ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

DILKII ASKARTII GARABCASE EE 1978 Qaybtii 1-aad AXMED XAAJI MAXAMUUD ( goobjooge).

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.พ. 2024

ความคิดเห็น • 186

  • @ahmedfarah4356
    @ahmedfarah4356 5 หลายเดือนก่อน +13

    Siyaad barre Allah kuuma unaxariisto

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 5 หลายเดือนก่อน +3

      Weli lafii ma sidataan lafti nagaa😅

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@amaalabdi7185anigaa sabab u ahaa inuu. Cararo oo suuli ku dambeeyo ilma adoomo dooni siday

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 หลายเดือนก่อน

      amaal danbi aanad laheyn akhira yaan danbi kaa racin lafahaa aad shegyso waa dad doo kale ah oo akhira lagul xisbamayo kuwoo diley adigana akhira yaney illhey kaa dacweyn ooney odhn lafo nagu sheegtey wayo wxad qorto waxad tidhaa waxaad niyda ku hysbaa waa la qorya illhey waxba kama qarsoona@@amaalabdi7185

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 5 หลายเดือนก่อน +3

    Waa arin aad u foolxun oo murugo ku ah qof walba oo damiir leh Waxaan ahaa qof aad u yar waana ogahay waayo Waxaan dhiganayey dugsiga hoose waana la socdey Arinkaan 😢😢😮 akh akh allow

  • @AliAli-tb9mm
    @AliAli-tb9mm 5 หลายเดือนก่อน +12

    Ninkaan goob joog buu ahaa Bile Rafle Guuleed, Maxamed cali Samater iyo Maxamed nuur Galaal sadaxdaba wa isku dambi Amarka laakin kor ka yimid waxa laga baqey ciidanka soo jabey oo xanaaqsan in qalqal galiyaan xukuumada marka Cabsi galina wa aheyd Rag qaali ah lagu xasuuqey si Ciidanka u baqaan amarkana u qaataan waxaa ku xigey Afgambigii fashilmey ee Ciro wa marka aamin darada bilaabatey kadibna Jabhadaha dhismeen.
    Siyad Bare ma jecleen qofkii la taliya Xukunka gadaal uga macaanaadey.
    Sharaf iyo Karaama waagaas u dambeysey.

    • @kcabd8889
      @kcabd8889 4 หลายเดือนก่อน

      Taariikho kale aan dhagaystay wxay sheegaysaa ciidanka wxaa loo laayey si ciidanka Soo jabay loogu diro Kacaanka oo ay inqilaab samayeen ,markaa madax jabin maahayne waxay ahayd ciidanka in laysku diro iyo dowladii , xitaa waa Hal reer Somaliland go'aansanayaan inay goostaan,wadamadii ina jabiyey baa usheegay saraakiisha isaaq noqda dal ,Somali looma ogala midnimo ,ilaa maantana waa taagantahay

    • @AliMohamed-zr6xw
      @AliMohamed-zr6xw 4 หลายเดือนก่อน

      Kadib meqa dhimatay

    • @AliMohamed-zr6xw
      @AliMohamed-zr6xw 4 หลายเดือนก่อน

      Maxase lasameyi

    • @AliMohamed-zr6xw
      @AliMohamed-zr6xw 4 หลายเดือนก่อน

      Waxa so shek tay 3 nin in masul ka ahayen somalia ma sedax ninaa

    • @ahmedfarah5848
      @ahmedfarah5848 4 หลายเดือนก่อน

      Waxaasa dowlad logu sheegeyey oo waliba aad amaaneysaa. Dhibtaa somali ka soo kaban laadahey isaga ayaa ka masuula.

