- 98
- 446 511
Somali Barejo
Kenya
เข้าร่วมเมื่อ 11 มิ.ย. 2018
QAMAR SUUGANI |MARYAN AHMADEY| HEES CUSUB LYRICS 2020
QAMAR SUUGANI |MARYAN AHMADEY| HEES CUSUB LYRICS 2020
มุมมอง: 227
วีดีโอ
DAYAX DALNUURSHE 2020 |NACIIMA ARAGSANEEY| HEES CUSUB LYRICS
มุมมอง 6334 ปีที่แล้ว
DAYAX DALNUURSHE 2020 |NACIIMA ARAGSANEEY| HEES CUSUB LYRICS please don't forget to subscribe
KIIN JAMAC F.T DALMAR YARE |SAW IIMA TIHID| HEES CUSUB 2020 LYRICS
มุมมอง 3334 ปีที่แล้ว
KIIN JAMAC F.T DALMAR YARE |SAW IIMA TIHID| HEES CUSUB 2020 LYRICS please don't forget to subscribe for more lyrics videos mahadsanidiin
AWALE AADAN 2020 |AABE LAGU BADHAADHO| HEES CUSUB
มุมมอง 1184 ปีที่แล้ว
AWALE AADAN 2020 |AABE LAGU BADHAADHO| HEES CUSUB
Xariir Axmed hees cusub |ifka igu xanaanee|2020 lyrics
มุมมอง 6974 ปีที่แล้ว
Xariir Axmed hees cusub |ifka igu xanaanee|2020 lyrics
HODAN ABDIRAHMAN HEES CUSUB |PUTLAN| 2020
มุมมอง 4554 ปีที่แล้ว
HODAN ABDIRAHMAN HEES CUSUB |PUTLAN| 2020 please subscribe for more videos
NIMCAAN HILAAC |ANAA KU DOONEE II KAALAY| HEES CUSUB 2020
มุมมอง 11K4 ปีที่แล้ว
NIMCAAN HILAAC |ANAA KU DOORTEE II KAALAY| HEES CUSUB 2020 plz subscribe for more lyrics videos
QAMAR SUUGANI HEES CUSUB |QALBIGA BASHAR KUUGU JECEL| LYRICS 2020
มุมมอง 4624 ปีที่แล้ว
QAMAR SUUGANI HEES CUSUB |QALBIGA BASHAR KUUGU JECEL| LYRICS 2020 Please subscribe for more videos MAHADSANID
SHEY MIRE DACAR |SIDA MEEL TIGADLOO| 2020 SOMALI BAREJO
มุมมอง 8534 ปีที่แล้ว
SHEY MIRE DACAR |SIDA MEEL TIGADLOO| 2020 SOMALI BAREJO
Adaan rabi kaa baryaa |hees jaceyl| WhatsApp status 2020
มุมมอง 1994 ปีที่แล้ว
Adaan rabi kaa baryaa |hees jaceyl| WhatsApp status 2020 Plz subscribe for more videos MAHADSANID
SHEY MIRE DACAR |HEESTII WACANEEY| 2020 LYRICS
มุมมอง 248K4 ปีที่แล้ว
SHEY MIRE DACAR |HEESTII WACANEEY| 2020 LYRICS Plz subscribe for more videos MAHADSANID
SHAY MIRE DACAR HEESTII |MALAHA WAA LAGU SITAA| LYRICS SOMALI BAREJO
มุมมอง 18K4 ปีที่แล้ว
SHEY MIRE DACAR HEESTII |MALAHA WAA LAGU SITAA| LYRICS SOMALI BAREJO Plz subscribe for more videos MAHADSANID
MASLAX MIDEEYE |WAAN DABAALDAGAY| HEES CUSUB 2020 LYRICS
มุมมอง 4634 ปีที่แล้ว
MASLAX MIDEEYE |WAAN DABAALDAGAY| HEES CUSUB 2020 LYRICS Plz subscribe for more videos MAHADSANID
MOHAMED BIIBSHE |HEESTII ADNA| 2020 LYRICS
มุมมอง 9074 ปีที่แล้ว
MOHAMED BIIBSHE |HEESTII ADNA| 2020 LYRICS Plz subscribe for more videos MAHADSANID
MARWAN YARE OO HEES UGU JAWAABAY WAYAHA CUSUB |SOMALI BAREJO
มุมมอง 804 ปีที่แล้ว
MARWAN YARE OO HEES UGU JAWAABAY WAYAHA CUSUB |SOMALI BAREJO Plz subscribe for more videos MAHADSANID
JAWABTII WAYAHA CUSUB |DALMAR YARE 2020| SOMALI BAREJO
มุมมอง 7954 ปีที่แล้ว
JAWABTII WAYAHA CUSUB |DALMAR YARE 2020| SOMALI BAREJO
JAWAABTII WAAYAHA CUSUB |KING KHAALID| NABAD IYO NOLOL
มุมมอง 6284 ปีที่แล้ว
JAWAABTII WAAYAHA CUSUB |KING KHAALID| NABAD IYO NOLOL
