Somaliga Geella ku dhaqday Sudan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 เม.ย. 2023
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

ความคิดเห็น • 407

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 ปีที่แล้ว +20

    Masha allah Sudan 🇸🇩 allaha ka dulqaado colaada ❤️

  • @ismacilabdirahn4578
    @ismacilabdirahn4578 ปีที่แล้ว +29

    Hada dagal aya ka socda sudan alle haka qabojiyo muslimnta dhaman ramandn mubrik somalaaay🙌🙌🙌😊

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie55 ปีที่แล้ว +24

    Somalis and Sudanese are both very humble and friendly people, they love each other, Wallah Nuxibbu Ahlu Sudan
    May Almighty make Sudan prosper and peaceful country, and solve their conflicts
    Thank you Hareri for your beneficial information

    • @shaymajama2041
      @shaymajama2041 ปีที่แล้ว +5

      Hhh walee cabdisalaan hereri iyo haaye haaye baan kala hadhin

    • @ahmedsaedyusufahmednur1640
      @ahmedsaedyusufahmednur1640 ปีที่แล้ว

      @@shaymajama2041 haaye haaye hhhh kalmadaas halhays ayuu u leeyahay waa ninka kaliya ee ay somaalida oo dhami wada jeceshahay ee aanay cidina godob u haynin waa asaga iyo shaqsiyaad kooban oo meelkasta marikara waxaan arkay oo kale asaga iyo sheikh MUSTAFE x. Ismaaciil haaruun iyo culimo kale oo somaaliyed oo ay somalidu si isku mid ah usoo dhawayso

  • @Elmimoh
    @Elmimoh ปีที่แล้ว +54

    شعب السودان أناس طيبون ، جعل الله بلادهم وسائر بلاد المسلمين آمنا مطمئنا.

  • @mahdiosman1852
    @mahdiosman1852 ปีที่แล้ว +17

    Hereri guulayso waxaan kuu hayaa meel kaloo africa ah oo aan geel iyo adhi kudhaqdo inaan kugu casuumaan rabaa I.A markan cidii igu xidhi karta haygu xidho hereri thanks

    • @dahabo319
      @dahabo319 ปีที่แล้ว +1

      Pagekiisa fbga kala hadal

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂 maba xishonaysid

  • @oamaer
    @oamaer ปีที่แล้ว +84

    Hereri, walalo you are a true Somali brother and my favorite youtuber. Sorry to call you youtuber, you are producer and news anchor! Love you from Las Canod.

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 ปีที่แล้ว

      Subscribe wll isar

    • @asmaibraahim8478
      @asmaibraahim8478 ปีที่แล้ว +5

      Me too ha lagu yaaco cabdi salaan hereri ha la gaadhsiiyo dhawr boqol

    • @queeneelsheakh5304
      @queeneelsheakh5304 ปีที่แล้ว +1

    • @Nalleye
      @Nalleye ปีที่แล้ว +3

      how is laas caanood doing??..who is wining Somalia or Somaliland??

    • @iOnSL
      @iOnSL ปีที่แล้ว +3

      @@Nalleye 😂😂 ask hooyo

  • @najibhassan552
    @najibhassan552 ปีที่แล้ว +27

    Allah swt Sudan 🇸🇩 nabad ha ku sugo Waa dal fiican oo khayraad badan MashaAllah I love it

    • @khadiijacabdiraxman1308
      @khadiijacabdiraxman1308 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin Aamiin yaa Rabbi kusoo celi nabaday haysteen midkafiican

    • @faadumocali-yt9zp
      @faadumocali-yt9zp ปีที่แล้ว +4

      SOOMAALI MEEL AAN WADANKOODA AHAYNBA WAA LA KHAYR BADAN TAHAY. WADAN AFRICA AH OO SOOMAALIYA KA SAREEYA MAJIRO. SUDAN ANAGAA CAAWIN JIRNAY MARKAANU DALKA IYO MADAXWAYNAHA LAHAYN. KALUUN BAAN UGU DEEQI JIRNAY E WADANKEENA ILAAHAY HAYNOO MACAANIYO.

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj ปีที่แล้ว +8

    Allaaah tabaaraka wa tacaalaa suudaan nabad iyo xasilooni ha siiyo, colaadana Allaaah ha ka dul qaado

  • @Madadaal
    @Madadaal ปีที่แล้ว +9

    Very interesting. Somalidu meelkasta way galeen, oo waliba ka hilaaceen. Msha Allh Ilaahay haw barakeeyo.

