Hadii samir wax lagu helo SAALAX QAASIM IYO KHADRO DAAHIR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 249

  • @cabdifitaaxcabdullaahicism1819
    @cabdifitaaxcabdullaahicism1819 2 ปีที่แล้ว +98

    Caawa iyo haben arbacaa
    waxaan kadhagaysanayaa muqdisho
    jawigu waa bariga dhexe
    waqtigu ha idin saacido asxabey
    wixii iga dambeya laga yabaa inay qoral.kayga arkan 👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎬🎤

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn ปีที่แล้ว +13

    Caashaqu sad weeye✅✅
    Waa habeen khamiisaad sanadka cusub ee 2023 baa noo bilow ah rajooyin badan baa nolasha aduun ka leeyahay oo curdun ah midii aakhirana wan xasuusnahay tii soo hormartaba khayrkeda allow isoo xiji
    Saalax qaasim fanaan abaal noo dhigtay weeye Allah cimriga ha u barakeeyo
    Aakhiro janadii ha geeyo🥰
    Khadra daahirna rabi naxariis waarta ha siiyo😢

  • @hodmanmahmoud6719
    @hodmanmahmoud6719 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa xasuus allah unaxariisto dhaman tiina naga hor martay intii naga dambeesane aduun iyo aaqiro kaamil ah allah siiyo aniga mar dhaw ayaa dhagesanaye

  • @MarwaKaisse
    @MarwaKaisse ปีที่แล้ว +7

    Heestan waxan xasuustay anoo safar ku
    JiraH ceerigabo to hargeisa oo aan siday
    7 askari oo gooja cade ka yimi
    Garanaya garanaya safarka ❤

  • @ahmedkhadar3310
    @ahmedkhadar3310 ปีที่แล้ว +24

    Hooyaday mcn mashayku dhimatay waan kafagaa hamaynkay dhimatay ayaan baan waxaan kaso tagay hooyaday magaaladay ku dhimatay magaala aan ahayn gaari baan watay marka heestaan vaa iisheednayd meelna murug baa iga daarnayd qalbigayga waayo hoiyaday baa dhimatay waxaana kusocanayay xawaare saaid ah shil baan xitaa gali gaaray 220 km ban waxaan usocday wax yar xasuus bay igu lredahay wlhy heestaan☺

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 11 หลายเดือนก่อน +9

    waxan joga france paris , 18/11/2023 , 2:30Pm. malin jawi wanaagsan , ma wax aan la dhagaysna baa , Axyaa hees ilahaw Amuuraha no sahal somaliyeey soo duceeya ❤. Dhamantenba Alle hawlaha ha inoo fudaydiyo insha llah ❤

    • @mohamedmiidoh5736
      @mohamedmiidoh5736 8 หลายเดือนก่อน +1

      Heeskan waan iska jeclahay ❤

    • @dhallansame35
      @dhallansame35 5 หลายเดือนก่อน

      War ugaas waqtiga yaku wacnado ku leyahay

    • @AyozinhojrAyooze
      @AyozinhojrAyooze 2 หลายเดือนก่อน

      Nasiibka aaaa kusaciday hadaaaa France 🇫🇷 joogto zxp

  • @Gedle-vi8rg
    @Gedle-vi8rg ปีที่แล้ว +13

    Tonight it was Saturday 11 /3/2023
    I lissining at kampala this song 🎵
    I hope all somalies every where you're
    Staying good luck 👍

    • @MahamedAbdulkadir-is9cq
      @MahamedAbdulkadir-is9cq 10 หลายเดือนก่อน

      9/12/23 Gulu Uganda 🇺🇬 I am listening good lucky 🍀 ❤

  • @CabdiCasiiscanole
    @CabdiCasiiscanole 2 หลายเดือนก่อน +4

    Asxby caawa isniin ah 18 8 2024 ayaa dhageesanayaa anigoo banaanka gurigaa jiifan rabo sabab too waxaa caawa iga xanaagsan xaaskeyga ama ciyaalkeyga hooyadooda 5 ciyaal iyo hooyadooda caawa banaan ka jiifaa hadii samir wax lagu help ama caashaqu sad yahay habeen danbo ciyaalkeyga hooyadooda sugayaa iyadoo i cafisay in sha Allah ii soo duceeya asxby

  • @akcabdala5285
    @akcabdala5285 2 ปีที่แล้ว +16

    Heestaan waxaa ad ujeclan jiry wiil an sxpo dhaw eheen lkn hada waqtigu inaka geeya 2013 adbuu udhageysanjira hadana 24 10 2022 sxpyaal like kucimaamada

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waayo aaad u wacnaa ,aad u Qurux badnaa , Adduunyo Qurux Badan waan soo aragnay aniga iyo jiilkeyga Rag iyo hablaba. It was such a good time.
    Still I'm listening and I like this song so much.

