Waxan hestan dhageysana 01/01/2024 galabnimo isnin ah saacaduna tahay 17:50 galabnimo. Alxamdulilah markasta waxan daremaya qalbi jab waxan raba inan macsalameyo qofki aan ku tamaayay waayo nafta hadey darento wax wiiqa ma si jogi karto 😢 waxan rajeyna inan bogsado hadad iga dambeyso like isaar si anoo wacan aan uso xasusto
Ma warxumoo tashiil io nacab ku weeraray Afar Sano ka hor halkaan joogay ayaaan ayaanta ayaanteeda tagayaaa Maxay waayuhu yaacayaaan galas 8 dhigan jiray khamista kasoo codaynayaaa insha allah hadiii allah I gaadhsiiyo Waayuhu way is qorayaan wllhi 8;56 subax nimo 7/11/2024 khamisst
Waxan hestan dhageysana 01/01/2024 galabnimo isnin ah saacaduna tahay 17:50 galabnimo. Alxamdulilah markasta waxan daremaya qalbi jab waxan raba inan macsalameyo qofki aan ku tamaayay waayo nafta hadey darento wax wiiqa ma si jogi karto 😢 waxan rajeyna inan bogsado hadad iga dambeyso like isaar si anoo wacan aan uso xasusto
Ana caawan dhagaysanaya❤😢
Anigaba wxan dhagesanaya xili an so macsalameyy qofki an mustaqblka kuwada fikiri jirnay 😢inan isla dhamesano adunka blse wu icidleyay waligey Kuma ilobi dono sidad iqiyaantay alle Haku lug goyo😢
1.1.2025 Anigu qalpiga ka saari kari wayey weli🫡
@ mad i garaneysa
13/1/2025😢
Heestaan hadad soo radisay waxaa tahay legend ee like iigu sharaf
Wlhi soo raadiyay
❤️
❤❤❤🎉🎉🎉
😊😊😊
@@abdikariin_ak soo radiyey walee 28/12/2024
Hadaa dhageysanayo 2023 heestan legend baa thy
Ma warxumoo tashiil io nacab ku weeraray
Afar Sano ka hor halkaan joogay ayaaan ayaanta ayaanteeda tagayaaa
Maxay waayuhu yaacayaaan galas 8 dhigan jiray khamista kasoo codaynayaaa insha allah hadiii allah I gaadhsiiyo
Waayuhu way is qorayaan wllhi 8;56 subax nimo 7/11/2024 khamisst
Waa Galab khamiisa bisha December tahay 22 sanadkuna waa 2022 saacada 3:28 daqiiqo oo galab ah waxaan dareemayaa Qalbi jab Ilaahay baan taladayda u dhiibtay Waligiin qofna wakhtigiina hasiinina waligina Nabsi ha galin in lagaa galo maahee
Sorry waqtigayga qof ban siyay 😢nabsina wuu iga galay ano kabtiisa tolayo ayu karfanteyda tolaye waligayna ma cafin dono😢
Xusuusaha qaar waa kuwo xanuun badan.
Kuma siijirto Marka Qofkaad wada dhagaysan jirteen Dunidan ka faaruqay!
😢
😢😢😢
Still 11/12/2024😢😢😢
Inta iga danbeesa waa ina salaamay🤚😓
Ma warxumo tashiiliyo nacaba ku helay wa adigan isdoorshe
20/1/2025🙃
Lgend shaymire dacrr❤
Waa maalin isniina 7:10:2024 saacadu 12 :40 9 sano kabacdi wxan dib uso booqday heestan oon markan macneheeda fahamay anoo taag la aan alajiifa buush kuyaaala
Saytuunka tunusia km 24 subax barqo ah dhalin yaro hala ogaado isbadbadalka waayaha oon aan ka faaiidaysano jaaniska aan marka haysano guuul ayaan idiin rajaynayaa dhamantiiin wxan leeyahay legend walba oo heestan soo booqday mudo dheer kadib zxp likta ❤
Heestan dadka waayo aragaa ayaa dhegayeta markaa maqlo amaa aan dheysto ilaa aan afar jeer ku ceahado kama daalo😢
Waxa aan bartay midi dumar ugu qiima badnayd uguna qaalisanayd waa gabadh akhlaaq lahayd asturnad oo dhawr soonayd maha amaan ee waa astaamaheda nasiib daro caawa 2:00 habeenimo waaniga heeta dhagaysanaya waxa nakala fogeeyay waahaya iyo wakhtiga waxan uu jecladay sidi anan wayay lakin dhacday imikaba xaalkayga ma oga waxan idinkula dar daarmaya ila aad is guurstan hays jeclaanina😭😭😭😭
You
The
@@mohethazan5850 ha
😢
Waa hadal sax ah oo xaqiiq ah marka lays guursado Ayuu jaceelka wanaagsan yahay
Guurka ka hor waa niyad jab
Woow xasuus waxn dhaysanayey 2018😢😢😢
Ma war xumo tashiil iyo nacab ku weeraray waadiga is doorsheee😢 🫡😭
Waqtiga an dhegeysanayo 19 12 2024😢❤
Waxan so raaadiyay heestan november 8/2022 wa galabnimo talaado ah wa hees aad udareen badan wxn dhagaysnaa ano qalbi jab dareemyah🥰
Wan ku eegnayo adba wad ogsoontahay axyaa shey mire dacar❤️
" Muxuu Wakhtigu Dad kala Fogeeyey " 😢 favSong2024🎵
Waa 9-kii December 2023-ka Saacaddu waa 5:35Am aroornimo waxaan dhageysanayaa heestan waxaan dareemayaa murugo iyo xanuun aan ka soo gudbay,se aanan weli iloobin, waxaan heesta ka raadinayaa nafis iyo is maaweelin 😢😢alla xusuusuhu xumaa😢
old is gold ❤️🙌
Alle ya rahma shay mire dacar boqorki fanka
😢😢😢😢😢😢 waxaan xasuustay 2005 walashay iga wayn baa dhaysan jirtay ana 2023 22 30 saacadu waa 11 19 habeenmo ban dhagaysanayaaa aduunyo allaw icafi aaamiin ii dhaha😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Sorry bishii 12 aad kawadaa
Anno wadaajirkeyniyo jecel waheeshigenA
AYAAMO hore oo dheemanna
waa habeen Subtitle ah saacadu 7:14 anigoo dareemaayo 😢😢😢😢😢.
