Wacaney Ayaamahan - Shay Mire

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 455

  • @lastarakamasboy390
    @lastarakamasboy390 8 ปีที่แล้ว +16

    inaa li laahi wa inaa ileyhi raajicuun
    alle ha u naxariisto c/laahi mire dacar(shay)

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 ปีที่แล้ว +15

    Heestan anigu hadaan miciin bidayaa 7.11.2020
    Waxan dhex jiidhayaa xasuuso
    Lumay iyo muxibooyin jacayla
    Allow Qalbiga noo qabooji🤲😪

    • @najmabashe1929
      @najmabashe1929 9 หลายเดือนก่อน

      Waa hadaL qlpiga gala wlhi😢

  • @fariidogaal507
    @fariidogaal507 8 ปีที่แล้ว +56

    heestaan waxa ey aad ii wacnaan leheed adigoo dhageysta wadan kaaga hooyo oo nabada adoo jooga misna jeceel iyo xasuus dareemayo dareemaya
    Somali ha is raacdo

    • @omarducaysane4591
      @omarducaysane4591 4 ปีที่แล้ว

      Wadankaga hooyo maxa yaala wad baabise kkk

  • @msogadenqueen7594
    @msogadenqueen7594 8 ปีที่แล้ว +92

    waal baharka dunidiyo walwalk iyo dhibatada weyna abuura that's true!! xasus heestan 2008 back to New York allah haku naxaristo Mire iyo intii islam ah oo dhimata inshallah

  • @shidanecismaan3840
    @shidanecismaan3840 6 ปีที่แล้ว +51

    28-3-2018
    Walbahaarka dunidiyo
    Welwelkiyo dhibaatada
    Waynaa abuuree
    Inkastoo wanaag jiro
    Marna laguma waaree. Like iska saar✔💋💕✔

    • @mahamedducaysane2846
      @mahamedducaysane2846 6 ปีที่แล้ว

      shidane cismaan nxrgv

    • @mahamedducaysane2846
      @mahamedducaysane2846 6 ปีที่แล้ว

      Naagta dhehaysa ifrax was juqafiifteen maxaa lagaga qafiifaa qumayo bad uegtee naa wadwalantahay

  • @rashkaabukar7300
    @rashkaabukar7300 8 ปีที่แล้ว +20

    Old is gold can't stop listening to this song it reminds me a lot bein a young back home burco 2006 alla yarham shaymire dacar

    • @niyadsan3835
      @niyadsan3835 2 ปีที่แล้ว

      Waa ku salamaay hada nooshahay wll

    • @niyadsan3835
      @niyadsan3835 2 ปีที่แล้ว

      Waa ku salaamay hada nooshahahy wll

    • @rashkaabukar7300
      @rashkaabukar7300 2 ปีที่แล้ว

      @@niyadsan3835 wanka qaday walalo salamullah

    • @niyadsan3835
      @niyadsan3835 2 ปีที่แล้ว

      @@rashkaabukar7300 wow 5 sano kahor comment ahaaa kasoo jawabtid
      Mahadsanid wll

    • @rashkaabukar7300
      @rashkaabukar7300 2 ปีที่แล้ว

      @@niyadsan3835 😄😄 alx walalo ilahayba mahad lleh wali wan cafimad qaba walina same Gmail ayan isticmala 😊

  • @callmeqaali6638
    @callmeqaali6638 5 ปีที่แล้ว +12

    Ax ax ax 😭😭😭😭waaxdaydii midigeey cashaq bay walfinayee ha iga raacin wayaha still listening 2019

  • @nemaothman8338
    @nemaothman8338 8 ปีที่แล้ว +21

    Allah ku naxiirsto heesihiisa oo dhan qiimay leeyihiin ma dayn karo inaan dhagaysto heestan 2006-2016

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan2362 6 ปีที่แล้ว +9

    fananka an ugu jeclahay fanaaninta shey mire dacar, xasuus wlh heestaan 2010kii

  • @AwiltheGrand
    @AwiltheGrand 15 ปีที่แล้ว +59

    We have to even put tribalism even the very thing we share literature and fine arts. Common I don't care if he is Ciise, Ogaadeen, Mareexaan, Isaaq, Majeerteen, Midgaan, Tumaal,Xareer,Xileec, Barawani. He is Somali and for me the buck stops there. Unless you meant tribe the way Allah ordered for identification. I love his music and the deep litaray significant it has. Viva walaalo.