SULDAAN SEERAAR |275| HEES CUSUB LYRICS 2020
มุมมอง 1804 ปีที่แล้ว
SULDAAN SEERAAR |275| HEES CUSUB LYRICS 2020
Nimcaan Hilaac- Ka reystay bukaanadii- hees cusub 2020
มุมมอง 5874 ปีที่แล้ว
Nimcaan Hilaac- Ka reystay bukaanadii- hees cusub 2020
HAMBALYO NUURDIIN KL IYO ATIRIISHO BAADIYO /AROOS WACAN
มุมมอง 1934 ปีที่แล้ว
HAMBALYO NUURDIIN KL IYO ATIRIISHO BAADIYO /AROOS WACAN
AHLAM BEAUTY SALON EID MUBARAK /SHAFI JORE
มุมมอง 2924 ปีที่แล้ว
AHLAM BEAUTY SALON EID MUBARAK /SHAFI JORE
PRANK:: NAAG BAAN QABA ADNA WAAN KU JECLAHAY IYO TUSH /SHAFI JORE
มุมมอง 1.1K4 ปีที่แล้ว
PRANK:: NAAG BAAN QABA ADNA WAAN KU JECLAHAY IYO TUSH /SHAFI JORE
TARTAN AF SOMALI QOSOLKII ADUUNKA /SHAFI JORE
มุมมอง 1264 ปีที่แล้ว
TARTAN AF SOMALI QOSOLKII ADUUNKA /SHAFI JORE
REER BURCO IYO SHUKAANSIGA QOSOLKII ADUUNKA DAAWO |BY SHAFI JORE
มุมมอง 1364 ปีที่แล้ว
REER BURCO IYO SHUKAANSIGA QOSOLKII ADUUNKA DAAWO |BY SHAFI JORE
AROOSYADA SOMALIDA 2020 SIDEE ISKU BADALEEN |BY SHAFI JORE
มุมมอง 1144 ปีที่แล้ว
AROOSYADA SOMALIDA 2020 SIDEE ISKU BADALEEN |BY SHAFI JORE
5 CAYAAROOD OO HIDA IYO DHAQAN AH SOMALIDU CAYAARTO PART 1 |BY SHAFI JORE
มุมมอง 635 ปีที่แล้ว
5 CAYAAROOD OO HIDA IYO DHAQAN AH SOMALIDU CAYAARTO PART 1 |BY SHAFI JORE
NAXDIN: WIIL SODOHDII KUFSADAY SI LIVE AH KADIB MARKUU KANIIN SIIYEY DAAWO |BY SHAFI JORE
มุมมอง 1155 ปีที่แล้ว
NAXDIN: WIIL SODOHDII KUFSADAY SI LIVE AH KADIB MARKUU KANIIN SIIYEY DAAWO |BY SHAFI JORE
SOO NOQOSHADA SACDIYO SIMAN IYO HEES WAALI AH DAAWO |BY SHAFI JORE
มุมมอง 6585 ปีที่แล้ว
SOO NOQOSHADA SACDIYO SIMAN IYO HEES WAALI AH DAAWO |BY SHAFI JORE
HEES IYO MUQAAL HADLAYA |NASIIB ALI| GIRAANGIRTII WAREEGTA |REACTION| BY SHAFI JORE
มุมมอง 2525 ปีที่แล้ว
HEES IYO MUQAAL HADLAYA |NASIIB ALI| GIRAANGIRTII WAREEGTA |REACTION| BY SHAFI JORE
GOOBA WAXBARASHO OO AADAN WALIGAA MAQLIN {SCHOOL}
มุมมอง 895 ปีที่แล้ว
GOOBA WAXBARASHO OO AADAN WALIGAA MAQLIN {SCHOOL}
Ma warxumo tashiiliyo nacaba ku helay wa adigan isdoorshe 20/1/2025🙃
Ma war xumo tashiliyo nacaba ku weraray wa adigan isdorshe
old is gold ❤️🙌
ana kudone ikalay❤😢
Aad ,Ayman,kuugu,mahad,naqay
❤❤❤❤❤ eesh qiyaasak❤❤
Woow xasuus waxn dhaysanayey 2018😢😢😢
Waqtiga an dhegeysanayo 19 12 2024😢❤
Wan ku eegnayo adba wad ogsoontahay axyaa shey mire dacar❤️
Wan ku eegnayo adba wad ogsoontahay axyaa shey mire dacar❤️
Last 2024 December December 12kedii wacaneey ayamahan shamina dacar😢 ilahayow sanadkan cusub nolosha ikalakicii😢
My,name is,abdi,kariin mohamed,nur,mahadsanid walaal
Aadbaankuugumahadnaqaywalaal❤
Waqitagan dhageysanayo 11 12 2024 Arbaco 21:53
Still 11/12/2024😢😢😢 Inta iga danbeesa waa ina salaamay🤚😓
Legend FANAN WEYAN
Last year 2024😮😢
Ma warxumoo tashiil io nacab ku weeraray Afar Sano ka hor halkaan joogay ayaaan ayaanta ayaanteeda tagayaaa Maxay waayuhu yaacayaaan galas 8 dhigan jiray khamista kasoo codaynayaaa insha allah hadiii allah I gaadhsiiyo Waayuhu way is qorayaan wllhi 8;56 subax nimo 7/11/2024 khamisst
