Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 มี.ค. 2023
  • Cabbaas waa wiil ku nool dalka Jarmalka oo aragiisa ku waayay qarax ka dhacay Soomaaliya, maanta waa xubin degmo ( lataliye qaxoonti ) magaalada Berlin.
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

ความคิดเห็น • 149

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  ปีที่แล้ว +25

    Fadlan 5kun Like iyo Share
    Instagram: instagram.com/invites/contact/?i=k0m6nclhpoxp&

    • @user-bb1df3tr1v
      @user-bb1df3tr1v 9 หลายเดือนก่อน

      Dalxisyadi aad somartay
      Badiya wandada dawaday
      Kii igu qalisana masajiid
      Al'aqsa

    • @user-bb1df3tr1v
      @user-bb1df3tr1v 9 หลายเดือนก่อน

      Horey uu soco wll❤❤❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 ปีที่แล้ว +28

    Maansha alaah willkan walhi dad badaan oo 6 laxaad qaba ayuu ka dadaal badaan yahay wuuna ka firfircoonyahay ilaa xaad ilaahay caafimaadkiisa ha usoo celiyoo amiin🤲

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 ปีที่แล้ว +31

    Maasha Allah si fiican buu taariikhda u hayaa. Waa bil Ramadan ee aan u ducayno walaalkeen in aragiisa Rabi u soo celiyo

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 ปีที่แล้ว +9

    Wiilkan wadamo badan bu na tusay wa shakhsi talent leh qof degana u eg mnsha allah 1M subscribe bu u qalma go forward bro

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah waa wiil dadaalaayo cabaas waa bil ramadaane aragiisa Allaha usoo celsho

  • @richman_
    @richman_ ปีที่แล้ว +8

    😢😢😢😢 ya rabbi ya raxman, indhihisa uso celi wa bil khyre qalpigisa aya nuuraya. ❤

  • @kingalpha3003
    @kingalpha3003 ปีที่แล้ว +8

    MANSHAALH ILHY HADHOWRO NIN RAGEED❤

    • @GeediSahan
      @GeediSahan  ปีที่แล้ว +1

      🙏🏾🙏🏾

  • @issackhusseinmedia5770
    @issackhusseinmedia5770 ปีที่แล้ว +11

    Welcome back bro we really missed your fantastic TH-cam channel , hope ur good & kicking around as usual.

  • @abdinaasir1125
    @abdinaasir1125 ปีที่แล้ว +14

    Impossible is a choice.!
    Respekt walal Cabaas Allahna aragaaga hakuusooceliyo waa Ramadane. Amiin.

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 ปีที่แล้ว +7

    الحمدلله الذي عافاني مما ابتل ببعض عباده وفضلني كثيرًا ممن خلق تفضيلا

  • @mohamadhassan8033
    @mohamadhassan8033 ปีที่แล้ว +4

    cabaas sxb sare aad ayaan kuu salaame historischer Mann.

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 ปีที่แล้ว +4

    Manshalah,
    Geedi sahan iyo wiilka barnaajika kala daadihinaya wad idin salamaya ❤

  • @maxamedcabdi849
    @maxamedcabdi849 ปีที่แล้ว +4

    Allahu Akbar Nin indha la ma moodidba siduu noloshiisa ukala wado ilahow uso Cali aragiisi🤲🏾

  • @kubada_cagta1070
    @kubada_cagta1070 ปีที่แล้ว +1

    Allah u soo celiyo Aagiisa

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah best Somali TH-camr

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay kuma adka in uukuusoo
    Celiyo nuurka indhaha
    Ilaahay hakuusoo celiyo aamiin

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah , waa wiil dadaal badan aragiisa Allah haw soo celiyo aaamiin

  • @updallemohachanel2371
    @updallemohachanel2371 ปีที่แล้ว +2

    M.a walalkeen allaha caafiyo waa yar cajiib ah 🥰

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allllah❤

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว +1

    Best Somali TH-camr

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 ปีที่แล้ว +1

    Allah haugargaro walalken. Mashallah fahan waye

  • @ceelhindiwatersupply7154
    @ceelhindiwatersupply7154 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah keep going lawadiina wa Idin kufaana .

