GUNGAAR - WAX BADAN KA OGOW DHAGAR QABIHII QARAX ISKU XIRAY EE LAGU QABTAY GURICEEL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 908

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 9 หลายเดือนก่อน +42

    2024 inta Dawaneeso👍

  • @iqrasuleiman8965
    @iqrasuleiman8965 5 ปีที่แล้ว +174

    Askarta Somalia🇸🇴 dhaman Allah kor hakayelo . Shaqo Yar mahayano . Allah dhib hakahayo
    Viva Somalia 🇸🇴

    • @abdiwelidaud669
      @abdiwelidaud669 5 ปีที่แล้ว +2

      Hala togto.nar galahaa.intu.umata.sodafey.hiyadi.dilo.rabey

    • @superfun1819
      @superfun1819 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiin yaraabi

    • @fuadahmed6060
      @fuadahmed6060 2 ปีที่แล้ว

      Niman iska boolis oo masaakiin ah oo qarax suge ah ayaa noo shaqeeyo, aan u wada duceyna

    • @TripleA-wt3ne
      @TripleA-wt3ne 8 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @cabiirahaldha6534
    @cabiirahaldha6534 5 ปีที่แล้ว +146

    Wiilkaa yaroo kudhiiraday inuu qabto dhagar qabaha waa halyay hayay dhalay 👏👏👏👏👏👏👏👏

    • @nasrohasan4943
      @nasrohasan4943 5 ปีที่แล้ว +5

      Wiilka qabtay yaa telkiisa isiiya waagii qabriyada ay burburinayeen all shabaab aabahay bay qabriga kala baxeen maydkiisa dad mayd dayn waayay dad nool ma daynayaan maalin ay ahaato all shabaab anaa isku qarxinaayo asbo is wax loo dilo ma aqaan waliba qof bina aadam ah axay ax

    • @ahmednuurfeyleey684
      @ahmednuurfeyleey684 5 ปีที่แล้ว +3

      Waa nin habargidir ah

    • @cabiirahaldha6534
      @cabiirahaldha6534 5 ปีที่แล้ว +3

      nasro hasan 😢😢😢😢😢😢😢 Allaha unaxariisto Aabe

    • @realmhd7008
      @realmhd7008 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nasrohasan4943 Wax walpa dunida weyka dhcan iska samir wlashey

    • @duuliyekastamtv3017
      @duuliyekastamtv3017 4 ปีที่แล้ว +2

      @@nasrohasan4943 aminigiisa ayaa loobaqay wuxuu joogaa hargeisa wuxuu kashaqeeyaa shirkad yar

  • @Mohamud_A._Xamaraawi
    @Mohamud_A._Xamaraawi 4 ปีที่แล้ว +39

    Wiilkii qaraxaas fashiliyey ee isku duuduubay dhagar qabaha maanta oo 07-02-2021 ayaa qarax miino lagu dilay ilaahay ha unaxariisto janadiisana haka waraaabiyo qabrigana ha uwaasiciyo.😢😢

    • @ifraahifka292
      @ifraahifka292 2 ปีที่แล้ว +2

      allaha unaxariisto wlhi waka naxay askari miyuu ahaay😭😭😭😭😭

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ifraahifka292 maya shacab ayu ahaye

    • @Kabeeye_7
      @Kabeeye_7 2 ปีที่แล้ว +2

      👍

    • @karimmohamed9199
      @karimmohamed9199 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaha unaxaristo

    • @fuadahmed6060
      @fuadahmed6060 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah u naxariisto, waxaa loo dilay oo kaliya maxaad masaakinta u bad baadisay anagoo rabno inaa leyno. Khawaarijta waalid, walaal iyo diin midna malahan halagu jihaado naf, maal iyo maskaxba.

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 5 ปีที่แล้ว +176

    Askariga feejigna ee isha ku haye. Waa in la siiyaa abaalmarin weyn iyo darajo. 🇸🇴

    • @nasrohasan4943
      @nasrohasan4943 5 ปีที่แล้ว +6

      Alshabaab aabahay bay qabriga kalabaxeen macuneen ma ogi aabahay maydkiisa

    • @حفصةحسن-ظ6و
      @حفصةحسن-ظ6و 5 ปีที่แล้ว

      @@nasrohasan4943 subhanllah

    • @naanii1878
      @naanii1878 5 ปีที่แล้ว +1

      @@nasrohasan4943 Bisinka Abayo intee waye meshaas Dadkii intey layeen miyey Qabriga oga daba tageen

    • @abdirasaqasad1549
      @abdirasaqasad1549 5 ปีที่แล้ว +2

      Inta 2020 ila dawanaysa like sara

    • @nanihani7026
      @nanihani7026 5 ปีที่แล้ว

      @@nasrohasan4943 yaa

  • @saarayousuff8172
    @saarayousuff8172 5 ปีที่แล้ว +61

    Yaa yiri ciidanka wax ma qabtaan
    Naftyda wn iloway si an ubadbaadiyo shacabkyga
    Dadaal uma yare rbi hydinla garab galo ciidankeena.🇸🇴❣

    • @diiradamedia
      @diiradamedia 5 ปีที่แล้ว +3

      Waxgarad ayaa tahay wallo

    • @abasshusain9992
      @abasshusain9992 4 ปีที่แล้ว

      Ok

    • @zuhaipalli3739
      @zuhaipalli3739 4 ปีที่แล้ว +1

      Hadaanu ka fashilmen bamka uu sito ama u qarxilaha way qaban lahayen miya
      Ilahay ayaa mahada leh ka yeelay in bamku istago ama shaqayn waayo

    • @musemoses7453
      @musemoses7453 4 ปีที่แล้ว

      Alle ha ku xafidoh dadLkGa ha ka gaabin quruxeey

    • @qaalidhaji6288
      @qaalidhaji6288 4 ปีที่แล้ว

      War habar dirir banu nahey isha nagu bir magasho

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 5 ปีที่แล้ว +62

    Wariyihii aan jeclaa ( Afrika) wuu Soo rogaal celiyey. Maasha Allah. Ilaahay ha ku xifdiyo .

