Mahadsanid walaal xasan somalida geedi ma daayan guuritaan salka dhulka kuma heeno 😂😂😂😂 dalkena kaliya na celiyo Allah nabad waarto hana siiyo Insha Allah
@honestyfirst2165 MAXAA MALAYSIA KA TAQANAA ANIGA ADOON URAAYO OO GAAL MADOOW HA II FAANIN NACAS YAHEY CAQLIGA XUN OO WADANKEEDA SOO GUBTAY SOOMAALIDA ADOO KALE AYAA KU JIRA XOOLO
Malaysia sis anaigoo oo xidhxidhan ayaa wiil aan ilmaadeer nahay igu yidhi ha isku iman. laba jeer markuu igu yidhi baa candhuftayda dib u liqay. waa very expensive
@@maryam-cd3gt Masha Allah qali Allah ku fududeyo safarkaga adi iyo carurtada samo kutaga runti wadanki hooyo wax dhamo maleh ani iyo inti ila mida oo kuhamineyso Allah no kaso marka hooyo kaliged thy cidna adan ku tirsanen wa xanun runti kheir insha Allah
SOMALIA MEEL LA DEGI KARO MA JIRTO SABABTOO AH CUNTADA AY SOO DHOOFSADAAN WAA CUNTO WADA DHACDAY DAWOOYIN WADA DHACAY MAXAA LAGA DEGI DADKA SUNTA KU CUNSIINAYAAA
Ascw waan ku salaamay ustaadi Hassan Suni barasha wacan walaaal ustaad Abdirahman oo ku nool wadanka Turkey waxaan jeclahay in aan uguuro malaysia ma helaya qof iga caawiya degaanka iyo sharciga daganasha ama qaxotiga walaal
Aadbay u jamacada wacantahay dhanka waxbarashada waa top jamacadaha public ayaa jaban raqiis ah marka loo eego kuwa private ah lakiin jamacadaha publica aha arday heersare aha ayaa ka bixikaraa way yara shurrudo adag yihiin
anigaa dhowr mar booqday malaysia dhanka visa ha malaysia way ku liidata, dadka ajaanibta guri hadaa ka gadanayso waa in ugu yar Labo boqol oo kun oo dallar guri qimahisu yahay waa in aad gadataaa marka mid visaha aad buu ugu liitaa ee iska hubiya somalay
Warbixintada ma dhameystirna, gaar ahan dhanka waxbarashada. Waxa ku yaalo jamacado calami ah sida Malaya, UTM, UPM, USM. inad City University so qaadatid waxay mujine inadan wadankas waxba ka ogeyn dhanka Jamacadaha. Muhim maahan jaamcada ay somalida u badantahay ee waxa la shega kuwa ugu sareeyo
Wll dadka been hau sheegin dhul ay somali ledahey nolol iyo waxad sheegeyso naleh qofna heer kama gaadho somali inta ugu aqonta bdn waa kuwa meelo kale aada somali waa dib dhac socda marka wa inay dadku caalamka horumarsan dhinac ka raacan
Wllo america dacwa iiga xareesaneed way I aqbaleen kenya waa Jaam safaaradooda Malaysia rabaa inaa interview ku maraa rabaa marka kama helaayi miyaa dagnaasho aa ku sii joogo intaa visaha USA ka helaayo
Aad bay ugu fududtahay dhanka dacwada waxaand ku iman kartaa visa collage 6bil ama sanad luqada ah ayd so xaraysanaysaa intay dacwadu ku socoto insha Allah
$200-300 usd waxba kama ahan Malaysia. Anigaa tagay 2x, Qolka sharing ka isagaaba ah $100-150 USD, Maciishaduna waa qaali. I would not recommend anyone moving to Malaysia. Sax waa wadan aad iyo aad uquruxbadan. Hormarsan. Europe America, Canada iyo australia aan waxba u ogayn.
Ac wll ad iyo aya umahadsantahay runti waxyalo lobahna aya nosogudbisay madama an nanay somali oo gediga nofududyahay ee wll waxa kasohadasha wadanka pakistan nolasheda iyo waxbarashada iyo dadka kunol malalanolan kara kasohadal wll ad aye muhim itahay
Reer malaysia 🇲🇾 hadad tahay titare banas iyo roti Janay iyo Mello ice intas ba wa cuntay cuntada malaysian waa belo good food's
Asalamu aleikum abayo sharci mala heli karaa with kenyan passport?
