Afar riyo si cajiib ah uu u fasiray Ibnu Siiriin waxayna la xiriiraan dumarka iyo caanaha iyo ashuun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Afar riyo si cajiib ah uu u fasiray Ibnu Siiriin waxayna la xiriiraan dumarka iyo caanaha iyo ashuunka, fasirka riyada waa cilmi muhiim ah wuxuuna u baahan yahay culuum badan oo kugu caawinaya, halkan waxaan ku sheeegaynaa afar riyo aad u daran qofkii arko waxay tilmaamayaan arrimahaan uu ku fasiray ibnu siiriin.
    riyada guurka naagta madow oo gaaban ibnu siiriin wuxuu ku fasiray arin cajiib ah halkaan ayaad ka daawan kartaa, riyada waxay tilmaamaysaa geeri iyo cimri gaaban, riyada doonashada dumarka ayaa lagu tiriyaa noocaan, iyo naag hanti leh, ninkeeda dhaxli doono, sidoo kale riyada weelka caanaha naag oo rabto caano inay cabto laakin kaadi ay qabanayso riyadaas wuxuu ku fasiray inay guur u baahan tahay, naag nin u baahan oo guur rabto ayuu ku fasiray, naag guur xalaal rabto ayuu ku fasiray oo xaaraan aan rabin, sidoo kale shinbir oo ku soo kor dagay geedka yaasmiinka miraha ayuu bilaabay inuu ka qaato, wuxuu ku fasiray geerida culimada, qofkii arko ama ku riyoodo riyo ka mid ah riyooyinkan, #riyooyinka #riyada #soomaali #somali.

ความคิดเห็น • 6

  • @munaabdi8852
    @munaabdi8852 หลายเดือนก่อน

    Asc wax ku riyoday ani oo ah hooyo garob ah. Nin oo duqa ah aya so galaye gurigega ilmaha aya ka furaye irida aniga oo jifo ayu iso galeya aniga oo hurdayo aya ku so toseye mar ka wan firiye qofka wan gartey waxu gacanta ku wateye wel Cano ku jiran aniga ayu jorkega ku shubayey lugaha ayu iga qabtaye wan ku qeliyey aniga wu baxaye iso fasir mahadsani sheekha

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      ws waa nin damac kaa leh oo rabo inuu kuu soo dhowaado

    • @munaabdi8852
      @munaabdi8852 หลายเดือนก่อน +1

      @barta-aqoonta mahadsani sheekha janatu firdowsa ilaahey ha ku dajiyo aamin Aamin Aamin yaa rabi calamin

  • @FardowsaMoha-p5d
    @FardowsaMoha-p5d หลายเดือนก่อน

    Asc ww sheikh waxa riyo ku arke gabdh laqabo deriske ah io mid saxib ahen iyana laqabo magcyadod maryan la isla dhaha oo uur wada leh aya arke io gabdh kale derisle nahay oo labo gabdhod mid umul kula jirto midna wax yar wen wax klo la itus labda gabdho mid kamid ah dhar cad kulabisan oo caano cabeso io anigo cano cabayo aya la ituse waxn ahy xas in ad fhnte rajrna i.a

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน +1

      ws waa riyo tilmaamayso munaasabado badan farxad leh

    • @FardowsaMoha-p5d
      @FardowsaMoha-p5d หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta khyr alle kusiyo sheikh mhdsant