Sh. Xassaan Oo Ukala Garnaqay (Garqaaday) Xamze Abdi Barre & Wadaad Xumayaasha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2023
  • BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​​​​
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 210

  • @GAROORE40
    @GAROORE40 8 หลายเดือนก่อน +27

    Sheekh xassaan iyo xertiisa waan idin wataa sheekha kama agdhowi mooyee casharadiisa midna ima dhaafi lahayn😢

    • @user-by2ll9bz6f
      @user-by2ll9bz6f 6 หลายเดือนก่อน

      Kkkk sxb labo mid batahay shabaab ama reer macallin anigu wan ku fahan sanahay 😅😅

    • @mohamedhassan12
      @mohamedhassan12 หลายเดือนก่อน +1

      @user-by2ll9bz6f Doqoni waa un doqqon, caqii iyo itaal aan ceebaysi iyo xagxagasho qayrkeed ahayn malaha,
      إفعل ماشأتك يافاسد.

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 8 หลายเดือนก่อน +6

    Ilaahay baa na dilayee Sheekh Xassaan waa ragg iyo run yaqaan
    Ictisaameey waa laydinka gar-haystaa
    Gobonnimo🔥

  • @worldbossventures987
    @worldbossventures987 4 หลายเดือนก่อน +5

    Masha'Allah. Jazakallahu kheir. Xafidullah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mastermind.405
    @mastermind.405 8 หลายเดือนก่อน +14

    Allow xifdi sheikh Xassaan xussein Adam abu-salmaan ❤❤

  • @user-ve5rk4xk9f
    @user-ve5rk4xk9f 8 หลายเดือนก่อน +9

    حفظك الله يا شيخنا

  • @mohamedhassan12
    @mohamedhassan12 หลายเดือนก่อน

    Sheekh Xassaan ilaahay baa ilehe anigu waan ku taageeraa, sheekh aqoon, aftahanimo iyo xogogaalnimo kulansaday oon adiga ahayn waan soo waayey
    MAASHAAA ALLAAAH

  • @aatochannel35
    @aatochannel35 8 หลายเดือนก่อน +9

    جزاك الله خير الجزاء فضيلة الوالد العالم ❤❤

  • @Abu_Caasim
    @Abu_Caasim 8 หลายเดือนก่อน +6

    Sheekh Xassan Xuseen ❤

  • @SucaadoSuad
    @SucaadoSuad 8 หลายเดือนก่อน +6

    Mashallah Shekha aan illhy dartiis ujeclhy cadawga islaamka allaha kaa qabto

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 6 วันที่ผ่านมา

    xamze cabdi bare reer ahan kuma difacayo lacagna ima siin mana aqaan laakiin waxaan qiraya reysalwasare ka wanaagsan nama soo marin runtii Xamze iyo xukuumadiusa ilaahey ha guuleeyo❤❤❤❤ waxay ciileen aragixisodhan halkas ka wada

  • @bashkanoor9729
    @bashkanoor9729 2 วันที่ผ่านมา

    Allah haxafido Sh Xasaaan

  • @aminaabdilahi8720
    @aminaabdilahi8720 8 หลายเดือนก่อน +9

    sh xasaan ilaahay haku barakeeyo 🎉🎉

  • @DaudShegow
    @DaudShegow 5 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah ❤

  • @user-xw4wp4lx6x
    @user-xw4wp4lx6x 8 หลายเดือนก่อน +9

    الشيخ حسان حسين ءادم حفظه الله ♥

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 8 หลายเดือนก่อน +5

    Sheekh xasaan libaax allah haku xifdiyo

  • @user-jd9kt6gb4g
    @user-jd9kt6gb4g 8 หลายเดือนก่อน +5

    Warku wa koobanyahay
    Guuleyso Yaa Aba salmaan

  • @user-fz6pl3ht9f
    @user-fz6pl3ht9f 8 หลายเดือนก่อน +5

    Mashaalah

  • @muhamedadano7598
    @muhamedadano7598 8 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah shaykhana alle haku xifdiyo