  • @baraarujin
    @baraarujin ปีที่แล้ว +17

    Soomaalidu waa cajiib!. RABBI nabad iyo xasilooni ha siiyo.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 ปีที่แล้ว +3

      Ayagaa isu diiday Nabada xagay Ka imaan Nabad

  • @ahmedkhaire733
    @ahmedkhaire733 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah.
    Abdisalaan Hereri Nin dhul mar ah oo waliba barnaamijyo wax tar leh soo gudbinaya

  • @Saeed-ep8iw
    @Saeed-ep8iw ปีที่แล้ว +3

    الصومال راعيين ابل ويحبونه ويتفاخرون به والسودان كذلك اللهم احفظ السودان من كل شر

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 ปีที่แล้ว +22

    Let us pray for Sudan and its brotherly people. It is currently in flames.

    • @ahmeddahir4775
      @ahmeddahir4775 ปีที่แล้ว +2

      Dagaalka Allah haka qaboojiyo nabad iyo kala dambeyna ha siiyo

    • @jamalabdul825
      @jamalabdul825 ปีที่แล้ว +1

      Nabad baan Illaahey uga baryeynaa Insha Allah 🤲

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 ปีที่แล้ว

      inaga REER QABYALADA INUU ILAAHAY NAGA GOOYO NOOGU DUCEEYA

  • @saidkhalif7456
    @saidkhalif7456 ปีที่แล้ว +8

    Mnsha allh cimri dheer iyo camal suuban wariye qiimi badan Abdisalam Hareri wadamo badan ayan ku dalxiisna anaga oo an cagdhigin waxa no sahley Hareri Media mahadi haka gaarto wll

  • @abdiazizjamame679
    @abdiazizjamame679 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah wa barnamij fiican alle nabada haku so celiyo dalka Sudan oo mlmhn dagal ka qrxy

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 ปีที่แล้ว +3

    Suudanida aad ayan ujeclahay wlhi minallaahi, xataa dhowr arday Sudani aan Turkiga wax ku wada baranay issku class nahay jiray, masha Allah iyagana aad noo jecelyihiin, Allaha xafido.

  • @SucdiMaxamuud-gm9jl
    @SucdiMaxamuud-gm9jl ปีที่แล้ว +4

    Somaliye hantidina wadanka kuso celiya inshaAllah sudana ilahay culeyska hakaqado amin

  • @mahamedbashirmuhumed2720
    @mahamedbashirmuhumed2720 ปีที่แล้ว +5

    Walee dadka somaliyeed ineey ubaahanyhn hareeri oo kale runtii haduu somali rasmi ah jiro waa adiga guuleso

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid Wariye sare abdisalam hareeri shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso

  • @kaltummohamud1267
    @kaltummohamud1267 ปีที่แล้ว +6

    Manshaa Allah, dadkayaga horumarkoodu fiicanaa Allow dhulka aad nagu abuurtay noo nabadee
    Waa inaan geelaa ka soo caano cabnaa weliba qurba joogta, lafaxanuunka iyo cuduradii kaleba qabta

  • @AdamAbuzuhri
    @AdamAbuzuhri ปีที่แล้ว +4

    Mashallah, waa warbxin qeema leh. Abdisalaan isagaaba geel jira ah siduu su'aalaha uwaydinaya walaalkeen

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah , waa muuqaal qiimo badan oo si qurux badan loo diyaariyay masuulka geela ku dhaqday meesha Allah haw barakeeyo

  • @walhadshow
    @walhadshow ปีที่แล้ว +6

    Illaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal Subscribeeb iisaara ee wlsha am walalka somaliyeed

  • @husseinmataan8275
    @husseinmataan8275 ปีที่แล้ว +4

    Isaga kaalay meesha dagaal ayaa ka socdee, I miss Sudan realy they are coolest peaple in the world

  • @Abdulkga
    @Abdulkga ปีที่แล้ว +51

    Mr Hereri, please don’t leave Sudan before you visit Qadarif and make a video about the old Somaliland community there and how they lived for decades in Sudan. Thank you in advance - you’re my favorite TH-camr.

