Xuska fanaankii Maxamed Saleebaan Tubeec ee Sudan, qaybta1-aad.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 328

  • @MohamedHassan-wy8rq
    @MohamedHassan-wy8rq ปีที่แล้ว +82

    Good people attracts another good and great people. I can say Somali people love their Sudanese brothers and sisters. Peace to Sudan. Thanks Mr: Hareri

    • @adamosman4185
      @adamosman4185 ปีที่แล้ว +4

      Aamiin yaa rabbi ❤ yaa allaah anaga oo soomaali ah & walaaleheen suudaan nabad & naxariis na sii ❤

    • @yonisman2089
      @yonisman2089 ปีที่แล้ว

      Is faan faani hee ķkkkkkkkkkkkkk

    • @carafadaleeli272
      @carafadaleeli272 ปีที่แล้ว

      😂😂 carabi dii intaan aqanay dhaafty

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว

      You can thank Sudan , but Somali youth singing trash and think they are artist don't even look into Somali music culture and show respect to it.

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +12

    waaaa ceeeb inaan inagoo somalia ah xusi wayno king saleebaan tubeec king of somalia waaan hambalyeeynayaa walaaleheena rer Sudan Allah peace and life Sudan peopoles Yaa allaah

  • @ABashir283
    @ABashir283 ปีที่แล้ว +5

    🇸🇩 🇸🇴 Huge love from Mogadishu to our Sudanese brothers and sisters
    Hareri Thank you for the beautiful video

  • @ahmedabdimohamed7231
    @ahmedabdimohamed7231 ปีที่แล้ว +15

    كم أحب هذا الشعب الاصيل، من إذا راتهم تتذكر معني الأخوة،معني الضيافة والكرم،معني الشجاعة في وقتها.
    اللهم احفظ اهل السودان من شر الحاقدين.

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah ปีที่แล้ว +8

    Allaha unaxariisto Fanaankeenii waynaa Tubeec. Dadka reer Suudaan waa Mahadsanyihiin in ay xasuusteen in ka badan inta uu qalbigeena ku noolyahay. Wariyaheena wayn Abdisalam Hareeri asagana waa keyd wayn oo dadka Soomaaliyeed leeyihiin sida uu xogaha iyo taariikhaha noosoo gaarsiinayey intii nolosha badankeed ahayd. Barakallaah. halyeeyadeena aan karaamayno.

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 ปีที่แล้ว +22

    Allaha U Naxariisto Fanaankii Soomaaliyeed oo laga Dhageysanta Ilaa Maanta 5tanta Soomaaliyeed allaha U Naxariisto Boqorkii Codka Moxamed Saleebaab TUBEEC Aamina Yaa Allaah

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 ปีที่แล้ว +9

    Allaah subxaanahu watacaalaa how naxariisto Maxamed Saleebaan Tubeec iyo dhamaan maytida muslimiinta.

  • @ahmedawliyo5295
    @ahmedawliyo5295 ปีที่แล้ว +9

    أللهم جنب أهلنا في السودان من كل مكروه وسوء، ندين لكم بخالص المحبة و العرفان،
    عاشت السودان الشقيقة و الحبيبة.
    أخوكم في أرض الصومال، هرجيسا بالتحديد. ❤

  • @libaaxeryade1799
    @libaaxeryade1799 ปีที่แล้ว +3

    Soomaali waa aasi og, siduu gaariye sheegay AHUN marka qofku dhinto ayuun baynu aaSkiisa ka dul qiiroonaa halkaasna lagu iloobaa, cidna ma xusto oo ma xasuuusato xittaa hadduu boos lama taabtaan ah ugu jiray bulshada, waad ku mahadsantiin waxa aanu garanweynay inaad noo garataan walaalahayaga suudaanow, ustaad DARIQ AL ZAIN iyo kooxda ifriiqiya ❤
    Alle hakuu naxariisto maxamed saleebaan tubeec.

