KADIB 10 SANO | Maxaan shaqada uga tagay | Maxaan ka bartay | naseexo muhiim ah .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ค. 2021
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 766

  • @MARACADDESHOW
    @MARACADDESHOW 3 ปีที่แล้ว +872

    Walaal Omar, waxaan kuu rajeynayaa Guul iyo Gobonimo Waarta, Insha Allah

  • @ayuub_hassan
    @ayuub_hassan 3 ปีที่แล้ว +65

    رسول الله صلى الله عليه وسلم: «مفتاح الجنة الصلاة».

  • @kamaalhasan763
    @kamaalhasan763 3 ปีที่แล้ว +70

    3:50 wlhi Cumaroow waa arrinta iga yaabisay, awal rajo ayaan ka qabay kuwa madaxda inoo ah lkn arrinta I niyad jabisay, waxaan arkay in kuwii in ay luuqadanada inoo ilaaliyaan ahayd ayaa ku ciyaaraayo. Waa wax laga xumaado!

  • @smartsignals3311
    @smartsignals3311 3 ปีที่แล้ว +119

    WALAHAY TH-camKAN WAXAAN U SAMAYSTAY SI AAN MAALIN UUN DIB UGU HELO QOFNIMADAYDA 😥

    • @ozil4303
      @ozil4303 3 ปีที่แล้ว +1

      Subscrab ban ku saray si aad dib ugu hesho qof nimadada sxb

    • @zakariamohamed3418
      @zakariamohamed3418 3 ปีที่แล้ว

      Aniga xitaa waa kuu saarey

    • @somalinative8326
      @somalinative8326 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll Qaali Dadaal Waad Heli inshalah subscribna waan kuusaaray ❤

    • @hadalyargaflaaan3141
      @hadalyargaflaaan3141 3 ปีที่แล้ว

      Wan kusaaray walal

    • @hadalyargaflaaan3141
      @hadalyargaflaaan3141 3 ปีที่แล้ว +1

      Qofnimo kama maqna dantaada inta aad gaarayso adkayso kadib Illahy baa irsaaqada bixiya ka dhex bax mesha aadan ku farxsaneyn
      2 sano kabadan 7:30 illa 16:00 🕓 baan shaqeeya dan baan leeyahy hadii aan gaaro in aan ka dhex baxo ban rabaa
      Iso duceeeya gabar aan illa Caruurnimo Jeclaa baan rabaa in aan guursado

  • @abdirahman4888
    @abdirahman4888 3 ปีที่แล้ว +34

    Aniga oo 13 jir ahWaxaan Ogaaaday Inay Shaqada Qof Loo Shaqeeyaa Tahay Cawaaqib Dheeraaada Iyo Bahdil Balse ilaaahay Mahadii Waligay Qof Uma shaqayn Hada 19 Jir ayan ahay Waxaaban Ku Hami Waynahay Inaan Samaysto Mashruuc Aniga Ii Gaara Not Shaqaale Insha Alaah

  • @asmasuleiman9370
    @asmasuleiman9370 3 ปีที่แล้ว +16

    صراحة بدأت مشاهدة فيديوهات هذه القناة قبل أيام، لكن تغير في حياتي أشياء كثيرة. بجد جزيت خيرا استاذ عمر على محتواك الغالي.
    حبذأ لو تعملنا دروس حول كيف نستطيع تأسيس قناة على اليوتيوب والبث فيها محتوى مفيد.

  • @Kolbaheer
    @Kolbaheer 3 ปีที่แล้ว +88

    Ogaansho is the first channel in somalia my brother Nalka inoo shid

  • @FardowsaindhaQalbi
    @FardowsaindhaQalbi 3 ปีที่แล้ว +80

    Waa nimcada araga ayaan xasuusta markan shimbiraha soxasuuto maxaan jeclaa dawashadooda ‏الحمد لله على كل حال🤔🤔🤔🤔🤔

    • @ayublafoole2780
      @ayublafoole2780 3 ปีที่แล้ว +1

      Araga ugu wanaagsan ayuu Rabbi kusiiyey walaashey. Waxaad leedahay qalbi qurux badan.

