Wll adoo mahadsan waxaan rajaynaa dhawaan inaa Spain aado ninkan ma igu soo xariirin kartaa adoo mahadsan si wadanka joogistiisa maadama aan ku cusbahay
@@larsmartinjohanssonjohanss115 Jaahil ayaa tahay. Meeshan waxa aan ka hadlayno waa qorida Soomaliga oo sax ah. Af Carabiga erayo qaar ayaa kujiro Af Soomaaliga mana ahan wax laga bedeli karo. Ee iska aamus. Fahamka ayaa kugu yar.
@@Sweet-yn7ft Adiga xitaa si sax ah uma qori kartid af Soomaaliga. Hadda maxaad ku hadashay? Layaab waaya sida qof sheeganaya Soomaali haddana si sax ah u qori karin. Mida kale English aad qortayna waa qalad. "Ur" ma ahan ee waa "Your"
@@shineali9079 No , but houses were very cheap back then in Spain with big mansions at lower prices. It was a holiday home. Then they sold the house and purchased big land in Somalia which was a blessing and a curse because few years later civil war arrived. For 30 years the land could not be sold. Now the value of the land is 4 times the price of that house in Barcelona today which is not cheap, and still rising due to improved security in Somalia. Generally my family lost lots of wealth due to the civil war , like all the money in the national banks , lands stolen by the new money people which I don't need to mention even, even politicians that served at highest office there like a former PM stole 50 percent of some lands we owned despite court's ruling against him . Abuse of power.
Cawil Cabdale Bareh masuul halkee ayaa ugu wanaagsan in fasax loo yimaado Barcelona suaal kale guryo la kiraysta ma jiraan oo Ludo kooban fasax loogu talo galay
Geedi sahan maalmahaan maxaa Ku helay wax video ma soo dhigtit tankale wadanka Spain macluumaad Nagu filan nooma soo gudbiniin fadlan ka soo hadlo qaababka ey Ku soo galaan Somalia wadankaasi
Waaba meel shidan, laakin qofkii dalxiis u imanaya waa inaad hoos komenti faahfaahin ah kusoo qortaa intaa ayaad ka ilawdaa warbixinadaada oo ku xusuusin lahaa tusaale ahaan xaafada somalida degto, garoonka ugu dhaw ee qofku kasoo degi karo iyo diyaarada ugu sahlan ee qofku soo raaci karo service is raacsan
Fadlan 3 kun like yo Share
Asc Guedi habla espagniol yo Nacie in Sevilla entonces soy Sevillana me encanta Mi pays
Side lagu imankara
Wll adoo mahadsan waxaan rajaynaa dhawaan inaa Spain aado ninkan ma igu soo xariirin kartaa adoo mahadsan si wadanka joogistiisa maadama aan ku cusbahay
Asc sxb waxaan rabaa inaan dalxiis u imaado fadlan igu soo xir ninkan mahadsanid
sxb waxaan u iman lahaa dalxiis Qof jooga Barcelona igu soo xidh mahadsanid
One Day i Will Go My Favourite City Barcelona💗🇪🇸
Haa waa. Dad aad u furfuran Barcelona dadka degan 😍😍🥰🥰
Geedi Sahan somali keep going brother wow is beautiful Spain 🇪🇸 Katalonia
MashaAllah reer Jabuti iyo Somali dhamaan horey usocda.
Geedi sahan waad kumahadsantahay barnaamijyada dalxiiska iyo xogaha aad Nala wadaagto. Spain waa wadan taariikh wayn aynu ku leenahay muslimiin ahaan raadad waawayn oo taariikheedna muslimiintu kaga tageen fadlan manala wadaagi kartaa meelahaas taariikhiga ah.
Mahadsanid
Luuqada Spain watan ugu jecelhy inan barto wlhi iyada iyo Italian ka 😊😊
* Waatan
*Jeclahay
*inaan
Waa nasiib xumo in luuqadda dalkaaga hooyo aadan si sax ah u qori karin, balse aad jeceshahay inaad barato mid kale.
@@cat_106 Waa ayaandarro in aanad afkaaga ku sheegi karin; nasiib, luuqad iyo sax!
Haddana dad kale ayaad u gooddinaysaa.
