Dowlada Musa Biixi Iyo Mida Hassaan Sheekh Cidii Ka Hor Imaata Khawaarij Ma Ahan Sh Xassaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2023
  •  Welcome To imam shafici media
    PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
    Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah

ความคิดเห็น • 193

  • @user-yh1di3su3r
    @user-yh1di3su3r 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wallaahi waa runtii sh.xasaan ...Allah hakuxifdiyo

  • @abaabacarab527
    @abaabacarab527 7 หลายเดือนก่อน +4

    الشيخ العلامة حسان حسين آدم جزاك الله خيرا وبارك الله فيك ويحفظك الله ربي

  • @cabdihadiibrahim9708
    @cabdihadiibrahim9708 7 หลายเดือนก่อน +9

    Jazaka Allah kheyr

  • @aadanmaxamedaadan3867
    @aadanmaxamedaadan3867 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekheena allh xafido cadawga allh kaqabto shaqo adag ayuu kujiaa wlaliyal uduceeya sheekheena

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 3 หลายเดือนก่อน +5

    Walaahi. Sheekh Hassaan. Xamza iyo Garguurte .waa gallay Maanta.

    • @user-dp1fw6qe2i
      @user-dp1fw6qe2i 3 หลายเดือนก่อน

      Sheeq ma ahan ee waa daalim dulmiloow ah aflagaado ayuu wadaa shabaab waa qawaarij iyo midka taageera gaalka ayaa dhaama

  • @muxiyodiinmaxamed759
    @muxiyodiinmaxamed759 7 หลายเดือนก่อน +5

    لله درك يا شيخنا الحبيب الغالي ابو سلمان شيخنا حسان حسين آدم لو كان رسول الله صلى الله عليه وسلم حيا لأحبك ولا ازكي على الله احدا

  • @xasan8024
    @xasan8024 2 หลายเดือนก่อน

    WALAAHI sheekhan uxuu ka hadli cidii waxgarad ah way fahmaysaa

  • @allayaqaan9101
    @allayaqaan9101 7 หลายเดือนก่อน +4

    Maa shaa Allaah! Sheekhu ishuu kariday waxan la 8sku tuurtuuri

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah qof Muslim ah maaha inaad ku sheegto gaal haku aakhiro seegin ilahay ba og ninka u dhow ilahay.

  • @user-pv3wz6pn9m
    @user-pv3wz6pn9m 2 หลายเดือนก่อน +2

    Afqadhmuune qabyaaladdii sh iskasoo dhigtay

  • @najibasad7675
    @najibasad7675 7 หลายเดือนก่อน +6

    Maanshalaah aw sheekh xassan
    Waxaad tahay Tiir wayn oo Somalida oo dhan utaagan dhanka tawxiidka iyo shareecada islaamka

    • @wacaysjibril3595
      @wacaysjibril3595 7 หลายเดือนก่อน

      💪Saxiix🤛

    • @Buulle
      @Buulle 5 หลายเดือนก่อน

      Allaah sheekha haka dhowro gaalada iyo siyaasiyintan neceb in la ifiyo Axkaamtooda iyo Beentooda, Rabbi ha xafido sheekheena aan Duruustiisa iyo muxaadaraadkiisa kutiirsaneyn Qabyaalad iyo Kooxeysi.

  • @OsmanIbrahim-rh9rf
    @OsmanIbrahim-rh9rf 7 หลายเดือนก่อน +2

    - illaahi hakubarakeyo cilmiga❤

  • @farahibrahimsharif700
    @farahibrahimsharif700 7 หลายเดือนก่อน +10

    Masha allllh alaha kubarakeyo cilmiga iyo caqligana alaha kubarakeyo

  • @AbackAbo
    @AbackAbo 3 หลายเดือนก่อน

    WALLAAHI ☝️ SHEEKH XASSAN WAA RUNTII XAQA AYUU KU HADLEY
    DASTUURKA EE SHEEGAYAAN WAA GAALNIMO CAD
    XASAN GUURGUURTE MUNAAFIQ IYO XAMSE XIMAAR