    • @abdinasirabdi4617
      @abdinasirabdi4617 5 ปีที่แล้ว

      Kuwa sarsare mxaa loo qabanla'yahay ilaa hda xubno sare laciqaawey ha ma arkin waa lasiideeyaa

    • @abdirashiidibrahimmuse5771
      @abdirashiidibrahimmuse5771 3 ปีที่แล้ว +1

      Alle qabriga how nuuro 😭😭😭😭😭

    • @khalilahmet9866
      @khalilahmet9866 2 ปีที่แล้ว

      Lkin hada wuu dhuntat😩😧

  • @jamaalcabdi5408
    @jamaalcabdi5408 5 ปีที่แล้ว +32

    Masha Allah will kii qabtay kheer Allah ku siiyo saad nafsada uku hurtay shacabka Somaliya iyo culimada soomaliya

  • @miminawewe2809
    @miminawewe2809 5 ปีที่แล้ว +21

    Wiilka yar askariga ah ee ninka qabtay, supap soldier we are proud of u!

  • @beerlula8876
    @beerlula8876 5 ปีที่แล้ว +19

    HG libaaxyadi somalia 🇸🇴 meel kastey joogan ilaahey hadiinku amaan sado ilaaheyna hadiin badiyoo idiin barakeeyo laantiin Somalia 🇸🇴 wax ladhaho majirilaheen💪🏼💪🏼💪🏼🇸🇴

  • @100ksubscribersyetnovideon3
    @100ksubscribersyetnovideon3 5 ปีที่แล้ว +212

    Qofka dhahaayo 72 xurul cayn kusoo dhawaynaayso muu asaga aado casuumaadaas 🤣

    • @aliabdiiid2
      @aliabdiiid2 5 ปีที่แล้ว +3

      asc war waxan been iyo fataatug magaran why walhi acuudu bilaah yaa wsc warxmtlhi wabrktu

    • @TheMrShibane
      @TheMrShibane 5 ปีที่แล้ว +10

      I'm not depressed bal ma aragte war wuxu doqon sanaaa alshabaab waa eeyo nacalada dadka inta dimirka la unbeey adeegsadaan hada kan dhaadhaan uuba u egyahay

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 5 ปีที่แล้ว +7

      72 siil ayuu ka soo dhex raadiyay Guriceel

    • @abdifatahcarvalho2818
      @abdifatahcarvalho2818 5 ปีที่แล้ว +2

      Ninkas waa naga cilmi badan yahy 😭🤣🤣

    • @marwalba3598
      @marwalba3598 5 ปีที่แล้ว +4

      muu 72 gabdhood dalka ka guursado

  • @gomeyre6320
    @gomeyre6320 5 ปีที่แล้ว +44

    Wariyihii aan jeclaa ( Afrika) wuu Soo rogaal celiyey waa naga soo daahday ustaad c/ caziiz africa

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 5 ปีที่แล้ว +62

    Caruurta iyo xaaska ha la daryeelo isna abaalkiisa ha la mariyo

  • @princesszamz9985
    @princesszamz9985 5 ปีที่แล้ว +25

    Great Job guys well done, good Job, we are proud of you, soldiers done a very good job

  • @laylaahmed5783
    @laylaahmed5783 5 ปีที่แล้ว +23

    Dinte ku banaysay inaad dad disho Evan qof gaal ma dili kartid illahy kuma banayn umadiisa inad disho subhanaalh

  • @abdihassan199
    @abdihassan199 5 ปีที่แล้ว +18

    Allow hooyo jannada gee. Wlhi hooyo waa naxariis badan tahay.

  • @ibrahim-ch1jv
    @ibrahim-ch1jv 5 ปีที่แล้ว +109

    Ma ahayn inay ilimihiis iyo xaaskiisa ay camerad soo hor fadhiisiyaan. Hadey so fadhiisinayanna inay at least qariyaan ayay ahayd

    • @mos1954
      @mos1954 5 ปีที่แล้ว +5

      Dhibta jirtaa waxeytahay xeelad qibradeysan oo kudhisan mehnad shaqo mataal meesha waa Un-laablakac dadaal wata sida ay kafursanweydana waalayeelaa,
      ma-oga in Confidentiality Qofka laqariyo wixiisa , waayo waxaa iskutacaluqa arimo badan ee nololeed,
      Adigoo samaan sameynaya ayaa lagayaabaa in waxyaabo badan oo qatarkeenikara ay sababaan waayo garaadku waxa uu kudhisanyahay hadba marxalada lagujiro sida loogadabaalanlahaa ayadoo qasaaraha layareenayo !

