Waayojoog: Halgamaa Muuse Faandhe -Hawlgalkii wadajirka ahaa ee SNM IYO SSDF

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2022
  • Waayojoog Halgalkii wada Jirka ahaa ee SNM IYO SSDF waxa ka waramaya Muuse Nuur faandhe Qaybtii 3aad.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 80

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 ปีที่แล้ว +7

    Muse nuur faandhee halgamaa snm imkan waa sarkaal cidinka booliska 😍💥

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 ปีที่แล้ว +6

    CBA tv 📺 aad bad ugu mahadsantihiin barnaamijyada xusuus reebka ah

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 ปีที่แล้ว +2

    walahi waa taariikh weeyaan jirta allaw snm unaxariiso aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin

  • @NajaxCabdi-te2xv
    @NajaxCabdi-te2xv 16 วันที่ผ่านมา

    AUN mujaahidiintii ururkii Dhaqdhaqaaqa wadinga somaliyeed SNM, Mujaahidkana aad ayaan u salaamaya

  • @ibnamir6718
    @ibnamir6718 2 หลายเดือนก่อน

    Meeqa qof oo innocent ah ayay dileen.
    Waayo joog waxay qaxiyeen over three million people .
    Aduun iyo aqiro wa ay hayan faidadii
    Fadlan aqriso madxafka cadaabta

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 ปีที่แล้ว +3

    CBA Tv🦁✊🏿

  • @wadaagsinnews5073
    @wadaagsinnews5073 ปีที่แล้ว +1

    SSDF WALEEE HALAAGBAY AHAYD

  • @user-fe6vb2mk1c
    @user-fe6vb2mk1c หลายเดือนก่อน

    Hayeey dulbaante isaaqow

  • @nabiilacali7074
    @nabiilacali7074 ปีที่แล้ว +2

    odaygane telesomta burcuu joogaa

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaahuye waa taariikh qaaliya oon qiimahay reer somaliland u leedahay Cid qiimayn kartaaba Aad u kooban tahay, siiba dhalin yarada reer somaliland inay arkaan sida dhulkooda maanta gacanta ugu jira loogu soo halgamay iyo halasaha loo soo jiidhay iyo siduu qiime sare oon la dhayalsan karin ugu taagan yahay,,isku soo wada duuboo reer somalilandoow halaag kastoo loo soo maray iyo silic kastoo loogu soo samrayba maanta dhulkiinnii isagoo dhamays tiran gacantuu idiinku jiraaye waa sidaad cadawgii dorraad uga ilaashataan iyo sidaad iskugu duubnaataan,, wbtawfiiq,, for ever Somaliland rep,,

  • @dekodhako604
    @dekodhako604 ปีที่แล้ว +3

    Nasiiroow ninkii ina xaaji muuse jaamac
    Ee ay haragwaafi walaalaha ahayeen mad waraysi ka so qaadiid sxb iyo cabdilaahi cabdi daahir( cabdilaahi gadhay ) welba faysal xabaal mariwa waa qora kolay hada uu gaboobe lakin waxbadan buu qori jiray

    • @mubarikdekhaybe612
      @mubarikdekhaybe612 ปีที่แล้ว

      Naasirow Ninkaa taladiisa Qaado Ragaa Raga ah Waraysi kasoo Qaaad

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 ปีที่แล้ว +2

    ALLE HAKU BARAKEYO ADEER MUSE NUUR

  • @hoodosiciid3823
    @hoodosiciid3823 ปีที่แล้ว +1

    Halkaa kasii wada taariikhda SNM

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 ปีที่แล้ว

    Waa Taariikh

  • @abwanmahiigan7666
    @abwanmahiigan7666 ปีที่แล้ว +1

    Ninkanba legend 🙌 👏 ah heblka nakurma isag waan fahmi wayeyba

  • @ahmedAhmed-dk4iq
    @ahmedAhmed-dk4iq ปีที่แล้ว +1

    Well done cba tv hore u socda keep going brother

  • @maxedcade4487
    @maxedcade4487 ปีที่แล้ว +1

    Ana naqana gaxnuug

  • @zakariyaahmed9029
    @zakariyaahmed9029 ปีที่แล้ว +1

    Alla muxu taariikh hayaa mujahidku Alle cimriga Haw dheereye

  • @user-wv7vz4pn5c
    @user-wv7vz4pn5c 11 หลายเดือนก่อน

    Reer soliland abaal ma uhayaan mj

  • @cabdiaadan5237
    @cabdiaadan5237 ปีที่แล้ว +1

    Aadan shine yaaa dilay

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 ปีที่แล้ว +2

    Asc
    War maxaa cusub
    What is the benefit
    Talk about fighting?