  • @mohiadina.mohamed7045
    @mohiadina.mohamed7045 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan habeen baan ku safray from Beledweyn to Maxaas, 2011 waxaan saarnaa gaari uu waday cabdikariim Caadeey, i miss dhulkeygii iyi maalmihii yaraanteydii😢

  • @seedsomalikoob2250
    @seedsomalikoob2250 ปีที่แล้ว +7

    waxan dhagysnaya 13/7/2023
    waxan taganhy hadii samir wax lagu helo waayo illahyba xaal og siday xaladuhu u socdaan

  • @abdielmi1920
    @abdielmi1920 ปีที่แล้ว +3

    Axsan cod Saalax iyo khadra ❤❤❤ Khadra الله يرحمها ويوسع لها قبرها ويسكنها في اعلي الفراديس Saalax cimri dheer iyo caafimaad.Aamiin.امين.

  • @muhiimyaaziin7740
    @muhiimyaaziin7740 3 ปีที่แล้ว +11

    Haku samir waxa tarilaha ama jeclku sahal yahay 😍 wahwah heeskan kuma talo

  • @bileburuud3931
    @bileburuud3931 2 ปีที่แล้ว +11

    Heestan waxaa ka dhagaysan jidhay raadiye xabsiga yaal soo bixitaankaygiina waa soo raadiyay salaama

  • @cabdiqafaarmuxumed1
    @cabdiqafaarmuxumed1 ปีที่แล้ว +7

    Waxan halkan kasalamaya qof kasta o ay xasuusahu ka adag yihiin oo ujilcan dhankooda boholyowna ka qaada markasta u dib umilicsado waayihi horee tagy iyo siduu xaal aduun ahaan jirey 2023
    "Nasiibow maxaad noqon" 😢😢

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxan ku dhageysanayaa Germany gaar ahaan magaalada Hamburg jawiga waa saqdhexe iyo bashal, waa Aniga iyo saxiibkey Jampion iyo xassan abraahim allaha sahlo Amuuraha, khadra daahir allaha u naxriisto

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 ปีที่แล้ว +10

    Erayada maxamed adan dacar balaha cimrigisa rabi ha rajiyo
    Salax iyo khadra A.U.N
    Waxe ku jirte ruwaydii war la anbaa col hodey ee so baxde 1978 kii
    Taariikhdu waa muhiim dhalin yaro ee xog barista dhaqanka iyo dhalnka halo dadalo😢

  • @ccasiisducaysane963
    @ccasiisducaysane963 ปีที่แล้ว +60

    Waxaan dhagaysanayaa 1/NOV/2022, Hargaysa, Somaliland.
    Goorsheegtu waa 10:52 habeenimo inta iga danbaysa ee heestan intay dhagaysato commentigaygan akhrin doonta wll iisoo ducee waan hubaa ducadaadu inay wax i taraysee.

  • @acmedyare3460
    @acmedyare3460 ปีที่แล้ว +7

    Hestan waxaan wax badan ku qayilay sanadii 2012 waqti aan jogay furin kadagaalmayey😂😥♥️♥️

  • @SuhaybYare-b3w
    @SuhaybYare-b3w ปีที่แล้ว +1

    Haduu samir wax tari lahaa ama usan noqon lahayn adaa ka war sugayee❤❤❤
    Jacayl ima hayo markaan balse hestan qofkii dhagaysta jacayl naxaris iyo qadarin baa isla marki ku bermaya cashaqu sad weeye ala maxay hes tahay wqtigu waa habiin mesha joga muqdisho cadey waqtiyo badan hestan somalia waan ku dhagystay anoo sFar ah anaa sarirtyda jooga waxan rajayn maalin dhaw inaa qurbaha ku dhagaysan doona qadar rabi hadaysan imaN nolosha qof walba hami bu leyahau alow usahal ana ii sahal ❤❤❤❤

  • @DeMonQalbi
    @DeMonQalbi ปีที่แล้ว +10

    9/6/2023 😢 Goorshegto 1:40 Duhur 😢 Waaxaan Qaday Buufis Waxaan Rabaa inan Dhawan Baxo Dhankaas Yurub Gar Ahaan Finland 🇫🇮 🤲 Hada Waxan Joga Dhulkii HoYo Somalind ❤ allaw ii Fududee Arimahyga inzlah 😢 Jacayl Waan iska Daalnay Warkisa Kama Warami karee iso Duceya😢

    • @FowziyaFoos-jn3wd
      @FowziyaFoos-jn3wd ปีที่แล้ว

      Ilaahey hakuuu fududeeyo wall

    • @DeMonQalbi
      @DeMonQalbi ปีที่แล้ว

      Ameen Wlzahi🥰

    • @IsmacilMaxamed-t7o
      @IsmacilMaxamed-t7o ปีที่แล้ว

      10/9/2023 𝘥𝘩𝘢𝘨𝘢𝘺𝘴𝘢𝘯𝘢𝘺𝘢𝘢

    • @YouTuberQays-bq4tz
      @YouTuberQays-bq4tz 10 หลายเดือนก่อน

      Amiin wllo aniyuna bufis ii hya

    • @Demond903
      @Demond903 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry wlshayy inanTan waa Aqaanaa wlhy waana dadka Hamiga leh Jecel inay nolosha wax badan qabsadaan Lkn Wakhtiga ayaa U saacidin Waxay Donaysay Alle Haku Fududeyo hawlagaga wll 15/4/2024😢

