KAALAY ILA DALXIIS, XAABO ILAA XAAFUUN | Exploring Habo to Hafun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 2.1K

  • @XaajiDirirka
    @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +158

    Masjidka Mayro kala xiriir
    Caawash Faarax
    +252907327871
    Cali Muuse
    +252907438000

    • @SkyStar-u2x
      @SkyStar-u2x 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxaan joogaa hargeysa ma awoodo inaan dhulka soomaaliyeed barto oon dalxiiso jaaniskii waxaa iyo fiyuujarkii dadka soomaaliyeed waxaa lumiyay dagaalo matraa waaxid waxaan leeyahay dagaalka inaga daaya faaiido malahee anigu waan jecelahay dalka iyo dadka soomaaliyeed buuraha hargeysa ayaa riyo ku raacdaa dalxiiskasi wuu i raali geliyey magacaygu waa ismaaciil . M waadd mahadsantihiin duco kooban aduunyada fil nimco aakhiro fil jano idikuna ii soo duceeya tusan

  • @idahir
    @idahir 18 วันที่ผ่านมา +64

    This is easily the best 30 minutes I've spent watching a TH-cam video. Sadly, I was born too early to witness this region develop the necessary infrastructure. Hopefully, the next generation will get to enjoy it.

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  18 วันที่ผ่านมา +9

      Mahadsanid sxb Ilaahay haku sharfo

    • @nabaadlove6019
      @nabaadlove6019 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@XaajiDirirka❤❤❤

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media หลายเดือนก่อน +368

    Keep going sxp, Dhul bilicsan iyo soo tabin wacan

    • @somalia80
      @somalia80 หลายเดือนก่อน +18

      Mansha allah aan wada tageerno xaaji dirir

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +31

      Mahadsanid ugaas

    • @abshirclaahi715
      @abshirclaahi715 หลายเดือนก่อน +16

      Sxp waberi madama channel weyn haysto xaji diri dadka garsi muqal kaso samee❤

    • @Ahmed-j3s6x
      @Ahmed-j3s6x หลายเดือนก่อน +2

      ​@@abshirclaahi715horay ayuu uga sameeyay ustaad cabdi rahmaan waaberi bishii 2 aad ee sanadkaan ayuu muuqaal kusoo qaatay

    • @HornHelp
      @HornHelp หลายเดือนก่อน +1

      Best documentary movies maker :- Mohamed Salad 🎉

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms หลายเดือนก่อน +190

    The best 30 minutes I have ever spent on youtube .. truly astonishing well done brother

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +11

      Mahadsanid walaal

  • @buuloxuubeey
    @buuloxuubeey หลายเดือนก่อน +153

    Runtii Muuqaal Qurux baddan ayaad inalla wadaagtay, iyo tabin qurux badan. Well Done Sxb

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +8

      Mahadsanid sxb

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 2 วันที่ผ่านมา +5

    Masha Allah tabarakallah
    Waaw, Puntlan waa dal qurux badan oo dadka ugu wanaagsan dhinacwalba Soomaaliya oo aay Soomaali badan aay si sharaf ah ugu nool yihiin Allaha idin barakeeyo.
    Xaaji dirir wadankayaga quruxdiisa wax badan ayaa kaa bartay ustaad dad iyo duunyaba Allaha ku barakeeyo adiga iyo kaadirka kula shaqeeya walaal.
    Xaaji dirir Masaajidkaa haloo kaco si aaynu uga dhigno meel cibaadada sifiican loogu guto. Waliba kharash inta ku baxaysa in lasoo qiimeeyo kadibna dadka khayrka jecel loosoo bandhigona waan ku talinayaa in Shaa Allah shukran.

  • @bashiiribrahim7767
    @bashiiribrahim7767 หลายเดือนก่อน +170

    Thanks! Video ka qurux badan wali ma arkin walhi wan ilmeyay ❤. Ninkan hala tagero video wan ku raxesanay lkn waxa hubal ah inu waqti iyo juhdi galay

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +14

      Mahadsanid walaal

    • @ismailyusuf2656
      @ismailyusuf2656 หลายเดือนก่อน +2

      Masha Allah waa. Muqaal aad U qurux badan kana turjumaayo nimcada Allah Nagu galaday lkn. Aan Ka indhosaaban Nahay , muqaalkane Millon's view ayuu U qalmaa. Ninkaane gacanta Allaha U barakeeyo

    • @abdulog8461
      @abdulog8461 หลายเดือนก่อน +1

      🎉

    • @abdiselamsultan
      @abdiselamsultan 22 วันที่ผ่านมา +2

      War nio wan qiirooday wllhi markaan daawaday 😢
      Dhulka illaahay inasiiyay Quruxdiisa iyo sidaan ugu ciyaarnay ee aanu dhiig ugu daadinay

    • @Daadir-media
      @Daadir-media 18 วันที่ผ่านมา

      🎉

  • @Abdikarimraas
    @Abdikarimraas หลายเดือนก่อน +205

    Mansha Allah. Dhulkaa anigoo Jameeco Tabliiqa oo Hargaysa ka timi la socda ayaan Maray , Dhulka quruxdiisa ka sokow waxaa ku nool dad wanaagsan oo deeqsiyiin ah aadna u soodhawayn fican ,diintana aad u jecel. Allah ha barakeeyo Amin.

