Sababata Iqaamadda Dalka Turkiga Qofka Loogu Diido (Warbixin Muhiim ah)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • Maxaa Sababa in Daganaanshaha Dalka Turkiga Qofka Loo Diido? Waa Maxay Khaladaadka Keena in Iqaamadda Reject lagaa siiyo? Muxuu Samayn karaa Qofka Iqaamad diidmo laga siiyey? Muuqaalkan ayaan kaga jawaabi doonaa.
    Kusoo Biir Taageerayaasha Gaar ka ah ee Channelka oo Riix Link ga hoose:
    / @shaakirtube
    Follow us on Facebook
    / shaakirtube
    Follow us on Instagram
    / shaakironline
    Subscribe our TH-cam Channel
    / shaakirtube
    Hadii aad Doonaysid inaad Taageertid Channelka ShaakirTube si uu usii wado faafinta Wacyigelinta Waxaad ku bixin kartaa deeqdaada (Your Contribution) adiga oo riixaya Link ga hoose kadibna qoraya Lacagta aad ku deeqaysid. Mahadsanid.
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    __________________________________________
    / shaakirtube
    __________________________________________
    Waxaad Igala Soo Xidhiidhi Kartaa:
    🎙Voicenote + Text (Cod+Qoraal): t.me/Shaakirtube
    #Fadlan #Share #Like

ความคิดเห็น • 205

  • @zaynib4299
    @zaynib4299 3 ปีที่แล้ว +4

    Jasaakaumulahu khayr sheekh shaakir

  • @sacido9681
    @sacido9681 3 ปีที่แล้ว +5

    Jazakallah Khairan

  • @Farhiaali682
    @Farhiaali682 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashaahlla thank you so much brother 10000000000

  • @hassansuudshukri8716
    @hassansuudshukri8716 3 ปีที่แล้ว +8

    Dhibaatadu maaha dadka somali ee waa safiirka iyo saafarada oo ka jilicsan umada una doodeyn dadkeeda

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +12

    Sheekada marka la soo koobo... Somali cidna ma rabto... Wadan kastaa nacey waayo shacigey jabiyaan.... Mhdsnid wll.

  • @Hannilacky
    @Hannilacky 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wad kumahdsantahy walalkay maclumadka. Jazakalahu khayr

  • @cumarseyid8873
    @cumarseyid8873 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Wll Shaakir

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 3 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid.
    Dad badan baa turki cafimmad.
    Jecel inay u yimadan>tafatal halajoojiyo dhaca lagu hayo dadka
    Soomalida ah oo Turkiga ogu soohajiro Wajo somali brokers (muqalis) tuugo ah ayaa dadka dhiibay.

  • @nasraali2484
    @nasraali2484 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah walal shugran 🙌🙌🙌🙌🙌❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdulkhadirjaylani5747
    @abdulkhadirjaylani5747 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah Mashaalah Jazakalahu kheyr

  • @leylaali1845
    @leylaali1845 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalaah aadbaad u mhdsnthy shikran

  • @amalziedali5577
    @amalziedali5577 3 ปีที่แล้ว +2

    شكرا لك ياخي أحمد بارك الله فيك

  • @mohammedabdulla9088
    @mohammedabdulla9088 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله ....
    جزاك الله خيرا

  • @jawhara4154
    @jawhara4154 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walalkeen jazakallaahu khayr

  • @shafiisheikhnoor5842
    @shafiisheikhnoor5842 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walalky axmed shaakir 🙏🙏

  • @ahmedyusuf8499
    @ahmedyusuf8499 2 ปีที่แล้ว +2

    Turkey wan imi 3 bilood ban joogay ciqamadiina way ii diideen anigoo marka horeba ku talo galay inan ka laabto ayey iyagiina ii diideen ilahay waxan ugu mahad naqayaa inuu iga soo nabad celiyey waa wadan qariban oo dulinimadu ku badantahay ilahayban ka magan galnay wadan noocaas oo kale oo bilaa sharaf ah inan mar danbe tago

  • @maleikoyonis451
    @maleikoyonis451 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakumullahu kheir

  • @duhurlabiste1875
    @duhurlabiste1875 3 ปีที่แล้ว +8

    Teşekkürlerr ederim abi

  • @sacido9681
    @sacido9681 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid Walal