  • @mahad-wl2gc
    @mahad-wl2gc ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Waa walal karti Badan in lagu Daydo wacangsan tahay Allah Aragtidisa Ha uso Celsho Amin yarapi

  • @JamilaMohamed-ch6rh
    @JamilaMohamed-ch6rh ปีที่แล้ว

    Amazing person allow ku xifdi waa hibo ilaaahay siiyey mansha alaah

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 ปีที่แล้ว

    MashAllah waa nin caqli badan guulayso walaalkay hore u soco 🤝

  • @ismailexp7120
    @ismailexp7120 ปีที่แล้ว +1

    Waa nin aqoon ka muuqato Allaha dhoowro

  • @mahigan175
    @mahigan175 ปีที่แล้ว +1

    Enginer Cabaas iyo Barlin waa muuqaal heersare ah keep going bro

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allah

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 ปีที่แล้ว

    Best Video
    My bro hore u soco ❤️❤️ cabbas

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 5 หลายเดือนก่อน

    Alle indhihisa haw furo❤❤

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah Qalbiga Naafa
    kama,ahan

  • @abdinorshukri50
    @abdinorshukri50 ปีที่แล้ว

    Masha Allah araga Allah ha usoceliyo Ramadanta awged

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 ปีที่แล้ว

    masha alh arages alaha uso ciliyo

  • @museaweys8825
    @museaweys8825 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa nin dadaalay allah ha la jiro

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sxb waxaan ku leyahay keep going hor mar wacan

  • @abdulsuleiman4279
    @abdulsuleiman4279 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah wuu dadaley wanna runti luqada waa furaha.waxan ku noola wadanka Netherlands 🇳🇱 Runti dawlada Dutch ku way na cawisay wax barasho xaga luqada ah lakin qofku inu dadaadlo ayay ku xidhan tahay.waana Muhiim wadanka aad dagan tahay inad afkiisa barato

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 ปีที่แล้ว

    maaansha allaah alle ha ku kaalmeeyo

  • @yahyemustafe7181
    @yahyemustafe7181 ปีที่แล้ว +1

    M.A waa inan aqoon yahan ah
    Allow aragiisa usoo celi

  • @kurana289
    @kurana289 ปีที่แล้ว

    Mashaalah wll geedi sahan horey u soco wll guuleyso 👑😍❤🙏

  • @Ururshemadiai4523
    @Ururshemadiai4523 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @nimcamohamed8414
    @nimcamohamed8414 ปีที่แล้ว

    Maashallah waa geesi cabaas

  • @sahalcabdirashiid2910
    @sahalcabdirashiid2910 ปีที่แล้ว

    Masha allaH masha allh xaqiiqatan allh cibaaradiiso aad ayy u badanthay

  • @cat_106
    @cat_106 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah Cabaas

  • @realtalk1084
    @realtalk1084 10 หลายเดือนก่อน

    Alx for the video bro 😎

  • @JamilaMohamed-ch6rh
    @JamilaMohamed-ch6rh ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah allow aragaaga kuu soo celi Aaamiin

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว

    Hore u soco

  • @osmanali2108
    @osmanali2108 ปีที่แล้ว

    Waa muqaaL qiimo badan MasHa Allah

  • @hamsekurtun
    @hamsekurtun ปีที่แล้ว +2

    Coming soon 100K insha alah

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak ปีที่แล้ว

    Manshalaah 🎉 habalyo

  • @farxaanxirsi175
    @farxaanxirsi175 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 ปีที่แล้ว