    • @ibrahim-ch1jv
      @ibrahim-ch1jv 5 ปีที่แล้ว

      @@mos1954 aad iyo aad walaal

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 5 ปีที่แล้ว +1

      My channel mel rule iyo rogeletion kajiraadba ka dhigtee.

    • @ibrahim-ch1jv
      @ibrahim-ch1jv 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ashaoali8020 waxay u baahanyihiin training ka dhan ah privacyga.

    • @AhmedAhmed-ez6nz
      @AhmedAhmed-ez6nz 5 ปีที่แล้ว +1

      My Channel maxay dhibaysaa hadii lasoo bandhigo maahin wax wax dhibayo qoyska xumaaan ma loogeysan teeda kale soomaalida kaamirada wax xun bay ka aaminsanyihiin

  • @canabquen380
    @canabquen380 5 ปีที่แล้ว +83

    Ax hooyada uun ayaan la ilmeyay 😭😭😭10 bil baan siday 2 sano ayaan nuujiyay 3 sano ayn fhabarkryga ku siday ax😭😭😭😢

  • @saidnur2555
    @saidnur2555 5 ปีที่แล้ว +24

    Subxanallah. Waxan ka naxey ninka hooyadiis xaflada ey joogto qaraxa uso qaadey illahow aduunkan fidnadiisa naga badbaadi

  • @TheBeastMan-nt4mv
    @TheBeastMan-nt4mv 5 ปีที่แล้ว +34

    Aduunka waxaa ugu Jaahilsan nin maskaxda iyo caqliga laga xaday oo Laga dhaa-dhiciyay in uu naftiisa Qarxiyo.
    Killing innocent people doesn't give you free heaven and 72 virgins you moron.

  • @jamalsweets
    @jamalsweets 5 ปีที่แล้ว +71

    tuug waaye labada wa isku danbi. yaan qabiil lafiirin oo labada nin yaan lookala eexan

    • @darishore814
      @darishore814 5 ปีที่แล้ว +15

      Kan magaalada u dhashay ayaa si xun Loo dilaya kaafirka anaa ku cid ah nin hooyadiis da,ah dili rabay iyo caruurtiisa subxanalah

    • @mirarajputkhan5682
      @mirarajputkhan5682 5 ปีที่แล้ว +7

      Xaata haduu wlalkey ahaan lahaa wandili lahaaa wacalka ya Allah wlalkey hakadhigin kuwaas

    • @marioyaska5609
      @marioyaska5609 5 ปีที่แล้ว +2

      caruurta unaxa iyo hoyadiisi udili lahaa otiri mahynkaro caruutan

    • @xalanesuldaan9371
      @xalanesuldaan9371 4 ปีที่แล้ว

      Sx

  • @Hassanoowww
    @Hassanoowww 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye aan iska dhig dhigo sida uu u hadlo Allow kuu naxariiso Abdiaziiz Mahamuud Guuled Afrika❤😢

  • @xamdisheikh7417
    @xamdisheikh7417 5 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanallaah nin hooyadiis iyo caruur tiisa xaas kiisa iyo walaalahiis in la qarxiyo garab ku siiyay wa murugo alle swt hana so hanuunsho aamiiiiin insha allaah aamiiiiin

  • @dahirsheikhdon3598
    @dahirsheikhdon3598 5 ปีที่แล้ว +20

    200 buu ummad dhan siistay iiman beel Walaahi in la dilo bey aheyd waayo kuwa kale oo ducufo ah baa ku quus qaadan lahaa.

  • @ifrahbintuyusuf4305
    @ifrahbintuyusuf4305 5 ปีที่แล้ว +14

    Alla meshas mxn maray guri ceel Allow dhowr iyo dhamaan somalia👏

  • @gomeyre6320
    @gomeyre6320 5 ปีที่แล้ว +37

    wiilka hala dalacsiiyo kashifay dhagar qabaha kor kala socday waa geesi mudan

    • @superfun1819
      @superfun1819 5 ปีที่แล้ว +4

      Sax wlhi waa wiil aad uficaan waye allaaha dhowro

  • @muhammedaliahmed2228
    @muhammedaliahmed2228 5 ปีที่แล้ว +52

    Ciidanka dalkayga Allow idin dhawr , waa ini jeclahay kal iyo laab.
    Naftood hurayaasha shacabkooda dhiiga u huraya Allow xafid, cadawgiin ha jabo Ciidanka qarankaygow

  • @MrkingBoy-b7z
    @MrkingBoy-b7z 8 หลายเดือนก่อน +1

    2024 daawooya❤
    Wariye Abdiaziiz africa Allah unaxariisto😢

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 5 ปีที่แล้ว +7

    waxaan ka sii yaa bey dadkan 200 oo dollar naftiisa u halaagaayo wey jiran yihiin mida kale hooyada waxey is leedahey in uu ilmahiisa korsado laakii waahooyo la aantiisa wey korayaan markuu galayey ayaa larabey in uu hoo yadiis iyo ilmahiisa ka fikiro laakiin waxuu mudan yahey waa in la marsiiyaa alshabaab dad oo aan waxba galabsan ayaa ku maqan dowlada ayaaau xilsaaran waxii waa jibaadkooda ah hala marsiiyo wuu qaldamey iyo maqaldamin mataalo sidey uga waan toobaan oo wadanka laga nadiifiyo meelkasta ey taagan yihiin laga sifeeyo waxey aqrinayaaan diin ma aha ee waa munaafaqiin umada masaakiinta ciribtiraayo