    • @yonisman2089
      @yonisman2089 ปีที่แล้ว +2

      Yeah and also the 100 from isaaqland that' life's near tunis. 😂😂😂😂😂

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 ปีที่แล้ว +7

      ​​@@yonisman2089 WAA RUNTIII IN DAD REER SOMALILAND IHI JOOGAAAN OOO COMMUNITY TEGAY AY YIHIIN 100LAAL SANO KA HOR TEGAY OO SUDANI NOQDAY IMIKA WEY JIRAANE MA TAARIIKH BAAD GARAN ALLE CUDUR ISAAQ LA IDHAAH BAA INIGU DHACAYE
      WALEEEE ISAAQ QAAR BAA CUDUR KU NOQDAY ALLE HA INI CAAAFIYO

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 ปีที่แล้ว +2

      WAAA RUNTAA ZXP WAA SIDAAN DOONAYAAY HADUUUU TEGO FIICNAAAN LAHAYDAAAA DADKII REER SOMALILAND EEEEE 100LAAL SANO KA HOR TEGAY SUDAN MARKIII WELIBA WLAAAL

    • @khalid.channel2854
      @khalid.channel2854 ปีที่แล้ว

      It’s true waxa jooga somali badan oo aan Aqaano 200 quys waa reer maxamoud waran weyne ah

    • @ahmedabdinaasir6913
      @ahmedabdinaasir6913 ปีที่แล้ว +3

      Meelkasta ma in lafo meyd ah laga helo miyaad mooda neefyow.

  • @aarantelecom4985
    @aarantelecom4985 ปีที่แล้ว +4

    Hareri haaaye haaye haaye waan kusalaamey legend.

  • @hamze5225
    @hamze5225 ปีที่แล้ว +2

    Mazhllh somalidu waa dad furfuran Oo wadan kasta Oo ay Taagan Ganacsi iyo Horumar ka Bilaaba Alle wadankeena Caqabadaha ka jiree u diidaya Qofwalba inuu Horumar ka sameeyo haynaga dulqaaqo 🙏🙏

  • @adenshire1349
    @adenshire1349 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah, Allah hakuu barakeyo hantidada Allah ku siiyey iyo dalka aad joogtaba. Ummadda ree suudan iyagana Allah hakala qabto, wixi dulmi ku hayana Allah haka qabto. Bi, idnillahi Karim.

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah allah ku nabad yeelo colaado baa ba ka bilaabmee❤mahadsanid saxafi

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Saxafi Cabdisalam Hereri

  • @qarulxira8697
    @qarulxira8697 ปีที่แล้ว

    Dadka Reer somali may hereri
    Wada noqdan chil n valuable… n legendary resourceful.. wll

  • @mustafeahmed237
    @mustafeahmed237 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah cabdisaalaan herari barnaamijfiican Ayaad noo SOO duubtay

  • @akhalif579
    @akhalif579 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha dajiyo walaalahen Sudan khalaaleesaha beryahaan ka taagan, waa dad sharaf leh.❤

  • @mohabshir7589
    @mohabshir7589 ปีที่แล้ว

    Mashalah mahadsanid hareri
    Abdiqadir na allaha u barakeeyo xoolaha
    Suudan colaada iyo dhibta allaha ka dulqado

  • @khaldirhassan4581
    @khaldirhassan4581 ปีที่แล้ว +5

    Somalida ka taqana geela amaanta waxay dhaheen waynidaayoo wanagsanidaa waxse kuu dhiman adoo waaroo aan wadba lahayn geel jacayl halkay ka gaadheen

  • @ismailbaashi6689
    @ismailbaashi6689 ปีที่แล้ว +17

    ما شاء الله البرنامج كان جميلا فعلا والإخوة السودانيين كلهم أناس طيبة شكلهم خفيفي الدم مرحين ودودين بس ربي يرفع عنهم هذا البلاء والحرب اللي اندلع بينهم 🤲🤲🤲
    وبالمناسبة السودانيون هم الشعب الوحيد اللي بيعامل الصوماليين كأبناء عمومة وما فيش عنصرية لانو الأشكال واحدة 😂واللون كمان

    • @TV-ct6ln
      @TV-ct6ln ปีที่แล้ว +8

      نعم والله أخي ما قلت الا الحقيقة أنا أخوك محمد سوداني في امريكا أصحابي وأخواني كلهم صوماليين ، بالامس القريب يسألونا عن هذه الحروب التي اندلعت في بلدنا مؤخراً وهذا يدل على حبهم لينا ونحن تبادلهم الشعور نفسه ؛ فعلاً نحن شعب واحد في دولتين مختلفتين اللهم أصلح حال بلدنا يا رب العالمين

