Nolosha Soomaalida ee Luxembourg 🇱🇺 Somalis in Luxembourg

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025
  • Muqaalkan waxa uu ku arki doonta nolosha Somalida ee Luxembourg, Curri waxa uu ku nool yahay mudo 14 sano dalka Aduunka ugu Qanisan.
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 55 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 55 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

ความคิดเห็น • 232

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  8 หลายเดือนก่อน +72

    Fadlan 10kun like iyo Share
    Abdirahman TH-cam:
    youtube.com/@abdirhmandollarvlogs?si=wwa8-Zo6MRrCqEOh

    • @Nasruddin234
      @Nasruddin234 8 หลายเดือนก่อน +3

      Asc
      A little correction if you don't mind, the nationality of the people of Somalia is Somali not Somalis. Thanks ❤

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie55 8 หลายเดือนก่อน +78

    Ninkii bulshada waxa waxtarka leh u soo gudbiya Soomaalida ma dhiira geliyaan inta badan
    Best TH-camr ninkaanaa u qalma runtii
    Guuleyso sxb geedi sahan

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 8 หลายเดือนก่อน +70

    Cida nabiga jecel loofta saara ❤

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 8 หลายเดือนก่อน +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

    • @nimcoxasan3761
      @nimcoxasan3761 8 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

    • @salamdahir2092
      @salamdahir2092 8 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw ❤

    • @jeimaani2024
      @jeimaani2024 8 หลายเดือนก่อน +1

      Adiga laftirkaga horta kusali nabiga SAW

    • @BashirAbdullahi-wp6pb
      @BashirAbdullahi-wp6pb 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤​@@nimcoxasan3761

  • @mohameddubow1839
    @mohameddubow1839 8 หลายเดือนก่อน +31

    This guy you had interview with him is really amazing, he is a nice person for sure.

    • @pepperedice9461
      @pepperedice9461 8 หลายเดือนก่อน

      Waxbaa ka khaldan qaabka aad u qortay ingiriiska, malaha waxa kuu fiicnaan lahayd in aad afkaaga hooyo kuso qortid.

  • @MohamedMahamuud-j9y
    @MohamedMahamuud-j9y 8 หลายเดือนก่อน +40

    Ilaah ha idinku amaansado wadanka aad joogtaan, qof walbo wuxuu jecel yahay ilaah ha u sahlo, ilaahna caafimaadka ha inoo ziyaadiyo khaatumadanna ilaah ha inoo wanaajiyo, ilaah waxaan ka baryaaya in bini aadamka ilaah qalbigooda jaceyl ha,inoo shex dhogo, qalbigeena ilaah cuqdadad iyo ciqdi ha inaga saaro baska aan baranaayana kheyr hadii aay noogu jirto ilaah ha inoo fududeeyo aamiin yaa alaah❤🎉

    • @digeed1422
      @digeed1422 8 หลายเดือนก่อน +1

      Aaamiin Yaa RABBi🤲🏼🤲🏼

    • @MaaliRecap
      @MaaliRecap 8 หลายเดือนก่อน

      AAMIIN

    • @hanadcarab2819
      @hanadcarab2819 8 หลายเดือนก่อน

      Aamin yarabi 🤲

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 5 หลายเดือนก่อน

      Amin😢

    • @Yxyehxx0
      @Yxyehxx0 4 หลายเดือนก่อน

      Thank U❤️🫶🏾🫶🏾💕😍

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 8 หลายเดือนก่อน +12

    Masha Allah, Geedi sahan waad
    Ku mahad santahay , Sida fiican
    Ee Aad u waraysatay❤

  • @dhacdooyinkadunida86
    @dhacdooyinkadunida86 8 หลายเดือนก่อน +25

    War maanta nin adag baad soo qabatay Cabdiwahab Xasan Cagadhidid oo ku magac dheer (Curri) aad baan kuu salaamay.

    • @curricagadidid4674
      @curricagadidid4674 8 หลายเดือนก่อน +18

      Ugas waan kaqaday

    • @asadm9522
      @asadm9522 8 หลายเดือนก่อน

      ​​@@curricagadidid4674 waad ku mahadsantahay wareysigaaga walal. Luxembourg waxay isku mid yihiin wadanka jooga Ireland , lacag fiican, nolal qaali iyo guri laa'aan. Waan ku salamaya , lagayaaba ina booqdo luxembourg.

