Dr Enow - Markii Hore waxaa la Qorsheeyay In Cigaal la dilo Balse Abdirashid Sharmake ayaa la dilay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 151

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg ปีที่แล้ว +5

    Dr Enow's information is very reliable and credible.He should be put all these in book form.

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว +5

    Dr sadiiq enow waa taariikh yahan aad u xeeldheere hadda ka hor mar aan dhageystay aad baan uga faaiday waa nin waxbadan og. Mashaa allaah. Mr nuur mahadsanid sxb

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 ปีที่แล้ว +4

    very reliable source of information, kind of eye witness account, truth, legitimate and partial account

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 ปีที่แล้ว +4

    Very Very interested history thanks Dr anow

  • @honabdidhubad3059
    @honabdidhubad3059 ปีที่แล้ว +6

    Dr. ENOW ❤ long life 🎉.

  • @sewy8
    @sewy8 ปีที่แล้ว +14

    Dr Saadaq Eenow mahadsanid, Aabihiis Col Eenow wuxuu ka mid ahaa saraakiishii geesiyaashii ahaa oo ku shahiiday dagaalkii 77: Allah u naxariisto geesiyaashii Soomaaliyeed ee ku shahiiday dagaalkii 77 Aamiin

  • @ab7289
    @ab7289 ปีที่แล้ว +4

    Dr enow waa taarikhyahan madha Allah

  • @ahmedabdi2666
    @ahmedabdi2666 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allaah, Dr Enow waa qof aad ugu fiican amaanada cilmiga, waxbadnna og. Fadlan wareesiyo badan ka qaada si looga faaiido.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 ปีที่แล้ว +1

    Alle ma oran ee cadow daciif ah ayaa yiri marka somaali alle ayaa u maqan❤❤❤❤❤❤

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +1

    Very interesting interview

  • @fatumacabdi4640
    @fatumacabdi4640 7 หลายเดือนก่อน

    Awesome

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn ปีที่แล้ว

    Dr. ENOOW
    WAA bad= Pacific Ocean + Atlantic Ocean +Indian Ocean.
    Living Encyclopedia
    May Allah bless him. ameen

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 ปีที่แล้ว +11

    Dagaalkii 1977 siyaasad ahaan ayaa loo jabiyey soomaaliya siyaad bare nationalist buu ahaa + madax adkaan iyo han wayni sideedabana dhaqankeena guuraaga ah ee care free ga ah ee seef la boodka ah iyo siyaasadaha guunka ahaa ee itoboya iyo ruushka oo ahaan jiray impraatooriyado wakhti dheer siyaasada falkinayey waa isla.keeni kari waayeen
    Soomaalidu siyaasad ahaa waa sal fudud yihiin siyaasadooduna wadaninimo iyo dal.jacayl iyo taariikh record leh oo dib loogu noqdo kuma dhisna qabiil iyo qof jeclaysi ayaa nala.hadhay

  • @abokorbashiir9908
    @abokorbashiir9908 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsan tihiin walaal. Dr Enow waa nin runtii wax badan og, ee halaga sameeyo cajalado taxane ah. Qofku intuu taariikh yaqaan ayuu dadka ka horeeyaa. Fadlan soo badiya Jazakamullah khayr

  • @AliALI-fi4rh
    @AliALI-fi4rh ปีที่แล้ว

    Salaaam tnx

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah Dr.Eno wuxuu hayaa xog badan oo loo bahnyhay, nuur waad ku mhdsntahay , noo soo wad waraysigiisa

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 ปีที่แล้ว +1

    DR MAHADSANID WALAALM DR EENOOW IGU SALAAN FADLAN. WAA KAMAAL XIIREEY

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 ปีที่แล้ว

    Walaahi madaxwaynaha dalka ayuu uqalmaaa dr saadiq enow

  • @BashiirGuul
    @BashiirGuul 3 หลายเดือนก่อน

    Dr/enow wax wanaagsan ootaariikh ah dhaxal gal ah ayuu ka hadlay

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +2

    Wa waraysi Xiiso badan oo xog badan xambaarsan Mahadsanid Wariye nuur Faarax dadkan nuucan oo kale noo soo badi waraysiyadooda

  • @munacabdiqadir890
    @munacabdiqadir890 ปีที่แล้ว +3

    Macancalinkaan ugu jaclahay taariikhda uuhayo owgeed

  • @abdulkadirabdifarah1270
    @abdulkadirabdifarah1270 ปีที่แล้ว +2

    Markaan sheekooyinkan dhageysto waxaan sii jecleystaa AHUN Jaalle Guulwade Maxamed Siyaad Barre, waxaana ii sii caddaata inaan dunida lagu arag shaqsi Dalkiisa iyo Dadkiisa karaamo iyo sharaf u yeela, kana aragti dheer kana qorsheyn iyo fulin sarreysa AHUN Jaalle Guulwade Maxamed Siyaad Barre