  • @FC.Arsenal.142
    @FC.Arsenal.142 7 หลายเดือนก่อน +4

    Asc wrwb
    Sheeyq xasaan allaah kuxifdiyoh

  • @user-gq1cs4wr7n
    @user-gq1cs4wr7n 7 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahayow noo xafid sheekha

  • @cumarcusmaan420
    @cumarcusmaan420 7 หลายเดือนก่อน +8

    Baaraka allahu fiika sheikhanaa ❤

  • @mastermind.405
    @mastermind.405 7 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah ❤❤❤

  • @FasdumoMaxamuud-me3du
    @FasdumoMaxamuud-me3du 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay sharka hakaa ilaaliyo walaahi waa sheekh run badan

    • @user-wt1be4sl4l
      @user-wt1be4sl4l 3 หลายเดือนก่อน

      waadaalim ee shiikhmaaha weligiina gaal ayow kuhoosnoolaay ilaa awoowayaashiish hada uhuro iyo ruto ayow hoosta ugajiraa gaalo madowna waalamacaamilaa sheydaanku

  • @HussenMohamed-ls1ju
    @HussenMohamed-ls1ju 7 หลายเดือนก่อน +10

    Sheekhaan runtii dad badan buu indhaha u furay oo xaqa arkay

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh xasan allaah subxaanahu watacaalaa fadligiisa ha kugu xifdiyo aamiin yaa rabi

  • @soomaneidow8060
    @soomaneidow8060 7 หลายเดือนก่อน +12

    الان حصحص الحق يا إخواني
    أين الأفاكون الذين يهرفون بما لا يعرفون ؟
    ويقولون على الله الكذب وهم يعلمون
    قاتلهم الله انى يؤفكون
    من الصوفية المارقة ومن على شاكلتهم
    طهر الله عنهم البلاد وأراح منهم العباد
    جزاك الله عنا يا شيخنا الفاضل خير الجزاء، وأبعد عن قلبك الحزن والشقاء ، وجعلك من السابقين فى الخيرات ، وأدخل إلى قلبك سرور الطاعات ، وختم عملك بالباقيات الصالحات،
    حفظك ربي من كيد الكائدين ، وحسد الحاسدين ، ومكر الماكرين ، وحقد الحاقدين ،

    • @mowliidnuraxmed2729
      @mowliidnuraxmed2729 7 หลายเดือนก่อน +2

      Yaa miskiin iska aamuus.

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 7 หลายเดือนก่อน +1

      خوارج الله يهديك انت وشيخك

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 7 หลายเดือนก่อน

      خوارج الله يهديك انت وشيخك

    • @Buulle
      @Buulle 5 หลายเดือนก่อน +1

      ​إن كنت تعرف أي شيخ يستطيع أن يرد أو يتحدث خلاف محاضرة الشيخ العزيز حسان حسين فقل له هات برهانك ولو محاضرة واحدة عشر دقائق خلاف ما أوضح الشيخ وما أصبح اليوم جماعة الخوارج مصطلحا عند كل من يطبق ويحكم البلاد بغير ما أنزل الله مستعينا الكفرة ليطبق البلاد على القوانين الوضعية
      فلا أدري اللذين لهم الحق وتجب علينا طاعتهم وهم يستغنون ولا يريدون الهداية من الله لأنهم على الصواب كأنما أوحى إليهم وهؤلاء هم اللذين يضعون المصحف على أيديهم ويحلفون على التحاكم بتنفيذ لقوانين الوضعية​@@siraajdiin7185
      فالحقيقة أن في بلادنا خوارج سياسي حتى لا يستطيع أعضاء البرلمان والوزراء والقوات العسكرية أن يفرقو بين الخوارج والشيعة والصوفية وأهل السنة.