    • @fastfilms2
      @fastfilms2 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@curricagadidid4674fadlan xagee kaala soo xiriiraa?

    • @Ayubbashir346
      @Ayubbashir346 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@curricagadidid4674wa kusalamay bro waxan kuweydid hababka lagu iman Kara dalkan

    • @AbasalamaIbnuahmed
      @AbasalamaIbnuahmed 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@curricagadidid4674sxb qof hada so galay yurub farana an laga qadin da' yar na ah sharci inu ka helo meqey ku qadan karta mida suala bdn mala kulmi kara qofkas teenage ka h

  • @farxaanibraahim5268
    @farxaanibraahim5268 8 หลายเดือนก่อน +23

    aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @nimcoxasan3761
      @nimcoxasan3761 8 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scwscw❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cabdicaydid1937
    @cabdicaydid1937 3 หลายเดือนก่อน +1

    Geedi sahan waa TH-camrka ugu fiican youtuberada soomaalida waayo wax fiican miyaa wax soomali kala dilaya waligay isago Soo gudbinaya ma aanan arag wax u faa'iidaynaya mooye

  • @abdullaahicumarhusein5556
    @abdullaahicumarhusein5556 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaad tahay legend dhaqo fiican Ayaad heysaa Geedi Sahan❤ Waanku wataa.

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 8 หลายเดือนก่อน +9

    Ilaaahooow dag dag somalia iyo africana iigga saaar waan ku baryaaye😢😢😢😢😢😢

    • @NNaley-hs4ow
      @NNaley-hs4ow 8 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin yarabi 😢😢😢

  • @iidabdi6669
    @iidabdi6669 7 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you so much bro for your effort

  • @Hagar_tire
    @Hagar_tire 8 หลายเดือนก่อน +9

    Qofka Kaliya. Aan youtube channelkiisa aan muuqalkiisa dhameysto m.a 1.m subscribe ayaad uqalantaa hori usoco bro 🎉

  • @kcm7517
    @kcm7517 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid wll❤ geedi. SahaN😮fv TH-camr

  • @maxamedcali4828
    @maxamedcali4828 8 หลายเดือนก่อน +2

    One of the best youtube ❤️ 🙌

  • @Abdiwasac-Qorshe
    @Abdiwasac-Qorshe 8 หลายเดือนก่อน +1

    Astonishing & Spectacular Channel
    Greetings Geedi sahan From Melbourne Australia 🇦🇺 👍

  • @cabdicaydid1937
    @cabdicaydid1937 3 หลายเดือนก่อน

    Insha allah guulayso ayaan kuleenahay mudane geedisahan jigjigana mar labaadna kusoo laabo iyo mar 3dexaadba

  • @SAMAALE0
    @SAMAALE0 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mishaarka iyo lacagta ismala lahan 😢 dhalasho neh haku riyoon

  • @KingzakariyexassanCumar
    @KingzakariyexassanCumar 8 หลายเดือนก่อน +3

    Coming soon 200k guuul ❤❤❤

  • @elias2559
    @elias2559 8 หลายเดือนก่อน +1

    Taxi man waa fantastique aad buu ugu Farax aan yahay in la yidhaahdo waxa tihiin wadanka ugu lacagta badan .

  • @user-muno123
    @user-muno123 8 หลายเดือนก่อน

    Mar dhow 200k caming soon 1M idanka alle abaal marinta ha iga ilaawin wllky garabkaaga alle ayaa ah anaga sidoo kle garabkaaga ayaan ha rajo dhigin mar walba keep going ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdullahiAmaan
    @AbdullahiAmaan 7 หลายเดือนก่อน

    Geedi sahan Masha Allah waaysigagu waa muhiim

  • @saiddahir3462
    @saiddahir3462 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xogtawaxbarashada dalkaan waliba dhanka jaamacadaha manoo soo gudbinkartaa wlle
    Geedi Sahal

    • @suudi-wx1ft
      @suudi-wx1ft 8 หลายเดือนก่อน

      Waa muhiim bro

  • @RAFATGH-24
    @RAFATGH-24 8 หลายเดือนก่อน +3

    God bless you more my brother

  • @MohammedAli-st4ip
    @MohammedAli-st4ip 8 หลายเดือนก่อน +3

    Good information mashallah

  • @footywrld268
    @footywrld268 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤ wxn rajaynaa in fariin tayda ku soo gaartay @geedi sahan

  • @XamdiCalimaxamuud-u6x
    @XamdiCalimaxamuud-u6x 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wll adaa ayn Kaga helay qof an jeclhy tahy xagee kahela😢❤

  • @ABDIFATAHABDILAHI-hk3jn
    @ABDIFATAHABDILAHI-hk3jn 8 หลายเดือนก่อน +2

    sxp wlhi Europe jooga wax faro la dhaho ma lihi 😢 Luxembourg war iga siiya 😢😢

  • @Somalibadboy
    @Somalibadboy 8 หลายเดือนก่อน

    Brother muuqaaladaadii u dambeeyay faaido miidhan weeye keep up to you pro.