  • @barakallahufiikumofficial3394
    @barakallahufiikumofficial3394 3 ปีที่แล้ว +1

    Shakira kuma aqaano maanta ayaan fiidiyowgaaga daawaday anigoo yuutub Dan kalahaa SHAAKIROW HADALKAAGA AYAAWA AAD MOODAA WACDI, KELIYA (AAYAD IYO XADIIS )AYAA KAMAQAN KEEP GOING WAXAAD SOO DHIGTO WAXAAN BALANQAADI TAAGERO AYAAN KUU AHAY KHEYR ALLAH HAKU SIIYO AAMII

  • @ubaxali7904
    @ubaxali7904 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا

  • @gardhaale
    @gardhaale 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll axmed shakir 👏💯

  • @hamsejaanbiir661
    @hamsejaanbiir661 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah alle ha ku barkeeyo wllo si wacan baad noola wadaagtaa koloba waxa cusub

  • @abuanasahmed8496
    @abuanasahmed8496 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا شكرا اخي

  • @ahmadeyhilowle6168
    @ahmadeyhilowle6168 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad

  • @barakallahufiikumofficial3394
    @barakallahufiikumofficial3394 3 ปีที่แล้ว +1

    MAASHA,ALLAAH WAAD MAHADSANTAHAY

  • @CLAAHI-fe9ly
    @CLAAHI-fe9ly ปีที่แล้ว +1

    Asc USTAAD SHAAKIR WAXAN UBAAHANAHAY NAMBARKAAGA SI AAN TURKIGA KAAGA WARESTO WAA MAHADSANTAHAY

  • @wllgooyow7840
    @wllgooyow7840 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid saaxibka bulshada ❤️

  • @mohasaid3537
    @mohasaid3537 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll Turk baa rabay cafimaad ahaan uimaado marka waxan rabay xog badan inaan ka ogaado isheeg meel aan kala soo xariiro adoo mahadsan

  • @ramlaaden8002
    @ramlaaden8002 3 ปีที่แล้ว +3

    Shugrn wll

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 3 ปีที่แล้ว +1

    m.a Thanks Alot

  • @fardowsaali7510
    @fardowsaali7510 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah 💯💯💯

  • @cumarcadaala8955
    @cumarcadaala8955 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid wll wax badan ayaan kaa fa iday wadku mahadsanid soo gudbintaada

  • @saraawarsame8338
    @saraawarsame8338 3 ปีที่แล้ว +2

    Shukran walal walal qaxoontiga kasoohadal adoo raaliya ciqaamaddii bay iga ahystaan ilaa ay kudhowdahay ineeyba dhacdo iyagoo haysta markastan utagana everything is ok beeyleeyihiin iina keeni maayaan marka waxaan kuwaydiiyy qaxoontiga ma qaabilaan qof iqaabad dalxiis horey wadanka ugu joogy AMA qof ay iqaamadu kadhacday maysku dhiibikaraa mahadsanid walal

    • @ahmedzakivlogs
      @ahmedzakivlogs 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa wll ana hada qadanaya

    • @cabdiraxiimnuur
      @cabdiraxiimnuur 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedzakivlogs walal lambarkaga isoo qor an kula soo xiriiree

    • @umuabdimalik4961
      @umuabdimalik4961 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedzakivlogs wall side u qadaneysaa bal iga jahil bixi soo faro malihid mise farahaga ku nadif ah magac kale isku dhibeysa

    • @saraawarsame8338
      @saraawarsame8338 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedzakivlogs masha Allah mahadsanid walal intasbas banrabay inaan ogado

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow7309 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc ikhwaanii iisoo duceeya in allaah caafiyo

  • @saidxeyle7699
    @saidxeyle7699 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid wll

  • @user-cf8tu7di2t
    @user-cf8tu7di2t 3 ปีที่แล้ว +3

    Dal hebel baa fiican dal hebel guri ma kagadan dalkoodii sharci uma ogola lkn dalalka kale sharciyadooda wey dhawrayaan cajiib

