Alxamdulilah ani social media waxaan ka isticmaalaa whats app iyo youtube, ayagana inaan yareeyo ayaa ii qorsheesan, Runtii ani waxaa iga caabiyay waa Walaalkee Omar Inshar thanks walal.
Waxaa cajiib ah sida aan iskula helnay mid kamid talooyinki dambe ee ahaa sida la iskaga yareyn karto taleefanka oo ah (IN QOFKA TUSAALE AHAAN GALINKA HORE UU HAL SAACAD AH UQORSHEEYO DUHURKI KADIB) waxa ay ahayd sharci aan ku socday isbuuci hore oo imtixaan igu soo dhawaa. Thank you Omar inshar.
Ustaadow hadi adba storyga soo sarato sida lagugu dheri gelinayo wow keep going lagu dhahyo ayaa waxa sababeyso in ad malin waliba sameyso ama wax ka si badan sameyso
Mahadsanid abu faysal waa muqaal wanagsan Azxaabtada hal mid uu ban raba in aan la wadaago muqaalka marka aad dhamayso iswaydii wax yaabaha aad ka faaiiday.
allhamdulilaah hdeer waxaaan joojiyey isticmaalin gabi haaan smartphone muddo ahaan bil io dheerad kaliya dan ka hdal isticmala io laptopka waxaa aan arky waqti badan oo aan hore u heli jirin markaan heystey waqtigii hore
Ustaad cumar aad baa u mahadsan tahay maalin walba barnaamijyo na anfacaayo inoo soo gudbisaa ALLAH kaa amaal mariyo waxaad umadaada u dareyso aduun iyo aakhiroba 🙏 ustaad hal mid aan kaa codsanaa taas oo ah in aad podcast-yada noocaan cml ah in aad playlist aad ku wada shubto si qofka midba midka ku xigo si fudud u wada daawado ka soo bilaaw 1 ilaa 68 podcast si oo hal meel ugu wada helo dhamaantooda
“ hada anaga waxaan gaarnay marxalad ey gacanteyna si otomatik ahaana taleefanka usoqabaneyso anagoon is ogeyn “ !!! TAAS AYAA BEEN AHEEN allow umuuraha sahal
NOMOPHOBIA waa cabsida qofka uu ka qaado mobile ka ee ma aha caabudida mobilka ama mobile ediction ee waa marka uu qofka ka baqaayo mobile ka. nuxurka podcast ka waxa uu daaran yahay dhibaatada la qabsiga isticmaalka mobile ka sida loo yareeyn lahaa si wanaagsan ayaadna uga hadashay mahadsanid lkn tittle ka iyo content ga in ay is yeeshaan ayay ku quruxbadneed
Alxamdulilah ani social media waxaan ka isticmaalaa whats app iyo youtube, ayagana inaan yareeyo ayaa ii qorsheesan, Runtii ani waxaa iga caabiyay waa Walaalkee Omar Inshar thanks walal.
100k Comming Soon inch alh 💯❤️🩹
﴿ إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا﴾
Mahdsanid in bdn ustaad omar
Arin aan ka fakiraye baad kaso hdashay
Mowduuc aad muhiim u ah🤎
Soo badi mowducydan oo kle ustad codsi
Rabbi haku xifdiyo
Waxa mahad leh ilaahey i fududeeyey in aan dhamaysto xalaqadaan waxaan halkaan ugu ducenayaa cid kasta oo xalaqadan ka shaqeysay gaar ahaan ustaadkayga omar inshaar ilaahey ha ku xifdiyo ustaad 🤲🤲🤲
Best you tube in motivation ayuub axmed and cumar inshaar mash Allah 🎉
Mubarak hadi noogu dar
Waxaa cajiib ah sida aan iskula helnay mid kamid talooyinki dambe ee ahaa sida la iskaga yareyn karto taleefanka oo ah (IN QOFKA TUSAALE AHAAN GALINKA HORE UU HAL SAACAD AH UQORSHEEYO DUHURKI KADIB)
waxa ay ahayd sharci aan ku socday isbuuci hore oo imtixaan igu soo dhawaa.
Thank you Omar inshar.
Ustaad Omar inshar Ilaahay janada haku geeyo wax badan kaa faaidnay
M.sha allh maanta gaws baa iska sosaarey isoduceeya dadkaygii xanuun weye😭💔
Allaah ku shaafiyo hppti
Wallhi anigaa isbuuc kahor iska Soo baxshay xanuun waye
@@X10-f6e allaah hakucaafiyo wll
@@bintufarxiosalah aamiin dhamaanteen
Muuqalkan aad buu i anfacey ustaad kunjeer Mahadsanid..👏
thank you saaxiib
Thanks ustaad ❤kheyr Allah ku siiyo
Mahadsanid wll cumar fandhaal podcast wax badan ban ka faaidey
Mahadsanid ustaad 😊aadan uga helay xalqadan waana dhameestey hubaal wax badan ka faaidey❤❤
shukran ustaad
بارك الله فيك يا أخي الكريم وجزاك الله خير الجزاء
انا موصوف بهذا الصفات كلها نسأالله السلامة والعافية
Ustaad runtii waxa taxay qof wanagsan ❤jazakallahu khayr
Barnamij yadaan oo kalaan ugu jeclahay saano kale nogu sodhexgali dharkii wiigba mar mahadsanid ❤❤
Mahadsanid ustd, wax badan ayaan kaa faaiidnay.