  • @falisabdi3206
    @falisabdi3206 5 ปีที่แล้ว +10

    Abdiaziiiz Africa soo rogaall ceeeliy❤️❤️cadowga uma somaliyeed alllah. Hanga. Qabto

  • @shamuuqmedia2119
    @shamuuqmedia2119 5 ปีที่แล้ว +32

    Dhagar qabayaasha allow jebi

  • @abdimahdi2980
    @abdimahdi2980 5 ปีที่แล้ว +17

    WAAN FILAAYAY IN AFRICA IYO SHUUTE MAALMAHAN WAXAY GURICEEL U JOOGEEN INUU FUDUDAYN ALSHADIIN ALLAHA NAGA QABTO

    • @faaraxceeydiid2153
      @faaraxceeydiid2153 5 ปีที่แล้ว

      Wariyaha wuu bilaabay afaaro qabiilkii waxba reerkiisa dhibka haysta Hana tusin ilaahbey leeyihiin hooyadii iyo ciyaalka ee 2duba haladilp was isku dambi awoowgood lagubka

  • @sowdakeyf4354
    @sowdakeyf4354 5 ปีที่แล้ว +41

    Xuralcaayn Kulaha 🤣🤣🤣🤣🤦🏽‍♀️
    Wllhi waa qosley 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Naga cilmi badan alshabab 🙄🤦🏽‍♀️

  • @sakijama7801
    @sakijama7801 4 ปีที่แล้ว +2

    Asigooo raby in uu hooyadiis dilo ayay leedahy ha la iiso daayo alle hooyooyinkeen janada ha geeyo

  • @ccasisyosef3936
    @ccasisyosef3936 5 ปีที่แล้ว +10

    Viva ciidanka somalia shaqo fiican qabateen guul iyo gobanimo

  • @ruweydatiktokchannel8687
    @ruweydatiktokchannel8687 5 ปีที่แล้ว +4

    Asc war aniga waxaan la yaabey alaabtaas weyn sidey dadka ula dhex mareen oo abnigana u arki. Karen.walaahi Adan jano iyo xuralceyn eyaha Narta jaxiimo amiin!!!

  • @hamdiahmed711
    @hamdiahmed711 5 ปีที่แล้ว +12

    RABIGA UMADIISA KABADBAADIYEY BA MAHAD ISKA LEH.

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer Guriceeloow eelaayda iyo jareerta magaalada ka ilaaliya

  • @amiiratow2289
    @amiiratow2289 5 ปีที่แล้ว +3

    Hoyadu wexey tiri wxan ka codsana inlidayo anigu wx mahayo kuwane wx mahayan😪hoyo wa hoyo qaladne wU dhaha yanlaga fogeyn wiilkeda😪😪😪😪😪

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 3 ปีที่แล้ว +1

    Maskiin. Waa la soo qalday. Ninkaan yaan la dilin. Aaway aabihiis iyo hooyadiis walaahi calooshuu i huriyay. Somali Walaahi wee i bedeshay saanaa SubxaanAllah

  • @ca6611
    @ca6611 5 ปีที่แล้ว +22

    Ala hooyo qaalisanaa isagoo iyada dili lahaa ayey ha la ii soo daayo

  • @lahiyealidalmar3566
    @lahiyealidalmar3566 3 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulillaah anaga manihin dadkad qaldi kartiin ano kuhadlaayo magaca Ahlussunnah Waljamaaca 📿

  • @dii-1055
    @dii-1055 5 ปีที่แล้ว +41

    ar hoooyaa ilaahaw hooya kasta danbigeda dhaaf

  • @farhiyoelmi52
    @farhiyoelmi52 5 ปีที่แล้ว +11

    Maasha Allah afrika

  • @shacbanofficialchannel7341
    @shacbanofficialchannel7341 5 ปีที่แล้ว +6

    Nio Magaalooyinka Dhuusa mareeb iyo Guriceel waa 2da magaalo ee ugu nasiibka xun magaalooyinka somalia maxaa yeelay waa magaalooyin ay culumadooda aay Qayilaan oo aay quraafaadkana dadka aay ku aqriyaaan 💪💪💪💪💪 wllahi waxa aay ku hadlayaan culumada qayila qof in yar oo caqli ku jira xitaa ma rumaysanaayo qofaa buubay 90ka aay ku jiraan ayaga meey buubaan 😂😂😂😂😂

    • @abdirahmanalimohamed1419
      @abdirahmanalimohamed1419 4 ปีที่แล้ว

      Barnaamijka laga hadlaay iyo meeshaad ka hadlayso ismaba lahan. Tan kale ma fikirka gaalaysiinta ayaad aaminsantahy? ومن يقتل مؤمنامتعمدا فجزاؤه جهنم خالدا فيها. Runtii Ugus kuwooda waawayn may isqarxiyaan. Waakuwaan siyaasadi kusoo biirayo. Sida Abuumansuur. Runtii wax baro indhaha furo. Diinti aakhiru samaan ayee maree. Diinta baro. Firqooyinkan ka tag.

