Waa waraysi fiican, laakiin su, aalihii ugu muhiimsanaa wali lama weydiin ninka. 1. Ninka wax dilaaya noloshiisa oo faah faahsan, qoyskiisa noloshooda iyo waxa ay ka aaminsan yihiin Alshabaab. 2. Waxa ku qasbey inuu Alshabaab noqdey, maku qancay Mabda’a ahaan mase hunguri ayaa u geeyay. 3. Waqtiga ui soo galey iyo dadkii ku xiray ama ku qalqaaliyay inuu ururka Alshabaab galo. 4. Wax balwad ah ma leeyahay sida qaadka ama maan dooriyaasha. 5. Ninmaka Amiirada ah ee uu sheegayo, ayagu ma isticmaalaan wax maandooriyayal ah. 6. Markuu wax dilo ama qarxiyo maxaa abaal gud loo siiyaa. Su, aalahaas ayey shacabka u baahan yihiin, so lo ogaado waxa meesha ay ka qaldan yihiin, iyo sababta keentay iyo dad noocaan oo kala ah laga dhex helo bulshada. Inta wariyaha uu weydiinayo ninka waa wax aan wada ognahay, wax aqoon ah oon ka kororsanayna ma jirto. Hadaad qof waresaneyso waa inaad hadaf leedahay ah inaan war bixin waafi ah shacabka siiso, wareysigaasna wax lagu itiimiyo, qalad dhaceyna lagu saxo. Laakim waa soo baxney xabadaan meel ku shubney waa iska baxney, wax halsaac oo video ah dadka lagu wareeriyo ma han. Marka fadlan waad dadaalaysaa, laakiin is weydii intaadan qofka wareysan, diyaarao su, aalo iyo wax aad u baahan tahay inaad ka faa’do wareysiga. Wax badanaan fiirsadey wareysiyadaada waa isku wada mid. Waxaan rabnaa inaam si dhab ah u ogaano waxa ku qasbey dhalin yaradaan iney iska laayaan dadka. Ma shaqo la’aan baa ma dad aarsi u socda oo qabiiladooda laga adkaadey baa, ma dad si kale isaga xanaaqsan oo dan qaas ah leh baa. Ma dad gaajo heyso ama balwad leh oo shaqo la, aam heysaa oo markey qof ama qarax sameeyaanba lacag la siyaa. Waeka sidaan noobi soo faah faaho qeyr Allah ku siiyo.
Wxn is waydiiyey mee qofkii amraayey 😂 wxn waan ku wareray wlhy malaha 23 video Wan daawaday wax ujoodo ahoo waraysigan taraya ma jiro danbiilaha waxaa ka xun maskaxda ka danbaysa wali ma maqal amiir wayn ayaa la qabtay keliya waa dhalin yaro 14 ilaa 23 udhexeeya
Xaalka waa iska cad yahay oo nimankaan waa shayaadiin oo xataa Khawarij lama dhihi karo waxaa soo dirsaday dowlado iyo haayado meel eey somalida u soo maraan waayay marka sheydaamadan eey u adeegsanayin si ee dadka Somaliyeed u la'ayaan iyo iney u diidaan dowladnimo iyo karaamo si eey jilbaha dhulka u dhigtaan weligoodna tuugsi ugu jiraan. Lakiin Allah (s.w.t) waxuu dhahay; Dabin ayeey umada muslimka ah u dhigaayaay, Allah (s.w.t) dabin ayuu ayaga u dhigayaa iyagoon ogeen. Marka daalim Allah dabin la damacsan maxaa u maleeyneysiin? Ha ka baqina dhagartooda. Inshallah ama ha soo deg degto ama ha soo daahdee, dhagarta Allah eey ku dhici doonaan inshallah. Kan ka mid ah oo Allah hanuun u qoray Allah ha ka soo dex saaro si deg deg ah, kii kale Allah umada ha dhaafiyo si deg deg eh.... Amiin Ya Allaah.
