Calaacalkii Cali Wajiis Iyo Jawaabtii Sh Xassaan Ee Kusabsaneed Kitaabka Rabigey Maxa Loso Dajiyey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2023
  •  Welcome To imam shafici media
    PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
    Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah

ความคิดเห็น • 65

  • @hsndkn1882
    @hsndkn1882 7 หลายเดือนก่อน +16

    Cali wajiz Illahey umada hakaqabto

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 7 หลายเดือนก่อน +7

    "Ninkii tagay Diintu tabi meysee, Dadoow yaan Frenchi kuu taline"
    _Ina Cabdule Xassan (رحمه الله)

  • @FasdumoMaxamuud-me3du
    @FasdumoMaxamuud-me3du 7 หลายเดือนก่อน +7

    Sh xasaan geesi muwaxid ah waa nin culumadii kasoohadhy wallhi nin rageed

  • @Taajiriintahada
    @Taajiriintahada 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahow ku barakee 😢 waan ku jeclahay sheeq xasaan xuseen abuu salmaan ilaahow ku dhowr ilaahow ku sug🤲🤲🤲🤲

  • @Xasnaa.
    @Xasnaa. 7 หลายเดือนก่อน +6

    لك يا شـبل سلام عاطـر ٌ 🦁❤️
    Xafidahullaah wa racaah. (قل موتوا بغيظكم )

  • @ibnuadow5598
    @ibnuadow5598 7 หลายเดือนก่อน +3

    Shik Hassan allaha hafitho❤

  • @abdullahiahmedabdullahiahm2883
    @abdullahiahmedabdullahiahm2883 7 หลายเดือนก่อน +4

    شيخ الإسلام حسان حسين اءدم أبو سلمان حفظه الله تعالى ❤️

  • @sakariyoali
    @sakariyoali 7 หลายเดือนก่อน +1

    ما شا الله اله نو د ىست شيخ حسان

  • @acazaam
    @acazaam 7 หลายเดือนก่อน +4

    ما فرطنا في الكتاب من شيء
    ونزلنا عليك القران تبيانا لكل شيء

    • @sheikhabdi8948
      @sheikhabdi8948 7 หลายเดือนก่อน +2

      ما فرطنا

    • @sheikhabdi8948
      @sheikhabdi8948 7 หลายเดือนก่อน +2

      ط waa ye jzk

  • @axmedyusuf2866
    @axmedyusuf2866 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahow sheqena no xifdi amiin yaa rabi

  • @mohamoudkoshin3562
    @mohamoudkoshin3562 3 หลายเดือนก่อน

    TAKFIIR JAAHILA WEYAAN

  • @user-gw1jd3ol9q
    @user-gw1jd3ol9q 7 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah Masha Allah

  • @user-ii2gm7ek3v
    @user-ii2gm7ek3v 7 หลายเดือนก่อน

    حفظك الله شيجناالفاضل شيخ الإسلام ابو سلمان

  • @alhijazy1
    @alhijazy1 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey hasoo hadeeyo

  • @adanelmi9314
    @adanelmi9314 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah wageesi adunka jogee

  • @HabiboIsmail
    @HabiboIsmail 7 หลายเดือนก่อน +1

    حفظك الله ورعاك ياشيخي الفاضل

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 7 หลายเดือนก่อน +1

    Baaraka Allah Fiykum

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wallow shiiqa ma oglyahy waxa so galinysid cali wajiis iyo koxdii hala xirp aya leyihn shiiqa kuwa baqtiga ha u gacn galin shekha hadu ogen oglen ka daaa muqalda cali wajis ku atagyso ninka gallo ayu xirir la leyhay shiiqana wa nin shacab ah ha iska hor keynin shekh xasaan wn jeclnhy wa inan u ilalina sida luluka ama dahabka ee kuwa haka hor kenin

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 7 หลายเดือนก่อน

      Wll wax iskama hor keenin,
      Sheekhuna ilaahay ayaa noo xifdiyey inta uuharsan noloshiisana ilaahay ayaanu ubaryeynaa, inuu shar oo idil garab mariyo, Ummadana ku anfaco dhamantood

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 7 หลายเดือนก่อน +2

    Cali Wajis Waa Dhahay Hadalka Intan An Maqlay Tolkis Anaka Eh Towbada Allah Ku Duwo

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Jazakumu Allahu kheyra

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ok xasan traffic law inooga soo saar nairobi shilalkaa kubadane.