  • @IfraaxCabdiqaadir-y4o
    @IfraaxCabdiqaadir-y4o 2 หลายเดือนก่อน

    Wariye cabdi casiis afrika allow kuu naxariso😢

  • @mustafebootaan6727
    @mustafebootaan6727 5 ปีที่แล้ว +11

    Guys come on dadka aad waraysanaysaan oo riyadka ah wajiyadooda qariya si aan dib loogu soo raacin

  • @naanii1878
    @naanii1878 5 ปีที่แล้ว +2

    Muqdisho waxa qasayo dhan waa From Gobol illh hanaga qabto

  • @shasha-sn3wy
    @shasha-sn3wy 5 ปีที่แล้ว +12

    Dugsiyadaaan albabada halo xiro midwalbo dugsiga laygu baray buu leeyahy

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 5 ปีที่แล้ว

      Sarkaalka Yar waa in la.abaal.mariyaa

    • @حفصةحسن-ظ6و
      @حفصةحسن-ظ6و 5 ปีที่แล้ว

      Quranka illahy meshi lagu baranaye ayey been kashegen kuwan

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 5 ปีที่แล้ว +7

    إنا لله وإنا إليه راجعون...
    Xaaskiisa iyo hooyadii Ilaahay ha u gargaaro

  • @abshirdirie8631
    @abshirdirie8631 5 ปีที่แล้ว +8

    Hooyo always hooyo dumarku dhaxriis badana ilahy hawada dhawro waa nimcoyinka ilahy Subxanallah

  • @missxayichannal5096
    @missxayichannal5096 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allh jawiga guri ceel wan ka helay from Puntland

  • @moaimar339
    @moaimar339 5 ปีที่แล้ว +14

    Waxay helen cadalad sax ah dil ma aysan geysan maxkamada wa uga mahad celinaya sida wanagsan e ay cadalada ugu samaysay muwadininta

  • @superfun1819
    @superfun1819 5 ปีที่แล้ว +2

    Subhanalaaah 😩😩😩 allow raggena shaydan cali dheere noo ga reeb

  • @abdinoorninweyn2076
    @abdinoorninweyn2076 5 ปีที่แล้ว +13

    i like somalia from hargaysa

    • @100ksubscribersyetnovideon3
      @100ksubscribersyetnovideon3 5 ปีที่แล้ว +1

      We love Somalia from xamar 🇸🇴💯💪

    • @mohamedkhadaab8514
      @mohamedkhadaab8514 5 ปีที่แล้ว +1

      Hargaysa is not country.

    • @khalidsl686
      @khalidsl686 5 ปีที่แล้ว +5

      @@mohamedkhadaab8514 Hargeisa is the capital city of Republic of Somaliland.

    • @abdinoorninweyn2076
      @abdinoorninweyn2076 5 ปีที่แล้ว

      is not capital in the region somalia

    • @khalidsl686
      @khalidsl686 5 ปีที่แล้ว +1

      @@abdinoorninweyn2076 what are you talking about?

  • @faisalabdikadir3406
    @faisalabdikadir3406 5 ปีที่แล้ว

    Aniga waxan la yaabay liidashada iyo sida loo buunbuninayo raggan addun iyo Aakhiraba seegey, war dadkan markey wareysiga laga qaadayo mahayn sidi rag wadanka u halgamay oo wax ficn qabtay kale in lo wareyso waxa lo baahna iyo la jirdilayo isago ooynaya in la so duubo, ninkan qosolkisa iyo jewiga degan ee kujiro aya aniga i dhibaya kuwa kale oo ka danbeyana waxay niyadda ku qaban donan inay sidaas oo kale iyago faraxsan lo qaban dono. War idinkagaba raba inay kuwo kalo badan is qarxiyan qaabka marka mujrim la qabto lo wareyso wa jirl dil iyo xanuujin ee mahan in sidi qof wax fican sameyey loo wareysto. Dadku qaraxa ku dilayo waxa iga xanuun badan in isago qoslaya ad wareysatan😡😡😡

  • @Abdifatah.vlogs7
    @Abdifatah.vlogs7 5 ปีที่แล้ว +5

    Anigu meesha aan kuqabto ayaan labadoodaba ku dili lahaa!l😡😡 shabaab cafis malaha iney noolaadaana uma qalmaan dhagar qabayaashu

  • @deeegaaan45
    @deeegaaan45 5 ปีที่แล้ว +1

    Dowlada waxaan kacodsaneynaa iyo maxakamada sare in codsiga maamada iyo gabadha xaaska ah ee ilmaha kufadhisa codsigooda laqeymeyo allaah dartiis codsigooda uqiimeya oo buuga naxariista ufiirsha😭😭😭😭😢

  • @mohadekabdirizakjr2185
    @mohadekabdirizakjr2185 5 ปีที่แล้ว +7

    Wllhi wariyahan Codkiisa waan iska jeclahay mnshllah shaqo fcn ayaad hesaa cadowga Allaha ka qabto

  • @kayakaya8675
    @kayakaya8675 5 ปีที่แล้ว +1

    😱 Omg dadakan caqligodi intuu adeyy 😢😪😪😪😭😭😭 maxy hellayan dadkodi wakuwan xasuqeye 😭😭😭😭
    Yaa rabi
    👋😭😭