Wll ma Malaysia miyaad joogta
@@Arawelomeradiga miya jogta
Wll mlysia ma jogta
Very interesting saad u diyaarisay caadi maaha Jzkllah ❤
Mahadsanid walaal xasan somalida geedi ma daayan guuritaan salka dhulka kuma heeno 😂😂😂😂 dalkena kaliya na celiyo Allah nabad waarto hana siiyo Insha Allah
Adigaa mudan walaal waa kaaga mahad celinayaa dhiira gelintaada iyo subscribe-ta.
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jizakumullaahu kheyr
Intaa waadamada waxay ku xun yihiin ka hadlaysaan waxaa fiican inaad ka hadashaan somalida waxa ka xun iyo sababta wadan kasta looga naco
Masha alaah wll
Jazakallah kheeyr walal
Wa iyyaak
Subxaaanallah masjid maa lagu ciyaaraaa
Jazaakalaah qaayran ustaat please noogo soo waran maka iyo madiina dhulka barakaysan❤
Makkah iyo Medina was meel Cibaado
@@abdibelel6970 inkastoo xaramyada mooye ay magaalooyin caadiya yihiin, miyey xuntahay meel cibaado?
Maasha allaah Jizaakalaahum qeer walakey inaaan reer guuraa nahay Waad og tahay
Jazakallah kheeyr
mashaAllaAho❤❤ mahadsanid
Masha Allah jaka Allah khayr Allah haku barakeyo
Aamiin walaal
MALAYSIA 🇲🇾 ANAA DAGAN 5 SANO WAA WADAN AAD UGU FIICAN
XAGA DIINTA WAXBARASHADA IYO NOLOSHABA
Xagee Ka dagantahay
Wll waxbarashadeda kwran luqado malagu baran kara
@faadumoayanbadan7045
Haa wll si fiican oo fudeed ah
Mansha allha tabaarkalahh ilahay ha ku xifdiyo watd noo faideyse
Wlo mel aan kalso xidhidho iso sheg ado raaliya in aan ka waraysto rabaaye
MALAYSIA BOQOLKII BOQOL WEE KA FIICANTAHAY KENYA UREYSO ANAA 5 SANO KU NOOLAA OO HADA KU LAABANDOONA RAMADAANKA KA DIB
INSHAA ALLAAH
Maxay kaga fiican tahay kenya?
Aflagaada iska daa. Abaalka kenya soomaali ugeshe malaysia umagelin
@honestyfirst2165
MAXAA MALAYSIA KA TAQANAA ANIGA ADOON URAAYO OO GAAL MADOOW HA II FAANIN
NACAS YAHEY CAQLIGA XUN OO WADANKEEDA SOO GUBTAY SOOMAALIDA ADOO KALE AYAA KU JIRA XOOLO
@@AbAbibWalale bani Adam oo dhan waa odhoon ilaahey. Gaal madow abaal kuugale mahad celis
Asalamu aleikum walal see waaye malysia sharci iyo shaqo malaga heli karaa with kenyan passport
MashAllah thank you for giving us the information 😊
Wadanka Oman 🇴🇲 nah kaasohadal inshaallah
Oman 🇴🇲?
Haa runti wa khliijka wadanka ugu macquulsan weeye
@cabdirixmaanmaxammedxasan. List ayay ku jirtaa Oman
@@HassanSunni ok zxb
Thank you about Malaysia
Adaa mudan nadifo 🙏🏾
We are Interested to know about Syria. Can you please go there♥️
Syria miyaan dagaal ka socon waddanka ?
