Mahadsanid Geedi walaal waan helay sida quruxda badan ee aad u soo bandhigtay. Waa markii ugu horreysay ee aan daawado video aad leedahay waanan ka helay xaqiiqdii. Ogsoonow qaybkasta oo barnaamijkaaga ka mid ah farriin bay gudbinaysaa hana yareysan. Tusaale Bismillah ayaad ku cuntay roodhidii, midigtana waad ku cuntay waa cashar dad badan ka faaiideyaan.
Barnaamij fiican weyee geedi sahan mahadsanid Kaliya xariifkan gudoomiyaha sheeganayaa xitaa luuqada carabiga wax badan garanmaayo waxaana dhici karta inuu in badan joogayey morroco
Maryooleey mid kasta wuxuu soo qorayaa Morooko waa "my favorite country". War dalkiinna Soomaaliyeed wallaahi waddan ka qiimo iyo qurux badan heli maysaane maad qabyaaladda iyo maamul goboleeednimada iska daysaan. Dalkiinna ha ka yaacina ee isaga iimaansada oo dhista haddii kale Oromo iyo Xabashi ayaa idin dhaxal wareejin. War hooy gaar ahaan dhalinyarooy dalkan innagaa lehe aynu ilaashanno.
Fadlan 5kun Like iyo Share iyo comments.
Maxamed Deeq Facebook: facebook.com/M.Deek.Abdisalad
Geedi sahan Instagram: instagram.com/geedisahan?igshid=OGQ5ZDc2ODk2ZA%3D%3D&
Qeebta 2 and 3 pls brother thanks.
Wll waa codsi wadanka wadanka kuugu xiga waxad ka dhigtaa costa rica
شغل الترجمة 😊
Ahmed deeq maheli karah number kiisa
Wll Moroco ayaan rabi lahaa in aan voccation u nimaadno sidee ula xidhiishi karaa odeygii aad wareysiga layeelatey ee guryaha kireynayey
I from Zambia🇯🇲 i love Somali people
War soomali ba ehee lovta ii saara😂 Keep going geedi sahan ❤
ala beerka😂
فلسطين في القلب دائما وأبدا 💔🇸🇴🇵🇸
مين مع فلسطين ❤🇵🇸🇵🇸👇🏻
Adu comment kasta ma joogta
Allah is one❤😢☝
Waa ku salamay wlashey ❤
Next video iraq -mosul and syria holeppo.
Yaa ku yidhi waa laba😂
@@maxdar11isoo raaca camal , views ka halkaa lagalay 😁
Soomalida meel ksta Lagama Waynayo Wa dad Xaraabo Ah Mshllh.
I love Moroccan people ❤
❤❤❤❤🫵🏻☝🏻
Maanshalaah, waa flog aad u fiican iyo dal dhisan oo u qalma in lagu daydo xaga horumar ka iyo xadaarada. Mahadsanid geedi sahan. Greetings from Oslo.
Gudoomiyaha waa nin aad u furfuran oo wax ogaal ah, waa muuqaal aad u qurux badan oo xiiso leh, anigoo ogayn iga dhamaaday 1 saac waan daawan lahaa 😊❤
aniguba sidoo kale wn jeclanlaha intaa inkabadam🙂
Mahadsanid walaal ixtiraamka aad u muujisay wadaadka caseeyaha ah waan jeclahay dadka ixtiraamka badan
Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw❤🥰🥰🥰🥰🕋🥰🕋🕋🕋🕋🕋😍😍😍
It’s beautiful country and its looks like super clean country. it’s my favorite country that Iam interesting to visit inshaa Allah
Best somali TH-camr 🎉 . Mahadsanit ugaaaas !!!
maasha allah nolasha iyo wax walba waa raqiis.Ilaahay ha u siyaadiyo
Waw meeshan waa Rabbat caasumada Marrok Aniga xaaskeeygi Marrokan ayaa hir fariisan jirnay waa parlamnka wadan hortiisa. Waa idib Salaamaya idinka iyo reer Marroko
asc wll qaali haddii ay suurtagal tahay in aan maroco wax kaweydiiyo
Hey brother It's amazing morocco It's beautifull morocco I like morocco 🇲🇦🇲🇦🇲🇦❤❤❤❤
❤❤❤❤
Moroccan people are some of my best friends.. waa dad jira runtii 💌💌💌🤟🤟
asc wll adi maroco miya jogta
maya malasia ayaan joogaa
@@ayaanahmed7198
@@ayaanahmed7198 miyad ubahan taahay wll
Muuqaal aad u qurxoon wadanka morocco wax badan oonan ka aqoon ayaam video ka bartay, Mahadsanid Saaxiib 🎉
Mahadsanid
Woow finaly my favorite country Morroco.
