FANAAN CABDIQADIR XUSSEIN MAYOW " CABDIQADIR BUUNIS" & HEESTII STAR KABAN LIVE XASUUSTII CUMAR NUUR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 7 หลายเดือนก่อน +4

    Shpkey marna adeer somaliyeed apdiqadir xusen mayow buunis wa hiboole faneedo cajiiba

  • @DaauudSHAyuub
    @DaauudSHAyuub 4 หลายเดือนก่อน +1

    Woow Waxaa Sannado Ku Qayliyey Taliye Siciid Gaagaale
    From JAMAAHIIRTA SSC

  • @Hirsioogle
    @Hirsioogle 7 หลายเดือนก่อน +2

    What a song❤ Cajiib buunis Alle haku barakeeyo

  • @Hamsebiihi8855
    @Hamsebiihi8855 5 หลายเดือนก่อน +3

    3may 2024 hargaysa ❤

  • @maxamedsheekh9987
    @maxamedsheekh9987 2 ปีที่แล้ว +6

    Alfanaan buunis cumar nuur cabdle codkiisa waakeenyay maasha alaah

  • @maxamedmaxamud3626
    @maxamedmaxamud3626 2 ปีที่แล้ว +6

    Mnsha alah mustafe macalin caydiid oo garaacaya kabanka waana cabdinaasir walaalkii hada waxa uu garaacaa dhexyarta
    Lkin kabanka kuma badna hada cabdinaasir oo asaga baray ayaa garaaca caana ku ah

  • @khalidxaaji
    @khalidxaaji 7 หลายเดือนก่อน +5

    18.march.2024 diredhapa 😂 bar

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 2 ปีที่แล้ว +11

    CALAYK 🔥🔥🔥🔥
    xaafadii hodan jidka fooqa hoos mara hareerihiisa ubaxa leh
    Dalkeena oo Jidadku Ubax leeyihiin ayaa lasoo maray kawaran

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh 11 หลายเดือนก่อน +1

      haa AHUN abwaankii cabdilqaadir xirsi yam yam baa sameeyay heestasn laxankii ckariin jiir

  • @ahmedsaggaf6530
    @ahmedsaggaf6530 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahmed huseen mayow buunis c/fimaad iyo cimri dheer allah ku siyo wllaalkey

  • @hamdayar8030
    @hamdayar8030 5 หลายเดือนก่อน +2

    024/may|13
    Hargeisa ❤

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  5 หลายเดือนก่อน +2

      Muuqaalkan Hargeisa ayaa lagu duubey 1996 kii

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 6 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa salaam Buunis codkiisu waa cajiib

  • @hunter-or3lm
    @hunter-or3lm 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ax yaa fanan😮

  • @abdisalaanmoshidane9825
    @abdisalaanmoshidane9825 7 หลายเดือนก่อน +1

    Old is gold

  • @Avatar-t5m
    @Avatar-t5m หลายเดือนก่อน +1

    24/8/2024 00:20 what a song

  • @maaxcalimaax1163
    @maaxcalimaax1163 6 หลายเดือนก่อน +2

    20 Apr 2024. Jigjiga.

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 9 หลายเดือนก่อน

    Ax ya qarami cabdiqadir xusen mayaw buunis

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 2 ปีที่แล้ว +1

    Bunis jaad aaa allow ku xafid walalkey yac

  • @cabdalecismaan-we9gh
    @cabdalecismaan-we9gh 4 หลายเดือนก่อน +1

    2024 -6-17 mon 5:30 😎😎

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 7 หลายเดือนก่อน +4

    Dadbaa mooda inuu ninkani laxaadka laayahay dhinac iyo indhoba. Faraska ka xoog badan gorgorkana ka aragti dheer.n