@@larsmartinjohanssonjohanss115 Jaahil ayaa tahay. Meeshan waxa aan ka hadlayno waa qorida Soomaliga oo sax ah. Af Carabiga erayo qaar ayaa kujiro Af Soomaaliga mana ahan wax laga bedeli karo. Ee iska aamus. Fahamka ayaa kugu yar.
@@cat_106 Xaka quseeyo wexee baree mind ur business
@@Sweet-yn7ft Adiga xitaa si sax ah uma qori kartid af Soomaaliga. Hadda maxaad ku hadashay? Layaab waaya sida qof sheeganaya Soomaali haddana si sax ah u qori karin.
Mida kale English aad qortayna waa qalad. "Ur" ma ahan ee waa "Your"
Soo badi video sxb qaaliya 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴❤️💯
Asc.
Thanks waa barnaamij fiican.
Travel, tourists, sightseeing and wadan barasho.
Wadanka Spain iyo labo wadan oo kale sida shiinsha iyo italiya waxaan ku'xusuustaa sida uu u galey Corona viruska walaahi sixun ayey oogu'dhamaadeen wadamadaas, dadka badbaadey ilaaheey barya ilaaheey u tukada.
Waa xusuus aan fiicneyn.
Asc.
Machaallah geedi sahan, u miss us bro so more videos thank you ...
Macha allah reer Djibouti vive mon pays et mon peuple
oui mashallah vive le peuple djiboutien et vive la république de djibouti jiir oo jog
@@ayoubsaid605xariiF JabuuTi Wlhi Best Country I Love it I’m 🇸🇴
Dr said houssein tourab wan ku salamay from djibouti 🇩🇯
geedi sahan
❤My city Barcelona ❤
Walal Barcelona Miya degan tahay
Geedi sahan said ayan ku tageraa horay usoco
Wow absolutely It is amusing video 📹 ❤
Saaxiib guulayso @Geedi Sahan
Scb Aad baan kuula socdaa guul kuu rajeenaa zxb
Morocco ka sheekee iyo lawada magaalo ee Ceuta and Melilla ee ka tirsan Morocco africa balse Spain ee ka taliso Geedi Sahan
Best Somalia TH-camr
My family purchased a house in Barcelona in 1988
Does that mean your family has been living there since then
@@shineali9079 No , but houses were very cheap back then in Spain with big mansions at lower prices. It was a holiday home. Then they sold the house and purchased big land in Somalia which was a blessing and a curse because few years later civil war arrived. For 30 years the land could not be sold. Now the value of the land is 4 times the price of that house in Barcelona today which is not cheap, and still rising due to improved security in Somalia.
Generally my family lost lots of wealth due to the civil war , like all the money in the national banks , lands stolen by the new money people which I don't need to mention even, even politicians that served at highest office there like a former PM stole 50 percent of some lands we owned despite court's ruling against him . Abuse of power.
@@theancientsancients1769afsomali mad ku hadashid.
@@theancientsancients1769wow, sorry to hear that.
❤
Afar million oo dada. Ma afsomaliba reer Djabouti.
Masha,allah geedi sxb soo laabasho wacan waan rajeynaa inaad horay usii socoto wixii lagaa bartayna aad sii wado insha,allah, allaha ku garab galo
masha allah
Geedi best youtuber horey usoco bro barnaamiyadaan oo kale nooso badi
Waa ku salaamay in badan sxb geedi sahan horey u soco wll ❤😍👑🙏
I was there for four years
... Time is flying
Sharcigeda kwrn iyo shaqada
And
For full scholarship plz
Masha Alaah Hori Usoco Walal 👍
Mashallah gedi Sagan walal
Waa ku mahadsantahay
Masha Allah horay u soco Walaal
Masha allah bro geedi
Bravo 👏👏
Zxp video noo soo badi 10 naha way yartahy 20 kaha dhig video yadadah thnkz geedi sahan
Spain 🇪🇸 ayagaaba tooda haysataa maxaa laga raadinaya
Ayé Geedi.
merci geedi sahan
Geedi shana Bro horarmar wacan ban kuurajeyna lpx
Spain one of the best ccountry in the Europe
How?