    • @ismailbaashi6689
      @ismailbaashi6689 ปีที่แล้ว +2

      @@TV-ct6ln
      آمين يا أرحم الراحمين

    • @AH78078
      @AH78078 ปีที่แล้ว +1

      ​@@TV-ct6ln اتمنى من الشعب السوداني يحافظ على وطنه وخاصة المؤسسة العسكرية لان اللي حصل في الصومال 30 سنة يحاولون اعادة الدولة لكن بسبب العملاء وتدخلات خارجية يتدهور الوضع بين حين واخر

  • @fadumomohamed9615
    @fadumomohamed9615 ปีที่แล้ว +1

    MshaAlh weriye Hereri wax bdan ayaad noo soo gudbisaa oo xiiso leh.

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa alaah ninkan lawaraysanayaa waa nin cajaaib ah caqlibadan oo degan maashaa alaah

  • @muhdiina7382
    @muhdiina7382 ปีที่แล้ว +9

    Hereri is a legend, and I love how he stays away from the Somali politics and tribalism and focuses useful and time worthy stories! keep up the good work # Hereri.

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว +1

      Hada siyaasad waxba u tari mayso, reerkiisii ayaa wax laynaya, markaa ma wuxuu werinayaa Somaliland ayaa dad laysay oo laga soo saaray goboladii qaar! laakiin Suudaan ayaa la isugu soo galay!

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 ปีที่แล้ว +7

    Ramadan mubarak 💖❤🌹🌹👍

  • @abdulrahmaansajaan7877
    @abdulrahmaansajaan7877 ปีที่แล้ว +6

    Mashllh suudan wan soo joogi jiray alle haka dulqada colaada😢

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 ปีที่แล้ว +3

    Maan sha allah magacyada geela Goodir maandeeq xiiran maydhuub

  • @user-rm9yf1es6u
    @user-rm9yf1es6u ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah thank you hereri

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 ปีที่แล้ว +3

    The best somali youtuber

  • @ahmedabdulahiqaasim7709
    @ahmedabdulahiqaasim7709 ปีที่แล้ว +4

    اللهم إحفظ السودان وأهله

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allaah wariye sre clsalaan aad baad u mahadsantahy adiga iyo milkiilaha

  • @daawooltv4608
    @daawooltv4608 ปีที่แล้ว +5

    Asc C/salaam Yaakhey Dagaalkii Ilaahey Hakaa Ilaaliyo

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 ปีที่แล้ว +1

    Mr Hareri . MashaAllah wax ficacn baa sodhigtaa intaaas. Waan idin baryayaaye eraygaan calaf mid kiisa somaligaa hala adeegsado oo eraygaa calaf aanu udayno af carabiga.

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 ปีที่แล้ว

    Sudantu waa dad wangsan asxaab badan ayaan leeyahay oo reer sudana rabi dalkoda haw nabadeeyo waa dad qunyar u socoda oo somalida qadariya

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 ปีที่แล้ว +3

    Kkkk wllaahi wuu iga qosliyey ... Um Carquub dadkii bay isku dirtay!

  • @abdulhakem9340
    @abdulhakem9340 ปีที่แล้ว +3

    Wariye sare iyo Sudan baladal xadiidi wa naar ❤

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +6

    Maashaa allaa clqaadir xaashi jamcaale
    Waa nin rageed waliba qurux ku darsaday maashaa allaah waaba kahelay

    • @muxiyedincabdi3722
      @muxiyedincabdi3722 ปีที่แล้ว

      Quruxda😂

    • @asmaibraahim8478
      @asmaibraahim8478 ปีที่แล้ว

      Wuu la gaboobay runti

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว

      @@asmaibraahim8478
      Hhhhh abaayo see ula gaboobay waaba ninkaa yaree isteelkaaye

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว

      @@xaliimacali5595 Ninkaa yar kulahaa hhhhh
      Waxaan hees kumaqli jiray Nin ba hablaha tuu kaheluu hodan ku sheegaaye 😂
      Markaa Adiga maaha Ee Waa dookha Iyo kahelitaanka.
      AMA adaa islaan ah oo aynigiisa ah ama nooca waawaynka Iyo odayaasha kahelaad tahay 😂