@@maryam-cd3gtma dagaalada ayaa laga soo warami waaba yaabe
Asxaabul khahf hurdadiidi baad seexatay miyaa Qofkaan adunka Lama socdaan umaleen syria kuwii udhashay ayaba kasoo cararay 😅😅 ninyahow Bal ii soo jawaab meeqa sano baad jiftay
@@maryam-cd3gt
Hassan Sunni Aad Iyo Aad Aa U Mahadsan Tahay Walaalkiis Wax Badan Aan Kaa Faa'iday
Mahadsanid
Ipoh iyo pinnang waxa kawayn Kadah-Alorstar👍
Muuqaalkan muuqaalkan kuxigo manooga soo warami kartaa .Wadanka Senegal West Africo
Mahadsanid wall
Rwanda ka soo hadal insha allah
Waan rajaynayaa
Abyo ruwanda ma dal muslima ? Somali maku noshahy miyad u hijron rabta abyo
Mahadsanid wll qaali xasan sunni Allah sw haku xafido walahi waxaad tahay qof somalinimada kuweyntahay maxaa yeelay adigoo mashquul ah ayaad waaya aragnimadada nala wadaagtey adigoo rajeynaya inaan wax uun ka faaidno waliba si guud oo wanaagsan
Aad ayaad u mahadssn tahay
M.A
Masha Allah
Maadaama aad Asia joogto soo mar Indonesia
Adiga miyaa joogo ?
Mahadsanid wll
Adigaa mudan walaal waa kaaga mahad celinayaa dhiira gelintaada iyo subscribe-ta.
Asc walal Malaysia 🇲🇾 jooga waxbarasho ku soogalay hadana wax ayaan bartaa marka card qaxooti maqaadan karaa anoo waxbarashada wado@@HassanSunni
Sxb marwliba soo badi wadmada adiga waxaa aad heli doonta ❤
Yemen too
🙏🏼Please release information abt Indonesia in detail.
Indonesia 🇮🇩 is beautiful country
Thnks aboowe
Adigaa mudan walaal waa kaaga mahad celinayaa dhiira gelintaada iyo subscribe-ta.
@@HassanSunni waan u qalantaa program kagu waa loo bahanyahay
Asc bro war bixin fiican waaye Fadlan next Türkiye kaso hadal
Mahadsanid
Adigaa mudan walaal waa kaaga mahad celinayaa dhiira gelintaada iyo subscribe-ta.
Asc wll madinah kasohadal Saudi Arabia 🇸🇦
Wcswrb abaayo saciudiga waa meelfiicn basborka mareknka waalga texgiliyaaaa
Weliba hadii meel aad degeesid madiinatul munawara deg
Saudi Arabia 🇸🇦 somali badan uma guurto
@@HassanSunni akhii xasan lbrkga ma Isiin kartaa adigoo raali ah
Sunni.media10@gmail.com
Masaajid alle qariib laguma noqdo qodobkaas kulaabo waa goob cibaado
Walaalow waxaad ka soo hadashaa wadanka Burunaayo runtii waan kaa filayaa in aad ka soo hadashid
Mida kale walaal bassborka Somalia side logu tagi kara ama logu dalban karaa visaha malaysia
asc walal waxa noga so hadasha wadanka OMAN iyo wadan JORDAN ladaas wadan shukran
Rwanda 🇷🇼 kasohadal walal mahadsanid
Somali miya jogto miyad u hijron rabta wll
next UAE masul sare 👍
It’s on the list bro.
commentska ayaan akhriyay Somali oo dhani way socdaan. Ka doonaya Malaysia, Turkey, Indonesia, oman, Masar, Kenya, xita Brunei . Somaliyeey specially dadka Diaspora ee doonaya meel fiican inay caruurta la dagaan, Somalia meel idiin dhaanta malaha. goboladiina ku noqda oo tacliin way taala ee waxa innaga dhiman dee idinku dhameeya. caruurtu haddaanay jaamacad gaadhin waaa hagaajin kartaan idinkuba.. Haddii kale anaa school Hargeisa idiinka furayee Somaliland kaalaya!!1
Amin la,aan ayaa ka jirto somaliya malugu nolaan karo
Guri apartment anaa qaaty lcgtuna wykayrtahy ddka hkanixin 450 sdexqol lbo suli madbakhisa kahelysa mmrmr lcgtu kyraankarta buildings ka degyso kuxidhantahy korontda aadby rqis utahay iyo biyaha xfadahana kukla duwanyhiiin biyahabna sidoo kl bildhan 6dolar ama 7 iny kugusodalacan mcquul korontda AÇ hda istcmsho iyo mrwxad cooker kronta 30 dolr wxkayar bixiya buildino idhow igaba siijaban