    • @libanali1626
      @libanali1626 ปีที่แล้ว

      A mans deeds never end like the candle in the wind.

  • @anwarmohamed1422
    @anwarmohamed1422 ปีที่แล้ว +1

    Reer Sh. Isaxaaq ninkaas kaliyaa ka hadlay abaalkii SSDF ugashay oo runtii aad ubadnayd isaguna libbaa naloo diiday buu la taaganyahay. Haddaydaan dalka kala goyn lahayn waa laydin aamini lahaa

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics ปีที่แล้ว +1

      Dhamaan mujaahidiin ta SNM hal qodobay isku raacsan yihiin in SDDF ay xiliga u shidnayd oo lacag badan ka heli jireen dawlado kala duwan. Nimankana waxay ahaayen niman ay qado u ahayd wixii dadka isaaqu bixiyan. Markaa waxan u fahmay bilaw giiba kala ujeedaynu noqonay in kasta oo aynu isku sabab u dagaalamayno anaga iyo majeerten.

    • @wiiladenmahadah756
      @wiiladenmahadah756 ปีที่แล้ว

      @@HawrarLyricsmaya habar awal ba gooni gosod wadey oo dishey abdirahan tuur oo garaxjis laysay so baar tariikhda si fiican oo baar oo cidna ha aaminin

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 ปีที่แล้ว

      ​@@HawrarLyrics waa run SSDF waxay ka jogtay nidaamka kaligi taliska in la badalo halka SNM ay joogtay Somalia waxkale ku darsan mayo gooni isu taag ahaa lkn waxay ku khaldanayeen dad iyo degaan harti inay lugta laso galeen ictiraaf ku raadiyeen macquulna u noqon wayday, *hadi dhulkoda ku ekaan lahayen saka dad la aqonsan yhy bay ahan lahayen oo walahi ah mesha jabuti la mariyey baa SNM mari lahayd lkn taladi habar awal baa kaga cayaartay halganka SNM an horay waxba ugu darsan*

  • @jimcaalejesto9514
    @jimcaalejesto9514 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkķkkkk manshaallh waa muuse nuur fandhe kkķkkkķk wallhi 2017 isku lasbanu ahayin isgo dirayisa xidha

    • @kandarabi927
      @kandarabi927 ปีที่แล้ว

      Maxaad ku qososhay markaa?

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 ปีที่แล้ว +1

    Abtiyaday waa cajiib dhakhtarka dhintay
    Ee hilaac muu wuxuu
    Ahaa nin reer ceerigaabo
    Ah oo biciide ah muu
    Sheego nin reer cawlba
    Wuu sheegee yaaaaaaab

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 ปีที่แล้ว

    halgankii xalaasha ahaa Ee SNM

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 ปีที่แล้ว

    Odaygu waa qabyaali
    Ragii H/Jeclo iyo Isaaqii kale ma ogola Inuu sheego

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @awilahmed644
    @awilahmed644 ปีที่แล้ว +2

    Snm qolqolo maha.

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel ปีที่แล้ว +1

    SNM siday udhamayd ma reer bari bay wada ahaayeen? Hal qof oo galbeed kasoo jeeda maad waraysan. Bal iimacneeya sababta.

  • @ismailjama9452
    @ismailjama9452 ปีที่แล้ว +2

    Ninka jeebka waday
    Ina gaaxnuug waa reer khalaf waa noolyahay waa dhafoorqiiqii
    Hore wiilasha yadh yadh ee isaaq haloo sheego ssdf inay snm dagaalka kula jireen xitaa cabdirixmaan tuur wuu sheegay

    • @nuuraismail3904
      @nuuraismail3904 ปีที่แล้ว

      Tuug bay ahaayeen waka adeero sheegay mashedheeen 😂😂😂😂

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 ปีที่แล้ว +2

    Muuse biixi ayay ka xanaajiyaan barnaamijyada noocan ahi waana sababta ruqsada loigala noqday CBA la odhan karaa jaalayaal

  • @xariirmaxamed1330
    @xariirmaxamed1330 ปีที่แล้ว

    😢

  • @faysacaydid9083
    @faysacaydid9083 ปีที่แล้ว

    Beleayo

  • @mohamedsaid7338
    @mohamedsaid7338 ปีที่แล้ว

    Ssdf snm usc.intuba waxey ahaayeen buqaat .dawlada cadawga amxaaradu adeegsato.soomaaliyana waxey dhigeen meesha laarkaayo .