Abti kuwa waxaas dhalinyarada maran habaabinayo waa in lasooqabto dowlada faderalka ah waxan ushegilahaa all shirkadaha telofonoda kaganacsado in macluumad laga helo dadkey wax ka ibinaayan qofka inlawediiyo ID card kabacdina dowlada faderalka ah iney sameyso gudi telefonada dhageysto oo dharcad ah ama shaqaalo dowladeed melkasto aydowladu hoolgasho iyo all states sidaas waxalaku garikaraa amni dhamadka sanadkan ubadi qaraxyadu iney yaradaan ama ey kafirdhaan sida ugudhaqsiimaha badan qalabkaas iyo dad dowladeed haloo suubiyo insha allah guul ban idinrajeynayaa mahadsanidiin I love my country one people
C/casis africa masana wax nogu so ban dhigtay sualaha maxa ugu dariwesay iskoske kasogashay sidee lagu so fasaxay magalka inte jifan jirtay inta hada wedinen nagada benta ad noso bandhigesan
Dowlado hadee nabad rabto dhalinyarada la Soo qabto dabagal dheer ha lagu sameyo ilaa qooskoda iyo saxibadoodba iyo meshe waxku Soo bartenba iyo isgaarsiintodaba
Runti wa barnamij si heer sare ah lo so agaasimay xiliga u ka bxaye barnamijka xlay dantaan laha xita wan ka baaqday runti si qurux bdan hore usocod shaqo wanagsan aya qabatay Africa. Dhalinyaro bdan waano ha unqoto
Hadii ay runtahay in dawladu danaynayso dhalintas waa inay si dhaqso ah u dhaqan celisaa oo ay ka faa,iideysata ugana faa, iideysaa soomaliya iyo soomaalida maanta
Kuwaan okale maaha kuwii lagu xukumi lahaa dil wakuwii lagu raadin lahaa kuwa kale hantidooda qaraxyada kale melaha ay kukala jiraan hadii ladilo marwalba wudhiman lahaaye waxu ladhimanayaa wax alle waxii o sir ah uu ogyahay dadka uu shegayo ayaa laheli lahaa😣
Dawlada somaaliya waain Ku diiwan Gali so number Ka hormuud somtell I'd card somaaliya passport ajnabi passport somaaliya ama damiso number Ka hormuud somtell dawlada waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankeyda oodan difaacankarto tuulada iyo baadiyaha in Ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya
Waa sax hadaf bey leyihiin waayo amiirkod maxow isku qarxi waye? Salaad duko amo quran aqri amo soon waxaa rabted naqo madaam tooda attracenin waa gaal taas wali mala sheegin waa aaqir zamaan ilahi hana motiyo
War dadkiinan wariyaha ku mashquulsan miyuun dhiiga idin karin markaaa daawateen qofkan intaaas ooo ruux sooo dilay hadana qoslaaayo subhanalah . Wlhi acraaabta ayaaa dadka ugu daran Alle ku ciqaaab fi dunya wal akhira
Cabdi casiis Africa waa Wariye ugu haboon in abaalmarine weyn la siiyo, Alle shaqada ha u fududeeyo.
Cawa Oo ay thy 21Nov 2021 ayuu Geeriyoodey alle Ha Unaxariisto Janatul Fardowsa alle Haku abaal mariyo😰
Masha Allah barnaamijka gun gaar waa barnaamij loobaahnaa c.casiis africa waa nin u qalma soojeedinteeda qebrad dheerna uleh
Oh oh oh
Waa waraysi fiican, laakiin su, aalihii ugu muhiimsanaa wali lama weydiin ninka.
1. Ninka wax dilaaya noloshiisa oo faah faahsan, qoyskiisa noloshooda iyo waxa ay ka aaminsan yihiin Alshabaab.
2. Waxa ku qasbey inuu Alshabaab noqdey, maku qancay Mabda’a ahaan mase hunguri ayaa u geeyay.
3. Waqtiga ui soo galey iyo dadkii ku xiray ama ku qalqaaliyay inuu ururka Alshabaab galo.
4. Wax balwad ah ma leeyahay sida qaadka ama maan dooriyaasha.
5. Ninmaka Amiirada ah ee uu sheegayo, ayagu ma isticmaalaan wax maandooriyayal ah.
6. Markuu wax dilo ama qarxiyo maxaa abaal gud loo siiyaa.
Su, aalahaas ayey shacabka u baahan yihiin, so lo ogaado waxa meesha ay ka qaldan yihiin, iyo sababta keentay iyo dad noocaan oo kala ah laga dhex helo bulshada.