  • @OGOWPartnersCo
    @OGOWPartnersCo ปีที่แล้ว +45

    We have a dream that ONE day may our people in Hargeisa, Mogadishu or Garowe will invite this Sudanese singer and his band to our land by honoring them and praying to our late Mohamed Saleban Tubeec, Rest Him in Peace

    • @naruurab1114
      @naruurab1114 ปีที่แล้ว +2

      Iyo jigjiga

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว

      You can thank Sudan , but Somali youth singing trash that think they are artist don't even look into Somali music culture and show respect to it sadly

    • @IB_Adam
      @IB_Adam ปีที่แล้ว +1

      @@naruurab1114
      Iyo Fiiq, the hometown of Sainab Xaaji Cali Baxsan iyo Raage Ugaas!

    • @moe895
      @moe895 ปีที่แล้ว +1

      I hope too nisha Allah

  • @sidiqmohamoud-zj8tz
    @sidiqmohamoud-zj8tz ปีที่แล้ว +4

    Halkan waxaan ka salaamayaa Alfanaan Thaatiq Sain, C/salaam hereri, Brakhad ciise iyo dhamaan asxaabta kale ee qiimaha badan ee ka qayb qaatay munaasibadan. Fanaan Maxamed saleebaan tubeec wuxuu ahaa qofka ugu qiimaha weyn fanka Soomaalida marka laga eego dhanka sawdka, alle ha u naxariisto, weligeen waynu xusi doonaa, xasuusnaan doonaana.

  • @youngdhegbour8919
    @youngdhegbour8919 ปีที่แล้ว +4

    Allah ya-cisk wllhy sudaanidu waa dadka aduunka ugu codka macaan
    Bal eeg ninkaa aan afsomaliga
    Garanayn siduu ugu luqaynaayo heesta soomaaliga ah
    Maxamed saleeban tubeec allah hakuu raxmado
    Kaban cod iyo qaaba waa isku.mid suudaanida iyo soomalidu
    Allah nabad haka dhigo suudaan
    Cabdisalaan herreri allah cimriga hakuu barakeeyo adna

  • @abdillahiisse
    @abdillahiisse ปีที่แล้ว +3

    تحياتنا لشعب السوداني الشقيق و نسأل الله ان يهون حالهم في هذه الأيام الصعبة عليهم.
    عشت مهاعم و لي زملاء و اصحاب و هم أكرم ناس و اطيبهم، تجمعنا مع المجتمع السوداني جميع روابط الثقافه بس تفصلنا الجغرافيا.
    شكرا لك استاذ عبدالسلام علي ما قمت عليه.

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 5 วันที่ผ่านมา

    يا سلام تحيةعاطرة من كينيا لاخوانننا واخواتنا السودانين حياكم الله انتم مغروسين في فادنا فواجب علينا رجوع السودان العظما انشا الله

  • @jamaalhaji520
    @jamaalhaji520 ปีที่แล้ว +2

    Walahi ninkaan waa cajiib masha allah ustaad dhaarig cimriga alkaha kuu daayo ❤We love our Sudanese brothers very much🇦🇪🇦🇪🇦🇪 18:10

  • @xaashitv7119
    @xaashitv7119 ปีที่แล้ว +1

    Allah unaxariisto fanaankeenii waynaa mohamed saleebaan tubeec
    waxaa kaloon u mahad celinayaa fanaanka qaaliga ah ee ree sudaan daariq al,sain iyo wariya wayne ee soomaaliyeed abdisalan hereri
    Intaas markaan ka imaado waxaan halkan uga ducaynayaa walaaleheen ree suudaan oo maanta ama caawa uu dagaal foolxun ka socdo waan u ducaynaynaa inuu allah isfahan siiyo taliyayaasha isku haysta talada dalkooda allah ka qaboojiyo amiiin
    WABILLAHI-TOWFIIQ

  • @khadarbaadil3419
    @khadarbaadil3419 ปีที่แล้ว +47

    We, Somalis, are grateful to the people of Sudan, Tariq in particular, for honoring our prolific singer and music artist, Mohamed Sulaiman Tubec, also known as the King of the Voice by Somalis. We also pray for you in this difficult times.

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว

      You can thank Sudan , but Somali youth singing trash and think they are artist don't even look into Somali music culture and show respect to it.

  • @awesamin1930
    @awesamin1930 ปีที่แล้ว +3

    I have been in Sudan in 1979, they are awesome and lovely people. I always listen Sudanese songs. I pray for Sudan!