  • @MullahMujahid
    @MullahMujahid 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikh Mujahid

  • @maxamedibrahim6255
    @maxamedibrahim6255 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah allah ku xafido

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali8273 7 หลายเดือนก่อน

    لله دره ياشيخنا

  • @CabeyCade-nd2sf
    @CabeyCade-nd2sf 7 หลายเดือนก่อน +2

    Calacalka Ali nijaaas Ali murthiit Ali daaquud

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 5 หลายเดือนก่อน

    Mida kale wa dadal dadku samyey tasturku sida sharciga tarafiga oo kale

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 7 หลายเดือนก่อน

    يا حسان إتق الله وتب الي الي الله بتكفير المسلمين ودولتهم الإسلامية

    • @mo-mosaid
      @mo-mosaid 7 หลายเดือนก่อน +1

      في اي دوله الاسلاميه

    • @qanaatuqurtubah
      @qanaatuqurtubah 7 หลายเดือนก่อน

      Shalaad gaalaysiinaysay, maantey miyey dawlah islaamiyya kuu noqotay

    • @acazaam
      @acazaam 7 หลายเดือนก่อน +1

      Islaamiyah kkkkkk

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 7 หลายเดือนก่อน +1

      Nacnacda jooji, oo Sheekha Xaqa uu kuu sheegayo kafaaideyso

  • @Maskax568
    @Maskax568 7 หลายเดือนก่อน

    ستذكرون ما أقول لكم

  • @abdirashiidfawzi3953
    @abdirashiidfawzi3953 7 หลายเดือนก่อน

    Waa ku jira wajiis baxar weyn ayuu galay.kii laqabtaba hayirahdo waa la jarjarey.Hasan ba qabtey mana cabadin lagama yabo

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 5 หลายเดือนก่อน

    Tasturku wa cahdi qaramed lakala qortey ilahayna cahdiga fuliya ayuu ina yidhi

  • @Gantling
    @Gantling 7 หลายเดือนก่อน +2

    Xaq iyo baadil isku meel magalaan

  • @user-sk1rw9cw4z
    @user-sk1rw9cw4z 7 หลายเดือนก่อน +1

    يا شيخ حسان'"""" انا واحد من الرجال الذين يحبونك في الله وتذكر قول الله تعالى"""" (ويخوفونك بالذين من دونه)😐

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh waxaan Waxaan KULA Talin lahaa Somalidu waa wada Muslim waloow QAAR CAASI yihiin markay laga reebobin yar oo Munaafiqiin ah iyo dhowr midh oo kaniisada bariis ka cuna, waxay ahayd in uu Gaalada Mad madow ee uu LA JOOGO IN UU DIINTA ku fidiyo, oo uu San Wakhtigiisa ku lumin hebel u JAWAAB

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 3 หลายเดือนก่อน

    Masjidka Shiikh Wajiis muxaadarada ka’akhriyi jirey Xamar, 3 jeer ayaa kaba la’igagaxadey 1990!
    Kadib waa joojiyey inaan kutukado!
    Belo!

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 7 หลายเดือนก่อน +11

    ❤ I swear by Allah, Sheik Hassan is a hero who does not give up on the truth

    • @Zaak100
      @Zaak100 3 หลายเดือนก่อน

      Labo gaal ba tahiin shaydaan

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 5 หลายเดือนก่อน

    Quranka ayada ugu dheri maxay ka hadasha sheekh xasanow sow wax kala qorosha maha marka hadii umadi wax kala qorto ma qaladba

  • @mohaxassan1685
    @mohaxassan1685 7 หลายเดือนก่อน +1

    cali washeensi ayaa ladhahaa

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 3 หลายเดือนก่อน

    Shiiq xasaan waa run ninkan waa abtigey waa fircoon diintiisa lacag ayuu ku badashay

  • @ahmedjama7020
    @ahmedjama7020 7 หลายเดือนก่อน

    sh xasaan distuurka Kenya iyo kudhankiisa muxuu Ka qabaa?