Inta wariyaha uu weydiinayo ninka waa wax aan wada ognahay, wax aqoon ah oon ka kororsanayna ma jirto.
Hadaad qof waresaneyso waa inaad hadaf leedahay ah inaan war bixin waafi ah shacabka siiso, wareysigaasna wax lagu itiimiyo, qalad dhaceyna lagu saxo.
Laakim waa soo baxney xabadaan meel ku shubney waa iska baxney, wax halsaac oo video ah dadka lagu wareeriyo ma han.
Marka fadlan waad dadaalaysaa, laakiin is weydii intaadan qofka wareysan, diyaarao su, aalo iyo wax aad u baahan tahay inaad ka faa’do wareysiga.
Wax badanaan fiirsadey wareysiyadaada waa isku wada mid.
Waxaan rabnaa inaam si dhab ah u ogaano waxa ku qasbey dhalin yaradaan iney iska laayaan dadka. Ma shaqo la’aan baa ma dad aarsi u socda oo qabiiladooda laga adkaadey baa, ma dad si kale isaga xanaaqsan oo dan qaas ah leh baa.
Ma dad gaajo heyso ama balwad leh oo shaqo la, aam heysaa oo markey qof ama qarax sameeyaanba lacag la siyaa. Waeka sidaan noobi soo faah faaho qeyr Allah ku siiyo.
Weriye C.casiis africa ma ah qofka waraysanaya Wiilkan Laakiin waxaa Waraysiga qaaday Sarkaal ka tirsan Ciidanka Sirdoonka Nisa Keliya Weriye Africa Xogwarankan ayuu Barnaamij ka dhigay Waayo hadii uu isagu waraysan lahaa Waxaynu arki lahayn isagoo su'aalo weydiinaya Laakiin Cida su'aasha weydiinaysa xitaa u fiirso ma aha Weriye
Waa calooshisa u shaqauste qoys kuma matalo
Wxn is waydiiyey mee qofkii amraayey 😂 wxn waan ku wareray wlhy malaha 23 video Wan daawaday wax ujoodo ahoo waraysigan taraya ma jiro danbiilaha waxaa ka xun maskaxda ka danbaysa wali ma maqal amiir wayn ayaa la qabtay keliya waa dhalin yaro 14 ilaa 23 udhexeeya
Cabdicaziz Maxamud Gulled Afrika ❤❤❤
Welcome back
Alla ya gowracaa
Africa Waa halyey qaran long life
Wlhi waa laka adgaaday
AL shaabab
Dad inee dilaan ee ordaan bee barteen lkn hada way soo dhamaatay 🤲🤲🤲
Waxan jeclahay inaan la shaqeeyo dowlda somalia gaar ahaan qeebta Amniga, aniga ahaan hadii aan ahaan lahaa Masuul amni Qolooyinka argagaxisada ah saliid macsaro ayaan ku gubi lahaa ama waan gowrici lahaa.
Intan qabyaalad isku heesanay ayaa dhalinyaradii argagixiso iyo khawarij duufsatay dadkodi iney xasuuqaana Diin looga dhigay subxanAllah
Allaah ayaa mahad leh sidoo kale waxaan u mahad celinayaa ciidamada amaanka oo gancanta ku soo dhigay mufsidiinta baneystay dhiiga ummada soomaaliyeed
*Shabaaaab=yahuud*
Allaha unaxaristo abdicasiis africa qabrigiisana allaha u nuuriyo
ciidanka Soomaaliyeed allaha guuleeyo
Waxaan daawanyaa asgoo mayd ah afrika naxriisti rabi hel😭😭😭
2017 dheh, ma ahan 2007dii
Qalad soo noqnoqday
Halkaas iska saxa
Ilaaheey shanadii fartoowso hakaa waraabiyo p😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Xaalka waa iska cad yahay oo nimankaan waa shayaadiin oo xataa Khawarij lama dhihi karo waxaa soo dirsaday dowlado iyo haayado meel eey somalida u soo maraan waayay marka sheydaamadan eey u adeegsanayin si ee dadka Somaliyeed u la'ayaan iyo iney u diidaan dowladnimo iyo karaamo si eey jilbaha dhulka u dhigtaan weligoodna tuugsi ugu jiraan. Lakiin Allah (s.w.t) waxuu dhahay; Dabin ayeey umada muslimka ah u dhigaayaay, Allah (s.w.t) dabin ayuu ayaga u dhigayaa iyagoon ogeen. Marka daalim Allah dabin la damacsan maxaa u maleeyneysiin?