  • @khadarasad9999
    @khadarasad9999 8 หลายเดือนก่อน +4

    He is very honest thank u brother respect
    Suaal ban qabaa brother qofku haduu xuduuda dago oo Luxemburg ka sheqeeyo canshuurta wadankan daganahay iyo kaan ka shaqaynayo labadaba miyay iga rabaan? Mahadsanid bro

    • @Qathar113
      @Qathar113 8 หลายเดือนก่อน

      Haa sxb %100 Waan hubaa

  • @muxsinyare547
    @muxsinyare547 8 หลายเดือนก่อน +5

    I am the first my favourite youtuber❤

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 8 หลายเดือนก่อน

    Waan so baxayaa I.a waj imaan doona😢😢😢

  • @mohamedyusuf8533
    @mohamedyusuf8533 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks wll Geedi Sahan

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 8 หลายเดือนก่อน +1

    Tnx gedi sahan

  • @fadumohamdi4963
    @fadumohamdi4963 8 หลายเดือนก่อน

    TH-cam Kali ah an ku xiranya ❤

  • @zakiqurpomohmedia2481
    @zakiqurpomohmedia2481 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh geedi sahan guulayso

  • @Balidhaye
    @Balidhaye 8 หลายเดือนก่อน +4

    Inaalilah week ba usa lagu sameeya 2000 iyo wax ka badan war ileen yurub waa lagu bakhtiyey

    • @Kaligeed-Amiirad
      @Kaligeed-Amiirad 8 หลายเดือนก่อน +1

      Heheheh kwrn Africa oo 200$ aan qaadano 😢so kama darno

    • @GeediAbdi-ue3zi
      @GeediAbdi-ue3zi 8 หลายเดือนก่อน +4

      ​@@Kaligeed-AmiiradLkn afrika guri $50 ah baa helaysa cunadana $80 Kaa badan shoobinkana $20 Kaa badan
      $50 kuu Soo harayna saving ka dhigo calashan akoonka ku shubo
      Halka Luxembourg qofkii $3000 mushaar uqaata
      Gurigisa kiradisa ay taha $1500
      Cunadana Laga yaabo in bishii ay ku baxdo $800
      Shoobinkana uu ku samaysto $300 bal is waydii maxaa usoo harahaya ? 🙆

    • @rihaanamohamet7370
      @rihaanamohamet7370 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@GeediAbdi-ue3zi soomalia joogaa shaqana mahaaysto😢

    • @AishaAbdullahi-wk7jg
      @AishaAbdullahi-wk7jg 5 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@GeediAbdi-ue3zi400 u soo haraysa dee😂

  • @kingburaale9092
    @kingburaale9092 8 หลายเดือนก่อน

    Mnch Allah cabdiwahab xasan cagdhidi waa nin wax badan og oo walip in badan joogay qurbaha

  • @DuraanMohamed-ls5fh
    @DuraanMohamed-ls5fh 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi ninkan ani wan tageraa🎉

  • @chbmuhidin8266
    @chbmuhidin8266 8 หลายเดือนก่อน

    Good video bro
    My favourite youtuber

  • @Abdulkadirfarahyusuf980
    @Abdulkadirfarahyusuf980 8 หลายเดือนก่อน

    Mashaallaah geedi sahan waa ku taageeraa horay usoco

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 8 หลายเดือนก่อน +5

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 8 หลายเดือนก่อน +3

    ASC Gedi Sahan. Masidaa beey ku lacag badan yihiin mishaarka eey bil qaataan anaga isbuuc baan ku sameenaa truck driver kolkii aad joogto America .