Shukran shukran shukran alle hakubarakeeyo waad mahadsantahay
Thank you ustaad ❤
Mi teacher cumar 😊
Ustaad shukran
Without your podcast xanun weye
Mashaallah waalkey reply❤
Mhdsnd ustaad wlhi wax fcn ayaa kaa faaidey shukran
Alle ha ku sharfo ustaad.
Ustaadow hadi adba storyga soo sarato sida lagugu dheri gelinayo wow keep going lagu dhahyo ayaa waxa sababeyso in ad malin waliba sameyso ama wax ka si badan sameyso
Waa muqal ad ufiican wax badana wnu ka faa idny wlo cumar
Mahadsanid ustaad omar 🙏
M.a wll OMAR INSHAR ALLE HAKU XAFIDO ❤️❤️
Walal waad ku mahdsanthy soo gudbintada qrxda badan
Cajiib masha allah wll mahadsanid I.a waa isku dayaa
ما شاءلله تبرك الله اخي شريف
Omar inshar m.a wax badan ayan kaa faaidey
Mahadsanid omar
M.a aada u wangsantahy😮😊
Fikrad:podcas-gaan ustaad dadka saamaynta leh ku martiqaad gar ahan kuwa qadar jooga madama adigu ad isla qadar joogtid.
mahadsanid.
Mahadsanid abu faysal
waa muqaal wanagsan
Azxaabtada hal mid uu ban raba in aan la wadaago
muqaalka marka aad dhamayso iswaydii wax yaabaha aad ka faaiiday.
Allah ha ku barakeeyo
Omar inshar dhiirigeliye guuleyso wll
Thank you so much really 🧠❤
Guulayso wll inshaar
Mahadsanid walalo laakiin halkee ayaan kaala soo xidhiidhi karnaa
Nolo sheydan waa hadashy wlh wll jazaakalh ❤
Alle haku xafido ustaad mawduuc kasta xiligii lo bahnaa ayad so galisaa 🙏🙏
Walal weyn 🙏
Allaah haku barakeeyo ustaad cumar wax qiimo leh ayaad noosoo gudbisaa haddaanu da'yarta kugu xidhan aanu nahay
Isticmaalka badan ee taleefanka insh allah waxaa igu danbeyso cwa oo taariikhda tahay 2/6/2023
😂
wlhi muuqaalkagan aadban ugu bogay masha allah sidaad u soo jeedisay boqolkiiba boqol
Thanks O inshar ✨️
عبّرتَ الحقيقة يا عمر انشار ربما يغضب بعض الشباب لأن عندما يمس الشخص حقيقة شخص آخر سيغضبون حتما 😅
Ustaad xaqiiq baad ka hadashay😮
Mashaallah, niyow hore usoco
Mahadsanid wll Omar
Jazzakallah dhiiri galintada wall
Shukran ustaaad alle haku sharfo
Mowduuca add buu Ci canfacey ustaad kun &kow mahadsanid❤❤
Shukran❤
Mahdsanid ustaad
شكرا اخي❤
Thank you very much
Wacyi galin wanagsan jzkl🙏
Cisatul Islaam ka soo hadal walaal dadka markay qurbaha tuuraan is badala❤️❤️
Ustat wax badan ayad ibadbaadisy
allhamdulilaah hdeer waxaaan joojiyey isticmaalin gabi haaan smartphone muddo ahaan bil io dheerad kaliya dan ka hdal isticmala io laptopka waxaa aan arky waqti badan oo aan hore u heli jirin markaan heystey waqtigii hore
Masha allah wll taatikis aad is ticmaashay noo sheeg wlhi geed buu naqu xidhay smart phonku😂
Ustaad cumar aad baa u mahadsan tahay maalin walba barnaamijyo na anfacaayo inoo soo gudbisaa ALLAH kaa amaal mariyo waxaad umadaada u dareyso aduun iyo aakhiroba 🙏 ustaad hal mid aan kaa codsanaa taas oo ah in aad podcast-yada noocaan cml ah in aad playlist aad ku wada shubto si qofka midba midka ku xigo si fudud u wada daawado ka soo bilaaw 1 ilaa 68 podcast si oo hal meel ugu wada helo dhamaantooda
Allaha ku baraleeyo walaal cumar anagna Allaha nala garab galo sidaanu uga adkan laheyn mobileka🤲
Alla wllkayow omar ku jecliyaa Allaha ku karameeyo💜
Masha Allah
Runtii dhibaato badan ayuu nagu haya telephone kan hadii aan dhalinyaro nahay😢
Zxp plylist u same fandhaal podcast
