Heestan xasuus ayey igu leedahay😢 wiil aan sxb ahayn baa I jeclaadey heestan ayuu igu inkaaray ilaa hada noloshu ima hagaagin qof kaan jeclaadaba bilaa sabab bn ku kala tagnaaa
Sow lama oran karo raguba axdi malha 2018 wiilkan sheekda ku bartye ee aan jecel 11.00 habeenimo ku arkay hanbalyda arooskisa fecbooga qarcankan qaday ma seexan habeenka hadan caruur bu leyahye waxan leyahay cafimad ku nolow iyo cimir dheer wllo😢❤🙏🙏
6/7 taikhad 2023 ❤❤❤😢😢xanun saaid dareemaya l.a wan uso labaan donaa qoralkan waxan rajenynaa anigo sidan ka roon inaa uso laabto si isku bar bar dhigo xaladaha iso duceya plz walalahay hada iga dambesan ❤❤❤ ilaan dumar xis malhan aniga bay igu dhacaday mida waxaa aan u dhiimay ma garanayo 😢😢😢😢😢
Aad paan uga xumahay wzn rajeyna in aad so labatay oo isa so dhistay naag loma jabo naag mar walba waa la hela kaliya adi diyaar u noqo hormari naftaada waxqabso waa sidi ado doontay neef ari ah waad xulane lk ka hor waxqabso
Heestan waxan dhagaysanayaa hapeen arabaca Date 21/8/2024// 19/8/2024/ waxan soo aasnay garapkaygii midig ayeyday allah qabriga ha u nuure 10/9/2021/ maalintaa waxa garapkayga ka baxay aabahy Allah ha u naxariistee Maanta kaalin weyn baa ugu banaantay Aniga masuuliyada 7 caruura masuuliyadoodiii io hooyaday Ilahay baa garabkayga taagan talo u dhiiibanayaaa Insh allah Bacda 14 sano qoralka ku soo laapan doonaa Insha allah anigoon allah mooye cid kle garapka sugayn 2038 insha allah Anigoo allah xaas wanagsan io caruur wanagsan igu deejay hadiii noolado inshaa allah Age 20
Ilaahay naxariistiisa janno ha ka warabiyo waxaa inaga baxay fanaan aad qaali u ahaa dhanka fanka ilaa hada lama hayo dibna loo heli maayo nin u dhima....
12 yr ago It's now 2024 who is the legend who has been looking for this song and listening to it, no matter what work you do.🤛🤜
Baabaa caawaan KU murqaamayaa heestan xaadaha kicinaysa
Fanka wuxu joogey Akhlaaq, dagnaan &cod macaani waxa u sii dheereyd Fankiisa heesihiisu waa wada Dareen dhaba😊ilaahow kunaxariiso #Shay mire dacar ❤
Xaakim waa ilahay
Xagiisan xigsanayaa
Adna goysay xarigii
Ileen dumar xis malahee
Allaha unaxariisto shaymire
Dacar aduunkan nabsigu waa balaayo
Waligiz kama haraayo
Shay mire dacar alle qabrigaga ha wasiciyo 😢 allah yarxama raximin
Wllhi heestan anoo Yar oo dugsi kelia dhigta aan school xitaa weli gaarin bey eedadey iQaadi living legend💔🕊😭 allah Yarxam ilaahey Qabriga hakaga dhigo beer kamid ah beeraha jannada ♥️💔
Aaamiin
Amiin amiin amiin
Amiin😢
Walee xalay xogtaan helay
Xamxamtiyo sheekada waxaan
Xiiso kuu qabay ku xaraamay
Jiifkii xejinta waayay gogoshii
Markaan soo xasuustaba sidaad
Ii xumaysee.....runtii xasuus igu qaaliya .shaymire dacar alle hakuu naxariisto
Heestan xasuus ayey igu leedahay😢 wiil aan sxb ahayn baa I jeclaadey heestan ayuu igu inkaaray ilaa hada noloshu ima hagaagin qof kaan jeclaadaba bilaa sabab bn ku kala tagnaaa