Horay usoco geedi sahan keep going
Best Wariye baad tahay
Sxb micrphone yar aa jiro oo wireles ah kaas adeegso sxb
Codka daciif waye waala maqlaa lkn kaasaa perfect ah
Spain 🇪🇸 magalo aan wax badan ka bartay ❤❤
Sidee ku tagtay zhp
@@saxanefilms1 tahriip sxb markaasaa tagee
Hablas espagniol por favor?
SPAIN 🇪🇸 MAGAALO MAHA LIBAAX EE WADAN
Sxb Greece joga wadankas kwrn ma iska dhiba passport ma dhiban
my pro kuriyada waqoyi aqbar noga ken wan ogahay lajan aatahe👍
Hori u soco bruh
Cawil Cabdale Bareh masuul halkee ayaa ugu wanaagsan in fasax loo yimaado Barcelona suaal kale guryo la kiraysta ma jiraan oo Ludo kooban fasax loogu talo galay
Geedi sahan
Ich finde es sehr spannend weil ich musste eine Referat machen über Spanien das hat mir wirklich sehr geholfen ich danke dir❤❤❤❤🎉
Somali ku hdl jarmal mahide
Keep going prother
Geedi sahan ninka ugu horey TH-cam
best youtuber mr travaler🥰
Hormar wacn pro
Waa inta ay soomaalidu ku yar thy hadaad sii joogto iyadoo soomaali la nacladi doono waad arki
taasa benta aheyn melkasta wan kuxarna
Malaysia toos u tag sxb
Wareega iska yaree ramadan ayaa soo dhaw
Malaysia muu daganyahay
Malaysia ma dagano Australia auu dagan yahay
@@jamaabdulahi318 waan ogahay
@@ismail.mo77 maya
Geedi sahan maalmahaan maxaa Ku helay wax video ma soo dhigtit tankale wadanka Spain macluumaad Nagu filan nooma soo gudbiniin fadlan ka soo hadlo qaababka ey Ku soo galaan Somalia wadankaasi
Bro waan ku xiisnay ee vidioyada noso badi.
Dr waa reer Djibouti Af-Soomaali reer Djibouti ayuu ku hadal
Sxp. Ducoment badn kasamee. Video dheer. Kasoo samee. Waan tageeraa magaalada Barcelona. Pls. Midkala kasoo samee. Sxp
Same💙🫂
Soomaliyee walaalkan hala tagero kuu macno laheyn ba waa daawataane
Zxb waxad barnamij kaso samesa wadamada kala ah turkumanistan u bakistan Kazakhstan dajakistan iyo sayberia da barafka ah ee Russia kutala so Yeah
wll jira - allaha kula garab galo halgankaaga
Waxa and nabsrto dhaqano kalagadisan. Ee. Duniada kajiro
Come back geedi sahan sxb
Sapin miya jogta
Spain Miya joogta
Passport soomali dalxiis ahaan maku imaan karaa ???
BIG LiON
Changan Andalusia iPad iguso marto wan jeclaa insha allah next time
anadalusia miya jogta wll
Spain baan rby wr bxin intaan ka badn hdaan heli lahaa weey fcnaan lahyd
Maka heshay War bixin wll waan rabee
@@ayuuu2324 haa xogaa yar waan hely xog ah
@@leilamohamed4012 waxa ku weydina sis qof Europe dagan inta Spain so dago family giisa ma u dacwoon karaaa
M.a pro
Hey 👋 im from somaliland i hope to go one day as health education for study 😢how i can get there for scholarship
War wan sosocdaa haleyda War haayo rer Catalonia waa inku sosocdaa
Qabke wll
Ani xitaa waan socda
Djibouti 🥰🥰
Hore use wll 🥰
waxaan rabaa inaan dalxiis u imaado Barcelona sxb Qofkii jooga Barcelona ila soo xidhiidh
Same💙
Waxan jeclaan lahaa qof dagan inaa ka barto waan imaan lahaaa 😢
😂😂😂😂 HOY URTO XAMARTADA KU UR
😂
@@shavici4380 maxaa igu caaysay Hada isheek wiilka carafta badnaayoow
