Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure - Geeriba geerida dambaa ka xanuun badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 562

  • @Alon_404
    @Alon_404 2 ปีที่แล้ว +73

    "rabbiyaa awood mudan , rasuulaa adeec mudan , waalidaa ixsaan mudan , cibaado kaligedaa mudan" gabaygaan ban kuxasusta anigoo yar ayaan talefanka hoayadey kujirijiray wana dhagesanjiray . allaha hadhowro dambigiisana ha'dhaafo Abwaan Guure xafidullah.

  • @abdirahimaliahmed4759
    @abdirahimaliahmed4759 2 ปีที่แล้ว +92

    Masha Allah Abwaan Guure waa nin ixtiraam badan oo wax badan kaso shaqeyay in dalka iyo dadka Soomaalida la badbaadiyo.
    Wareysiga wuxuu so idlaaday anigoo jecel in abwaanka aad sii wareysato wlhi.
    Abwaan Guure waad mahadsan tahay
    Illahey hakaa badbaadiyo cadawga Ummada naafeeyay.

    • @Cadar49
      @Cadar49 2 ปีที่แล้ว +1

      Amin yarabi

    • @luulabdikarimjama4433
      @luulabdikarimjama4433 2 ปีที่แล้ว

      Subxaana allaah abwaan guure dhibaato badan ayaa soo martay

    • @safiyoxaajicusmaan1846
      @safiyoxaajicusmaan1846 2 ปีที่แล้ว

      Aaamiin yaa allh

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa udiiday dadka guure oo kale uol oleeyaal siay wadanka uhogaan shaan

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 2 ปีที่แล้ว +2

      @@markcaa2942 somali dadka dadka dhecey jecel yihiin

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 2 ปีที่แล้ว +59

    War niyow ninkan waa nin qiimo leh walee, abwaan guure allaha daayo, hargeisa kaasoo salamayaaa

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว +21

    Thank you so much dadkaas baa soomaali ku jirah laakiin waxa markaste hogaanka nooqabta inta ugu doqon san

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 2 ปีที่แล้ว +44

    Abshir bacadle inuu deeqsi ahaa waxaa ii sheegtay xaaskiisa iyo walaalaheed oo amaanaayo ayaan kula kulmay america ilaahow kuu naxariiso deeqsi wuu ahaa ❤❤

    • @xamdi7658
      @xamdi7658 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaarabi

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +79

    Masha Allah abwan Guure nin Geesi ah waaye oo waayo badan soo jogay sababto ah wadankii oo dagaalo badan ka socodaan buu ganacsi sameestay marnaba wadangiisa kama caraarin abwana nool waayo badan 😘💯

    • @zakiyare6429
      @zakiyare6429 2 ปีที่แล้ว +1

      Muxu u carara moryaanti laga cararayay ee gabdhahoda batariga ku gurayay ayu ku jiray mujrimkan tuuga ah🤔

    • @xarfo
      @xarfo 2 ปีที่แล้ว

      Dagaalka iyo burburka kan uu magaca iyo hantida maaheynoi xagee u carara waxbaadista u ku bartay ilaa uu guriga hooyooyinka ilaa hadda xoog ku hysto

    • @xamdi7658
      @xamdi7658 2 ปีที่แล้ว +5

      @@zakiyare6429 neceeyb aad uqabto qabiilkuu kasoo jeedo aakaa muuqdo afkaaga edeb uyeel sida xayawaanka looma ciyo abwaan guure nin masuul ah inuu yahay soomaali oo dhan aa uqirtay nin qabiil ma ahan ee waa nin qaran

    • @xamdi7658
      @xamdi7658 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xarfo maxaad cuqdad ineceb kugu jiro muxuu kaa baaday oo uu kaa dhacay guriga hooyooyinka adiga aabahaa maalahaay abwaan guure weligiis xoogiisuu cunaayay Wauna shaqeeysanaayay qorina maqaadan af xumada meel lafariiso

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 2 ปีที่แล้ว +2

      @@xamdi7658 bro wasidaas qabiil waxba matro aniguu abwankaa qabiil uu soomali ka yahy ma aqaan lkn taariikhdisa iyo wakhti ayaa ibray wariye ayaanle wan ugma mad celinyaa wargsiga uu ka qaaday abwaan ka