    • @booqortoyoogadenreercabdil7136
      @booqortoyoogadenreercabdil7136 4 ปีที่แล้ว +2

      Awil Farey your very smart manshllah wll keep it up ❤️ even though you wrote this comment 10 years ago I hope you still alive & I hope everything is going well with you 🙏 if you died may Allah have mercy on your soul inshallah

    • @robertsethole4574
      @robertsethole4574 4 ปีที่แล้ว +3

      This comment is underrated

    • @fuadhussein3750
      @fuadhussein3750 3 ปีที่แล้ว +1

      Best comment so far

    • @AhmedAhmed-du3qr
      @AhmedAhmed-du3qr 2 ปีที่แล้ว +1

      If I judge you , label you or rank you as how you did mentioned , specify or brand you with how you ugly spoke about tribes , I see that you full of qabiil saxib, music or musicians ( artists) has no qabil but my enormous advice to you is to forget, disregard or neglect qabiil .how ever you understand it. Thank me later, wabilaahi towfiiq.

    • @kopend8638
      @kopend8638 2 ปีที่แล้ว +1

      I'm issaq HY,

  • @mustafemsamatar2657
    @mustafemsamatar2657 6 ปีที่แล้ว +5

    heestani waa heesta aan ugu jeclahay heesaha shay mire dacar oo aan isku gobolka sanaag gaar ahaan degmada ceerigaabo kasoo wada jeedno, runtii waxaan aad u dhagaysan jiray 2004 waqtigaas oo aan ceerigaabo ku noola allaah haw naxariisto cabdulaahi mire dacar(shay).

    • @mushtaqabdiqani5512
      @mushtaqabdiqani5512 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin ana markaas dhshay sunaamigii😂❤

  • @inasacad9161
    @inasacad9161 8 ปีที่แล้ว +39

    wlhi heestan ma iloopo xasuus qaaliya ila manta 18/11/2016😢😢

  • @junglerepper
    @junglerepper 15 ปีที่แล้ว +10

    i like this video, he made a good song. I remember this song from back when i was in somalia. He's a very young man and he has a beautiful voice that god gave him. this comments from canada

    • @billowomar4944
      @billowomar4944 3 ปีที่แล้ว +1

      MashaAllah Hoodie

    • @AxmedCade-r9u
      @AxmedCade-r9u 2 หลายเดือนก่อน

      abaayo ma noshy 15 yeasrs qor ta firinyay

  • @saanrafiqi6177
    @saanrafiqi6177 8 ปีที่แล้ว +8

    back to remembrance wlh . may his dwellings be janatul firdaws and may God forgive his sins... ewe mola wetu.. ni maskini Leo labda anahitaji kusaidiwa nawe ni wa pekeee na wingi wa rehema

  • @siraajabdikani3317
    @siraajabdikani3317 8 ปีที่แล้ว +21

    2008 ilaa iminka waan dhagaystaa heestan kama xiiso dhaco, qalbigayguna gocashada ma daayo niyaduna xusuus hore iyo waayo gabalkoodii dhacay iskama dhaafto waayo waayo iyo 16 jir jacayl helay dhibkeeday leedahay intaan noolahay waan dhagaysanayaa heestan u malayn maayo inaan ka xiiso dhacayo xusuustayda ayaa ku nool