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 ปีที่แล้ว +2

    Dr yusuf Xirsi illaahey how naxariisto awoowgey

  • @abdiroble5107
    @abdiroble5107 ปีที่แล้ว +3

    Irish of Africa waa cay ee maaha amaan. Irishku waa qoomiyad caqli xumo europeanku ku dacaadayaan.

    • @miinkaay
      @miinkaay ปีที่แล้ว +1

      Muhimadda ma'aadan garan. Irish ku waa dad socod badan, aadna ugu liita tacliinta balse iska qalbi xaaran oo shaley kii dulmay waxaad arkeysaa iyagoo maantey la socda, waano dad aan baqin oo geesiyo ah.
      Dhanka kale waa dad diinta ku adag oo haddana qeybsan ( Catholic and Protestant).
      Marka soo meelo badan iskama shaabahno!!!!

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 ปีที่แล้ว +7

    Maalintii Castro Xamar yimid waan joogay, wuxuu ka khudbeeyey stadium kii weynaa, nin Soomaaliyeed baa ka turjumayey, sidii shalay oo kale baan u xasuustaa, mase fahamsanayn waxa safarkisu ku saabsana, waxaa socday ciyaarihii gobollada wakhtiga

    • @abdiroble5107
      @abdiroble5107 ปีที่แล้ว +2

      Ninkaa u turjumaayey wuxuu ahaa Dr. Sacad Cali Shire oo hadda ah wasiirka maaliyadda ee Somaliland

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 ปีที่แล้ว

      @@abdiroble5107 inaadeer ma hubtaa warkaas.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiroble5107 ma ahayn waa 1977 kii markaan ka hadlayo ama 47 years ago, Sacad nin yar buu markaa ahaa 20 hit Kama weynayn . Tan kale Sacad Spanish language ma yaqaan ama fluent uu Castro kaga Turjimo ama khibrad weyn ma lahayn. Codkii Sacad muu lahayn ninku iyo accent kana. Sacad waa kulannay dhawr jeer

    • @abdiroble5107
      @abdiroble5107 ปีที่แล้ว

      @@mhassan0163 Sacad wuxuu ahaa arday Ku barta agricultural economics Cuba xilligaa, waa run dhallinyaruu ahaa oo waan garanayaa. Spanishkana si fiican buu ilaa hadda ugu hadlaa Somaliguna waa mother's language

    • @Aziizmohamed
      @Aziizmohamed ปีที่แล้ว

      Stadium muqdisho 77 ma dhisna ???

  • @yuntanigimma
    @yuntanigimma ปีที่แล้ว +3

    Garabcase yaa ku laayey 86-dii sarkaal ee raggii ugu kartida badnaa ciidanka soomaaliyed ahaa ?.

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 ปีที่แล้ว +2

    Inshall no more union somalia

  • @ab7289
    @ab7289 ปีที่แล้ว +1

    Marsyksn cadow

  • @Qubanaha_Uurdoox
    @Qubanaha_Uurdoox ปีที่แล้ว

    43:30

  • @870mx
    @870mx ปีที่แล้ว +4

    Walaal waxaad noo faaidaysaan 12shay ee soomaaliya adduunku uburburinayo oo ayhaysato Dr saadiq fadlan noosheeg qaybta danba barnaamijkan

    • @Amiin-dk6tu
      @Amiin-dk6tu ปีที่แล้ว +1

      Waalaahi sax weya

    • @rahmaomar5447
      @rahmaomar5447 ปีที่แล้ว

      Waa beeraha, bada, jawiga wacan macdano, sida dahabka ,shidaalka, macdanta yuranimka ee nukliyerka lagubacrimiyo, kaluunka, xoolaha nool.iwm.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว +1

    dagalkasi afwayne wax umad xoryeey wa isaaq been ha isu shegina markay ka soo noqden dagalkii 45 nin baa la dilay sarkhiisi isaaq ilahay ha idinku cadabee faqashay ifka iyo akhiroba ilahay ha idinka gooye kolay snm idinka goyse inti kalena wa la xidhay waadna wada dwananaysen raali baad ku ahayden
    1988 wixi dhacay wad dawanaysen wadanki oo la duqaynayo diyaradhi 19 lagu soo kiciyay ciidanki odhan ku soo duulay miino lagu wada aasay anigu somali ma jeceli ilahayna nooguma celiyo rabi wayn ayaa ka baryaaa inan ilahay dib wax noogu darin somalidaa koonfurta wadankeena anaga leh waixi na so doonta way halagsami doonan
    dad aad u xun weeye somalida xadia oo neceb beeshayda isaaq anaguna idin ma jecelin hada tuug yahay walani