    • @dulmidiiddhagaweeyne7537
      @dulmidiiddhagaweeyne7537 ปีที่แล้ว

      Anaa garanaya waa Hawiye wax faa'iidaa maleh

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ku barakeeyaa walal isoo booqo oo ii taabo Calamada gaduudan

  • @farahmohamud5263
    @farahmohamud5263 ปีที่แล้ว +2

    Asc cabdi salaanoow walaal ii sooqor ninkaan labarkiisa meesha waxaan karabaa geel

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 ปีที่แล้ว +4

    Maashalah suudaan waa soomaali

  • @user-vi1zu5bf2k
    @user-vi1zu5bf2k ปีที่แล้ว

    C.selam mashaa alaah barnaamijyo Qiima badan ayaad soo daysaa kayd wanaagsan ayaad soomalida u abuurtay ibnu khalduunka soomalida aad ayaan kaaga mahad celinaynaa dadaalada Qiimaha badan ee bulshada soomaaliyeed usoo gudbiso🎉@ Godey DDS

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 ปีที่แล้ว +3

    Geeljecel iyo Ogaaden mid baan mooday balse ninkan lahjada Habar Gidir ayu leeyahay

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah brother Runtii waogahay zxbkay inuu caano geel jecelyahay abdisalam

  • @NajibHassan-rg2wh
    @NajibHassan-rg2wh ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah waa barnamij aad uu sareya

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 ปีที่แล้ว +7

    Cabdisalan Hereri mahadsanid Carabka gabayga tiriyey miyaad ku tidhaahdid anaguna waxaan nidhaa KULA FIDNA CCINDA GEEL dhibtaba Geelaa keeney.

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh maashaa allaah magacaaga iyo maahmaahdaa keentay waa cajiib ani tan waa aqaanay igumana soodhicin

  • @marymw-yh1ib
    @marymw-yh1ib ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah waa Walaal kartibadan illaahay hakuubarakeeyo nabadna hakugusiiyo maasha allaah sucuudigaa saaugeelbadn soodaanbaa wadaraacda lista waaniman samirbadan

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers ปีที่แล้ว +4

    Qabiilka beni amenreer ama beja waaba somali ama firxadkii uqaxay dhanka 🇸🇩 wakhtigii ahmed gurrey amiir nuur

  • @cadowcarab1768
    @cadowcarab1768 4 หลายเดือนก่อน

    Hawiye waa dad wada creative ah masha Allah

  • @ahmedkambi5438
    @ahmedkambi5438 ปีที่แล้ว +1

    Hereri beryahan waxaa nagu batay heestii shaaricu niil, markaa bal shaaracaa noo soo duub fadlan. Waa meel laga dukaamaysto sidaan u fahmay. Shukran

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว +4

    Suudaana allah Damiyo Colaada

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. ปีที่แล้ว +2

    M.a ilahow dagalada ka qabooji oo nabad ugu bedal

  • @cheyyene
    @cheyyene ปีที่แล้ว +1

    YaIkhwana sudanian, baraka Allahuma fikum, wasalama liwadinikum.

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 ปีที่แล้ว

    Waa saxafi qaran .mr hereri

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 ปีที่แล้ว +4

    Cabdisalam Kasala booqo
    Waxaad arki doontaa Somali Sudanese xoolo badan ku dhaqda oo tegey qarnigii ina dhaafay

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 ปีที่แล้ว

      WAAAALAAALO COMMUNITY REER SOMALILAND BAAA JIRA OOO KU NOOL GADARIF OOO TEGAY 100LAAL SANO KA HOR WAAXAAN JECLAAN LAHAAA IN UU TEGO INSHALH

  • @shadiyashafici8327
    @shadiyashafici8327 ปีที่แล้ว +4

    l love it 🇸🇩 ❤

  • @abdijabarhussenjama3317
    @abdijabarhussenjama3317 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah ayaan leyey wlken, suudan waaan arkay oo axsan naaasul filcaalam weeye ❤

  • @ittihadusuufiyya
    @ittihadusuufiyya ปีที่แล้ว

    ماشاء الله شعب السودان شعب طيب نسأل الله أن يحميهم ويحفظهم من كل مكروه

    • @user-fb7bn6ze9u
      @user-fb7bn6ze9u 11 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah I love geel 🐪🐫

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 ปีที่แล้ว +2

    Awoowage waxuu lahaay 300 iyo kabad oo geelah 🇺🇸

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib sudan Iyo libia Waa Laba dal oo jaar ah hadana Ilaahay ma simin midna dadkiisa janno oo kale ayuu ka dhigay midna naar oo kale ninkii labadaba soo maray unbaa garan kara

  • @elmiali7285
    @elmiali7285 ปีที่แล้ว

    Sudan is the best country with best people in the. World.