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 2 ปีที่แล้ว +38

    Abwaan Guure waa Halyeey Somaliyeed waa geesi waa runsheeg aan faanin waa aftahan Ilaheey haku xafdiyo Abwaan 💯🇸🇴🇸🇴👍💯❤️💯

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 ปีที่แล้ว +12

    Abwaan ka allaah ha xafido wax badan oo naga qarsoonaa buu noo iftiimiyay

  • @ibrahimnour6123
    @ibrahimnour6123 2 ปีที่แล้ว +11

    Hanoolaato arimaha caafimaadka ayaantan waa ka mashquushay, fadlan bernaamjij caafimaadka indha noo soo samee hadba dhaqtarkaa heli karto sida Dr Maxamud Maxamed Ahmed (Dr shine).
    Kaas oo ka howl gala hospital Al ixsaan ee Mogadishu. Mahadsanid.

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 2 ปีที่แล้ว +8

    Abwaan Guure waa geesi tusaale u ah hal'adaygga iyo dhiirranaanta.
    Waad ku mahadsan tahay Ayaanle wareysigan dhaxalgalka ah.

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 2 ปีที่แล้ว +12

    Hanoolaato waad mahadsantahay waxaan uu noo soo gudbiyay abwaan guure waa sax wax badan iyo warbixino badan ayuu u soo joogay markale soo casuun si jiilkeena cusub wax uga bartaan dhibkii dhulkeena ka dhacay please

  • @said.janagaleofficial2716
    @said.janagaleofficial2716 2 ปีที่แล้ว +10

    Waxa aan ka qiirooday 😢markaas dad dawlad leh baan Aheyn 😢yaa rabbi Anoo nool Somalia oo nabad eh itus inta aa dhiman 😢

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 ปีที่แล้ว +1

      😥😥😥🇸🇴 wlhi ereyga i badalay weeye

  • @zuhraluul6362
    @zuhraluul6362 ปีที่แล้ว +8

    Ilaa xiligaan lajoogo caqligeenii ficnaa fasax buu ku maqanyahay maalinkasta dhiig sokeeye ayaaa ladadshaaa 😭😭😭😭

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 2 ปีที่แล้ว +12

    Waayo aragmino dheer thank you Abwaan Guure iyo Hanoolato

  • @cawaaleafrax
    @cawaaleafrax 2 ปีที่แล้ว +40

    Ayaanle waa walaalkaa Abdihakim farayare masha allah wow yaasalaam aad iyo aad ayaan ugu hambalyeenaayaa abwaan guure geesinimadiisa iyo shaqaday isla soo qabteen allah ha u naxariisto abwaan abshir bacadle aamiin yaa rabbi aamiin my brother ayaanle allah haku dhowro aamiin yaa rabbi aamiin

  • @alidhiish
    @alidhiish 2 ปีที่แล้ว +41

    Asalaamu Caleykum,
    Ayaanle waa ku mahadsantahay shaqada qiimaha leh ee aad uheyso bulshada somaliyeed,
    Waxaan kaa codsan lahaa in aad wareysiga abwaanka ka badiso hal mar maadama uu hayo wax badan oo dadku u baahan yahay in ay ogaadan,
    Mahadsanid Ayaanle,

    • @cabdiraxmaancali3230
      @cabdiraxmaancali3230 2 ปีที่แล้ว

      Asallaamu Calaykum Mudanayaal waad kumahadsantihiin waraysigaan qiimaha badan

  • @sahmiyahanolosha
    @sahmiyahanolosha 2 ปีที่แล้ว +11

    Mahadsanid ayaanle sida aad mar walba u keento halkaan dadka haldoorka waa ku salaamayaa

  • @mimijannagale9724
    @mimijannagale9724 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allaah Abwaan Guure Ilaahey ha ku xafido taariikh nool ayaa tahay waad mahadsan tahay, sidoo kale hanolaato great interview!

