Khartoum Iyo webiyo isku ooman.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

ความคิดเห็น • 107

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 ปีที่แล้ว +2

    Alah yaa raxma xuseen awfarax dubad radio mogadisho kama uu bixin idaacada wuxuna ahaa macalin dhalin yarada bara wariyenimoda wuxuna ku dhintay isla mogadisho 2018 ayaan u malaynaya wuxu ahaa muwadin alow u naxariso

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 ปีที่แล้ว +1

    Cabdisalaan hereri adeero aad baan kuu salamaayaa waan jeclahay inaan kulano mar uun .sidoo kale wiilka kula socda ee barkhad waan salamaayaa he is really an amazing guy ,
    Wxn daawaday barnaamijyada uu kula sameyay 😊 I like him walaahi🎉😊

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah
    Waan ka degdegay ee waa meel qurux badan
    Iminka oo sudan dagaalo ka qarxeen waxaan Allah uga baryayaa inuu dabkaa gaalo ku shiday ka bakhtiiyo oo quluubta reer Sudan iyo kuwa Soomaaliyeed iyo dhamaan bulshada muslimiinta ah isu soo dumiyo oo heshiis iyo islaax dhex dhigo
    Allhuma Aaaaaaamiiiiiiiiin

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 9 หลายเดือนก่อน

    Yaaaa salaaaam barnaamijkan barnaamij ka qurux badan you tube u malayn maayo inuu ku jiro bay time oo aan waqt helo ama inaan nafta dajiyo u baahdo waan daawadaa wlhi ❤ Allah yazlimak abdisalam and barkhad

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi ปีที่แล้ว +2

    In magaaladaydii Khartoum dagaal ka socdaa, aad bay ii damqaysaa. Eebbe nabad ha ka dhigo Khartoum iyo baladkaygii Suudaan.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 ปีที่แล้ว +3

    Waa ku salaamay Abdulsalam
    Halkaa waxay ahayd inay meelo la fadhiisto oo lagu nasto ay ka sameeyaan oo waqti qurux badan lagu qaato.

    • @dsf9824
      @dsf9824 ปีที่แล้ว

      Wall meeshu somaliya mahan
      EE waa sudanta w/yi
      Dhaqankaa inta meel la iska fariisto
      Moron iyo siyaasad.lugu doodo
      Soomaalida ayuu gaar uyahay
      هنا الجمهورية السودانية شمال ليس الصومالي

  • @miircumar3776
    @miircumar3776 ปีที่แล้ว +3

    Waa maalmihii udanbeeyay nabada khartuum

  • @mohammedkoriohaji-vh1sq
    @mohammedkoriohaji-vh1sq ปีที่แล้ว

    Wow abdi salan herari ma codxumid ee waad asiibtay Wariye wayn oo kudayasho mudan aad Ayan idiin salamaya asc

  • @finance6286
    @finance6286 ปีที่แล้ว +1

    Ma halaankaan bey xabad u quureen, caku African doqon sanaa

  • @maryamabdelqadir3513
    @maryamabdelqadir3513 ปีที่แล้ว +4

    Afar bolood ka hor markan ka so tagayey waxa lahaa waa ku so noqandoonaa 18 sanno anoo ku noolaa maba ilaawikaro khartoum

    • @jabiibocali7336
      @jabiibocali7336 5 หลายเดือนก่อน

      Anba wan ku noola waqti yaro 2 year wana meel fican

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman ปีที่แล้ว +1

    Weey baa ii qabataay intaa imaado inaa sii raaco Abdisalan hereri hory uu soco siido kle guuleyso iin badan 😅😅😅😅❤❤❤❤❤

  • @user-vk1vw6xe7s
    @user-vk1vw6xe7s ปีที่แล้ว +4

    Best wishes Mr.abdalsalam
    Tariq from sudan 🇸🇩♥️

    • @hudafuture1330
      @hudafuture1330 ปีที่แล้ว +2

      Best wishes Tariq, you and all people from sudan

    • @user-vk1vw6xe7s
      @user-vk1vw6xe7s ปีที่แล้ว +1

      @@hudafuture1330 Thank you ♥️

  • @aayatulaah4821
    @aayatulaah4821 ปีที่แล้ว +4

    Heestaasi wabiga niil ma ahan ee waa wabiga juba.meeshuu bada kaga daro ama goob wayn

    • @waalidadeec2752
      @waalidadeec2752 ปีที่แล้ว

      Waa niil ee soo dhegeyso waraysiga xuseen aw-faarax.

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani ปีที่แล้ว +1

    Wabiyo isu oomani inay wacatameenoo waayo badan isdooneen, in loo kala waramayoo wacdi laysu sheegiyo waano lagala quustay,Ethiopia completed fourth fillings of blue Nile mega dam reservoir, the mega 4 billion Gerd dam will eventually diminish egypt from water flow and into starvation and agricultural disaster, a brilliant move by prime Minister aby ahmed.