    • @arsenalshorts5713
      @arsenalshorts5713 3 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad

    • @abukarhajji
      @abukarhajji 3 ปีที่แล้ว

      Lkn aniga mafahmin qorakaga wll fardowa indha qalbi

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว

      Oo hadii adan wax Arkin side comments ka ku qortay ama muqalkan ku Aragtay😂

    • @arsenalshorts5713
      @arsenalshorts5713 3 ปีที่แล้ว

      @@khadraciise2044 technology iyo cilmi

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahi 3 ปีที่แล้ว +40

    Wow !!!.
    Alla muxuu yahay muuqal cajiib ah,
    Xaqiiqdi zaid uga faidey, mashaAllah👍

  • @DrOlol77
    @DrOlol77 3 ปีที่แล้ว +101

    inshallah Omar email kuu soo diray inaa jawaab kaa helo rajayn,Alle ha ku xifdiyo hawsha aad hayso, dad badan ayaa caqli ahaan u badashay Thank u for this

  • @hooyomacan1391
    @hooyomacan1391 3 ปีที่แล้ว +28

    Waxaan ka kaabartay waxaa tahay in aad badalin allaah karaama uu ku siiyay in aad shaqsi dartiis aadan u badalin

    • @ghostveiwer4649
      @ghostveiwer4649 3 ปีที่แล้ว +1

      Mararka qaar danta aya kugu qasbeysa ina ad karaamada ka tagto si kumel gaar ah😒

  • @nopeimusa7678
    @nopeimusa7678 3 ปีที่แล้ว +16

    Mahadsanid walaal cumar ☺️🙏🏾💯

  • @ibrahimmadaale6141
    @ibrahimmadaale6141 3 ปีที่แล้ว +6

    شكرا على النصائح ذات التأثير العميق.

  • @zakipro3387
    @zakipro3387 3 ปีที่แล้ว +5

    Ustad Omar inshar Keep going soo badi muuqalada motivational ka ah

  • @saki092
    @saki092 3 ปีที่แล้ว +5

    5:36 cajiib runtii intaan yar baa aad ii cajabisay inta badan aan sameyn jiray maanta laga bilaabo waa joojin xaqiiqda ayaa ah in qofna aan dan kaa lahayn qofwalba aduunyadiisuu burinayaa!!!

  • @fatimamoha9876
    @fatimamoha9876 3 ปีที่แล้ว +17

    2:56 taas waxan dhihi karaa mashquul shaqa kuma laha ee ninkaas aqoontiisa geographic ahaaneed ayaa liidata.
    In aad barato dalalka caalamka iyo shucuubtoodu waa wax wanaagsan, lkn mashquul aad shakhsiyaadka ku mashquusho ayaa wax xun ah.
    Anyway thank you sida aad noola wadaagtay xogtan muhiimka ah.

    • @hamsekoozaar4614
      @hamsekoozaar4614 3 ปีที่แล้ว

      realy

    • @idriisyasin6920
      @idriisyasin6920 3 ปีที่แล้ว +1

      Nuqdadas kuma khaldana bro sida isleeyahay. Sharaf iyo karaamo oo dhan waxaa kuugu filan naftaada. Waxaan sidaas u leeyahay tiisa daryeelaa tu kale ku dara.

  • @ummeshahab
    @ummeshahab 3 ปีที่แล้ว +14

    الله يحفظك و يحميك يا اخي الكريم

  • @abgaalinho
    @abgaalinho 3 ปีที่แล้ว +3

    Hadal xaqiiq ah wlhi maanta wax badan ayaan kaa faiday jazakallah Macalin Omar❤🙏

  • @omarabrone2637
    @omarabrone2637 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan igu taageer subscribe taada.
    Soo booqo channel kayga🙏
    Mahadsanid wll.

  • @munamaxamud9813
    @munamaxamud9813 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah wll waxbadan baa kaa faaiday. Shukran💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @zainzamir2059
    @zainzamir2059 3 ปีที่แล้ว +26

    Omarow wan kusalamay inan muqalkaga dadka uguhoreye noqdo ad ayan ugufrxsnhy💖💖💖

  • @sahraali135
    @sahraali135 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad omer inshaar❤❤❤❤

  • @orpheus1662
    @orpheus1662 3 ปีที่แล้ว +7

    Af gaalka waxa lagu dhahaa don’t take it personal
    Thank you Omar inshaar amazing Job

  • @ogowmacluumo888
    @ogowmacluumo888 3 ปีที่แล้ว +30

    🤣🤣 salka hoose ee jaxiimada ereyga waad nagu save gareeysey.
    Horey usoco sxp nin ilaahey maskax uhibeeyey baa thy.👏👏👏

  • @daaci-abdiaziiz
    @daaci-abdiaziiz 3 ปีที่แล้ว

    Mowduuc muhiim ah wax badanna aan ka fahamnay mahadsanid ustaad cumar🙏

  • @abdibasidali7611
    @abdibasidali7611 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin omar inshaar.
    Alle hakuu fududeeyo qorshayaashaada kale ee nolosha aad ka leedahay.🙏👏

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul Insha Allah ustaad CUMAR INSHAAR

  • @aabelp2539
    @aabelp2539 3 ปีที่แล้ว +5

    SHAQADA AADKA TAGTAY Waa talaabo horumar ah oo aad naf ahaataada hore u qaaday sidoo kale waa Talaabo dhiirigelin u ah qof kastoo dhalinyarada ah oo doonaya inuu noloshiisa sida ugu fiican u noolaado.