    • @Abuukarabdullahi-y8h
      @Abuukarabdullahi-y8h 8 หลายเดือนก่อน

      Nio beenta jooji anaga ayaa america joogno waxaasna ma aragno

  • @xikmaawi2326
    @xikmaawi2326 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc geedi-sahan
    Nio waxaan ku waydiiya makuu samixiwayday inaad 2 microphone yeelato oo midba qofka aad waresanayso xidho ku tiraahdo midna adiga haysato maxaa waaye qaabkaan aad dadka Mic-ga afka uga galinayso
    Sidaa wax ka badal sxb

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 8 หลายเดือนก่อน +1

      Moowduuca dhan xogta muqaalka xamaarsanayahay microphone maa ka aaday nio intaa maa ka aragatay ka fahantay 😅

  • @nadiirmuhumedsanbuur5038
    @nadiirmuhumedsanbuur5038 8 หลายเดือนก่อน +1

    The only person who is working with different goods things

  • @bashiirshaami8479
    @bashiirshaami8479 8 หลายเดือนก่อน

    200k is coming soon insha Allah

  • @SalloAbdi
    @SalloAbdi 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sharci giriiga ee qaxoontiga ma lagaga dhex shaqayn karaa Luxembourg

  • @DiiriyeAbdulkadirAhmed-nt7ck
    @DiiriyeAbdulkadirAhmed-nt7ck 8 หลายเดือนก่อน +1

    Geedi legend ❤❤❤❤❤

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 8 หลายเดือนก่อน +1

    NORWAY 🇳🇴 KA SOO HADAL GEEDI SAHAN MAHADSANID.🙏🏽

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kirada guriga aaaa😢😢😢waaa qaaali wlllo bisinke single ayuu ku wacanyhy inad ahaaato😢😢😢

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 8 หลายเดือนก่อน

      Single nimo maa ku jiree waligaa 😂😂

    • @Kaligeed-Amiirad
      @Kaligeed-Amiirad 8 หลายเดือนก่อน

      @@dailycontent3955 kkkk mudo aan keyd yesho arosa

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waar geesi sahanow zxp waabad I jeclaysiisay Luxemburg 🇱🇺 💔😂 amaan iska soo Dhiiba wlhi dirqibaan iskaga hayaaa hhhhh keep going zxp wadamo kale oo yurub ah noosoo duub ✋

    • @Abuukarabdullahi-y8h
      @Abuukarabdullahi-y8h 8 หลายเดือนก่อน

      Qadooti ma qaadato

    • @zuhaybrealgoat6689
      @zuhaybrealgoat6689 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@Abuukarabdullahi-y8h kuwan jooga ee hadlaya ma dhaladkiiba 💔😭😂😂 maanay qaxooti ahayn

  • @bashiirFarax
    @bashiirFarax 8 หลายเดือนก่อน +5

    Luxembourg 🇱🇺 🇱🇺 🇱🇺 🇱🇺 waa dal ay ku yar yihiin dilalka

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 8 หลายเดือนก่อน

    Ma sha alla Luxenburg wa wadan fiican ❤❤👍

  • @MohamouthajjiMohamet
    @MohamouthajjiMohamet 8 หลายเดือนก่อน

    Good shop wll guleyso

  • @WashDC
    @WashDC 8 หลายเดือนก่อน +1

    Geedi halka ku laabo dalka aduunka u qanisan Waa America , iska daa wax kale county aan joogi ayaa Ka qanisan

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 8 หลายเดือนก่อน

    Best TH-camr

  • @PerfectZizou
    @PerfectZizou 8 หลายเดือนก่อน +4

    🙌🙌

    • @GeediSahan
      @GeediSahan  8 หลายเดือนก่อน

      👍🏾

  • @muqtaarmoh
    @muqtaarmoh 8 หลายเดือนก่อน +4

    Belgium aad sxb oo xogteeda nalsoo wadaag

  • @SaynabCabdilaahi-t5o
    @SaynabCabdilaahi-t5o 8 หลายเดือนก่อน

    masha Allha good job bro,

  • @Gwen1.7
    @Gwen1.7 8 หลายเดือนก่อน

    Middle east gaar ahan dhulka falstinyinta magald barkeysan ee qudus pls booqo❤❤👏

  • @MohamudSalad-ie3oc
    @MohamudSalad-ie3oc 8 หลายเดือนก่อน +14

    Jarmalka ayaaba dhaama 2300 waa mushahar kiro guri 400 weyaan

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 8 หลายเดือนก่อน +3

      Jarmalka ron sxb yan lugu xayaysin wadankan kiro ayu uqadan lcgta dhan

    • @Kaligeed-Amiirad
      @Kaligeed-Amiirad 8 หลายเดือนก่อน +1

      Jarmalka qaab nuuce lagu imaada boowe

    • @MohamudSalad-ie3oc
      @MohamudSalad-ie3oc 8 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo garan maayo qaab loo yimaado