  • @cabdirashiidgurxan-d7n
    @cabdirashiidgurxan-d7n 17 วันที่ผ่านมา +19

    Documentery aad u qurux badan baad ka diyaarisay gobolka Bari ee Puntndland.
    maasha Allah.
    Kuwayaga Suxufiyiinta ah ee ee reer Somaliland, xitaa hal gobol Documentery kama samayn karaan, hadal, qabyaalad iyo qaad la cuno ayaa wakhtigu kaga dhammaadaa.
    Allah ha ku barakeeyo XAAJI DIRIR.

    • @mustg4891
      @mustg4891 16 วันที่ผ่านมา

      iyagana uducee walaal, somali oodhana allah barakeeyo

  • @warsamebade
    @warsamebade หลายเดือนก่อน +40

    Masha Allah Akhii Shaqo fiican ayaad qabatey.
    Bulshadeenu Nuxur Abuure, sidan oo kale shaqada uu qabanayo si xarago leh, u qabanaya ayaan u baahanahay.

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +6

      Mahadsanid ustaad.

    • @abdifatahabdishakuur3175
      @abdifatahabdishakuur3175 หลายเดือนก่อน +4

      Eraygaa Nuxur Abuure saad u heshay waa cajiib صانع المحتوى

  • @mohamoudabdullah
    @mohamoudabdullah หลายเดือนก่อน +72

    muddo dheer ma arag mana maqal qof af soomaaliga waxa uu ku gudbinyo aay dhegtaydu jeclaysatay. gaar ahaan hufnaanta gudbintan xiisaha leh. burco ayaan kaa soo salaamayaa

    • @PuntlandFirstCreator
      @PuntlandFirstCreator หลายเดือนก่อน +4

      Idooroow Reer Bariga Aad Kudacaayadeen Jirteen Soomaali Jileeca Kawaran Hadda? 😂😂 Reer Mudug iyo Idinkuba aannu Aamaan Idinka helno. Kafan 😂

    • @G112-s2p
      @G112-s2p หลายเดือนก่อน

      @Mamocreators hadal laga roonyhay

  • @Madaxey-r2f
    @Madaxey-r2f หลายเดือนก่อน +110

    War ninyahow Puntland waaba meel Bigro ah oo aad moodo dal haddeer la helay! Meel Puntland kamid ah weligeey ma arag laakiin, haddii uu Rabbi ii garto mar baan is leeyahay booqo oo Eyl ka billow. Maasha Allah. From Gedo /Jubaland

    • @mustg4891
      @mustg4891 หลายเดือนก่อน +13

      Gedo xitaa waa dhul wanaagsan oo bilic wanaagsan leh, ee mamul adag sameeya oo alshabab ladagaalama, dowlad dhexe wax haka sugina, hore usocda👍

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f หลายเดือนก่อน +10

      Waa runtaa oo Gedo waa Gobolka kali ah ee kamid ah gobollada Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ku yaalo ee leh Buuro waaweyn oo Dhagax iyo dhirba leh, inkasta oo aaysan cidina duubin. Laakiin waxaan 500km u jirnaa oo nagu neefsaneeysa, Muqdisho oo noqotay Bullaacad aanan Dabool lahayn! Mahadsanid

    • @mustg4891
      @mustg4891 หลายเดือนก่อน +2

      @Madaxey-r2f waa runtaa sxb

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir หลายเดือนก่อน +3

      ​@Madaxey-r2f muqdisho maxay samaysay

    • @shavecm3047
      @shavecm3047 หลายเดือนก่อน +9

      Waxaan raabaa inaan keeno wiilashayda from USA to Somalia. Waxan raa inaan soo tuso from Garowe ilaa Xaafuun inshallah dhulkaa waa nabad waa qurux

  • @DalmarKhayre
    @DalmarKhayre หลายเดือนก่อน +95

    Great quality video, keep up the good work

    • @Cambiaso20
      @Cambiaso20 หลายเดือนก่อน +7

      M.alh sxp

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +11

      Mahadsanid walaal

    • @hasandhacarbe2009
      @hasandhacarbe2009 หลายเดือนก่อน +9

      Alla hagusharfo wll from germany

    • @abdihafidhadliye2149
      @abdihafidhadliye2149 หลายเดือนก่อน +5

      6:05

    • @Abaaga_wine
      @Abaaga_wine หลายเดือนก่อน +1

      Keep going zxb aad ba ugu mhdsnthy

  • @muheydinhadji1661
    @muheydinhadji1661 2 วันที่ผ่านมา +6

    Puntland ( dhulka uduga, dhulkii halganka, dadkii ilbaxnimada iyo somali jacayl yaalay )
    Allaha idin barakeeyo
    Dhawan waxan filaa inaad noqotiin( noqono) Maldives geeska afrika
    Insha allah

  • @housseindeheyehofficial2125
    @housseindeheyehofficial2125 หลายเดือนก่อน +68

    Jabuuti ban ka so salamaya sxb mashallah somali dhuul ilahay wa siyaay ee nabada illahay hagarasiyo macaan keega wlh ilma iguso joogsatay quruxda dhuulka illahay hadu naafta idaayo mar wan ku dalxisi doona inshallah Thanks!

