DAAWO - QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA - CCTV.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 142

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 6 หลายเดือนก่อน +7

    Mahadsanid Wariye sare Abdulkadir Isse shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo❤❤❤❤

  • @cabaassaciid5337
    @cabaassaciid5337 6 หลายเดือนก่อน +33

    Waa markii igu horeyso aan dhameysto barnaamijka aad soo diyaariseen waayo si qurux badan ama borofishinal u diyaariseen hambalyo SNTV plz kaamirooyinka guri walba halagu amro si dhagar qawe waliba loo qabto viva dalxoreeye HSM❤

  • @Mohamedgoley
    @Mohamedgoley 6 หลายเดือนก่อน +18

    Wallahi waxaan marag u ahay dalkaygu uu tilaabo horay uqaaday
    Ahna mid lagu farxo Allah dalkeenu
    Nabad buuxo hanoogadhigo
    Eidu Mubarak dhaman umadayda somaliyeed iyo qarankaygaba.

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 6 หลายเดือนก่อน +7

    Shabaab naxariis ma leh.

  • @Xassan_maxamad
    @Xassan_maxamad 6 หลายเดือนก่อน +13

    CCTV waxqabadkooda waa la'arkaa ee yaan ganacsade danbe mar marsiyo laga yeelin ee waajib halooga dhigo mahadsanidiin.

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 6 หลายเดือนก่อน +26

    Buuga naxariista ii firiya kuye ilaahey kuuma naxariisto

    • @CabdiSalancabdullhi
      @CabdiSalancabdullhi 6 หลายเดือนก่อน

      Hado dhib heesta

    • @salmayahye
      @salmayahye 6 หลายเดือนก่อน

      Iyo nin dhalin yaro ah baa ahi oo mustaqbal ka leh dalka😏

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@salmayahye qof wliba aya sas dhaho abayo oo dadka baabi'iyey asna wuxu raba si nabad ah ku noolado asago dad masakin ah nolosha ku gumaday wuxu ku dilay hdi la weydiyana ma shegi karo asu leyahay nolosha mustaqbal ka leyahay bal dadki uu dilay ayaga nolosha mustaqbal kama laheen miyaa balayo ku qaday aduun iyo aaqirabo allaha cadaabo

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 6 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah Askarigas wa in la dalacsiya albal marin kalena la siya

  • @ZulufarahAbubakar
    @ZulufarahAbubakar 6 หลายเดือนก่อน +4

    Naarta ale idinku foogey umadii eber ka dhigeen Dowlada waxaan ka codsanaa in hal meel lagu wada xiro oo boorso qarax ah lagu wada xiro oo lagu qarxiyo ayaagaba daadka Uma naxariistaan, viva dowlada Soomaaliyeed shaqo fiican wadaan shuute one love taliyee ❤❤❤

  • @poom5180
    @poom5180 6 หลายเดือนก่อน +14

    📷 hala badsho luuq kasto hala gu xiro

  • @cabaassaciid5337
    @cabaassaciid5337 6 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah askarta waxaa ku jiro kuwa dhaartooda ay u soo dhaarteen D.D.D ka dhabeeya sida askarigan police ka ah askariyow waxaatahay daljirka dahson sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato dawladana askarigaas yeysan dayacin hadii kale kuwa asiga oo kale ayaan wayeenaa plz hala dalacsiyo plz 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 mise dalacsiintu waa 4.5 kkkk waa iga kaftan viva dawladeena somaliya win 🏆 win 🏆

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 6 หลายเดือนก่อน +4

    Dowlada Fadaralks Somaliya e Dan qaran shaqo badan ayay qabatay Guul insha Allah

  • @rukiabulle6584
    @rukiabulle6584 6 หลายเดือนก่อน +4

    War caruurtan walaqaldayaa 😢

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 6 หลายเดือนก่อน +10

    Qowleystada Qawaarijta arxanka daran iyo maafiyada kooxda ugus ee ♥️ shacabka soomaaliyeed guwaaya hadaanla toogan toosi meeyso