  • @Ahmedcolombia
    @Ahmedcolombia 7 หลายเดือนก่อน +5

    Sheikhuna Hadey kudabadhiganayane Allah Shartooda hakudaba mariyo

  • @farahibrahimsharif700
    @farahibrahimsharif700 7 หลายเดือนก่อน +3

    Jazakalahu qeer

    • @aadamciise5822
      @aadamciise5822 7 หลายเดือนก่อน

      Wlee edab mledihidee sheqa afkaga krewo

  • @caadilmusdhaf8129
    @caadilmusdhaf8129 7 หลายเดือนก่อน +3

    Sh xasaan alaah kuxifdiyo❤❤

  • @Faarax1234
    @Faarax1234 3 หลายเดือนก่อน

    Sh xasaan allow noo xafid

  • @wacaysjibril3595
    @wacaysjibril3595 7 หลายเดือนก่อน +2

    ما شاء الله
    بارك الله فيك شيخ حسان 😂

  • @axmednuuribnuadam6283
    @axmednuuribnuadam6283 7 หลายเดือนก่อน

    M a rabi kahainixafidho sheikhanaaaaa

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh beenaoow adiguba wxd ku hoos nooshahay
    Doelad gaala ah iyo dastuur gaalo
    Mana ka hadli
    Gartod waad ka baqdaa

  • @hassanhajir5878
    @hassanhajir5878 7 หลายเดือนก่อน +1

    Somali wa wada walantahay wadadkan mabad ledihin run bad shegtay waa sheeqo shantagii labaad ee muqdisho walhi xaqa aya Imani donaa ee ha nacmleynina xaqa raaca

  • @user-zh2jw3zx8h
    @user-zh2jw3zx8h 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh wadigii hore nogu sheegey sool iyo sanaag marka lagu daro in uu darood majorati kayaheye somaliya masalada sheekh Noogu socelli

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 3 หลายเดือนก่อน

    Wacad alle shekh xasan waa awliyo

  • @kaafiherz6930
    @kaafiherz6930 7 หลายเดือนก่อน +1

    Fiqiga oo kugu qaloocda wa mushkulid sh. Xasaan isagaa u bahan in mad-habtiisa laga badbaadiyo. Tanaaqud iyo tafaruq badanaa.
    Wa xiligi qabyaaladu mabd'ada noqon jirtey.

  • @xusencusman7219
    @xusencusman7219 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sax weeye

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan waaa khawaarijta waayo been buu sheegayaaa

  • @AbdiRahmanShire-so2ej
    @AbdiRahmanShire-so2ej 3 หลายเดือนก่อน

  • @MohammedIbrahim-yj8bm
    @MohammedIbrahim-yj8bm 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah sheikh xassan Allah haku xafido❤❤❤❤❤

  • @AbdukadirSulfe
    @AbdukadirSulfe 3 หลายเดือนก่อน +1

    XASAN SHIIKH Kitaabka Alle Shaqo Kuma Lahane Shababka Ayaga Maxa Waye No Sheeg Xoolaha Agoonta Qadanaya Dad Salaada Rabi Tulanaya Galleynaya Oo Dadka Masjidada Ku Dilaya Ayago Sujuudsan Markey Dilana Alxmadulilah Alle Ayan Ugu Dhawaneyna Dhahaya Maxey Yiihiin No Sheeg Shiikhow

  • @user-jv7il8qx6d
    @user-jv7il8qx6d 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow dadkani kaa islaamnimo badan ee adigu dadka ha gaalaysiin

  • @axmedali783
    @axmedali783 3 หลายเดือนก่อน +2

    Farmaajo iyo c/laahi yuusuf sheekh intaa ma u sheegtay

    • @macalindaud-daruiman
      @macalindaud-daruiman 3 หลายเดือนก่อน

      Hadduu sheegay wey dhamaatay
      Hadduuba dhahay farmaajo tiisaana muslim eheen shiikha wuu cadyahay warkiisa alle hasoo badiyo dadka sidiisii oo Kale allaha xifdiyo shiikha aduun iyo aakhiraba

    • @abdihassan9239
      @abdihassan9239 2 หลายเดือนก่อน

      wadaadkaan waa QABYAA LISTE..................