  • @suleqaaraleh4350
    @suleqaaraleh4350 ปีที่แล้ว +1

    Waa waxa haysta hada reer soomaaliland Askari aan khibrad lahayn dowlladiisa

    • @user-zp5hm6cu9i
      @user-zp5hm6cu9i ปีที่แล้ว

      Caac Somaliland libaaxyaa u jooga laxyahay sidaa kuu liqaya 8 Power 💚🤍❤️💪🏽💪🏽💪🏽

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 ปีที่แล้ว

      Yeah iska jir libaaxyada layidhaa Ciidamada Qaranka ee kala duwan ee liqay waxii magacyo xayawaan lahaa iyo kuwii magacyo argagaxiso lahaa. Viva Ciidamada Somaliland cadowgiinu cagta hoosteeda.

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 ปีที่แล้ว

    Thanks Dr. Enow lkn maxay u burburtay dowladdii kacaanku?

  • @TheLeaDersTeaCher
    @TheLeaDersTeaCher ปีที่แล้ว

    انا لله وانا اليه راجعون

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us ปีที่แล้ว +1

    Saadaq eeno waa khabiir oday muslim ah oo nateex ah

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 ปีที่แล้ว +3

    Allow niman wax ogeyn ha cadaabin, saa maryooley kabo qabil,siyasi,aqon yahayn,shacaba intena badan anagaa is aragnee waxa nagu gadaman oo galo& islam ba kula dona u an ma aragno lakin reraha deriska isla ah ba isu muuqda oo aragti lagu wada nolado waxna la wadaago ogodana waxa dalkani leyahay waa naga badan yihin mase aragno an ka ahayn in rer qansax & rer qurac midba midka kale donayo in uu dugo ama dusha ka mamusho oo keligis atooreeyo wana riyo anan suroobeyn dhicise karta in labadoduba mesha ka baxan sidey iskaga laladan,marka armeynu maxkaxda tuujinaa kana fekernaa nidam lagu badbado inta aynan nala waayin cadowgenuna dantisu tahay in aynu iskugu dhamano si ay no dhaxlaan walow tii ikahna mesheda tahay hadana xalku waa ya mali jiraye aynu isdaba qabano inta gori gor tahay xalna u helno dadkena & dalkenaba oo weli rajo wanagsan leh ogadana haddii xalada lagu sugan yahay lagu sii jiro mugdi ba la sii galayaa,alaha jidka tosan nagu duwo alow amin

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 ปีที่แล้ว

    khayimadii darood waligeed mahadhayso malahaa!!!!!!! from saylac

    • @djamasa5235
      @djamasa5235 ปีที่แล้ว +1

      Taariikh baa laga sheekeynayaa adna mawduuc aan loo joogin baad ka hadleysaa

  • @Cilmi-jm3mm
    @Cilmi-jm3mm ปีที่แล้ว +1

    Adinka mj ah ayaa sabab u ahaa dhibka somalia

  • @momindekk1
    @momindekk1 ปีที่แล้ว +1

    Siyaasi walba nairobi ayuu guri ka iibsaday waa wax aad looga xumaado

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalida taariikhda uruurisa weli ma arag iyagoo si subjective ah uga hadlaya taariiikhda oo keenaya ayaamo taariikho hadalo la soo code gareeyey.

  • @miyir4519
    @miyir4519 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah wad kumahadsantahay dadaalkii aad bixisay waa wareysi qiima badan ❤

  • @rijaaljama7926
    @rijaaljama7926 ปีที่แล้ว +1

    Reeraha Siyaasada Soomaalida Isku Hayey ama Haddaba Isku Haysta Taariikhda ama Sooyaalka Dalka Dareenkooda Ayay ku Cabiraan Mana Noqon Karaan Dhexdhexaad Walaahi waa Yaab❤