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 6 หลายเดือนก่อน +4

    Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim
    illaheyoow Naarta ku Fogeey kuwaas
    Ummadda Laynaya Waa Cadaw Kaamirada ha La Badiiyo Si Fiican Ayaad Waadaan Howshaa Guuuleysta Maxkammad✅✅✅👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻✅✅✅✅✅

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah

  • @hasanmohamed1840
    @hasanmohamed1840 6 หลายเดือนก่อน +13

    2023kii 13sano ayaan jiray kulahaa hadana 20sano Cabsi cabsi shuute 😂😂

    • @GeeseyGacal
      @GeeseyGacal 6 หลายเดือนก่อน

      😂

  • @fe8445
    @fe8445 6 หลายเดือนก่อน +5

    Mustaqbalka dadkii aad xasuuqday ka waran iyaga, caruurtii iyo maamooyinkii aad agoon iyo ragoodii laysay. Naxariis yaan loo gelin. Ha la qisaaso.

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 6 หลายเดือนก่อน +4

    Filin maa daawanooyaa mise xamarteydan halistaas ayaan kula dhex noolahay aniga iyo dadkeyga soomaaliyeed ee masaakiinta ah😢! Allow Adiga joogo!!!!.🤲

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 6 หลายเดือนก่อน +1

      Illaahey ha idinku amaamsado shartoodane Allaha ku celiyo balsa shacabob ciidamada la shaqeeya

    • @UpdeynaserEssay
      @UpdeynaserEssay 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ha wlhi kaliga mahin walal kumanan adigo kale ah oo masakin ah anagaba waxba ma anan galabsan malin wlibana sida aya noola xasuqa balse ilaahey aya inoo maqan wlhi

  • @Askboy_7
    @Askboy_7 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks askarta Somalia
    Digniin qof laga shakiyay in ladaba orodo iyo istaag istaag waakhalad iyadoon la,dareensiinin in laga shakiyay hala,qabto next 🙋‍♂️

  • @somali.liibaan6059
    @somali.liibaan6059 6 หลายเดือนก่อน +3

    Howshaan sidaas ha u socoto. Waliba waxaan bogadinaya itus I taabsii. Cadeyn ka danbeyso ma jirto. Kuwaan kawanka hala saaro❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @mustafyusufmohamed8439
    @mustafyusufmohamed8439 6 หลายเดือนก่อน +4

    4:49

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 6 หลายเดือนก่อน +2

    Halaga daayo qawaarijta ciidan loogu dhawaaqo in lagudaro feyris CXDS iyo boliska iyo nabad sugida oomaaliya waxeey caqbad ku yihiin Amniga shacabka soomaaliyeed horumar kooda iyo jiritaan koodo iyo xuriyadooda ❤❤❤❤❤qawaarijta walaal iyo Abti Adeer iyo wiil Aad dhashey madaahir samaan hadaad jano geeysid

  • @Gor-GorHowd
    @Gor-GorHowd 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maanshalaah wale dowladu waa dadaalaysaaa allaha idin barakeeyo danjirayaashayadoooow
    From SSC-KHATUMO

  • @amiirh1iphone599
    @amiirh1iphone599 6 หลายเดือนก่อน

    Guri kasto iyo meel kastoo ganacsi dhamaan wadooyinka meel walba camera 🎥 ku xira please

  • @abdirahmanadareahmed2101
    @abdirahmanadareahmed2101 6 หลายเดือนก่อน

    Baahalahaaan laaya , nagadaayo hadaladooda micna darada ah

  • @143-k1d
    @143-k1d 6 หลายเดือนก่อน +3

    Khawaarij In Loo Naxariisto Diinta Islaanka Xataa Ma Qabto Waa In La Dilaa Khawaarij