  • @user-ck1uf2vb3n
    @user-ck1uf2vb3n 7 หลายเดือนก่อน +3

    Shiikh xassan waa Ku taagersanahay

  • @hassanibrahim252
    @hassanibrahim252 8 หลายเดือนก่อน +4

    Libaax baarqab hadad maqashay waa sheikh xassaan

  • @cabdiraxamaanxasanfaara431
    @cabdiraxamaanxasanfaara431 8 หลายเดือนก่อน +4

    Sheekhena alaah kuhifdi ilaahey dartiis ayaan kuu jeclahay

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL 8 หลายเดือนก่อน +8

    sheekh allaha kusoo hadeeyo anagana allaha na hadeeyo

  • @abdullahiahmedabdullahiahm2883
    @abdullahiahmedabdullahiahm2883 8 หลายเดือนก่อน +20

    شيخ الإسلام حسان حسين اءدم أبو سلمان حفظه الله تعالى ❤️

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 8 หลายเดือนก่อน +1

      💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @alinurabdiwehab8065
      @alinurabdiwehab8065 8 หลายเดือนก่อน

      شيخ الشباب وليس شيخ الاسلام😂

    • @abdullahiahmedabdullahiahm2883
      @abdullahiahmedabdullahiahm2883 8 หลายเดือนก่อน

      @@alinurabdiwehab8065 niman cilay ba icayaa 😁

    • @cadnaanmaxamuud1485
      @cadnaanmaxamuud1485 8 หลายเดือนก่อน

      Sheekhoow qabyaaladbaa ku haysa

    • @alinurabdiwehab8065
      @alinurabdiwehab8065 8 หลายเดือนก่อน

      @@cadnaanmaxamuud1485
      Yaan uqabyaaladayn??
      Midkee?
      Maitaqaan horta?
      Qabyaalad maxaad utaqaan

  • @Abdiaziz5875
    @Abdiaziz5875 8 หลายเดือนก่อน +4

    Sheekh umul ayaa mas alada ahal u ahaa meel fcn ayuna mariye❤

  • @user-zt1bu8tq6f
    @user-zt1bu8tq6f 6 หลายเดือนก่อน +3

    Allh yax fadka

  • @zakariyemohamed4100
    @zakariyemohamed4100 8 หลายเดือนก่อน +5

    Xafidahullah sheikh ❤❤

  • @dul-qarnaynventures5113
    @dul-qarnaynventures5113 8 หลายเดือนก่อน +5

    💯 💯 💯 ❤❤❤

  • @mo-mosaid
    @mo-mosaid 8 หลายเดือนก่อน +11

    Shaykhii caawa kal iyo laab baad iiga qoslisay😂

    • @yuusufxaaji4820
      @yuusufxaaji4820 8 หลายเดือนก่อน +2

      Anigu amaan kaa daranahay, Dukaanka dadka aan wx ka iibinayyay wy iila qoslayyeen markaay I arkeen aniga oo gaslayya

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 28 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@yuusufxaaji4820oo ay shahiidaam maa ku qososhay hhh 😂

  • @Taajiriintahada
    @Taajiriintahada 8 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahow janada ku geey

  • @SleepyBlockGame-dw5pq
    @SleepyBlockGame-dw5pq 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sh xassan

  • @yasinhaji1042
    @yasinhaji1042 8 หลายเดือนก่อน +8

    Free dhaga hadal sheekhanaaa

  • @Kulmiye50
    @Kulmiye50 8 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 8 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekh xasaan
    Clib kaan
    Aragtideyda. Dawladnimo ayuu taageeray Laakiin. In lagu soo jeebeeyo.sidii taakeeye Ayaan rejeynaa in sha Allaah
    R wasaare Xamza C bare
    Sh m umal
    Iyo sh xasaan
    Ilaa hada cayaarta.Ogadeen.ayaa kaligood dheelaya
    Koox cusub sugeynaa
    In ay ku soo biiraan

    • @ANomad1
      @ANomad1 8 หลายเดือนก่อน

      Sheeka dawladd ku sheegta liidata ma uusan taageerin laakiinse Xamse iyo culimada taageersan Xamsaa saxsan buu yiri.
      Taakeeye Ilaahay Ha U Soo Celiyo Xorriyaddiisii.
      Garrdarraa lagu haystaa.

