Wlhi ani xitaa tajada kaliyah aa dunids kaleyahy waxa wye masjidka xaramka ah mid u qaab ag ina wadnkeyga kadhiso I.a abayo adna ilahey hakula garab galo rajadada I.a❤ figrad aad iyo aad u fcn aa kugu jirto o waliba qerkeda wadato wye
@@abdimalikakofficial1289 wadanka masaajid way buuxan runtii wayna madhanyihiin ee goobaha agooonta dhisa iyo ceelasha biyaha sido kale goobo caafimaad oo bilaash ah waxaan huba in ajarka masaajidka mid ka badan aad heli doontaaan
Somali TH-camrs can't create content without music 🤦🏾♀️ I'm following Roqyah And listening to music break my spiritual shield and makes me vulnerable to spiritual illnesses unfortunately i couldn't continue watching this interesting video because of music
Intaa darbiya kahadlaysan, maxaa idin diidey dhaqaalaha,caafimadka, qiimaha nolosha iyo waxbarashada ina ka hadashaan, macnaheedu waa in ayadan shaqadeena daacad u ahayn, lazy nimadinu waa too much soo kac darbi sawir heesna muuqalka ku qurxi waaba intaa, dadka waqtiga haka dilina please
Somalidu dalkeeda waxay burburisa qabiil iyo macno daro. Caalamka kale sidas ayay horumar u samaynayan. Ilahay Somali ha ugargaaro waa dal iyo sabool aan dhamanayn ku hafanaya
Harshad lama dhihi karo ee dawaar dheh . Teeda kale waxaad tiri waxaan ka marmite doonaa in dib looga keeno dibadda qamiisyada . Sow dibad maahan meeshaan maad dalki ka sameysaan meelaha lagu tolo ileyn Harshad dharka sameysa maahan ee waa tolling uun
Ummad islaam ah oo ay ukala kacday weeye, Masha'Allah 🇮🇩❤🇸🇴
𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 𝐦𝐞𝐞𝐥 𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐥𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐞𝐡 𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐲𝐚❤❤
😂😂
Waankaaqaadnay
@@Fathayusuf-u4v wan ka qadany mid qalbiga Ah
Wankaa qaadnay adigana
Sallaamulaahi calaykum wallo qaali❤❤❤
Ijarka iyo iskoolka waa sidee
Kolay geeri ka badbaadi mayside isku day inaad naar ka badbaado😢
Waa dad jecel in ay is weheshadaan Marka ay banaanka joogaan❤❤❤
mushkilada waa uun markay wadanka joogaan balaayo idinla calamo badnaatay waa dad habaaran awoowgood baa qasiis ahaa
Awoowgood hacaayin iyagas
Maalbaasa
@@drlegendpaddington48 😅odayga qarniyo horteed dhintay maxaad ku gashay😃
Sow dad islaam ah ma aha maxaad ucaayi@@drlegendpaddington48
Mssha allaah
Masha.Allah❤
Dhkhtr yaa ila jecel sidayda❤
Somalis are literally EVERYWHERE that's what I've noticed abt my ppl recently, MashaAllah.
And everywhere we go we make a good living for ourselvs
عليه افضل الصلاة والسلام اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد عليه افضل الصلاة والسلام و على آله وأصحابه أجمعين
Mashaalaah
Alaha bad baadiyo meelkasta oo somali joogto, mahadsanid walalayaal.
More videos of indonesia the rent food price schools kasoo sheeke nolosha oo dhan i might mobe there looks good
And thank you for the video
Inakici kkk xaafadaas in aan dagaan iska jeclaaday
Masha Allah abo xasan gulayso ❤
Mashallah mashallah Allah Akbar
Walaalkey Sheekh Xasan guulayso
Keep going ❤❤❤❤
Masha allah
Niyyow Hadalka badan yaree oo muuqaalka badi 😊
Insha Allah waxan rajaynay inaan misajidkasoo kale dhisoo illahay irumeeyo aammiin idhaha ❤
Wlhi ani xitaa tajada kaliyah aa dunids kaleyahy waxa wye masjidka xaramka ah mid u qaab ag ina wadnkeyga kadhiso I.a abayo adna ilahey hakula garab galo rajadada I.a❤ figrad aad iyo aad u fcn aa kugu jirto o waliba qerkeda wadato wye
@@abdimalikakofficial1289 wadanka masaajid way buuxan runtii wayna madhanyihiin ee goobaha agooonta dhisa iyo ceelasha biyaha sido kale goobo caafimaad oo bilaash ah waxaan huba in ajarka masaajidka mid ka badan aad heli doontaaan
ALLAAH ha kuurumeeyo walal
MashaAllah🏘️
1999 tagay lkn hada qurux badnaa masha alah
Walaal wiilki furayay warshada dharka Indonesia ee aad tiri telkiisa ayaan hoos soo dhigayaa ayaan u baahnahay
Muuqaalka sharaxaadiisu halkay ku qorantahay baa numbarkuna ku qoranyahay
Maasha allaah udiniisiya aadbay iqurux badantahy
Somali TH-camrs can't create content without music 🤦🏾♀️ I'm following Roqyah And listening to music break my spiritual shield and makes me vulnerable to spiritual illnesses unfortunately i couldn't continue watching this interesting video because of music
SORRY TO HEAR IT... I HOPE THE NEW ONES LEARN THIS ABOUT IT
Mash Allah gulayso my brother dhkhtar hore usoco ❤❤❤
Walaal hilibka gacanta haku taaban ( it's not hygienic )🤔🇬🇧
Dalkeeni baan nimco ku heysanaa Qurbo waan kusoo daalnay hanoo dirin mid kale.