    • @siraajabdikani3317
      @siraajabdikani3317 8 ปีที่แล้ว +1

      walbahaarka dunidiyo
      welwelkiyo dhibaatada weynaa abuuree
      inkastoo wanaag jiro marna laguma waaree
      wa ku eersanaayee adba waad ogsoontee
      waaxdaydii midigeey caashaq ba i walfinayee ha iga raacin waayaha
      ma war xumo tashiil iyo nacabaa ku weeraray wa adigab is doorshee ❤ ❤

    • @zandraahlynahlyn1567
      @zandraahlynahlyn1567 8 ปีที่แล้ว

      good 👄💝

    • @abdinasirnaale272
      @abdinasirnaale272 7 ปีที่แล้ว +2

      inaa maanta 25 jir taha noo sheegtay lol

  • @Sh_geyre
    @Sh_geyre 5 ปีที่แล้ว +11

    Hadaad 2020 dawanyso like ha ila dhafin

  • @reergaalkacyood9361
    @reergaalkacyood9361 3 ปีที่แล้ว +2

    Heeskaan Anoo Yar Baan Dhagaysan Jiray, Lkn Haddaan Fahmay Sababta Aan Sidaa Dhan Ugu Jeclaa, Aan Kuu Sheegee Qalbigu Da' kasta Ha Jiree Waa Kan Jacaylka, Naxariista, Lugooyada Iyo Walbahaarka Dareema.
    Heeskaana Wuxuu Ka Hadlayaa Intaas Oo Cibaarooyin Oo Laysku Laray. ❤️🙏
    Allah Hakuu Raxmado SH.M.D. 💐👏

  • @lady_ruun6741
    @lady_ruun6741 8 ปีที่แล้ว +18

    Awww heestan maxaan radinaye am damn lovin dis song 😍😍😍 thanks for uploadin it

  • @abdisitarabdiasis2226
    @abdisitarabdiasis2226 9 ปีที่แล้ว +1

    Heestan Waan taageeraa
    Wacan baa layiraahdaa 11 sano kohor ayaan jeclaa gabadh wacan siciid layiraahdo sasan ku wataa Heestan
    Shay
    Mire
    Dacar
    Nolow
    Waligaa

  • @ciiiseducaysane6063
    @ciiiseducaysane6063 8 ปีที่แล้ว +8

    Ilahay Naxariistii Janno haka waraabiyo fannaankeennii weyna shey mire Dacar

  • @ahmedcabow8672
    @ahmedcabow8672 2 ปีที่แล้ว +3

    Xusuusaha Qaar waa kuwa aan go'in kuma siijirto Marka Qofkaad wada dhagaysan jirteen Uu dunida ka faaruqo.
    Rabbi adiga iyo inta kula midka ah Ee magaca diinta islaamka sida Qaldan loogu gumaaday Ha'idiinku irzaaqo jannooyinkiisa. Allahumma Aamiin.
    Waxaan xusuusanayaa 2007 iyo Beledwein.

  • @AwiltheGrand
    @AwiltheGrand 14 ปีที่แล้ว +6

    I am the freedom fighter and i approve of him. Real Somali. !00% why should it matter which qabiil he is. He is a Somali. It shoud not matter whether he is madhibaan, jareer, jileec, Southern, Nothern, Mudug people, and we all the same.

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 8 ปีที่แล้ว +45

    ina lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun RIP shay mire 😢😢

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 ปีที่แล้ว +5

    2021 yaa dhegaysanaya?
    Heestan dhawr iyo tobansano ayaa dhagaysanayay. Xasuus😭

    • @ugaasyear4501
      @ugaasyear4501 ปีที่แล้ว

      Aniga cawa so booqday wax le iga dhagax guuxaya

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +4

    inkastoo wanaag jiro marna laguma waaree😭😭😭Allow kunaxariiso

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah yarxam adeer wllhi fanaanke kia aan katageero old music ilaahey qabriga haku nuuriyo ameen yaa rabbi 💔😭