Ka raali Ahoow nacaskaa walal gabdh soomaliyeed qiimikeeda ayuun garanayne
@@shavici4380 waa edab daran thy xayawaan yahoo dadka sida loola daqmo loo ilaalsho mataqaanid
Kun iyo boqol maxa laga wada ma dollar 💵 baa
Landherayaal follow iso dheha
GEEDI SAHAN WAXAAN CODSI KAAGA AHEY ADEYDII JOOGEY BURTAQIISKA IN AAD LANBARKIISA ISIISO WAXAAN JOOGAA MAGAALADA MUQDISHO RAALINA AHAW
War wadankan Spain shaqa mataalama losoo tahriibi kara war naga siiya
Hada spain Somali badan ayaa timaade oo aan aniga ka mid ahay
Now we are over 3000 people
Meel fiican miyaa
Asc sxp inaan see galaan rabaa hlkee kla so xiriraa
Sidde ku gashy zxp
Blz no jawab ama lanbrkaga no reb hady macqul tahay abowe
Si an kula so xirirno insh alla
Switzerland Waxaa loogu shaqeeyaa €5000 shaqooyinka ugu liita. Somalida Uber wada in Geneva and Lausane €6-7 kun bishii. Spain iskaga Carara hadaa passportkooda mar Aad qaadatid
Faraha spain sidee laga yeelayaa
Information igaa sii Switzerland please passport EU Citizen ban ahay
@@samiyahussein9420 meel fiican waaye weligeey ma arkin Qof Somali ku shaqeeyo less than $5-6 kun bishii
@@mohamedshaqiiri3254 passport EU hadaa heeysatid is the best. Laakiin hadee Spain faro kaa yaalaan dhib waaye bro
Qiimaha nolosha Switzerland ayaa aad u qaalisan marka Spain loo barbar dhigo
💯💯💯💯💯
❤❤
Waaba meel shidan, laakin qofkii dalxiis u imanaya waa inaad hoos komenti faahfaahin ah kusoo qortaa intaa ayaad ka ilawdaa warbixinadaada oo ku xusuusin lahaa tusaale ahaan xaafada somalida degto, garoonka ugu dhaw ee qofku kasoo degi karo iyo diyaarada ugu sahlan ee qofku soo raaci karo service is raacsan
Sxb Greece joga passport soo qadana wadankas ma iska dhiiba sharciga family ma I kenayan shaqo ma ledahay please jawab
@@yonisabdi3361 Haa
@@yonisabdi3361Spain Maxaad Iskaga dhiibi meel dhaanta raadso
Passport somalia maku tagi ka raaa walal inaan soo sahmiyaa rabaa
Vedio kale kasoo samee suuqa iyo cuntoyinka walal
Cid warbixin maka haysa inte in leeg bey spania sharciga ku bixisa plss iso shega
Wax aqbaar maka hayaa Spain
100k subscribe coming soon
Mttan Barcelona intee lagu tagaa
Sxb boram
I a
Sidee Lgu iman Kara spain
*HADAAD PASSPORT EUROPEAN HAYSATO DIYAARAD BAAD KUTAGI, HADII AANAD HAYSANNA HALKA MOROCCO AYAA LAGA GALAA TAHRIIB AHAAN SE WAA KHATAR WADADAASI OO DAYR WAYN AYAA UDHEXEEYA*
Wll wax Marroco jogo mataqana Somali ah
@@QURAN-ONLINE-SCHOOLWll waxan Add ujeclahay inan dinaca Morroco kaso galo Spain lkn qof xaga jogo ubahna plz
@@mranito07oscar5zxp way adagty wadadasi wlhi anba rabayo
Benvenito la ispanya
Donde vives
@@fatxiyaosmanbarry3996 valencia adi xagee jogta
@@ciyaalxamarofficial8565 Bowe ina imaadan rabay wax macluumad ah maiga siin karta ama se numberkaaga iiso qor
ar fool xumaa spain
Visca barca visca catalonia
Waxaan booqday Barcelona laba jeer iyo mar Madrid. Dadka Barcelona waa dad aad u furfuran oo jecel qaxoontiga ama magangalyo-doonka ku nool halkaas.
shp maad uciyaarto
asc bro barcenola ayan maclumad kusaabsan shaqdeda kaweydiin rabaa
BIG LiON