Waxan hubaa ineysan dumar axdi iyo balan lahayn marki igu horeysay ee aan dhageysto waxay ahayd 2012 barigason shukansi barad ahaa lkn qisadaa heestan waxay igu dhacdey 2019 kii kadib markan qoftan jclaa anoo kafog oo jcl aan feecboka ka arkay ayadoo logaa hanbalyeynayo marka wlhi xasus baan u dhageystaa heestan ale haa u naxaristo shey mire dacar
Ax ax hada maguursatay oo ma iska ilowday aboweh wiilasha xata waa kujiran
Ugaaas anaa taas makhratii kaga ah axdii iyo balan Tona malaha
Imaasi wiil gabdha jeclya lag baxya
Wll dumarka masino siduu adiga dhaawac kuu gaaray ayuu dadna si kadaran u gaaray seedahana wuu jaray lkn wax walbo waa calaf wll
@@farhiashireabdiahmed7640 waa dareemi ku dareemi kraa anbo saasaa dahab aan lahaa ugu gaday asoo xanuunsan mlntaasne hooyadiis dahab soo gadanysay aa dib ka ogaaday Alx xaakim waa ilaheey xagiisa xigsanayaa
waaaaw axyaa hees .runtii dumarku wayka.lugooyo badanyiin raga inkastoy raguba leeyihiin qaar hablaha lugooya hadana dumarkaa kubadan
Ninkan qabiilada la yaso waaye. Balse nin Somaliyeed inkaar weeye aniga kù huba kuwa iminka jira.
Waligay gabay kaa run badana ragga waa ku yar yihiin cid wax lugaysa inkastoo iyaga a ku jiraan
Midhaha laxanka iyo codka
Waa laysla helay woow 😍 amazing song shay mire dacar
Alle how naxariisto
Iyadoo aanay jirin inyar oo aan hestan kuso xasuusto marka laga reebo inaan yaraan taydiii aad ugu raaxaysanjiray dhagaysigeeda iyo inaan qaadayo aad ayaan ujecelahay❤
XAKIN WAA ILAHAY XAGIISAN XIGSANAYAA ADNA GOYSAY XADHIGII ILEYN DUMAR XIS MA LAHEE 😢9 FEBRUARY 2020 YAA ILA DAWANAYA SANADKAN🤔2020👀
AmiraY anuu wlll sanadka cusub dhagesanaYaa 😂♥️ 2021
2021/01/28 Ayan dhagaysanaya
@@xamsecabdilahi6586 soo kale wll ana 1 28 2020😆🙈🥰
@@amiiraadan3017 hhh wa hes xisayn leh
@@cabdiraxmanwacdaro633 walee🤣🤣🥰🤝
Best singer ever buu noqon laha ee somali ledahy haduu wakhtigii waaberi joogi Aun, denbigas ha dhaafo, shay mire dacar, wllkii baa noo heesi jirey aanu deris ahayn.!!
“Dadku ba waayo waa is waayi jiraye
Ma waad raagtey baa warkaa yahay?”.. 📿
Inaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun.. Alla ha u naxariisto Shay Mire Dacar
HiilDan Media Production - HMP- allow unaxariiso allow unaxriiso dhamntood fananinti fanka somaliyed
Shay mire Dacar Alla yarxamak wxiisu fan uu dhaafay xaaduu ku istaajinayaa😢
Whose listening to this 2024 ✊🏽
Raxiimullah fanaankena aan jecleyn aun shey mire dacar janatul farduusa ayaan illaahey kaaga baryey
2022 still remember old days.
Indaa dawaneso 2021 like isara
Kun pqor shaymire dacr alle haunaxristo duco le u awoodna🥺🖐🏿
2023😢 xaqa lama afdube xagad uxaglanayse ad uxelanyza armu kugu xumada😢 xakim wa ilahay ana wn xigsanaya hadad goysay xarigi ilayn rag xis malehee😢
who is listening 2017 I have a long memory to this song 💔😭😭
Omar Abdi me
Omar Abdi me😘
me
Omar Abdi me 29/8/2017😭😍😩😩
Axad 04-08-2019!.