Adigu hada Ma Malaysia Dagan Tahay wll Inaan usoo guuro Ayaan doonayaa bilaha Nagu soo aaday So warbixin fiican Ayaan u baahnaa wll
@@MaamulHattab haaa wll wndeganahy ilasoxidhiidhi karta wxalagudwganyahy mciishadaha kagawaramikara nlosheda
@@Taliso3344wll xage kala so xirara
@@Taliso3344abyo xgee kaala soo xiriira anaa raba inaan imaade
@@Taliso3344wllo aniga hada raba inaa so aaado keli ayan ahy inad iga caawiso ayan raba xage kala so xidhiidhq
Indonesia 🇮🇩 ka so hadal please
Jazakalaahu qeyr wllo wax badan ayu iga badalay caawa hadalkaga waxan u xir xirna Malaysia lakin waan ka fiirsan insha allaah mahadsanid in badan
Malaysia sis anaigoo oo xidhxidhan ayaa wiil aan ilmaadeer nahay igu yidhi ha isku iman. laba jeer markuu igu yidhi baa candhuftayda dib u liqay. waa very expensive
@@maryam-cd3gt ASC abyo wadankale miya ugurtay mase wali sahan ayad kujirta Alle haino dooro wadan fcn aan qali ehen wadan galo wanso nacay 😪
@@asiaqurux maya macaanto laakin waddankii baan u socda insha Allah. Halkaas baa loogu qaatay. Hargeisa insha Allah iskuuls wacanna way leedahay inkasto noloshu iyadaba qaali tahay. wax kastana waad ka helaysa
@@maryam-cd3gt Masha Allah qali Allah ku fududeyo safarkaga adi iyo carurtada samo kutaga runti wadanki hooyo wax dhamo maleh ani iyo inti ila mida oo kuhamineyso Allah no kaso marka hooyo kaliged thy cidna adan ku tirsanen wa xanun runti kheir insha Allah
@@asiaqurux Amiin qaali aaamin aan isu soo duceyno Allah adigana ha kuu dhib yareeyo ha ku waafajiyo meel khayr kuu leh
First comment
Thanks abowe
🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾
Walaal waa mahadsantahay xaga ganacsiga ka waran ganacsi Madagaskar samaysan karaa adigoo raali ah nooga soo waran.
Kkkkkk AR somaliya
@@Luulmaxaamad😅😅😅
Ruwandha kawaran
❤❤❤❤
Adigaa mudan walaal waa kaaga mahad celinayaa dhiira gelintaada iyo subscribe-ta.
@@HassanSunni sharci qaxooti miya laga bixiya sxb
Kenya or Malaysia wadanke daganasho kufican kasohadal plz kee fican in lo guroo
Hadaad English kasaysid Malaysia ayaa fiican
Wadanka kuwait kasohadal
Walal Brunei kasaa waran..waa wadan daqaale badan oo muslim majority ahh
laaakin adigu ma lihid... immisa dal muslim majority ah baa buuxa
Macluumaad Wanagsan mahadsanid wll ❤❤❤ ❤from #macalinEnglish
Adigaa mudan walaal
Please kawaran also Hargeisa, Garowe, Borama, Burco, Marka, Muqdisho etc. Magaalo badhan baa ladegi karaa oona nabad ah
SOMALIA MEEL LA DEGI KARO MA JIRTO SABABTOO AH CUNTADA AY SOO DHOOFSADAAN WAA CUNTO WADA DHACDAY DAWOOYIN WADA DHACAY MAXAA LAGA DEGI DADKA SUNTA KU CUNSIINAYAAA
Wll dubia ka soo hadal fadlan
meeqo k.m. waaye masaaxada waa ka boodayba
Canada 🇨🇦 zxb kasosame
Scholda carurta ee malysia iyo qimahoodaNe ka zoo hdal❓❓
Zambia 🇿🇲 kasoo hadal wll
Djibouti
I want to know about Somali 🇸🇴please talk about Somalia 🇸🇴
turkey
Next turkey bro❤
Insha alllah bro.
Turkey cunsuriyad xun baa ka jirta. Dadkeedana waa dad xun. Xaasidiina. Somaligana waxayba u arkaan money 💰 machine inuu yahay.