Ha ka baqina dhagartooda. Inshallah ama ha soo deg degto ama ha soo daahdee, dhagarta Allah eey ku dhici doonaan inshallah. Kan ka mid ah oo Allah hanuun u qoray Allah ha ka soo dex saaro si deg deg ah, kii kale Allah umada ha dhaafiyo si deg deg eh.... Amiin Ya Allaah.
wariye c/aziz sifiican ayuu usoo ban dhigay reer shayaadiin insi (al shabaab )
waxaan codsanayaa in qaybo badan oo guyd ahaa wadan dhibaatadiisa ay kuhayaa lasoo bandhigo
Cabdi Casiis Afrika waatan dhowr jeer kusoo celi-celiyey 2007 da asoogoo ula jeeda 2017 kii oo ku asteesan dhacdooyinka uu ka hadlayo
Gardan Jama waaba yaabanahay 2007 ninkaan maba dhalan
Oo soomaliya ciidan maleedahay
Aad baan uga yaabay laftirkaygu
@@thecoder7188 dadka soomaaliyeed dhibta gacmahooda ayay ku keensadeen
Gardan Jama wuu ka dhacsanyhy mindha😂😂
Abti kuwa waxaas dhalinyarada maran habaabinayo waa in lasooqabto dowlada faderalka ah waxan ushegilahaa all shirkadaha telofonoda kaganacsado in macluumad laga helo dadkey wax ka ibinaayan qofka inlawediiyo ID card kabacdina dowlada faderalka ah iney sameyso gudi telefonada dhageysto oo dharcad ah ama shaqaalo dowladeed melkasto aydowladu hoolgasho iyo all states sidaas waxalaku garikaraa amni dhamadka sanadkan ubadi qaraxyadu iney yaradaan ama ey kafirdhaan sida ugudhaqsiimaha badan qalabkaas iyo dad dowladeed haloo suubiyo insha allah guul ban idinrajeynayaa mahadsanidiin I love my country one people
Alaaheey ha ku xafido shreeq
Lkn maxaa loo weydiin waaye sida ay ugu suura gashay in kontoroolada soo dhaafaan iyo meelaha ay ku noolaayeen shaqo fiican c.casiis africa
Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo
Qofkii qof xaqdara kudilaa Haladilo si nabad loo Helo
Cabdi aziiz Africa malin waxaa balan ah inaad kashalayso ☝️waa balan alle ☝️
Maxaa ka wada nin dalkisa ushaqaynaya waaye maxaa ka qadi karaan qudhurnka alshabaab Form Beled weye
Shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil
20 dollar shidaal loogu shubay ayaa lagala xisaabtamay in uu dad badan kusoo laayo se wuu fahmi waayey dhiiga islamka dhibka uu leeyahay
Halyeel qaran africa noloow
Wariyaha ugu qaalisan aduunka Ilaaheey dagar qabayaash shartooda ha kaa xijaabo
C/casis africa masana wax nogu so ban dhigtay sualaha maxa ugu dariwesay iskoske kasogashay sidee lagu so fasaxay magalka inte jifan jirtay inta hada wedinen nagada benta ad noso bandhigesan
Waxaas waa suaalo wardoon NISA mahn wax media laga sheeko. Bro
Taasi waa maaha xog shacabka lala wadaago ee hawlo sirdoon wll
J
In lasii waraysto xaq uma lahan😠😠😠
niyow baladkan rer baydhabo dhameyay elay waa na qasene hala laayo
Bakar Cali @ Kuwa meel Kaste wax qarxiya 95% Waa iyaga . Iska fahan Sheekada Waa dad maskax ahaan dulmam, tuugsada , niyada ka baahan waligoodna danyar ah . ilaaheey ayaa Sidaas u abuuray bro , hadane Argagixiso ka maskax badan ayaa dhulkooda gacanta ku dhigtay . Walaahi caseeye xitaa dhaafi maayaan
Wht kind of a comment is that am from Baidoa mana arag waligey mana tugsado Bt nw one thing adinka kaxun kuwan coz of qabiil aya madaxa inka galey
Asc waxatahay wadani sxb sidaan usiiwad barnaamijka gungaar
Afrika sxb isaga ayaa ka Diamante waayey xarakada arimihooda waana murtid Waxa u soo baxday dil bilaa Dardaaran ah.