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 ปีที่แล้ว +3

    Illaahay ha u naxariisto oo jano Fardausa ha geeyo Mohammed Saleebaan tubeec Aamiin

  • @mahadibrahim1615
    @mahadibrahim1615 ปีที่แล้ว +5

    تحياتي لإخواننا السودانيين. أتمنى السلام والطمأنينة والازدهار للسودان. أيها الإخوة ، نحن فخورون جدًا بحضارتكم وتعليمكم وروح الدعابة لديكم. من فضلكم أوقفوا الحرب ، نحن الصوماليين نعرف العواقب الحقيقية للحرب الأهلية اكثر من أي يشعب آخر في العالم كله.

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed ปีที่แล้ว +12

    انا من السودان لا افهم اللغة الصومالية ولكن احب الغناء الصومال..

    • @mustihaji97
      @mustihaji97 ปีที่แล้ว

      Bernale😂

    • @nagaaxmmq
      @nagaaxmmq ปีที่แล้ว

      Ina mahadow dhibka naga daa saaxiib

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 ปีที่แล้ว +3

    Mohemd saleban tubeec boqorki codka❤🥺
    Allow godka unuur🥺🥺🤲🏻

  • @siradm
    @siradm ปีที่แล้ว +10

    Waa naloo xussay! Qalbiga ayan uga ducaynayaa, Allaha u naxariisto walaaleheen Suudaan aad bay u mahadsan yihiin, Cabdisalaan adiguna mahadsanid

  • @Intisaamofficial
    @Intisaamofficial ปีที่แล้ว +5

    Ilaahey ha unaxariisyo walaalahen sudan 🇸🇩 we love

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay SUDAAN nabad ka ku so celiyo oo Ha mideeyo Somaali iyo SUDAAN waa walaalo aan Qabyaaladi marna kala kaxayn karin Aamiin

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani ปีที่แล้ว +4

    Raxmatulah cala fanaankii somaliyeed, reer sudan waa ahelu sharaf, Barack allah fiykum .1🙏
    .

  • @HassanMohamoudAbdi
    @HassanMohamoudAbdi ปีที่แล้ว +19

    May Allah make peace and stability to Sudan and its people whole. Aamiin.

  • @karti-soor
    @karti-soor ปีที่แล้ว +3

    First and foremost very well done Internationally Respected and recognised.. Abdisalan Hereri.... Secondly Peace and love to all our, brothers and sisters of Sudan. I profoundly always admired, and respect professionally talented Sudani 🇸🇩 Orchestra Musicians...

  • @MUtaama
    @MUtaama ปีที่แล้ว +11

    السودان والصومال لديهما أخوة عميقة ، أشكركم على كرمكم رحمه الله.

    • @abdikareemomaar7766
      @abdikareemomaar7766 ปีที่แล้ว +1

      We hope our brother sudan we get out this crucial time
      Sudan and its people deservve peace and prosperity .

  • @Geel_Laaye1122
    @Geel_Laaye1122 ปีที่แล้ว +1

    Tubeec nin la illaawo muu ahayne rabbi naxariistii janno haka waraabiyo ❤

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +2

    Waan ka xumahay dagaalka ka bilowday Suudaan. Reer Suudaan waa dad wanaagsan. Ilaahay waxaan uga baryayaa inuu dabka ka damiyo oo nabad gayigooda ku soo dabaalo aamiin.Ilaahay ha u naxriisto Fanaankeena😭😭❤️🇸🇴

  • @codkabeesha
    @codkabeesha ปีที่แล้ว +6

    What a great guy الخ الفنان السوداني brother Tariq, you made me wonder and remember what a great people you all Sudanese are. I was fortunate enough, to get my first Deploma from " the Sudan Military Academy" Wadi Saydna Omdurman (مصنع الرجال وعرين الابطال)
    So, I remember how the people of Sudan were nice, kind and welcoming to us back then. Now, you brought back to my memory for both of (the great people of Sudan and the great singer of Somalia; Mohamed Suleman "Tubeec") and my regards and Salams also goes to the musicians of the kabanja and the organ, they really played an excellent music of the singer.
    Thank you so much my brother "Tariq" all of us as Somali people are proud of you. "Keep pushing"
    Mohamed Dahir Hassan
    Toronto, Canada.