  • @siradmowlid6253
    @siradmowlid6253 2 ปีที่แล้ว +16

    Abwan guure maasha allaah wax badan oo taariikha ayuu kawaramay

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 2 ปีที่แล้ว +12

    Nin weyn baad soo qabtay Abwaan Guure 🙏🦁

  • @amiiraamiira7561
    @amiiraamiira7561 2 ปีที่แล้ว +50

    Waxaan xusuustaa habeenkii aay idacada shabale uu raraayay abwaangure ineey eheed 1luulyo sidaan codka fardaha iyo qeelada aan u sugayay waxaan Ku war heley heestii maguudho can dhadii kola marise an malno hasheena mandeq iyo abwan guure oo leh waxKaste wanyelnee Lk malinta xoriyada somaliya wan xuseynaa wallahi dadka guriga joogo dhan isugu wacay kalaya shabeele heesa kasocetee waan is hilmaamay hesta dherey waxaan xusuustay xafadan joogo hadana radiga Gabi malinkii saasan kudabal dagay alla maxaan wariya yasha lasoo Gur boday illahow u naxariso kuwa jogana bad baadi 😭😭😪

  • @ugaasfoodey3470
    @ugaasfoodey3470 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan guure waa haldoor, waa shaqsi xikmad ,suugaan, aftahanimo,geesinimo, karti, wadaniyad iyo somalinimo alle uhibeeyay. Waxaa nasiibdaro weyn ah in dadkii markey hadlaayaan macnaha sameyn jiray eeysii dabargo'aayaan.

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 2 ปีที่แล้ว +7

    Ayaanloow intaad dad wareysaneysay maantaad ugu fiicantahay abwaanka weyn ee GUURE runtii waa astaan qaran waana waaya arag ahna wadani qiimo iyo qaaya badan ee fadlan soobadi wareysiyadiisa

  • @idilaliosman3480
    @idilaliosman3480 2 ปีที่แล้ว +8

    Asc barnamija hanoolaato iyo Ayan waa tariikh aad u fiican masha ALLAH oo inaay dayartu ogaato mudan Abwaan Guure waxa u ka mid yahay geesiyaasha dalkooda aminay soomaalya gull iyo gobonimo
    Asha Mahamud Ahmed Ali

    • @tayoqaran.1446
      @tayoqaran.1446 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/48SWBMwOtGw/w-d-xo.html

  • @SueB-s2z
    @SueB-s2z ปีที่แล้ว +2

    Walee ninkan inuu qof wanaagsanyahay waxad ku garataa isagoo dadaas jira ayuu hadana tin ciro ah lahayn ama haduun bay soo galaysaa masha Allah

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa bal fiiri sajuudiisa ayey ka muuqata masha Allah waa qof ahlu salaad ah

  • @saidsabrye577
    @saidsabrye577 2 ปีที่แล้ว +12

    Waa salaaman tihiin wareysigii sannadka abwaanka waa hantiqaran!
    Mahadsanid Ayaanle.

  • @xamdi7658
    @xamdi7658 2 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan abshir bacadle allaha unaxariisto qof qeeymo badan uu ahaay waxtar ah abwaan guure adigana allaha ku xafido

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 2 ปีที่แล้ว +4

    One of greatest interviews from journalist ayaanle thanks✌️✌️🙏🙏 wlh markasta waxa nala wadaagtaa waxyaabo aan u baahanahay hadaa nahay shacabka somaliyed tnk wll ayaanle

  • @cabdiwalicalidheere5349
    @cabdiwalicalidheere5349 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan kuure wllhi waa geesi soomaaliyeed guuleyso abwaane sdkle waad mahadsanthy ayaanle thanks

  • @samiradan2
    @samiradan2 2 ปีที่แล้ว +4

    Hanoolato walhi barnaamij wacan noo soo samaysay Mahadsanid bro ayaanle

  • @sahromohamed1749
    @sahromohamed1749 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan guure ad ayad mahadsantahay sida ad ugu so halganatay dalkaga iyo sida hadalkaga u dhowrsanyahay adigo an ku xad gudbin qabil koox iyo dhamaan madaxdi dalka so martay

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 2 ปีที่แล้ว +9

    Abwaan Guure
    Waa Geesi aan gaban weligii wuxuu u taagnaa gobanimada.
    Waa ninkii diiday inuu Farmaajo guulwade u noqdo. Wuxuu diiday inuu Sharwadayaasha Al Shabab u hogaansamo. Wuxuu diiday inuu la shaqeeyo maafiyadii oo hogaaminayey ina Yusuf Yey iyo Gabre
    Waa halgamaa bir cun ah.
    Magacaa ha jiro ayaan lee yahay.

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 2 ปีที่แล้ว +5

    Allaah unaxariisto Abwaan Abshir Bacadle, Abwaan guure geesi Allaah ku xifdiyo.