  • @umumuna2441
    @umumuna2441 ปีที่แล้ว +2

    Manshallha wlhi wa runti sodantu wa nasab❤

  • @AbdulghaniWeyrax
    @AbdulghaniWeyrax ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 ปีที่แล้ว

    Masha allaah hereri waad na bartay suudan ❤

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 ปีที่แล้ว +3

    Carab baalayahay Binii Haashim Laakin Waa lasooceshanyahay Luqada Qur’aanka. Allahu Akbar

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani ปีที่แล้ว +12

    Subxaanallah,let me make myself perfectly clear, abdisalam hereri speaks English very well, I was talking about his poor arabic language, I never meet the legendary broadcaster in person but we both lived in America for long time,all the respect for the one only #1 living legend broadcaster we have in Somalia.👏

    • @fdama
      @fdama ปีที่แล้ว

      He is a stupid iidoor

    • @sir__cmc
      @sir__cmc ปีที่แล้ว +1

      He is Somalilander

    • @kaydkaaqoonta.3637
      @kaydkaaqoonta.3637 ปีที่แล้ว +1

      @@sir__cmc Arabic language is better English

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allah ❤❤❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว

    Adero cabdi salan hareeri ilahay cafimadka ha ku barakeyo❤

  • @ashaibrahim5854
    @ashaibrahim5854 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah

  • @boqorcismaan6533
    @boqorcismaan6533 ปีที่แล้ว +1

    somalidu waa xadaari wlhi mana qaloodaan bulsho kasta wey laqbsan karaan lknse iyagu iskuma fahmaan iney dhulkooda kawada faa,iideystaan

  • @rocky4066
    @rocky4066 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءالله تبارك الله

  • @cabdisalaamismaaciil2593
    @cabdisalaamismaaciil2593 ปีที่แล้ว

    Cabdi salaan hereri.
    Sharaf iyo cisi korkaaga ha ahaato.
    Aaad ban u xiiseeya barnaamujka kaaga quruxda badan

  • @clsamedadaan4372
    @clsamedadaan4372 ปีที่แล้ว +1

    Waa rabadane kabanka ka daa video adigoo mahadsaan

  • @maxmudsiciid7035
    @maxmudsiciid7035 ปีที่แล้ว

    Csalaan hareri waad ku mhdsnthy war bixinaha aad ugu kuur geleyso ogaalada aduunka

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 ปีที่แล้ว +1

    Haayee haayee
    Hareri

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 ปีที่แล้ว +1

    Herari HAAYE , HAAYE, HAAYE, HAAYE, HAAYE, KAMA WAYNAADO

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 ปีที่แล้ว +1

    Abdizalaan hereri guulayso inader🥰🥰

  • @dekomohamed5868
    @dekomohamed5868 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @mubaarigqaazaali9702
    @mubaarigqaazaali9702 ปีที่แล้ว +2

    Abdi salaan hereri maanta barnaamijkagu waka xiisa badan yahay
    Kuwiii ugu dambeeyay waliba mid gaara ayuu ii leeyahy shaqo wacn wariye sare

  • @ainab590
    @ainab590 ปีที่แล้ว

    Sudan waddankaygii weeye aan 7 sano joogay, Rabbi xaaladda ay hadda ku jiraan haka saaro Shacabka Sudan.

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah

  • @CyberHashITService
    @CyberHashITService ปีที่แล้ว +1

    hareri Geela soomaaliada
    waxaan ubixin jirnay intaan ka xasuusto
    side
    Maandeeq
    Saabuun
    Mayleey
    baluug
    Dhaadan
    may dhuub
    Leexalay
    Dudun
    iyo qaar kaloo badan

  • @peaceandlovepeople4222
    @peaceandlovepeople4222 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ❤

  • @habibofarah5901
    @habibofarah5901 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh 👍

  • @aishanureini9446
    @aishanureini9446 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah Tabaarakallaah

  • @abdirizackmohamed3688
    @abdirizackmohamed3688 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ader hereri