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 ปีที่แล้ว +2

    Adeerkay oo ahaa general macruuf ahaa wuxuu noo sheegay in generaaldii ruushka ee siyaad barre kula taliyey dagaalkii 1977 ay ku dheheen siyaad saw degaanka soomaalida ka maqan ma rabtid in aad sooo ceshato siyaad wuxuu yiri haa sidaas ayaa soomaaliya dagaalka ku gashay danta ruushka waxay ahayd in itobiya iyo marykan iyo NATO ay kala ilaaliyaan. Ruushku soomaaliya waxay u isticmaashay proxy dagaalka dhexdiisii ayaa mingistu shaxdii ruushka la fahmay oo soo dhaweeye hantiwadaagii xusuusiyeyna ruushka in ay iyaga iyo itoobiya Orthodox isla yihiin oo uu ruushku weligii diin ahaan caawin jiray itooobiya oo mar kasta oran jirtay waxaan nahay jasiirad masiixi ah oo muslimiin ku wareegsan yihiin...

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 ปีที่แล้ว +1

      Absolutely Somali Ethiopia War was a proxy war of soviet ounin.buu ahaa bugaag badan baa laga qoray Lakin soviet marking danbe oo custaro.yimid xamar wuxuu is ku dayey 2 inuu isku haystack Somalia n Ethiopia Lakin soma dagaalka waa Galeon markaas meel.ay ka noqdaan ma joogin Ina defle iyo general galaal iyo Cali samantar.ba Waxay sheegen in m.siyad qabay in dagaalka laguna Jabayo madaama.soviet ka soo horjeesanayo.iyo Warsaw pact Lakin inqlilaabaa dhici lahaa sababtoo ah Somalia military waa xoog badnaa hadana dadkii waxaa loo sheegay in dhulkii Ethiopia la xoreynayo jamhado badan vaa gudaha ka dagaalmayey Markaa Hadiii ay kacaanku badalilahaayeen waa la afambinlahaa inqilaanbaa dhici lahaa

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 ปีที่แล้ว

    Wallaahi maanta soomaali waa taas is cunay sa

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 10 หลายเดือนก่อน

    Inkastoo Shuuci (ama Capitalism) iyo Islaam aynan iswaaqfan sanayn. Tolow CAAMADA Sucuudi dabo ordaysa, indhihii ma u furneen?
    Ilaahayoow ceebteena astur, Soomaaliya nabad ka dhig, 🤲🏽 Allahuma Aamiin

  • @rahmaomar5447
    @rahmaomar5447 ปีที่แล้ว

    Adigoo cagdheera ayaa laguxoraynayey laakiin siyaad ayaa sikale ubedeley

  • @abdiroble5107
    @abdiroble5107 ปีที่แล้ว +1

    Nicolai Podgorny waxa xilka looga qaaday waxay ahayd khalad uu sameeyey markuu joogay Tanzania oo uu booqday xerada ugaadha Sarengeti halkaas oo uu ku ugaadhsaday libaaxyo taasoo ahayd dhaqnka burjuwaadiyadda. Arrintaa aad baa wax looga qoray.

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 ปีที่แล้ว

      Yes bourgeois baa looga qaday waa dhaqankii colonial waliba Niman madow ah baa qoriga ugaarsiga u waday markaas waxaa lagu eedeyey colonialst.and racism

  • @fariidtv7127
    @fariidtv7127 ปีที่แล้ว

    Maraykan 100 kiisa sano wey dhamatay ruush iyo Turki an la midowno madax wax fahansan ubahanahay

  • @fatahwajaale3935
    @fatahwajaale3935 ปีที่แล้ว +2

    Russia Itoobiya ku doortey Itoobiya ka dhaqaalo badan,dad badan Soomaaliya ,waana dal masixi shuciyada si fcn qaadan karto.

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว +1

      Jibriil Abokor Run sheegay BAAD tahay, TOLOOW cuqdadii xagay KAA martay?

    • @fatahwajaale3935
      @fatahwajaale3935 ปีที่แล้ว

      Maxaa ka hadleysaa Jibril Abubakar maxaa la yiraahdaa?

    • @saydiiofow1335
      @saydiiofow1335 ปีที่แล้ว

      Sidee itoobiya ay somali uga dhaqaale badan tahay sow kan dr ka ku lee yahay sirdoonka KBG raashiya leh somali waxay lee dahay 12 items, hal haday ka isticmaalaan nolosha boqorada ayeey galayaan mid waa itoobiya waxay gaalada u naas nuujiyaan waa gaalnimo un

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 ปีที่แล้ว

      @@abdirisakdirie3124 miyaad Ku khalkhashay jibriil Abokor hhhhh nin itoobina kula hadlay oo afsoomaali Ku hadlaya.