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +3

      thanks

    • @aliabdoulkaderabdi
      @aliabdoulkaderabdi 29 วันที่ผ่านมา +2

      Ilaahay wajiga ga haa nuuriyo,runtii waaxad muujisay in 5 somaliyeed inay iska waar hayaan ,inchallah ilaahay nabad iyo canoo ha nuu geeyo,"dhulkeena na deqaa",from djibouti

    • @maxamuudhuruuse8698
      @maxamuudhuruuse8698 28 วันที่ผ่านมา

      200

  • @EmmanuelKisiangani
    @EmmanuelKisiangani 8 วันที่ผ่านมา +13

    Please create English version so that we can also enjoy listening in. Amazing work. Greetings from Kenya.

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle หลายเดือนก่อน +111

    Xaaiji Dirir guulayso ina adeer waxaan kaa sugno waa gobolada kale ee puntland iyo gobolkeygii mudug ❤

    • @ibrahimabdighani9184
      @ibrahimabdighani9184 หลายเดือนก่อน +14

      Nin rageed waad dhiirigalisy sxb

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +14

      mahadsanid walaal

    • @hasandhacarbe2009
      @hasandhacarbe2009 หลายเดือนก่อน +7

      Alle hagu sharfo wll

    • @abzrhymes
      @abzrhymes หลายเดือนก่อน +4

      sharaf❤

    • @Abaaga_wine
      @Abaaga_wine หลายเดือนก่อน +2

      Thankz ❤🎉

  • @shirwachersi
    @shirwachersi 12 วันที่ผ่านมา +4

    Thank you for amazing content ❤

  • @AhmedAli-xl7pd
    @AhmedAli-xl7pd หลายเดือนก่อน +14

    Mahadsanid boowe ilaahay haku sharfo waxa sharaf wayn ii ah inaan xaaji dirir isku iskool wax kuso baranaya imaamu shaafici bosaso

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid boowe

  • @Joker54353
    @Joker54353 หลายเดือนก่อน +153

    Dhiirigelin iyo dhaqaale ku taagerid buu mudan yahay soomaliyay Xaaji Dirir ilaahay ha barakeeyo ee, Mahadsanid Xaaji Dirir❤.

    • @ahmedhashi503
      @ahmedhashi503 หลายเดือนก่อน +2

      Welldone Thanks

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare หลายเดือนก่อน +67

    Awoow waaku Salaamay waa Wiil Ciise Oo jabuuti kaasoo Salaamay dhul qurux badan iyaad na tustay oo Taariikhiya ILaahayna Somali Hatuso Dhulkaa qurxda badan oo ha maalgashtaan Waad Mahadsantay.👍

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid walaal

  • @Maxameddaahir700
    @Maxameddaahir700 หลายเดือนก่อน +92

    Vídeo markii 3aad baan ku ceshaday inaa daawada Masha’Allah somalia 🇸🇴 Puntland wllhi waan aamini wayay siday u qurux badan tahay Masha’allah ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from Kismayo

    • @Safiyakafiya
      @Safiyakafiya หลายเดือนก่อน +10

      Aad iyo aad wll, from khatumo ❤

  • @malmo4235
    @malmo4235 หลายเดือนก่อน +34

    Allahu Akbar I’m in tears wlh..! Waxaan xasuustay cirifka aduunka ugu dambeeyey ma ee australia iyo New Zealand ee sidan u qurux badan lkn halkan ayaa kasii qurux badna mashallah… afsomali asalka ah ee nadiifta ah ee uu noogu soo TABIYEY AYAAN ka helay mashallah

  • @Myo-v1k
    @Myo-v1k 3 วันที่ผ่านมา +4

    The most beautiful unexplored country in world is most def Somalia 🇸🇴 long live Somalia and its people Allah bless

  • @kismaayok.7075
    @kismaayok.7075 หลายเดือนก่อน +78

    Xaaji Dirir waad mahadsantahey. Imamkii masjidka meel lagala xiriiri hadaa hayso iiso gudbi fadlan!

  • @AbuWalad-u4u
    @AbuWalad-u4u หลายเดือนก่อน +50

    Wllahi waa barnaamij quruxbadan ku tusaya dhulka illahay ugu deeqay somali ee laga tahriibo 😢❤
    From borama

    • @faisalhersi5681
      @faisalhersi5681 หลายเดือนก่อน +8

      Wll Illhay madax wngsan ha ina siyo that’s the only way somali dhulkeda ugu raxaysato iyago wada jira.

  • @BarkhadAbdiwali
    @BarkhadAbdiwali 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wllee puntland ilaahay mooyee cid kle uma baahno sbbtoo ah dalxiiska keli kasamaynkarnaa dhaqAlaha wadanka intaan lagaarin shidaalka iyo kalluunka alx aan dhahno rer puntlandow from Mudug ❤😊

  • @ismahandahir3704
    @ismahandahir3704 หลายเดือนก่อน +50

    Tabinta iyo muqaalkaba Waa 10/10 kamana daalo daawashads muqaaladada alla ku xafido

    • @Ahmedy64
      @Ahmedy64 หลายเดือนก่อน +1

      Wow 🎉

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +2

      Mahadsanid walaal

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 หลายเดือนก่อน +40

    Mashallah Puntland dhulkii uduga Soomaaliyeey dhulkeena aan dhisano from Canada 🇨🇦

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 หลายเดือนก่อน +117

    Wli ninkaan see 33k u heesta wlhi programs noo keeno caadi ma'ahan qarash ayuu nagu baxshay inaa daawano anagoo guryaheeba joogna thanks