    • @samiiryussuf7216
      @samiiryussuf7216 8 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂war sh xasan ilaaheyba ka difaaci waxaad shegeysid tolkeesna waa difaaca wana nin rageed landheera ah uu alaah kataxadaray

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 28 วันที่ผ่านมา +1

      ​@samiiryussuf7216 ilmo xaaraan miya tahay , ilaahay ha ugafin walahi hadalkaas waa gaf , ereyga " ka taxadaray " waa ka baqay ilaahay subxaana watacaala miyaa adoonkiisa ka cabsada

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 8 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekhu waa aftahan funny ah😅

  • @Ciise_carab_tube
    @Ciise_carab_tube 8 หลายเดือนก่อน +6

    Ilaahayow sheekhega ii daa ❤

  • @SleepyBlockGame-dw5pq
    @SleepyBlockGame-dw5pq 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asc

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 หลายเดือนก่อน

    WAA UMARADII UMADA SOOMAALIYEEDE MAAHA MADAXII KHAWAARIJTA SIDAADOO KALE WAA SAX ADAA DHALEY SHAYAADIINT laakiin xaqaa waqti waqtiyada ka mida ayuu ku soo xareynayaa kaasbaanu sugeynaa insha alaahu adigoo diyaarad lagaa soo dejinayo sidii taakeeye

  • @subairmohamed6045
    @subairmohamed6045 3 หลายเดือนก่อน

    Shiekh xasaan wn ku wataa❤❤❤❤

  • @islamicvideos6396
    @islamicvideos6396 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @user-yt1wv9sl2e
    @user-yt1wv9sl2e 8 หลายเดือนก่อน +1

    Si fiican buu iiga qosliye sheekh Hassaanow dhibka jooji

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 3 หลายเดือนก่อน

    WAR NINKAN WAA ARGAGIXISO
    XAMSENA WAA DAACAD 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @engabdulaziiz2702
    @engabdulaziiz2702 8 หลายเดือนก่อน +3

    Si fiican ayuu ugu garnaqay wadaad ku sheeg yada iyo xamze 😂

  • @AbdirisaqOmar-qs6zr
    @AbdirisaqOmar-qs6zr 8 หลายเดือนก่อน

    Qabyaalad daarood diinta.waaka horeysaa.xasan.waa u caayay
    Xamsana cabdi barre buuleeyahaye day ball

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 8 หลายเดือนก่อน

    ax kayar.adeeer😢😢😢❤❤

  • @salaaxu_diin17
    @salaaxu_diin17 8 หลายเดือนก่อน

    Horta Abdulahi-gaan dhib badanaa legend waye inankaa Abdalla ah ee sheikha Afkiisa markasta an ka maqlo😂❤

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 3 หลายเดือนก่อน

    Qabiiliiste Aa Tahay Cuqfdadeysan Hamza Waa Amaanee M/w Hassan Waa Caaynee Diin Laawe Aa Tahay Takfiir Ah Nabiga c/s/w Neceb

  • @user-xz3wc1rs2q
    @user-xz3wc1rs2q 7 หลายเดือนก่อน

    شيخ الإسلام حسان حسين❤❤❤

  • @naimamohamud8871
    @naimamohamud8871 8 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheikh dheh ha dhihin xasan gargurte ilaahey ka baq subxaanalaah sheekhna waa sheeganaa kan madaxda kaleexo iimaanka beele

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 8 หลายเดือนก่อน +2

      Run waaye bisa lismulfusuuqu bacda iimaan

  • @CaliCali-yw1us
    @CaliCali-yw1us 4 หลายเดือนก่อน

    Xamse Cabdi Bare , iyo Xasan Shiiq Maxamud Maxaa ku diiday , marka aad leedahay Xasan Gargurte Shiiqna maahid ee Allah ka baq

  • @Abdiaziz5875
    @Abdiaziz5875 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa ii muqado sheekha inuu sheekh umul mas aladii ku xumaynayo !!!!!!!!!!