    • @dhamme0
      @dhamme0 8 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Kaligeed-Amiiradtahriib

    • @diiniyonasteexo5993
      @diiniyonasteexo5993 8 หลายเดือนก่อน

      @@Kaligeed-Amiiradliibiya ama turki soo mar

  • @Maxamed-Salad-Gurey
    @Maxamed-Salad-Gurey 8 หลายเดือนก่อน +2

    War Niyoow Dadkiiba Buses 🚌 Free Ah Ayeey Helayyaan ee Taxi 🚕 Yaa Raacayyo
    Bal aan Muuqaalka Dhameysto Si aan U Ogaado 👀 2:59

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah nice vedio

  • @mohamedfarax1446
    @mohamedfarax1446 8 หลายเดือนก่อน

    Geedi sahan salaan gobeed adigaa dhul mareen ah ee ma haysaa wax Kosova degan oo soomaali ah mahadsanid

  • @Khalid_ugas
    @Khalid_ugas 6 หลายเดือนก่อน

    Guuleyyso

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 8 หลายเดือนก่อน

    I was almost watching LUXEMBOURG 🇱🇺 DW DOCUMENTARY ABOUT POVERTY

  • @bobena84
    @bobena84 8 หลายเดือนก่อน

    Keep going

  • @YuusufMuuse-dg2rk
    @YuusufMuuse-dg2rk 8 หลายเดือนก่อน +1

    Geedi sahan kaam maleedahyyyy meshu

  • @khadarhassan9786
    @khadarhassan9786 8 หลายเดือนก่อน +2

    Adeer Switzerland 5000-6500 ku shaqaynaa 👍🏽👍🏽

  • @naimaahmed9848
    @naimaahmed9848 6 หลายเดือนก่อน

    kawrn qof sharciga quxuntiga hysta france maka shaqyn karaa luxbrug😊

  • @BashirAbdullahi-wp6pb
    @BashirAbdullahi-wp6pb 8 หลายเดือนก่อน +2

    Geedi sahan anigu arday jamacad dhigta oo jabuuti jooga ayan ahay sideen kutagikara dalkas Luxembourg wll waan kusalamay wxan rajaynayaa inaad iso jawaabto

    • @Geschiedenismaatje
      @Geschiedenismaatje 2 หลายเดือนก่อน

      Jamacad xereyso tulooyin france kadib markad visa hesho toos u kaalay Luxemburg

  • @fardowsoyusufxuseen2664
    @fardowsoyusufxuseen2664 7 หลายเดือนก่อน

    gedi sahan waxan ka faiday inan kala bartay dalalka dunida anigona melo badan marin

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf 8 หลายเดือนก่อน +1

    Geedi sahan , walaalo Wali somalidan mid aadan weeydinin baa jiira Masaajid ma ugu yaala somalida meesha ku nool adigu sxb waxad ka waraysanaysa qaybta lacagta iyo shariciga intaasina wa kaftan sxb

  • @kafiganboon3050
    @kafiganboon3050 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maantaa iigu horayso wadankaan inaa maqlo nimaan dhulmarin dhaayo maleh

  • @cabdullaahimaajoor2053
    @cabdullaahimaajoor2053 8 หลายเดือนก่อน

    Wadankan yurunta kala ka fiican lacagta sheegeyso kabadana soo gasho

  • @DimaSomali
    @DimaSomali 8 หลายเดือนก่อน

    thank you, legend

  • @JonathanCkay
    @JonathanCkay 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahayow africa iga saar haday khayr ii thy😢😢😢😢😢

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel 8 หลายเดือนก่อน +3

      😂😂War anigaa Africa kunool, dibadana sodon sano kunoolaa. Afrika ayaa ka fiican dibadaha wallahi. Waan ogahay qofka haduu wax haysan inay dhib badantahay meel kastuu joogo laakin waxaa kuula talin lahaa, isku day inaad ganacsi xaga ka bilowdo walaal.