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 หลายเดือนก่อน +9

      TH-camka ma recommend gareeyo wixi bulshooyinka aduunka faaiido u leh weliba algorithmka youtubeka ayaa loigu qaatay baraha bulshadq kale waa baaba' tiktok baa ugu liita hqdal faaruuq iyo majaajilo iyo qosol hadaad content-gaagu yahay afkaa laga gelinayaa qof walba

    • @Amirab-FamilyChannel
      @Amirab-FamilyChannel หลายเดือนก่อน +4

      I can't believe too, why😢

    • @bashirhussain9262
      @bashirhussain9262 หลายเดือนก่อน +8

      Inta dhiiga lahooow gaca. Please. Wiilkaas 0ne Million wuu u qalmaa walahi. Come on my beautiful somalis

  • @abdirizakahmed9838
    @abdirizakahmed9838 หลายเดือนก่อน +38

    Waa muuqaal caajib ah, Mahadsanid Xaaji Dirir

  • @Mlfeid1
    @Mlfeid1 หลายเดือนก่อน +12

    Wakhti aad galiseen adi asxaabtada aad baa ugu mahadsantihiin , hab duubistada iyo qaabka aad erayada somaliga u helyso wax kle wye 🤍🤍

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @HussenMohammed-lf2pu
    @HussenMohammed-lf2pu 2 วันที่ผ่านมา +4

    Dhulka püntland aad BU U balaran yahay Masha Allah 👍

  • @GuutoH
    @GuutoH หลายเดือนก่อน +112

    Walaal aad ayaad u mahadsan tahay waxaan ka daawanayaa Hargeisa.
    Somali oo dhan puntland ayaa ka badan walaahi alle wayna shacabka gobta ah ha daayo waxaan aad u jeclahay mustaqbalka inaan ku noolaada raas-casayr
    Dhulkan mucjisooyin badan iyo qurux balaadhan ayaa ka muuqata ❤😎

    • @AliMahad-gf5gd
      @AliMahad-gf5gd หลายเดือนก่อน +8

      Wa dhulkaagi walal kuso dhawow

    • @mohamedalitawane6667
      @mohamedalitawane6667 หลายเดือนก่อน +6

      Masha allah walal aad ayaan uladacay dalxiiskaan wallh waa dul qeiraad badhan leh.... Waxaan kadawanaya magala la daha mwingi ee udahey sa Nairobi iyo gaaris dalka kenya..... Waan kuwataa sxbwww

    • @AbdiRahman-bg6di
      @AbdiRahman-bg6di หลายเดือนก่อน +3

      Welcome home bwe cidna kama lahan

    • @PuntlandFirstCreator
      @PuntlandFirstCreator หลายเดือนก่อน +3

      Innoo Kaalay walaal qaali ❤❤❤

    • @GuutoH
      @GuutoH หลายเดือนก่อน +1

      Waad mahadsantihiin wll insha waan soo socdaa

  • @axmadmaxamad1846
    @axmadmaxamad1846 หลายเดือนก่อน +64

    Magacaygu waa axmad waxaana kunoo lahay dalka Mozambique 🇲🇿 waan ilmeeye markaan arkay quruxda dalka gaar ahaan lafagoroy 🥰wadanka waxaa ku soo wajahanahay sanadka cusub aniga iyo labo nin oo saa xiibadeeda ah oo hada ila daawanaysa muuqaalka waxaana go aan saannay inaa dalxiis kuwada marno bariga oodhan In.sh.al mahadsanid wall bilicda saa usoogudbi

    • @axmadmaxamad1846
      @axmadmaxamad1846 หลายเดือนก่อน +3

      Qaasmina waala xiriiri doonnaaa In.sh.al

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +4

      Mahadsanid walaal

    • @zuhuura6219
      @zuhuura6219 29 วันที่ผ่านมา +1

      Masha Allah nabad ku imow wll wlhi in ad dalkada barato waa wax aad u quruxbadan❤

  • @AliMahad-gf5gd
    @AliMahad-gf5gd หลายเดือนก่อน +68

    Bilaash Puntland looma odhan allow dhowr iyo guud ahaan geyiga somali 🇸🇴

  • @naimamahamad874
    @naimamahamad874 หลายเดือนก่อน +32

    MashaAllah, video waxaa ila fiirsaday caruurtayda waxayna arkeen oo jeclaadeen quruxda uu dhulkeena lee yahay , waxayna bilaabeen in ay fiirsadaan video oo dhan oo ku martay meelo qurux badan mahadsanid waqtiga aad galisay, from Australia

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid walaal

    • @NaasirMahamed-r5x
      @NaasirMahamed-r5x 22 วันที่ผ่านมา

      Caruurtad maku jiraan hablo guur gaadhay🎉

  • @cabdibasid4827
    @cabdibasid4827 7 วันที่ผ่านมา +6

    Muuqaal waqti lagaliyay inuu yhy waa ay ka muuqataa. Video editer-ka gacantiisa Allaha ubarakeeyo🫡

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 หลายเดือนก่อน +172

    Thanks!

    • @ahmedkhayrr
      @ahmedkhayrr หลายเดือนก่อน +7

      🎉🎉🎉🎉🎉

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +17

      Mahadsanid walaal

    • @MohamedHassan-jq8gu
      @MohamedHassan-jq8gu หลายเดือนก่อน +14

      @shantagees..ajar & xasanaat alaha kaa siiyo taakulada dhiiri gelinta walaalkaa soomaaliyeed ee noo huray waqtigiisa & isagoo maalgeliyay safarkaan dheer kharashaadkii kuu baxay..
      Aad & aad baad u mahadsan-tahay mar labaad shantagees..