  • @ciiiseducaysane6063
    @ciiiseducaysane6063 8 ปีที่แล้ว +22

    Heestaan wxy idib i xasuusinaysa 2004 Beri samaadkii & Noloshaydi Somalia o xilligaas ahayd xilli agtayda xusuus mcn ii leh

  • @batika917
    @batika917 ปีที่แล้ว

    After 15 Years I am watching 😢😢😢😢aduunku orod badanaa

  • @zamiir-qt5dj
    @zamiir-qt5dj 7 ปีที่แล้ว +7

    ax ax ax ax warxuma dashil iyo nacab baa ku weraray xasuuus wlahy 2008 from bosaso shaymire dacar alla yarxam raxmiin

  • @zeynapyusuf8860
    @zeynapyusuf8860 8 ปีที่แล้ว +14

    205-217 xasuus 😭😭😭😭😭 rabi haku naxariisto shay mire

  • @nimcoosoble7128
    @nimcoosoble7128 9 ปีที่แล้ว +15

    Wlh qof walba waxa aya xasus u ah hestan waligey ma ilawi dono markan maqlo mel ayaba ixanunto

  • @zakiyare6429
    @zakiyare6429 16 ปีที่แล้ว +10

    i kunw he is the best and i like his album specally dis song coz its our culture god bless ma homeboy shay mirae dacar

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว +1

      Already he died only we can say God bless him

    • @hersonfarah9857
      @hersonfarah9857 3 ปีที่แล้ว +1

      Hii?? after 13 years I'm saying to you

    • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
      @CabdiraxmaanMaxamed-q5z 10 วันที่ผ่านมา

      Aar manooshahay 😂

    • @zakiyare6429
      @zakiyare6429 5 วันที่ผ่านมา

      @@CabdiraxmaanMaxamed-q5z kee waye kaas😁

  • @qoranejigjigaawi2347
    @qoranejigjigaawi2347 7 ปีที่แล้ว +12

    Ax wacaneey ayaamaha wakhtigii aanjoogniyo waagii cadaadaba childhood up to now19/9 2017 ilaa wakhtigaa dareemay inaaan waxtabayo Ikraan gbdhii igu horaysay eenjeclaado

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว

      Sxp hada xage kudambesay gabadhina maheshay

  • @Arlaadi-mode
    @Arlaadi-mode 14 ปีที่แล้ว +3

    laughter is the best medicine i heard, thanks for the dose.

  • @sadamsuleiman2362
    @sadamsuleiman2362 6 ปีที่แล้ว +2

    Ooh am listening to these song In two different occasions back to 2009 in Nairobi and in mandera 24/9/2018 at 2:13 AM ooh shit my first love feyruz ♥️

  • @najmabashe1929
    @najmabashe1929 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxay dhagaysanaya 3/1/2024 ano qlpi japsan walpaharka dunidiyo war warkiyo dhibatada wayna apuure😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Omarelmi114
    @Omarelmi114 6 ปีที่แล้ว +13

    Anyone in 2019 🤞🏿

  • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
    @CabdiraxmaanMaxamed-q5z 10 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan dhagaysanayaa 11/12/2024 10:22 habeen khamiis soo galayso

  • @ismailmaxamud487
    @ismailmaxamud487 12 ปีที่แล้ว +2

    mursal osman waa runtaa sxb viva somaliweyn sxb kuwa wax fahmin waa yar yahiin ogaaw dadka fiican oo wax fahma ayaa badan sas lasoco somaliweyn hanoolaato meelkasta ay joogto insha lah

  • @MohamedFarahHussein
    @MohamedFarahHussein 8 ปีที่แล้ว +5

    allaha unaxariisto fannaankeenii weynaa shey mire dacar

  • @wiilhoog4220
    @wiilhoog4220 7 ปีที่แล้ว +16

    Anisooy Adigoo ila dhageeysanaya wacnaan laheeydaa lkn nolosha ayaad igu cidleeysay xasuus aan iga goin ayaa tahay nabar baad igu noqotay aan iga reeysan