    • @abucabaas277
      @abucabaas277 2 หลายเดือนก่อน

      Sheekha alaha xafido aamiin

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 7 หลายเดือนก่อน

    Waaa daciif

  • @mahamudabdulwahaab8113
    @mahamudabdulwahaab8113 3 หลายเดือนก่อน

    Alle maskaxdaadaada b wx kacabiraysaa

  • @hawoabdulle8339
    @hawoabdulle8339 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sh Xasaanow Ashabaab Maxaad ka aaminsan tahay?
    Ma khawaariij baa mise mujaahidiin.?

  • @aaminoumlul2916
    @aaminoumlul2916 7 หลายเดือนก่อน +1

    100 kiiba 100 waad saxsnthy sheekh

  • @theruler411
    @theruler411 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xoolaha waa la dhaqdaa daarood waa xoolo calibeysteen waakas wadaadkoodi qaxooti ga ahaa kenyati hoos fadhiyaa

    • @kibmussa
      @kibmussa 2 หลายเดือนก่อน

      Left nagaa 😂😂😂😂

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 3 หลายเดือนก่อน

    Sheeydaan Xasaan qofkii dhageestaa ka sii daran waa jaajuus yuhuuda u shaqeeyo maxaa yeelay dhul gaal ayuu joogaa lamana qabto yaa loo sheegaa

  • @mohamedhaadisaciid2425
    @mohamedhaadisaciid2425 7 หลายเดือนก่อน +1

    xassaanow waan kugu wareeray dadna waxaad ku sheegee qawaarij adigaana dadkii ku haayo gormee muslimeeen war ma waalantahay maba fiyoobidee in kaaraad qabtaa culumada waad ceybeysay allaah hakaa qabto

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 3 หลายเดือนก่อน

    Hassan’s legend

  • @user-ff2kr5ro5e
    @user-ff2kr5ro5e 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaan fahmay xasaan ilaan kursiyoow rabaa balo

    • @user-oi3xg3xy6j
      @user-oi3xg3xy6j 3 หลายเดือนก่อน

      Meeshaas ku laabo maadan sixin

  • @cadbdulaahimaxmamadxasan3074
    @cadbdulaahimaxmamadxasan3074 7 หลายเดือนก่อน

    صحيح كلامك

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 3 หลายเดือนก่อน

    Kan Kenya tuugsanaaya iyo kan Garoowe fadhiya waxba is ma dhaamaan. Waa naaro afuufayaal.

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uq 7 หลายเดือนก่อน

    Sidaa weeye

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 7 หลายเดือนก่อน +1

    قول علي بن ابي طالب رضي الله عنه : (اخواننا بغو علينا) هم البغاة الشاميون لا الخوارج الذين کفروه واستحلوا دماء الصحابة فقتلوا بعضا منهم فقال عن هولاء اعني الخوارج المارقة : ( هم قوم بغوا علينا واصابتهم فتنة فقاتلونا ثم قاتلناهم )

  • @abdiqanimaxamud6023
    @abdiqanimaxamud6023 7 หลายเดือนก่อน +3

    الله أكبر قد قلت الحق ياشيخنا لله ذرك

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waar gaalada haynaga maagina wadan koodaad joogtaa anagana waan u soo soconaa waayo soomaaliya muslinkii baa isku dilaya tuulo kasta

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekhaan wxn u aqaana sheekh
    Huu haale diinka intuu
    Ku cayaaro ayuu dhahaa
    Waa kaftan
    Hhhhhh
    Waa qabiileyste aabihiis

  • @OsmanCQaadir-no5hs
    @OsmanCQaadir-no5hs 4 หลายเดือนก่อน

    👏👏

  • @MohamedAbdi1958
    @MohamedAbdi1958 3 หลายเดือนก่อน

    War kitaabka iyo qabyaalada kala day.