Woow
Wlla qali ayaad tahay wllhi❤
Reer reer bay isu wataan meesha ay tagaan.
Somalida aduunka dhan wadan kasta xaafad qurxoon halooga dhiso Kadib wadanka aan iska iibino 😢
fikrad fcn waaye Ethiopia ka gadanayna
Hhh wa fikrad fiican😂😂
@@Abdisalaamovmy my sxb wllhy wadankeen meal nooh fcn ma jirto
@@AbdisalaamovSan doono aan ugu falfalaadno lin xoriyad buuxada baa hysana sow maah
😂😂😂😂 wlhy somali hadan nahay waxan wadankena kadhigany meel lagu feegaro waa la iska jogaye wanag loma hayo
Machaallah
Meeshaas Waa usoo socdaaa😊
2sano kabacdi 3gabdhood jaamacad uwadaa inshaa allaah Inaan Doorto INDNUSIA LAGA YAABAA
Hadan usi socda igu kalaay
Kirada guryaha xafadaha ugu fiican qiimaha noo soo sheegay iyo nolosha Malaysia iyo Indonesien yaa qaaliya hawada
Indonesia jaban isuma dhowa wllo
Malaysia anaa joga aadbay qaali utahay wll
Kuwii gulaysta alle ha idinka dhigo sxb💯🤝
Ilhow itus dalkena oo sidan u dhise dal an laheen waxba igama galin quruxdisa keena no daran
Dhakhtar hore u soco inder
Wadanka maraa ku fikiri jirey inaa degan ahan udago balse ila hada kama tanazulin i a waa na rajeyna
Salam Cagayan Kagan taala Indonesia thanks
Salaam dhamantin
Carabtu muxr8m al.aan masocoto ayaan maqli jiray waxay bowda gaabta yar ee wajiga shaanbaayga leh mee muxrimkedi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂hhhhhhhhj
Pakistan Xafado badan saas ah wey ledahy, Come To Pakistan
waxad heysan Shaqo fican ❤❤❤❤❤❤
Dhaqtroow iisoo jawaab bro😊😊
Guriyaha qiimahoda so sheeg , also nolasha mesha
Intaa darbiya kahadlaysan, maxaa idin diidey dhaqaalaha,caafimadka, qiimaha nolosha iyo waxbarashada ina ka hadashaan, macnaheedu waa in ayadan shaqadeena daacad u ahayn, lazy nimadinu waa too much soo kac darbi sawir heesna muuqalka ku qurxi waaba intaa, dadka waqtiga haka dilina please
Dadka aan xorta ahayn ee aan dhulka lahayn hawso guureen
Somalidu dalkeeda waxay burburisa qabiil iyo macno daro. Caalamka kale sidas ayay horumar u samaynayan. Ilahay Somali ha ugargaaro waa dal iyo sabool aan dhamanayn ku hafanaya
Waa imisa girada
Pro is ka sax ciwaanka
lakin rent houses kamadan hadlin
Hore u soco sxzp
Dhakhatarka wan ku salmaya ❤
Waa maxey hilbaha oo kor ka soo raaraco faraha aad la galeysaan idhinkana 😮
Waawo mansha allah coming zoon insha allh 300m 🎉 subscribe
Keep going pro
Niyow faarbu kuladabagalay zxpka
Lakin wad kadhacday god
Xaafada waad sheegtay waa magaaladee qofki yaqaan ha iso sheego
Xaafada waad noo shregtay ee waa magaladee qofki yaqaan ha iso sheego halkey kaga talo Indonesia 🇮🇩 😂
Waxay kutaalaa cibubur, bogor ayay katirsantahay. Waa fahantay ayaan umalaynayaa
Meeday soomaalida aad sheegayso ee xaafada degan iyo meelaha ay fadhiistaan
Beautiful
Indunsiya somali majoogtaa
Haa
Dhakhtarow talow maxaad ka faaida inad wadanka Indonesia sidaa u xayaysiisid, dadba fortune ka sameeya to promote any country’s tourism?