markale Baan insha Allah ku soo laaban doonaa anigoo sidan ka fiican.😢😢😢
Last 2024 December
December 12kedii wacaneey ayamahan shamina dacar😢 ilahayow sanadkan cusub nolosha ikalakicii😢
❤❤❤❤❤ eesh qiyaasak❤❤
Heestan saan u Raadinayey waa so qabtay xasuusey abaha was😢
Inkastoo wanaag jiro Marna laguma waaro💯✍
Wayuhu markey ka adkadan wa dhibaato jaceylkuna waa gun
2024 iyo mirqaan iyo magaalodii jacaylka berbara❤
Walbahaarka dunidiyo walwalkiyo dhibaatada weynaa abuureee
2024 xasuusay igucelisay heestani😂
Inkastoo wanaag jiro marna laguma waa ree.
Waan ku ee ganaayoo adba waad ogsoontee!
Beentii maaha wll! Marna laguna waaro😭
Legend FANAN WEYAN
Waqitagan dhageysanayo
11 12 2024 Arbaco 21:53
Ma war xumo tashiliyo
nacaba ku weraray
wa adigan isdorshe
Waxaan dhagaysanayaa
2024 /7/13 maalin sabti ah hada iga dambeyso like saar ❤
2024/7/16
Aadbaankuugumahadnaqaywalaal❤
markan daremyo cidlo io warwar Hestan iskaga turtaa illhy amrkiz😒😒🤕
Walpaharka dunidiyo walwal ka iyo dhipaatada wayna abuure 😢
Shey mire dacar legend 🎉
3.8.2022 habeeno xususo jacyl iyi jawi dhaliyrnmo
12/2/2024 habeen salaasa ah borama maqaaxidii mako 10 :40 taariiq❤
21/7/2024 walbahaarka dunidiyo walwalkiyo dhibaatada weynaa abuuree 😢
My,name is,abdi,kariin mohamed,nur,mahadsanid walaal
Waxdayidi midigee caashaqpa i walhinayee hayga raacin waaya
💔💔💔
2024 /8/24 iyo mirqaan❤
Ramadan waxa ku lehay
Psychological health waaye maskaxdaada oo dib ulaabato waxna soo xasuusato😟
Aad ,Ayman,kuugu,mahad,naqay
Waa adigan is doorshee 😢
Xasuus baan galay markan dhageysto heestaan
9:17 ʜᴀʙᴇɴ ᴊɪᴍᴄᴇ sᴏ ɢᴀʟᴀʏᴏ ᴀɴɪɢᴜ ɢᴀʙᴀᴅʜᴀɴ xɪʀɪʀᴋᴇʏɢɪ ᴜɢᴜ ʜᴏʀᴇʏᴀʏ ᴀɴ ʟᴀ ʙɪʟᴀᴀʙᴀʏ ᴀʏᴀɴ ᴡᴀʟɪ ᴡᴀᴅᴀ sᴏᴄᴏɴᴀᴀ ᴡᴀᴀ ᴀʟʟᴇ ᴍᴀʜᴀᴅᴅɪɪ❤
❤❤❤❤❤😊
2023
hees aad u macan badan
İsku waqti dhagaysanaynaa lkn kuma garanoyo anigu. 😂. Waa kusalaamy🥰
@@samiiroahmed9908 waa siwacan waan yara cajisnaa waan ku nasanaayay hees an aad ugu raxaystay ayeey ahayd👌💯waan kaa qaday salantaada qaliga ah anigana ku saamayaa 🥰🥰
Xasuus hore
Shay
Thnkz
Silhoooyada😮😮😮
😂laailllaaha😢
Last year 2024😮😢
Grgth
Inkastoo Wanaag Jiro Marna Laguma Waaree
😥😥
.
HhhhhhhhhmaRqan,
😒😞👎🏻🙄😂😅
0009
Fddf
Wan ku eegnayo adba wad ogsoontahay axyaa shey mire dacar❤️