Khiyaanooyinkii ka dhexeeyay Jabhadahii USC, SNM Iyo SPM ee Cigaal Caydiid Iyo Cumar Jees? Diinaari

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 161

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 10 หลายเดือนก่อน +5

    Allaah yaa naxariista bixiya ee mr NUUR MAXAAD UGU SOO CELCELINAYSAA ALLAAH HA UNAXARIISTO QOF DAGAAL OOGE AHAA.

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 ปีที่แล้ว +9

    Somaliland maar baa lakhiyamey maar labaadna madacayso Guul iyo Gobbonimo Somalilland Allow Dhawr Somaliland

  • @sahraabdullahi7417
    @sahraabdullahi7417 ปีที่แล้ว +4

    absolutely abdirahmaam Mohamed nuur diinaari waaya arag Siyaasadeed 🙏🙏🙏

    • @shafie_Asad
      @shafie_Asad 7 หลายเดือนก่อน +1

      Gobolkee buu kasoo jeedaa bro

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ceelbuur ama Degmada deynile ee muqdisho kamid ah

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 ปีที่แล้ว +4

    Waa runtiis qabiilka baa loo baahan yahay mar labaad in la duugu ama la aaso, qofkii afkiisa laga maqlo qabiilna xabsiga la dhigo🇸🇴♥️🇸🇴

    • @fatima-sx2ff
      @fatima-sx2ff ปีที่แล้ว +4

      Anaa kugu racsan yaase xidhi weeye su, aashu

    • @jdyexaashi7356
      @jdyexaashi7356 ปีที่แล้ว +2

      @@fatima-sx2ffragga maamulka inoo haya ayuu waajibka saaran yahay inay inoo sameeyaan, annaguna aan sharciga u hoggaansanno❤️🇸🇴♥️

  • @kuusoowqawdhan1771
    @kuusoowqawdhan1771 ปีที่แล้ว +7

    Hal mid oo aan xog-ogaal u ahay baan ku darsanayaa. C/qaasim xiligii la doortay anoo aad u dhalinyar baan Adiis-ababa iskool hoose ka dhigan jiray, siyaasadana aad baan u xiisayn jiray, luuqada Ingiriiska & Amxaarigana aad baan u aqaanay. C/qaasim waxa ay Itoobiya kula diriraysay waxaa ugu muhiimsanaa in uu ku xirnaa wadanka Masar & isaga oo aaminsanaa fikirkii Somali-weyn maadaama uu ahaa xubin muhiima oo ka tirsanaa dawladii milatariga ahayd. Wbt

  • @souhaibinaismail7292
    @souhaibinaismail7292 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 ปีที่แล้ว +3

    SIXID...........
    Sawirka Tablaytka ah Maxamed X Ibrahim Cigaal Maxaa meesha Ukeeteen Ma SNM Baad Moodaysaan inuu Kamid ahaa
    Cabdiraxmaan Tuur kubadala

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 10 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxweyne Cabdulqaasim, Xaafidulaah.
    Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad buuxa ha ku siiyo, dambigaaga Ha dhaafo, godka ha nuuro, jannatul Fardawsana Ha kaa waraabiyo, adiga iyo waalidkaa, 🤲🏽 Allahuma Aamiin.

  • @shadowftw1131
    @shadowftw1131 ปีที่แล้ว +1

    Abal ayu ku leyahay Somali mashaalah

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Brother
    Barbo never give up
    Insha Allah Somalia 🇸🇴 come back

  • @ahmedshiekhilmi903
    @ahmedshiekhilmi903 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa'Allah we need like be the president of Somalia

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 ปีที่แล้ว +6

    Cumaar Carte Libaax Allah haunaxaristo

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 8 หลายเดือนก่อน

      Khanis ayuu aha qoomuul luud ah ee beenta joooji

    • @Nle_thomaz
      @Nle_thomaz 2 หลายเดือนก่อน

      @@wiilkagarxajiisstate6872hyda khnisada😂

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 ปีที่แล้ว +2

    midkaani wax badan ma,oga. Ciidamada lakala direy oo uu sheegayo halkeebay joogeen,xeradeese kujireen.
    qofkaani wuxuu sheegayo waa war fadhi kudirir iyo sheeko marfashyada lagu qayilo looga sheekaysto.