  • @suldaankareerliibaanmedi
    @suldaankareerliibaanmedi ปีที่แล้ว +2

    Marka sxb Somalidu Qabiilka Madhibaan Way iska Necebyiin Madhibaan la Aantiina Somaliya Waxba ma Aha Dawladna weligeed kama Dhalanayso ilaa Madhibaan Uu Hogaanka Somaliya Qabto

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 ปีที่แล้ว

      Adiga miyaa madhibaan ah 😂😂😂😂

    • @suldaankareerliibaanmedi
      @suldaankareerliibaanmedi ปีที่แล้ว

      @@bintiahxmedsaleban9682 may Anigu madhibaan Ma ihi balse Adigu Jaahil ba Tahay Ay Maskaxdu Madowdahay Waayo Run baan kuu Dheegay Adna Waxa Moodey inaan Madhiban Ahay Ee Runtu Haku Gasho Jaahilyow Jaahilku Dhalay ,2.

  • @djamasa5235
    @djamasa5235 ปีที่แล้ว

    November 1977 markii ruushka laga saaray somalia , saraakiisha dagaalka hogaamineysay 80% dagaalka daacad kama noqon. Sababtoo ah ruushka ayaa galaangal ku lahaa. Specially samatar Dagaalkii jigjiga ee February/march waxaan ka akhriyey wargeeyso iyo buugaan Soviet ah oo samatar ku shegay inuu isagu fududeeyey in jigjiga 2 cisho lagu qabto askar somali ah oo badana lagu laayo. Xitaa Gen salxaan daacad kama aheyn oo jabhado ayuu hub siin jiray kasoo hor jeestay dawlada April 1978.

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 ปีที่แล้ว +1

    Indho qarshe billader sharaf maqaadan ee wuxuu qaatay billader GEESI,waan u cudurdaarayaa Dr.Enow waayo waa shibil.

  • @azadlanguagesandresearchtr9330
    @azadlanguagesandresearchtr9330 ปีที่แล้ว

    Hore qisanadan waan maqlay laakiin cadaymo ayay u baahan tahay

  • @fatahwajaale3935
    @fatahwajaale3935 ปีที่แล้ว

    Madaxweynaha Russia Berzhnev ayaa ahaa 1977.

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 ปีที่แล้ว

      Secretary General of soviet ounin.buu ahaa not a president

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 ปีที่แล้ว +1

    nin aan talin jirin markuu taliyo umaduu waay jabtaa

  • @aidaruskhalif6473
    @aidaruskhalif6473 2 หลายเดือนก่อน

    Waan ku la yaabay markaad tidhi ahmed saleban Dafle ayaan war ka raadinayaa . Ina Dafle iyo Ismacil Ali Abokor waa labada nin ee maanta ka sii nool ardaydii siyaaad barre. Labadooduba way diideen in la waraysto. Gaar ahaan Ahmed Saleban Dafle oo dhib badan gaystay si aan baryo laheyn ayuu sugayaa waraysiga Alle.

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 ปีที่แล้ว

    Ninkaani waa koora dadab SSDF ayaa waxay oranjireen aayadaasi maxamad siyaad ayay kusoodagtay soomaali maxamad siyaad nin wixii uuqabtay wax udhow qabta markii aad heshaan maaga

  • @suldaankareerliibaanmedi
    @suldaankareerliibaanmedi ปีที่แล้ว +1

    😢waxa Diidey Taariikhda Dagaalkii 1977 in la Sheego waxaa Weeye maxamed Cali Samatar iyo Ganaraal Salxaan labaduba waxay Ahaayeen Niman Madhibaana Marka waxaSababay in

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +1

      Salaxan haduu dhintey iyo haduu noolayaheyba illahey naxriistisa ha siiyo wax uu ahaa nin jaceyl cidmada somali oo dhan cali samater waxuu ahaa nin u shaqeeya hal qof oo la yidhaa afwyne ama siyaad barre

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      ​. Kuwii Xanuunsanaa ee cuqdada qabay ee hooyadood dhiig ka nuugay ee LAGU koriyay Cadowga Somaliland iyo waa layna dilay Habar yartaabaa baa la kufsaday waa layna NECEB YAHAY Wixii LAGU soo koriyay BAAD tahay

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 ปีที่แล้ว +1

      ​@@abdullahiomarali5241 salxaan waa dhintay waa hore AUN Lakin Cali Samantha runtii nin somalininada ku wayntahay buu ahaa. M.siyad yaan u shaqayn bal ii sheeg.malaha ciyaalkii 1991 kadib dhashay baad tahay Cid walba way u shaqaynaysay golihii sare kee dhexe kii wasiirada 1 nin baa Somalia xukumay dictator bu ahaa kulina waa isku.mid Sadam qadafi idi amin Maputo zeko kuli dictators is ku mid bay ahaayeen

