Sh Maxamed Ahmed-Nuur Cumar ( Garyare ) - Wareysi 1/6 Dhaantadaan si fiican u tumi jiray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 64

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 หลายเดือนก่อน +13

    Waligaa shakhsi hufan karaama iyo sharaf leh keentay masraxa mahadi hakaa gaadho

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526 หลายเดือนก่อน

      Waraysigaan kadib kii shiicada ahaa ayuu shiikh ahaan u waraystay

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526 หลายเดือนก่อน

      C,raxmaan shariifka minisota

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 หลายเดือนก่อน +5

    Maansha Allaah.
    Illaahay culumada Soomaaliyeed ha xafido.
    Illaahay Cadowga Itoobiya ha jabiyo.
    Soomaaliya hanoolaato.

  • @yuusufcali9624
    @yuusufcali9624 หลายเดือนก่อน +8

    Sheekha waraysiyadiisa soo badiya.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c หลายเดือนก่อน +7

    1935 Hadaa Dhalatay 8 Jir Waxaa Aheyd 1943 Masha-allah Allaha Ku Xafido

  • @serahmed5346
    @serahmed5346 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaanlow mahadsanid nin wayn baa soo qabatay oo taariikh badan haya. Hadda kahor baan dhegaystay waraysiyo laga qaaday sheekha

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah waa shaqsi cajiib ah
    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso ❤❤❤❤

  • @samirr546
    @samirr546 หลายเดือนก่อน +8

    Dadkaa dega galbeedka somalida waxa ka buuxa dad sharfan oo gur'aan ruug ah waxan dhegaystay caruur badan oo lumay ama dad safar ahi sii wateen oo ka markhaati kacay in si cadaalad ah oo sharfan loo koriyey qur'aankana la baray!!!!
    Somalida oo idili waa dad sharfan laakiin cida reer galbeedka khayr badan baan ka maqlay.

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 หลายเดือนก่อน

      @@samirr546
      Caruur lumey oo dad safar ah sii wateen ?🤔
      Waxaas waa tuugnimo ilatahay😳

    • @samirr546
      @samirr546 หลายเดือนก่อน

      @@mapaacha4552 tuuganimadii bay wanaag ku dareen.

    • @samirr546
      @samirr546 หลายเดือนก่อน

      @@mapaacha4552 tuuganimadii bay wanaag ku dareen.

  • @abdiazizibrahim9402
    @abdiazizibrahim9402 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah sheikh mahamed garyare waa nin taariikh badan haya ee noo soo badi wareysiyadisa

  • @cilmixuseen7199
    @cilmixuseen7199 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekadii ugu macaaneed ee aan ka dhageyto ha noolaato. Noowada.
    اللهم صل على سيدنا محمد وآله.

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah waalidka ducadiisa waa muhiim iyo in aad caruurtaada aad tusto in aad rabto meel weyn in ay gaaraan ❤

  • @YudufAl
    @YudufAl หลายเดือนก่อน +1

    Sheekha Allah ha xafido, aabahay ayaa ardaydii sheekh calisuuufi ee madarisada dhagaxbuur kamid ahaa. Hadana xafidahullah dhagaxbuur ayuu jooga Xaaji Cabdi Cali Cilmi.

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 หลายเดือนก่อน +1

    Warysi qiimo badan ayuu ahaa ,adiga iyo sheekhuba waad mahadsan tihiin Baara ka Allaah fiikum .