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub ปีที่แล้ว

      What you did write about the Nile and dam is bullshit
      Wax fiican qor ama shut up

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 ปีที่แล้ว +2

    Dhulkaa quruxda badan ayay iska burburiyeen Africa khayr maleh

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 ปีที่แล้ว +1

    Thanks hereri love from USA

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 ปีที่แล้ว

    Xuseen aw Faarax iyo Magool Allah yaa rahma

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaalka xiga webiga Juba oo isna labo webi oo isku darsantay ah nooga soo samee iyo siduu badweynta hindiya ogu dhamaado

  • @AbwanRiyaale-nd7bi
    @AbwanRiyaale-nd7bi ปีที่แล้ว

    Sudan 🇸🇩 ALLOW nabad deg deg Ah sii insh........

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 ปีที่แล้ว +1

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Barkhad Muuse.

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli ปีที่แล้ว +1

    Dadkii Saxaafadda Loogu Talo Galay Waxa Ka Nool Abdisalam Hereri, Guulayso Walal If Iyo Aakhiro ba Insha Allah.

  • @ShaaficiMaxamuud-rn6zn
    @ShaaficiMaxamuud-rn6zn ปีที่แล้ว

    Barkhad ciise odowaa waa nin aad u fahansan suugaanta soomaalida gaar ahaa old class iyo qaraam. Sxb halkan waxa kaa salaamaya saadiq Mohamed.

  • @hassanmohamud2317
    @hassanmohamud2317 ปีที่แล้ว +1

    Cabdisalamow waxaad tagtaa magaalada chadbur dalka bangladesh oo 6 webi iskugu tagaan oo india intay ka yimadan sadex dib ugu laabtaan, iyo bay of bangal oo biyaha wadanka dhan intay soo ururaan ilaa 700 oo wabi india galaan

  • @maxeditz02
    @maxeditz02 4 หลายเดือนก่อน +1

    Markay nabad noqoto sudan webigaa in aan ka cabo ayaan doonayaa--iyaga nabad baan u rajaynayaa

  • @user-yg1zd8wi9d
    @user-yg1zd8wi9d ปีที่แล้ว +2

    Barkhd iyo hereri

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah
    Waxaa tahay weriyaashii
    Hore ninka ugu fiican
    Keep up
    Somalia legend

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup ปีที่แล้ว +3

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kuye abdisalaan waan kusoo noqon doonaa isagoo lorry saran buu xuduuda lug kudhaadhey kk

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkk

    • @hudafuture1330
      @hudafuture1330 10 หลายเดือนก่อน

      Waan ka xumahay,aniga xataa waxaan jecelahay inaan mar tago 😢

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 10 หลายเดือนก่อน

    I don’t know sababta aan muuqaalkan u daawado mar kasta oo aan cidlo dareemo si aan niyada u dejisto I watched it more than 12 times ❤ mar labaad ayaan idin salaamay adeero cabdisalaam iyo barkahad ❤

  • @ubaharab5083
    @ubaharab5083 9 วันที่ผ่านมา

    8 sano oo noloshyda ka mida ayan ku qaaty sudan ano ka baranya cilmiga cafimadka (medicine)markaste oo aan wakhti heli waxan tagi jiry wabiga nile ka qalin iyo book ban hore usi qadan jiray waxan ku dul dhisi jiry dhamaan rajoyinkayga nololeed, ididiloyonkayga iyo qaabka noloshu usocoto wakhti wanaagsan ban kuso qaaty sudan ala maxa nileka sudan hami aan laha ku dhex sameyay Alhdulilaah illahy ba ma hada iskala leh isiyay fursada aan Khartoum ku joogy wakhtiga adeer hereri Mahadsanid wayo wayo ayad na xasusisyy

  • @user-ph4rp1bi6l
    @user-ph4rp1bi6l ปีที่แล้ว +2

    Asc adeer Allah kuxifdiyo👍

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 ปีที่แล้ว +1

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &C/Nasir Jees.