    Alle idhihiisa ha usoo celiyo aamiin

  • @shaacirboy1897
    @shaacirboy1897 8 หลายเดือนก่อน

    Inta xanuusan caafi ilaaheeyow الحمد لله

  • @shushuabdulaziz3281
    @shushuabdulaziz3281 10 หลายเดือนก่อน

    Maashalaah haryar ilaahay garabkaaga ha galo aamiin

  • @Burco.
    @Burco. ปีที่แล้ว +1

    MAASHA ALLAH
    MAASHA ALLAH
    WAXAAN AAD KUGU FARXAY DADAALKA CABAAS WAA WIIL KU DADASHO MUDAN GUUL BAAN KU RAJAYNAYAA ILAAHAY WAXAAN KAN BARYAYAA INUU ARKAAGA KUSO CELIYO

  • @sumeyamohamed472
    @sumeyamohamed472 ปีที่แล้ว

    Ilahayow indihisa usoceli Walalken

  • @MohaaFarahAwad-vu4hp
    @MohaaFarahAwad-vu4hp ปีที่แล้ว

    Mnshabalh

  • @abdunasirabdihasan4384
    @abdunasirabdihasan4384 ปีที่แล้ว

    Ninkan muuqaaladiisa soo badi sxp

  • @shukrialimohamed3370
    @shukrialimohamed3370 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @abdirisaakali1324
    @abdirisaakali1324 ปีที่แล้ว

    Wll geedi zahan guuleyso waan rajeynaa inaan dhulbadan maro xiligeeda mahadsanid

  • @xamseofficial4111
    @xamseofficial4111 ปีที่แล้ว

    guulayso wllo❤

  • @omarabdi4179
    @omarabdi4179 ปีที่แล้ว

    Masha Allh Nikaas wa ninkarti badan

  • @ahmedmohamedmohamoud9833
    @ahmedmohamedmohamoud9833 ปีที่แล้ว

    Masha allah aaad ayoow tarikhda u hayaa ❤❤❤

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah rmdn mubarak alaha indhihisa haufuro ya allah bil rmdn barakaysan ya allah ducada hanaga aqbal

  • @husseinmuse1076
    @husseinmuse1076 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Cabaas binu Berlin iyo Geedi sahan waa idin salamaya 👌

  • @bobena84
    @bobena84 ปีที่แล้ว

    Legend 💪💪

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 2 หลายเดือนก่อน

    Allow cafamaad usoo celi

  • @zaxhyuhu5550
    @zaxhyuhu5550 ปีที่แล้ว +6

    Switzerland dhaqankeda iyo shaqoyinkeeda kaso hadal❤

  • @cadnanabdicadnanabdi2669
    @cadnanabdicadnanabdi2669 ปีที่แล้ว

    Alle aragiisa ha,usooceliyo

  • @mudreky
    @mudreky ปีที่แล้ว

    Masha Allah saxib ❤

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 ปีที่แล้ว

    Walalkeen allaha danbi dhaaf uga dhiga

  • @rafiialfagh1124
    @rafiialfagh1124 ปีที่แล้ว

    Geedi sahan sxp hor mar wacan baa ku rajeynaa walhi waa jeclaa inaa dalxisaa noqdo yaranteuda balse ima surta galin dhaqalo awgeda walalkena aragiisa allah usoo celiyo waa bil ramadan ❤

    • @cwalicabdulahi2873
      @cwalicabdulahi2873 ปีที่แล้ว

      I.a pro wad gaare dadal oo kaliya 😊 waqtigaga ka faideyso oo riyadada rumey guulayso sxp❤

  • @afrahabdikarim1252
    @afrahabdikarim1252 ปีที่แล้ว

    Allah Caafimaad taam ah hasiiyo

  • @abismedia882
    @abismedia882 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllhi wxan so susustay wiil ila joogay magalada Izmir ee dalka turkiga oo ladhaho hanad waa wiil indhaha nafo ka ah wana qof aad wax ufahmayo m.a😘😍

  • @needmybest5258
    @needmybest5258 ปีที่แล้ว

    Welcome.

