ugu danqaday

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 2 ปีที่แล้ว

    Oh walhi naxdin kaxun maleh laakin nabsigaa wuu kaso baxayaa dhowaa dheera ikn ninku calool adka gabadha inay naxdinteeda uuku dhinto kama baqayo miyaa wiilkas waa dad qalato subxanallah

  • @suhuuraxmed4761
    @suhuuraxmed4761 2 ปีที่แล้ว

    7sano kulahaa waqtiga intaas le eg haddaysan qof daacada iyo qof kale ku kalabaran waligaa baranmayso

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 2 ปีที่แล้ว

    Waa ba waali cas
    Haddii aad wax wada baranaysaan xataa waa khalad in aad disho wakhtiga intaa leeg waliba gabdhah waxaan odhan lahaa aad iyo aad u ilaashada wakh tiga sibobtoo ah markaad 7san aad lumiso waxa ku soo hadhayaaba waa wax yar wax badan ayaanu u soo joognay arimahan oo kale markaa gab dhoo aad iyo aad i ilaashad wakh tiga

  • @nadiiraomer4931
    @nadiiraomer4931 2 ปีที่แล้ว +5

    Walhi wan sugayay goorta videogasii kuso gaadhayo re action kaagana wa filayay

  • @intisaaraxmed5293
    @intisaaraxmed5293 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi wa xanuun

  • @sabaaxahmed370
    @sabaaxahmed370 2 ปีที่แล้ว

    Walaahy wanka naxày gabadha niyad jabka Ku dhacay 😭😭

  • @abuhamidalimualim3124
    @abuhamidalimualim3124 2 ปีที่แล้ว

    Subhanalh wlhi qofkasi ma libanayo
    😭😭😭😭

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah ปีที่แล้ว

    Qlbi jabka aduunka ugu wayn😒

  • @zahracdey3809
    @zahracdey3809 2 ปีที่แล้ว

    Yaahoo yan aminaa aaa

  • @fartunabdisalam1006
    @fartunabdisalam1006 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi inantan waan ka nxy Rageena dhan saasay u qimaayo bataen badidood Gbdhaheena ajnabiga mxd u guurstaeen bay lagu leeyhy waa wxaanoo kle

  • @gamalfarah7131
    @gamalfarah7131 2 ปีที่แล้ว

    Waa yaab dadka somalida waa masakiin

  • @abwan-aqlisame2811
    @abwan-aqlisame2811 2 ปีที่แล้ว

    Ridwaan Qofbaa qoraal Iisoodiray Kulahaa Dadka isagaa Godka Kusii Ridaya

  • @halima2476
    @halima2476 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanaallah laaxowla walaa quwata illaabillaah 😭😭😭😭 I feel sorry for her 😭😭😭😱😱😱

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 2 ปีที่แล้ว +1

    Weey qaldantaha gabadha cunugeeda lixso buujiri lahaay

    • @caaishac1989
      @caaishac1989 2 ปีที่แล้ว +1

      Qalin baa ugu dhacee qadarta garo adna Wallaal lix jir haduu u qadarnan lahaa way heli lahayde tan kale say wax u jiraan anagu ma sheegi karnoo ma garanayno 7 sano wixii gaarsiiyay xiriirkooda marka aan u duceyno wallaasha inuu Alllaah dhaawaca kasoo gaaray qalbiga inuu u dhayo Allaahumma amiin

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay

  • @libanmed7284
    @libanmed7284 2 ปีที่แล้ว

    Wan kaa xumahay walhi

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 ปีที่แล้ว

    Sub xanalaah ishaas xaguu kagalayaa

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 2 ปีที่แล้ว

    waan ku salamey walkeey maasha alah horey u soco