  • @husnimohamed4123
    @husnimohamed4123 ปีที่แล้ว +2

    Best journalist ❤

  • @abdyshakormohammed8559
    @abdyshakormohammed8559 ปีที่แล้ว

    Hereriyoow muqaalada noo soo badi beryahan waad gaabisay

  • @kingabdalla9644
    @kingabdalla9644 ปีที่แล้ว

    Masha Allah great work 👍 hareeri best journalist

  • @ismahaansiciid1194
    @ismahaansiciid1194 ปีที่แล้ว

    Mash allh Abdi salad herari waa wariye aad u misaaman

  • @deeqmawliid1607
    @deeqmawliid1607 ปีที่แล้ว

    Waa ehekii saxaafada Allah ku xafido
    Wariye sare herari ❤❤❤❤❤❤

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 ปีที่แล้ว +6

    Cabdisalam hereri my doumachi he is the best journalist keep going forward 💚❤️🤍💕👍

    • @milderwritings1539
      @milderwritings1539 ปีที่แล้ว +1

      Wa wariye somaliyed mxa naga galay dumashiga dhaqan xumida dadka kala tag

    • @zermubarikbakal4212
      @zermubarikbakal4212 ปีที่แล้ว

      Hhhh war gabadha la saa ir

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah nice

  • @maxamedcismaanmaxamed2587
    @maxamedcismaanmaxamed2587 ปีที่แล้ว

    Saxafi meel sare gaaray gayiga soomalida iyo caalamka intiisa kale ba……HAAYE HAAYE HAAYE!
    Waa duni yaablehe!

  • @suleimanmohamed7758
    @suleimanmohamed7758 ปีที่แล้ว

    War candisalanow wa codsiye inagadaa waxa aad no yaruareenesee nosowada gali Sudan videos ka kaheesid mesha waan kusoo ceeshnay oo waxkuso baranay o soojoognay wlhi xususteena Kama go eysee

  • @nasri8654
    @nasri8654 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cabdi salaan herari

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 ปีที่แล้ว

    Maashalah Great Sudan City River

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว +1

    DALKA QUURUXDA LEH EE HORMARKA GADHAY AYAY SUDANTU SIDI SOMALIDA GACMAHOODA KU BURBURINAYAAN NASIIBDARO😢😢😢😢😢

  • @apzakahmed5929
    @apzakahmed5929 ปีที่แล้ว

    Barkhad ciise odowa keep going pro

  • @hodanaxmed9223
    @hodanaxmed9223 ปีที่แล้ว

    AHUN XALIIMO Khaliif Magool
    Webiyo isu oomman waa hees xasuus weyn ku leh qof kasta oo soomaali ah oo si wacan u dhuuxay heesta . Wax ku qaadan maysaam
    Wacdaraha adduunkee
    Waydiiya culimada

  • @osmamohamed2466
    @osmamohamed2466 ปีที่แล้ว

    Respect brother hereri

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 ปีที่แล้ว +1

    Webiyo isu ooman
    In ay wacadtameenoo
    Waayo badan is goobeen
    Oo goortey is waayeen
    Isu waalan gaareen
    Waligiin ma maqasheen?

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah walhi cabdisalanow cod ayaad haysaa

  • @zubayrmaxamed3403
    @zubayrmaxamed3403 ปีที่แล้ว

    Wariye abdisalam hereri waxan ka codsanay inad barnaajima naga so diyaariso dalka masar ❤️❤️🙏🏿

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 ปีที่แล้ว

      Masar meelwalbad ka hele wa wadan aad looga sameeyo barnamijyo

  • @daljirkadahsoon1014
    @daljirkadahsoon1014 ปีที่แล้ว

    Muntazah Al MugranbAl Caa,ili dhawr jeer ayaan galay Xasuus 2010-2015!!!

  • @LearnWithDiamond
    @LearnWithDiamond ปีที่แล้ว

    Nabada dhibtay , balsa allah isku qabojiyo

  • @hamsebuskudo5838
    @hamsebuskudo5838 ปีที่แล้ว

    C/salam Hereri wariye sare salamulah 🎉

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 ปีที่แล้ว

    Wey kala weecan waayeen webiyadu oo we is Soo doonteen ,lkn abwaanku ma helay inantuu jeclaa oo sidaan oo kale ma noqdeen

  • @axmedsalaan1543
    @axmedsalaan1543 ปีที่แล้ว

    Herari weriye sare❤❤❤❤❤

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 ปีที่แล้ว

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯

  • @SalmanOsman-zc8rd
    @SalmanOsman-zc8rd ปีที่แล้ว

    Alla yacisak yaa hereri

  • @ubah_cx
    @ubah_cx ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @Deeqaabdinur
    @Deeqaabdinur 2 หลายเดือนก่อน

    Hareri xusus aa nagalisay hada rersudan nahay hadana calol xumo lasocoto sido xalka noqday wlh ilinta iso dhafta allow suudan nabad iyo xasilonideda uso celi

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 ปีที่แล้ว

    Ilaahay Suudaan dagaalka haka joojiyo

  • @user-qs8bc6lt7f
    @user-qs8bc6lt7f ปีที่แล้ว

    Balance kasta waratsataye

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 ปีที่แล้ว

    Heesta wabiyo isu ooman waan jeclaa runtii laakiin wabiyadiiba si live ayaad noola wadaagteen Hereri iyo Barkhad aad ayaad u mahadsan tihiin

  • @salatabdullahi1269
    @salatabdullahi1269 ปีที่แล้ว

    Thank you so much

  • @asalhargaysawi5999
    @asalhargaysawi5999 ปีที่แล้ว

    Legend herari🙏

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 ปีที่แล้ว +1

    Allow dagaalada ka dulqaad dalka SUUDAAN.