    • @aliolow7663
      @aliolow7663 6 หลายเดือนก่อน

      Adeer malaha shalay baad dhalatay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +7

    1988 Ciidan Qaran lama burburin waxa la burburiye ciidaan uu leeyahey nin la yidhaa jalle siyaad

    • @MohaAhmedadeerow
      @MohaAhmedadeerow 5 หลายเดือนก่อน

      Ciidanka mareexan miyay wada ahaayen xoola ayaatahay

    • @saadaqnuurgeedi7777
      @saadaqnuurgeedi7777 4 หลายเดือนก่อน

      @@MohaAhmedadeerow haa waayo reermiyigi ayaa janano laga dhigay! maerka isaga qaribay dalka

  • @larsmartinjohanssonjohanss115
    @larsmartinjohanssonjohanss115 ปีที่แล้ว +1

    "Cabdullaahi Yuusuf baa wadani ah" Alla been badanaa, dameero u sheeg!

  • @SOMALIUNIONTV
    @SOMALIUNIONTV 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walalayal ururka (SCCU) Somali corporation council union waxa wada arin Somalia Somaliland iyo Djabuti Casimadiisa wa Sylac wa in kawada hadalna Isfahan siyasided

  • @IsmailHaji-vh7lw
    @IsmailHaji-vh7lw ปีที่แล้ว

    Masha allaah tabaaraka allaah illaaheey hakadhigo madax deena sida ninkaan oo kale aamiin

  • @khadraarten3817
    @khadraarten3817 ปีที่แล้ว

    War ninkaan waa legend, nin ogdowladii wanaagey dadka u samaysay,ka mahad celinaya,ninkaan baan arkay.👏👏👏👏👏👏👏

  • @abdia9872
    @abdia9872 ปีที่แล้ว +1

    Warki Cumar Carte sheegay sidaas ma anigu waan dhagaystay. Carte wuxuu yiri Cidamada jooga nuugal ila waqooyi galbeed hubka ha ku wareejiyeen SNM. Kuwa jooga Mudug ila coofur USC ha sudheebeen. SPM iyo SSDF Cumar Carte kuma dariin.

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s 13 วันที่ผ่านมา

    Heshiiskii Mustaxiil SNM iyo USC baa galay lkn ina Cumar Jees dameeri dhaan raacday buu ahaa wax door ahna kuma lahayn

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 11 หลายเดือนก่อน

    SPM axmed cumar jees 🔥✍️

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 ปีที่แล้ว

    Mashallah the embasader got enough experience to be the future president of SOMALIA inorder to unite the country

  • @sadadali5161
    @sadadali5161 ปีที่แล้ว +1

    Waa wareysi aad u qiimo badan

  • @safiyacige2735
    @safiyacige2735 10 หลายเดือนก่อน +1

    Snm agaden way ku washen darod oo dhan snm bay ku washen

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv ปีที่แล้ว +5

    Ninkani waaa nin waxbaadan og from burco

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +1

      Yaa ku waaydiidey in aad Burco joogto mise cadawga gudaha tahey af weynee u xiistey adiga iyo abaahaa

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 8 หลายเดือนก่อน

      Wax ay ogyihiin ma jirto. Ma jabhad bay ahaayeen Xamar bay dhex-fadhiyeene. Sowkuwii lahaa Soomaaliya 1991 bay burburtay, dagaalkuna gobolada dhexe buubka soo bilowday. Cidda wax ogayd waa cidii 10sano duurka ku jirtay, ee halkay ka bilaabantay iyo halkay ku dhamaatayba og.

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 ปีที่แล้ว +3

    Waa ku salaamay wariye nuur iyo ambassador diinaari waa wareeysi Wii-mote leh. Diinaari waa nin qiimo leh somali micno wayn u leh waana nin dawlad yaqaanah masha allah

  • @ahmedsharif5838
    @ahmedsharif5838 7 หลายเดือนก่อน +1

    Arintu sidaas maah koosashada waxay bilaamatay 1961

  • @NimcoSiciid-te8ey
    @NimcoSiciid-te8ey 9 หลายเดือนก่อน

    Siyaad haduu hubka tagay muxuu dhulbahante u adeeytay guul darwiish

  • @ahmedelmi3074
    @ahmedelmi3074 ปีที่แล้ว +2

    Thank you 🙏🏾 sir for your service

  • @foosijaamac4983
    @foosijaamac4983 ปีที่แล้ว

    Waa arinta keentay in 18may lagu dhawaaqo madaxbanaanida somalia

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว

    Waa nimankii shacabka soomaaliyeed dayaca baday 3daa jabhadood illaahay cadaab ha geeyo