  • @hanaansamechannel2072
    @hanaansamechannel2072 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo Aad Ustaad Omar Inshar Alle Haku Sharfo.

  • @ramadaanmohamett1009
    @ramadaanmohamett1009 3 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha Allah wlhi wax yabo badan ban ka fahmay ka ramadaan ahaan video oo muhiim ah 💟

  • @caashodahir6050
    @caashodahir6050 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah walalkey waad mahadsantahy

  • @sayittalaabo8547
    @sayittalaabo8547 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid omer inshar.
    Ilahay ha haku sharfo wax badan ayan kaaa faaiday !!!

  • @mohamednoordiiriye7676
    @mohamednoordiiriye7676 3 ปีที่แล้ว

    ASC runtii si dhab ah ayaad u sharaxday dhibaatooyinka lagala kulmo shaqooyinka qurbaha iyo dhaqamada dadka kale waxay ku bari xasiidnimo iyo naxariis darro ka jirta dalalka qurbha madaxbanaani la’aan tilaabo kasta oo noloshaada quseysa in aad cidkale ay go’aan ka gaarto waa xabsi dusha ka furan nolasha galbeedka allah ha naga samata bixiyo aamiin. Mahadsanid walaal macluumaadkaas aad nooha faa’iidaysay .jasaka allah khayr

  • @axmed_jeylaani
    @axmed_jeylaani 3 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad cumar eshaar👍

  • @faisalsool1804
    @faisalsool1804 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah maasha Allah, runtii Channel kani waa mid wanaagsan, Omar na waa qof wanaagsan dadkana wanaag la jecel, anigu wax badan ayaan ka bartay. Allah khayr badan haka siiyo, Camalkiisaa wanaagsan.

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 3 ปีที่แล้ว

    Cumar inshaar mahadsanid wll qali

  • @ahmednaasir7165
    @ahmednaasir7165 3 ปีที่แล้ว +9

    Omer inshaar Runahaanti xaqiiqda shaqaalaha Ayaad sheegtay Insha Allaah Faraj khayr Qaba Allaah haynoo Furo.

  • @munahared3862
    @munahared3862 3 ปีที่แล้ว +19

    Runtiii waanjeclahay sidaa wax usoodiyariso .masha allh

  • @xuseencabdi4355
    @xuseencabdi4355 3 ปีที่แล้ว

    Walaal aad iyo aad ayaad u mahadsantahay wax badan oo aan aaminsanaa oo aad iga bedeshey figrad ahaan guul baan kuu rajeynayaa.

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @engrjama6371
    @engrjama6371 3 ปีที่แล้ว

    Bilxaqiiq ayaad ka sheegtay qof shaqo hay uunbaa garanaya alle haku fududeeyo qaybah nololsha ee kale aamiin yaa rabbi

  • @mohamedthegreat4737
    @mohamedthegreat4737 3 ปีที่แล้ว +11

    Hindida, carabta iyo chinese ku waa bini aadamka ugu xun ee loo shaqeeyo. dadka inay doonsadaan bay jecelyihiin.

  • @cabdiqanifaarax949
    @cabdiqanifaarax949 2 ปีที่แล้ว

    Lkin hadalkani maaha mid ku haboon waaqaca Somalia ka jira waxa jira kumaanan macalin iyo askar ah oo ka shaqeeya shaqooyin aan lahayn wax mustaqbal ah xitaa quudkooda ma daboolo mushaharka ay qaatan lkin bulshada waxa ay ugu jiraan kaalin muhiim ah Allah haka abaal mariyo hawl muhiim ah ayay u hayaan bulshada

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 ปีที่แล้ว

    صدقت يا أخي الكريم

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah wl Allah haku barakeyo

  • @abdAlmajedSaleh
    @abdAlmajedSaleh 3 ปีที่แล้ว

    شكرا عمر

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allaah horumar wacan 💯

  • @farhiomohamed9899
    @farhiomohamed9899 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ku xafido cumar

  • @jajapoi4482
    @jajapoi4482 3 ปีที่แล้ว +11

    Maalin ayaan mid game isla ciyaaray iweydiiye xagee joog taa waxaan iri soomalia wuxuu igu yiri soomali manta kahor ma maqlin ee xagee kutaala

  • @M.Suriyan
    @M.Suriyan 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad guul ayaan guul kuu rajaynayaa.