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 ปีที่แล้ว

    Cba s n m ta garxajis uun baad u taqaan waa taariikh reereaysan

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 ปีที่แล้ว +1

    Cba

  • @dsf9824
    @dsf9824 ปีที่แล้ว

    Waxaasi waa shooka ii door

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 หลายเดือนก่อน

      Adiguna soo daa sheekadii faqashta

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 ปีที่แล้ว +1

    Muuse nuur faandhe wuxuu ka mid ahaa labadii mujaahid ee jabintii jeelka mandheera ku dhaawacmay mujaahidka kle wuxuu ahaa jaamac kharash oo muuse cabdalle ahaa,isagoo xanuunsanaya aya iigu danbaysay jaamac kharash

    • @maxamedfaarax7623
      @maxamedfaarax7623 ปีที่แล้ว

      meel laga helayo ma iish3gi kartaa adigoo mahadsan

    • @husseinmohumed282
      @husseinmohumed282 ปีที่แล้ว

      @@maxamedfaarax7623 wllo inan ay walaalo yihiin ayaa jiingad yar oo kulul ku haysay meel tuulo ah lkn hadda tuuladii ma xasuusto magaceeda

  • @alkenalken9460
    @alkenalken9460 ปีที่แล้ว +1

    afkaagu wuxuu so dafey aniga iyo ciyaalkeyga si wacan baan u noolnahey agoonta aabayaashood dagaalkii lagu dubtey maxaad siisaa maxaadse u qabatey illeyn ka mid baanu nahaye odey faandhoow

    • @yusufmohamed7539
      @yusufmohamed7539 ปีที่แล้ว

      Oo muxu hayaa sagaa yaabane indr

    • @nuuraismail3904
      @nuuraismail3904 ปีที่แล้ว

      Adeero abahaa ma cid baa qasabtay oo tidhi dagalan 😂😂😂

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 ปีที่แล้ว

    halgamaa muuse nuur faandhe isagu dadka xil uma hayo caruurta aabayaashoot dagaalkii ku dhinteen xilku wuxuu ka saaranyahy nimanka kursiga ku fadhiya

  • @abdikarimmahamoud9685
    @abdikarimmahamoud9685 ปีที่แล้ว +1

    Aad bn uga xunanahay xukuumada wakhtigeedu dhacay inay xidhay xafiiski tvgn qiimaha badan

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 ปีที่แล้ว

    Somali Somali dilay faan mise waa akhiro iyo aduun seeg?

  • @kandarabi927
    @kandarabi927 ปีที่แล้ว

    Bal ragaasi waxay u badheedhi jireen daya iyo geesinimadooda?! Maantana qaar Isaaq ah ba illowsan waxaas oo taariikh ah. Waa nasiib darro.

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 ปีที่แล้ว

    Yaan ogolayn somaliland ku dhawaqeega muxuu ka yodhi Xasan Ciise j

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 ปีที่แล้ว +1

    Snm waxyaabo badan Ayay xaqiiqda ka sheegin waayo taariikhda runta laga sheega sheekooyin badan oo xaqiiq ah Ayaa yaanay sheegin yaa dilay koosaar yaa dilay Aadan shiine taariikhda runta ha laga Sheko

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

      Niman Abdi
      koosaar Nin hawiye ah oo HG ah saleebaan ah baa dilay, Aadan shiine, waxaa dilay rag maxamed siyaad soo diray oo rag majeerteen ah oo foox sitay ku soo dhex dhuuntay oo iska dhigayay rag fooxlayaal ah,

    • @adamalimaygag9903
      @adamalimaygag9903 ปีที่แล้ว

      Wax badan ayaa la qariyaaa waxaan ka dareemay in labadaba isaaq diley

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 ปีที่แล้ว

    War 2 daa nin waa waa habaryonis tolaay maxad iga reebi weydeen

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 ปีที่แล้ว

    ssdf waligeed inta ay jirtsy tuulana mayqabsan

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 ปีที่แล้ว +1

      Dhulka xuduudkaa ah ee ku teedsan Nugaal iyo Mudug yaa ka talinayay, ciidanka afweyne duleedka wardheer bay joogeen markay SSDF samaysantay 1979, illaa iyo Galdogob iyo Balanballena ssdf baa Xoraysay intaysan Mingiste iskudhicin 1986.