  • @NuurAxmed-xv4vr
    @NuurAxmed-xv4vr 8 หลายเดือนก่อน

    Shabab

  • @user-nm8hw9jv3g
    @user-nm8hw9jv3g 8 หลายเดือนก่อน +3

    الله يحفظك حيثماكنت يا شيخ الإسلام احبك كثير والله

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikh ilahay mad kacabsatid sheikh umal marwalbo ayuu kahadlaaye

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waaba dili rabeen

    • @abdullahimahamed1988
      @abdullahimahamed1988 8 หลายเดือนก่อน

      Shikha Umal marhore ayu dilay tii rabi kujooga

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 8 หลายเดือนก่อน

    Wuu ha gaajiyay Raysal wasaaruhu
    Mudane xamse abdi barre

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 หลายเดือนก่อน

    MAJAAJILEYSTE AABIHII AMA AKTARKII SHAYAADIINTA IYO KHAWAARIJTA WAA KAJAMEE WAASE SIDA XAQIIQADU TAHAY

  • @user-jp6rz4re6k
    @user-jp6rz4re6k 7 หลายเดือนก่อน +1

    Plz jawaab rawaa ninkaga wallkii ama abihii gacanta maku salaami karaa mise ajnawi kalanahay

    • @user---fx-as
      @user---fx-as 7 หลายเดือนก่อน

      Ajnabi ma'aha waa maxram
      Gacantaa waad kusalami kartaa

    • @hodoadam7781
      @hodoadam7781 6 หลายเดือนก่อน

      Aabihii haaa ajnabi kaama aha lkin wallkii wuu kaa yahay .

    • @user---fx-as
      @user---fx-as 6 หลายเดือนก่อน

      @@hodoadam7781
      Ajnabi ma'aha ninka wilkisa ciyalkaga u asaga kaadhalay baay lamid yihiin
      Suratul nuur ayada 31 fiiri

  • @dineydibit5187
    @dineydibit5187 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shiekh mxas San ugahadla , cayda mxawa Shiekh illah kabaq . Oo dowlad somalia gala waa miya sowada..

  • @SakakgKg
    @SakakgKg 8 หลายเดือนก่อน

    Isla weyni aan lagu ogoynba uliita adunka ka dhamow madaxda dalka ❤❤ kan khawarij waye

  • @abdirisakcawil5522
    @abdirisakcawil5522 8 หลายเดือนก่อน

    Wali ma dad aya dhagaysta xasaan oo cilmi ka dhagaysta 2023 aduunyo midha ima qaadid qawaarijow

  • @AyalaAli-vg2qq
    @AyalaAli-vg2qq 3 หลายเดือนก่อน

    Waa lagu so qabanayaa insha allaaah

  • @yussufdayibsheikh5173
    @yussufdayibsheikh5173 8 หลายเดือนก่อน +6

    Hadalkas sarbeeb waye 😅 if you don't ger it forget about it 😊

  • @Mohamed-cv3sr
    @Mohamed-cv3sr 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xamse qaar badan oo culimo ah buu dhAma

  • @user-wt1be4sl4l
    @user-wt1be4sl4l 3 หลายเดือนก่อน

    xasaan shiikh Maaha ee waa sheydaan insi asaga iyo natayahuga yahuuda xukuma waa iskumid labaduba waxay kufarxaa dhiiga saqiirada iyo hooyooyin