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว

    R I p 😥😥😥 xasus galay caku jcl qofka rabtid mahelesid 2012 back to Japan Tokyo now I'm in Canada Toronto

  • @raqiya2623
    @raqiya2623 8 ปีที่แล้ว +10

    inalilaahi wa ina ileyhi rajacuun Allow ku naxariiso

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +1

    2008 wlhi waa i xasuus Walasheyda fardowso dhegesan jirtay iyadaa soo xasuusanaa 😘

  • @qoranejigjigaawi2347
    @qoranejigjigaawi2347 7 ปีที่แล้ว +3

    Walwalkiyo dhibaatada waynaa abuuree axWaxaa dareemi kara qof qof uu jeclaa wakhtigu kala waday😢😢😢😢

  • @ahmedqardhaas8730
    @ahmedqardhaas8730 8 ปีที่แล้ว +22

    Old is gold can't stop listening to this song

    • @AhmedAhmed-du3qr
      @AhmedAhmed-du3qr 2 ปีที่แล้ว

      You right , same here I do always listening to this magnificent anytime that am munching.

  • @Cabdicarlo99
    @Cabdicarlo99 7 ปีที่แล้ว +13

    Xasus 2007 iyo 2008 wagan scholka dhigan jiray gabar igu galass aha a uqadi jiray

  • @Osman-nl1jz
    @Osman-nl1jz 2 ปีที่แล้ว +1

    If you're listening 2023 like saar

  • @ktfrx4306
    @ktfrx4306 8 ปีที่แล้ว +7

    Alle Haw Naxariisto Marxuunka Mar dhoweyd baa la aasay

  • @ahmeddrake8501
    @ahmeddrake8501 7 ปีที่แล้ว +8

    05/August /2017 and still considering as favourite

  • @ayanmohamed6295
    @ayanmohamed6295 3 ปีที่แล้ว

    Ax Shay mire dacar alle ha unaxariisto janooyinkiisana haku casuumo😪😪😪

  • @hanaaheersaro5700
    @hanaaheersaro5700 7 ปีที่แล้ว +1

    ax yaaaa heeees wlh anoooo yadh baaaa heestan wlshy arooskeedi laga shiday 2008 allow kuuuu naxariiiso shey mire dacar fanaaan&badh buu ahaaaaaa
    hadane ineeee itaaabeeeesa mooodaaaa

  • @Gentlemen707
    @Gentlemen707 2 ปีที่แล้ว +1

    Walbahaarka dunidiyo walwalkiyo dhibatada waynaa aburee inkastoo wanaag jiro marna laguma waree shey mire dacar allah yaraxma 😢😢

  • @musphaibrahim171
    @musphaibrahim171 5 ปีที่แล้ว

    Heestan malintii iigu horaysay ee aan maqlo waxay ahayd 2006 malin anigoo ka habsaamay schoolkii ilays secondry ee hargeisa oo basku iga tagay ayuu taxi nasii qaaday dhagaysanayay ALLAH ya raxmu shay mire dacar

  • @qaxarmallo2420
    @qaxarmallo2420 9 ปีที่แล้ว +2

    qof daren leeh ayunba garan kara macnaha ay xanbarsan tahay heestani inkaasto wanaag jiro marna laguuma waare waan ku eganaayo adba wad ogsoontahaye axya xusuuus garaa

  • @booshofficial215
    @booshofficial215 6 ปีที่แล้ว

    Alle ha naxariisto Cabdilaahi Mire Dacar (Shay) markii dambaysa ee aanu kulanaa waxa ay ahayd bishii September 2015 sanad ka hor dhimashadiisiii

  • @dahaboosman209
    @dahaboosman209 7 ปีที่แล้ว +8

    ' wan ku eeganyo adba wad ogsoontee😢😢😢

  • @mohamedfarah8140
    @mohamedfarah8140 2 ปีที่แล้ว +2

    Long live Somalia.... we are coming back for you dear Mama......