  • @abdihussein4872
    @abdihussein4872 11 หลายเดือนก่อน

    We had everything he claimed to desire yet we cast it aside for what?
    May Allah hold accountable those responsible for plunging our beloved country into such calamity.
    Allaumma Aamiin Yaa Rab

  • @shadowftw1131
    @shadowftw1131 ปีที่แล้ว

    Masha allaha wa qof ad ufikir dheer qabku usharaxayo wa qof ayficnan laheey Inu lanolya hay dad caqligooda shaqey nayo lakiin soomali yafahamaya

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 ปีที่แล้ว +1

    Hawargidir iyo abgaal intaa naqleeyso dawlad hafilanin ilaa eeyku noqdaan goboladii eey kaimaadeen

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy ปีที่แล้ว +1

    Tariikhdana been Baad ka Sheegatay, Siyaad baraa Raysalwasaraha magacaabay, Siyaad Wax yar marku ka maqnaa Muqdisho, ayuu Raysal wasaruhu dhawaqay, haday Maqli lahayeen Muqdisho ma baba,Deen, waan ka Xumahay, waleelee wuu taliyey Cumar Carte Alle hu u naxariistee

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 ปีที่แล้ว +1

    cigaal maxaad ugu qortay ileen isagu jabhad ma ahayne

  • @ahmedkassim7704
    @ahmedkassim7704 ปีที่แล้ว

    1:46 ĺ 26:11

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 10 หลายเดือนก่อน +1

    “Hubka wareejiya baa ka dhacday”…. Iyo “ciidan baanu ka daalnay”…. Dowlada ciidan la’aanta ah waa tee?….
    Qabiilaystayaal basaasiin awalba ahaa bay ahaayeen sow “mucaaradka” la sheegaa…
    dadkaas baa reero dhan iyo Soomaali gacan u gashay ka warama?
    Subxaanalaah

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy ปีที่แล้ว

    Walali Raysal wasarada hadii ay maqli lahayeen hadalkasi waxan qabana inaanay burburteen Muqdisho, Siday u Maqleen S,N,M, ay ugu warejiyeen, Sidasay u badbaday S,N,M, Kuna Noqotay S/la,aand

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 ปีที่แล้ว +2

    Taariikhda been haka sheegin, maalinta Omar Arte hadley waxay ahayd 29 /1991. 26/1/1991 maalinti Siyaad Barre baxay seddex cisho ayaa u dhaxeeyey. Taariikhda aad sheegeyso inta kale yaa ka rumeysanaya?

  • @RamseySmithRow-ny9vi
    @RamseySmithRow-ny9vi ปีที่แล้ว +1

    Bal taariikhdaa sida loo kufsaday daawo,
    Ceeb iyo wajigabax lagugu salid
    1990 iyo 1991 dhamadkisii waa lava sano kala duwan

  • @MaxmedHiis
    @MaxmedHiis ปีที่แล้ว +1

    Cumar carte snm ayuu ahaa inuu cidanka kala dirana snm ayaa fartay waany guulaysteen

  • @MohamedAli-nu3fz
    @MohamedAli-nu3fz ปีที่แล้ว +1

    CIGAAL SNM ma ahayn
    SNL buu ahaa

  • @Cidhibmarako
    @Cidhibmarako 8 หลายเดือนก่อน +1

    Yaab. Waxaan moodayey. Inney SNM waqooyi qabsadeen ka hor inta aan Cali Mahdi LA maga cabin! Shiii!

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 6 หลายเดือนก่อน

      Waxay qabsaden iyo waxay qabsna kareen maleh....Militarigii ugu awooda badnaa ba waqooyi joogay wayso agmari wayen...ilaa uu ina aderkood Cigaal kala diro😂

    • @XamseXashi-ht6wh
      @XamseXashi-ht6wh 4 หลายเดือนก่อน

      ​military somali 100/70 ayaa joogay muqdisho ilaa ladii siyaad bare ayaa joogay hadana dhulka oo dhan waa laga qabsaday hargeisa oo kaliya ayay ku sugnayeen oo waa lagu hareeraysnaa

