Maxaad inta Badan U Murugaysantahay ? Maxaad Xaaladaan U dareemaysaa!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 352

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 ปีที่แล้ว +85

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Ustaad Omar InshaaR🔥

  • @muunaqani313
    @muunaqani313 ปีที่แล้ว +70

    Cumaroow ustaad anigu waan kaayaabay malaha quluubteena ayaad ku dhex jirtaa ,Mahadsanid Mahadsanid sidaad mawduucyada aan marna laga caajiseen noogu soo gudbiso.

    • @MR.DEBATE
      @MR.DEBATE ปีที่แล้ว +6

      Qulubtena kuma dhex jiro kiliya hal mid inaad ogatao ayaa muhiim oo ah inaad is weydiso maxa daremeysa ?
      Dhan nafeed , dhan cafimad , dhan jir ahaaned , iyo inkale oo badan .
      Wax jirta adoo inaad waxas aad Is mogeysineysid tas ayaa ah dhibatoyinkena waxa u xalin la'a nahay.

  • @khaliilaxmed1954
    @khaliilaxmed1954 ปีที่แล้ว +54

    Ogaansho wuxuu kamid yahay dadka dhifka ah ee waqtigan qadhaadh ee lagu jiro ugu fiican alaha ku sharfo wll 2018 ayaan kubartay hampalyo 700k🎉

  • @YaYa-faisal
    @YaYa-faisal ปีที่แล้ว +58

    Kuma aqaano cida aad tahay lkn waxaan kuu rajaynayaa in uu ilaahay kusiiyo waxaad ku faraxdo adduun iyo aakhiroba🥰

  • @ifrahabdi5025
    @ifrahabdi5025 ปีที่แล้ว +8

    Walaalahayga muslimiinta ah iiso duceeya muraad baan leeyahay inuu alle igu garab galo fataxaada iiso mara walaalayaal🙏🏻❤️

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 ปีที่แล้ว +4

    Alxmd
    Rabbi xiriir fcn baa naga dhaxeeya
    Quraanka iyo salaadda jamacada waa daaimaa alxmd

  • @zamzammohamed2896
    @zamzammohamed2896 ปีที่แล้ว +10

    Haa wlhi waxn jira 24 in an is dhiibo ayan ku dhawada mararka qaar💔,
    Ya rabbi arsuqnii farxatan daa'Iman wa abadan

  • @qoslaye5006
    @qoslaye5006 ปีที่แล้ว +17

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @muscab8581
    @muscab8581 ปีที่แล้ว +22

    hadal afka kasobaxo hadal waxaa ugu fican salliga nabiga scw scw 💖❤️🕋🖤💞❣️☝️🤲

    • @pretty5027
      @pretty5027 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw

  • @abdirisaqkuule8756
    @abdirisaqkuule8756 ปีที่แล้ว +75

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد

  • @cumeer2
    @cumeer2 ปีที่แล้ว +15

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

  • @Maahir397
    @Maahir397 ปีที่แล้ว +17

    Ilaahy ayaa qurankisa inoogushegy inay tahy aduunyadu
    Wareegto ilahy haynaga dhigo kuwii janada kugalla fadliga eebe SWT 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdiaziiz10
    @abdiaziiz10 ปีที่แล้ว +11

    Omar inshar mahadsanid ustaad.🙏🙏
    Wax badan baad noloshayda ka badashy wllhi😢😫

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +10

    The best person ever The most konwledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw ❤️❤️

  • @maxamedcader4615
    @maxamedcader4615 ปีที่แล้ว +6

    Moducaan xili aan ka walacsanahay sameynta nolosheyda ayuu iso garay balse Alx thanks wll cumar 😍

  • @cabdallecade9654
    @cabdallecade9654 ปีที่แล้ว +34

    700k Subscribers CONGRATULATIONS 🎊 PRO KEEP GOING 🥰

  • @honorboy2424
    @honorboy2424 ปีที่แล้ว +2

    Haa waxbadan uu igu soo kordiyay mawduucan aad caawa so qadatayna runti aad bad uuga faidaystay illahay khayr haku siiyo wllo cumar inshar ❤️❤️