waa habeen Subtitle ah saacadu 7:14 anigoo dareemaayo 😢😢😢😢😢. markale Baan insha Allah ku soo laaban doonaa anigoo sidan ka fiican.😢😢😢
9:17 ʜᴀʙᴇɴ ᴊɪᴍᴄᴇ sᴏ ɢᴀʟᴀʏᴏ ᴀɴɪɢᴜ ɢᴀʙᴀᴅʜᴀɴ xɪʀɪʀᴋᴇʏɢɪ ᴜɢᴜ ʜᴏʀᴇʏᴀʏ ᴀɴ ʟᴀ ʙɪʟᴀᴀʙᴀʏ ᴀʏᴀɴ ᴡᴀʟɪ ᴡᴀᴅᴀ sᴏᴄᴏɴᴀᴀ ᴡᴀᴀ ᴀʟʟᴇ ᴍᴀʜᴀᴅᴅɪɪ❤
Waa maalin isniina 7:10:2024 saacadu 12 :40 9 sano kabacdi wxan dib uso booqday heestan oon markan macneheeda fahamay anoo taag la aan alajiifa buush kuyaaala Saytuunka tunusia km 24 subax barqo ah dhalin yaro hala ogaado isbadbadalka waayaha oon aan ka faaiidaysano jaaniska aan marka haysano guuul ayaan idiin rajaynayaa dhamantiiin wxan leeyahay legend walba oo heestan soo booqday mudo dheer kadib zxp likta ❤
Saacaddu waa afar-saac subaxnimo, bishu waa 6/10/2024 waxaan heestaan ku dareemayaa murugo dad i jeclaa oo aan ku cayaaray daryeelkii jacaylkii naxariistii ilaashigii ay dadka iga dhaweysanayeen u masayridii ay cid kale ii diidanaayeen, ayagoo ii arkaayay inaan ahay had'yad uu alle naftooda siiyay, aniguse aan moodayay kuwii aan igu haboonayn ama aan ii qalmin ninkaan doonana heli karo, dhowr sano kadib markii aan dhumiyay dadkii noocaas ahaa maanta 7 bilood kahor xiliga aan qoraalkan qoraayo waxaan la midoobay qof aana %01 boqolkiiba ziiro hal ka helin oo daryeel ah oo jacayl ah oo naxariis ah oo ilaalsho ah oo ku faanid ah oo ku xaragood ah oo is xog ogaal ah, oo aana wax dareena ka helayn, oo haddii larabo muddo 20 beri ah ama kudhow aan layga war qabin xitaa aan aalad mobil layga wacayn, Sidaa darteed qofkastoo qoraalka aqrinaya waxaan kula talinayaa inuu la midoobo oo ilaalshadu qofkii si dhaba u jecel shuruud la'aan, waayo bini'aadamku ihtimaamka ayay qaymo ama sharaf iyo farxad ku dareemaan, naf bilaa ihtimaam iyo naxariis iyo daryeel aan lays farin noolaan karto maleh, waxaan halkaan ku xusayaa labo nin oo aad ii jeclaa oo waqti iyo waayaba i geliyay say ii helaan lkn aysan dhicin anoon qaarkood daacad ka ahayn da'daalkii ay ku jireen, magacyadooda ayaan halkaan ku qorayaa say xasuus iigu noqoto intaan noolahy (Maxamed abdi cigaal) (muxyadiin cumar abdi) Jaalla-yaal nolosha baraaro iyo horumar baan idiin rajaynayaa maanta anaa qiimihiina garanaaya, macsalaamo🎉❤
Inkastoo wanaag jiro Marna laguma waaro💯✍
Ma war xumo tashiil iyo nacab ku weeraray waadiga is doorsheee😢 🫡😭
" Muxuu Wakhtigu Dad kala Fogeeyey " 😢 favSong2024🎵
2024 iyo mirqaan iyo magaalodii jacaylka berbara❤
2024 /8/24 iyo mirqaan❤
Alle ya rahma shay mire dacar boqorki fanka
Heestan saan u Raadinayey waa so qabtay xasuusey abaha was😢
Lgend shaymire dacrr❤
21/7/2024 walbahaarka dunidiyo walwalkiyo dhibaatada weynaa abuuree 😢
Shey mire dacar legend 🎉
Waxaan dhagaysanayaa 2024 /7/13 maalin sabti ah hada iga dambeyso like saar ❤
2024/7/16
.