  • @boqoradiiabdilaahi9917
    @boqoradiiabdilaahi9917 3 ปีที่แล้ว +1

    Adaa baad u mahadsantahay Wlloh

  • @mahdihaashi5015
    @mahdihaashi5015 3 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allah

  • @bishaarinuur461
    @bishaarinuur461 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga hore waan u qatay waliba waxaan ahaa cafimad marlabada rabaa inaan xareesto sidee I fudud ado mahatsan iga cawii

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 3 ปีที่แล้ว +2

    Ascww habo shaakir lambarkada soo dhig waan rabaa

  • @somaliofficialtube9016
    @somaliofficialtube9016 3 ปีที่แล้ว +1

    Good news

  • @samiraa4535
    @samiraa4535 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc qabka ugu fudud ee lagu helayaa degenashaha dalka

  • @munanuur1
    @munanuur1 3 ปีที่แล้ว +3

    Salaam , I would like to know how to find dialysis in turkey and how much it would be.

  • @Sponge-q1n
    @Sponge-q1n 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qof 6 sano jamacad dhiganayay oo shado qatay hadana mstar diyarinayo loo diiday wadanka ka bax hadan soo noqo ma jirtaa?

  • @aminabdisalem3401
    @aminabdisalem3401 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc somalia ha la iimansado maxaa keenay in turkey laggu yaaco.

  • @fartunwarsam9487
    @fartunwarsam9487 3 ปีที่แล้ว +2

    msha allah wll khayir badn allaha kusiyo suul wll marka xatysanyo ciqamda shurudaha laigarabo inan sobuxiyo ma iyaga waraqaha isinya idhahaya sobuxi mise ana laigaraba se kuoganaya waxa laiga rabo madama ay tahay marki iguhoraysay

  • @nuurukun826
    @nuurukun826 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad umahadsan tahay sodi fcn ee noola wadaagtay xogta Iqaamada dalka turkey

  • @user-nk7bq5kn3h
    @user-nk7bq5kn3h 2 ปีที่แล้ว +1

    Snigu turkigu gudihisaba qarash badan alc wa an degana 1 sano iyo bar kadibna waxaan uga soo guurey gariiga 2 sanA degana haderna taysniga deganahey

  • @canabisaaq4545
    @canabisaaq4545 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa wll

  • @mohanedtrapp6675
    @mohanedtrapp6675 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow7309 3 ปีที่แล้ว +1

    Haa

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว +5

    Aniga turkidu haday talo igayelayan waxan orana laha wadanakina udiida somalida nin gurigiisi sogubay oo walalaki soo dilay lamasodhawayasato

    • @aminamuse8614
      @aminamuse8614 3 ปีที่แล้ว +1

      Ruqiya wll saas maha ee waa waxaa dhibta keenay somalidu dhag kali ayay leeyihiin taa uunbay wax ku maqlaan hada waxaa socota Turkiet wuu ficanyahay markasaa afarta jiho laga yimiid kaga sii darane hal xaafad baa la isku uruursanayaa markasaa guri ba intaaso qof lagu dagayaa waa la qaaylyayaa dhawaaq hdaahdeer isku yeedh heebaloo halaayooy xili lahurdo iyo xili kaleba heesahaa ciirka lagu dhajinayaa talafoon ka mar ka lagu hadlayo baska dheexdiisa ama balnaanka waa la dhawaaqayaa waa taas waxa lagu cusuriyeyay somali dhaqnka wax ka badala

    • @ruqiyaabdulqadir4261
      @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว +2

      @@aminamuse8614 xabibti maraka hore qofka cebihiisa waxa qariya wadanakiisa iyo walalakiisa waxan hayasana wadan kaquruxu badan wadamada aduunka waan ilalin wayanay marakan gurigeeni guub naay oo walalaken soodiilanay hadan wadamadi aan niniid aqalaq iyo inaan is ururino magaranayano turkiga xata waxa kuhayasata dhibaato badan maraba waxay kuyacan wadano dadaki lahadhisten baridhexedasa ah waxay fanunayen dubai subaxalaha ilahow walalanimadoda iyo wadanakoda wanagisa tuus🇸🇴

    • @aminamuse8614
      @aminamuse8614 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ruqiyaabdulqadir4261 Amiin xbbti waa runtaa tasan been ahayn