  • @AxmedXassan-wp5qs
    @AxmedXassan-wp5qs 11 หลายเดือนก่อน

    iNdhoole Cunsuri ah waa ii kaw

  • @suleimanabdullahi1877
    @suleimanabdullahi1877 ปีที่แล้ว +2

    Switzerland war bixin ka soodiyaari❤❤

  • @yahyehero801
    @yahyehero801 ปีที่แล้ว

    M.a allah akbar 😢

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Cajiib , Ninkan Qalbiga Ayuu wax
    Ka Arkayaa

    • @ye8515
      @ye8515 ปีที่แล้ว

      Maya, usha wax u sheegaysa,

  • @mohazimone223
    @mohazimone223 ปีที่แล้ว

    M.a su uwarbixinaayo wa ka helay

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan ปีที่แล้ว +2

    Geedi wa lagala wareegay maamulki cabbas aya maqayada shity wan idin salamaya laba libax

  • @bobena84
    @bobena84 ปีที่แล้ว

    Caadi ma ahaa Muqaalka waa i taabtay

  • @gemes1
    @gemes1 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar

  • @CAofficialVlogs
    @CAofficialVlogs ปีที่แล้ว

    Geedi sahan Berlin halke ka joogta sxb

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 ปีที่แล้ว

    Wadan wuxuu ku noolyahy dadka baahiyaha gaarkaa qaba xataa loodiyaariyey sidii ay u noolaan lahaayeen wax barsho iyo wax walba ay j baahanyihiin,
    Walaal ilhy ha ku barakeeyo .
    Ilhy ha ku xafido.
    Soomaalia dadka kii lixdooda lixaad qaba ayaaba nolashii loodiidanyahya xoolahoodii hantidoodii aaba la dhacayaa

  • @AhmedHassan-rn2og
    @AhmedHassan-rn2og ปีที่แล้ว

    Subxanallah

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 ปีที่แล้ว

    Dadaala waa gaara

  • @mohamoudali6686
    @mohamoudali6686 ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว

    Cabbas waa Rolle Modell

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shirki barlin africa lagu qaybsday hadi somaliland wadamada ku jirto waxay dadka qaar u dafiryan ban la yaaba

    • @FaraH-dw7cb
      @FaraH-dw7cb ปีที่แล้ว

      zxp xususo sidaa ay baarliin u kala qaybiyeen un bay u kala qaybiyeen xoog cml waynu na midoobi i a wadankii un bay kala qaybiyeen waqooyi iyo koonfur bay u kala qaybiyeen somalinad majirin wax la dhoho markaa strategyad xeebta Barbara ku taalo ayuu ingirisku u doortay ee waa isla wadankii

  • @powerfullislam7794
    @powerfullislam7794 ปีที่แล้ว

    Icanť wait 100k🎉❤
    Insha Allah ☝️🤏
    Hello my friend😂😅😊

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan ปีที่แล้ว

    Cabbaas wan salmaya

  • @cabdiraxmaancllaahisiraad179
    @cabdiraxmaancllaahisiraad179 ปีที่แล้ว

    Naafonimada Haddan dahny

  • @maxamedosman3610
    @maxamedosman3610 ปีที่แล้ว

    AMERICA AYAA KUU DHIMAN
    GEEDI SAHAN
    RAMADAN MUBARIK

  • @yusufnuur7550
    @yusufnuur7550 ปีที่แล้ว

    😢😢😢

  • @mohmoudalisudi3201
    @mohmoudalisudi3201 ปีที่แล้ว +1

    Added baa loo diyaariyay dadka naafad wadamada galbeed oo wax walba bulshada weey ka qeeb qataan ciyaara siyaasa aqoonta wanna lagu dhiirigaliyaa wadamada islaamka waa wax u dhow kuma heestaan guryaha iyo gooba ganacsato loo gu matalgalo meelo ee hadey dabaq labaad ama kaabada dugaanka gaari curtain lama gali karaan

  • @salmaancanshur8836
    @salmaancanshur8836 ปีที่แล้ว

    Epidemic sound isticmaal

  • @neyruusabuukar
    @neyruusabuukar ปีที่แล้ว

    Wll shaqooyinka dalka jarmalka War bixin nooga soo sameey iyo qaxootiga qaabka loso dhaweeyo