  • @SALEBANMSHIRE
    @SALEBANMSHIRE ปีที่แล้ว +1

    Ascwb nuur adiga iyo jamac galad waa idin salamiya ninka odeyga wllkey isku xili baanu aheyn lkn aniga waxan marka dowladii kacanka markas ardey iskuul dhigta ayaan ahaa waliba halsano baa ii dhineyd balse alle ma qadarin waxan ku leyahey barnamij wacyi galin ah dhalan yarada dowladnimo arag in aad sameyso ayaan jeclan lahaa hadii kula joogi lahaa waba kula qaban lahaa wacyi balse naurobi bari hare ayaa igu dambesay 20 sano ka hor ee adiga oo rali ah adiga iyo jamac galad mid baan idinka codsanaya oo ah wacyi galintas fadlan waa idin salamiya wll

  • @Sirad47
    @Sirad47 9 หลายเดือนก่อน

    Dawladdii axmaqadda ahayd oo ummadda xasuuqaysay ayaa Ilaahay burburinayey.ku wareejiya jabhada markii la yidhi ayey wakh ka tidhi.

  • @ahmedabdifarahfarah3450
    @ahmedabdifarahfarah3450 ปีที่แล้ว

    CIGAAL GOOSIGA TALO KUMUU LAHAYN SHIRKII BOORAME HORTEE CIGAAL SNM TALO KUMUU LAHAYN

  • @cadnanmohamed2295
    @cadnanmohamed2295 ปีที่แล้ว

    Ascwrwr Nuur Mohamed Waxaan Kuu sheegayaaa in Ambasatore Uu si aananahayn Uu u sheegay waayo waagaas col. Ahmed Omar Jees
    Uu hub badan Waqooyi kala yimid oo Ogadenia soo dhexmaray isagoo si nabad ah u sop dhaxmaray kadibna kismaayo xagaa Ka galay

    • @daudamin2616
      @daudamin2616 ปีที่แล้ว

      Ahmed Cumar jees wax hub ah waqooyi kalama tagin qabaal abdibille ah bes

    • @daudamin2616
      @daudamin2616 ปีที่แล้ว

      Ciidan 10 wiil madhanayn wuxuu watay markuu waqooyi katagay

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 ปีที่แล้ว

    Cumar carte wuxuu jaajuus reer galbeedi ah dowladii cali mahdi na asagaa ridey

  • @axmedmiyirka1466
    @axmedmiyirka1466 ปีที่แล้ว

    Xoog ayaan Abdicasisi kaga qabsaney Berbera kanyari Muqdisho fadhiyay waxna ma ogeyn

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 6 หลายเดือนก่อน

    Ma ilaabayno jabhadii Cumar jees dadkii ay ku laysay garoonka diyaaradaha kismayo oo ay diideen in la aaso
    Waa taariikh madow oo murugo leh

  • @abdifatahmohamed604
    @abdifatahmohamed604 ปีที่แล้ว

    Sixid. Waxaa u dhaxaysay 12 maalmood. Cumar jees wuxuu ka soo galay bakool iyo Bay.

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 ปีที่แล้ว

    Diinaari waxa uu dhisay xiligiii xasan cali qeyre CCB cayayaanka Bulshada .

  • @silverloola726
    @silverloola726 ปีที่แล้ว

    War xisaabinta Xasan Shiik ha is ka bilaabo naftiisa

  • @hadimohamed-fh6ml
    @hadimohamed-fh6ml 11 หลายเดือนก่อน

    Danbi qaraan waaye 😢

  • @silverloola726
    @silverloola726 ปีที่แล้ว

    Lacag waa in la siiyaa dowlada, yaa ka ilaalinaaya tuugagda.

  • @aliismael585
    @aliismael585 11 หลายเดือนก่อน

    Horta na jiray ciidan hub haysta?

  • @hakadsomaliland6074
    @hakadsomaliland6074 ปีที่แล้ว

    Cigaal? Caydiid iyo Cumarjees? Iskuhibiya waxaad tebinaysaan?

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว

    Yaa mooryaan kala celinkaraya

  • @adamfarah6701
    @adamfarah6701 5 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan warkiisu sax ma wada aha dawladii salbalaar la oranjiray general caydiid baa dhisay ee wiilkiisu ma dhisin ee ayadoo dhisan buu la wareegay!

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 ปีที่แล้ว

    NINKANI MIYAANU DIINAARI AHAYN ?