  • @suhuur123
    @suhuur123 ปีที่แล้ว +1

    abwaan wax badan ayaa ka faa’idey adkeesiga uu sameeyey suu dalka ugu samrey siduu ku badbaadey wixii shirqool lala maaganaa
    Alhamdulilaah
    Dhamaan asxaabtiisa shahiidey allaha u naxariisto
    Abwaan cimriga allaha ku barakeeyo

  • @mohamedhashi193
    @mohamedhashi193 2 ปีที่แล้ว +3

    Siyaad bare Allaha u nazariisto walee Soomaali waa u dadaaley

  • @mohamedadan1518
    @mohamedadan1518 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah abwaanka maskaxdiisa wey fiican tahay mssha allah

  • @maxamedaadam3354
    @maxamedaadam3354 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyadey anoo 3 jir ah ayaala furay 2002 Shabaabna Maahi Abwaan guurow in adeerow Ha inoo gafin

  • @zamstudio141
    @zamstudio141 ปีที่แล้ว +5

    Maansha allaah Abwaan Gure waayo arag taariikh badan xanbaarsan waa in uu flim ka sameeyo taariikhdiisa waa muhiim in jiilalka soo korayaa ay wax ka ogaadaan taariikhdan oo kale. Mahadsanidiin

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 ปีที่แล้ว +5

    Ruuxii Ilaahay dila ayaa dhinta. kheer Ilaahay haku siiyo abwaane

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanku wuxu yiri
    Xuligii hogaame kooxeedyada wa xiligii
    Bari samaadka.wallhi wa runtiis qarax iyo
    Balaaydan socotaa ma jirin

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashalah abwan gure guleyso rag ayaa tahy run bad shegtay cimri dher ilahey hakusiyo amin

  • @kawsar8ahmed828
    @kawsar8ahmed828 2 ปีที่แล้ว +9

    Alla isagan moiday in la dilay alla wadnaha huuno waan ka naxay guuro from hargaysa

  • @siciidmaxamed9918
    @siciidmaxamed9918 2 ปีที่แล้ว +7

    Dawladnimo kama dambayn Jaalle Siyaad🇸🇴🙏

    • @hassanmohamed3385
      @hassanmohamed3385 2 ปีที่แล้ว

      Dayuus dayuus dhalay

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy 2 ปีที่แล้ว +2

      @@hassanmohamed3385 hadaa ma been buu sheegayna wa adigan qof aanan ku aflagaadeyn iska maagayee war ileen ballo waa tanoo kale

    • @hassanmohamed3385
      @hassanmohamed3385 2 ปีที่แล้ว

      @@Shaashaa-fs8uy qabyaalad
      Ayaaka qaylisineyso nin gaal ah
      Oo ayadaha ilaahay beeniyay
      Ayuu amaanaya markasu Muslim
      Sheegana wxaani cml waa diinka bax

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hassanmohamed3385 Ok aad baad umahad santahay wlal hadiiba aad anigu iledahay qanyalad kaso hadashiisay wlhi waa yaab ileen 2 kala bariday kala war la.been maahee aniga qof muslim ahoo shahaadanayay gaal madhihi karee adiga iyo alahaaga ayey xisabtu idinka dhaxeysaa salamu caleykum

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy 2 ปีที่แล้ว

      @@hassanmohamed3385 miyey kula xumatay maxaad u delete gareysay qoralka

  • @mohamedsiadabdille7631
    @mohamedsiadabdille7631 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid Hanoolato iyo Abwaanka Cismaan aad baan idin salaamay

  • @Cadar49
    @Cadar49 2 ปีที่แล้ว +24

    Alahu Akbar walahi sheekadiisa lagama daalaayo murugoba ha ahaatee ilahay haku xafido abwaan ku caawi suugaantaada dhaqan celinta dhalin yarada iskuulada hoose dhexe sare ka bilaaba dhalinyarada isbadalka ee ka qor bookaag

  • @SuhuurAbdirashiid-f1b
    @SuhuurAbdirashiid-f1b ปีที่แล้ว +1

    Aad Ayaan ujeclahy in uu qofku kashekeyo jabkiisa waayo qofku waayo argtinmo ayaad ka faa iidi🥺🥺🥺