  • @xusenhaaji4667
    @xusenhaaji4667 6 ปีที่แล้ว +2

    xasus gar ah wlhi ayey iledahay allow unaxariso shey mire iyo inta islam ah oo dhimatay

  • @diamondalixusein4219
    @diamondalixusein4219 5 ปีที่แล้ว

    7/1/2020 k ike heystaan kma xiiso dhigo waa heysti ugu horeysay ee dhagaheygu maqlaan 14jir jcl galay😭😭alx maabta waxaan ahay xaas ama hooyo 3caruur aah leh alx

  • @spacewater5866
    @spacewater5866 5 ปีที่แล้ว +2

    Memories of my first love in New Zealand. Somalia ha noolaato. #Nabad #Iyo #Nolol

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 7 ปีที่แล้ว +1

    Xusustii 2004 caruurnimadi an so xusuustay 😭😭😭 xusustu waa sheey qaali ah barisamad ayay ahayd xusuus macan igu leh aduunyo marba si ayay kugu soo maraysaa

  • @mustafejamaal8969
    @mustafejamaal8969 7 ปีที่แล้ว

    inaalilaahi wa ina ilayhi RAAF cuun ilaaho uga sahal danbiga heesaha maanta waa naga hooseeyaa shay mire haloo duceeyo waxa uu ku sugan yahay ilaahay uunbaa oge ha ka hadlina dareenkiina ...wllayaal dhamaan ....

  • @qamaanbulxan892
    @qamaanbulxan892 5 ปีที่แล้ว

    ma warxumo tashiiliyo nacaba ku weeraray wadigan isdoorshee 😔🙏🏽🙏🏽
    shey rabi haku naxariisto

  • @yusufdhuux4062
    @yusufdhuux4062 6 ปีที่แล้ว

    best hees ever 2018 shay mire dacar inaba caadi ma'aheyn illahy ha unaxariisto

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan sanad walba mar Ayn soo booqdaa ma garanyo sbb maanta ka hor comment ma bixin 2021=12 =12 hadad iga dabayso iismuuji Allah haw naxariisto fanan qaaliya ayuu ahaa😢

  • @qabyaladdiidgabarsomaliyed292
    @qabyaladdiidgabarsomaliyed292 8 ปีที่แล้ว +1

    alle ha u naxaristo shey mire dacar waxu ahaa fanan dhaqanka haystay

  • @sahlendukane7153
    @sahlendukane7153 7 ปีที่แล้ว +7

    Heestan ma ilaawa wallhi allow ku naxarisa mire dacar

  • @qooqane65
    @qooqane65 16 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaw,waxaasaa cod ah,waa hibonimada fanka ee dadka somaliladeriska leeyihiin,viva shay mire dacar
    thanks qaxoti saxiib,kkkkkkkkkkkkkk

    • @wlldeeq5599
      @wlldeeq5599 2 ปีที่แล้ว

      After 13 yrs wll ma noshahy iso jwb

  • @rakuusamatar2107
    @rakuusamatar2107 5 ปีที่แล้ว +3

    09/ 09 /2019
    Mawarxumo tashiilyo nacabaa ku weeraray
    Waa adigan is doorshee

  • @mahamedhussen3694
    @mahamedhussen3694 ปีที่แล้ว

    Still 😢 2023 Heestan waa hees marxaladaha qofnimo lagu cabiro

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +1

    Allow kunaxariiso..
    Walbahaarka dunidiyo walwalkiyo iyo dhibaatada waynaa abuuree😢