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 ปีที่แล้ว

      XOOLOW ISKA AAMUS TAARIIKH QORAN BAD INKIRAYSAA.. ABTIYADAY SSDF DHAAWACII AY AFWEYNE GAARSIIYEEN ISKOO U DHUTINAYA BAA DEE 88 SOMALILAND LOOGA ADGAADAY. 1990 WAXBA LA.MANJOOGIN.

  • @mohamednuur4344
    @mohamednuur4344 ปีที่แล้ว +1

    Taariikhdii Siilaanyo ma Cunsuriyad baad uga booddey maxaad libtii Siilaanyo uu Gen-Caydiid ku keenay C/raxmaan Tuur usiisay? Warbixintani waa mid reeraysan oo been farabadani ku jirto, for Example Sababtii C/raxmaan guddoomiyaha looga dhigay ee Siilaanyo loo yidhi wareeji kursiga maxaad uga hadli weydey?

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 ปีที่แล้ว +1

      Habaryoonis waa ayo mayna inaguun aheyn. Hayna kala saarin inaguun baa walaalo ah,cadowgeenu inama kala qaad qaadee.

    • @mohamednuur4344
      @mohamednuur4344 ปีที่แล้ว

      @@ismailjama178 sxb habaryoonis waa annaga waa tolka iigu xiga habaryoonisna ma diiddani lkn waxaan jeclahay in taariikhda run laga sheego oo nin walba taariikhdiisii loo qiro. Tusaale ahaan cidna kama aqbali karo taariikhdii Lixle ama tii maxamed-cali ama tii haragwaafi ama tii axmed mire in lasiiyo nin kale oo aan taariikhdaa lahayn Runta ilaah baa jecel beentana ilaah baa neceb (that's why) baan udoonayaa in wax run ah lagu sheekeeyo. Thanks.

    • @libanali1626
      @libanali1626 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamednuur4344 waa runtaa walaal nin kasta oo caqli lihi wuu garanayaa taariikhda sarakiishaas habaryoonis waligood dhagahayaga kama maydhmayaan iyagaan maqli jirey markhaatina ka nahay waxba ha eegin xaasidinta lkn niman maydhmi kara ma aha waana walaalahayo cid nosoo dhaaftana ma hsysano.

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 ปีที่แล้ว

    ssdf waligeed inta ay jabhada aheyd TULANA ma qabsan

    • @Mohamed-kb8hz
      @Mohamed-kb8hz ปีที่แล้ว +1

      Oo tan hada adeerkaa leeyahy way awoodbadnaayeen oo waa inaka mudakarsanayeen mynan ahayn oogoryacawl io meelo badan inn ma qaban ...kan iskahadlayoow

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 ปีที่แล้ว

      Ciidankii Afweyne duleedka Wardheer bay joogeen markay SSDF dagaalka bilawday 1979, iyagaana kasoo saaray tuuloyinka xadka kuyaal ee ku aaddan Mudug, Nugaal, iyo galgaduud intooda badan, illaa markii dambe ay qabsadeen Galdogob iyo Balanballe, waxyar kaddibna SSDF iyo itoobiya waa iskudheceen kaddib sheegashadii itoobiya sheegatay dhulkii jabhaddu xoraysay iyo xiristii saraakiishii lafdhabarka u ahaa halganka sida acabdulahi yusuf,hoolif,ilgiir,kabtan seef, iyo siciid dheere,.

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 ปีที่แล้ว

    Odaygan amaanaya nacabka reer sheekhisixaaq wuxuu xaqirayaa
    Tolkii yaab

    • @anwarmohamed1422
      @anwarmohamed1422 ปีที่แล้ว +1

      SSDF Walaal SNM way caawisay Marka qabiilku Yaanu ina inta tirin

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 ปีที่แล้ว

      TAARIIKHADA Haddii laga sheekeeyo ma nacabaa. Labadda dhinacba waa ahay SNM adeeraday BAA ku jiary.. SSDF ABTIYADAY BAA UG badnaa OO UG cansanaa dee

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 ปีที่แล้ว

      Hadii runta la shego ma in cadow la amaanay baa 😅 walal qofka libtiisa u qir SNM dhanwalba walaga soo dhisay SSDF la,anteed horukac maba samayseen