  • @damienstanislas3964
    @damienstanislas3964 2 ปีที่แล้ว +14

    mashala aad ayaad u mahadsantahay ayanleh iyo team HANOOLAATO.MED from DJIBOUTI

  • @ididjeej8199
    @ididjeej8199 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaah waa aabahey allow unaxariiso about mcn iigu soo duceeya wlliyaal waad mhdsntihin

  • @atiquephone2657
    @atiquephone2657 ปีที่แล้ว +1

    Qiso cajiib ah abwaan guure maasha alaah alaah haku barakeeyo

  • @Cadeyboolo686
    @Cadeyboolo686 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh Abwaan❤👋 Kuwa Umada dhibay Alle ha dhipo oo dadka naftoda qalqal galiyey

  • @osmandeeq6024
    @osmandeeq6024 2 ปีที่แล้ว +45

    Great interview. Thank you 🙏

    • @aishamohammed1484
      @aishamohammed1484 ปีที่แล้ว

      0000000000000000000

    • @Nuuxciidey
      @Nuuxciidey ปีที่แล้ว

      Cimrigeey intaa jiray cishaqura macalmanin casharada shababke
      Cadawweeye nagujira caadiloow Allah Allahayow cimrigooda soogaabi🫵🫴🤲

  • @ALIEN....151
    @ALIEN....151 2 ปีที่แล้ว +40

    Can someone make a MOVIE about this man's story????

    • @sihaamciise6377
      @sihaamciise6377 2 ปีที่แล้ว +3

      Yeah,that's good idea

    • @hallieelmi
      @hallieelmi ปีที่แล้ว

      ​@@sihaamciise6377❤❤ BB see no ft LPo by BB byp the UK n. By

    • @LibaanCumar-q4y
      @LibaanCumar-q4y 10 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊​@@sihaamciise6377

  • @omerhassanmohamed3859
    @omerhassanmohamed3859 2 ปีที่แล้ว +5

    ❤❤❤❤ waa nin culus waxowna mudan yahay ku dayashow

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 ปีที่แล้ว

      Xaq sobaxay kasoco ilhay kacafiyo inta dhimaty

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 ปีที่แล้ว +8

    Noosoo celi qaytii labaad abwaan guure waaba taarikh socoto inshallah

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 7 หลายเดือนก่อน +1

    Warysigan waan ka helay halasoo badiyo abwaan guure amuda somaaliyeed ilahy haka qabto cadoowga

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 2 ปีที่แล้ว +8

    Rabbi naxariistii janno haka waraabiyo Abwaan Abshir Bacadle.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 ปีที่แล้ว +63

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @sahriinamohamed2429
    @sahriinamohamed2429 ปีที่แล้ว +1

    Cismaam cabdullhi guure fiidow abtigeey labaad Allah ku xafido

  • @AbuYussuf
    @AbuYussuf ปีที่แล้ว

    Abwaan Cismaan waa nin dhib badan soo maray, waa nin aan ka xishoonin in uu ka hadlo jabkiisa iyo wixii ku qabsadey Soomaaliya. Waa ixtiraam mudan.

  • @fartuunmohamed3775
    @fartuunmohamed3775 2 ปีที่แล้ว +3

    Abti macaan Ilaahay cadowga haka qabto ❤

  • @padronedelmare1307
    @padronedelmare1307 ปีที่แล้ว +1

    Waa barnaamijkii ugu fiicnaa aan dhegeysto Abwaan Guure waa aftahan

  • @dalalhassan6511
    @dalalhassan6511 ปีที่แล้ว +1

    🇸🇴🏇🇸🇴⚔️Abwaan GUURE sirtii ARGAGAXISADA shabaab oo ah in HARGAYSA laga maamulo waxa u taliyaana wada yihiin reer HARGAYSA! waana kuwa dadka ku XASUUQAYA oo ku dilaya LAASCAANOOD Allaah mahadiise annaga ayaa soo afjarayna! 🇸🇴🏇🇸🇴⚔️

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanle iyo abwan guure 👍

  • @zuhurismail4408
    @zuhurismail4408 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah great interview abwaan guure geesi geesi dhaley 🙏🦻👍

  • @hamzemohamed8455
    @hamzemohamed8455 ปีที่แล้ว

    Abwan abshir bacadle Ilaahey ha una xariisto, Abwan guure waa geesi ilahey ha sharfo.

