maad fannaankii weynaa marxuumkana Allah dembi dhaaf u weydiisid, illeen qabyaalad waa indho iyo dhego la'dahay, aderkay adeerkay, baa ~Somali ka soo hartay
Allaah hau naxariisto Wihi wan qiiroody in an ilmiiyo ayan ku dhawady wana halis inu qalbigygu sidas uraaco Rabiyow waxan ka barya inada ii dhaaftid Aamiin isagana ha unaxariisto Aamllin yaarabi
Boqorkii fanaaniinta Soomaaliyeed, dadkii ugu qaalisanaa ee Soomaali soo mara ee ka dhasha ayuu kamid yahay, qof qaali ah oo lama helaan ah ayuu ahaa Nabad ku led Boqor.
Aad baan iddiin bogaadinayaa groupkiinaan. Ma soo heli kartaan wareysi dheer oo iyana laga qaaday horaantii 80naadkii Fanaanada weyn ee Maryan Mursal oo ku saabsan jaceylkii dhexmaray Ahmed Ali Egal….? 🙏
Adduunyo Macna weyn malaha Wariye C/llahi xaji &Labada Fannaaniintii Waaberi ka tirsana Tubeec & Jim Sh.Muumin waa Hore ayeey Xijaabteen marka ha Loo duceeyo,lkn Xuseen Sudani War uma hayo ee Isagana ha loo Duceeyo,allaha Uwada Naxariisto....Aamiin...Sc.
What of the rare Interview of great singer the king Mohamed Saleban after Somalia
Hadalkiisa, heesihiisa iyo gabayadiisuba maansha Allah waa cod dahabi ah ilaahay haw naxariisto
Maxamed suleiman tubeec ilaahay ha u naxariisto janadii fardowsa ha ka waraabiyo boqorkii codka
Boqorkii Codka Somaliyed Maxamed Suleebaan Tubeec AUN. Janatul Fardaws Alle haka waraabiyo.
Aun Maxamed Saleebaan Tubeec cod wanaagsan ayuu lahaa. Waana nin aan la helaymee isagoo kale abid xaga codka, asluubta, iyo hadal yaraanta.
Adeerkey cabdullahi xaaji daahir caafimaad qab iyo cibaado suuban 🙏
maad fannaankii weynaa marxuumkana Allah dembi dhaaf u weydiisid, illeen qabyaalad waa indho iyo dhego la'dahay, aderkay adeerkay, baa ~Somali ka soo hartay
Aabeha codka maxd suleemaan aduuuunyow rabitoow janadii fardoowsa ku casuuuuun AMIIIIIIIIIIN yaarabi❤❤❤❤
Allaah hau naxariisto
Wihi wan qiiroody in an ilmiiyo ayan ku dhawady wana halis inu qalbigygu sidas uraaco
Rabiyow waxan ka barya inada ii dhaaftid Aamiin isagana ha unaxariisto Aamllin yaarabi
Many thanks bahda bulhan group nuso badiya wxi keyd ah e ad hysan
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Noo soo badi kaydkaa Bcd-da, saaxiib. Alleylehe legend baad tahay, bogaadin badanna waan kuu haynaa🙏
Yasalaam waayo waayo iyo walhtigii wacana ee fanka soomaaliyeed ❤ ❤❤ ale maxamed saleebaan tubeec boqorkii fanka
Waayo waayo xidiga BBC Cabdullahi xaaji
ሙሐመድ ሡለይማን
ወላሂ የሱማሊያ አርቲስቶች ንጉሥ ነበር
አላህ ያረህማ
Allah yaa raxma tubeec #Aamin
Maxamed saleban boqorkii codka allaha unaxariisto cod dahabi
Rabbi muxuu cod ku galadaystay Allow qabriga kuu nuuri 🤲🤲🤲
Ilaahey ha u naxariisto
Boqorkii fanaaniinta Soomaaliyeed, dadkii ugu qaalisanaa ee Soomaali soo mara ee ka dhasha ayuu kamid yahay, qof qaali ah oo lama helaan ah ayuu ahaa
Nabad ku led Boqor.
Boqorkii saxaafada iyo boqorkii fanka oo is helay ayay ahaayeen iyo weliba boqorkii kabanka cajaa'ib
Alle ha kuu naxariisto boqorkii codka unada soomaaliyeed maxamed saleebaan tubeec halyeey lama helaana
Alaaha U Naxariiiiisto Aamin
Maasha Allah boqorkii codka AUN MS Tubeec❤❤
❤waaw❤ jiim cadi mahn
Allaah u naxaristo maxamed saleban tubec❤❤❤😢
Jiim sheikh muumin Allah yaa raxma #Aamin Gacantiisa waa hibo gooni ah.
Aad baan iddiin bogaadinayaa groupkiinaan. Ma soo heli kartaan wareysi dheer oo iyana laga qaaday horaantii 80naadkii Fanaanada weyn ee Maryan Mursal oo ku saabsan jaceylkii dhexmaray Ahmed Ali Egal….? 🙏
Rabbi ha u naxariisto Mohamed Suleiman tubeec
Adduunka waxa aan jeclahay heesaha M.S Tubeec waxaana xusi karaa in aan 1988 Raaxeeye oo Tubeec lahaa aan heeso ka duubtay
Waayo waayo iyo Boqorkii Codka Maxed Saleebaan Tubeec waa waraysi qiimo leh
Waayo waayo
❤❤❤❤❤❤❤
Allaha u naxariisto mahamed saleebaan .
Allayaa raxmaraaximiin alaw unaxariisto
Viva Khaatumo State of Soomaaliya
Allaha u naxariisto, Boqorkii codka soomaaliyeed
AllaayaRaxma
Jiim sh mumin
Adduunyo Macna weyn malaha Wariye C/llahi xaji &Labada Fannaaniintii Waaberi ka tirsana Tubeec & Jim Sh.Muumin waa Hore ayeey Xijaabteen marka ha Loo duceeyo,lkn Xuseen Sudani War uma hayo ee Isagana ha loo Duceeyo,allaha Uwada Naxariisto....Aamiin...Sc.
Cabdullahi xaaji waa uu noolyahay balse jiim iyo tubeec baa dhintay allaha u Naxariistee
Jiim waaberi ma ahayn. Abdullahi Hajina wuu nool yahay inta kalena allaha u naxariisto
Ahun marxuunka
He mean 1998 not 1983, Al Fanaank Momahamed Saleebaan came to Europe after Somali 🇸🇴 government overthrew.
Waad saxan tahay lkn wareeysiga dhameeyso adigaa fahhmi doone
Aun tubeec
AUN TUBEEC IYO JIIM SH MUMIN
NINBAA LAGA HAYAA , HALKA SHEY AY SOMALI ISKU RAACDAY WAA INU TUBEEC YAHAY BOQORKA CODKA SOMALIDOO DHAN,,
❤❤❤❤❤❤