    • @abobasement346
      @abobasement346 3 ปีที่แล้ว

      Mel walbah somaliduh way kharibtah waxaa wanagsan in somaliyah lagu celiyoh wadankodih bay so guben

    • @ruqiyaabdulqadir4261
      @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว

      @@abobasement346 haa wall iyago qaladan baay isala saxasanayihiin dhibatadana wax loga bixi kara dadko ilahay unoqoda oo isa cafiya

  • @fadumocabdulahi5149
    @fadumocabdulahi5149 3 ปีที่แล้ว +4

    INAY NOO DIIDAAN AYAA FIICAN OO DALKEENA AYEY BARAKICIN KU WADEEN TEEDA KALE ARDADII WAXAY KU JAHAWAREEREN LUUQADII IYO SHARCIGII CANUGII HALKAAS AYUU KU NIYAD JABAYAA OO SAAQIDAYAA OO TAHRIIBAYAA

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว +1

    I hope in Turkeyda ay soo tarxiilaan Savageskaan.

  • @maxamedxaamud7170
    @maxamedxaamud7170 3 ปีที่แล้ว +3

    Wll ka soo hada dhinaca jaamacadaha Ankara

  • @umualiya2794
    @umualiya2794 3 ปีที่แล้ว +4

    Hal meel bay isku shubaan nidaamyada ilaaliya somaliyey wadankiini lanidiin kharaariye

  • @salmosakiyo5374
    @salmosakiyo5374 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo lambarkaada isii🙏🙏🙏🙏

  • @abdulkhadirjaylani5747
    @abdulkhadirjaylani5747 3 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed Shakir how can I contact you pls?
    Thank you

  • @user-gp4fh6kh1z
    @user-gp4fh6kh1z 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku barakeeyo ustaad
    Waan ku mahad santhy xog bixinta

  • @kaltummahad3998
    @kaltummahad3998 3 ปีที่แล้ว +1

    Ascwrwb
    Akhi fillah see loo helaya arday fontwo ah oo raba skoladka ku baxa luuqada English ah qiimaha sanadku was meeqa? See u helaya Vise iyo ciqaabad

  • @khalidismail9498
    @khalidismail9498 2 ปีที่แล้ว +1

    Iqama Haystaa Waxaana Hadda Joogaa Muqdisho Waxayna Dhacday November 22 2021 Maku imaan Karaa Turkey Sharuudo Miyaa Jira Iga Jaahil Bixi Tarxiil Kuma Imaan Imaanshahayga Ku Imaaday Dambina Kama Galin Ama Faro Wadanka Turkey Jawaab Sxp

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  2 ปีที่แล้ว

      Visa cusub ayaad u baahan tahay

  • @mariacarabiyo3230
    @mariacarabiyo3230 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal qali waa imasa ciqaamada lacagtedad

  • @faaruuqc.b4137
    @faaruuqc.b4137 3 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad waxaan rabaa inaad iisoo raadisid shirkadaha iibsada macdanta waxaan hayaa uranium tii ciidda ahayd
    Fadalan hadaad fududayn kareysid isku day

    • @faaruuqc.b4137
      @faaruuqc.b4137 3 ปีที่แล้ว

      Kawaran ustaad hawushaa maad gali kareysaa

  • @ruuxibeauty7983
    @ruuxibeauty7983 3 ปีที่แล้ว +3

    Hadii loo diiday iqaamada marka sidee qofka turky uu ku joogikaraya wll

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Hadii loo diido oo aanu farsamo kale aanu doonin waa inuu ka baxo dalka

    • @ruuxibeauty7983
      @ruuxibeauty7983 3 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube oky thnks wllo

  • @aishaali9102
    @aishaali9102 3 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad daganadhaha turki hada hesho ee wadamo kale maku adi kartaa mise mala ogola? Thanks

    • @jeimaani2024
      @jeimaani2024 3 ปีที่แล้ว

      Suashan jwbteda aniga xataa wan rabey lkn kama uusan jawabin
      Waa uu kaboodey

    • @aadanaadan9109
      @aadanaadan9109 3 ปีที่แล้ว

      @@jeimaani2024 wll kuma aadi kartid dal kale , iqaamada ama kimlika waa un dalka Turkiga gudihiisa.