  • @diiriye9guure856
    @diiriye9guure856 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Dameer Caac leh

    • @user-oi3xg3xy6j
      @user-oi3xg3xy6j 3 หลายเดือนก่อน +1

      KITAABKA ma rabno , dastuur baan rabnaa .
      Hadii kitaabka ALLE aan qaadano waan fiqiiraynaa .
      Sidaas miyaan dhahnaa ?

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n 7 หลายเดือนก่อน

    Wadaado diin sheeganaaya
    Oo qabiil uun shafka u garaacaayo
    Daarood uunbaa
    Laga helaa

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v 3 หลายเดือนก่อน

    Afiga qudhaadaa riixay kitaabka shaafici kitaabkii maaha.

  • @Ali34388
    @Ali34388 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaana alaah qofkasta oo ashahaata waa Muslim, muslimna dhiigiisu waaxaaraan 😢

    • @Buulle
      @Buulle 5 หลายเดือนก่อน

      Shahaadada waa Aasaaska iyo Furaha islaamnimada, Hadii Fal kahor imanaya Shahaadadaas sharafta leh ee islaamnimada islaamnimadii Qofka isagaa iska saaray oo aan Rabinba in ay dhaqan Gasho Shahaadadaas iyo Axkaamteedii iyo kudhaqanka Rabbiga kalinimadiisa aad ku qirtay لا إله إلا الله .
      Diinteena Sharafta Badan ma aha Albaab lasoo galo oo markii ladoono laga Baxo ee waa Mid dheelitiran qodobo iyo hogaan kudhisan hadaba, Raaco oo dhameyso Buuga iyo Qodobada ugu Sarreeya Tiirarka Muuqda ee islaamnimada Buriya oo Daalaco ama lakaasho Qof Sharaxiisa si faahfaahsan kuu sharixi kara ama hadii aad Luuqada Carabiga isku Fiicantihiin wada Daabaco kadibna Akhriso ama kadhageyso sheekh Cuthmaan Al-khamiis waxyaabaha oo kufasiraya.
      Waa Buugii uu Allifay Sheekh Muxamed ibnu c/ Wahaab si faahfaahsan ayuu 10 Qodob kuugu ifinayaa waxyaabahaas islaamnimada Burin kara RABBI HANAGA DOWREE OO DIINTA HANAGU SUGEE.
      نواقض الإسلام

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 3 หลายเดือนก่อน

    Cida wax ka dhegaysata adoo culimadii ziyaad Barre garab taagnayd ah waa kuwii 21 October ka dhacday. 1921 kii wad dhacday 1991kii waad dhacday. Markale & 2031 ka maamulkaga Daarood ee puntland & khayymo wa dhacayan

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 หลายเดือนก่อน

    War Caddaaday diid ama yeel

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qabyalada diinta lagu fasillo watan Hawiye isaag waa gaallo

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 หลายเดือนก่อน

    Xasaan isaga kenyuu deganyahay gaaladana maba rabaan qabashadiisa maxaa yeelay waa yaabe ,

  • @alsacadatv7294
    @alsacadatv7294 7 หลายเดือนก่อน +3

    Niyow aniga wadadkan isku caqìido ma Nihin
    LKN WAXAN KU JECLAHAY QOF MUNAFIQAD YAQANA MA AHAN
    Wana nin run low ah

    • @imraanabdirahman4165
      @imraanabdirahman4165 7 หลายเดือนก่อน +1

      Kk oo hadduu runloowyahay runtaad katagtay beentaanad qaadatay luqaddaadu waa saas sheikh...qofku run hadduu sheego waa lagarab istaagaa.
      Isku caqiido ma nihin baad tiri
      Waa tee caqiidada runta khilaafta?