  • @baladibaladi9213
    @baladibaladi9213 ปีที่แล้ว +5

    21.jan .2023 maalin sabti ah waliba galab qorax dhac ah jawi.macn yahay mogdisho/somalia 😍

  • @OmarYaye
    @OmarYaye 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waaxaaan dhaagaaysanaayaa caawaa oo habeen khamiis soo gaalaaysoo biishaa 7/3/24 aniga oo joogaa Djibouti

  • @zermostapheofficial3726
    @zermostapheofficial3726 3 ปีที่แล้ว +20

    Waxan jooga sweden 🇸🇪 xiliguna wa 2021 heestan dhagaysigeeda kama daalo

  • @manowali6110
    @manowali6110 3 ปีที่แล้ว +14

    Heestan legends bas le dageestaan .....cajiib...qarami marqaan kumacaana....

    • @Somaliboy24
      @Somaliboy24  3 ปีที่แล้ว +2

      Ad iyo ad adigoo qaad kugu filan iyo waqti kugu filan ku heysta meel bilaa buuq ah cajiib

    • @manowali6110
      @manowali6110 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Somaliboy24 sxpow wlh waa runta....hees iyo bar igadex

  • @zakariyeinasheikhsheikhzak5903
    @zakariyeinasheikhsheikhzak5903 ปีที่แล้ว +4

    Waa maalin arbaco ah 11:12 daqiiqo Waa wakhti aan nafteyda la ilmeynaýey dhibaato i heysato awgeed waayo waxaan arki waayey wax igarab istaago waxaan waheshadey kali nimo

  • @ismahanmohamud5959
    @ismahanmohamud5959 ปีที่แล้ว +4

    sweden ayan wadanka manta wa 23 bisha 2 wad 2023 kama dheergii heestan xasuus jaceel walahii

  • @abdillahiali2565
    @abdillahiali2565 ปีที่แล้ว +2

    Waxan dhageysanaya 2023/10/8 hrgysa inta halkii ay ku dhageysatey hada aan joogin waan salamaya

  • @cabdirashiidxasan7347
    @cabdirashiidxasan7347 3 หลายเดือนก่อน +6

    Goobtu waa Muqdisho Ex control Afgooye,
    Sacadu waa 3:5 daqiiqo
    2/7/2024,
    Qoftii aan is jecleen mudo 4 sano ah maanta waan kala taganahay heestan ayaana dhegaysanayaa darteed😢

    • @NacimaQueen
      @NacimaQueen 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sorr wllo qof walba waqtiga uma hiiliyo marka samir dhibka waalagula qabaa 🫅🫶

    • @cabdirashiidxasan7347
      @cabdirashiidxasan7347 2 หลายเดือนก่อน

      @@NacimaQueen mahadsanid walaal inu kuso noqdey ban rajynyaa adiga

  • @diamondcali8695
    @diamondcali8695 5 หลายเดือนก่อน +3

    17/5/2024 ayaan dhageysanaa habeen jimco baxeyso sabtina soogaleyso anoo murugsan ilaahow sidaan jeclhay iiyeel

  • @abdialimdheeg9434
    @abdialimdheeg9434 4 หลายเดือนก่อน +1

    Habeen xusuus mudan 7/6/2024. Buuhoodle. Baan jawidagan ku dhageysanayaa. Sanado dambe. Kadib baan ku soo laabanayaa Halkan waxaa ila fadhiya zxpky sadaam. ❤. Hadii samir wax lagu helo.

  • @maxamuudcawil3422
    @maxamuudcawil3422 2 ปีที่แล้ว +21

    Waxaan fadhiyay meherad ku taal exka magaalada laascanood waxaa ii baxaysa heestan gabdha aan meheradeeda ku qayilayay waxaa la dhahaa khadra sida alfanaam khadra daahir oo kale🥰

  • @sharmaakecali3144
    @sharmaakecali3144 2 ปีที่แล้ว +6

    cashaqu sadweeyee samihii iska iloow ax ax ax qisadan way igudhacday 2020 gabar anjeclaan jiray ayansoxusuustaa wllihi hadakajaray qalbigayga 2022 wnkabaxy jawgiihore nolol cusub ayangalay wadoxun aynmaray markii hore wn ooyijiray runtii ax

  • @abdidiriye6133
    @abdidiriye6133 3 ปีที่แล้ว +8

    Paris baan ku dhegaysanaya marfash afkaa laga joogo hablo ethopiana ayaa noo shaqaynaya shaaha iyo biyaha soo dhigaya woow