Wlh caloshaa i xanunta allah umadaan wax u haray maleh wuu qoslaa waliba
War ku raadiya raga kale oo nabaabiyay ka hor inta aadna latoogan waay nagumaadeene
Waa barnaamij xiiso badan iyo wariye si wanaagsan wax u tabiyo
Kuwaan hala shiido makiinad inta ladhexgaliyo hala shiido ama qarax halagu xiro cadaab alaha geeyee ugus
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣xaasid xasinidaa abaa
Dowlado hadee nabad rabto dhalinyarada la Soo qabto dabagal dheer ha lagu sameyo ilaa qooskoda iyo saxibadoodba iyo meshe waxku Soo bartenba iyo isgaarsiintodaba
Runti wa barnamij si heer sare ah lo so agaasimay xiliga u ka bxaye barnamijka xlay dantaan laha xita wan ka baaqday runti si qurux bdan hore usocod shaqo wanagsan aya qabatay Africa.
Dhalinyaro bdan waano ha unqoto
Abdiaziz africa waxkasto waad uqalantaa, dhalinyaro badan ayey cashar utahay Xogtaan dowladana Waxbeey kadhex fahmi kartaa.... Africa wlh Anooo madaxweyni Lii doortay haduu Ani igu wareeji idhihi lahaa waku wareeji lahaa, meqa sano ayaan warbixinadaada waxka baranaayay... Bandhiga wareysiyada ayan ad ugu tixnan jiray Oo sagalka soo gali jiray
Waxaan hubaa codka cabdicasiis afrik inay nimanka UGUS la dhaho ee shabaab ayna ku farxin markay maqlaan inay ka argagaxan mooyaane
Hadii ay runtahay in dawladu danaynayso dhalintas waa inay si dhaqso ah u dhaqan celisaa oo ay ka faa,iideysata ugana faa, iideysaa soomaliya iyo soomaalida maanta
Waa runtay waa iga run
Dawlada waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankeyda oodan difaacankarto tuulada iyo baadiyaha in Ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya
Allow naga qabo kuwaan waa musiibo allaah ha idin kashifo
Dawlada somaaliya waain keyn t aa diyaaradaha somaaliya airland
Dawlada somaaliya waain distaa maxkamada caasimada iyo gobolada waain distaa maxkamada dawlada somaaliya
Playlist maad u samaysan barnamijka gungaar
Dawlada somaaliya waain joogi saa qaadka Kenya qaadka Ethiopia Waxey Ka halaan 150 billion us dollars
👍🏾
Kuwaan okale maaha kuwii lagu xukumi lahaa dil wakuwii lagu raadin lahaa kuwa kale hantidooda qaraxyada kale melaha ay kukala jiraan hadii ladilo marwalba wudhiman lahaaye waxu ladhimanayaa wax alle waxii o sir ah uu ogyahay dadka uu shegayo ayaa laheli lahaa😣
Dawlada somaaliya waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon ciidamada darcad ciidamada jaajuus distaa dawlada somaaliya dawlada somaaliya waain siisaa mushaaraad kooda ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon ciidamada darcad ciidamada jaajuus siisaa mushaaraad kooda ciidamada somaaliya
Ninkan iska qoslaya in uu dhiig muzlin daadiye lama AHa arxan darana nagu qaata kulaha 😊😊😊
Dawlada somaaliya waain Ku soo cilisaa Napa da waagi hore tuulada iyo baadiyaha in Ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya
Wax ma aqriyo oo wax maqoro oo dhahay hotelka qoraalkiisaa iska aqarsanjiray sahafi na woo dhahay!!!🤔
Waxee rabaan ee nagu aqrinayaan run iyo been na wee neesugu keen darayaan kwrn !!! 😏
Dawlada somaaliya waain ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya tuulada iyo baadiyaha in Ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya
Gesi
Dawlada somaaliya waain iska bixisaa atmis Uganda Ethiopia Kenya Burundi wax faaido kumahan waain iska Saartaa dawlada somaaliya waain ku badalataa ciidamada somaaliya dawlada somaaliya waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon ciidamada darcad ciidamada jaajuus distaa dawlada somaaliya waain siisaa mushaaraad kooda ciidamada somaaliyed
Halla de de jiyo
Dawlada somaaliya waain cafinin qofkii qofdilo shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil
Cabdi casiis fariko
Tottenham 2-1 Norwich Final Score
Ninkaan waaba qoslayaa waa nin aan waxba la oran waaba nin ku faraxsan waxa uu sameenaya
Subaxanallah
Hhhhhhh waxas waa war wayo aniga dadidu waa waa 20 sano mana jogee muqdisho wayo askari ayaa dalka iga bureye
Dawlada somaaliya waain Ku diiwan Gali so number Ka hormuud somtell I'd card somaaliya passport ajnabi passport somaaliya ama damiso number Ka hormuud somtell dawlada waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankeyda oodan difaacankarto tuulada iyo baadiyaha in Ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya
Waa sax hadaf bey leyihiin waayo amiirkod maxow isku qarxi waye? Salaad duko amo quran aqri amo soon waxaa rabted naqo madaam tooda attracenin waa gaal taas wali mala sheegin waa aaqir zamaan ilahi hana motiyo
Aabo alh nosokaceli adigiyo qayrka
Dawlada somaaliya waain cafinin dadka soo daji yo raashiinka dacay iyo cabitaan dacay waain tilaabo sharciga waa faqsan Ka qaadaa dawlada somaaliya
Subxaanallah subxaanallah😭😭😭
Dawlada somaaliya waain lawa reegto adega korontada dawlada somaaliya waain la wareegtaa dawlada somaaliya
Ciyaalka Kenya isaga dhigay alshabaab
Waxa ciil eh inuu qoslaayo asagoo ka sheekeenaya umada uu dhiigooda xaq daro iyo macna daro ku dilay.
Dawlada somaaliya waain burbur risaa maamul goboleydka isku shey gayaasha madaxweyne Sida galmudug pudland irshabeyley Kismayo baydabo hargeysa garissa
Dawlada waain dishaa hogaamiyaasha alshabaab xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil Sida Cali Deere fuaad shongol mansuur roob Hasan daahir aweys mahad karataay dawlada waain dishaa hogaamiyaasha alshabaab xabsi Laguma haayo daawadooda waa Dil dawlada somaaliya waain dishaa hogaamiyaasha alshabaab wixii sheygto alshabaab daawadooda waa Dil dawlada somaaliya wixii sheygto alshabaab cafis mala han dawlada waain cafinin shabaab daawadooda waa Dil
ilaahey hanaga qabto
Dadkaas waxaan qabaa siday cadaw u yihiin cadoowniyo loolama dhaqmo oo waa loo dhibriyaa. ILLAAHAY Cadawgaas hakashifo.
