Heestan wllhi waa hees mcn No xidhiidh gabadh aan jecla iga tagtay bilaa sabab Iyo anigoo gabadh I jeclady uga tagay bilaa sabab Mid wanagsan rajaynayaa insha allah Oon heestan u qaado
wa xili dambe o habeen ah weli ma seexan waxaa iga xanaaqsan gabadh aan jeclahay oo aad io aad u qurux badan xanaqaas o ay sababay dahitaan aan ku daahay magaalada ayaan is ka raali geli ayaan hadal qalafsan ku iri wlhi madaxaa aya i kala jaban mcntoh walaan ku jeclahay ii raali noqo
Anoo awgaa il daran Markey ku arkaan indhuhu Iney daadshaan ilmada Adaa biday,e ogoow🤦♂️ Allaan kugu dhaariyee Ka tali aayaha ka tali Ka tali aayaha in badan Raxmaay aayaha ka tali🙇♂️ 2021 up to now 12/5/2024🙇♂️
Heestan aabahay ayaan ku xasuusta walhi
Anigo aad u yar ayuu dhegysan jiray ilaahay cimriga haku barakeeyo aabo
sxbky oon xariir jcyl wadnay 4sano ee sabab la.aan iga tagay ayaan hestaan cunto kadhigtay kadib asbuucii hore ayuu iiyimid si kadis ah waxaan aragiisa ugu farxay sidii ubad aan dhalay een wayy ala jcylku xanuun badanaaa habeen iyo maalin ayaan isku dul ooyeeynay wlhi alx bari waa arooskeena anok sailon jooga ayaan heestaan dhageysanaaaa😭😭😭😭😭😭mcnw hadaaan haben danbe kula sexdo xitaa inaan aamini wayo ayaan kabaqaaa😢
HADII UU JACEYL JIRO WAXA QALBIGEYGA GUBEY AA XUSUUS AAN DHAMAAN HEESTAAN WAXAY ISOO XUSUUSISEY JACEYLKEYGA QAALIGA BLN TAASOO AAAN ILOOWI KARIN IYO KAAMKA FAYAC LEGEND SHAY MIRE DACAR ALLAH KU NAXARIISTO
😢😢 mabruukaaay aayaha katali jacaylbaa iwaalay i aamin gabadha heesta uqaadi way iga tagtay😢😢😢
Allh haku raxmado shey mire dacar😢😮
Waxa dhagaysanaya hestan dhamadka sanadki 2023 bishi 12 , 19 kedi sababo jacayl oo ila so darsay😢😢😢
Axya Sawt 😢
☝️Alle ha kuu Naxariisto Shay mire Dacar😢😊
Nin Aan Sawtkiisa ku Raaxaystu Ahaa Wakhtiyada Qalbi Jabka💔😰
Aad baa u mahadaan tahy shaqo muhiimaa haysaa heesahaan wey lumi lahayen la,aantaa🥰
Mahadsanid SXB
Shey miro dacar fanankeygi allah kuu naxariisto duco unban kuu awoodnaa
Waxaan dhageesan jirey 2008dii xili aan ku jirey aas aas guur balse hada aabe ayaan noqday alxmd.
Ka tali ayaha ka tali❤😢🎉
Shacymire my singer
Duco le ku awodna🖐🏿🥺
Q
Zhaymire dacar alle yaa arxama .amaan ubaahan duco uun😢😢 awoodno maanta😢
Shay Mire Dacar Alla Muxuu Legend Ahaa ❤😭
Obaabaay 😪
Heestan wllhi waa hees mcn
No xidhiidh gabadh aan jecla iga tagtay bilaa sabab
Iyo anigoo gabadh I jeclady uga tagay bilaa sabab
Mid wanagsan rajaynayaa insha allah
Oon heestan u qaado
Ka tali aayah ka tali
Nasiib haddaan lahaan lahaa saacan xaaskayga ayaad ahaan lahayd, balse amar alle iyo calaf qornaa uun baa ina kala waday☹️
sorry lkn sxb dhacdada ku heshay wax yar maka taaban kartaa
Shey mire Allah yaraxma
Heestan wxaan bartay Mar ay xaladuhu igu xumayen oo heestan moye aana quid kalaba aqon malin & habenba heestan baan dhagaysan jiray alx hadda waka bogsaday xanuunki dara lkn wali qalbiyga kama go,in qofki saas usilciyay xata magicisa oo kle marka maqla iska ilmeya farxad & murigba ano kala garan la, wxay tahy😢
wa xili dambe o habeen ah weli ma seexan waxaa iga xanaaqsan gabadh aan jeclahay oo aad io aad u qurux badan xanaqaas o ay sababay dahitaan aan ku daahay magaalada ayaan is ka raali geli ayaan hadal qalafsan ku iri wlhi madaxaa aya i kala jaban mcntoh walaan ku jeclahay ii raali noqo
😭😭😭
Tasniim Aayaha katali❤
Alx dheh marhadeysan kusomarin dareenka inaa kudul ooydi sariirta ilaa ay qoydo barkintaada ayado cidi kaawarqabi cidina maqleen
😂😂😂😂😂
@@SidiiqCabdi-j2f 🙄
So sad 😞 😔 😟 🙁 😥 😿 😞 😔 😟
dhiba i hysa imika😭😭😭💔🙈
Nafteyday maxa jacel ku baray😢😢
Allah u naxaristo
waxan soo xusuustaa anigoo safar ka imid oo kaam fayac la yiraahdo deganahy habeenkii markii barxada aadn iskugu imaano waxan qaadi jirey heestaan cali shamurey iyo sxbkey maslax waa ila yaabi jireen oo waxa ay idhihi jireen heestaan waa jeebkaa ma jirto waligeena ma maqlin markasey igu qosli jireeen waa yaab sanadooyin ka dib ayey maqleen weyna jeclaadeen anigana wan jeclaaa
Who is also listening 2024
Anoo awgaa il daran
Markey ku arkaan indhuhu
Iney daadshaan ilmada
Adaa biday,e ogoow🤦♂️
Allaan kugu dhaariyee
Ka tali aayaha ka tali
Ka tali aayaha in badan
Raxmaay aayaha ka tali🙇♂️
2021 up to now 12/5/2024🙇♂️
Love da twist❤
Heestu waa Raxma
Hees xasuus igu leh 2005
Musicada aya ka cod deer heesta
2004 xasuus
Hees iyo bar
anoo murugeysan ayaan dhageysanaaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Deep