    • @Muxammadamiin
      @Muxammadamiin 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waa iskumid kukastoo wadamada UN kujira ay qorteen.
      Waxaan Quranka kaeheen xaq umalaha in lagudaqmo.

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel7078 6 หลายเดือนก่อน

    Xasan wa ogyahay in sh cali wajis diinta in lugu dhaqmo darten uhadlo oo wax kale usan utagneyn wa cadalan daro inu sh diinta utagan ku edeyeyo wax aan qaban . Kuley malin unbu kajawabi dona

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 7 หลายเดือนก่อน

    Maya mushrig caqli kama sugeena

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel7078 7 หลายเดือนก่อน

    Sheydan had maqasho wa xassan

    • @abdiwahabadan6584
      @abdiwahabadan6584 7 หลายเดือนก่อน +1

      Dastuur caabud wahid

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 7 หลายเดือนก่อน +1

      Nacnacda jooji, Diinta baro shiikhana afkaaga kala bax

    • @hiilculumomediachanel7078
      @hiilculumomediachanel7078 7 หลายเดือนก่อน

      Xassan qamus micnihisa sobara horta shekini Ayaba Jahil ka ah micnaha qamus

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 3 หลายเดือนก่อน

    Cali wajiis iyo xasaan isku aqoon ma ahan cali wajiis waa aqoonyahan shahaadi jaamacadeed haysta xasaan waa barbartooy koox uu ka aqoonbadan yahay iska haysta oo culumada waa weyn khilaafiya uu kaga horkeeno ayuu keenaa kuwa hoosjoogana aqoon ay ku dhahaan naga daa bahasha ma lahan ,

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wahaabiya

  • @Som-boy571
    @Som-boy571 3 หลายเดือนก่อน

    Cali nijaas asagaa la god geli doona duliga iyo diin la,aanta uu faafinayo

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 7 หลายเดือนก่อน

    Wax calaacal ma jiree diin baa laga hadlaa ee qabyaalada iyo wurunka kala bax meesha...daanyeeryahoow

    • @gaaxa3847
      @gaaxa3847 6 หลายเดือนก่อน

      Ibnu fataal

  • @subxaanyoalbu7749
    @subxaanyoalbu7749 6 หลายเดือนก่อน

    Waaryaa kan cali wajiiz ah caaduu utalaabayee maanta waa lahayaaye! Adeer toobadkeedheh oo kanoqodheh diintana faraha kalabax waayo way cadahay in aadan sax uwadin ee bele kale kuu baaqayso

  • @Saajid995
    @Saajid995 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan maqli jiray dhilo jirkeeda ka ganacsata hada kuwaan youtubka imamshafici ku qortay waxay ka ganacsanayaan culimo kala aragti duwan hadal horay u dhex maray war ilaahay ka baqa lacnadi idinku dhacday e .

    • @user-oi3xg3xy6j
      @user-oi3xg3xy6j 3 หลายเดือนก่อน

      Maxaa qaldan ood aragtay ?

  • @medaligire3230
    @medaligire3230 7 หลายเดือนก่อน

    shekh xassan wa shabab oo isgabinayo wa wuxuu amanayey siyad iyo farmajo uu laha gobolada babi i wa dadka la oo xog kuqabo marka kuwa ma diinbey ku xakumayen balse diinta waxan aheyn ma dadka lagu laya si caqdaro ah hada dowlada hada jirto si xaqa ayey qofki qof dila udisha raa diintu sey tiri maha sheekhow dadka qaladka kadaa

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 7 หลายเดือนก่อน

    war xasaan munaafaq shiiqna ma tahid waxaa tahan jaajuus diimeed diinta alle ka ganacsada oo soomaali lagu soo dhaxtuurau cid ku dhageysaneyso majirto mujrim beenaalaa oo diinta ku qaraabto ayaa tahay oo kenya u shaqeeya jaajuus fooki diimeeda wata

  • @deeqaadan8686
    @deeqaadan8686 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekh xasaan wale sida kaagama hore