    • @milestone4549
      @milestone4549 3 ปีที่แล้ว

      Waa sharci dalka Turkeyga kujogi kartid ee maha passport

  • @cilmiyool8241
    @cilmiyool8241 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaakir telkaaga gmailkaaga

  • @cabdulahicabdikarim8010
    @cabdulahicabdikarim8010 3 ปีที่แล้ว +1

    Ciqaamad waaye

  • @fosiyanurahmed4631
    @fosiyanurahmed4631 3 ปีที่แล้ว +3

    Xasbiyalaah wanicmal wakiil turki uma sosocdo dadka hadalka shanqartisa dido Cairo ayaa jogaa iqaamo 5dolar ku qaata turki waa meel masibo yey iso marin

    • @ibtisaamhassan2512
      @ibtisaamhassan2512 3 ปีที่แล้ว

      Xabiibti iqaamada masar sidee lagu helaa

    • @fosiyanurahmed4631
      @fosiyanurahmed4631 3 ปีที่แล้ว

      @@ibtisaamhassan2512 iqamada wey kala duwan tahay midne waa mid qaxoti eh midne waa mid dadka yurub kaimaday tee adiga shege isku mid maahan isku sistam mahan

  • @axmednuuxaxmednuux9232
    @axmednuuxaxmednuux9232 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wallal waxan rabaa inaa xaresto shahado segondari

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 3 ปีที่แล้ว +2

    Somali hadaan nahay waan istahilnaa in la inoo diido waxkasta sababta oo ah dhibta inagaa ka kow ah oo iskugu wacan

  • @adamsulaiman3969
    @adamsulaiman3969 3 ปีที่แล้ว +3

    RUNTU WAXAA WEEYAAN DAWLADAHA REER GALBEEDKA AYAA CADAADIS KU SAARAY TURKIGA IN SOMALIDA WADANKA LOO DIIDO SOO GALISTIISA OO XATAA GIRIIGU KUMA QAABILAYO HADAAD SOMALI TAHAY MAALIN DHAWNA MASTAAFURINTA SOMALIDA HALA OGAADO TURKI JACAYLKII HA IDINKA SAARO

  • @barwaaqomaxamed6114
    @barwaaqomaxamed6114 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo waxn doonayaa turkaga inan imaado waxan rabaa xogbadan ayaan kaa doonayaa wllo waayo wadanka aad baan u jeclay markaa waxn rabaa ila wadaagto sababta aan ku iman lahaa mahasanid wllo jawaab kaa sugayaa

    • @manaalali7025
      @manaalali7025 2 ปีที่แล้ว

      Wll ma tagtay mxaadse ku dalbaty

  • @sadaqhassan4533
    @sadaqhassan4533 3 ปีที่แล้ว +2

    ustad hadii ee ogalaadan isla magalada ankara miyaa laga xareynayaa nh mise qofka gobalka uu jamacada ka heesto

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +1

      Gobolka aad Jaamacadiisa lagaa aqbalay ayaad la xereysanaysaa wllo

  • @user-te8uy3hk2l
    @user-te8uy3hk2l 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll shaakir
    Wllo Waxaan Rabay in aan imaado Dalkaas turkiga arin caafimaad Darteed
    Qof ardayana waan ahay markaa waxbarashada iyo caafimaadka kee igulatalinlahayd?!
    Thanks...

    • @sakahusen7726
      @sakahusen7726 3 ปีที่แล้ว

      Inaa iskaba dhafto wadan ka kugu la talin lahaa

    • @amalahmed2929
      @amalahmed2929 2 ปีที่แล้ว

      @@sakahusen7726 wllo maxad utidhi iskaba dhaaf adoo mahadsan si aan ugu fiirsado

  • @nuurbaafonuurcismaanfarey4873
    @nuurbaafonuurcismaanfarey4873 3 ปีที่แล้ว +2

    Tusaale aniga waxaan degenahay ingariiska 19 sano ayaan deganahay 7 sano waxaan ahaay deganaasho la aan oo 6 jeer ayaa maxkamad leega yeeray markii 7 ayaa leysiiyay wax arimo sababay malahan ee waa wax ALLE bixiyo

