buunis gacansaar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @fartounali1078
    @fartounali1078 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa 30/10/2021 falaad baa meeshan ikeenay
    Mucaashaqiintu hayla sooxiriirto fadlan

  • @alphaahmed7343
    @alphaahmed7343 9 ปีที่แล้ว +4

    wooooooow i like this song habeena badan ayaa fanaanka sii dhoweyn jirey marku mirqaamao

    • @abdimshamed6157
      @abdimshamed6157 8 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhh kadaa fadeexda fanaanka qaaliga ah

    • @alphaahmed7343
      @alphaahmed7343 8 ปีที่แล้ว

      fadeexadu waa maxay naga aamus

    • @abubakaromar8723
      @abubakaromar8723 4 ปีที่แล้ว +1

      @@alphaahmed7343 sxb buunis waa abtigeyga marqaankana wuu joijiyay

    • @fartounali1078
      @fartounali1078 2 ปีที่แล้ว

      😅

    • @ilyasali6229
      @ilyasali6229 ปีที่แล้ว

      @@abubakaromar8723 alhamdulillah

  • @ceygacade3019
    @ceygacade3019 12 ปีที่แล้ว +7

    gacansaarkii caashaqa hadaad goosay inan yaheey ane goowraca halis iyo gol xun baad i marisoo hal boowlaha aad i gooysee

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 5 ปีที่แล้ว +3

    caadi maha legend buunis 2018

  • @YusufHussen-kh7tg
    @YusufHussen-kh7tg 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha allah ax yasalam allfanan buunis hees ad uu qimo badan ❤

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi 3 ปีที่แล้ว +1

    Nov 14/2020 Hargeysa🎧🥰

  • @ahmedshibad68
    @ahmedshibad68 5 ปีที่แล้ว +1

    Bunis wa fanan buxa codkisana inama cadi mahin

  • @hanadmahad7344
    @hanadmahad7344 4 ปีที่แล้ว

    Cawa waa habee sabti aha tarikhtuna 21/7/2020 waxan soradiyay heestan on jeclaa yaradi marakaan hasawaha bilabayay 👌

  • @kenedidpino8663
    @kenedidpino8663 2 ปีที่แล้ว

    Hees dareen gaara leh laxan ereyo iyo luuq halaasiya alleh ha ku dhawro buunis

  • @ayuub999
    @ayuub999 ปีที่แล้ว

    Dhuuni bunis maaha intii hore busan
    Rabin iimaanka la.a waakan busy ku
    Noqdo axad kale qof kasta wuxu xiiseyo
    Buu Doonay inuu ku mashquulo

  • @abdirahmandacaam6771
    @abdirahmandacaam6771 6 ปีที่แล้ว +2

    Buunis
    Cajaa'ib ayuu ahaa indhool ayuu ahaa

    • @abduqadiradanomar122
      @abduqadiradanomar122 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdirahman Dacaam indhool ma’aheen Lakin hal il aa kamaqneed walaal.

  • @saladxasanxusenkoobin4501
    @saladxasanxusenkoobin4501 2 ปีที่แล้ว

    Salad xasan xuseen koobin

  • @xildhibaannuurafarah3754
    @xildhibaannuurafarah3754 2 ปีที่แล้ว

    Waya wayo iyo waqti xasuus mudan bay aheed ilahay hasoo celiyo sharaftii somaliya

  • @maxamedxasanmiicaadkule8066
    @maxamedxasanmiicaadkule8066 4 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka ninku muxuu yidhi gorin gorin caashaqu ma galo gacansina laguma helo ax ax beentaa mahaa hees cod Ku Haboon heshay

  • @mohamedfarah472
    @mohamedfarah472 8 ปีที่แล้ว

    hees iyo badh

  • @saladxasanxusenkoobin4501
    @saladxasanxusenkoobin4501 2 ปีที่แล้ว

    1

  • @badriabdulkadir5798
    @badriabdulkadir5798 10 ปีที่แล้ว

    Buunis waa Nin codkiisa saxdaa ku heesa ,

  • @mohamudomer2991
    @mohamudomer2991 5 ปีที่แล้ว

    abdiqaadir bunis sxbkay ilahay hadhowro 9 sano ayaanu deris ahayn sheedher ethiopia waa ninka keliya ee aan nasiibka uga yeeshay fanaaniintii waaberi inaan si shaqsi ah ubarto ilahy haxafido

  • @ayuubishaq5521
    @ayuubishaq5521 7 ปีที่แล้ว +1

    Still in 2017🎧💯😍

  • @saladxasanxusenkoobin4501
    @saladxasanxusenkoobin4501 2 ปีที่แล้ว

    Salad xasan xuseenkoobin

  • @blvr10
    @blvr10 5 ปีที่แล้ว

    Ax 🙄 sigaar fanaan xusuus gaar igu leh wayahgii yaraa 2002.....5th #muqdisho

    • @g37dbhe8db2
      @g37dbhe8db2 5 ปีที่แล้ว

      Wa hes macan bus illhay indha ha ufuro

  • @saladxasanxusenkoobin4501
    @saladxasanxusenkoobin4501 2 ปีที่แล้ว

    Salad xasan xusenkoobin

  • @maxamednuur3418
    @maxamednuur3418 8 ปีที่แล้ว +1

    axyaa hees mcn !

  • @saladxasanxusenkoobin4501
    @saladxasanxusenkoobin4501 2 ปีที่แล้ว

    Saladxasanxuseenkoobin

  • @saladxasanxusenkoobin4501
    @saladxasanxusenkoobin4501 2 ปีที่แล้ว

    Yo

  • @saladxasanxusenkoobin4501
    @saladxasanxusenkoobin4501 2 ปีที่แล้ว

    1

  • @saladxasanxusenkoobin4501
    @saladxasanxusenkoobin4501 2 ปีที่แล้ว

    Yo