    • @badrigass4135
      @badrigass4135 2 ปีที่แล้ว

      Marfash lagu qayilo goorma paris yeelatey 😂😂😂😂 cajiib sheekhoow

  • @mohammedahmedfarah6894
    @mohammedahmedfarah6894 2 หลายเดือนก่อน +1

    caawa ayaa iigu horeeyso heestan 2024 saacaduna tahay 21:30 waxaana udhageysanayaa gabar aan jclhy ayaan fahmi waayay waayo horey usocod ayaan ka la,ahay 😢 kamana tagi karo waan jclhy from sweden 🇸🇪

  • @NaturalEmotionss
    @NaturalEmotionss ปีที่แล้ว +3

    Heestaan xasuus waxay igu leedahay 20-11-2020 markii iigu horaysay waxaa ii soo diray wiil aan asxaab ahayn dhana aanu ilma adeer ka ahayn oo xiriir ii soo bandhigtay ana aan ku gacan sayray maalinkaa ilaa maanta oo ah 8-4-2023 11:25pm kama uu daaalo inuu ii soo diro waxaan u malaynayaa 2020 ilaa 2023 dhex dooda in uu kun mar ii soo diray😢Sxb qof qalbi fiican baad tahay lkn anigaa qalbi dhagax noqday iga raali noqo💔

  • @himilotv1258
    @himilotv1258 3 ปีที่แล้ว +9

    Hargeisa caasimada jamhuuriyada Barkaysan ayaan caawa ku dhageysanayaa waxn ku xasuustaa heestan waayo jecayl oo igu leh xusuus gooniya qalbigeygana katirmeyn inta aan ifka joogo.

    • @Somaliboy24
      @Somaliboy24  3 ปีที่แล้ว +2

      Allh jcyl barakeeysan sida jamhuuriyada ha ku siiyo sxb

    • @hanadyare6899
      @hanadyare6899 3 ปีที่แล้ว +2

      Ana saxib saaka ano trainka si saran o shaqo kusocdaan kusi dhex dhagaysanaya wlhi😃😆😉😆

    • @khadarboqor3363
      @khadarboqor3363 2 ปีที่แล้ว

      Runtii laftarkeygu sxb waxaan heestan ku xasuustaa wakhtiyo mcnaa iyo waayo jaceyl oo aan marnaba qalbigeyga ka tirmeyn

  • @AsmaCadaani
    @AsmaCadaani 4 หลายเดือนก่อน +3

    Aduunyo waxan dhagaysnayaa 10/6/2024 isoo duceeya in ilahy amuuraha iii sahlo riyuyinkayga na ii rumeeyo wllyal

    • @dhanaansade4247
      @dhanaansade4247 3 หลายเดือนก่อน

      Allaha kuu sahlo muraadkad leedahay 👐walashey

    • @inadauud3858
      @inadauud3858 2 หลายเดือนก่อน

      23.7.2024

    • @xasanadam3177
      @xasanadam3177 2 หลายเดือนก่อน

      Anigu waxan dhegaystay 1998 ❤❤❤

  • @jaylaani3355
    @jaylaani3355 10 หลายเดือนก่อน

    Caaashaqu sad weeyee samir maysla garanaaaa.......
    From caasha cado (saylac area)

  • @haruunoska8936
    @haruunoska8936 9 หลายเดือนก่อน +2

    Taariqdu waa 25/12/2023
    Goor sheegtu waa 12:00 A.M.
    Dhamaan qofkasta ee aqriya Commintigaan cimri dheer ayaan alle uweeydiinayaa iyo cibaadada Suuban. Aniga iyo isaga/ayadaba.

  • @aadanxuseendaauud7824
    @aadanxuseendaauud7824 5 หลายเดือนก่อน

    One of the heart touching "True Love Songs." ❤

  • @cabdishawiir5919
    @cabdishawiir5919 9 หลายเดือนก่อน

    Aniga waa leygu daadshay nooh sxbkeyoow 😂😂😂😂jecel

  • @MaxamedSaleebaan-f2y
    @MaxamedSaleebaan-f2y หลายเดือนก่อน +1

    Caawa khamiis waxaan ka dhagaysanayaa heesta qiimaha badan caasimada maamulka SSC-Khaatumo ee laascaanood

  • @ahmedisse5616
    @ahmedisse5616 ปีที่แล้ว +2

    Hees dareen gaar ah wadata weeye, xusuuso hore buu qalbigu ku geynayaa 😢

  • @MohaaRobii
    @MohaaRobii 3 หลายเดือนก่อน +1

    3/July/2024
    Waxan dageysanaya anigo murgeysan 😢 oo ilameynayo oo mel cidlo iskafadiyo kafikirayo xaskeygii an jeclaa oo muda 9 bilod islanoleen oo ugudambeyn umul racday 😢 wlhi adunyu iskajog ley wax illahayow janada nagukulmay nimcoyy kumailaawii dona inta an nolahay 😢😢😢 hadii qofki dinto diib loceshan lahaa wax walbo sameyn lahaaa lkn maya 😢 asxabteyda adinkana isoduceeyo in oo illahay qalbiga ee qabojiiyo❤😢😢