  • @akramcabdi8008
    @akramcabdi8008 5 ปีที่แล้ว +11

    Ma ahen in caruurta iyo familyka la hor keeno camerada mx helay nolashoda ya riska gali karto

    • @oraahsamelyrics9357
      @oraahsamelyrics9357 4 ปีที่แล้ว

      Adr Grceel Shpap Lagama Cabsado Shicib iyo askarba

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 5 ปีที่แล้ว +6

    Niyahow africow mad misan dhimid isku sameysid wyo hadi mlin orad u bahato maba carari kartid wagii horaa ficned wad ogthy inad cagahaga ku baxsaty ilah hanaga qabto shabab😭😭😭😭😭😭

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 5 ปีที่แล้ว +18

    Wariyahaa markaan maqlo alshabaab ayaa igu soo dhacda qarax, bamb ,dil, toogasho, baaba dhac, shirqool, fajo,

  • @alverde8
    @alverde8 3 ปีที่แล้ว +2

    Hooyadiis uu Rabay in uu diluu rabay waxayna donaysaa in la cafiyo wiilkeeda allow hooyo noo daa

  • @raageahmedmoussa274
    @raageahmedmoussa274 5 ปีที่แล้ว +17

    wariye wayn walh ninkan bilad dahaba ayuu astaahila ok allaah haku xfdiyo bro

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 8 หลายเดือนก่อน

    Allah hakuu naxariisto walaal Africa

  • @mohamedmadaale824
    @mohamedmadaale824 5 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan wariyaha ah walee waan ubaqayaa waa geesi cabdicasiis Africa lakin nimanka wajiga duuban kolay way kudabajiraan ragaasi ragbadan oo halyayo somali ah ayay dilaan Allaah Haka badnaadiyo isaga iyo inti muslima

    • @marioyaska5609
      @marioyaska5609 5 ปีที่แล้ว

      mar ayeey dhawaceen anfila yurub ayuu jiri jiry gormu imady

    • @AbdirashidMuse-v4p
      @AbdirashidMuse-v4p 2 หลายเดือนก่อน

      Weeydileen saxib wariyaha

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 5 ปีที่แล้ว

    subxaana allaah yaa raxmaan imtixaankaan soomaaliyeey hadaynaan alle u toobid keenin oo is cafin qofkastana masuuliyaad iska saarin naftiisa iyo nafaha kale sideen markaa uga baxaynaa dhibkaan nahaysta iyo dhibaatadaan ku daba dheeraatay wadankii nabada ahaa uu quxuxda badnaa oo aaminka ahaa oo qokii qofdila loo dili jiray qofkii qofdila oo meel kale u carara waa la soo qaban jiray waxaan xasuustaa oo subixii la tooganaayey aan ka mid ahaa naag ninkeeda dishay oo itobiya inta u carartay la soo qabtay , subxaana alaah cuqubadan waxay nooga timid inaan ushuri waynay nimcadii alle nasiiyey oon arki waynay allena aan ka jeesanay.
    qoladii alle ka jeesatana ibtilooyin ayeey la kulmaan. adduunkii naga horeeyey halmar ayaa la halaagi jiray markay abiyada alle soo diray ka quustaan, subxaana allaah maxaa dadkaan ku dhacay? yaa raxmaan nooga hiili dadkaan adaa garsooraa yaa raxmaan soomaaliya waa dad muslina yaa raxmaan qaladkeenii waa ka toobad keenay inaan nimcadaada arki wayno
    yaa raxmaan maalin walba wiilal yaryar ayaa gumaadaayo maatidah yaaraxmaan adiga ayaan kuu dhiibanaynaa dacwadeenah
    yaa raxmaan naga soo gaar oo xaqa tus maalin walba dhibaatooyinkii kale way soo gudubtay soomaaliya tan ayaa hada nahaysato yaa raxmaan dadka way daaleen yaa raxmaan noo dabi dhaaf
    rasuulu allaah sala allaahu calayhi wasalam raxmad ayaa loo soo diray garabkiisa ayuuna u raaracin jiray waligii xataa asxabii u adeegi jiray rasuulu allaah ma dhihin maxaad waxaa iyo qaxaa u sameeyn wayday subxaana allaah naxariista rasuulka sala allaahu cayhi wasalam ma la koobi karo
    yaa allaah ka soo gaar soonaaliya yaa allaah ka soo gaar soomaaliya yaa allaah dhaantayo noo danbi dhaaf aamiin,
    waa wax aad looga xumaado qof dhahaayo muslin ayaan ahay oo hadana naar isku soo xiraaya oo raba in uu dadkiisii laayo yaa raxmaan allaahuma anta salaamu anta salaamu waminka salaamu tabaarakta yaa daljalaali wal ikraam

  • @idrisarab3783
    @idrisarab3783 5 ปีที่แล้ว +18

    Hooyadii inuu dilo ayuraby
    Hadan 72 xawralcayn ayaan helaya kulahaa
    Maskaxda ayaa laga qabsaday

    • @superfun1819
      @superfun1819 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh 😁😁😁

  • @kaalintechnology
    @kaalintechnology 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto Legend Abdiaziiz Africa.

  • @farxiyamohammed5453
    @farxiyamohammed5453 5 ปีที่แล้ว +8

    13:45 ee hoyooy hadii laguu so daayo ammuu meshiisa kasii wataa qaraxyada???😥😥😥 sida qeerka kujiro allaa garan!