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wariye abdisalaan herari baarakallaah saaaxip taariikhda somalia baaal dahab ah baaad kaga qoran tahay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +11

    Sudan people are real our brothers god bless you Sudan

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว

      You can thank Sudan , but Somali youth singing trash that think they are artist don't even look into Somali music culture and show respect to it sadly

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 ปีที่แล้ว +1

    Asc Cabdi Salaan Hereri waaw waaw wayo wayo heso waa heesi hore waad ku mahadsantay sida nola wadagtey 👍👍👍👍👍👍👍

  • @shukriwehliye1295
    @shukriwehliye1295 ปีที่แล้ว +1

    Allah yarxamuhu Muxamad Suleyman Tubeec Boqorka codka soomaaliya❤👏👍

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    OMG wayoh waayoh waa xasuus ilahay ha u naxaristoh fanan qimoh badan kulahah somalidah mahamed sulayban tubec

  • @mahadado-np4qk
    @mahadado-np4qk ปีที่แล้ว +3

    Mudane Harreri waad mahadsantahay BEledkaas Khartuum waa meehii aan ku koray Allah hakala badbadiyo Amen I'm in America ❤ I love Sudan 🇸🇩 really thanks warriye rugcacaadaay Cararaye intaane waa iga kaftan thanks Aboowe I'm ciyaal Xamar Khartoum libiya Malta to American Seattle WASHINGTON state thanks sir

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      Dhib badan baad martaye ilaahay dhulkaagoo nabad ah ha kugu soo celiyo

    • @hudafuture1330
      @hudafuture1330 ปีที่แล้ว

      Ahahahaha luuqadooda kusoo mahadceli hadaad ku kortay😂😂 ,thanks inaad safarkaaga nolosha Nala wadaagtay anagoon ku weydiin😂

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +6

    Cabdisalaam Hereri good job this is one of a kind program honoring our beloved Mohamed Suleiman Tubeec may Allah swt grand him and rest of our people before and after him janatul fardowsa

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว

      You can thank Sudan , but Somali youth singing trash that think they are artist don't even look into Somali music culture and show respect to it sadly

  • @idleabdirahman7408
    @idleabdirahman7408 ปีที่แล้ว +2

    Jag älskar Sudan. Allt är mitt favoriter
    Jag hoppas att Sudan ska fa lugnt och stabil igen

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 ปีที่แล้ว +13

    Sudanese have a high sense of arts literature and music.very good and intelligent people .May Allah give them peace at this difficult time .All somalis where ever they are are praying hard for you people.

    • @muxammad2413
      @muxammad2413 ปีที่แล้ว +1

      ASA,AAMEEN 🤲

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว

      You can thank Sudan , but Somali youth singing trash that think they are artist don't even look into Somali music culture and show respect to it sadly

    • @IB_Adam
      @IB_Adam ปีที่แล้ว

      The Sudanese people are known for their decency and goodheartedness.May Allah bring peace and unite their hearts!
      We Somalis love and pray for our dear brothers and sisters in Sudan!

  • @YasiinDheere
    @YasiinDheere ปีที่แล้ว +6

    أفضل الناس في العالم هم السودانيين.from somal

  • @MohamedHassan-jh3zk
    @MohamedHassan-jh3zk ปีที่แล้ว +5

    I wish peace and Unity for the great people of Sudan Inshallah. Abdislam you should invite this band to Hargeisa Somaliland this summer Inshallah

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 ปีที่แล้ว +10

    Yaa allaah Somalia 🇸🇴 & 🇸🇩 sudan nabad sii❤

    • @fadumoabdi5595
      @fadumoabdi5595 ปีที่แล้ว +2

      Adam osman aamiin yaarabi laakiin Adam loom rabo dawlada xoog leh soomaaliya iyo suudan sabata waa dad muslim ah haday is raacan shicibka iyo dawlad dawladah dariskood ayaa loo baqay sida kenya iyo itoobiya

