Bashiir Ibraahim iyo Xaliima Muuse Milaano - Inkastooy Riddimadu (Rucubta Naasaha) Hees kaban Duet

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Bashiir Ibraahim iyo Xaliima Muuse Milaano - Inkastooy Riddimadu (Rucubta Naasaha) Hees kaban Duet
    Ereyadii Abwaan Bashiir Salaad
    Laxankii Bashiir Ibraahim
    Riwaayadii Waqti iyo Waalli Jacaayl 1978

ความคิดเห็น • 8

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxa ey ahayeen laamaano
    Oo aad loowada jeclaah Allh u naxariisto

  • @mousewaaw1260
    @mousewaaw1260 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaasalaam yaasalaam yaasalaam yaasalaam

  • @zalabala5176
    @zalabala5176 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto l2duba wey dhinteen lamaane is jeclaa

  • @CabdiRaxmancali-jr6rj
    @CabdiRaxmancali-jr6rj 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa aniga kula tabo nafta uroon raba og

  • @abdulsadaam7006
    @abdulsadaam7006 ปีที่แล้ว

    Kamankuna Waa Axmad iidow Abtiile Jaangoow

    • @rashidhassan572
      @rashidhassan572 ปีที่แล้ว

      Adeer aan ku saxo. Kabanka waa Jaangow oo waa run laakin magaciisa oo sax ah waa: Axmed Nuurre Iidow Abtiile. Magaca aabbahiis waa Nuurre, kan awowgiisna waa Iidow.

    • @isseb6289
      @isseb6289 10 หลายเดือนก่อน

      Abwan shube maanu lahayn erayada saas modi jirey

  • @kaalintawaddaniga5114
    @kaalintawaddaniga5114 7 หลายเดือนก่อน

    Great song