    • @Muna625
      @Muna625 7 หลายเดือนก่อน

      Hooyo habeen hore itiri gacan iyo lug io il ka xnuunsanyhyy😢

  • @Abwaanxamzemuhani
    @Abwaanxamzemuhani 7 หลายเดือนก่อน +1

    Yasalama❤🎉

  • @mmjmedia8242
    @mmjmedia8242 2 ปีที่แล้ว +2

    Wuxuu y cid eyahay cumar nuur cabdulle

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 11 หลายเดือนก่อน

    Ax yaa qarami buunis

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 2 ปีที่แล้ว +2

    Nice and sweet voice 🥰🥰🥰🥰👍✌️✌️✌️

  • @MuseIsmail-M18S
    @MuseIsmail-M18S 5 หลายเดือนก่อน +1

    18 _ 5 _ 2024

  • @fadxishaam1012
    @fadxishaam1012 2 หลายเดือนก่อน +1

    22/jul/2024/
    2:30 hapeenimo

  • @MaxamadAbdulqadir-uq9hv
    @MaxamadAbdulqadir-uq9hv 6 หลายเดือนก่อน +1

    ninculus ilahow kuxafid fanan qaali ah ayaatahay

  • @ahmedsaggaf6530
    @ahmedsaggaf6530 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa saa fanaan ah

    • @maryamaxmad3367
      @maryamaxmad3367 2 ปีที่แล้ว

      Xaflad ma ahan ee waa ciyaalka xaafada codsigooda ee fanaanka in dhool ma ahan

  • @triplemdrivingschool8721
    @triplemdrivingschool8721 2 ปีที่แล้ว +4

    Buunis iyo Cabdinaasir Macalin Caydiid yaa gacan macaane

    • @normad229
      @normad229 2 ปีที่แล้ว +1

      Both

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  2 ปีที่แล้ว

      Sxb Mustafe Macalin Caydiid ayaa tumaya kabanka maaha Cabdinasir

    • @mukhtarmawlid137
      @mukhtarmawlid137 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb mustafe macalin caydiid weeyan kabanku

    • @abdirisackrageh_01
      @abdirisackrageh_01 2 ปีที่แล้ว +1

      Heey Are u there bro !!!!!.🤔🤔🤔

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +2

    Asikoo in dhool ah miyuu sidaan hees u qadaa waa cajaip

    • @gbgstar7316
      @gbgstar7316 2 ปีที่แล้ว +4

      Indhaaha iyo afka maaxa isku xiraay

    • @OMARAhmed-cd6ch
      @OMARAhmed-cd6ch 2 ปีที่แล้ว +1

      A/QAADIR XUSEEN MAYOW
      IDHOOL MA AHA ARAGIISA
      WAA TAAM.

  • @abdirashiid3571
    @abdirashiid3571 2 ปีที่แล้ว +1

    Ok

  • @normad229
    @normad229 2 ปีที่แล้ว +1

    Classic

  • @muxumedwarsame3093
    @muxumedwarsame3093 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa daanka kaga yaal , fanaanka? Yaa feedhey?

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  ปีที่แล้ว +4

      @muxumedwarsame3093
      Miyaanad Somali aheeyn
      Ma aragtid miyaa inuu fanaanku qaad afka ku hayo
      Misa waxaad rabtaa in laguu sheego oo lagu yidhaahdo wuu qayilayaa ama wuu barjeeynayaa
      Sxb caadi iska dhig!

  • @legendruuzi
    @legendruuzi 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaas kabanka tumaya abdi naasir ceydiif miyaa tolow

  • @nuurcalinuur7584
    @nuurcalinuur7584 ปีที่แล้ว +2

    Dhaydhaydhay wooof caleeek anoo qaadki tufay ayaan marduuf kale dirsaday mana dhameey karine ee laba majin aan kala baxay inti kale waxaan siiyay rag aan heesaha somaalida aan waxba ka aqoon markaan heestaan u tuuray waa wada burureen

    • @DalXureye-g2d
      @DalXureye-g2d 2 หลายเดือนก่อน

      😮😮😮😅😅

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +2

    𝐁𝐞𝐬𝐭 𝐞𝐯𝐞𝐫 𝐤𝐚𝐛𝐚𝐧🇸🇴❤️