  • @jaabircismaan6127
    @jaabircismaan6127 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad cumar thanks

  • @ifrah9276
    @ifrah9276 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ogaansho, aad baan ugu baahna inaan maqlo.

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 3 ปีที่แล้ว +18

    Badal khyr badan Allaha kugubadalo!

  • @maxamedaadanblack7737
    @maxamedaadanblack7737 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xayakallah zxb omer

  • @farqurxinchannel2948
    @farqurxinchannel2948 3 ปีที่แล้ว

    Macalin Horay u soco gooor waliba Guul

  • @zameerzamiir6048
    @zameerzamiir6048 2 ปีที่แล้ว

    Walal cumar barakoow if iyo aakhiroba

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 ปีที่แล้ว +15

    ••
    لا يوجد ما يُسمى وقت مُتأخر كي تبدأ في تحسين نفسك ولا يوجد سنّ مُحدد للوصول للأفضل، طالمّا قلبك مازال ينبض إذاً لديك
    فرصة ."🖤📜
    صباح الخير 🦋🌤
    🔖 🧸

  • @fatimamursal7210
    @fatimamursal7210 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you brother omar 🥰🥰

  • @zalwabintuabdalah4630
    @zalwabintuabdalah4630 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wll cumar

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allaah Wlhi Ustaadi wx Yaabo badan an la faiday Muqaladada waxana kamid ahay dadkii kula socdey 2017 ilaa hda majiro Video ad so gelisay Oo an dawanin ilahahy ajar haka siyo waanada waaqica eh aad Nala wadagtid marwalpoh

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 3 ปีที่แล้ว +13

    Ustaad ka soo hadal qadiyadda khaalid adowsari wilka dulmiga ugu xidhan marekan

  • @khalidfantastic5007
    @khalidfantastic5007 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah bedel khayr leh ustaad ale ha ku barakeeyo if iyo aakhiro ba

  • @daarulkheyrmedia7479
    @daarulkheyrmedia7479 3 ปีที่แล้ว

    Mowduucaan wax badan aayaan ka faa iiday ustaad cumar qayr allah haku siiyo ee noo soo badi mowduucyada dhiirigelinta

  • @abdirahmanmohamed6391
    @abdirahmanmohamed6391 3 ปีที่แล้ว +2

    Go forward brother omar inshar 🙏🏻🙏🏻

  • @cabdi-aarkamedia1747
    @cabdi-aarkamedia1747 3 ปีที่แล้ว

    Inta ogaalkayga ah waxaa ka marag kacayaa in kanaankani uu yahay ka ugu waxtarka badan kannaalada Afka Soomaliga wax ku soo gudbiya.
    Halkaasi kaga hay ayaa iga dhiirigalin iyo dardaaran ba ah.
    Cabdi Cali Jigre, Lafaciise, Itoobiya.
    Shaqo Wacan!

  • @xamzecade4338
    @xamzecade4338 3 ปีที่แล้ว +2

    Guuleyso ustad omar inshaar

  • @meymunaali9403
    @meymunaali9403 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah guul iyo gobanimo wll

  • @munaabdi9351
    @munaabdi9351 2 ปีที่แล้ว

    Asc Omar horay u soco waxaan kuu rajeynayaa guul iyo gobanimo iyo shaqo taahaysay kasii wanaagsan inshaa allaah.