War dadkiinan wariyaha ku mashquulsan miyuun dhiiga idin karin markaaa daawateen qofkan intaaas ooo ruux sooo dilay hadana qoslaaayo subhanalah . Wlhi acraaabta ayaaa dadka ugu daran Alle ku ciqaaab fi dunya wal akhira
Diilaa shabaab somalia yeey
Dawlada somaaliya waain cafinin qofkii qofdilo shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil qofkii qofdilo shabaab waalid kooda waa laqabtaa hooyo yadoo da waa la qabtaa waana la dilaa shabaab axsaan malahan dawlada somaaliya waain cirib tir taa dawlada somaaliya shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil
Dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuuga tooreyda dadka Ku disho shacabka somaaliya daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil
Dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuuga xabada Ku disho shacabka somaaliya daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil
Noyo yaa soodir
Ninkee sidee 2007 dii u dagaalamayay waaba nin yar e'
I dnt this iney normal yihin carurtan
Kuwaan maxkamad inlageyo
Maba aha hadi lasoqabto
Horay halaga togto
Waar shalinyarada ha laynina e doona kuwa ku adeeganaya bal may iygu is qarxiyaan intay ubaxa dhamaynyaan
Waxaan Layaabay wadaadadaan Af maahane Ficil kale malan miyaa?
Iyagaba dhiigooda waa Laxalaaleystaye may hub Qaataan oo ciidamada hogaamiyaan ?
Wllhi hadii culimada hor kici lahaayeen dadka Qof mahareen Alshabaabna Lama arkeen!!
canshuur waala toogtay aabihiis cismaan abuukar baa ku jiray alshaydaanka wuu ki dhintay arintaa c/ casiis africa ma waydiinin
Ninkan xamar mu ku laabtay 🤔🤔🤔
Inigaba tasa is wediyay
Hadad aamin san tahay aragtida Ibnu taymiyah ama Inna Abdi Wahaab waxaad tahay Takfiiri Aamin san caqiiido khaldan
Maareeye asaa Alshabaab eh bee 3:00
Kuwan ciil ayay igudileen wllhi 😡😡😡 madhalinta yaryar ee lawaalay uunbay daba galaan ooy dilaan 😡😡😡 kukasta wax gaysta in sharci lamariyo wuuku macanyahay lkn nin kaliya oo hogaamiye ah oo alshabab ah wxuu galafanayaa kumanan dhalin yar ah oo intuu kafaa idaysto iyaguna kumanan kale sii dilaya lkn ninka hogaamiyaha ah hadii ladilo oo ladaba galo waxaa badbaadaysa kun dhalinyaro ah oo uu ka faa idaysto iyo kumanaan kle oo ay siidilaan hadii nimanka wax soo abaabulo ladaba galiwaayo oo lasoo qabanwaayo dhalinyartana iskadaaya Ama xilka iska wareejiya waayo dhalin somaliyeed uunbaa dilaysiin markasta! hadii aad inaad rabtid inaad geed hoos seexatid oo markastaba dhagax lagugusoo tuuro uu kugu dhaco ee hadana lagugusoo tuuro uu kugu dhaco marka danbe aad isdhahdid haba seexan ee dhagaxdan lagugusoo tuurayo iska ilaali hurdadaadiina wd weyday dhagaxdiina way kugu socotaa lkn hadaad mar hore kacdid oo wxii kugusoo tuurayay aad meel iska marisid waanad seexan dhibaatadiina wey kaadhaman idinkana waxaa tihiin uun kii dhagaxda kaseexan la aa ee iska ilaalinayay sidaad iskaga ilaalinaysiin oo kolba miskiinyar oo la soo waalay aad dishiin idinkana mar uunbay idin la kici amni suge iskusheegtee dawlad hadaa tihiin alshabab ayaa idinka security fican waayo markasta waa iyaga kuwa umada wax yeela idinka midh mayeeshiin
Dawlada iyo dadkuba caqli iskuma dhaman
Qofkaad Disney shalay Santana Adidas Laguna dili duliyahow
Dawlada somaaliya waain cafinin xaruma daqan calinta quraan saarka waxaa lagu baraa Sida dadka loo dilo shabaab waxeyna ku baraan sida baabuurta qaraxda Ku xaraan dawlada somaaliya waain fiigi naa taa dawlada somaaliya
Dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuuga kadaco talepoonada shacabka somaaliya daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil
Qolyaha lacagta baada ah gurana hala kala furfuro
Dhiig bila aadan ayuu daa diyay lknse kama qasna
Wxa dhihi wiilashan la iska cafiyo oo dhaqan celinta lageeyo i am not alshabab
Kkkkkkkkkk waxas waa biin dolada wax ma maqab taaa
😅😅😅😅😅😅😅😅😅