Sxb uganda ka so hdl
dugsi quraan ku yaalaan masaajid somalida waa jira
Can you make a TH-cam channel about Namibia 🇳🇦 county
No
Lkn wll ma laga Shaqaysan kara isoo jawaap wll
Ascw waan ku salaamay ustaadi Hassan Suni barasha wacan walaaal ustaad Abdirahman oo ku nool wadanka Turkey waxaan jeclahay in aan uguuro malaysia ma helaya qof iga caawiya degaanka iyo sharciga daganasha ama qaxotiga walaal
Passportka somalia malagu tagi karaa
SCW WAXBARASHADA JAAMACADAHA QIMAHOODA TAYADODA KA YAR HADAL PLZZ
Ok walaal Adigaa mudan walaal waa kaaga mahad celinayaa dhiira gelintaada iyo subscribe-ta.
Anaa dagan wllo Malaysia jamacadahana waan u xaraynaa dadka raba
Aadbay u jamacada wacantahay dhanka waxbarashada waa top jamacadaha public ayaa jaban raqiis ah marka loo eego kuwa private ah lakiin jamacadaha publica aha arday heersare aha ayaa ka bixikaraa way yara shurrudo adag yihiin
Somali goorma reer kugara ka baxayan oo wadan godi hagaji sanayan. lama huuran waa wadan kaga hooyo..
anigaa dhowr mar booqday malaysia dhanka visa ha malaysia way ku liidata, dadka ajaanibta guri hadaa ka gadanayso waa in ugu yar Labo boqol oo kun oo dallar guri qimahisu yahay waa in aad gadataaa marka mid visaha aad buu ugu liitaa ee iska hubiya somalay
oman iyo qatar ka wrn
INTA BADAN SOMALI MA AADDO QATAR 🇶🇦 IYO OMAN 🇴🇲
City University its my University
Meeqa facultiyadeeda lagu barta pro
Faculty walba wll Waliba waxay ku wanagsan tahay dhanka Technology ga
@@zakicabdihaaji3443wllina kulaso hadla rba xage kalaso hdlo wx yar kuweydiniye
Waxa kaso hadashaa dubai degan ahan malo dagi karaa walal
Warbixintada ma dhameystirna, gaar ahan dhanka waxbarashada. Waxa ku yaalo jamacado calami ah sida Malaya, UTM, UPM, USM. inad City University so qaadatid waxay mujine inadan wadankas waxba ka ogeyn dhanka Jamacadaha. Muhim maahan jaamcada ay somalida u badantahay ee waxa la shega kuwa ugu sareeyo
DHALIIL HALASOO TAAGNAANINE, U FAA’IIDEE ASXAABTA WAXA AAN KA TAGAY OO AAD NAGU DHAANTID….
Turky kasoo hadal wll
Qaabka wall luuqda carabiga ku bartaa ka soo hadal ?
Mahadsanid walal
Pls advoce them homeland
Turkia Ganacsiga hanaga iloobin
Qodabada ayaan kusoo dari inshaa Allah
War Soomaaaliyeeey maxaa wadankiinii idin nacsiiyey ooo wadamo kale ugu hanqaltaagaysaaaan ? Nolosha , caafimaadka iyo waxbarashada intuba waaa ku diyaaar wadanka ee Wadanka aamina oo ka qayb qaata dhismihiisii iyo tayeyntiisa !!!
WAA TALA AAD U FIICAN MAHDSANID
Hadal xaqiiqda ka fog weeye run ahaanti.
Wa kigu racsanay
Wll dadka been hau sheegin dhul ay somali ledahey nolol iyo waxad sheegeyso naleh qofna heer kama gaadho somali inta ugu aqonta bdn waa kuwa meelo kale aada somali waa dib dhac socda marka wa inay dadku caalamka horumarsan dhinac ka raacan
Qof sacuudiga joogah Malaysia sidhu ku imankaraa
Asc walal Malaysia 🇲🇾 jooga waxbarasho ku soogalay hadana wax ayaan bartaa marka card qaxooti maqaadan karaa anoo waxbarashada wado
Sxb sidee waxbarashobloogu tagaa
Asc bro aadban kusalaama
Dubai ka soo waran
ilaahey amarkiis yaa kuu sheegay beentaas iskulada quraan waa laga dhigaa kirada ma dhib badno
BAL LA WADAAG ASXAABTA, KIRADA WAA IMISA? HAL AMA LABA DUGSI OO KA FURAN KAULA LAMPUR NALA WADAAG MAGACYADOODA IYO TELEFAN LAGALA XARIIRO ?