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa,allaah
    Waa taariikh
    Cajiib ah

  • @axmaddaahirmakaalmukarama9002
    @axmaddaahirmakaalmukarama9002 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allah waa waraysida bulshada ubaahantahay waliba xoogga saar dhinaca xarakaadka iyo samaynta ay kulahaayeen abuurkeedii

  • @user-pm1ov6tx7b
    @user-pm1ov6tx7b หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah waa shaqsi cajiib ah❤❤❤❤❤

  • @fadumokalif462
    @fadumokalif462 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah adeerkay sh mahamed garyare allaha noo kaa daayo ❤

  • @Mkkaabuul
    @Mkkaabuul หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waawaresysi quruxbadan Ayaanle Allah Hakaa Abaalmariyo wanaaga Aad umada uheeyso

  • @AbdiYussuf-vx4ud
    @AbdiYussuf-vx4ud หลายเดือนก่อน

    Baarakallaahu fiikum, Sheikh Muxammad, macallimkaagii Qur’aanka waxaad ku sheegtay Xaaji Yusuf, fadlan ma noo faahfaahin kartaa, Allaah ha u naxariistee.

  • @Gen.odeykaarto
    @Gen.odeykaarto 22 วันที่ผ่านมา

    Shiiqu waa lagend

  • @abdiabdul6032
    @abdiabdul6032 หลายเดือนก่อน

    Masha’Allah 👏🏽👏🏽👏🏽

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wareysi xiiso badan ❤

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @fnw8688
    @fnw8688 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaato ❤

  • @Durdur1
    @Durdur1 หลายเดือนก่อน

    Shiekh Gadhyare soomaalidu sidaa uma taqaano lakiin Toronto waxa aad kugu xidhan carab oo runtii wax ka dhagaysta waana Shiekh aad u culus.
    Waad Mahadsantahy in aad keentid.

  • @khaderabdi5574
    @khaderabdi5574 หลายเดือนก่อน

    Masha Alah

  • @Abdellnasserm
    @Abdellnasserm หลายเดือนก่อน +2

    Asc ayaanlow waxad xoga iyo wareysi inooga qabata adigo mahadsan Prof Mohamed Malaq mukhtar taarikhda Sh abdirahman ibnu ahmed al kaslaani al kodliyi Sheekh zeylici

    • @mohamedabdulle358
      @mohamedabdulle358 หลายเดือนก่อน

      Somali miyaa?al carab ayaan ku ogaaye

  • @AliHassan-yo8eq
    @AliHassan-yo8eq หลายเดือนก่อน +1

    Caalim weyn oo soomaaliyeed sh maxamed nuur garyare

    • @abdulahiesse4395
      @abdulahiesse4395 หลายเดือนก่อน

      Sheekh maxamed axmed nuur!!

  • @ahmeddahir5152
    @ahmeddahir5152 หลายเดือนก่อน +1

    waraysi qiimo badan

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 22 วันที่ผ่านมา

    Sheikh ayanle noo weydii sheikh sheikha ladhaho cumar nuur garanuug oo xertii sheikh cali suufi

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 หลายเดือนก่อน +2

    Waraysigaan waa mid aad loogu baahnaa

  • @hashimkhlida4769
    @hashimkhlida4769 หลายเดือนก่อน

    War garis awey wah

  • @al_tauhidchannel4526
    @al_tauhidchannel4526 หลายเดือนก่อน +1

    WADAADKA SHIICADA AH C,RAXMAAN SHARIIF EE MINOSOTA JOOGA MA CULIMO AHAAN AYAAD U WARAYSATAY

    • @mahadhodey2774
      @mahadhodey2774 หลายเดือนก่อน

      Jaahil liita

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 หลายเดือนก่อน

      @@al_tauhidchannel4526
      Anigo Sunni ah, oo sharaf weyn aan uhaysto SAXAABADII; ayaan dhageysta, Hadiis Sunni ah, oo u kahadlaayo, *Sayed Ammar Nakshawani*

  • @xarfo
    @xarfo หลายเดือนก่อน +1

    caalim somaaliyeed

  • @abdinasirdaud3798
    @abdinasirdaud3798 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ayaanloow dhehayaga waxaa kusoo dhacay saamayntii ay SYL ku lahayd wadaniyada shaqsiga soomaaliga ah,,, fadlan sheekha weydii waxa uu ka ogyahay saamayntii leegada ee galbeedka iyo waqooyiga sida dhagaxbuur iyo Hargeysa iyo jigjiga oo berigaas isku xirnaa oo la dhihi karo isku gobal oo kale ayay ahaayeen…