Allah unaxaristo intii fanan iyo Abwanba dhimatay 2023/10/3(Friday) March
10 years ago, aan ku safray heeskan from buulaburde to muqdisho, dhulku aad buu u cagaarnaa🤔💚
Axyaa xusuuuu💁♂️💁♂️💁♂️
Sow lama oran karo raguba axdi malha 2018 wiilkan sheekda ku bartye ee aan jecel 11.00 habeenimo ku arkay hanbalyda arooskisa fecbooga qarcankan qaday ma seexan habeenka hadan caruur bu leyahye waxan leyahay cafimad ku nolow iyo cimir dheer wllo😢❤🙏🙏
Waydhacda walaashey
Ragg been badan jooga….waxkasta-na waa qeer.
@@Som-Hanoolaato
Waa run wllo ❤
ɪɴᴀ ᴀᴅᴇʀᴇʏ ʀᴀɢᴜ ɪsᴋᴜ ᴍɪᴅ ᴍᴀʜᴀɴ ᴄᴀʟᴀɴᴀ ᴡᴀ ᴊɪʀᴀ ᴡᴀxᴀɴ ʀᴀᴊᴀʏɴᴀʏᴀ ɪɴᴀᴀᴅ ᴍɪᴅ ᴋᴀ ᴡᴀɴᴀɢsᴀɴ ʜᴇsʜɪᴅ ɪ.ᴀ
Raga sabankaanba xiiso mlha wala odhan karaa
@@sagalmohamudibrahim1158qisadan heesta aniga haya lkn caawa waa Ramadan ma qori karo aniga qoraal kaso sameynaya qisada heestan iyo qisada igu dhacdey waa mid is leh jaceyl haduna kuso marin dhib mad arag
Ilaahay Ha Uraxmado sheymire Dacar Legend Qaran🇸🇴 buu ahaa
Halkaad u xaglaneyso aad u xeebanayso armu Kugu Xumaada
Qof baan Sida Leeyahay WaQtigan la JooGo 😭😭😭👉
😭😭😭😭
@@fadumaibrahim3061 he
Fanaan qaaliya aan heesihiisa aad u qiimeeyo. Ilaahey haw naxariisto
Xaakin waa ilahey xagisan xigsanaya hadad hoysay xarigi ileen dumer xis malahe
Allah kuu naxaristo sxb RIP😭😭😭
Xaakin wa illahy anna waan xigsanaaya adna goysay xadigi ileen rag xis malahee...😗 listening 2021
Ileen dumar xis malahee😂
Inta 2021 wakhtigiii Corona la halleelay gacanta fidiya😂😂❤❤❤
2020 6 18 jimce
Xaqa lama afdubee
Halkaad u habranayseed
U xeeganaysaa armuuu
Kugu xumadaa😥😥😥😥
If you listening this song 2021 your legend💚🙏happy valentine's day everyone❤
4am 11 Oct 2021
listening 🎧💕on today's Valentine ❤️....after one year again 😘😀
4/2/2023 happy valentines Day after 10 days
Watching 2023 happy valentine' day
🎉
22,7,2024 ⏰8:40 habeen isniin baxayso taladane soo galayso.
Ilaahow qalbiyada noo qabooji 😢
Markasta aad sii weynato xanuunka aduunka kugu sii badanaya 😭
Waa u xiisay caruurnimadii 💔💔
hastan waan jacalahay waan tagarah shaymiira dacara
Heestan wax jira weye lkn hablaha yaan meel looga dhicin waata kudhashay iyo Iyo kuwa kula dhashee
Shay mire dacar allow daa beryo
Best Songs
Abdisitar Abdiasis sxb dumarka kala saar meeshan waxa laga hadlya qof godub gashay wana u badan yihin dumarka waydaan
Alle ha u naxariisto
Who still watching this legend 2022
💔
Still listening dear
😢😢
2023😂❤❤
@@nashyare 😂👋still I’m here alx
6/7 taikhad 2023 ❤❤❤😢😢xanun saaid dareemaya l.a wan uso labaan donaa qoralkan waxan rajenynaa anigo sidan ka roon inaa uso laabto si isku bar bar dhigo xaladaha iso duceya plz walalahay hada iga dambesan ❤❤❤ ilaan dumar xis malhan aniga bay igu dhacaday mida waxaa aan u dhiimay ma garanayo 😢😢😢😢😢