    • @user-by2ll9bz6f
      @user-by2ll9bz6f 7 หลายเดือนก่อน

      Sh xasan ba la dhaha mure haday ka kharartahay runta kama gabado kkkk

    • @Maclinshale-bl9ok8ft9r
      @Maclinshale-bl9ok8ft9r 7 หลายเดือนก่อน

      Runta Kuga jeclaney
      Sheikheena ilahey haino xafido

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 3 หลายเดือนก่อน

    Kana ma taasuu keenay

  • @user-ob3zx4yi8b
    @user-ob3zx4yi8b 7 หลายเดือนก่อน

    Somali gaalnimo jecelaa kitaabkaa dhiba walee maguulaysataan

  • @theruler411
    @theruler411 3 หลายเดือนก่อน

    Qaxooti kiniyati kikuyu dabada u dhaqdaa

  • @user-xj9fc4vz9y
    @user-xj9fc4vz9y 3 หลายเดือนก่อน

    War maxamud nuur cusmaan afka kajedi oo beenta dhaaf

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 หลายเดือนก่อน

    Xassan waxaa joogtaa kenya waxaa wadataa baasaboor kenyaati adigoo Dhagaxbuur ka yimid..
    Waxaa meesha kugu difaaco xildhibaanada ogaadeen ee kenya baarlamaankooda ku jira ee kuwaas ma gaalaa mise waa muslim???

  • @Estaro
    @Estaro 7 หลายเดือนก่อน +1

    Fadwooyinkaan xagee kula maqnaa markii Farmaajo madaxwaynaha ahaa???

  • @Maxamed_deeq933
    @Maxamed_deeq933 7 หลายเดือนก่อน

    masshgg

  • @hassanhajir5878
    @hassanhajir5878 7 หลายเดือนก่อน

    Niyahoow laba mid ahooh sheq xasanoow ama noqo siyaasi ama wadaad culina xaqa sheeqo iyo faafinta diinta islaamka aflagadada kadaa madaxada qof Muslim ah hagaalaysonin manta ka hadal waxa jira

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dayuus Faqash ah qaa balan in gacan Isaaq aad ku baxdo Faqashoow.

  • @abdulhalimrijaal3899
    @abdulhalimrijaal3899 7 หลายเดือนก่อน

    Umad ayuu gaalaynayaa!

  • @medbalayah5495
    @medbalayah5495 3 หลายเดือนก่อน

    Adaaba khariji ahi waar nin kitaab diidey maanan ku arag Somaliland.

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 7 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekh daarood oo aan qabiiliiste ahayn ma jiro bal ninkaan kitaabka ku qaraabanaa fiiri musllunnimada ma assagaa ogolaasho looga rabaa

    • @sharmarkeahmed2864
      @sharmarkeahmed2864 3 หลายเดือนก่อน

      Maada fahmin qabyaalad ma yaqaano runta ayuu ka hadlayaa

  • @user-of5kn1nw8g
    @user-of5kn1nw8g 7 หลายเดือนก่อน

    Waa kan xasaan ahimsa didn't buu noogu dhuuntay reerkoodu difaacaa

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 7 หลายเดือนก่อน

    SHEEKH DAAROOD AH, HORTA YAA WAX KA DHAGAYSTA!!!!!.MASAAJIDADIINIYO DIINTII BAY QABYAALAD GALIYEEN!!!!!.

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 7 หลายเดือนก่อน

    soomaali wadaadan daradoos ee darood iney dïinta ugu baxaan ka yaaba saa waa qadadada qabiileysan kan waaba ugu daran duf ku bax

  • @Abokor564Abokormoh-rm1tp
    @Abokor564Abokormoh-rm1tp 7 หลายเดือนก่อน +2

    Shabaab waayahuud khawaarij kadaran reelaas caanood midno ayaynrabaan waxaaloolayni sidii khaybar loogulaayay

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir 7 หลายเดือนก่อน

    Markaa ma sidanaa sheekh lagu yahay 😮😮😮

    • @user-oi3xg3xy6j
      @user-oi3xg3xy6j 3 หลายเดือนก่อน +1

      KITAABKA ma rabno , dastuur baan rabnaa .
      Hadii kitaabka ALLE aan qaadano waan fiqiiraynaa .
      Sidaas miyaan dhahnaa ?