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 หลายเดือนก่อน +1

      @@MohamedHassan-jq8gu Aamiin anagoo dhan.

    • @Amiir-tv
      @Amiir-tv หลายเดือนก่อน

      Masha allah mudane mahadsanid sida wanaaga leh aad ugu taagertay walaalkaas wakhtigà iyo juhdiga noo bixiyay ​@@ahmedkhayrr

  • @Baratan12
    @Baratan12 หลายเดือนก่อน +26

    I thought to myself, "Let me take a quick look at the video before sleeping." Didn't I end up unable to turn away? Honestly, it's amazing❤️.
    Xaaji Dirir and his team truly deserve a gold medal👏.

  • @Hasanto42615
    @Hasanto42615 หลายเดือนก่อน +17

    Danke! Top Video tariiq bdn bn bartahay insha Allah in aan soo arko geeska afrika wn rabaa

  • @MohamedSaid-gw9if
    @MohamedSaid-gw9if หลายเดือนก่อน +37

    Puntland is perfect mansha allah 😮 from jigjiga

    • @HamdkI
      @HamdkI หลายเดือนก่อน +3

      Mahadsanid

  • @agh7185
    @agh7185 หลายเดือนก่อน +23

    Beautiful!

  • @mukhtarhamud5394
    @mukhtarhamud5394 หลายเดือนก่อน +16

    Keep showing more of the country !

  • @simansiciid4842
    @simansiciid4842 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wlhi puntland dhulka qurux badan majiro mashaalha

  • @axmedcawil2970
    @axmedcawil2970 หลายเดือนก่อน +34

    Waxan ahay qof aad u jecel safarada buuraha iyo xeebaha.
    Runtii markii muuqaaladaada daawado waxan is iraahdaa waa waqtigii aad bilaabi lahayd safar waaya aragnimo❤.
    Aad ayaadna u mahadsantahay sxb Xaaji Dirir🙏🏿

  • @CxakiinAdoonkiialle
    @CxakiinAdoonkiialle 13 วันที่ผ่านมา +7

    Waa meesha ugu qurux badan adduunka meshani

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 หลายเดือนก่อน +41

    Hadaan Madaxweeynaha Puntland ahaan lahaa Xaaji Dirir bilad dahab ah ayaan qoorta u suri lahaa waa wadani reer Puntland ah guuleeyso ina adeer

    • @Ahmedy64
      @Ahmedy64 หลายเดือนก่อน +4

      Waa wadani somaliyeed walal si maangaab ah ha u fikirin

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 หลายเดือนก่อน

      ​@@Ahmedy64 qalbiga ku jabay miya puntland marka maqashy dhulks reer puntland ba leh not somali

    • @mohamedpedri5424
      @mohamedpedri5424 3 วันที่ผ่านมา +1

      @@Ahmedy64 si local ah dheh hada dhulkaas dowladas baa joogta hadalkaagu nacayb ayuu abuuraya.

  • @LadanMJ
    @LadanMJ 2 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah wa muuqal quruxbadan runtii mahadsanid walal dhiirigalin bad mudantahay

  • @Hmmmm501
    @Hmmmm501 หลายเดือนก่อน +23

    Qandala, Raas binna, Baarmadoobe, Iskushuban, Ufeyn, Unuun, Rako raaxo iyo xeebaha Bandarbeyla, ilaa Garacad oo dhexeeya dhamaantood dhulalkaas oo dhan waan kaa sugeynaa🙏❤️ abaalkaagana ilaahay unbaa gudi kara wallahi aad iyo aad baan kaaga mahad celineynaa juhdigaaga iyo quruxda dhulalkeena ee aad noosoo gudbineysid thanks brother👏

  • @Wadaniga178
    @Wadaniga178 หลายเดือนก่อน +35

    Saylac ban kaa soo salamaya video aad u qurxoon from samaron siciid❤

    • @Ayyhh2022
      @Ayyhh2022 หลายเดือนก่อน +2

      aniga meshaa baan ka soojedaa waan ku salamayaa

    • @thekingslayer8579
      @thekingslayer8579 หลายเดือนก่อน +1

      Awdal is beautiful 😍

  • @hmh3620
    @hmh3620 หลายเดือนก่อน +11

    Best ever somali speaking reportage,followed by Zola,ku sii wad inaad gaarto gayiga soomaalidu degto geeska Afrika, from Derri,Galgaduud

  • @2filmed9
    @2filmed9 วันที่ผ่านมา +3

    Dalkeygi hooyo, May Allah make you prosper. Somali maxamed, I love you all for the sake of Allah

  • @abdurahman90982
    @abdurahman90982 7 วันที่ผ่านมา +4

    Mashallah brother your best video yet wallahi. Love the ancient histroy you included when talking about habo and hafun and it being part of land of punt when queen Hatsheput visited our Somali ancestors. Mashallah i loved the shot of the animals, ocean and the greenery.Also your Somali is very good high vocabulary learned a lot from you. We need to invest in our country Future belongs to Somalia inshallah ❤🇸🇴

  • @LakshaDeirwa
    @LakshaDeirwa หลายเดือนก่อน +45

    Somali Awads yada la bixiyo dal iyo dibadba Xaaji Dirir baa mudan
    Greating From Mogadishu

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 15 วันที่ผ่านมา +6

    Videogan inta goor ee an daawaday xisaab ma leh mar walba wax cusub baan ku arkaa. Dadku inta badan waxay ka hadlaan Murcanyo iyo Alula iyo Eyl (My personal favorite) laakiin hadda waxa aad uga helay magaalada Xaabo, 2:54 waa meel aad ugu fiicnaan lahayd in magaalo weyn ka dhisanto waayo biyuhu siday u dhex maraan oo magaalada qaar ay Gacan badda ku jira u tahay, waa dhul Ilaahay kayd nooga dhigay, I hope inaan qabyaladda iyo qaran xumidan iska dayno intaanan la inaka dhicin.