Imisaa paris joogta safka soo gala halloooo
Unukaa leh miyaa sxb.
Malay ha is dhihin waa muslim, way ku caawinayaan
Malaysia, Indonesia, Brunei
iyo meelo badan bay degan yihiin, Sharci degan ma laha
Sideee lagu tagi karaaa wll
❤️♥️❤️♥️❤️💔❤️♥️❤️🌻👍
Ascww Dhaktar, dibka waxaa dhinac yaalay caloosha!
Vise indosiya na helaa markaa aniga waan ncy
Asc walaal sidaad visaha Indonesia ku heshay?
Ciyaala suuq oo raba inuu ka raro Soomaaluya dalkeeda.
Kismaayo iyo Xamar ayaannu leennahey.
Dhulkaa dadkooda ayaa disteye naga daaa
Dadkeenu waligodba qabiil waa isku haysteene wllo si dalka leynooga saaro mashruuc alshabab ba la sameeyey
Dhakhtar sxb warshada aad sobadhigtay meel aan kala xidhidho ayaan u bahanahay mahdsanid
@@khayrka_faafi +6281381812520
Iscawaran ✌🏽
. Alaabada aad hada joogta xataq qiimaha guryaha noo soo sheegay iyo qiimaha gaadiidka lagu raaca
Keep going sxp
maxaa keep going ah dhaqan xumda u samenayo u sheeg afunka cuntada iyo hilbaha gacanta laguma tabto
Warbixintani ma dhamaystirna
Alla somali maxa dhib haysta bal warshdaha may wadamadoda ka sameystan shaqo La aantana waloga marmilaha somalidu jecala wadanan lahayn inay camirtaan
warshad ayuu dal kale ka samaynyaan si wadanka loogu dhoofiyo waxa fiicnaan lahayd in wadanka ay ka sameeyaan
Waa yaab ,intaas dal dadow, baa leyskugu ,habar wacayaa, sidii turkida bey idin nacayaan ,markaad soo shamowtaan, somaliyey.
Turki goorme xafad ka dhisanay cunsuriinta
Soomaali jecel dhul dadkiisa camirtay, waxaan sugeynaa mar dhow inaad Jamaica iyo Haiti inaad u guurtaan ka dibna juuj wa maa juuj..
Kota wasa ❎ kismayo, PL, gobwayn, xamar, Calula, Berbera ✅
Ha taaban cuntada please. Adaabta baro.
Xafaada waxan ka baqayaa inay qudhmiyaan maryoolay ileen wasakhtdu way la dhalatay somaalidee 😊
Walhi wa runtaa somali hadan nahay meesha nadiifta wan qudhminaa😂😂😂😂
@@maryanhusein7357 ma naqaan hagaajiya wll
Music naga daa
Xaafada qudhunka
Abti faraha kadaa waxa la iibinayo waa dhaqan xumo waxaasi
Abti Meeha nadaafad ma jirto suuqyada caadiga haddii and tagto madaxa Ayaad qabsanee weliba caasimadda
woow🎉
So danbi mahan hilib ay gala qashay on bosanka loqaban in ad cuntan wll
90% waa Muslim Indonesia todobo sanno Ayaan ku Nolan sucuudiga ayey ka mislaid banana tahay weliba caasimadda Jakarta casimado.
🤣🤣🤣 lugtii😅
Hana ceebeeynina hilibka gacmaha kadaaya
waa ree miyi waan ka carooday dhaqan xumadiaa
❤❤❤
Sxb daarasalam ta xamarcadeey matingmiyaa
❤❤❤
Y touch food 4 sale yakhay
Sxb somaliyaba kalunka kiilada shan dolar kayar baa nalaga siya
War anaga 1kg kalun waxan ku cun na 1dollar
Waxbarasho ma loo iman kara dhakhtarow
Hadey ha tahay xognaga soo sii wllo
Harshad lama dhihi karo ee dawaar dheh .
Teeda kale waxaad tiri waxaan ka marmite doonaa in dib looga keeno dibadda qamiisyada .
Sow dibad maahan meeshaan maad dalki ka sameysaan meelaha lagu tolo ileyn Harshad dharka sameysa maahan ee waa tolling uun
Tunaa soo malay ma aheen mxaa😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