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 7 หลายเดือนก่อน

    Cid kasta oo hawiye dilee ama xukunka ka ka fogeynee ayuu ku taageeraa wax aan ka aqrisanaa ma jiraan

    • @imraanabdirahman4165
      @imraanabdirahman4165 7 หลายเดือนก่อน

      Kkkk miisaanku hawiye ama daarood ma ahan sxb ee waa caqiido iyo dhaqan islaam miisaanku.. geelbeele

  • @cabduqaadirmacaani1532
    @cabduqaadirmacaani1532 7 หลายเดือนก่อน

    Lakum diinakum walii diini ayay taagan tahay maanta

  • @AbdulqadirCali-mv8rk
    @AbdulqadirCali-mv8rk 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan baa lagu leyahay waa shiiq daroodku shiiqba malaha wayo diinta iyo qabyalada waxay jecelyahiin qabyaalada

  • @Abokor564Abokormoh-rm1tp
    @Abokor564Abokormoh-rm1tp 7 หลายเดือนก่อน

    Shabaab aragti halagu dilo

    • @user-oi3xg3xy6j
      @user-oi3xg3xy6j 3 หลายเดือนก่อน

      KITAABKA ma rabno , dastuur baan rabnaa .
      Hadii kitaabka ALLE aan qaadano waan fiqiiraynaa .
      Sidaas miyaan dhahnaa ?

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 7 หลายเดือนก่อน

    CULUMADA DAAROOD ILAAH KA CABSADA
    FARMAJO WAA WALI
    CAJIB????

  • @AbdirahmanXuseen-ey8qf
    @AbdirahmanXuseen-ey8qf 7 หลายเดือนก่อน

    SidiiTaakaaya

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 7 หลายเดือนก่อน

    Al khawaarij waa nas ee ijtihaad ma aha waayo axaadiith sixiix ah baa Sheegtay yakhrujuuna minadiini waa nas cad weeye cidii ogaan u diido way kugaaloobeysaa

    • @inahirsi7414
      @inahirsi7414 7 หลายเดือนก่อน

      Ka kitaabka In leysku Xukumo diida Aayaad Badanoo Kitaabka Kamida Beeniyayna. Maxay Noqonayaan

  • @user-uy1kw6zo1w
    @user-uy1kw6zo1w 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh. Qabyaaladeyste. Iyo. Reerbaadiyanimo. Iskudarsaday

  • @user-ob3zx4yi8b
    @user-ob3zx4yi8b 7 หลายเดือนก่อน

    Markay maqlaan kitaab way xajiimoon

  • @HormarGuul
    @HormarGuul 3 หลายเดือนก่อน

    Adigu alshabaab kwrn

  • @maryanmohamed3558
    @maryanmohamed3558 7 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk Qolyihii daaroodna maxey yirahdeen hawiye iyo isaqna sheegtaye

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay 7 หลายเดือนก่อน

    Guurguurte waa awoow gis cay maaha

  • @AbshirFuaad
    @AbshirFuaad 7 หลายเดือนก่อน

    Dawladahani waa iska cad yihiine Al Shabaabka maxaad u aragtaa sheekh?

    • @user-oi3xg3xy6j
      @user-oi3xg3xy6j 3 หลายเดือนก่อน

      KITAABKA ma rabno , dastuur baan rabnaa .
      Hadii kitaabka ALLE aan qaadano waan fiqiiraynaa .
      Sidaas miyaan dhahnaa ?

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 7 หลายเดือนก่อน

    Taakeeye in kan laga soo horaysiiyo ayay ahayd

    • @issamohamudbare
      @issamohamudbare 6 หลายเดือนก่อน

      Ogaaden inu yhy ha hilmamin hawiyow dhaan Isa so racaa nogu imada Nairobi hada raag tihin Anaga rali ku ah sh xasan wxu dhono ha shego

  • @ZaadiqAli-zk3gv
    @ZaadiqAli-zk3gv 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂Adkaatay Adkaatay