    • @user-rt3so9yt4k
      @user-rt3so9yt4k 3 ปีที่แล้ว

      Maasha allah wax badanaa u fadhidaya waa u samirtaya hadaya ku siyeena qof degaana baa tahay xaquuqa ma Lee dahay sida wax barshada oo kale Ilan heer jamcadeed ma kaa caawinayaana guriga oo kale hadaa ardaya tahay bal Adoo raaliya wax ma nooga sheegi kartaa Waa mahadsana tahay

  • @user-rt3so9yt4k
    @user-rt3so9yt4k 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa meeqa sano daganaanshahu markasata ma la cusbaysiinaa

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว +1

    Dal shisheeye 3 reasons ayaa loo joogaa mid waa in waxbarasho loo tago in laga shaqaysto oo hanti laga tabco or last inuu yahay dalkaaga 2aad oo aad dhalasho ka qaadatay sida western world oo aan ku nool nahay xuquuq dadka ku dhashay oo kale aan ku leenahay wixii ka soo hara waa waalida Soomaalida oo every 10 years hal wadan ku waasha

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaalkey adigoo mahadsan waalid ku nool yurub oo raba inuu qoyskiisa oo degan soomaaliya sidee ayey suurta gal utahay inuu geeyo turki si ay caafimaad iyo waxbarasho uga helaan adigoo raaliya

    • @shamsasharaf5281
      @shamsasharaf5281 3 ปีที่แล้ว

      Asc wll turki ayan ku noolahay somaliyan kaso guray dhibta tala wa sharciga oo adkaday marka qof sharci reer galbedka haysta aya halkan u fican family wadanka kaso guray wa ku lugoyo

    • @fartunwarsam9487
      @fartunwarsam9487 3 ปีที่แล้ว

      asc shamsa sharaf wll hada rabay inan soguuro famli ahan wadnkeni meshi wasixumaty mel anklasoxiro ma isinkrta ado mahadsan wax yabo badn ban kawrysanlaha

    • @shamsasharaf5281
      @shamsasharaf5281 3 ปีที่แล้ว

      @@fartunwarsam9487 walashay namberkaga iso dir kaygi way iga xidhen 4bil markad jogtid wayka xidhayan ki dalkan WhatsApp ku isticmala

    • @fartunwarsam9487
      @fartunwarsam9487 3 ปีที่แล้ว

      @@shamsasharaf5281 abyo +2520907613724 wakas fadlan igalasohadal

  • @barakallahufiikumofficial3394
    @barakallahufiikumofficial3394 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha waxaan kuu bixiyey magac ah ALCADAALA kana hadlaaya wax sax ah hadaan somali nahay waxaan udhaqannaa jasaarnimo waxbadan waan kaa faa,iiday brother markam demanding aad ugali aan arkay intaan dhageysan sabiskarayib ayaan saaray like
    hadaan saaraaa

  • @sahraali1911
    @sahraali1911 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @sharifhussein8329
    @sharifhussein8329 3 ปีที่แล้ว +2

    Mya turkey waa cunsuri waana dal faqri

  • @jifad881
    @jifad881 3 ปีที่แล้ว +1

    Fisaha kali ah ayaa 2,500 ah waa
    Waali intaas waxaa gaarsiiyey
    Somali laaluush Somali waa waxaan
    Ixtirameyn sharciga oo laaluush
    La ordaayo

  • @cicekcicek7972
    @cicekcicek7972 3 ปีที่แล้ว +2

    Acww wll intuusan xaraysan maka caawin kartaa adiga dadlan kolay meeshina xawld ayan kastamar ka ahay lakin aniga ma ahae yacni qofkale

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Wllo Qof wanaagsan oo u xereyn kara waan u tilmaami karaa

  • @mahdihaashi5015
    @mahdihaashi5015 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaal waxan doonayey in aan kawaraysto. Arimo ku sabsan waxbarashada. Dugsiga Sare On 2 Carur ah oon Dhalay.