Sorry 😢
Loser ayaa tahay ma qof kaa tagay darteed xanuun ku dareemeysaa, Gym tag, Skills yeelo, lacag samee iyadaa ka shalaaneysa
Aad paan uga xumahay wzn rajeyna in aad so labatay oo isa so dhistay naag loma jabo naag mar walba waa la hela kaliya adi diyaar u noqo hormari naftaada waxqabso waa sidi ado doontay neef ari ah waad xulane lk ka hor waxqabso
The best song ax alle hakuu naxriisto shay mire dacar
allah ha unaxriisto shay mire dacar shalay ayuu geeriyooday
He’s songs never get old still watching in 2021
2021
Waxan si qorsodi ugu dhageysan.jiray kuleej aan dhigan memery aa ka.dheysan talefin caasho ladhihi jiray
Uu abahy ii gaday 😢
Allaha unaxaristo 😢
2023 yaa ila dawanaya dhamaadkiisa bisha 7 aaad❤😢
☝️
@@yj_lak 🤝
allah unxristo 😢
Niimo Qurux ❤️
i listened this song 2002 for my first time
Markeeh baa la qaaday wllo heestaan Anigoo yar bn maqli jiray lkn ma xasuusto 2004 meelahaas
2003 cm l
ilhay hku naxaristo shay mure dacar fanan igu qali aha
yurub geenyo kg
kasn MV usoiuybgas
yurub geenyo maus
yurub geenyo asc
Ameen Allow u naxariiso
Alla Ya Rahma Shey Mirra Dacar
Ileen dumar xid malahee😢😢
Alla yaa raxm😢😢
Heestan waxan dhagaysanayaa hapeen arabaca
Date 21/8/2024//
19/8/2024/ waxan soo aasnay garapkaygii midig ayeyday allah qabriga ha u nuure
10/9/2021/ maalintaa waxa garapkayga ka baxay aabahy
Allah ha u naxariistee
Maanta kaalin weyn baa ugu banaantay
Aniga masuuliyada 7 caruura masuuliyadoodiii io hooyaday
Ilahay baa garabkayga taagan talo u dhiiibanayaaa
Insh allah
Bacda 14 sano qoralka ku soo laapan doonaa
Insha allah anigoon allah mooye cid kle garapka sugayn
2038 insha allah
Anigoo allah xaas wanagsan io caruur wanagsan igu deejay hadiii noolado inshaa allah
Age 20
2024 Hadaad dhagaysanayso ama ka dib like iisaar walal
Now 25 Nov 2023 11:14 habeen sabti baxayso axadna soo Galayso
Allah ya Raxma Allaha unaxariisto marxuumka janadii firdowso Allaha Kawaraabiyo Aamiin ya Rabbi
Allah u naxariisto
Aamiin Aamiin yaarabi
Amiin amiiin ya rahman
Allah yaraxma shay mire ☝💔😭😭
2023❤ and still listening this 🎵 song💪
Allaha ku naxaristo shey mire dacar
29/12/2021 xasuus
xaakin waa illahy
xagisan xigsanaya
Adna goysay xadhigi
ilen dumar xis ma lehe
Who’s still listening 👂 8th March 2021 Monday morning
2023 yaa ila waqtigaan ila dhagaysanyaa heestaan🥺
Xaakin waa ilaahay xagiisaan xigsanayaa adna goysay xadhigii ileen dumar xis malahee😢❤💏🙏✅
2023 still watching 😢
Ka xaraamey jiifkii
Xejin waayey jiifki
Markaan soo xasuusto
Sidaad iixumeysee
Xaakin waa ilaahey
Xagiisan dugsanayaa
Adna goysey xadhigii
Ileen Rag xis malahee💔😥😰😭 .