  • @user-pr4fw8gu7l
    @user-pr4fw8gu7l 5 หลายเดือนก่อน

    ومن الناس من يجعل الحبة قبه

  • @user-fv3vr7mq6b
    @user-fv3vr7mq6b 4 หลายเดือนก่อน

    Shiikh xasan runta ayuu ku dhintaa

  • @abdullahimahamed1988
    @abdullahimahamed1988 8 หลายเดือนก่อน

    Wa shikh aan waaqiciga jira warba kahaynin waxa somalia kasocda jihad uhaysta. Ficil muslim yahuud mafarax galiya wana howl yahuud kumanan muslim in halmeel lagu xasuuqa. Baris deer kadib waxa la ogaaday dadkaan inu marekan aburtay wax qeer ah muslimin unahaynin. Marekan aan furin dalkada ugu dax fura wa caqli qarib qif muslim ah kudiran.. bal horta ficil muslim lagu dabar jaray gormu jihad noqda. Dowlada jirta wa midan diin kudaqmin inad dinta dalka lagu daqa waxa kahoreysa midnimo galki kuguso duula iskadaga dicin karta. Waxkasta wa ladarasadeeya waligey ma marag ficil musliminta lagu gumaada inu diin yahay. Waxa yaab in gaal hub kusiiyo adigoo jihada bal eeg hadaba. Caqligu hasheeqeyo sidaa nasri laguma gaaro. Heer adunka waxa lajooga yahuuda aad wax kasheegi karin runtina been lagu badalay. 1998 lagaso bilawa umada musliminta waxa lagu xasuuqay argagaxiso aay ayaka aburteen si dal logaso duula hantidiisa iyo dadkisa loobiya. Ficil kada hadu muslim waxba utareynin dulinimo moyee maxad sokordisay oo dib aheen. Somalia lagsobilaba 2003 ilaa manta inta gaala iyo gala raca kudintay wa wax latirin kara balse inta shacab oo lagu xasuuqay wa tira daaf. Gormu in muslimin la agonteeya diin noqoti? Wqxad rabta marba jid baa looqada. Galada hub bay nisukeen diiben halkas bay kafirsanan. Galku wa neceb yahay midka askarta somalia iyo shabab waxayna doonan inan isku bayna.. caqligi awi? Wa arin caqli loga guleysan kara taso ah in lamidooba galka hawaya cid u hubsiiyo.. 5000 oo cidan Eritrea lagu tababaray xogtas waxa shaqada loga eryay safirka marenkan ee Eritrean ufadi. Bal firi wax hormar inay rabin xita shabab inay ladigalan maraban. Hada ay kala jeclen askariga somalida iyo shabab maxa lofahmi layahay ? Wilka askariga oo taba baran wa hanti umada musliminta melkasta oo joogan waxa muhim in lisfahma. Caqligu Alle wuxu nosiyay inan kubeegna xalada jirta. Dinta nafsada isku xukun oo diiga muslimka daadintisa jooji.

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 8 หลายเดือนก่อน +4

    Magaca kufsi in aad isticmaasho waxaa kuu dhaanta in aad tiraahdo Diinta waa loo gafay ama waa laga been sheegay..

    • @Userbl8tabl65
      @Userbl8tabl65 8 หลายเดือนก่อน +1

      Kufsi ma ahan kii aad taqaanay
      Erayga asalkiisa ma ahan ceeb. Af soomaaliga soo baro ma taqaanidee

    • @dagansh5606
      @dagansh5606 8 หลายเดือนก่อน +1

      Kalmada kufsi macno kale maĺaha siloo yaqqn aan ahayn aad ayeen u naxay sheekhu marka uu kalmadaa yidhii Diin iyo kufsi meelmawada galaan kolay hadal badni meelkasta wayku galin Allaha u danbi dhaafo walaalkeen.Xamze waa zayidka sabankan cidii hadashaaba ha hadasho.

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@Userbl8tabl65 saqajaamad adigoo kale ah, aniga af'soomaali ima bareyso,ee adiga kaalay aan ku baree, duf ku baxe...

  • @Hoodomohamed840
    @Hoodomohamed840 6 หลายเดือนก่อน

    Sheikhaan dumar maka qayb galan muxaadirooyinkiisa🤔❤️

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 8 หลายเดือนก่อน

    Suldan abdiqani iyo bashiir salat waa in ay jiida tagaan

  • @hassanadan74
    @hassanadan74 6 หลายเดือนก่อน +1

    Gurguurte?

  • @AyalaAli-vg2qq
    @AyalaAli-vg2qq 3 หลายเดือนก่อน

    Yaahuuu shabaab shabaab dhalay

  • @alinurabdiwehab8065
    @alinurabdiwehab8065 8 หลายเดือนก่อน

    Wadaadkan xasaan isaga sh umal baahadlay uubay utaagantahay War wadaadow xinka iskadhaaf

  • @user-so3hi4xf7g
    @user-so3hi4xf7g 8 หลายเดือนก่อน

    Shiiq aad sheeganee hada dad jaa ifaanee alle kula xisabtamayo

  • @shardiidxasan
    @shardiidxasan 8 หลายเดือนก่อน

    ilko dheere waxed tahey 2.wajiile wan ku ognahey. Adigu horaney. Aya kukoriyey plz 🙏 ilko dheere waa LA uguumu imanayaa Bethany