  • @soolmedia6701
    @soolmedia6701 3 ปีที่แล้ว +1

    War lacagg mahaysaa amal express

  • @naimaabdi4232
    @naimaabdi4232 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walal shakir nambarkaadaan rabaa

  • @abdirahmanxadaari7862
    @abdirahmanxadaari7862 3 ปีที่แล้ว +3

    Maxaan ka falaynaa Turkey maxaa somali dagnaasho maleh miyaa waxaa rabtid maa noosheegee👎👎👎👎

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว +2

    Soomaalida meesha ay tagaan waa laga nacaa

    • @fj9829
      @fj9829 3 ปีที่แล้ว

      8

  • @sahraali1911
    @sahraali1911 3 ปีที่แล้ว +1

    Wat bad ban taba

  • @ibroibro2993
    @ibroibro2993 2 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID

  • @protectstudents881
    @protectstudents881 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaal qof caawiye ayaan ku imid dalkan turkiga , ikhaamada daxiis maku dalban karaa?

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      maya, Caafimaadkii aad ku timi ku xereyso walaalo

  • @Farhiaali682
    @Farhiaali682 3 ปีที่แล้ว +2

    👌🏽👌🏽👌🏽👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾

  • @cumarcabdulqadir9379
    @cumarcabdulqadir9379 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad aad io aad ayaad u Mahadsan tahay su,aal ayaan ku weydinayaa
    Mudo sanad ka Hore ayaan Imaaday Turkiga Jamacad ayaan ku imaaday Jamacaddina ma aanan tagin Ee haddana Jamacad kale ayaan Aqbalaad ka Helay Ee Ma ku dalbankaraa IQaamada ?

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Jaamacadii aad ku timi inaad ku xereysatid baa kuu fiican oo aad kaga badbaadi kartaa Reject, Hadii aad tan cusub ku xereysatid na inay aqbalaan iyo inay diidaan labadaba waa suuragal.

  • @yhasan.123
    @yhasan.123 3 ปีที่แล้ว +1

    Can you tell me how can I get vias

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      just go to the nearest Turkish embassy and apply it from there.

    • @sharlaawe1
      @sharlaawe1 3 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube but the bigest problem is some towns in somalia dont have embassy so how can i solve this problem

  • @miizaanchannal4488
    @miizaanchannal4488 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlle waa run anigaaba arkay dad ku yimid caafimaad hadan u badashay dalxiis loona diiday markaad tirahdo walle maxaad sidaas u sameysay wuxuba ku leyahay dhib malahan waa caadi yaab

    • @sakahusen7726
      @sakahusen7726 3 ปีที่แล้ว

      Erayga waa caadi dhankeena waa for free waa caadi

  • @farahahmed9325
    @farahahmed9325 3 ปีที่แล้ว +1

    ALLAAH AYAA MAHAD LEH KADIBNA ADIGA QAATAY INAAD NAGA DEYSAY HOLACII

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Holacu muxuu ahaa wllo?

    • @farahahmed9325
      @farahahmed9325 3 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube WALAAL MAHADSANID WAA MARKA AAD BILAABAYSID BARNAAMIJKA AYAA HOLAC DUULAYO KA DHIGATAY INAAD SHAAKIR TUBE LOGO

  • @abdisamedyusuf12
    @abdisamedyusuf12 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo wakusalamay kolka hore imika markaa lajoojiyeey melihii pravate ka ahaaa ee luqadahaa lagabaran jirey lkn halke imika laga baranayaa luqadahaa wayoo jamacada donayo wlli luqadeda lamaan qabsan sowmaha marka wan ubahanahay inaaa luuqada siibarto marka inta igu cawi wllo

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Wlaaalo Cws, Jaamacaduhu Course Luuqada ah iyagaa bixiya, Hadaad ku dadaashid waad heli kartaa, Lamana joojin kuwii private ka ahaa e Iqaamad inaad ku heshid baa adag

  • @AhmedNor2
    @AhmedNor2 3 ปีที่แล้ว +1

    Cusbonesiiiska kawaran qofkii cafimad horay ugu xareestay hadana raba inuu cusbonesiisto maxuu sameen karaa ? Dalxiis ma ubadalan karaa wll ?

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Waa Nasiib helid iyo diidmo

  • @serabtazuma9857
    @serabtazuma9857 3 ปีที่แล้ว +1

    sxb daganaashada barnaamij dacwo maku xareysan karaaa ?