  • @mohamedmuse2879
    @mohamedmuse2879 ปีที่แล้ว +4

    waxaa xasuusta safar dheer inaa kugalay heestan laga soo bilaabo dhuusamareeb ilaa boosaso wuxu ahaa jawi aad u macaan runtiii❤
    hadii socod wax lagu helo ama sabab galgacal yahay
    wixii is jecel ilhy ha isku sahlo

  • @NuurAbdull
    @NuurAbdull 2 หลายเดือนก่อน

    Best regards for our beautiful songs singers ❤

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 2 ปีที่แล้ว +2

    Ereyada Mohamed Adan Dacar
    Iidoorku fanka heeso fiican bay ugu hagar baxeen awoowgood la naar

    • @liibanabdi7263
      @liibanabdi7263 2 ปีที่แล้ว

      Awawga lagub maxad nuguhabararasa 😂😂

    • @ismacilrashid1979
      @ismacilrashid1979 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkk jini kulatg

    • @iidfarax5320
      @iidfarax5320 ปีที่แล้ว

      Xasan magafe sxb Alle hakusoo hanuuniyo dad dhan oo walaaladaaya Ayaad naar lajeclaatee Alle isaaq iyo daaroodba ama muslin oo dhan Alle naarta haka xoreeyo

  • @xamdiyuusuf-rd8lc
    @xamdiyuusuf-rd8lc ปีที่แล้ว

    Asc walalahey somaliyed muradban leyahay iso duceya hadu qeyr iyahay in ilaahay ifududeyo big love❤❤ walalahey

  • @JarmalFarax
    @JarmalFarax 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gabanmimo 11/7:2024
    Jawigu waa degnhy magalda afgooye idinka soo salama❤

  • @ismaciilbashe8430
    @ismaciilbashe8430 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan dhagaysanayaa 3: 30 habeenimo anoo hargsa jooga. Taariikhduna waa 4/10/2023. Waana habeen albaco ah.
    Marna kama caajiso heestan saalax qaasim ee cajiib.
    Kuwa iga dambeeyoow salaan qiimo badan ayaan idiin sidaa ee gudooma...

  • @AbdulkadirOSMAN-tp6fh
    @AbdulkadirOSMAN-tp6fh 12 วันที่ผ่านมา

    2024/10/05
    waxan jogaa kampala uganda muddo sanado ah waxanan jecelahay gabadhii wadankii joogta , khilaafkeenu waa mid aan dhamanayn
    asaxaapta iga danbaysa ee akhriyi doonta qoraalkayga waxaan idinka codsanayaa in aad noo soo ducaysaan in aan guulaysano

  • @Arbemusicpro
    @Arbemusicpro 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxan dhagaysanaya habeen axad ah 7:38 7/30/2024 waxay leedahay heestan dareen aad u weyn waxana qaday fanaaniin cod toolmoon alle haw naxariisto intii dhimatay

  • @Mo-Ali-Farah
    @Mo-Ali-Farah ปีที่แล้ว +1

    Wakhti aan meel kaligay ah aan jawi ku qaadanayey ayaan dhegeysanaayay heesta dhawr jeer ayaan kusoo ceshaday

  • @ibrosshafad
    @ibrosshafad ปีที่แล้ว +1

    Hees way dhafte marki igu horrysay an maqlo hestan waxay ehed 2003 markas. Aroski walalkey. Ayan jogay kan walalkey iyo kuwa kale aya kuwada qayilayen aroskana badiyaha ayu kadhacaye mudo20sano kadib aniga qurba jogane dhagaysan haya