  • @Abdihalayay-yc6fq
    @Abdihalayay-yc6fq 6 หลายเดือนก่อน +2

    Soonka maanta dhamanaya , wallahi hal haben man soomin😭😭

    • @Mohaancadih
      @Mohaancadih 6 หลายเดือนก่อน +2

      Halagu toogto wax ma dhaantide😂😂

    • @ABDIRAHMAN_1
      @ABDIRAHMAN_1 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@Mohaancadih😂😂

    • @Seeker0.1
      @Seeker0.1 6 หลายเดือนก่อน

      Habeen maala sooma marka

    • @HAMSEABDISAMADAHMED
      @HAMSEABDISAMADAHMED 21 วันที่ผ่านมา

      ILAAHAY Uma danbi dhaafo kuwa danbigooda sheegsheega .
      IXTIRAAM RABIGAA , UNA TAWBADKEEN

  • @Qadafi-
    @Qadafi- 6 หลายเดือนก่อน +2

    QARASHA BAARISTA AYAAAA MAGTODA KA BADAN -CIIDANKA SHARAF MUDAN YAHIIN💯✅

  • @CabdihadiGadhgaadh-pj6oj
    @CabdihadiGadhgaadh-pj6oj 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay umada hakaqabto

  • @MustafaJamac
    @MustafaJamac 6 หลายเดือนก่อน +2

    Hadii kuwan la cafiyo qaraxyo kale ayay samaynayaan

  • @sihaemhussein883
    @sihaemhussein883 6 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia 🇸🇴 guul

  • @CaynaasheCali
    @CaynaasheCali 6 หลายเดือนก่อน +3

    Maya orodkan iyo qorigan maxaa waye kulahaa shuute qosolku iga dhameeye😂😂😂

  • @AhmedMohamed-qw8gc
    @AhmedMohamed-qw8gc 6 หลายเดือนก่อน +4

    Dhamaantood madaxa halaga toogto

  • @hodanmohamed5401
    @hodanmohamed5401 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qofki qof delay hala dilo😢 please

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise9024 6 หลายเดือนก่อน +1

    Naxariis beel

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 6 หลายเดือนก่อน +1

    WIXII SHAR WATA UMADA MISKIINTA AH ILAAHAY HAKA QABTO.

  • @PahserMohammad-oc3uc
    @PahserMohammad-oc3uc 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan ka codsanayaa taliyaha
    Sharafta in si nakhsa ah
    Loo toogto guul guul umada Soomaaliyeed

  • @phariidamoha1433
    @phariidamoha1433 6 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah midkaaa udoodaayo kwrn 😢 hdey families ku jiri lahaayeen maxey dhihi lahaayeen ????????

  • @saanigusiiofficial9709
    @saanigusiiofficial9709 6 หลายเดือนก่อน

  • @shukrishaam9720
    @shukrishaam9720 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga ma dalin aya mesha ka dhacday wala kala shikiyay 😂😂

  • @Taraagle67
    @Taraagle67 6 หลายเดือนก่อน +7

    Qofka ugu horeyey ee comments like saar thanks ❤

  • @ultimaterr2407
    @ultimaterr2407 6 หลายเดือนก่อน +4

    Dowloddu shaqo fiican bay haysaaa , ilahow dadkan dhiigoda kuwa banaystay ka bad baadi sharkooda

  • @aishahasanabshir4034
    @aishahasanabshir4034 หลายเดือนก่อน

    Mustaqbalku ma inaa umada qarxisaa

  • @mustafyusufmohamed8439
    @mustafyusufmohamed8439 6 หลายเดือนก่อน

    Abdikadir isse wearing Dior😊

  • @PahserMohammad-oc3uc
    @PahserMohammad-oc3uc 6 หลายเดือนก่อน

    Allah ha nacdalo
    Khawarita
    Dhibaatada Shacabka Soomaaliyeed

  • @Samia_Abdi
    @Samia_Abdi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Niman yahow hadii tol la yahay askarigaas halagu dhiira galiyo hoosha uu qabtay