  • @cilmijaras85
    @cilmijaras85 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakallaah walal cumar inshaar
    Wlhi isbuuci hore muduuca soo dhigeesay ayaa wx bdn ka faiday kanne alxm waa waajib inaa ku dhaqano waana daada qeyr allah kusiiyo

  • @maalikibnumaalikmaalik6329
    @maalikibnumaalikmaalik6329 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid WLL waxaan ahy wiil jira 18 mirug ayaa iladaris aha caaw oo idanbaysay qalin wakhtiga an qoray commenting mirug ayaa ihaysa laakiin waxbadaan ayaad ii fitiimos thanks wll🌟✌️💖🙏

    • @nuuraanicali1181
      @nuuraanicali1181 ปีที่แล้ว +4

      asc subax wngsn wllo allah ku xifdiyee murugta waxaa lagu daweeyaa 3 shay oo kala ah aqrinta qu'anka, istigfaarta, iyo saliga nabiga scw waxan hubaa hadii 3daa samayso inshalaah wayka tagaysaa murugtu

    • @nimo_hodanmohamed4308
      @nimo_hodanmohamed4308 ปีที่แล้ว +3

      Wll salaada ku dadaal illaha haku karaameeyo
      اللهم اني اعوذ بك من الهم والحزن والعجز والكسل والبخل والجبن وطلع الدين وغلبة الرجال .
      Ducadaasna akhriso ia kitabka xusnul muslimka ayay ku jirtaa

  • @ladybug8670
    @ladybug8670 ปีที่แล้ว +2

    Hadaan ina badalin muuqaalkani wax ina badalaya ma jiraan❤ aad ayaad ugu mahadsantahay walal

  • @carbodhequmbe6850
    @carbodhequmbe6850 ปีที่แล้ว +2

    👍 mahadsanid cumar inshaar waa mawduuc cajiip ah una baahan wacyi galin latalin badan waxaa jira kumanaan qof oo la nool murugo,niyad jab iyo quus

  • @pdf5_
    @pdf5_ ปีที่แล้ว +21

    Yaa Omar 1M Subscribe Coming soon 😍

  • @qadrabintuabass8910
    @qadrabintuabass8910 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi alhamdulillah for every day 🥺🤲😊

  • @aweyscabdullahicabdi6101
    @aweyscabdullahicabdi6101 ปีที่แล้ว +10

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @Daxiix_filims
    @Daxiix_filims ปีที่แล้ว

    hamplyo ustaad cumer fo 701k intaas iyo in kabadan u qalantaa

  • @karaama9
    @karaama9 ปีที่แล้ว

    Alle dambigeena iyo kii waalidkeen ha dhaafo
    Wll omar aad bad umahad-santahy 🤝

  • @baraarujin
    @baraarujin ปีที่แล้ว +17

    اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة، والتّوفيق لما تحبّ وترضى، واجعل آخر كلامنا (لا إله إلّا الله محمّد رسول الله)

    • @pretty5027
      @pretty5027 ปีที่แล้ว

      آمين يارب العالمين

  • @najmaabdullahi7845
    @najmaabdullahi7845 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cumar ciwaan aad muhiim nogu ah baad noo faaideese

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 ปีที่แล้ว +5

    Ustaad wad mahadsanthay inaad aniga iga hadlayso moodaaba Daqiiqado yar ka hor intaanan Muqaalkaga arkin waxan daawanayay Hees aan 6sano ka hor dhegaysan jiray Si aan Usoo xasuusto waqtigaas quruxda badnaa Oona ka jeclaa waqtigan aan hdeer ku suganahay 💯

  • @hodanmustafe3620
    @hodanmustafe3620 ปีที่แล้ว +4

    700k congratulations 🎊 keep going

  • @shaficiismail2880
    @shaficiismail2880 ปีที่แล้ว +1

    Jasaaka llaah ustaad omer inshar noosoo badi muuqaalada dhalinyarada la hadlaya dhan walba asc 🖐