    • @princek802
      @princek802 ปีที่แล้ว +1

      ​@@fadumoabdi5595 😂

    • @mayambszuba1850
      @mayambszuba1850 ปีที่แล้ว

      Ameeen yaraab

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 ปีที่แล้ว +1

    May allah guide mohamed saleean tubeec to janah he was legend.ilahay ha u dambidhaafo marxumka jano fardowsan Allah swt ugabaryayaa

  • @ahmedjama5524
    @ahmedjama5524 ปีที่แล้ว +3

    Allaha U Naxariisto Mohamed Suleebaan Tubeex. Maanta Mohamed Suleebaan Xaflado music iyo heeso lagu Xuso uma baahna ee Wuxuu u baahan yahay Duco!!!!
    Ninkii isagu fankiisa Adduunka ku kala kacsanayaa waa Sheeko kale oo ka duwan dhaqanka Islaamka ee Saxda ah !!!!!
    We pray Allah his mercy for the late Mohamed Suleyman!!!!
    Certainly, Mohamed Suleyman, like every other dead persons does not need music and Songs to play for him but need some one to pray allah for the mercy of the late Mohamed Suleyman and we pray allah to be mercy to Mohamed !!!!!!

    • @fuaadarahmankaleef7105
      @fuaadarahmankaleef7105 ปีที่แล้ว

      Somalida waxay lakhariban tahay waxkasta dad kalab ah baa fanka iyo wax kasta oo wanag san xuman ogadhigay oo وأولها فكر الوهابية البغيض المنبوذ الذي تأكل أخلاقيات الصومال الغناء ما وهبه الله الانسان. اما الوهابية فرحتها قطع الرقاب وسفك الدماء هذا فرحتهم وسرورهم

    • @Waxkasta
      @Waxkasta ปีที่แล้ว

      @@fuaadarahmankaleef7105
      Haa walahi

  • @ISMAAIILKAAHIYE
    @ISMAAIILKAAHIYE ปีที่แล้ว +1

    Iyo dhaam fanaaniintii soomaalieed oo dhanba allha naxariistii jano ha ka waraabiyo Amiin Amiin

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan ปีที่แล้ว +3

    اللهم احفظ السودان واهلها واحقن دمائهم ، اللهم احفظ شعبا حرا عفيفا مسلما

    • @IB_Adam
      @IB_Adam ปีที่แล้ว

      اللهم امين!

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 ปีที่แล้ว +1

    We really love our sudanese brothers and sisters.. may Almighty Allah make peace sudan and somalia.

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 ปีที่แล้ว +1

    Full respect for all Sudan people,we are one nation.

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha unaxaristo fanaanka tubeec thanks sudan❤ 🇸🇩

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 ปีที่แล้ว

      You can thank Sudan , but Somali youth singing trash that think they are artist don't even look into Somali music arts culture and show respect to it sadly

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว

    I💕love Sudan our pro & sisters Allah bless Sudan I am from mogdishu somalia

  • @xirsxirey5183
    @xirsxirey5183 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah halkaa ka sii wada M S TC allaha u Naxariisdo aamiinaa aamiin

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 ปีที่แล้ว

    Mashalah fananka reeer Sudan waxe Somali qaban weysay ayu qabtaay allaha cimriga ha Ku siyaadsho

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g ปีที่แล้ว

    Amazing ❤Allah weyne ha unaxarisdo mohamed saleban tubec🤲

  • @abdinasirdahie4107
    @abdinasirdahie4107 ปีที่แล้ว

    Rabi ha u naxariisto m tubeec waa fanaanka sida gaar ah aan u xiseeyo runtii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @said1498ify
    @said1498ify ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto Boqorkii Codka Somaliyeed Mohamed Saleebaan Tubeec.

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 ปีที่แล้ว +5

    Sudanese are our Older blood brothers and sisters🩸 may Allah bring tranquility in between them Allahuma Ameen 😢😢😢😢😢

  • @Mohamedmobilestore
    @Mohamedmobilestore ปีที่แล้ว

    Ax ax ax waan qiirooday walaahi ilaahayoow walaaalaheen suudaan nabad ka dhigo waa dad wanaagsan sudaanta mohamed Sulaiman allaha u naxariisto waxaa nasiib Daro ah fanaankaadii inee dad kale kuu xusaan

  • @Edbashir
    @Edbashir ปีที่แล้ว +8

    Sudanese people are such amazing people... may allah save them and their country

  • @mahadallahaahmed8676
    @mahadallahaahmed8676 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤ mash Allah my brother Sudan 🇸🇩 god blessing of all

  • @oamaer
    @oamaer ปีที่แล้ว +2

    Sudanese people are true brothers and Sisters for Somali people.