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inkaar ilaahay ha ku rido AS ummadii way rogeene

  • @keyfxasan2080
    @keyfxasan2080 6 หลายเดือนก่อน

    Waaa yaraay hakaa saarto

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waa shaqo fican lakin kuwa fidudeedaya mala soo qabto

  • @AdanXusen-q8r
    @AdanXusen-q8r 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dowladda horta maalinkasta shabaab dad laayay ayeey soo bandhigtaa lamana arko iyadoo toogasho sameyneyso maxaa qaldan aniga waan fahmi la ehee
    Ama dadka marka vidiyada paga qabsado waa la siidaayaa

  • @AbdiQafar-kw4pg
    @AbdiQafar-kw4pg 6 หลายเดือนก่อน

    Mxa ka sheeg sheege waxa so dhan waan ogene😂😂

  • @abdiazizmohamed1887
    @abdiazizmohamed1887 6 หลายเดือนก่อน

    CC camerada wa la mahdiyay, 2 jibaara.

  • @islamcompletefavourfromall5701
    @islamcompletefavourfromall5701 6 หลายเดือนก่อน

    4:49 qofkaas bani adam maahanbaa 😮

  • @YuulkaHool
    @YuulkaHool 6 หลายเดือนก่อน

    WAA DULI NOLOSHA KADHACAY NACALADDA EEYWAAYE OO DULI AH

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 6 หลายเดือนก่อน

    Hee mar labaad soo day seen vediogane from alshabab

  • @ladnagurayo9442
    @ladnagurayo9442 6 หลายเดือนก่อน

    Ii Amina kan wajiga xiran waa Yuusuf yunaani

    • @Abuukarabdullahi-y8h
      @Abuukarabdullahi-y8h 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ina adeer ninka waa wlliea haa fashalin

  • @calibaashi2729
    @calibaashi2729 6 หลายเดือนก่อน

    gabadha yariista ah ninka is qarxiyey xagiisa ayey o rodey . 25:41

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 6 หลายเดือนก่อน +2

    Qof walbo hadii shuute la hor keeno talow maxey aqriyaan cama cama cama aan u qaatay aniga

  • @bushra445
    @bushra445 6 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah shababta waa nacalad wajiyo xun eeyaha naagta dowladu waa iney sidii Russia ula dhaqantay kuwii weraray dhagaha iyo suga ka jarta iyo carabka

  • @Degaliah
    @Degaliah 6 หลายเดือนก่อน

    Meshu was bahalo galeen caadiya

  • @mudalibbudul1011
    @mudalibbudul1011 6 หลายเดือนก่อน

    Walhy wadamada qaar investigation laguma garo Ragan dadki so direy kolhore la keni laha

  • @xabiibaxmed9316
    @xabiibaxmed9316 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nio waxan Tiirka wadageeya
    Hadaan maxakamada Madax ka ahaan lahaa
    Hal nin macafiyeen wlhi

  • @Sa3dush
    @Sa3dush 6 หลายเดือนก่อน +4

    Kan leh wariya ahaan aan raby inan ku galo oo maskiga xiran xuu yahy

  • @muqtaaryare9368
    @muqtaaryare9368 2 หลายเดือนก่อน

    Alle hanaga qabto wixi dadka laynayaa

  • @farhiyoahmad9008
    @farhiyoahmad9008 6 หลายเดือนก่อน

    Sirdoonka qaranka shaqo weeyn ayeey umada uhaayan Allah hala garab galo

  • @abdirahmanise8407
    @abdirahmanise8407 6 หลายเดือนก่อน

    Laxoowla walaa quwata ilaa bilaaah Alle ayaa u maqan somaali rabiyoow umadaas u gargaar oo ka qabo kuwaas waxuushta ah ee umada sidaas u gubaya 😢

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise9024 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa wajigiisa loqariyeye