  • @nuuradiinmohamuud3364
    @nuuradiinmohamuud3364 2 ปีที่แล้ว +1

    Sida illaheeyba sheegay qofka waqti ayuu leeyahay abwaan guurana waa nin geesi ah diiday gumeysiga khawaarijta. Waxaan leeyahay wax kudhibo alle kumatuso abwaane

  • @abdikafimohamud
    @abdikafimohamud 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle Sheekadii dhanba waa ku ciyaartay, Suaalo aan loo baahneyn oo aad marba meel u boodeysid baa weydiisay.
    Abwaan Guure waa nin Saxafi ah oo war ka buuxee inta Qodob u dooortid ka aamus

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 ปีที่แล้ว +29

    Brilliant 🤩🤩🤩🤩

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc ayanle xusen cabdi horey u soco wll bal kawaran abwan guure iyo xaladiisa alle haw gar gaaro guure wa Somali daa dayacane

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan gurey libaaxa labamaahan maanta nin adagbaad keentey

  • @qaranbileproduction147
    @qaranbileproduction147 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle indho qaran sxb waan ku salaamay. Mar walba waxaa keentaa shaqsigii loo baahnaa iyo xogtii looga baahnaa. Wareysigii aad maalin hore ka qaaday Farah Waasuge, wuxuu noqday mid saameyn leh oo wariye yaal kale wado u furay. Howsha adaga Allaha kula garab galee halkaa ka wad.

  • @ARSENALFCm
    @ARSENALFCm 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaanka wareysigiisu naguma filne Gudomiye wareysi dheer noo balami ayaanle 👏

  • @Horaad17
    @Horaad17 2 หลายเดือนก่อน

    Tariikh nool bad mo kentay mahdsanid ayaanlow Abwanka alle haka raali ahaado

  • @yusufahmed4030
    @yusufahmed4030 2 ปีที่แล้ว +8

    Allaha U naxariisto Abwaan Abshir nuur faarax
    Sidoo kle Allaha xafido Abwan guure oo waayo qurux badan Ka sheekeeyeY Hal muuqaal naguma filno Hanoolaato Shaqo wacan

    • @tayoqaran.1446
      @tayoqaran.1446 2 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/48SWBMwOtGw/w-d-xo.html

  • @fardowsoxidigkooble6606
    @fardowsoxidigkooble6606 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a abwaane alle hakudhowno walhi wxthy qof eykamuto ixtiram
    Waxthy qof dadka somaloyed usimanyihin guuleyso adunyo iyo aqiro dalka iyo dadka wax wad uqabty

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad ปีที่แล้ว +2

    Great Interview, The leGendary Living LeGends Ayaanle io abwan Guure✊

  • @khadijoibrahim7019
    @khadijoibrahim7019 2 ปีที่แล้ว +1

    Mshl nin legend ah Somalia dad noocan ah ayaa ku jiro

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato waa muhiim in lakeediyo muuqaalada ey qabato

  • @fattahk-hashi8260
    @fattahk-hashi8260 2 ปีที่แล้ว +5

    Great come back Ayanle.

  • @realmohan11
    @realmohan11 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanka waa soo halgamay waqtiga caruurnimadeeda aad Ayaahn u dhagesan jiray taariikhda ku xusii doonta

  • @fahmamire877
    @fahmamire877 2 ปีที่แล้ว +43

    Great interview abwan gure is amazing man thanks for sharing 😊

    • @ahmedmahamud1013
      @ahmedmahamud1013 2 ปีที่แล้ว +1

      Kan abwaan miyaa

    • @mudaneozilofficial3017
      @mudaneozilofficial3017 6 หลายเดือนก่อน

      Mog
      Mog and I have been working on
      Mog and I have been working on the
      Mog
      Mog and I have been working on the year
      Mog and I
      Mog and
      Mog and
      Mog and I have been working on
      Mog
      Mog and
      Mog and I have
      Mog and I have been working on the year
      Mog and I have been working with the year end and we are now working on the year end project and I will be back in
      Mog and I have been working on a few projects for the last few years but I have a couple of the year which will be a bit more than I expected to be able ​@@ahmedmahamud1013

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 2 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijyada chanelkan waa cajiib wlhi Barnaamij kastoon daawado ka kle daran wariye dhamays tiran keep going ayaanle

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waa wareysi cajiib wax badan ayaa iga kordhay wareysigaan