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136 ปีที่แล้ว +3

    sudanese pple always loved somali music since they were coming khartoum in 1970s.

  • @sakariaabdi8260
    @sakariaabdi8260 ปีที่แล้ว +1

    Thank you our people brothers and sisters Sudanese we pray for you 🙏 ❤️ and peace ✌️

  • @Ubaxii
    @Ubaxii ปีที่แล้ว

    Ninkan national treater in la geeyo waaye
    Ilaahey ha u naxariisto maxamed saleebaan

  • @caliahmed4808
    @caliahmed4808 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ilahay waxan igu rajaynaya naxarista jano igu ka warabiyo maxamed saleeban tubec

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve ปีที่แล้ว

    Ilaahay Sudan nabad hanooga dhigo Aamiin

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +4

    Ceeb kawayni majirto sidan runtii fanaaniinta somaliyed inay ilaawaan umad kalana xusaan 😢

  • @hassanosman1800
    @hassanosman1800 ปีที่แล้ว +2

    I like sudaan people always, from kenya

  • @Geel_Laaye1122
    @Geel_Laaye1122 ปีที่แล้ว +1

    أحب فن السودانية، خاصة الفنان محمد مصطفى و استاد الطارق ❤

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 ปีที่แล้ว +2

    تحيا شعب السوداني

  • @abubakarabdirahman2871
    @abubakarabdirahman2871 ปีที่แล้ว

    Saaxiibkey Barkhad Ciise Odowaa oo aanu mudadii dugsiga hoose isku fasal ahayn ayaan halkaas ka arkayaa. Nolol teeda ugu quruxda badan uguna wanaagsan ayaan kuuusoo rajaynayaa saaxiib.

  • @salmanhaji7085
    @salmanhaji7085 ปีที่แล้ว +1

    شعب اصيل ، تحياتي لكم يا اهلنا في السودان

  • @hassanmohamud2317
    @hassanmohamud2317 ปีที่แล้ว +1

    Asbuuc kadib reer suudaan dalkoodii mid geeljire ah baa ku qasaya fadlan waa waxa halkaa ina dhigay xasadku fanaaninteenii halkaa loogu xusayo ee bal reer suudaan haday firxadkoodu ina soo gaadhaan hala soo dhoweeyo soomaliyeey waa dad gob ah oo ina jecel .❤😢

  • @AhmedMohamed-zk9ud
    @AhmedMohamed-zk9ud ปีที่แล้ว +2

    افضل شعب في العالم هم السودانيين ما شاء الله

  • @axmadyare9155
    @axmadyare9155 ปีที่แล้ว +3

    Walahi waa ceeb wayn inaan garan wayno inaan xusno fanaankeena

  • @ISMAAIILKAAHIYE
    @ISMAAIILKAAHIYE ปีที่แล้ว

    Allha ha naxariisto maxamed saleebaan tubeec

  • @ahmedzakimahamed5056
    @ahmedzakimahamed5056 ปีที่แล้ว +1

    يا اخي الشعب السوداني هذا مشكلة كبيرة، لما ما تلاقي كلمات توصف او تعبر بها عن مشاعرك تجاة الشعب هذا الملائكي فهاذي هي المشكلة، بردا وسلاما على السودان يا حي يا قيوم برحمتك يا أرحم الراحمين.

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha u naxariisto tubeeec....