    • @marioyaska5609
      @marioyaska5609 5 ปีที่แล้ว +1

      abyo hoyo meel baa maqan amuu kulabta umay fakerini waxy isleedahy waxano caruurah yaa korinayh qarac labo maha

    • @عبداللطيفمحمدمحمود
      @عبداللطيفمحمدمحمود 5 ปีที่แล้ว

      Hooyo wa jeclenhaay ialheeyna nama fitneeyo dadki xumadana alh so hadeyo lkn sheekadan si caqli ah laraba naxaris majiro qalbiga Lagama hadlo caqliga laraba ada laso deeyo sidi kadaran hoyadis ado rabana woo dilaa

  • @muusehassansiyaad2573
    @muusehassansiyaad2573 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdicasiis Africa waa how gar waye ninkaan cabdcasiis Ada kusalama zxp hormar wacan

  • @nimcochannelnimcochannel9712
    @nimcochannelnimcochannel9712 5 ปีที่แล้ว +6

    Muslin inaa disho maa hural ceeyn kuhelee waciwaadu bilaah diin maheeystaan alshabaab Ee allaha naga qabto

  • @decocade7812
    @decocade7812 3 ปีที่แล้ว +1

    Muslasalka afmer inta kuxiran liketa dhacdhac igusii

  • @mahadow1
    @mahadow1 5 ปีที่แล้ว +4

    Inta meesha ku sheegan waxaa ugu tala xun Mr DHUBAD 😉
    Wax IIMAAN DARAN WEEYE 😔

  • @abdiazizhussein1375
    @abdiazizhussein1375 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayba mahadleh umaddaa ka badbaadiyey qaraxaa ilahayow umada Dhibaatada ka qaad ka is qarxinyaa wuxu Aaminsan yahay inuu diinta difaacayo kuwa la qarxinyaa diinta ayey xusayaan hadaba ilahay ma diintiisa ayuu inagu ciqaabayaa dhibaato badan ayaynu ka marynaaye 😢😢

  • @wadani7695
    @wadani7695 5 ปีที่แล้ว +5

    72 xuural cayn kulahaa naarta ku dhac insha,allaha

  • @ahmednuurfeyleey684
    @ahmednuurfeyleey684 5 ปีที่แล้ว

    Aad baan uga naxay markii la gaarey qoys kiisa bal caruurtaas masaakiinta ah iyo xaas kaas aan indho aan asaga ahayn haysan kasii darane hooyadaas 90 jirka ah😢😢😢

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 5 ปีที่แล้ว +8

    Kkkk xuural cayntaan ciyaalka lagu waalay yaasoo arkay? War been badnaa nin dad halaagay in 70 gabdhood oo bikra ah lagu abaal mariyo waa cadaalad darro uma malaynaayo in ilaahi dambiile 70 gabdhood ku abaal marin doono halaga fiirsado

  • @mohamedyusuf8631
    @mohamedyusuf8631 4 ปีที่แล้ว +1

    Sanadkii hore iyo sanadkii tagay, wax la isla garanayo ma ahe, mudane wariye fadlan sanadka magacissa sheeg!

  • @hafsacali1152
    @hafsacali1152 5 ปีที่แล้ว +5

    Naarta Allah ku gu fogeeyo insha Allah

  • @bogganaseexadaislaamka8659
    @bogganaseexadaislaamka8659 4 ปีที่แล้ว +1

    Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo

  • @faboaliens836
    @faboaliens836 5 ปีที่แล้ว +11

    Xabsiyada somalia macawiis malaga xirtaaa🤔

    • @badriyobella6829
      @badriyobella6829 4 ปีที่แล้ว +1

      Jaahil baa tahay macawis baa ku mashquulsan tahay orad iska seexo adeer waxaa ku hadashaa wayday😂

  • @karooneuroone2145
    @karooneuroone2145 5 ปีที่แล้ว +1

    Maanshallah maanshallah ciidamadeena sharafta leh
    Allaha barakeeyo sarkaalka dada yar allaha xifdiyo
    Wiilasheena soomajeestayaasha ahna guuul 🇸🇴

  • @fartuunahmed9972
    @fartuunahmed9972 5 ปีที่แล้ว +14

    Wariyahan alaha xifdiyo wlh wajeclahy si gesinimo ayu uhadla

    • @fahmi1435
      @fahmi1435 2 ปีที่แล้ว

      C.aziz africa alle how naxariizto

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 5 ปีที่แล้ว +1

    Good job libaaxyo abaalkaa ALLAAH ayaad ka heli doontaan insha ALLAAH

  • @mohamedmusse8140
    @mohamedmusse8140 5 ปีที่แล้ว +3

    Illaa dalkaan ITIXAAD laga madhsho oo hidihii iyo dhaqankii uu lahaa lasoocesho oo INDHA SHAREER LAMAMNUUCO OO AAN UGUS IYO DADKA QARIYA SIDA EHELADA LALAYN DALKAAN WAXBA KAHAGAAGIMAAYAAN:

  • @sahraadan6762
    @sahraadan6762 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahaygii dadkayaga nooga badbaadiyey maalintaa baa mahad oodhan u sugnaatay kadib ciidankayga geesiyaasha ah ee naftooda ku biimeeyey inay shacabkoooda isaga dhigaan qaraxa iyo balaayada ay soo maleegeen dhagar qabayaashu waxaan kaloo u mahad celinaya
    Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Cadaalada ku xukumay ninmaanka rabay inay dad aan waxba galabsan xasuuqaan lkn ilaahay ka qabtay maadama aanay dhiigii gelin aan qisaasin ee xabsi daa:in ku xumay halkaa waxaa iiga muuqata aqoonta durugsan ee ay leeyihiin iyo taxaderkooda ysaraakiisha maxkamadaha ciidanka qaranku

  • @Abdulqadir367
    @Abdulqadir367 5 ปีที่แล้ว +17

    This guys life sentence in la siiyo maaha. Because their intentions were to kill an innocent people including their love ones . Therefore waxa fiican dil . With all honesty.