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 ปีที่แล้ว +2

      Siraanyo muuse biixi gaboose fasal Ciro waxay basaasin tolky basaasay dhiigoodiina ilaa joogacade daadiyey😢😢😢😢😢

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว +1

      @@apdirahmansuldaan8020 afwayne soo kii isku dhiibay mengiste shirkii Djabouti markii danbena Ina yeey soo kii xamar keenay xabashida

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg ปีที่แล้ว

    waxay aaad ugu dhowdai inuu gacan ku dhiigle dictator Maxamed Siyaad Barre uu ahaa ninka kadambeeyey dilkii marxuum Sheekh Cabdirashiid Cali Sharmaaarke.

  • @muusaguled4250
    @muusaguled4250 ปีที่แล้ว

    Qabweynida somalida iyo khaliijka waxba maaheyn inagoo og in xeebaheena Cumaan gacanta kuheysay Datoore arinkaa waa ka badbadis.
    Ruushku wuu ogaa Hantiwadaaga Siyaad barre inuu beenyahay waana tasababtay in hantiwasaagi Itooboya yaman iyo liibiya uu ku kalsoonaa.

  • @ab7289
    @ab7289 ปีที่แล้ว

    Marayksn wa cafow

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 ปีที่แล้ว

    Ninkaan ayaa somaliya meel fcn ujiidi kara

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

    Cabdirashiid nin bilaysa ayaa dilay ee maxàa malateri u keenay

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 9 หลายเดือนก่อน

    salxan dheere miyana

  • @rahmaomar5447
    @rahmaomar5447 ปีที่แล้ว

    Aduunku qofkiisa waxgaradka ah wuu ilaashadaa balse siyaad bare doqoniimo iyo axmaqnimuu iskudarsaday ragisii uu xoogooda iyo aqoontooda uu dalka iyo dadka uga faa,iidaynlahaa ayuu isagii shirqoolmiidhan kudilay

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 ปีที่แล้ว +3

    Dalka cid gaar ihi burburkiisa male. Somaali ayaa dumisay ilaa maanta far isu fiiq iyo hebel iyo hebel iskula meraysanaysa.

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 ปีที่แล้ว

    Wa sida falastiin mata ku jieto ooy sidii caws dabagalay ugu ololayso lakiin waxay mogyihiin in diinkuba cad jilicsan ahaa markii cadaw u shiyeen illahayba ku daboolay qolof adag oon cidina Mari Karin Marka nin kasta oo Isla Wayn illahayba lasocda. nin kastookubrana hore Buu Allewayne inoo tusaya halku ku Dan baynayo

  • @LST25
    @LST25 ปีที่แล้ว

    Beenta dhaafa siyaad Barre aa madaxa saareeysiin Beenta

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 ปีที่แล้ว

    Waxaan beeninayaa inaan ciidanka somaliya aysan kabaqin kuxuumaddii somaliya ee waxaa dhacay waxay ahayd doqonimo in dagaalkii itobiya iyo somaliya xilligaas dhaco 1977--1978.
    dhulka somaliya laga haysto 70% waxaan ku helikarney wada hadal dawladaha hantiwadaagga sheegenjirey dhexdeeda.

  • @samirr546
    @samirr546 ปีที่แล้ว

    Goormaa lays cafiyi oo khaladka la sixi
    Goormaa qabiil kicinta iyo dagaalka sokeeye la joojin
    Goormaa somalida daacada ah loo qori daacadnimadooda oo laga faaidaysan
    Goormaa qofka xil qabta loo dayn oo dacaayada iyo xinjiro fajaasnimada la joojin
    Goormuu reer waliba soo xuli kooda ugu daacadsansi wanaagu u wada gaadho ummada
    Goormaa ka data leh ee qabiilka ku soo dhuumanaya garabkiisa laga bixi si uu isula yaabo oo uu u miyirsado
    Goormaa khaladka dhacay dig loo sixi
    Goormaa Ninka xadgudbaya loo cadayn khaladkiisa
    Goormaa sharciga Allah lagu dhaqmi!!!!!!

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 ปีที่แล้ว

    WAXAN HUBAA IN DR ENOW IN AANAD WARIYOW AANAD RAALI KU NOQONAYN SABABTUNA WAA BEENTA LAGAA DHAADHICIYEY EE QABIILAYSAN EE KAA SOO BURQATA MARKAA WARIYE NABAD GARDARO WAY KAA QALDANTAY

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 ปีที่แล้ว

      Halkaa wll yara faahfaahi ninka Hargeisa lagu toogtay muxuu ahaana.