  • @iptilo
    @iptilo 2 ปีที่แล้ว +3

    Xasus wlhi 3 sano kadip aan heestan maqlo❤

  • @cabdishawiir5919
    @cabdishawiir5919 9 หลายเดือนก่อน

    Dadkii hore ahaa sxbkeyoow 😂😂😂😂😂

  • @cabdiqafaarmuxumed1
    @cabdiqafaarmuxumed1 4 หลายเดือนก่อน +3

    Xiriirkenu wuxu socdey in mudo ah anago aad isugu qanacsanen aadna isku jeclen wxy ahayd gabdh xushmad badan kaftan badan aadna dadka udagan ah, khalad kaston ka galana malintan ka garaabo ama an ka rali galiyo aya udambeyn jirty o aad ayey ucafis badneyd, ani lafteyda wan ku qanacsana in badan mana ahayn mid dhiba ama xumeya.
    Habyn habynada ka mid ah ayy iso wacdey iguna tiri xaafada iigu kaaly arin ayan kala hadli rabaye kadib wan utagey, saa waaba gabdhi farxanadda ahyd o wajigeedu murugo ka muuqato wan fariisty ano yaaban kadiba weydiiyey sidey wax u jiraan waxey iisheegty in galabtadan la bixiyey o nin lasiiyey iminkana marwo ninkale tahy iyado igu tiri maxan ka yeela aabe wuxu yiri wanku bixiyey e ogow mrkan wr ka keenyna, hadalka wuxu iiguso gaabiyey far habaar iyo far duco mid dooro, ama ubad la dhaly noqo ama mesha doontid kabax o ha isheegan.
    Marky sidaa tiri ayn weydiiyey on ku iri ok maxaad sameysy markaa.?
    Waxay tiri wankaso carary mana u jawaabin hooyo ayan so hoos galey hooyana wxy itiri kaso feker iskuna day inad aabaha wrkiisa maqashid ogow aabaha wu madax adagyahy anna waxba igama maqlayo o wad ogathy.
    Markan ogaadey iney xaqiiqtahy ayaa waxaan ku iri hadey sas tahy yeel go'anka walidkaa o habaar yaanu kaaga dhicin anna waxba kuma qabe ogow calafka aya waxsaarla leh adna khald ma lihid anna awood malihi o waxba kama yeeli karo hadalka walidkaga, mrkan hadalkas ku iri aad ayy u oysey o wxy u arkeysey in aan rabin noloshedana dan ka lahyn lkin saa ma ahyno runtii anigabo
    qalbiga ayn ka oynayy sidaas oy tahy xaqiiqda ayan ogaa o doorasho kale ma laheen ilaa inan iska fasaxo un mooye.
    Kadib noloshi ayada ahyd ayey gashey iyadonan ku qanacsaneyn mrkasta wey ilaso hadli jirty iyado ka eed sheeganeyso noloshan iyo wxy dhib ka mudaty ninka la siiyey mrmr wy igu ooyi jirty iyado doneysa inan fahmo o ay igu nafisto, anna niyada ayn u dajin jirey o wxn dhihi jirey abayo waxkasta wy ku hagagine khyr filo o reerkada dhaqo saxna maaha ado xaas ah inad ilaso xariirto mrkaste fdln yare xita o hailaso hadlin.
    Hadalkas wy ka xuman jirty anna wnku qancin jirey in qadarta meel loo dhafo aany jirin tahyna inaanu ku qanacno wixi alle noo qorey.
    Sanad kadib waxa dhacdy iney gabdhi xanuusaty wa xanuunka ay sababsan doonte, iyadaana iso sheegty in xalkedu wacneyn anna mrkas xita si wacan uma xaririn karin o marwo ayy ahyd taas ayana ixadideysay mrkasta mudo yar kabacdi waxa la iiso sheegy geerideeda, axx maxa ka xanuun badan qofkaagi o aad laba jeer weysey.?
    Markas ayuu waa cusub ii baryey, waxan wehel la noqday murugo iyo feker waxan ka go'ay asxaab teydii gooni socodna wan iska noqdey, carradi iyo degaanki dhan ayan dhibsadey o xasuusahaha damkhashada leh ayan ka xasili wayy kadib wxn go'aansadey inan ka tago magaladi oo aan ka fogaado, waxkasta wan qarsan jirey laigamana fahmi jirin.
    "Soow Tiii Nabigu yiri hadad nolosha Qawadaan nabad gala'e haajira"
    dhimashadeedi haatan waxa kasoo wareegty 5 sano in kabadan allow unaxariiso.🤲🤲
    Illaa maantadan maanta ah qalbigeyga kama aysan bixin qofkastoon xiriir la sameyana waxan ka dhex raadiyaa dabeecadeheedi xita waxan ka quusty in qalbigeyga u qofkale so dhaweysto si kaston isugu dayana aakhir qofkas ayan dhib ugeysnaya ama nabsi ka galaya ama dhawacaya kadib mrkuu wx dareen jacyl ama naxariis ah u iga wayo qofkaas, anna maahi mid ku xasilayo qofkale.

    • @NadarMuxumed
      @NadarMuxumed 3 หลายเดือนก่อน

      alla qalbiga hakuu qaboojiyo gabadhana alla hau naxariisto abowe❤

  • @user-qoorgaab
    @user-qoorgaab ปีที่แล้ว

    Hadii socod wax lagu helo ama sabab galgacal yahay
    Sabadaa ku nooshiyo sadaadkaga kama tago.....
    Woof caleek 29/7/2023 habeen sabti ah
    Legend saalax qaasim❤❤

  • @zuleyosman4904
    @zuleyosman4904 11 หลายเดือนก่อน

    Wan xasustaa hestan 2012
    Aniga & maxamed Ali amxed
    Ayaa labo mobile o Kala ah
    Chinese & nokia 110 ayan
    Kawada dheysan jirney
    Wayo wayo ayey ahay
    Deeganku wa hanro mudug

  • @jiilaalyare1694
    @jiilaalyare1694 ปีที่แล้ว +5

    Heestan waxan ku dhegeysanayaa Uganda kampala, jawiga wuu degan yhy waa saq dhexe 11:47 habenimo. XASUUS TIME✌️ Taarikhduna waa 23,December,2022. Coming soon 2023.