    • @user---fx-as
      @user---fx-as 8 หลายเดือนก่อน

      Doqon baa tahay,
      Mxaad kaqabane sh xassan wayo haray baa logasodaalay....
      It's free dagahadhal
      Waxna kamaqabani kartid ee suuliga sexo ooo sakiin laq

  • @GAROORE40
    @GAROORE40 8 หลายเดือนก่อน

    Muuqaalka 3 jeer baan ku soo ceshtay waxaa iigu baxaday sida loogu jees jeesay wadaadaha minaafiqiinta ah ee umada beenta u sheegaya ...

  • @asadmohamed6700
    @asadmohamed6700 8 หลายเดือนก่อน

    Shekhow mardhaw xamara lagadejinaya inshallh, afkahadalkagu wu baty, ma,cidba cid diinta kaxigta

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 8 หลายเดือนก่อน

    Shiikhu miyu aqonsaday inu rayzalwazare yahay xmze ?🎉

  • @suhaibali1456
    @suhaibali1456 3 หลายเดือนก่อน

    Shiqma aha wabastar

  • @mohammedhassanhussein620
    @mohammedhassanhussein620 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂❤

  • @samir7657
    @samir7657 8 หลายเดือนก่อน

    Shiekhan ma TH-camr ayu isku bedeley

  • @AhmedAbdiH
    @AhmedAbdiH 8 หลายเดือนก่อน

    Dacaayada diintu Ma banaynin Sheikh, Madaxda Dacaayada Ka da'a.. Nin Is Qanciyay Lama amanin.

  • @ahmedosman6549
    @ahmedosman6549 8 หลายเดือนก่อน

    Daacad kama ahan ee warkisu waa culimada ahlu suna hadhamaato

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 8 หลายเดือนก่อน

    Dagaalka ay dowlada kujirta xaq haduu ehen maxa xaq ah sh. Xasaan ilahey kabaq diinta karun sheeg

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 8 หลายเดือนก่อน

    Shabaabnimadaadii waz cadeysatey

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 8 หลายเดือนก่อน +2

    Cali wajiis iyo groupkiisa way maqlayaan free dhaga hadal 😂😂

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 8 หลายเดือนก่อน

    Adieu reesrwa aarmadinta kaxigtaa Sherlock had nokenty

  • @hassanibrahim252
    @hassanibrahim252 8 หลายเดือนก่อน

    Cabdulhi-gas sheikh-kha halaga qabto mowduuc aan laga hadleynin uu meesha keenaya 😁

  • @SleepyBlockGame-dw5pq
    @SleepyBlockGame-dw5pq 5 หลายเดือนก่อน

    Calimka somaliyeed

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 7 หลายเดือนก่อน

    Waxa jogta wadan qori agyaalo dowlad kale doowladaada waxna ka wacdi waxna kubabruki meshajogto mawada weeso qaataan

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 8 หลายเดือนก่อน

    Xasanow Waad kasi daraysa
    Culimada iskaga hadh

  • @cabdulahicali7810
    @cabdulahicali7810 8 หลายเดือนก่อน

    ninkaani shiikh umal sxb lama ahan miyaa

    • @craxmaanmaxamed9879
      @craxmaanmaxamed9879 6 หลายเดือนก่อน

      Maclinkiisa ayuu ahaa ahaa maclinka xassaan waa umal

  • @aliyabeh1722
    @aliyabeh1722 3 หลายเดือนก่อน

    War naga amu adigu khawarj bataha xa wabdci somali gaaley

  • @FarhandhagacadeFarhaan
    @FarhandhagacadeFarhaan 8 หลายเดือนก่อน

    Walee Ani wadaaadkan qabyaadiisa Wan jeclahay erey bixinta madaxwaynaha iyo raisulwasaarihiisa Lee ka garo

  • @engbashiirsaid9061
    @engbashiirsaid9061 8 หลายเดือนก่อน

    Yaa diinta u xilsaaray wadaadaha keliya. Siyaasigu waa qof muslim ah diinta inta uu yaqaano waa lga dhagaysan.
    Xasaanow saa ogow

  • @Munadalac
    @Munadalac 7 หลายเดือนก่อน

    LakufsaDo kuyeH LaaxowLa AfxuMa Sheekha😂

  • @AbuMuhammad
    @AbuMuhammad 8 หลายเดือนก่อน

    Too critical 😂

  • @samataradde686
    @samataradde686 8 หลายเดือนก่อน

    Kan sheekh maahan waa khawaarijta kuwa ugu waaweyn ee yaan lagu kadsoomin beenaale waaye oo takfiiri ah.