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii หลายเดือนก่อน +9

    Xaaji Dirir Salaan sare kaaga timi SOMALILAND. Branaamij fiican baad wadaa. Ha joojin. ❤❤
    Oday Somalilander ah

  • @BarkhadAbdiwali
    @BarkhadAbdiwali 2 วันที่ผ่านมา +3

    Rer mudugow aan tagno halkaan wllhi weligay masoodhaafin Garoowe waa jeclahay gobolka Raascasayr iyo gobolka Bari insha Allah maalin un waa booqan❤❤🥰

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 28 วันที่ผ่านมา +11

    Dadka quruxda Somalia soo bandhiga aad ban u jeclahay.
    Masha Allah ❤❤❤

  • @farhanomarmagli3162
    @farhanomarmagli3162 หลายเดือนก่อน +28

    Wadamada aynu maanta nolosha bidno walaahi kan baa ka nolol fiicnaan lahaa oo inagaa nolosha layna soo bidi lahaa laakiin cid ka faaidaysata baananba lahelayn.
    Dirir kumahadsanid inaad indhaha soomlida iyo kuwa caalamkaba kusoo jeedisay dhul waynaha beri ee qaniga ku ah khayraadka, taariikhda iyo dalxiiskaba.
    Our proud for you brother.👏

    • @shacabkafariid1827
      @shacabkafariid1827 หลายเดือนก่อน +2

      Walahi maraykan baan joogaa 20 sano truck baan wadaa meel kasta waan ka tagay maraykanka gobol walba iyo wado walba meelaha ugu qurxoon waa gobolada westiga sida Portland utah Washington markaan arkay muuqaalkaan waxba ku waas uma oga wadooyinka iyo dhismaha keliya bey ina dheer yihiin waan qiirooday weliba aniga waa meesha awoowayaashay ku dhasheen warna uma hayo weligayna ma arkin😢😢😢

    • @HamdkI
      @HamdkI หลายเดือนก่อน

      Innagaa ku ciyaarnay somali dhulkeena marna isku mashquulsan marna reero guryahood xaaraynee illaah dalkeena nabad ha inooga dhigo

  • @NuuraMaria-yw4fp
    @NuuraMaria-yw4fp หลายเดือนก่อน +7

    Ducuyinka soomaaliga lagu akhriya aad ayey saamayn u leedahay maadaama aan soomaliga fahmayno...ayeeyaday ayaan aad xasuustaa sida ay uducayn jirata alle ha u naxariisto...
    Dhulalkan aadka uguruxda badan ee naftu ku xashiso allah ayaa nagu hibeeyey❤

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 หลายเดือนก่อน +18

    aad bay uu qurux badan tahay waa barnaamij fiican asal ahaan reeer hargeysa ahay waxaa ku noolahay norway waan jecelahay fasax ku tago gaar ahaan GOBOLKA BARI XEEBTIISA

    • @mustg4891
      @mustg4891 หลายเดือนก่อน +5

      bookho walaal waa caadi, anba anoo reer puntland baan hargeysa tagaa from calgary alberta Canada

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 หลายเดือนก่อน +15

    Masha allah Puntland waa dhul aad uqurux badan amni iyo hormar ka jiro. Gobolada kale ee wadan wax haka bartan isku tashiga rer Puntland

  • @haashimmohamedelmi7880
    @haashimmohamedelmi7880 16 วันที่ผ่านมา +5

    Waa hubaal safarkaani waa mid aad u qurux badan. Bari belo kama timaado. Masha Allah.

  • @mahadmahad1055
    @mahadmahad1055 หลายเดือนก่อน +3

    Sxb waad ku mahadsan tahay barnaamijyadaada wanaagsan ee dhul barasho.marnaba ha ka caajisin horeyna u soco Thanks.

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @Creative.canvas120
    @Creative.canvas120 หลายเดือนก่อน +10

    Unbelievable we really do have a beautiful places that I never thought we have and manshaallah he literally have an amazing voice I was shocked

  • @sacidserka4893
    @sacidserka4893 หลายเดือนก่อน +16

    Dhulka ma khaato dadka magacooda lkn dadka ayaa qaatay dhulka magiisa sxb waad mahdsaan tahy illahye umadaan ha tuuso dhulkooda kheeyradka ku jira

  • @abdiazizsaid3392
    @abdiazizsaid3392 หลายเดือนก่อน +52

    Xirfad +dadaal +cod +hibo intaba waad isku darsatay ❤❤

  • @bakargoolnuug7154
    @bakargoolnuug7154 หลายเดือนก่อน +14

    Thanks

  • @Abdirahmankoronto1
    @Abdirahmankoronto1 29 วันที่ผ่านมา +8

    Masha'ALLAH. Salaan sare Xaaji Dirir oo kasocota wiil rer Wajeer oo gobolka NFD Kenya kutaala. Guleyso bro. Shaqa wanaagsan ayad soomali uhaysaa. Proud of you. I rate you as the best Somali youtuber.