❤
Shay
12/2/2024 habeen salaasa ah borama maqaaxidii mako 10 :40 taariiq❤
Walbahaarka dunidiyo walwalkiyo dhibaatada weynaa abuureee 2024 xasuusay igucelisay heestani😂
Waxan hestan dhageysana 01/01/2024 galabnimo isnin ah saacaduna tahay 17:50 galabnimo. Alxamdulilah markasta waxan daremaya qalbi jab waxan raba inan macsalameyo qofki aan ku tamaayay waayo nafta hadey darento wax wiiqa ma si jogi karto 😢 waxan rajeyna inan bogsado hadad iga dambeyso like isaar si anoo wacan aan uso xasusto
Ana caawan dhagaysanaya❤😢
Anigaba wxan dhagesanaya xili an so macsalameyy qofki an mustaqblka kuwada fikiri jirnay 😢inan isla dhamesano adunka blse wu icidleyay waligey Kuma ilobi dono sidad iqiyaantay alle Haku lug goyo😢
1.1.2025 Anigu qalpiga ka saari kari wayey weli🫡
@ mad i garaneysa
13/1/2025😢
😢😢😢😢😢😢 waxaan xasuustay 2005 walashay iga wayn baa dhaysan jirtay ana 2023 22 30 saacadu waa 11 19 habeenmo ban dhagaysanayaaa aduunyo allaw icafi aaamiin ii dhaha😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Sorry bishii 12 aad kawadaa
Xasuus baan galay markan dhageysto heestaan
❤❤❤❤❤😊
Waa 9-kii December 2023-ka Saacaddu waa 5:35Am aroornimo waxaan dhageysanayaa heestan waxaan dareemayaa murugo iyo xanuun aan ka soo gudbay,se aanan weli iloobin, waxaan heesta ka raadinayaa nafis iyo is maaweelin 😢😢alla xusuusuhu xumaa😢
Woooow
💔💔💔
Silhoooyada😮😮😮
😂laailllaaha😢
Psychological health waaye maskaxdaada oo dib ulaabato waxna soo xasuusato😟
Hadaa dhageysanayo 2023 heestan legend baa thy
Wayuhu markey ka adkadan wa dhibaato jaceylkuna waa gun
Magacaygu hamse apdi salaan ipraahim jooga hargysa weligay ma iloowi doono waxay ahyd dhiirigeliyahayga waay I jclyd ana sidoo kale waxu wada soconaa mudo Ka badan 7 yaers old waan Ku faraxsanaan jiray. Iyana sido kale dad padan oo aanu asxaap nahay ayaa isu kaaya yaqaanay iydana dad padan oo yaqaan ayaa ogaa heer aay hoshayadu gaadhay reerkooda dhipaa tooyin padan ayaanu soo marna iyo farxad padan xata rag depeda uga yimid oo reerkooda Ka soo doontay ayay diiday sidaanu sidaa u ahyn ayuu qadarku na kala tuuray waxuunbaan maqli jiray jcyl calaf paan Ka wayn waa wax jira nolosha wax walpa meel ayaanu Isla dhignay xataa caruurta aanu dhali doono haduu ilaahay na siiyo magacyadoodi meel ayaanu saarna nasii daro 12;;15; ;2022 ayuu qadarku aniga calafkaygii keenay waanan gursayad anigoo sidii u jcl maalintii meherkayga anaa Ka soo paxay ayaan iz idhi u sheeg lkn waan Ku dhici waayay waanan iska aamusay lkn iyada ayaa dad famliyga Ka soo ogaatay oo sooo dhigay hampalyadii wayna I soo hampalyàysay walaalkay oo ay khadka isugu jiree ayaan ii sheegay xataa maanta waan jcly oo haday tiraa adoo gurile I guurso minyaro u guudhi maayo waayo waan jcly magaceedu waa raxma ❤❤❤ halkan ayaan Ka salaamayaa haday argto goortay doontapa ha ahaate waxan igu ducaynaya cimri dheer iyo caafimaad taama waxanan leeyay weli waan Ku jcly❤❤