    • @aminaabass8519
      @aminaabass8519 ปีที่แล้ว

      ❤❤

    • @Demond903
      @Demond903 11 หลายเดือนก่อน

      Xalaaada Kampla iga Warn😢

  • @iidfarax5320
    @iidfarax5320 2 ปีที่แล้ว +1

    Caawa iyo caasimadiilabaad ee soomaaliya hargaysa caday Ayaaan kadhexmarqaamayaaa waanay iidaarantahay

    • @iidfarax5320
      @iidfarax5320 2 ปีที่แล้ว +1

      Caawa iyo jimcaha iyo hargaysa caday

  • @samiramohamed9502
    @samiramohamed9502 ปีที่แล้ว +1

    xasn cod salax qasim iyo khadro dahir wey ku raxeysten runti alle hau naxaristo amiin amiin amiin

  • @maslahhassan7539
    @maslahhassan7539 29 วันที่ผ่านมา

    Waxaa hore u dhagestay 2009 Hadase waa 2024 bisha 9aad 18
    inta iga dambeysa like iigu cimaamada

  • @XaydarMaclin
    @XaydarMaclin 4 วันที่ผ่านมา +1

    Yees❤

  • @nimcoali5931
    @nimcoali5931 2 ปีที่แล้ว +4

    Thanks xsan nuur yarka isodirow😘😘💚♥️

  • @mohamedalinoor920
    @mohamedalinoor920 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan kale oo aniga ku xasuusto ayaa ah sxbkey igu qali ah oo iga tagay hada waxuu jooga waddanka mareykanka anigana waxaan jooga somalia gaar ahaan magaalada baydhabo nin aduunyo joogow maxaa aragti kuu laba ikn wax walbo taarik ayaa xusto madax weynihii donal trump ayaa nasoo qaliyay waxaan kaso labtay nairobi

    • @Demond903
      @Demond903 11 หลายเดือนก่อน

      😭 bedel khayr Qaba Wll😭

  • @Dhaayecishqi
    @Dhaayecishqi 10 หลายเดือนก่อน

    Waxan dhagaysanayaa heeskan 21/12/2023 galabnimo khamiis ah anigoo ku qayilaya baar ubax xamar.😢❤

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar1111 2 หลายเดือนก่อน

    Nolashu waa waa malmoh macaan io qararba leh 😢 noqonh doonoh xasuuso 😢

  • @motaani4672
    @motaani4672 ปีที่แล้ว +1

    3.30 habenimo aniga iyo zhpkay zaki
    25 8 23 haben jimca💯🔥

  • @XARiiRBOY
    @XARiiRBOY ปีที่แล้ว +1

    26/septemper / 2023 waan idin salaamay inta daawanaysa

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 ปีที่แล้ว

    Muddo badan ka dib baan caawa dhegaysanayaa laba ka mida kuwaan ugu jeclahay fanaaniinta Soomaalida iyo hees Aad u qaayo wayn. Ahun Khadra, Saalaxna cimriga haw barakeeyo. Muqdisho 7th March 2023 .
    Boqortooyo

  • @dalesdhar9810
    @dalesdhar9810 ปีที่แล้ว

    Jacelkii Qadra Daahir Cige iyo Salah Qassim Naji haduu xiisa ley

  • @zadaamask2021
    @zadaamask2021 ปีที่แล้ว

    Sanad iyo 4 bilood baa laga joogaa yaa i ilaesiiya un inaan helo xattaa ma rabee 😢

  • @CaytaMohamedaada
    @CaytaMohamedaada 2 หลายเดือนก่อน

    Best is that best

  • @nasrinuur9910
    @nasrinuur9910 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku dhagaysanaya Djibouti ama jabuuti 22:40 16/7/204 arimaha ayaa bariga dhexe ah allaw amuuraha noo fududee

  • @ajaypoudel-jk9pe
    @ajaypoudel-jk9pe ปีที่แล้ว

    Nice music but wich country music

  • @MohamedDeeq-el6my
    @MohamedDeeq-el6my ปีที่แล้ว

    June 24 6 2023 goobtu wa dhuusamreeb gar ahaan xfd wabari 🥰🥰🥰

  • @abdiwelidaud719
    @abdiwelidaud719 ปีที่แล้ว

    Cawo oy jimco sogleyso sacadu itahay 7:12 PM habenimo tariqdu kubegantahy 17 Novermber 2022 wan kudaheysNya dalka Marekan mise USA 🇺🇸 qasatan portland oregon qasatan SE stark street

  • @QeysAbdullahi
    @QeysAbdullahi ปีที่แล้ว

    Cwa iyo habin axad ah waxn fadhiyaa meel barxda wllhi jawi jawi dhaafy sacdu waa 6:30❤😮