  • @abdiganihaybe3382
    @abdiganihaybe3382 หลายเดือนก่อน +4

    Danke!

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 หลายเดือนก่อน +28

    Dhamaan jaaliyadaha reer Puntland waa in la dhiirigiyaa Xaaji Dirir shaqada wacan ee uu reer Puntland u hayo waa in aan dhaqaale ahaan ku caawino

  • @kabtanbasso2585
    @kabtanbasso2585 หลายเดือนก่อน +37

    Xaaji Dirir, waxaad nabartay dhulkii udugga ee Purtland, waa dhul aad u qurux badan oo isugu jira, dhul geeda badan oo xeebta ku dhaw iyo xeeb fidsan oo indhaha soo jiidanaysa, dhul buuraley ah iyo magaalooyin xeebta dhaca, gacan-biyoodyo iyo geedaha beeyada. Waxaan kaa soo salaamay, xeebtii banaadir.

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 หลายเดือนก่อน +14

    This Adventure Made Me In Tears We Have This Land And Seas
    But Somali Hadaa Nahey Dhulka Inta Ka Faaideysan Laheyn Qabiil Iyo Qabyaalad
    Ayaa Inaa Dishey I Admire Your Voicen Too When Singing #Xaajidirir Baddu Laydh Qabooba
    Thanks Making Us Feel Owners Of This Land Salute From Hargeisa Keep the Good Work

  • @Sucdiii
    @Sucdiii หลายเดือนก่อน +26

    Puntland dhul qurux badn wye insha allah mar ina taga raba😍💕

  • @abdirahmanhassan817
    @abdirahmanhassan817 8 วันที่ผ่านมา +5

    Wow, what a landscape❤

  • @apdallaalan828
    @apdallaalan828 หลายเดือนก่อน +35

    Gobalka bari kaligii ayaaba dal gaar ah inta nooc cimilo ee dunida kajidhaba vidiowga waan ku aragnay alle eebe muxu barakeyey

    • @puntland72
      @puntland72 หลายเดือนก่อน +2

      Hadana isku weather maaha kawaran

    • @zakariyeali4803
      @zakariyeali4803 28 วันที่ผ่านมา +1

      Makula tahay dhulka Somalia ugu qabow wuxu ku yaal gobolka bari 5 degrees buu gaara qabawgeedu

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 22 วันที่ผ่านมา +1

      Haa waa gobalka ugu weyn somalia inaba caadi maha hadii dowlad awoodbadan daacad ah lahelo waala dhisi quruxdana waa soobixi laheed m.a

  • @burhanmohamed2622
    @burhanmohamed2622 หลายเดือนก่อน +25

    Dhawr mar ayaan damcay inaan ka dago gaariga si aan uqaato jawigaan iy
    Ashqaraarka ah, nasiib daro mise maba lasocdo gaariga safarkan.
    Waan rajaynayaa inaan Cagaha ku kala baxsho.
    Nabad iyo horumar ayaan urajaynaa Kooxdaada iyo degsiimooyinka degan dhulkaas.
    Guulaysta Guulaysta Xaaji Diriroow.

  • @Saydomar66
    @Saydomar66 หลายเดือนก่อน +29

    Masha Allah quruxiba beri ayy ku dhantahay.
    Love from burco❤

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 หลายเดือนก่อน +5

      aad iyo aad noo imaada reer Burco

    • @Saydomar66
      @Saydomar66 หลายเดือนก่อน

      @@mohammedpalle5934
      Insha Allah wll

  • @Ayaney-e4g
    @Ayaney-e4g 9 วันที่ผ่านมา +4

    Omg kan video waadhaafay wlhi😭❤️❤️we should support him . bilicda iyo taarikhda wadanka wax sidaan naaguso bandhiga malahn

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 22 วันที่ผ่านมา +5

    MashaAllah TabarakaAllah, Ya Rabbi xafid dhulkeena Somaliya gees ka gees PUNTLAND hore u socda Alle Swt ha idin xafido ❤🎉

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim หลายเดือนก่อน +21

    Masha Allah - waxan salanta Islaamka hawada u marainaya imaamka rer meyro imam cawash ee inku tujiyey inkugu na aqriyey suuratu qasas codkisa dahabiga ah inkuna duceyey ereyo soomali ah oo cajiib ah ❤

  • @abdillaahi8
    @abdillaahi8 หลายเดือนก่อน +34

    30-daqiiqo oon TH-cam joogay middii ugu mudneyd baan kula joogay xaaji horey inoo wad

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 หลายเดือนก่อน +40

    Anigo ceelsheekh jooga ku so salamay from sacad muse dhulka hooyo niyada jecel meelshay tahyba Ilahy dal wanu haysaanaye dadkayga midee

    • @faisalhersi5681
      @faisalhersi5681 หลายเดือนก่อน +4

      Absolutely sxb madax wangsan Allaha nasiyo na mideya ❤

  • @moktarraaxey
    @moktarraaxey 29 วันที่ผ่านมา +7

    Af yaqaan iyo camera man gacan fadhisa leh absolute combination qurux bdn waaaye

  • @a.laahiyemohamed4515
    @a.laahiyemohamed4515 หลายเดือนก่อน +23

    Halkan ma.wadankeena xaaji dirir hawl aad iyo aad u wanaagsan ayaa haysaa wlhi allaha ku sharfo❤

  • @yahyeabdi9578
    @yahyeabdi9578 หลายเดือนก่อน +21

    Waa noo hagar baxday. Shaqadaadu waa midaan majeertay oo mahadiyay. Mahadsanid xaaji.