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 ปีที่แล้ว +1

    SHUKRAN Omar inshaar OGAANSHO channel ♥️❤⚘🇸🇴💯☑☑

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 ปีที่แล้ว +2

    Run ahaantii wacyi gelin nagu filan waadna siisay wllky ka dhalinyaro ahaan.
    Ninkii maskax io aqli wax garto leh wuukaa faaidsysan doona waa haduu qofkaas isbadal noloshiisa larapo.
    Adiga miisanka xasanaadka illahy hakuu saaro.Nassexadaada waa mid wnagsN every time.shukran👍🏿

  • @suhaybhassan5562
    @suhaybhassan5562 ปีที่แล้ว

    M.allaa zhp cumar runtii waxaan daawada markasta oo aan caajiso muuqaladada si ay ii dhiirigaliyaan

  • @aishasheikh9139
    @aishasheikh9139 ปีที่แล้ว +1

    JAZAAKA ALLAH walal walaahi aad baad noo caawisay
    Illahay haku sharfo sida aad qeyrka NOLA jeceshahay illahay haku jeclaado

  • @mustafemohamoud3392
    @mustafemohamoud3392 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad cumar

  • @flyshakor
    @flyshakor ปีที่แล้ว

    كلامك صح والله كلن الحمد الله shukran ya rabi

  • @mohaibrahim5875
    @mohaibrahim5875 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah best TH-camr Somali motivation ❤

  • @Hazz457
    @Hazz457 ปีที่แล้ว +1

    Janada alaha ku geeyo walalkeyow
    Waa xaalada aan ku suganhy
    In aad aniga iga hadleyso ayaad mooda
    Yaa rabi faraj noofur

  • @ahmedrashid9129
    @ahmedrashid9129 ปีที่แล้ว +9

    Xaqiiqatan 5 sano ka hor iyo maanta, 5sano ka hor ayaan liitay se maalinkaa maan dareemayn nolosha aan ku noolaa. Imaka se markaan xasuusto noloshaan ku jiray 5sano ka hor wallaahi waxaan u maleeyaa in aan waalnaa!

  • @musahassan4319
    @musahassan4319 ปีที่แล้ว +1

    Wallaahi 5 sano kahor waxaan ahaa Nin aad uyar xilligaas ayayna nolosheyda ku jirtay mowjado murugo ah oo madow badan balse maanta Alxamdulillaah noloshii adkeyd Alla weyne ayaa iga qaaday dhibtii.
    Mahad oo dhan Allah ayay u sugnaatay.

  • @apdiazizmediapro1748
    @apdiazizmediapro1748 ปีที่แล้ว

    Alaa haku sharfo omer inshaar ' hambalyo 700 oo kun qof runtii waa dad u tiro badan masuuliyada ale hakugu asturo .

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo ปีที่แล้ว +1

    Ogaansho waa kannalka kaliyee somali ugu qiimaha badan umar ishaa waxa uu uqalmaa 1m hadan anigu qacants ku hayo waan kusiinlaaha 1m waayo wad uqalintaa macalin

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 ปีที่แล้ว +1

    Jasaakalaaah Cumar Maxamed Inshaar .Hambalyo 701k ⭐

  • @abdixamiid9720
    @abdixamiid9720 ปีที่แล้ว +2

    شكر أستاذ 👍

  • @abdikariimfaysal5004
    @abdikariimfaysal5004 ปีที่แล้ว +1

    2017 waxay ahayd mid aad u qurux wuuna i haysta waana xanuun naftayda Ku dhacday buuq fara badan ayan dareemaya Bilaa Go aan Tusaale dhawor wado aya ii banan ma aqaan taan Raaco ustaad alle garabkaga Ha galo aamin bay leeyihin !