  • @Omarmadobe
    @Omarmadobe 5 หลายเดือนก่อน

    Dardaaran soomaaliyeey adigoo aayar hadli kara habuuqin ,

  • @abdulkaadiraabi1986
    @abdulkaadiraabi1986 ปีที่แล้ว

    Madaama asaga iyo intakale ee namaamushay dadxun bay ahaayeen, haddii ay fiicnaan lahaayeen waddankaan ka arki lahayn.😢

  • @Sirad47
    @Sirad47 9 หลายเดือนก่อน

    Horta su'aal Cabdillahi yuusuf saw ma ahayn Ninkii boqolaalka kun ee ciidan Axmaara ah dalka soo geliyey ummaddii muqdishana xasuuqay si uu kursiga u fadhiiska keliya ..? Alla maxaad belaayo ammaantaan.

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 ปีที่แล้ว

    Mar baa qabiilka la aasay, inta soomaali ka miyir qabtana waa kuwii waagaas soo barbaartay sida ninkaan oo kale.. Ceeb bay ahayd magac qabiil in laga hadlo, sharcigana ma oggolayn ee plz mar labaad naga duuga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faclon.
    @faclon. 4 หลายเดือนก่อน

    ninkan waa nin maskax bdn alle hadeysto lkn adigaagan hor fadhiya wax ku qqado 24 hours qabiil aa kasheekeesaye

  • @abdulkadirmohamedahmed6858
    @abdulkadirmohamedahmed6858 ปีที่แล้ว

    Amb. Diinaari waa mahadsan yahay, waxa keli ah ooan xusuudinayaa maalinta Cumar Carte Ciidanka kala diray waxay ahayd maalintii labaad ama saddexaad ama afaraad, markii la magacaabay.
    Waxay ahayd isla Jannaayo dhexdeeda.Maxamed Siyaad wuxuu baxay 26 Jan. Cali Mahdi waxa lagu dhawaaqay 29. Isla maalintaas ayuu Cumar Carte magacaabay. Markaa tallaabadii ugujorreeysay ee Cumar Carte waxay ahayd kala dirkii Ciidanka. Cali Mahdi markii dambe waa ka qoomameeyey arrintaas.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว

    Isaaqu markii horeba way kashaqaynayeen si ay soomaalina burburto iyaguna ay goostaan

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 7 หลายเดือนก่อน

    kani waxba ma kala oga ciidanka waxay ahaayeen qabiil laftigoodu iyaga ayaa baabiyey umuda bahalo ayay ahaayeen

  • @EidXaaji
    @EidXaaji 3 หลายเดือนก่อน

    Caruur sheekaysanayso ayad moodda Ciidan Taliskodii jabbay .Cumar Carte iyaku Badbasdinayey Ciidamada isdhiiba uku yidhi Hada madagaalami karayen Yey u dagaalami lahayen Siyad barre ba wafakadaye Qallad may ahayn inay isdhiiban ciidamadu

  • @CabdikafiDuceysane-ve7sz
    @CabdikafiDuceysane-ve7sz ปีที่แล้ว

    Dhibaato went ayuu geystey Hadley sidaasi run tahay

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว +1

    Cigaal been ayuu sheegay isaga ayaa caawiyey burburka

  • @ciisebire8558
    @ciisebire8558 ปีที่แล้ว

    Kkkkk war dinari maxaa kaqaldan

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 ปีที่แล้ว +1

    SNM 3sano dagalameysey oo jebisey dawladii laynaysay ayuu odaygu been ka shegeyaa…yacni wuxu u jeedaa hadyad baa loo siiyey hubka SNM been badanaa…dabadaa lagaga soo dhacay cidamadii faqashta dheh…nin guul kaa xistiyey xumuhii waa yaab

    • @DABCI
      @DABCI ปีที่แล้ว

      Kan ama beenaale ama waa nin taariikhda dhabta ah aan lasocon.

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 ปีที่แล้ว

    Jabhada kale dabayaqadii bay dagaal bilaabeen markay SNM ka soo faraxalay faqashta…

  • @sahraigal1493
    @sahraigal1493 ปีที่แล้ว +1

    adeer abdulahi Yusuf miyaa Manta I amaantay no aman tay iyo abdulahi baa wadani ahaa so nin kii hawiye Ethiopia ku xasuuqey o masjid yada

    • @larsmartinjohanssonjohanss115
      @larsmartinjohanssonjohanss115 ปีที่แล้ว +2

      Waligay noole ka indho-adag ma arag ninkan, Cabdillahi wuxu ahaa ninkii taariikhda soomaaliyeed gumeeyay, daba dhilif Itoobiya ku adeegato ayuu ahaa!