“ hada anaga waxaan gaarnay marxalad ey gacanteyna si otomatik ahaana taleefanka usoqabaneyso anagoon is ogeyn “ !!! TAAS AYAA BEEN AHEEN allow umuuraha sahal
Slmulah omar waad ku mahad san tahay barnaamijyada tayada leh ee aad bulshadaada afka uhooyo kaga haqabtirto eeaad ugusoo gudbiso jazaka Laah khayr wllo
Howsha aad u hayso bulshadaada Allah kaa ajar siiyo
Alle haku dhawro ogaansho
Mahdsanid❤
Mopilka balwad buu ii noqdey wllhi iyo tiktoga
Xaqiiq
Asc ustaad hdaa online wax kabaratidna dhanka mobile...ka
Aad ayad uu mahs santhay yaa mucalin
Hadadaan walhi 3cashar aleegarbaa iyo muraajaco 1saac kohor ayaan meshaan sogalay wayabanahy waxkaste wee iskukeedulsaran yihiin walina moopeel firinooya halrayi akudarsanaa dabeecad xumo aniga wagihore qof dagan aan ahaa ciyoow maxanaaqijirin lkn hada waxyar wakxanaaqa xata haduu mobile ka jajarka kusocon wayo wax aqriskana wakudhiban hay xataa qof haduu waxdheer iisooqoro waan wacaa anoon akhrin buug war kisadaa tukadarana waay iheesa hadaan qof lahad laayo qofkaas ilaa oo iga macsalaameeyo waan hadlaa aniga dad kamawaci lkn qofka haduu iisoowaco maxaa uwacday oo isdhahaa yacni maatoodhan waan hadlaa
Alx anigu qof waligy 1hour lama hadlin
mrka laga reebo wllady
Gd job
tijaaabadayda anuga wafika waan iska saaraa sidaan kutubta diiniga ugu akhriyo iyo taariikhda iyo bbcda voa marmar kadhgaysta anoo internet ticmaalo bugaagtaada i anfac in akhristo kana fogaado netka arin fiicn weeye wafika qofka hadiiisaaro mobileka dhib makeeenayo dadka iyagoo meelahaaa telefanka maqaahiya ana iska akhrinuyaa kutib lasoodagay
Wll omer ishaar vedeoi dhiiri galina ama isdiyaaeina nosoo samee hadaan nahay ardayda imtixaanka dawlada wll qaali plz❤
Omar wllhi wan dharye barnamijyadan badana wey itabtan waliba si gooniya isbadel qeyr qaba ayan rajeynaya inan samoyo
thanks man
Wadama
da qaar si ay dhalinyaradoda hormrka dunida ula jaanqadan aya aladaha qaar laga kansalay soda tiktok
Ajiib ✌
Ani taas i haysataaa .
Xata hadaan xanuunsahahay ama dhibato jidho telkaa ku ordaa.
Kolay dhibatadaaas ma nagu yara alle jira
Alhm I used social media only TH-cam and what's up
Mobile-ku Wakhtigaan La Joogo Drugs Waxba Madhaamo Wlhi, Mararka Qaar Koronto Kugu Dhageysa Weeye, Ilaahay Hanaga Yeelo Kuwo Waqtigooda Qaaliga Ka Fekera Meeshay Ku bixinayaan.
Mhdsanid ustaad
Inta sheegeeyso right now aan dareemaayaa wlhi
Wllhi waxa xaqiiqaa maanata markaad waydiisid suaal ah na heblaayo lahadlka ladagaalnka isku sobaxa ruxaan aad lahadasho maxaad kafaaidaysaa marba haduuna ahayn mid ku xalaala anigaaba daalac la iraaca laygudhaha markaad aduunka kawayday wax ku daryeela ayaad aniga kuso jeedsanaysaa
Xaqiiqada waa qaraar
NOMOPHOBIA waa cabsida qofka uu ka qaado mobile ka ee ma aha caabudida mobilka ama mobile ediction ee waa marka uu qofka ka baqaayo mobile ka.
nuxurka podcast ka waxa uu daaran yahay dhibaatada la qabsiga isticmaalka mobile ka sida loo yareeyn lahaa si wanaagsan ayaadna uga hadashay mahadsanid lkn tittle ka iyo content ga in ay is yeeshaan ayay ku quruxbadneed
M.a waan ku xira nay ilaa 2017 wixii kadan beeyay barnaamij yada ogaansho
Ustaadi markan ku dhagesanayo wan qosla marka yacni dhahdo😅
OMar inshaar emailkada google wan karadiye ma arke inte kahela