  • @stressboy-ts7pk
    @stressboy-ts7pk 6 หลายเดือนก่อน

    Halalayo qawarijta

  • @AhmedTarzan-eb4hb
    @AhmedTarzan-eb4hb 6 หลายเดือนก่อน

    Kuwa difaacaya in la toogto mudanyihiin

  • @Sikandarsikandarsaku
    @Sikandarsikandarsaku 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maxay thy mustaqbalka aadka leedahay dalka waa adiigi dalka iyo dadka babashe wlhi wa yaab

  • @abdiabdillahi9360
    @abdiabdillahi9360 6 หลายเดือนก่อน

    Sharciga ha maraan waxay galaagteen naf nool oo dunidan sanado ku noolaan lahayd.

  • @ifrahali7125
    @ifrahali7125 6 หลายเดือนก่อน

    Lacagta in ey ka qaatan ey eheyd kadibne dhahaan idima naqaano ileen waa arxan laawayaal umada soomaliyeed loo soo diray illaahow naga qabo balayada tirada badan umadiiba wey dhameeyen illaahow bisha Ramadaan fadligeeda nooga qabo illaahow wadan keena nabad nooga dhig aamiin🤲

    • @YahyeMomed-
      @YahyeMomed- 6 หลายเดือนก่อน

      Buga naxarista ifiriya kulaha wxs dhan madaxmaynaha jibuti kadambeya wecelka dadkisina hbn madaw ayu dila wllahena qarax kudhameyey😢

  • @NimcaXasaan
    @NimcaXasaan 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qorta ha lag Jaro am marba Cad halaga Jaro aniga ii kana

  • @hasanabdi8835
    @hasanabdi8835 6 หลายเดือนก่อน +1

    Meel wanagsan ayay maraysa

  • @YuulkaHool
    @YuulkaHool 6 หลายเดือนก่อน

    ASKARIGAAN ABAAL MARIN BUUXDA HALASIIYO.

  • @MohamedMohamed-zm8dv
    @MohamedMohamed-zm8dv 6 หลายเดือนก่อน

    Caruurtena inta aan barilaheyn wajibkooda kowaad inuu yahay difaca dadkoda iyo Dalkoda waxaa labaraa iney u dagalaman diinta diintana waxaa ka dhaxeysa dadka aduunka kunol marka dhalinyarada waxaa laga somara dhinaca diinta o la sira fadlan waxbarasha halla badalo wadani halaga dhigo dadkena dhamantood mahadsanid !

  • @homesports8346
    @homesports8346 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dowlada somalia waxaa kaqaldan war shirkadaha isgarsiinta heyadaha amniga gacanta haloo galiyo marka hore mida 2 waad musuq masuqa inta uu wadan ka kajiro shabaab qandaras koda ma idinka dhaman mayo wayo musuq masuqa ayaa marka hore meyl iska sosara

  • @shibiskadhehtv8382
    @shibiskadhehtv8382 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cc camerra ha la badiyo

  • @maanmuzze9394
    @maanmuzze9394 6 หลายเดือนก่อน

    Jaa fikirka wa padasheen miyaa

  • @Id_decoreLuxuryDream
    @Id_decoreLuxuryDream 6 หลายเดือนก่อน

    Loyaradan ayaga syaba shabab ushaqeya

  • @aishahasanabshir4034
    @aishahasanabshir4034 หลายเดือนก่อน

    Duco aan la.aqbalyn buu akhrisanaya yaahu

  • @YuulkaHool
    @YuulkaHool 6 หลายเดือนก่อน

    ISQARXIYOOW JANO MA ARAGTID, JAXIIMO LEE JIDKAAGA AH

  • @Qadafi-
    @Qadafi- 6 หลายเดือนก่อน +1

    AGOON IYO CURYAMIIN YAY KA DHIGEEEN DADKENA😢GODIGA IYO GODOMIYE SHUUTE MARNA SEEDI--BAHALADA ADUUNKA DHAFIYA💀

  • @abdirahmanadareahmed2101
    @abdirahmanadareahmed2101 6 หลายเดือนก่อน

    Gaalo kulahaa, sxb gaalo adinkaa ka xun, gaalo meel loo raaco ayeey leedahay lkn adinku khawaarij ayaa tihiin, naarta gal idam alle