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 ปีที่แล้ว

    Allah haku xifdiyo cumar

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 ปีที่แล้ว

    Masha alh omar inshaar waxaad umada somaliyeed utahay bidhaamiye umada usobaxay alle waxkhayr qaba hakuugu badalo hwasha aad hayso ❤💯

  • @hanaismail9571
    @hanaismail9571 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi Mudo 2sano ah ayaan donaya inann shaqayso oon riyadayda rumaysto iso duceey asxabey 😑😑😑😑🤲🤲🤲

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah zxp cumar aad iyo aad baad u mhdsantahy zxp wxaad noo faaidaysay

  • @maxamedpashir1807
    @maxamedpashir1807 3 ปีที่แล้ว +9

    Mnshalh wll inshar 🥰🥰🥰

  • @mhddacad8114
    @mhddacad8114 3 ปีที่แล้ว +7

    Walal omar nin kudayasho mudan madax isarantahy wlh my role model❤❤❤from kenya 🇰🇪🇰🇪

  • @zahruujaabdi
    @zahruujaabdi 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waa muuqaal cajiib ah❤️

  • @DHEXNIMOTV
    @DHEXNIMOTV 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul iyo horumar insha Allah

  • @mssnujuum2020
    @mssnujuum2020 3 ปีที่แล้ว +13

    Shaqo Aad xor u tahy Wx ka fcn Malaha💯❤👏

  • @ahmedkosofe296
    @ahmedkosofe296 3 ปีที่แล้ว

    Allah haku barakeeyo aduun iyo aakhiraba guulayso. Walaal aan waxbadan ka faaiday ayaad tahay. If iyo aakhiraba guulayso walaal.

  • @hassanismail5135
    @hassanismail5135 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa run walee omar hore uso wllo🙂👍

  • @zakiyare591
    @zakiyare591 3 ปีที่แล้ว +8

    I love you ostad Omar inshaar ❣️💯
    Wlhi waxbadan ayaan kaa FAA iday alx

  • @hubaaltraining
    @hubaaltraining 3 ปีที่แล้ว +10

    Waa arrin fiican. Haddii aad heli karto wey fiicantahay in aad shaqeysato.

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 3 ปีที่แล้ว

    cumar ishaar macalin qaaliyaaa mahadsanid wll

  • @qalbitaajir8747
    @qalbitaajir8747 3 ปีที่แล้ว

    Masha.alaaah walal omar inshaar alle haku dhooro Nin aan jeclahay barnaamijkiisa

  • @alleyaqaan8161
    @alleyaqaan8161 3 ปีที่แล้ว

    alle hamigaaga hakuu rumeeyo adiga cumar iyo dhamaanba inta hamiga wanaagsan leh

  • @amiinocusman1875
    @amiinocusman1875 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa sax waxa fahmi kara qofki soo maray shaqadada oo kale thanks wllo

  • @maowmedia
    @maowmedia 2 ปีที่แล้ว

    Walaal Omar Shaqo Ka wanagsan Ayaad Noo Heysaa...thanks bro...

  • @nistexanishaa6316
    @nistexanishaa6316 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 ปีที่แล้ว +1

    Thank you feedback working 💪

  • @xaawaabdalla
    @xaawaabdalla 3 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiq ka jirta goob kasta oo aad shaqaale katahay, inaa wax adi leedahay aad abuurato ayaa ka wanaagsan shaqaale nimo, taa dhalin yarooy ha la ogaado thnx wlle.

  • @ahmednooradan7950
    @ahmednooradan7950 7 หลายเดือนก่อน

    golden voice .maashallah nin Alle nosoadejiyey❤❤❤❤

  • @xawashcade6939
    @xawashcade6939 3 ปีที่แล้ว

    Ma alah walal omer inshar ilayn dr Ayaa tahay ma alaha macalin nolashu kuma xumayso

  • @Inshar3293
    @Inshar3293 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay dartisa Ayn kujeclahy wlal Omar inshar

  • @ifrahhassanhilaac2782
    @ifrahhassanhilaac2782 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha Allah Guleyso walal.

  • @AbdirisakDayib
    @AbdirisakDayib 3 ปีที่แล้ว +7

    Hadal i taabtay baa jira oo aad ku bilowday “maadaama oo aan free ahay”.

  • @husseinhussein6274
    @husseinhussein6274 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabrk bro you’re doing good job keep going

  • @najiibkaraama
    @najiibkaraama 3 ปีที่แล้ว +1

    M.allah ustaad omar ilahay haku fududeyo riyooyinkada🇸🇴💙👏

  • @Mohamed_Muhidin
    @Mohamed_Muhidin 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll Omar Inshaar Wajigaaga Mana tusi Kartaa Mahadsaid

  • @faritcaart9273
    @faritcaart9273 3 ปีที่แล้ว

    Ha isdhigin boos aad isdhaheysid dadka kale ilnaxariis leh hakugu eegeen.
    ❤💚❤❤❤

  • @ahmedmahamedcraxmncade9491
    @ahmedmahamedcraxmncade9491 3 ปีที่แล้ว

    Cumar inshaar cilmigaga alle ha ku ziyadiyo wll