  • @naasirgaming4694
    @naasirgaming4694 ปีที่แล้ว +2

    Aanu kuwada salino saliga nabiga scw scw scw scw 🥰

  • @captain__eagle
    @captain__eagle ปีที่แล้ว +1

    11:25 shiikhow mahadsanid waa dhib khaati aan ka taagnaa🥰

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllhi xalkeyga waad heshay allha ku sharfo ustaad

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك أخي

  • @somalia2730
    @somalia2730 ปีที่แล้ว +1

    Kheyr Allaha haku siiyo arrintaas waa dhab walwalka ugu weyn ee Aniga ii heystaa mustaqbal wadankeen 30 sano dagaal sokeeyay ku jira wali. Aan xaal la ahayn Raggii shalay dadka dilaya maanta xil lugu abaalmarinayo qof kasta oo soomaali ah xanuunsa waa dareemaya walib wadanka mareykanka ku noolahaya ka maseero ummadda adduunka horumar gaaraya anagan caqli aan ahayn x-as aan ahayn Iyo qabyaaladda

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 ปีที่แล้ว

    جزاك لله خيرا يا أستاذ عمر

  • @alicirro7110
    @alicirro7110 ปีที่แล้ว

    Hadal Dhamees Tiran omar inshar jazakumullah kheyr

  • @eng-abdiazizfarah6162
    @eng-abdiazizfarah6162 ปีที่แล้ว

    Wax badan Baan Ka Fa'iday Mahadsanid Ustad

  • @Aadamhaykal
    @Aadamhaykal ปีที่แล้ว +1

    waan ku salamay omar insash.

  • @khalidshamal7508
    @khalidshamal7508 ปีที่แล้ว

    TH-cam kaliya wax laga faa'iidayo waa OGAANSHO keepgoing

  • @pasherahmed8677
    @pasherahmed8677 ปีที่แล้ว

    Shidaalka nafteyda xaga wanaaga u dhaqaajiya
    Cumar inshar
    Waad mahdsan thy wllo , alle ha ku sharfo aakhiro iyo adduunkaba

  • @rkroukho3835
    @rkroukho3835 ปีที่แล้ว

    waa cashar in la qaato mudan, aad ban uga hellaa xogtada wacyiga ku dhisan thanks

  • @Hogaanka252
    @Hogaanka252 ปีที่แล้ว

    Manshllh mawducan wuxu kamid yahay mawaduucyada ay yartahay in lahleo allaha kaa ajar siiyo zxb omar🥰

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll Omar inshaar alle haku barakeyo aqoontada ajir alle haku siyo wll waxn baa umaleya inad qulubteyda kujirto wlhi i.a muqalkan wx bdn buu iga badalidona i.a

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 ปีที่แล้ว +1

    🙏🙏🙏🙏🙏🥰thanks huno

  • @misssadiahuur1083
    @misssadiahuur1083 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walalkena qaliga

  • @أبوسلمانشافعيصديقصالح
    @أبوسلمانشافعيصديقصالح ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaad

  • @abdallabeered3675
    @abdallabeered3675 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd ustaad allaha kaa ajar siiyo sidaad nafteena udhisto Marwalba 🙏

  • @noexcuses1875
    @noexcuses1875 ปีที่แล้ว

    Ustad omer farxad ayan darema markad muqal so galiso xita anigo Dawan wali
    Thanks walal

  • @واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش

    baarakallahu fiik akhi

  • @ahmedabdiwaahid8945
    @ahmedabdiwaahid8945 ปีที่แล้ว

    Omar inshar ustaad aad ayaa umahad San thy nollasheyda wax bdn ka badashay Allha ku sharfo

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube ปีที่แล้ว +5

    Ka taxadar waxa aad hada beeranayso,waayo waxay sabab u noqonaysaa miraha aad beri goosaneyso. Maalin ayaad ku farxi doontaa mirihi aad beeratay ama waad ka shallaayi doontaa xulashadi aad ku beeratay..🙏😇

  • @zaalah___garaadkah..620
    @zaalah___garaadkah..620 ปีที่แล้ว +1

    M.cha allaH kanaaLka 0gaansH0 wlhei Faaidu Leeyahy...🥰🥰

  • @cadnancali4675
    @cadnancali4675 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah ustaad horay

  • @issaackabdi2046
    @issaackabdi2046 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad

  • @muhamedsamater3863
    @muhamedsamater3863 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid bro 🥰

  • @ismaildisowabdulle8602
    @ismaildisowabdulle8602 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal Cumar, Allaha ku Xafido

  • @awalehdouksieh8940
    @awalehdouksieh8940 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Omar Allah haa kuu baraqeyo brother 👋

  • @ishaarabdulahi8763
    @ishaarabdulahi8763 ปีที่แล้ว

    Allaah haku barkeeyo walaal

  • @maxamedxasan436
    @maxamedxasan436 ปีที่แล้ว

    Wa mawduc muhim ah 🤔🤲
    Mahadsanid walal 👍

  • @nasteexoabdi5587
    @nasteexoabdi5587 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllkey ilaahey haku sharfo

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad wax badan ba kaidey

  • @garyaqaanmansuur4372
    @garyaqaanmansuur4372 ปีที่แล้ว

    Waxba kama jiraaan in aan xaaladaan ku jiro hadda aay ka fiicnayd taydii 5sano ka hor!!!!!
    Aniga ahaan Alx waxaan ku jiraa maalmahaan oogu qanaacada badnaa ugu nashaadka badnaa Alx

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad omar🥰

  • @abaadirow
    @abaadirow ปีที่แล้ว

    Kalmada ‘jaxiima’ aadbad u isticmaashaa ustaad managa yaraysid waa halise

  • @caishamaxamud3819
    @caishamaxamud3819 ปีที่แล้ว

    Kazakallahu kheyr ustaad waa mahadsantahay

  • @Kingarmaan56
    @Kingarmaan56 ปีที่แล้ว +1

    Thank you brother ❤️🙏

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @naagweyn5078
    @naagweyn5078 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi 5sano kahor qoys faraxsan ayan ahayn hadana aabihi rerka naga dhinty allh u naxariisto

  • @Qeysfx
    @Qeysfx ปีที่แล้ว

    Wad mahadsantahy wll cumar

  • @arimahabulshada3437
    @arimahabulshada3437 ปีที่แล้ว

    Mawduuc cajiib ah m.a

  • @nastehonalka1851
    @nastehonalka1851 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid 🙏

  • @xayaadabdinaasir7902
    @xayaadabdinaasir7902 ปีที่แล้ว

    Mash Allh wllo Alle hak abal mariyo

  • @zakariyeaxmedanc
    @zakariyeaxmedanc ปีที่แล้ว

    Wax badan ayaan kaa faaiday ustaad shukran😊

  • @Updisameddd
    @Updisameddd ปีที่แล้ว

    ogansho wllhi fakirdada waa mid xqiq ah🥺🖤

  • @badri10-z9s
    @badri10-z9s ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Wll Inshaar

  • @drsaishocuud1496
    @drsaishocuud1496 ปีที่แล้ว

    M.a wax badan ayaa kaafaa,iida alla kubarakeyo wll

  • @farhiya9221
    @farhiya9221 ปีที่แล้ว

    Ana u horeeyaa Manta wan farax marka arko video sogaliso thanks maclin wax badan kafaaideay

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish ปีที่แล้ว

    Salaam walaalayaal soo dhowaada halkaan ayaan idiin joogaa

  • @رزانهشام-ش9ف
    @رزانهشام-ش9ف ปีที่แล้ว

    Wll aad baa umahadsan thy qofka nolosha qaymaheeda ibarey ayaa thy🥰🥰

  • @lhamlaham432
    @lhamlaham432 ปีที่แล้ว

    🥳waaaw mashaa Allah Alif mabruk wall qaali 700da Kun ee wad ku mahad San tahay siida wacn aad nugu so gudbasid muqalada shukrn mara Tani 💌

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 ปีที่แล้ว

    M.a mhdsand ustd omar💯🙏

  • @jeerikhadar5535
    @jeerikhadar5535 ปีที่แล้ว +1

    Wll cumar waa mahdsanthy waxaan ahay nin nolasha ka dhay hadalkaad waa wax lug qanco

  • @lilshibis6508
    @lilshibis6508 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah my brother ❤