  • @AKTVSHORTVIDEOS
    @AKTVSHORTVIDEOS 6 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaahi walahi it is so sad in carurtii 😢somaliyed sidaas dhan loqaldo please tiirka caruurtan halaga dhaafo dhaqan celin iyo barnamij hanuun ah halofuro

    • @Ms169ine
      @Ms169ine 6 หลายเดือนก่อน +1

      Halaga dhaafo kulaha
      Qof reerkaga ah hadii uu ka mid noqon laha kuwa ay qarxiyeen walee sidaas umad hadli laheyn

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 6 หลายเดือนก่อน +1

      Caruuur miyaa meshaan uga jeedaa. 15 haduu dhaafo agteena caruuur kama aha. Sidaas ula soco sxb

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 6 หลายเดือนก่อน

    Cali kamiin stadium intee ku taalaa mise stadium muqdisho ayaa magacii laga badelay

  • @hasanabdi8835
    @hasanabdi8835 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nimanku waa cadaw ee hala,laayo

  • @MahdiSamatar-jt1ng
    @MahdiSamatar-jt1ng 6 หลายเดือนก่อน

    Dhamaan halatoogto shulka weeyfasahaadiyeen

  • @atiquehalim5527
    @atiquehalim5527 6 หลายเดือนก่อน

    ateek

  • @fahadpeace5422
    @fahadpeace5422 6 หลายเดือนก่อน

    Inta ey laayeen ayaa badan ee hada hoos haloodiro

  • @najaxabdirisaq-w7n
    @najaxabdirisaq-w7n 3 หลายเดือนก่อน

    Kula wxn ahy nin dalka mustaqaba kale oo hadii u musu taqabal ka leyhy ma alshabab ayuu ku biri lahaa 😂

  • @samiirbinu21
    @samiirbinu21 6 หลายเดือนก่อน

    Shuute iihi iihi kulaha war guranayaa 😂

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 6 หลายเดือนก่อน

    CC CAMERADA FAA'IIDADEEDA WAAD U JEEDAANAA MAAD KASII BADISIIN INTA AY HADEER TAHAY OO AAD LUUQWALIBA LAAN WALIBA WAAX WALIBA IYO DAGMA WALIBA IYO GOLWALIBA MAAD GEYSAAN XITAA TUULOOYINKA GEEYA WAA HUBAAL IN AY IDIN ANFICI DOONTO.

  • @OmarArale-s1w
    @OmarArale-s1w 6 หลายเดือนก่อน

    Qarax kii lagu qabto asiga halagu xiro halagu dilo

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 6 หลายเดือนก่อน

    Kuwan difaacayaa waa la mid waa muriyaan iska dhigaya sharci yaqaano

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 6 หลายเดือนก่อน

    Dhamaantood laaya jeelka haku haynina waligood toobad keeni maayaane hadii kale waxay noqonayaan sidii qoslaaye baalaayo ummada ku dhex nool

  • @MustafaJamac
    @MustafaJamac 6 หลายเดือนก่อน

    Alshabaab qareen u noqo waa ehlu naarnimo

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 6 หลายเดือนก่อน +1

    😅😅😅 hadi ey ku cadaato in ey yuhuuda carbeed. Sacuudi iyo imaaraad u shaqeeyan. Hala dilo.

  • @abdurageedi2030-wh4xj
    @abdurageedi2030-wh4xj 6 หลายเดือนก่อน

    Haladilo kule

  • @mahatbarise4789
    @mahatbarise4789 6 หลายเดือนก่อน

    Alshaquuq yanan lo naxarisan ayahuba naxariista mayaqanan