Feb-28-2022
Xaakin waa illahy
Xagiisaan xigsanayaa
Adne goysay xarigii
Ileen dumar xis malehee😭💔
5/February/2021 yaa ila daawanaayo sanadkaan like saara
20/1/2022 dhafar iyo hawl Aduunyo war Aad Ayan idin slmy nin Iyo naagba good time 🙏❣️
2023 5 /31❤🎻❤️🔥
World cup 2022 aya Barito bilaawn ,
Ya iga danbeeyo Legend
❤🎉
Waaa hees aad itabatay waxaaanba is idhi malaa fanaanku xaaal kayguuu ogaa ooo wax buu kala socday
Alhamdulilahi it is Saturday tarehe 05/02/2022 if you are listening this song you are legendary 💪 taught me 2030
2024 ano meel baadiyaha ah jooga😢❤
Maalinkii iigu horaysay een maqlay waxay ahayd maalin khamiisa 17/01/2023
Aniga iyo inamo my classmates aan nahay oo jaamacada hargaysa wado dhigano anagoo hargaysa ka tagay una dalxiis tagnay buurta sheekh
Xasuus shay mire dacar alla yarxama
Nov 2 2023 mid night
2012 till today 2024 twelve years ago if u listening this song ur legend ❤❤
2023 baan dawanayaa😢
Zxip sdkle
Still I can understand 🇸🇴 music
Marka soo xasuusto sidaa i xumeysee 😢 ❤️
Sorry aboowe😢
one of the best song of shaye mire dacar alla siye cod iyo character
live longer...;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;
9 years ago.!!
Hadda ma noo shahay walaal.? Wanaag baan kuu rajaynayaa.
Xaakin waa ilaahy
Xagiisan xigsanayaa
Inaad goy say xadhigii
Ileen dumar xis maleh
Fav song Fri/Aug/19/2022 🥺❤
Stil 2023 I listening
Naagaha qaar abaal iyo naxariis ma lah lkn mawada xumo runtiii
Illahay hakunaxarisyo fanaan qali ah
Xaqa lama afduubee halakad ku xagalanaysee Aad uxeebanaysaa
Armui kugy xumada
Xaakin waa illahay
Xagiisa xigsanayaa
Adna goysay xadhigii
Kulayan rag xis malahee
😊
Still listening 2016 October
allow unaxariiso
hadan kusoxo wall
heesta magaceda waa
(ileen Dumar xis malehee)
Ilen dumar xis male been mahan yaa ila dhageytey 2023
😢😢😭😭2021 /1/16 ya dhagesanya😢💔
Mᴀᴄɴᴇʏ ᴀɴɪɢᴀ
@@iamqueenrayan9119 ᴍᴀᴄɴᴇʏ ᴋᴀʟᴀʏ ᴀᴀɴ ɪsʟᴀ ʙᴀsʜᴀʟɴᴏ😂🥰
@@iamqueenrayan9119 ᴍᴀᴄɴᴇʏ ᴋᴀʟᴀʏ ᴀᴀɴ ɪsʟᴀ ʙᴀsʜᴀʟɴᴏ😂🥰
Aniga ayaa dhagaysanaya wayna itaabatay wll allha unaxariisto wllkeen
@@sadamhaaji110 thnx wl amin
allaha unaxariisto qabriga uwaasiciyo kitaabkiisa midigta kasiiyo fanankena qaaliga ahaa
bare Jama LSWR
aamiin yaa rabi
2021 habeen madax xanuun aah
Ila xaawo idilka xasid no ahayow. ..
Marxuunka halaga saaro heesihiisa mediaha ilaahay haw naxariisto
Shey mire dacar 💥
allow ku naxariso shey mire dacar fanan qali
2005 baan dhagaystay markii iigu horaysay 2020 baan dhagaysanayaa mar labaad Aduun
28/8/2024 hadii halkan imato love isaar si aan tariqdan uso xasusto Mahadsanid❤
Legid ilen dumar xis malehee 😥😥😥😥😥😥😥10 11 2022 habin jimca ha Like dhac kusee Lin durmar xismalehe
Any one 2020?
2022 /6/22 #habeen khamiisa #illen dumar xis maleh
🤧🤧🤧heestan waa ku ciil baxayaa
2023 heart broken 💔💔😭
Who still listens this song in 2023😭
walee xalay xogtaan helay xam xamta iyo sheelada waxaan xiiso kuu qabay
inleen dumar xismaleh
Ilaahay naxariistiisa janno ha ka warabiyo waxaa inaga baxay fanaan aad qaali u ahaa dhanka fanka ilaa hada lama hayo dibna loo heli maayo nin u dhima....
Adna goysay xarigii ileen dumar xis malahe😢😂