  • @osmanabdi8274
    @osmanabdi8274 3 หลายเดือนก่อน

    Ma Cali Samatar, Cabdalla Faadil, Faarax Wacays Dhuule, Axmed Saleebaan Dafle iyo raggii lamidka ahaa ayaa khibrad ciidan cid ka badisaa ciidanka ku jirtay; raggaasi golaha sare ee kacaanka ayey ahaayeene yaa ka cilmi badnaa?

  • @hishamaliburhan4014
    @hishamaliburhan4014 ปีที่แล้ว +2

    Kacaankii barakeysnaa waxyar oo amaana MALEH 😢

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว

    cidamda laftooda yaa dhisay wax barashada yaa dhisay afka somaliga yaa qoray warfariinta ya hagayay jamacadaha yaa hagayay hospitalda yaa hagayay dadka somaliland dhamantood mana beenin karaysan wa xaqiiq weye qorayshanta qaran ka yaa lah iska wax u qabso yaalaha isaaaqlaanti waad badeen waxna noqon maysan sabta uga dabo oodaan waad og tihin masakxdi ahayeen

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe ปีที่แล้ว

    Be warned. Too much repetition. Don’t know how to edit your videos?

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm 4 หลายเดือนก่อน

    Nimankan is waraysanayaa waxan ay ka sheekaynayaan oo dhan waa sheeko daarood, dagaalkii 1977 General galaal buu ahaa ninkii qoray shaxda dagaalka mar qudha ma xusin magiciisa waxani waa sheekooyinkii daaroodka ee ka fogaa xaqiiqda waa dad is amaanaya uun 😂😂😂

  • @husseinhersi9090
    @husseinhersi9090 4 หลายเดือนก่อน

    Taariikhdu maahan mid Ku salaysan nacayb shakhsieed ee waa dhacdo larabo inay sidaytahay loo Qoro

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว

    syl isaaq ba sameeyay snl baanu lahayn yemen laga soo sameyay anaga cid u soo dirnay anagana samaaynay lakiin been bad sugu shekaysan dhamantiina sababtasi ayay isaaq uga mid aahyen Syl somali abaal malahha run ma shegan syl calankoodaba marki danbe waxyabahay ku qoreen wa laayabay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

      Caac wax walba sheegta idinku dabacuyuunaw

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 ปีที่แล้ว

    Hadii dowladu ka baqayso ciidanka maxay markii hore u dhiseen??
    Dad badan baanka maqlay fikirkaan
    Laakiin waxaan macquul ahayn dowladii ba awooda ciidan keeda layaabtay markaasay ciidankii laysay 😂😂

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 ปีที่แล้ว

    Waxeey shegayaan fiiri beenta somali waa ku qasbaneyd bal waxuu leeyahay fiiri somali ayaa qaldaneey ayuu leeyahay

  • @abdixukun9046
    @abdixukun9046 11 หลายเดือนก่อน

    Kaddaaab

  • @gaydhe03
    @gaydhe03 ปีที่แล้ว

    ilaahaagii ku abuuray
    Ka baq oo umada
    Ha isku dirin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว

    dagalki 1977 sabbta keenay waxay ahayd siyad bare oo abhiis iyo aderadi xabshida dilen agooon aha wayaay tolkiisa iyo abtiyadii oo ciilan ayaa ina gliyay isku diray somalidi iyo itoobiyaankii weliba adagalkana wauxu geliyay wa isaaq cabdilaahi yusuf koonfta ayuu galay waxna maqan dagalna ma arag ragii galay dagalki itoobiya isaaq buu aha markay soo noqdeen waki layaay badh xidhay habar qabahii afwyane ilahay godka ha ku naaree wwadankan idinka dumiyay darood duggow weligin ba hadla midnimodii aad cel ku riden weligeed soo noqon mayso

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 ปีที่แล้ว

    Dalka ràg aqoon lihina wuu dhisayey Askartii jaahilka ahayd oo oo siyaad hogaaminayey xiniinyaha ayey ka saarayeen ama qaarajinayeen.