  • @bebomoses4887
    @bebomoses4887 หลายเดือนก่อน +55

    11:29 shiikha quraanka akhrinayaa❤❤❤❤❤❤ qiiira cajiiba oo asal somali ah

    • @yasirmungani6778
      @yasirmungani6778 25 วันที่ผ่านมา

      Walaal halkeen ka bartaa bal iisheeg

  • @batalaaleofficiallystudio2100
    @batalaaleofficiallystudio2100 3 วันที่ผ่านมา +4

    Libaax bthy bro hore usoco from somaliland

  • @cabdiraxmaanibraahim2276
    @cabdiraxmaanibraahim2276 หลายเดือนก่อน +27

    Jacaylka aan u qabo dhulkeena waxaa aad ii sii cajab galiya dhulwaynaha Puntland ee ashqaraarka baddan. Kuma khasaarin inaan halkan kula joogo, waan ku raaxaystaa muuqaaladaada milyanka dollar aanan siisteen. Hargeysa ayaan idanka soo salaamayaa adiga iyo Maan Diri qacanta mar la aragta ah ee ku taala alle ha u barakeeyo. Hore u socda, PL soo dhaafa oo noo kaalaya i.a. lol.

    • @PuntlandFirstCreator
      @PuntlandFirstCreator หลายเดือนก่อน +3

      Armaad naga xirtaan ninkaan Waa boqorka media ee Puntland? Soodhawoow ugaaas❤

    • @ahmedshaacuur6959
      @ahmedshaacuur6959 หลายเดือนก่อน

      thnkiz pro aamiin❤❤

  • @BunniProduction-m5w
    @BunniProduction-m5w หลายเดือนก่อน +11

    bro Guuleyso Shaqo adag ba haysa

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +2

      Mahadsanid walaal

  • @zaytum
    @zaytum หลายเดือนก่อน +25

    Manshaalaah Cajiib dhulka ugu quruxda badan ee jasiiradaha Somalia uguna baxad weyn yahey waa gobolka raascasyr iyo bari.waxery ku fiican tahey dalxiisyada aduunka lacagta aduunka ayaa laga helaa

  • @ustaadaxmedcabaydh803
    @ustaadaxmedcabaydh803 หลายเดือนก่อน +9

    Editingka iyo sidaad uduuptay qof somali ah weligay ma arag oo samaynaya muuqal kan oo kale ah waa mid ashqaraar ah kaquruxbadan muuqalkasta Alle gacanta hakuu barakeeyo ustaad❤❤❤😮

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid sxb

  • @Cusmaanabdulahi-y3f
    @Cusmaanabdulahi-y3f 2 วันที่ผ่านมา +3

    Mashaa allah ninkan say ku dhacday inuu 40k haysto 2m inuu haystay ahayd ciyaal yar yaroo jaasaba waad siisaaan somalaay

    • @mustg4891
      @mustg4891 วันที่ผ่านมา +1

      Hada 50 kun uu gaarey, million baa sugeyna inshallah

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 หลายเดือนก่อน +11

    Gobolkaan waa in airport iyo jid si degdeg ah buntiland uga dhidtaa hadaanahay qurbajoogta reet buntiland waan maalgashaneynaa una soo dalxiisaynaa waxaan codsaneynaa in dawlada buntiland ay dhulkaan ilgaara ku eegto waan jeclaanlahaa in dhulaan aandego ganacsata reerbuntiland dhulkaan hala maalgashado oo hala develop gareeyo

  • @BAASAVLOGG
    @BAASAVLOGG หลายเดือนก่อน +20

    Best documentary around coastal area in Puntland star of Somalia 🇸🇴 historical towns thanks to Dirir

  • @ziizuali1615
    @ziizuali1615 หลายเดือนก่อน +12

    Awood aan kuku tageero mahaayo lkn ilahay haku sharfo walal❤
    Muqaal aad u qurux badan baan dawaday adaa sababteeda leh waliba dhulkeyga hoyo❤

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid walaal

  • @carfoonshankaroon90
    @carfoonshankaroon90 หลายเดือนก่อน +8

    Salaam , waxay Ila tahay inaan saakay hellay TH-camrka ugu wanaagsan oo dadkeena ah. Waan ku faraxsanahay inaad uso bandhigaysid dadkeena dalkeena quruxdiisa. Jazakallah Qayr, garabkagana Allah galo 💕🥰 from 🇨🇦

  • @loo6837
    @loo6837 27 วันที่ผ่านมา +4

    Thank you Xaaji Dirir for researching and reporting the beauty of our home land You are the Greatest Reporter I know of!! Soomaaliya ha noolaato.

  • @maslahabdirahman4053
    @maslahabdirahman4053 หลายเดือนก่อน +11

    Saxiib qurbo ayan ku ragaay diri gilin ba ii tahaay in dalki an ka so jeedo an dib ugu so labto caruurteeyda inshallah tuuso ineey dhulkooda puntland qurux badantahay ay Ogadan in ilaah dhul quruxbasan ka so jeeda shacab ficaan so daweeynta ku ficaan ka horeeyan o dhulkodi kala barayan jogaan mashallah keep going bro ❤