❤❤❤
I love Morocco it's my favorite country asxabta kunka halay gaarsiyo halay cawiyo
❤❤❤
❤❤❤ Ninkeyga ayaa moroccan ah they are good Muslim and good People. I love this country i dont know why. God bless Somaalia and every muslim country.
Gabar Marocian ah inaa guursado jeclahy🥰
@@ahmedaar9288 Maxaat ku dooratay gabar Marocan ah adigoo ujeeda gabar somaaliyeet? Hadad ii sheekto waan kugu caawinayaa inaat hesho gabar wanagsan oo diin leh Inshaa Allaah. Aniga waan guursaday nin Marocan ah siyaabo badan ayaan na ku doortay. Alxamdulilaah waa qof diinta aat igu dhaqma.
Ma laga tahriiba ninkaga no waydi
❤
HAaa spain@@Kamalkamal12347
Walaalkey ku soco Akhlaaqdaada fiican iyo waxa fiican ood ula timid bulshada
Legendow inta 🇲🇦 jogto maglada العيون sodoob
Best Somalia TH-camr
TH-camrs badan oo Soomaali ah talent ma leh, laakin ninkan meel fog bu Ka imaaday since 2018 👍
Mahadsanid Geedi walaal waan helay sida quruxda badan ee aad u soo bandhigtay. Waa markii ugu horreysay ee aan daawado video aad leedahay waanan ka helay xaqiiqdii. Ogsoonow qaybkasta oo barnaamijkaaga ka mid ah farriin bay gudbinaysaa hana yareysan. Tusaale Bismillah ayaad ku cuntay roodhidii, midigtana waad ku cuntay waa cashar dad badan ka faaiideyaan.
Morroco waa inaan imaado❤
رجاء وليس أمرا، زيارة المدينة الحمراء مراكش و المدينة الزرقاء شيفشاون بالمغرب
طزززززززز
Thanks for you pro Im from Morocco icxat rabat
Geedi Sahan Morocco ✅️ waa dal ku fiican dalxiiska
masha allah wan rajeynayaa in an tago marooco
Keep going brother geedi sahan oo weli safarkiisi si wataa 🤙
Masha allah enjoy beautiful trip great vedio
Hore u soco
I can't wait Part 2
M.A Odayga saad u ixtiraamte dhaqan wanagsan baad naga gudbisay
MOROCCO inaan dago ayaaan rabaa I.a
Morocco, surprisingly, is the most visited country in all of Africa. I am surprised there are Somalis considering how far away it is from Somalia.
Somali people are everywhere maashaAllah haha
Best TH-camr in history somali gedi sahan 🙌
Good luck my brother from Djibouti 🇩🇯 ❤
Parti2 morocco plz abowe😢❤❤
Geeddi Sahanow sxb dhanka waxbarashada Barnaamij gaar ah nooga soo sameey, waraysi ku saabsan sida lagu helo deeqda waxbarasho ee Marooko. Mahadsanid
Geedi sahan youtuber aan aad iyo aad uu tageero❤❤❤
Bro muuqalda *Morocco* soo badi hanagu yarayn thanks
Walhi Morocco wan jeclhy malin uun wan tagi donaa i.a ❤
Masha allaah Allaahu Akbar allow idiin bara kee Ameen 🤲
Barnaamij fiican weyee geedi sahan mahadsanid
Kaliya xariifkan gudoomiyaha sheeganayaa xitaa luuqada carabiga wax badan garanmaayo waxaana dhici karta inuu in badan joogayey morroco
Muqaal aad uqurxoon baad nooga soo duubtay morocco wax badana waan kabarty wxn ka codsanaya hdad awoodo muqaalo nogu soo duub dalka tunisa🙌❤
Waa cajiib dadkaa Moroccan ka
Ma sha alh muqal qurux bdn
Aya u ahaa
Waxaad Aad ugu helay sida odayga balashlaha U ixtiramtay
🙏
Best TH-camr somali geesi sahan
Mashaallah beautiful video I enjoyed watching 🇲🇦❤🇸🇴
Well done geedi I like your videos
Love your traveling videos akhii
Morocco 🇲🇦 ❤❤❤❤
Waa safar wacan so bokho marrakech iyo magalo wacan
Masha alla keeb going bro
Morocco waa jeclahay in aan imaado Insha Allah
Mash Allah. Waa dadaaleeysaa brother.