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 10 หลายเดือนก่อน

    Reer waqooyi ha oran, ee snm ama Isaaq dheh…
    Xagay Dhulbahante, Gadabiirsi, Warsangali iyo inta kala siyaasad kala noqdeen snm?

  • @mohamedfagadhe8606
    @mohamedfagadhe8606 ปีที่แล้ว

    ASC BEENAALE WEEYAAN NINKANI SNM XOOG BAY KAGA SAARTAY CIIDANKA SOOMAALIYA KA HOR INTAANU HADAL AUN MARXUUN CUMAR CARTE SNM HARGEYSA BURCO IYO BERBERA WAY HAYSTEEN

  • @AhmedHassan-yo8gr
    @AhmedHassan-yo8gr ปีที่แล้ว

    ogaadeen doqon lags waayi maayo. doqonkan Somaliland ayuu mu waashay

  • @CoinhvHiifDCuin-fr3jk
    @CoinhvHiifDCuin-fr3jk 4 หลายเดือนก่อน

    General caydiid in madaxweyno noqdo saas fiicneed😊 abgaal iyo isaaq ogada habargidir la anteda wax a subin kartiin.maleh😂😂

  • @hogamiyahamustaqbalka8004
    @hogamiyahamustaqbalka8004 ปีที่แล้ว

    DAROOD QABIILKA MAYN KARAAA ,
    REERKAAGA MAAD KA BILAWDID

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe ปีที่แล้ว

    DIINAARIYOW DHIBAATADA JIRTA WAXAA WEEYE DOWLADNIMO SOOMAALI LEEDAHAY MAJIRTO .DOWLADNIMADA JIRTAA WAA MID SHAYDAAN LEEYAHAY

  • @shadowftw1131
    @shadowftw1131 ปีที่แล้ว

    Dhali yarad hadey Yan hesan waxan kudaydan abahod wuxushaqo kadhigtay fadikudir

  • @cabdalexaji4588
    @cabdalexaji4588 ปีที่แล้ว

    Ninkani waxa uu ahaa afhayeenkii Xabashu markay Xamar qabsadeen. Waxa uu ka mid ahaa kuwii Cadawga ku soo hoggaamiyey Soomaaliya. Isla xishoo waryaa.

  • @ahmedabdifarahfarah3450
    @ahmedabdifarahfarah3450 ปีที่แล้ว

    GOOSIGA WAXA KEENAY DAWLADI CALI MAHDI SNM LAGAMA TALO GALIN 10 SANO OO HALGAN QADHAADHA KA GADAAL CALI MAHDI WANU DABA JOOGSAN KARI WAYNAY

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 ปีที่แล้ว

    Adeer sheeka jabhada ku sheegu waxay ahayn dadkii hawsha shaydaanka qabanayay ee malin walba mar cadeedu dhacdo odhan jiray beri ayaan shaqada dhamaystirayna ee inshalaahba ku dari jirin. Marka Siyaad Bare ayaan kursiga ka ridaynaa tiiyon wax qorsha iyo arag siyadeed lagu heshiin waa sidaas macneheegu.

  • @alijama6723
    @alijama6723 ปีที่แล้ว

    Xam xam tiyo u jeedadu dad la xaday ka xeel dheer

  • @alijama6723
    @alijama6723 ปีที่แล้ว

    Taariik da waa la qoraa waa Tagto taala hada maxaa khaldan sidee hore loogu socdaa sidee wax loo saxaa ayay ila tahay inaan waqti gelino inaan isugu tagno inaan haruu socono Raad arooryo dib looma raaco wixii tegey tiigsimaad male tariikhada qor masiirkaaga maaha hada wax gudoominaya hada daalee maxay noo dana hada maxaynu yeelaa sodon guuro weeyee sidee wax u dhacayaan horuu soco miyaa dib u soco miyaa bal miduun inoo door dadka kii wax garadoow doqoniino waa Shile dunidoo dhanbaa mar Degta mar dunta hadana dib usoo kabatee inana dib u laaban maynee dad yohow hore maw dareeraa dan teena ma raacanaa ma derisnaa dawladi waxay tahay ma diid naa dibin daab yadeena Ingays dilaynee mays deeynaa inagas dilaynee mays deeynaa wacayi geli waalaalkaa hada hada Dunidu waa wada qabiil qoomaha keligeen malihin inaga waxbaa inaga qaladane iyadoon runa keligii wax qaban kale aanu qalad gelin tan qaadana aanay jirin qumanaha qumanaha qoorta Sudhan malaa waynaga qaldamay sidee qalalad loo saxaa sidee qaran loo noqdaa sidee qalad loo saxaa