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 ปีที่แล้ว

    Haaye Haaye

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว

    Hada magaaladii way gubatay oo bur burtay ilaahay nabad ha ka dhigo

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 ปีที่แล้ว

    #Jewi Wax Kale Ah.😎

  • @nuhibrahimsugal7518
    @nuhibrahimsugal7518 ปีที่แล้ว

    barkhad waa aqooyahan dedaalay runtii wuxu tusaale fiican uyahey inuu qofku Ka dhabeeyo ihtimaamka uu leeyhay ee dhaafsan manhajka jaamacada

  • @zahranuur8631
    @zahranuur8631 ปีที่แล้ว

    Asc Hereyow waxaa kuu dimman in aad ka soo waran tid meesha la yiraahdo Green Village oo fannaaniintu aad u jeclaayeen. Waayo-Waayo.

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 11 หลายเดือนก่อน

    yaxaas ma laga helaa

  • @faadumocabdi8644
    @faadumocabdi8644 ปีที่แล้ว

    Hadraawi miyaa leh mis xuseen o faarax

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed6844 ปีที่แล้ว

    Ar Texas yuu cunin Isla jir waa bigger River

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 ปีที่แล้ว

    10sano ayaan ag joogay walaahi inanad modayn inaan bil joogay

  • @mahadhassan7497
    @mahadhassan7497 ปีที่แล้ว

    First

  • @dacardige8419
    @dacardige8419 ปีที่แล้ว +1

    War ninkaa cabdinaasir xuseen miyaa

  • @muhdiina7382
    @muhdiina7382 ปีที่แล้ว

    Ma cod xumid cabdisan hadayna heestu xaran ahayn wan kugu dhiri galin lahaa lakin barnamij yadaada murtidaleh inoo wad heestu waa baxrul buxuure inaga daa kkk

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 8 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk wallhi siniyada Ayaad adero c.salaan heririyow aad ii ga qoslisay.......dhibaatada siyaasada wabiga niilka cabdisalaan wuxuu yidhi laakiin aniga waxaba iima muuqdaan is dhimay iyo waxa dhibaatii .... c.salaan Ethiopian ayuu uhii liyay

  • @jamalabdi303
    @jamalabdi303 ปีที่แล้ว

    ❤❤💯💯

  • @khadartoosane7677
    @khadartoosane7677 ปีที่แล้ว

    Videos ka nuucan ah kanaalka nosoo badi

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

    😱😱😱🤗🤗🤗

  • @mohamadabdi6785
    @mohamadabdi6785 ปีที่แล้ว

    Ethiopiaad u shaqaysaa ee cid bn ku ogayn inader kkk

  • @NimcanSalandhere-qt8wp
    @NimcanSalandhere-qt8wp ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 ปีที่แล้ว

    Cajiib dagaalka ka hor marka uu ku soo qoray wlhi Somalia soo xasuustay

  • @user-qs8bc6lt7f
    @user-qs8bc6lt7f ปีที่แล้ว

    Cabdidi salanow wax Wallace was raysataye alshabaab ma soowaraysato

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 ปีที่แล้ว

    Heesta magool qiso kudhacdey bey eheyde se cml abwanka maquseyn ban maqlay anigu o nin suudan ah ba jecladay magool o iyaduna ey jeclatay sasan umaqlay lkn ilaaheey ba runta og

    • @jamamohamud3438
      @jamamohamud3438 ปีที่แล้ว +2

      Adeer taas maaha midaasi waa jacayl dhiig malagu qoray mahadsanid

    • @dekosharaf6823
      @dekosharaf6823 ปีที่แล้ว

      @@jamamohamud3438
      Haa saas miya wa garanayee wan isku qalday wadna mhdsnthy inbadan

  • @radosomtravel35
    @radosomtravel35 ปีที่แล้ว

    abdisalam meel kuu dhiman garan mayo china bes ayaa kuu haratay

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid hereri

  • @calicabdi1565
    @calicabdi1565 ปีที่แล้ว

    Qaabka loosoconayo lee😅

  • @abdirahmanalinoor8302
    @abdirahmanalinoor8302 ปีที่แล้ว

    Wan gartay lkn adiga Gurmad halka gaartay walal hadalkii magool heestii wabiya i su umaan

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว

    Masha allah