  • @farhandreamboy2351
    @farhandreamboy2351 2 ปีที่แล้ว

    Run ahaanti abwaan guure wuxuu ku mid yahay dadka dhif iyo naadirka ah ee u soo shaqeeyey bulshadeena xiligii uga adkaa uu dalkeena soo maray xaqiiqatan waxa uu u bareeray qatar aad u weyn wuxuu iska diiday amarada alshabaab xili aanu jirin qof ku dhiiran karo asigoo somalia joogo in uu diido amar ka yimid alshabaab sababtoo ah waxay aheyd xili alshabaab ay awood ahaan heerki ugu sareysay ay gaareen 2008/2009/2010/2011 waa waqtiyadi alshabaabku ay awood ahaan xooganaayen.
    Alle dile ayaa dhinta waakaas maantay waa ka noolyahay alxamdulilah abwaanka waxaan allah uuga baryeyna cimri raago iyo dambi dhaaf sidoo kale inuu illahey hareer masriiyo shirqoolada ay soo maleegaayan shayaadiinta alshabaab ah ee allah iyo rasuulkiisa ku been abuuratay.
    Ugu dambeyntii Ayaanle xuseen cabdi aad iyo aad ayaan kuugu mahad celinaynaa waxaad nala wadaagta markasto wareysiyo xiiso badan oona waxtar leh waxaan kaa rajeynaa inaad noo soo badiso wareysida nuucan cml aad ayey u xiiso badanyihiin.

  • @ugasbashir3492
    @ugasbashir3492 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha xafido abwaan guure nin culus

  • @hodanmohamoud8535
    @hodanmohamoud8535 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah waraysi ka qiimo badan baryahan ma daawan💙

  • @caaqilkaumadda8362
    @caaqilkaumadda8362 3 หลายเดือนก่อน

    Abwan gure alle haku xafido mudane ❤

  • @barremahadhasan8582
    @barremahadhasan8582 ปีที่แล้ว

    Hadii dawashada ha noolato darajago lagu helay waxaan noqon lahaa qofka ugu horayn lahaa

  • @kayzeguled9864
    @kayzeguled9864 ปีที่แล้ว +1

    Dadnaftii hurayaal ah Ayaana aheyn waa qalad waayo NAFTA muminka Allah dartii ayey uhurtaa Eeaduun iyo geesinimo mataqaan

  • @gobaadwarsame4306
    @gobaadwarsame4306 2 ปีที่แล้ว +1

    Baraamujkaaan qayib labaad malahn miyaaa???

  • @kimjongun2458
    @kimjongun2458 2 ปีที่แล้ว

    Waxa muqdishu maantay unukaa leh ku hayo kulligood guriceel iyo diinsoor iyo xero muskood bay ku dhasheen

  • @MohamedAaden-k4s
    @MohamedAaden-k4s หลายเดือนก่อน +1

    Greatest interview 🥹✊🏻

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 2 ปีที่แล้ว

    Ilama aha ilaa manta in Reer muqdisho caqli u kordhy .

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 ปีที่แล้ว +2

    Waqti adag iyo hoolkarnimo guure gulayso

  • @Sudaanireacts122
    @Sudaanireacts122 6 หลายเดือนก่อน +1

    This man is kegend ❤

  • @abdishakurabdullahi578
    @abdishakurabdullahi578 2 ปีที่แล้ว

    Thanks farmashigaas hadda ka hor la igu daawaeyay farmishiyaha ceel buur dhinaca ku haayay 😢😢 waa aniga oo joga america

  • @ibrahimmohamed9943
    @ibrahimmohamed9943 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwanka waxbadan waa ogyahay ilahey ha ciribtiro shabaab dhibato badan ayeey Ka geeysteen somaliya

  • @iqrabacadoomar1718
    @iqrabacadoomar1718 ปีที่แล้ว +1

    Allahayooow ku barakeeey adeerkay abwaaan guure Allahayooow u naxariiso adeerkay abshir bacadle❤😢

  • @mursalibraahimmaxamedmursa8355
    @mursalibraahimmaxamedmursa8355 ปีที่แล้ว

    War abwaane waad so jabhadayse dhabahaantii radio shbela hoose iyo radio kulmiye xasuuus

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 2 ปีที่แล้ว +7

    Ma sha Allah rag culus baa ishelay runtii..abwaan guure iyo ayaanle labadiinaba ilaahay haidin xifdiyo.