  • @fatumaibrahimbarisle4515
    @fatumaibrahimbarisle4515 ปีที่แล้ว

    waraysiga qeebta dambe ayaa ugu muhiimsan wixii tagay tiigsin malaha caano daatay dabaqasho ayay leeyihiin dowlada hala taageero qabiina halaga tago

  • @cuudcuud
    @cuudcuud ปีที่แล้ว

    KULLIGOOD FAA’IIDO MA WADIN AAKHIRONA AYAGAA LA WAYDIINAYAA DHIBKA WALI SOCDA

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂 allahu akbar

  • @Asmaabokor-q4r
    @Asmaabokor-q4r 8 หลายเดือนก่อน

    Wicil wicil dhalay SNM miyaa khyaano waday xaarami Mar uun baan ku arki doonaa

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 ปีที่แล้ว

    WAR OG MAXAA DABA DHIGEY KUWAN QABIILEYSTAHA OO SOOMALIDI KALE WAX U DIIDEN ILAA HADA AHMED MADOOBE .HASAN IYO BIIXI BEY JOOGTAA

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 ปีที่แล้ว

    Madaxeeyne cabdulahi Yusuf allah u naxarista wadani ayuu ahaa saad nop sheegtay lakiin waxu ahaa nin aminsan in nin aan isaga aheyn somaliya xukumi karin taas wadaniyad ma noqon karta?marka arontas ma noo dharaxi karta

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe ปีที่แล้ว

    DIINAARIYOW WAXAAD SHEEGTAY IN ADIGA IYO CABDULLAAHI YUUSUF AAD RAADINAYSEEN DOWLADNIMO SOOMAALIYEED , LAAKIIN SU'AASHU WAXAY TAHAY DOWLADNIMADA SOOMAALI ANFACAYSA SOO INAAD HARTA BARATAAN MAFIICNA ?

  • @cros34
    @cros34 ปีที่แล้ว

    I know the Ethiopian general who was behind Abdullah Yusuf... He is a good friend of mine he is still alive he is in the capital city of tigriy makelle

  • @mohamed9266-w3o
    @mohamed9266-w3o ปีที่แล้ว +1

    Somalia waxaa burburiyay Hadalkii Cumar Carte ee ahaa Ciidanku ha isu dhiibo Jabhadaha

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว

    Indaad oo jabhadood waa kuwii dalkii iyo dadkii soomaliyeed mugdiga galiyay ayagoon lahayn wax dalo ah aan dajin ilaahay dhib kii 34 sano nasoo maray madaxooda ha ka shubo amiiiiin

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 ปีที่แล้ว

    Cumar carte malabajeer baa lamagacaabay,waxaan ogaa siyaad barre in uu magacaabay wigii uu bixirabay dadkuna ka filayeen in uu yahay nin dawladyaqaana,balse aysan laguhungoobay.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว

    markaan xanaqo aan ogado iny somalia cadowgeena yihin wa marka dowladi faqashta amanaan hada adigu haystay waxaso odhan somaliland ma haysana waana ku faraxsanaydeen khayinamda dowladiina soo samaysta soona cesha haday waxas idin cawisay ama dowlad idin ahayd anaga habar qabto ayay xageena ka ahayd xasida ayay ahayd ha noo xayaysiin duliga dowladna ma ahayn sharkiisi uu dhigay ba ila hada umada islku laysan qabyaladii uu abuuray xumantiisii ayay ilaa hada somalida la silcan intaa kaas amanaysan ilahay ha idinku dumiyo oo dowlad yaanu idin tusin waayo kaadibin baad tihin ilahay ilaway oo xayysiiyana beenta
    waxan kale idin shegayasa somali afka reer somaliland baa idin qoray ciidamda iyaga isku duba riday warfaafinta iyaga waday iska wax qabso iyo qorshaynta qaran isaaq baa waday waxabarashada iyaga waday marka xumateen xasinimo uu bilahay darood dugaag ayay duntay runta wad ka leexataan is xaysyiya sow dowlad wanagsan idinma ahayn hadana samaysta mid wangasan somaliland saqajanaimda kala hadhaa oo quuusta hada quusan waydan idinkaba quusaa