@@HassanSunnikirada apartmentydawqaar sdexqol jikadiii gogln kuhelaysaa 450 dolr waxkyar anaaba kudegan
Wll inaan kula Soo xidhiidhan raba iso sheeg labarkaga Malaysia inaan imaado raba I caawi wll
@@HibofadacHibofadac wll numberkayga halka kumasoqori karo blse adu isoqor hdad awodid anaakusoo qabanaye
Asalamu aleikum walal see waaye malysia sharci iyo shaqo malaga heli karaa with kenyan passport
Wll qadar kasoohadal
Malaysia anagaa joogney sharcigu aad ayuu u adagyahay lamana helo ilaa wax barasho kaliya
Dadka aan la hadlayo ee haysto western passport kuma adka
Wllo america dacwa iiga xareesaneed way I aqbaleen kenya waa Jaam safaaradooda Malaysia rabaa inaa interview ku maraa rabaa marka kama helaayi miyaa dagnaasho aa ku sii joogo intaa visaha USA ka helaayo
@@salmamohamuud8871 ma aqaan dhowr sano hada waa ka maqnaa laakiin sharci caafi ah lama helo ilaa inaad meelaha luuqadaha lagu barto is qortid maahane haku lugo,in iska hubi
Haa waad heli kartaa Degenaasho wax barasho safaaradan 1 bil ayad ku helee interview@@salmamohamuud8871
Asalamu aleikum walal see waaye malysia sharci iyo shaqo malaga heli karaa with kenyan passport
Shaqooyinka kaso hadal
Dacwada hadaa ka xareesto interview malagu Mari karaa hadaa approve ka helo mareykan Malaysia interview maku mari karaa sharci noocee ku joogi karaa
Aad bay ugu fududtahay dhanka dacwada waxaand ku iman kartaa visa collage 6bil ama sanad luqada ah ayd so xaraysanaysaa intay dacwadu ku socoto insha Allah
Bilo yar ayay kugu qadanaysaa inad heshid dacwadaada marka loo eego Kenya iyo Ethiopia
Oman Kasoo hadal
Qatar kasoo hadal wllo
Asxabey wiilkan kor uqaada plz wu idiin faaideyaaye
MAHADSANID WLAASHIIS, ASXAABTAADA SUBSCRIBE KU DHIIRA GELI 🙏🏾🙏🏾
@@HassanSunni ok bro Insha'Allah TikTok muqalo goos good ah so dhig si dad bdn kuso racan bro 👍
@missAmerica-cx3lz Tiktok waxaa waaye @Hassansunnii sidaas u qor
@@HassanSunni ok bro👍
Asc wll senku helıkaraa wll
$200-300 usd waxba kama ahan Malaysia. Anigaa tagay 2x, Qolka sharing ka isagaaba ah $100-150 USD, Maciishaduna waa qaali. I would not recommend anyone moving to Malaysia.
Sax waa wadan aad iyo aad uquruxbadan. Hormarsan. Europe America, Canada iyo australia aan waxba u ogayn.
$200 iyo $300 QOYS KUMANAN SHEEGIN, SIDAA SHEEGTAY QOFKA SHARING AYAA LAGA HADLAYAA
Wll Whatsapp iso sheeg inaan kula Soo xidhiibo raba Malaysia inaan imaado raba
Asalamu aleikum walal see waaye malysia sharci iyo shaqo malaga heli karaa with kenyan passport
Please Qatar ku soo xiji
Ac wll ad iyo aya umahadsantahay runti waxyalo lobahna aya nosogudbisay madama an nanay somali oo gediga nofududyahay ee wll waxa kasohadasha wadanka pakistan nolasheda iyo waxbarashada iyo dadka kunol malalanolan kara kasohadal wll ad aye muhim itahay
Wadanka turkey 🇹🇷 weli ka sugana wall Hassan
Turkiye 🇹🇷, waan diyaarinaynaa dhowaan insha allah
Dalkiina aamina qurbo iska daaya meesha ay somali degtana waa laga cararaa dababta waa akhlaaq xumo war diinta barta si akhlaaqda aad u barataan waxaa arkaysaa ninka xaaskiisa caruurta waa kala socdaan meesha dadka kaaga soo horeeyay waa inaa ixtiraamtaa
Somalida shaqo may helaan hadii ay Maya tahay na sidee u awoodi karaan 2000 dollar guri ah