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 หลายเดือนก่อน

    Ayaalow intaad wax wareysanaysay maantaad ugu fiicantahay

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 หลายเดือนก่อน

    🙏

  • @DaciTarey
    @DaciTarey หลายเดือนก่อน

    Saylici wuxu aha somali wuxu ka aha daroo wuxu ka aha ogaden wuxu kasi aha maqabul wuxu kasi aha makaahil ❤❤❤ wuxuna kudhashay deganka sayla ee katirsan baydhaba

  • @ArahmanHasan32-ub9jw
    @ArahmanHasan32-ub9jw หลายเดือนก่อน

  • @abdisamaddool6403
    @abdisamaddool6403 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi nin wayn ayaa so qabatay ilaaha wayne, ninkaan Somali abaal ku leedahay Madaxwayne isaga ka muhiimsan

  • @Mursal1445
    @Mursal1445 หลายเดือนก่อน

    1935 haduu dhashay waa 90 jir ilaahay ha ilaaliyo

  • @IbrahimSheikhAbdullahiYu-bj6yo
    @IbrahimSheikhAbdullahiYu-bj6yo หลายเดือนก่อน

    Sheekh weyn ayaad noo keentay caawa aniga dadkii uu wax soo baray ayaan ka mid ahay

  • @abuahmedhassan5499
    @abuahmedhassan5499 หลายเดือนก่อน

    Ayanle culimada daqiiqadaha maxaad ugu yareysaa ayanle wanku cambareyneynaa hadaanahay trim hanoolato

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 หลายเดือนก่อน

    Suaasha sanadku dhashay ha ku sii cadaadin qofku hadaanu rabin in ka jawaabo, wariyow,

  • @rasheedgaraad6063
    @rasheedgaraad6063 หลายเดือนก่อน

    Sida waraysiga ka muuqata 70 sano in ka badan ayuu u adeegayey danaha muslimiinta. Ma dhici kartaa dhanka kale mid 70 sano ka shaqaynayey dimoqraadiyad, qabyaalad iyo isku dir umad Soomaaliyeed. Waa ninba dhan u badi siw maahan? Allow ku xifdi Shiikh Maxamed Garyare

  • @fahadraabi7264
    @fahadraabi7264 หลายเดือนก่อน

    Sheekhu Laba-xaas ayuu guursaday midna Waalidkeed ma waydiisan ee isagaa isku meheriyay.Waalidkoodna kamuu fogayn waxaad waydiisaa Qiilka uu ku banaystay Dumarkaa?

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 หลายเดือนก่อน

    Hadduu ku yiri 1940 ayaan madarasa Sh suuufi galay maxaad sanad iyo gugiisa ka weyddiin

  • @husseinhassan7110
    @husseinhassan7110 หลายเดือนก่อน

    Weriye qabyaaladiiste qaran dumis kuweegeesta wax ka sheega dadka wanaagsan madax iyo mudanayaal

  • @hersiabdi839
    @hersiabdi839 หลายเดือนก่อน

    Wadaadow dacwada reerkiina kabilow, adigoo reerkiina diinta ubaahan inaadbaro maxaa keenay inaad siyaasad Iyo kalaqerbsanaan ukeenteen dadka natii jadii waadhaasiin

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 หลายเดือนก่อน +1

    Adoonta reer koonfur waxay dhaheen syl ayaa wadanka xoreysay,waa taas shaqada eeleydu gafuur culus caqligooda weeyaan.

    • @mohamedabdulle358
      @mohamedabdulle358 หลายเดือนก่อน +1

      Adoon somali ah majirto ee si edeb leh u hadal ardaalyahoow faruuryaha gaduudan

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedabdulle358 🤣🤣🤣

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 หลายเดือนก่อน

      @@crisaaqaxmed2074
      Hadda waa adiga caytameysa, maxaad kaheshey, oo aan dambi ahayn ?
      Bal Isweydii walaal 🤔