  • @qoranejigjigahoygadhaqanka6887
    @qoranejigjigahoygadhaqanka6887 8 ปีที่แล้ว

    axyaaa Alfanaan shaymire dacar ilahay hakuu naxariisto Hessian aniga xasuus Q aali ah ayayay igu leedahay waa lasoobarbqaray heestan jacaylkii igu horeeayay

  • @yussufyuyu5084
    @yussufyuyu5084 5 ปีที่แล้ว +1

    Eeesh calaa hees intanan ugu jeclahy walba harka dunidiyo wal walkiyo dhibatda weynaaa abuuree inkastoo wanag jiro marna Laguma waaaareee waaan Ku eeeganaayoooo adba waaad ogsooonteee

  • @warsamexajimowliid1982
    @warsamexajimowliid1982 9 ปีที่แล้ว +32

    still
    I am listening today
    17/01/2016

  • @garabcaseofficial
    @garabcaseofficial 7 ปีที่แล้ว +7

    warbahaarka dunidiyo
    war warka iyo dhibaatada waynaa abuuree

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 7 ปีที่แล้ว +8

    best singer allaah grant u his mercyfuul

  • @abdirahmanali1184
    @abdirahmanali1184 7 ปีที่แล้ว +2

    still l am watching 4/9/2017
    axyaa fanaan Alla yaa rahma

  • @Zakariekaastaro
    @Zakariekaastaro 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaan heestaan dhagaysanaya xili aan aniga iyo saxiibkay Omar wajahayno muujadaaha ugu adag nolasha iyo marxalado nolaleed oo quus oo aysan jirin cid nagarab taagan se wali marajo dhigin Alx, waxaan rajaynaya saxiib in aynu wada guulaysano oo aan ka dhabeeno hadafkeena si kasta oo ay wakhtiga iyo wayaha noo sacideen wayaan isma dhiibayno, saxiib omar qormadaan waan ku tusi doona malinta aan hadafkeena a ka dhabeeno hadii ay nolashu nagu sinto i.A wanaag oo idil ban ku rajeenaya saxiibkeeygiyoow

  • @ifraahshiiqaal5286
    @ifraahshiiqaal5286 7 ปีที่แล้ว +7

    October 11 2017 still listening

  • @mahdi99486
    @mahdi99486 7 ปีที่แล้ว

    war ninkan xeesta qadaya shay mire maha ee magaciisu waa Faysal ahmed oo ku magac dheer Faysal magool asalkiisuna uu yahay reer dhiri dhabe oo itopiya'ah alhamdulilah manta fanaannimo uu ka wantobay oo masaajid ku yala dhiri dhabe ayu ka edamaa ee uu duceeya

  • @gafeylardigitalstudios3247
    @gafeylardigitalstudios3247 4 ปีที่แล้ว

    ILHY HOW NAXARIISTO SHEY MISE DACAR FANAAN,WEYN BUU,AHAA 💝💝

  • @lalaelala286
    @lalaelala286 11 ปีที่แล้ว +13

    "Wacaneey" basically means "Oh, the splendorous" or "Oh, the wonderful" (that´s how he addresses his love interest in the song) and "Ayaamahan" means "these Days".

    • @AhmedAhmed-du3qr
      @AhmedAhmed-du3qr 2 ปีที่แล้ว

      You did nailed it!

    • @AhmedAhmed-du3qr
      @AhmedAhmed-du3qr 2 ปีที่แล้ว

      Awowe you did nailed it, for your information mr or mrs lala, it’s my favorite song too, seen kudhahay 😂?

  • @maygaagguure2048
    @maygaagguure2048 7 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxaan dhageysan jirey wakhti aan aad inan/Gabadh, aan aad u jeclaa oo aayar iga tagtay markii war been abuur ah la iiga geeyey. Waagaas heesaha waxa laga soo duuban jirey studio intan heestan iyo laba kale usoo duubay ayaan ugu dhiibey gabadh ay a asxaab ahaayeen.

    • @wacanmohamed8788
      @wacanmohamed8788 7 ปีที่แล้ว

      Aw Guhaad inanti ma ku so noqotay marka.