  • @muxiyadin2161
    @muxiyadin2161 ปีที่แล้ว

    Saadashi kuman arag ma sii daynin wacadki fanka isaaq

  • @hassandeqdeqhassan3544
    @hassandeqdeqhassan3544 ปีที่แล้ว

    Tarikhda oo kubegsan 17/5/2023 Malin arbaca ah Ayan dhageste hestan anigoo qalbigeyga wax badhan kadex guuxiyo Allah qalbiga hainoqaboojiyo kuligen

  • @MohomettAbdirisaaq
    @MohomettAbdirisaaq 2 หลายเดือนก่อน

    11/8/2014 aminta 12=05 laascaanood SSC KHATUMO ❤
    Axyaa hees

  • @abdiwalinoor3245
    @abdiwalinoor3245 ปีที่แล้ว +2

    Habeen sabti so galeyso sacada wa 12:50 Habenimo anoo cajis badan dareemayo barina school aya ijiro.

  • @sweatcoinsomali7222
    @sweatcoinsomali7222 ปีที่แล้ว +2

    Like hadaa daawaneysid 2023 bilowgisa

  • @Ali_mohamed_Aden
    @Ali_mohamed_Aden 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan dhagysnaya 27/6/20224

  • @yaasiinjimcalexasan4291
    @yaasiinjimcalexasan4291 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllh cawa marqanka waa iibaxay hadaa maqlay cad kaan

  • @mariamohammed8367
    @mariamohammed8367 ปีที่แล้ว

    Haddii samir wax lagu helo
    Ama jaceylku sahal yhy 😢😢💔💔

  • @hodmanmahmoud6719
    @hodmanmahmoud6719 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub cadde waaye ilaahow cimri dheera aan kugu caabudno o dambi dhaf kugu waydiisano nasiiyo

  • @alisacudi205
    @alisacudi205 3 ปีที่แล้ว +3

    Woow Hees macaan

  • @abdisisomar
    @abdisisomar 9 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxan dhaysanya habeenimo axad soo galayso 10:00 23/12/2023
    JIGJIGA
    Waligay Hal gabdh ayaaan jaclday iyadii unbana jacalahy ilaa hada lkn nasiib xumo waan is daynay 😢
    Intan heesta dhagaysanyana Iyada ayaa maskaxdayda ku dhax waregayse
    Hadad iga danbayso ood Soo noqoto Meshan wlal isoo duce inshalah in ilhay cimir dheer,cafimad tama, iyo cibado suuban illhay lna hamigayga an nolosha ka leeyahy ii rumeeyo gabdhasana illhay nolosha igu kulmiyo 😢
    Mahadsind

  • @mohamudalisheikh8747
    @mohamudalisheikh8747 หลายเดือนก่อน

    place Nairobi
    date 2/9/2024
    time 15:45
    day Monday
    magaceyga mohamud

  • @iidfarax5320
    @iidfarax5320 ปีที่แล้ว

    Caawa oo taariikhdu tahay 03/09/2023
    Waxaa siibaxaysa khamiis waxaa soo gelaaya jimce caawa 12 :00 = oo biira ayay saacadu isku bedelidoontaa 03/10/2023 waxaa noo daaran heestan iyo qaar badan oo qaraamiya waxaan ku suganahay magaalada jigjiga jewiguna waa macaan marqaankuna wuxuu marayaa meel aanad kalagaranayn galowga iyo fiinta

  • @Ahmedmustafa329
    @Ahmedmustafa329 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxan joooga magalada hargieza kaliyaga ayaan qalbiga ku yara 😀 wadhnahanaa qaraamkaas halaaasiga ah 10:43habenimo
    20/10/2022

  • @MukhtarHassan-xs7ji
    @MukhtarHassan-xs7ji 2 หลายเดือนก่อน

    Heestan waa heesaha seetan ugu jecelahy waa haben axada ani iyo asxab teyda 7/27/2024 iyo axmar muqadisho

  • @dheemanasma
    @dheemanasma ปีที่แล้ว

    Wxan dhegeysanayaa 4:20 galabnimo magalada hargisa somaliland hestana waan iska jecelhy isoo duce exam galayaa in alle ii fududuyeyo

  • @AbdullahAli-yy9yy
    @AbdullahAli-yy9yy หลายเดือนก่อน

    Sacadu 2 labadii malino waxa igu nobody hesitantan kaman halasiya 9 .24 sanadku xusuus qasin labtansanokahor wahwah

  • @AnasMohomed-e7s
    @AnasMohomed-e7s 8 หลายเดือนก่อน

    Saalax qaasin❤

  • @drmohamedabukarhamud2518
    @drmohamedabukarhamud2518 ปีที่แล้ว

    31/1/2023 waa habeen salaasa ah goorsheegtadana.waa 9:56 pm Ayaan ku raaxaysanooyaa waxbadana waa dareemaa