  • @Rooniga123
    @Rooniga123 ปีที่แล้ว +1

    allah ha u naxaristo marxuumka, salaan sare ahlu sudan nabad ku waara...❤❤❤

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +6

    سلامات ياالصومال
    سلامات السوذان شقيقه وحبيبه
    تحيا من الصومال العظيم
    السوذان في قلوبنا
    والسوذان اولنا
    يرحمه الله الفنان الصومال مللك صوت الفنان ون الصومال والعالم العربي والعالم كله

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 ปีที่แล้ว +5

    Somali people and Sudanees people are 1 nation 2 states we adopted our music from Sudan 🇸🇩 just so you know guys it’s easy for them to sing

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 ปีที่แล้ว +2

    C/salaanoow balqiyaas habeenkaa iyo maanta suudaan farqiga udhexeeya ilaahay nabadii ha usooceliyo

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA ปีที่แล้ว

    AAMIIN ALLAHAYOOW WAAA AMAAANADAADEEE
    WOW MAY ALLAH GIVE THE SUDANESE PEOPLE PEACE AND PROSPERITY

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 ปีที่แล้ว +2

    May God have mercy on you my favorited artist #M_S_TUBEEC❤
    HEESTA QAALIGA HOOYOY LA AANTA

  • @RooblesJourney
    @RooblesJourney ปีที่แล้ว +3

    Allaha u naxariisto Tubeec ❤

  • @husseinabdullahi5691
    @husseinabdullahi5691 ปีที่แล้ว +4

    I like Sudanes 🇸🇩 Singers we are sharing religion, Color,tradition, and many things I can't count.

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 ปีที่แล้ว +1

    Anagoo Soomaali ah ayaa iloownay Maxamed Saleebaan Tubeec in aan xusno ama is xasuusino kaalintii uu kasoo qaatay hanuuninta, wacyigalint, halganka iyo dawladnimada Soomaaliya

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว

    Ilaahay oo u naxariiso Maxamed Saleeban tubeec

  • @saidibrahim4281
    @saidibrahim4281 ปีที่แล้ว +2

    Sudan 🇸🇩 our real brother ❤❤❤❤

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Sudanse Singer its Amazing how they memorise and Singing Somali star Singer Mr tubec beloved him thanks Again wonderful

  • @ĽèĝènD__61-k3k
    @ĽèĝènD__61-k3k ปีที่แล้ว +15

    Yaa allah dadkan bubur uma qalmaan 🙁 😥 uduceeya walaaleheen

    • @mrali3601
      @mrali3601 ปีที่แล้ว +1

      Lascanood u ducey horta colaada iidoor na dhalecey maxa Sudan ka sheeg tan idinkiba 30 sano Somali in la kala qoqobo raba, goorti dadka Sool dhehen na dhaafa idin abhiyen wa ku xad gudub ten

    • @haseem7506
      @haseem7506 ปีที่แล้ว +3

      @@mrali3601 nadhaafa ma Af-baa kkkkkk

    • @mayambszuba1850
      @mayambszuba1850 ปีที่แล้ว

      Ameeen yaraab

  • @shukriabdulahi1145
    @shukriabdulahi1145 ปีที่แล้ว +4

    Waan qiiroodey fanaankeeni aan ilowney umada kale xusayaan 😢

  • @M.Suriyan
    @M.Suriyan ปีที่แล้ว +4

    illahay nabad iyo amaan inuu kusoo dabaalo ayaan rajaynayaa walalaheen reer suudaan😰

  • @haniashkir1670
    @haniashkir1670 ปีที่แล้ว

    I love sudan i respect the nation of sudan is our family

  • @mohammedabdi7145
    @mohammedabdi7145 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxaristo fanankeni maxammed saleeban tubec allow sudan nabad si

  • @cumaraxmed3820
    @cumaraxmed3820 ปีที่แล้ว +5

    Reer Sudaan waxaanu xusi weynay Boqorkaygii Fanka ee Tubeec misay noo xuseen, reer Sudaan garabkiina nahay anakuna😢
    Eebbe ha ka bakhtiiyo dabka sokeeye ee Sudaan ka kacay. Aad ban runtii uga tiraansansanahay in Sudaan raad xun uu ku reebo dagalkaasi.

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 ปีที่แล้ว +6

    Northern Sudanese and Somalis are one and the same people. They will always remain brothers . We pray for peace in Sudan and for our Sudanese brethren.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 ปีที่แล้ว +2

    I love Sudanese people and their music.

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 ปีที่แล้ว

    Sudan Allah haka qaboojiyo colaada soo foodsaartey. Walaalaheen