    • @maygaagguure2048
      @maygaagguure2048 7 ปีที่แล้ว

      muna cige , inantii markii ay heestan dhegeysatay ,xidhiidhkii dib bay usoo celisey se nasiib xumo ma sii waarin jaceylkii.💔

  • @ugaasyear4501
    @ugaasyear4501 ปีที่แล้ว +1

    Dhemaan inta la dareenka ah ilahay qalbiga hadii n qabojiyo

  • @آسواتاكور
    @آسواتاكور 8 ปีที่แล้ว +4

    😥😭 ya allah iska ooy ku wabaneeso Mararka qar marka xasuus gasho 😢😢

    • @somaliamidnolol9609
      @somaliamidnolol9609 6 ปีที่แล้ว

      آسو اتاكور bro anaa kula qaba ooyhin xasuus

  • @khadarmuuse2163
    @khadarmuuse2163 7 ปีที่แล้ว

    Masha alàah waxan so xasuustay wayowayo oo ahayed marki dadku qalbigodu nadifta ahayed isha alaah waye hagaagi

  • @abdikarimmohammed4843
    @abdikarimmohammed4843 8 ปีที่แล้ว +19

    heestan waxan isla joognay shaymire dacar marku qadayay

  • @gamaleh33
    @gamaleh33 8 ปีที่แล้ว

    Allah yarhama ,hestan waxan ku xasuusta 2006.waxan jogey CALISABIX

  • @hassanabdile4060
    @hassanabdile4060 4 ปีที่แล้ว

    Ax heestan xasuus bey iledahay waagan school ka dhiganayay 2008 kii aduun wa intan joogno iyo in tagday

  • @cabdiqaniofficial761
    @cabdiqaniofficial761 3 ปีที่แล้ว +3

    Still listening 10.12.2021

  • @isaakhdigale7516
    @isaakhdigale7516 7 ปีที่แล้ว +9

    anyone who's listening to this while dancing join me😉

  • @osmanmohamoud143
    @osmanmohamoud143 6 ปีที่แล้ว

    Waxa aan dhex muquuray hirar iyo hawooyin igu weygaarna muddoyinkanba 😢😢 R.A.D 😍

  • @_wll____
    @_wll____ ปีที่แล้ว +2

    Old is gold😢❤

  • @hassanallaalechannel155
    @hassanallaalechannel155 6 ปีที่แล้ว

    wa maalin xusuus mudaN OON XUSAAYO HEESKAN ALLE HA U NAXARIISTO ALFANAAN SHAY MIRE DACAR WLLHI WA XUSSUS GAAR AH 27/07/2018

  • @khalidclahi8111
    @khalidclahi8111 9 ปีที่แล้ว +1

    Wlahi heestani Wx dib igu celisay 2003 wakhtiga oo dhibato jcl iga sooo martay school sh.ali ibraahi eee
    hargaysa

  • @subaneiphone468
    @subaneiphone468 6 ปีที่แล้ว +4

    Walbahaarka dunidiyo Walwalkiyo. Dhibaatada waynaa abuuree Inkastoo wanaagjiro marna lagumawaaro 🙄27/7/2018. Maanta murugo yar ayaan dareemayaa allaha sahlo 😥

  • @maidamohamed5092
    @maidamohamed5092 7 ปีที่แล้ว +15

    Walbaharka duunidyo walwalka iyo dhibtada wayna abuure?

  • @mulemale9354
    @mulemale9354 9 ปีที่แล้ว +4

    aax yaa xasuus qaliya walee waxay ixasuusisay 2003 iyo jaceelkedi cadi maha heestan

  • @yassinkhalif
    @yassinkhalif 5 หลายเดือนก่อน

    Ina lilahi wa ina ileyhi rajiun rabi haunaxariisto heesihisa cajibka ah iyo codka iyo eraayada.