Waw mashaa allh
Af Carabi iyo Englisch iyo Soomali iyo jarmal ah 👍👍👍🔥🔥🔥🔥
مازلت متابعتك يا صاحب سمو هل تستطيع أن تذكر لنا مايسرك على سفرك في أنحاء العالم؟ وهل هي من جهة جواز السفر؟ ❤
qof Morocco joga hadu jiro fadlan ila so hadal muhim ayan u ahay meshas Ina imado aa rabaye ya war bixin iga siin Kara
Yes what do you want sir
My dream country ❤
Labo naag baan kaqabaa waa dad muxtariim ah aad u wanaagsan . Sanad walba waan tagaa
كلام العاهرات
thank you gedi shan
Your very first in ralks
Qatar 🇶🇦 kaalay legend geedi sahan
Thanks bro Geedisahan
We love you and your videos
Please more on social, culture, History and religious aspects
Good Trib bro
Asc all geed sahan wad mahadsan tahay bro 100% m Allah
geedi sahan qof kulamid ah Somali kuma arkin. meel aaan kalaso xiriira ayaan rabay.
meelwalbo waa joogtaa, somalidiina tahriib iyo dhib bay hal meel kumaraan, dhowr sualaa isweydiyey aan jawab u waaayey xagada ah
Somali tiro badanaa Mel kasto wa jogan mashaa alaah
Mashaalah guulayso wll geedi sahan ❤👑🙏
Masha Allah
Mnsha allah wlle
Good job geesi sahan 300 coming soon
Masha Allah sxb sare guuleyso
I love Marokko 🇲🇦 ❤
Ma Sha Allah
Maash.laah aad baa umahadsantahay geedi sahan waa barnaamij aan sugayey
Video ❤
HORUMAR BALAADHAN BAA KUU RAJAYAN BRO
Geeddi iyo walaalaha kalaba qof kastaba meeshiina aan ku salaamay
More videos in morroco
Soo badi sxb dhoor video ka Soo samey maroco waa meel qurux badan
Walal qalbi wanagsan a tahay bro
geedi sahan Morocco 🇲🇦 Booqo melo badan hadey macqul tahay
Viva Morocco ❤
أحبك اخي محمود❤❤❤
Mahadsanid wll geedi sahan somali traveller 😊😊❤
Barnaamijyo fiican kasoo diyaarina horumar ban ku rajeynayana ana garabkaagan taganahayna .
Somali mosque soo fiiri..
Keep going wlo ❤
Maryooleey mid kasta wuxuu soo qorayaa Morooko waa "my favorite country". War dalkiinna Soomaaliyeed wallaahi waddan ka qiimo iyo qurux badan heli maysaane maad qabyaaladda iyo maamul goboleeednimada iska daysaan. Dalkiinna ha ka yaacina ee isaga iimaansada oo dhista haddii kale Oromo iyo Xabashi ayaa idin dhaxal wareejin. War hooy gaar ahaan dhalinyarooy dalkan innagaa lehe aynu ilaashanno.
Marrakesh fadlan war naga soo sii
that was really awesome
Masha allah meel kasta waan joognaa 😮
Somali allow dowladnimada fahansii oo horumarka dalkooda tus,dunidii wataas horumartay, inagana qabyalad iyo argagixisa dunidii inaka reebtay,war dalkiina u tashada somaliyey.
Woow masha allah
Thanks aboowe
SAAXIIBOW USHA BAAKOORTA XARAGADA IIGA SOO IIBI FADLAN ❤ THANKS WALAAL GEEDI SOCOD❤
Yakında geleceğim Ülke uzun aradan sonra Sevgilimle buluşacağım 😢🎉❤
Tamam burda ne alaka ??