    • @JonathanCkay
      @JonathanCkay 8 หลายเดือนก่อน +2

      @@KalelaChannel wnku daale wxba Niyada hay dhisin wlal😂😂😂

  • @ZakariyecqaadirGawaw
    @ZakariyecqaadirGawaw 7 หลายเดือนก่อน

    Geedi sahanoo saaxib tag dalka farnca 3:43 😊

  • @madinoali9781
    @madinoali9781 8 หลายเดือนก่อน +3

    Asc geedi sahanoow waxaad noo sheegtay kiliibkii kan ka horeeyey in basskasse iyo tareenadu ay lacag la'aan lagu raacayo tagaasiduna ma lacag la'aan baa.?

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 8 หลายเดือนก่อน

      Taxi lcg la ana majiro hhh

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 8 หลายเดือนก่อน +3

    Please Norway 🇳🇴 soo qabo

  • @ZakariyecqaadirGawaw
    @ZakariyecqaadirGawaw 7 หลายเดือนก่อน +1

    Geedi sahanoo saaxib tag dalka farnca 3:43

  • @Bulqaasacademy
    @Bulqaasacademy 8 หลายเดือนก่อน +3

    Geedisahan please waxaad kasoo hadasha qaabka visa shaqada loo helo walina qof waxbartayccid arimaha cid u dhuundaloosha

  • @nimcokyf
    @nimcokyf 8 หลายเดือนก่อน +1

    war meshu cadi mahee somali maxay u arki wayeen walahi

  • @SaalaxDigle
    @SaalaxDigle 8 หลายเดือนก่อน +4

    Muuqaal xog badani ku duuganatahay.

  • @Xayat7421
    @Xayat7421 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaan wadanka 15ban joogey leeyy hadana wixiisa tuhun ku jira😮

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 8 หลายเดือนก่อน

      qofku wxa shaqadisu thy unbu ka warbixin kara holaha kale war uma hayo meshan mashqulka bdn tusale ani 10 sano kahor marka sharciga yurub qaty 100% maclumad ayn ka hayay dhanka sharciyada lkn manta waxbo kama ogi marka wixi ku quseya unba ogthy

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 8 หลายเดือนก่อน +4

    Somalia Kaa Qaniisan
    Lkii waa caweena Somaliadu

  • @zakariyezakariyemustafcali
    @zakariyezakariyemustafcali 8 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo hambalyo hambalyo ugudanbee wuugary 200k subscribe www❤❤

  • @libanfidow529
    @libanfidow529 8 หลายเดือนก่อน

    Geedi sahan sxb wadanka Belgiumka warbixin nooga keen wali ma aadan tagine

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 8 หลายเดือนก่อน +10

    War wll ku sali saliga nebigena scw 😢😢😢

  • @Abdiqanisaleban1
    @Abdiqanisaleban1 8 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah

  • @diiniyonasteexo5993
    @diiniyonasteexo5993 8 หลายเดือนก่อน

    Dhawaan usocdaaa Luxembourg

  • @MahdiKhalif
    @MahdiKhalif 8 หลายเดือนก่อน

    Am coming

  • @viralbabytrend1
    @viralbabytrend1 8 หลายเดือนก่อน

    @geedisahan nio Canada Soo booqo halmar

  • @Nasruddin234
    @Nasruddin234 8 หลายเดือนก่อน

    Asc
    A little correction if you don't mind, the nationality of the people of Somalia is Somali not Somalis. Thanks😊😊

  • @curricagadidid4674
    @curricagadidid4674 8 หลายเดือนก่อน +4

    Hadad, Européenne citizen ship tahay 15k shaqo ayaa banan in Luxembourg IT Programming, cyber security best paid job, accountants finance, ARCHITECTURE, finance service Mester hadad haysato Any professional you can make in Luxembourg more than €6000 per month
    Bus driver taxi driver. Camion driver 4300€ net Minimum you can have it. Lkn ogsonow nolasha Luxembourg waa qali hadad donayso inaad 3000€ save garayso waa inaad u diyar noqotaa malinkasta 120 daqiiqo driving

  • @BashirAbdullahi-wp6pb
    @BashirAbdullahi-wp6pb 8 หลายเดือนก่อน

    In which way did I can go Luxembourg bro can you tell us the easiest way that can go in this country

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 8 หลายเดือนก่อน

    Curri waa ku salaamay😂

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @abobasement346
    @abobasement346 8 หลายเดือนก่อน

    waa ku salamay

  • @abdalejokar7655
    @abdalejokar7655 8 หลายเดือนก่อน

    First one😮