    • @shureymabdi2934
      @shureymabdi2934 5 ปีที่แล้ว

      sacdiyo ABUKAR xabsi dain somalia yu wax ka dhiba

    • @Abdulqadir367
      @Abdulqadir367 5 ปีที่แล้ว +1

      Sax then waaba la bixin karaa if the administration ka la badal

    • @mahdibra8592
      @mahdibra8592 5 ปีที่แล้ว

      That's what they deserved brother you are right but I would like to handle them

    • @omarmohamud9903
      @omarmohamud9903 5 ปีที่แล้ว

      Wlh markan cida iyo durufta firiya colol xumo iqabaneysaa asaga nin lonaxo maaxa waayo umad Dan noloshodhu iyo 20 sistay iman laawe

  • @yiiyaanmadadaal4457
    @yiiyaanmadadaal4457 5 ปีที่แล้ว

    Sidee baad qur'aanka u dhamaysay laba mar laakiiin risaaladii ilaahay (cazza wajal) iyo Nabi Muxammed(sallalaahu caleyhi wassallam) aad u garanwayday...oo aad u naxariisan weyday walaalahaa muslimiinta ah..xaasid aan qalbi iyo maskaxba lahayn

  • @petrucci1794
    @petrucci1794 5 ปีที่แล้ว +3

    Imaanka Allah kaaqaad. War bal hooyadiis iyo caruurtisa nin rabay inu laayo dadkale maxey agtisa kayihiin. Hooyo wa beer Ben maaha iyado og inu dilo inu rabay bey hadana cafis uweydineysa. Hoyoyinka dhan ilahay haugargaaro meshey jooganba

  • @Imanibrahim1983
    @Imanibrahim1983 4 ปีที่แล้ว

    Waligay ma'arag waligeey nin hooyadii Rabay inuudilo subhanallah

  • @hailegoome7817
    @hailegoome7817 5 ปีที่แล้ว +4

    shaqo fiican maxkamdda qalabka sida ilaahay cadawgiina ha idinka guuleeyo

  • @superfun1819
    @superfun1819 5 ปีที่แล้ว +1

    Viva nabad iyo nolool iyo all reer guriceel. Dhameeyo alshabaab

  • @abdishakur1942
    @abdishakur1942 5 ปีที่แล้ว +5

    Diinta ayaa la iskugu soo dhumanaya ninkan dugsi quraan baa la iga tashkiiliyey buu lee yahay. Somaliyey dugsiyada waxa loogu dhigayo caruurtina la socda

    • @awbarre7009
      @awbarre7009 4 ปีที่แล้ว

      Abdi Shakur waa runtaa Mr. A Shakur waxaan in badan ka hadalnay dhagar qabaha duurka iyo kaymaha ku jira in laga qatar badan yahay oo kuwa dugsiyadda iyo iskuuladda sidoo kale ganacsiga ku haysta magaalooyinka maamulada ka jiraan ay had iyo jeer taageeraan alshabab!

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 6 หลายเดือนก่อน

    Afar sano ka hore ayan commenti ka bixiyey manta uu iga hoseeya illahay ha unaxaaristo abdiaziz afrika wariye ad an uu jeceela 😭🤲🏼
    19:26 ninka dhalyarada ah ee dhaqar qaba la socdeey ee ku guleystay wa geesi abdihakim
    Illahay dhaqar qabayasha umadi somaliyed dhameyey sii xun halo dilo from Djibouti nolada walala somaliyed gacmaha is qabsada oo cadowga iska ceeliya ishaallah 19/07/2024

  • @wadania932
    @wadania932 5 ปีที่แล้ว +8

    Labada hala dili, dad masakin ayay rabayn in ay dilaan, qabiil yaa la fiirin xabsi waxna ma aha..

  • @Shumeey656
    @Shumeey656 5 ปีที่แล้ว +2

    cali dhubad hala dilo plz duli waaye hooyadiisna yaan ladhagaysanin

    • @MaliMill
      @MaliMill 2 ปีที่แล้ว

      Hoyadis Hala Dayo kulaha maxe rabta ino so labo oo dad dilo

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 5 ปีที่แล้ว +7

    Mncha allaH waa wx ilahy logu mahad nqo ilhay raganimada raga bad badiyay dadkoda

  • @zadaqnuur7
    @zadaqnuur7 5 ปีที่แล้ว

    Waxaan marwalbo ku fikiri jiray al shabaab Dadka is qarxiya dhahaan tallow ma walidiintoda mala dhahay wala dila ama is qarxiya hanjabaad ah reerkaaga dileyna cama laakin nin hooyadiis qarxin rabay bismillah