  • @fuad3364
    @fuad3364 ปีที่แล้ว

    Dal caqli xumada daarood dumaysay wax ba ka sheekaynuna
    1991 ayaanu go,an ka gaadhnay
    Inaan daarood ba noo talin

  • @yuntanigimma
    @yuntanigimma ปีที่แล้ว

    Wuu tukadaa ayaa lagu xidhay qof islaama adna weli dawlad inuu afweyne ahaa ayaad daaroodnimo ugu qabyaaladeyneysaa oo meel sare ku geynaysaa saw maaha, adeer cidna waxba haka sheegin cidna waxba ha u sheegin adna waxba hanoo sheegin ee orod reerkiinnii wax u sheeg jin ayaa wax kuu sheegaye.

  • @abdiislam4722
    @abdiislam4722 ปีที่แล้ว

    Nicolay jejesco ayaa yimid ee midka ruushku maanu iman anagaana joognay boowe mjidhada haguro.
    Nikolay jejeco, fidel castro ayaa yimid

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 ปีที่แล้ว

      Dawaco waalan wax lagama qoro

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      Taariikh inagawada dhexaysa ayaad ka hadlaysaa ciilkii iyo cuqdadii aad ku dhimanaysayna way KAA buuxdaa, ee Qudhmis

  • @fartuunsharif2443
    @fartuunsharif2443 ปีที่แล้ว

    I think sherkada qayb baa mala awaal ah nin tukanaya soo loo xiraa dadku iyo dalku muslin bey ahaayeen madaxdu ma tukanaya jirin miyaa????

  • @rijaaljama7926
    @rijaaljama7926 ปีที่แล้ว

    Dr Eenow Warkiisa waan Qaadan Lahaa Hadii Uusan Ahayn (Mahbarka ama SSDF) Reerkay Ku Abtirsan Jiray❤

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 ปีที่แล้ว

    Was shekadi 3sac & libaaxi. Anaga halkan is dhignay.

  • @mohamedabdalleosmaanbaalle1889
    @mohamedabdalleosmaanbaalle1889 ปีที่แล้ว

    Kawaran doctorka waa tukadaa lagu xidhay!!!!, waanaga aan gaadhney waa hagar bax ruushka noo sameeyey ee maaha wax caqli soomaaliyeed kuyimi, xogtii lasoo ururiyey waa lagubey" hhhhh waa erayada ku tusaya layaabka dalka ka dhacay een ninkaas ka qoray hhhh

  • @fa7937
    @fa7937 ปีที่แล้ว

    Subjective interview. Needs reviews and reactions from Somali Intellectuals. Dagaalkii aanu la galney Xabashida haku cabirin arigtida qabiilkaada maanta. Bro, it was a different game.

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 ปีที่แล้ว

      Haddaanad asaga da‘ahaan kudhawayn amma leekayn, hadalkaagu waa iska caantayn. Englisha yaree xun baan ka garanayaa.

  • @nathra7351
    @nathra7351 ปีที่แล้ว

    Jaahilkiii aweyne ayaad la mid dhigeysaaa raga isaaqa inacil

  • @abdiislam4722
    @abdiislam4722 ปีที่แล้ว

    Ninka haduu majeerteen yahay waxba haka qorin.
    Ninkii iidoor dharbaaxo jin ee ku yidhi majerteen ( Ogaden dhulkiisii mulkiyay kii malgaad tahay )
    Intay somali ku jiraan ma degayso + dhabayacada dhuuso-mareeb

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +4

      Qabiil lagaam hadlyo tariikh baa laga sheekeynyaa adiga caqaligii gaaabna somali ku soctaa haduu qafka anau aheyn qabiilkayga waa beenaale ama caqli kuma jiro
      Caqligaaga ha ka kor inaad qofka qabiil ku qiimaso jaahil waxid

  • @mohammedaminabdythahir2179
    @mohammedaminabdythahir2179 ปีที่แล้ว

    This guy doesn’t speak the truth and he’s narrow minded. He literally insults the entire Somali dignity and the cause of our existence when he siad Somalis are smart and gave every single credit to the soviet union

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 ปีที่แล้ว

    Naacnaacle iska hadlaya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 ปีที่แล้ว +1

      Maxaad ucaayaysaa qofkastoo reerkaaga ahayn jaahil

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm ปีที่แล้ว

    been low tuug ah.

  • @Ahmed-i5n8o
    @Ahmed-i5n8o ปีที่แล้ว

    Baba u r USSR minded ur history does not make interesting sense

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 ปีที่แล้ว

      What did have better than that or just aginst everything except your likeness !!!

    • @Ahmed-i5n8o
      @Ahmed-i5n8o ปีที่แล้ว

      @asamadhassan1419 clarify if ur name man or lady than I will send comments shokran insha Allah ameen Allaho akbar