    • @kaziboy6407
      @kaziboy6407 8 หลายเดือนก่อน

      Adiga gaal Miyaa Tahay

    • @samataradde686
      @samataradde686 8 หลายเดือนก่อน

      @@kaziboy6407 hooyadaa haday gaal tahay dhib malaha adigana yahuud waad noqon kartaa

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@samataradde686subhaAllah

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@samataradde686miyan qof muslim ehen waxad ku hadlayso

  • @haawomohamed4241
    @haawomohamed4241 8 หลายเดือนก่อน

    Sheeqoow Madaxweynaha waxaa la dhahaa Xasan sheekh maxamuud gurguurte lama dhaho 😁😁

  • @salafibare8945
    @salafibare8945 8 หลายเดือนก่อน

    hayeey dooliga 😂😂😂 sheikh Xasaan anaka somali waat nataqaanta inta aad xamse kutaagyeerayso baan so jareyna kadibna waxaan leenahay wadaad tolkii kama janatago

  • @mohamedamiin2708
    @mohamedamiin2708 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xasaanow aqli xumada naga daa adiguba waxaad taagerta ururka alshaab waxaadna aaminsantahay inay yihiin mujahidiin hadana sitoosa uma magacowdid oo sarbeeb baad ku taagerta adoo ka baqaya dawlada kiiniya.
    Marka maxaad ugu diidi culimada inay shabaab ka aamusan. Kiiniya iyo shaabaabna shaab baa halis badan oo way ku dilayan dawlada kiniya lkn way ku xidhi uun

    • @aatochannel35
      @aatochannel35 8 หลายเดือนก่อน +1

      Saxarada Ka qubanayso Waxaa wanaagsan in,aad suuliga Gayso Shekh xassaan Waa Caalim waxuu Fotwoonaya Yaqaan Adigu kac Saxarada iska maydh Kalab,yahow

    • @AmiirNadridov
      @AmiirNadridov 8 หลายเดือนก่อน

      Aniga mataageero qawaarijta lkn ninkaan xasaan waa runsheeg wlh biyo dhaca hadalka ayuu ifiyayay

    • @abdalladuceysane
      @abdalladuceysane 8 หลายเดือนก่อน

      xassan mas alada awka hadlay iyo meeshaad la aaday isma lahan
      shiiqu dawlada waa kasoo horjeedaa al shabaab na maahan

    • @mohamedamiin2708
      @mohamedamiin2708 8 หลายเดือนก่อน

      @@abdalladuceysane hhhhh waxaad tahay xerta sheekha hada baratay war sh xasaan inuu alshabaab tagero cid walbaa og isagaana afkiisa ka qirtay,barigi hore toosbu u,taageri jiray lkn marku dawlada keniya qabad kala kulmay buu joojiyay video yada shekha dib ugu noqo

    • @mohamedamiin2708
      @mohamedamiin2708 8 หลายเดือนก่อน

      @@aatochannel35 hhhhh waxaa ii muqata inaad tahay geeljira yaashi ow xasaan sida indha la,aanta ah u,daba hagabsan jiray.
      Xasaan wuxu leehay waxaan u,kala garqaadi xamzw iyo culimada ictisaam.
      Ana waxaan u,kala garqaadi ictisaam iyo xasaan,
      Waxaan leehay xasaanow hadaad nimanka ku haysato dawladaad taagertane maad dagaalka kala qayb gashan ana waxaan leehay aduguba waxaad taagerta alshaab e,maad dagaalka kala qayb gashid,
      Hadaad dhahdo ani dawlada kiniya i,xidhi dee iyagaba alshaab baa dili.