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 4 หลายเดือนก่อน +4

    Kuwa Askartii ummadda laayey Alle idiima naxariisto. Idim Alle cadaab ku waara.
    Laakiin dib yaan loogu noqon. Ummadda iyo wadanka ha loo naxariisto haddii kale jirimayno waan dabargo'aynaa.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 5 หลายเดือนก่อน +1

    Horta taariikhda iyo xasuuqa foosha xun hadaan ❤baarno waxa ugu mihiimsan 😮😮2 Arimood in lagu fududaadey iyo in loogu talo galey in soomaali aakhirka laga waayo caalamka oo 2dii gobol ee hartey ay meesha ka naxaan sida muuqata 😮maanta ❤ 34 sanadood

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdilaahi yuusuf ale naarta haku fogeeyo labada halyey ee kalena janatu fardawsa alle haka waraabiyo

  • @SomaliPeaceAssociation
    @SomaliPeaceAssociation 5 หลายเดือนก่อน +2

    ILaahow Dadkaa la xasuuqay Abaalkooda Jannatul Firdowsa ka dhig kuwa sidaa u cadaabay iyo inta ku lug laheydba ILaahow Cadaab ee ku Waaraan Abaalkooda ka dhig yaa ALLaah Aamiin Aamiin ALLaahumma Aamiin. Shukran.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 4 หลายเดือนก่อน

    Labadii Libaax halyey iyo dabadhilifkii itoobiya iyo.gaalada ee somalia dhabarka ka jabshay alle Uma naxariisto.inta uu Somali yeelay cidi.ma yeelin

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 5 หลายเดือนก่อน +3

    Cabdi haybihii comedianka ahaa aabihii weeye haybe laampad

    • @gudbifariinta3958
      @gudbifariinta3958 5 หลายเดือนก่อน

      Thanks waan ku wareersanaa Cabdi Haybe Laambad.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 5 หลายเดือนก่อน

    Siyaad iyo dhamaan intii xaqdarada loo laayey ilaahay ha u naxariisto

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa wax loogu talo galay in somali lawaayo لاحولُ ولا قوة إلا بالله 😮😮😮😮😭😭😭😭😭🥰🥰🥰🥰🥰😭😭

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 5 หลายเดือนก่อน +3

    Canshuur waa Habar jeclo

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 5 หลายเดือนก่อน

    NABSI WLLHAYO ETHIOPIA 🇪🇹 & DALKAYAGII ETHIOPIA aya R shek ISXAAQ Nagu dhacy wllaahy. GAALO QAAWAN oo Adoontii TALYANIGA Somali & MUSLIM ☪️ sheeganaya Yaanu u raacnay Ethiopia 🇪🇹 Allaah Gurigiina Bi'i .

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 6 หลายเดือนก่อน +2

    HAYBE AXMED GUURE H.AWAL CIISA MUUSE❤❤😂😂😂

  • @alasowshabaqle1085
    @alasowshabaqle1085 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aabe naxamed siyaad barre Allah unaxariisto waxu aha Aabe somaliyed wadani ah

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 5 หลายเดือนก่อน +3

    Mida kale markey soo galeen Usc iyo SNM Meeshey dalka badbaadin lahaayeen sida ❤itoobiya 😢maxay u xasuuqeen maatadii daarood raxanweyn xawaadle iyo dadkii qabiilada kale ?!!! Layaab

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 หลายเดือนก่อน

      illahey ka baqo SNM Darood ma layn aan aheyn oogadenkii Qaxootiga ahaa oo siyad barre hubeeyey oo daagalaka ka soo hor jedey snm inta l qbtey waa la badbaadshey

    • @abbiss2538
      @abbiss2538 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wax la isu reebtay malaheey oo umad wada cuqdadeeysan ayeey ahaayeen soomaalidu koonfur waqooyi bariba ilaa hadda sow ma socoto taas

    • @w410921
      @w410921 3 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay baad been u sheegtay anaa joogay SNM xasuuq may gaysan,

    • @Sirad47
      @Sirad47 3 หลายเดือนก่อน

      Snm haba yaraate qof ma dilin markay dalkooda qabsatay .USA lakin hawiye iyo daarood baa iska horyimi sidaasay isku dileen ‏.‬‏

    • @Sirad47
      @Sirad47 3 หลายเดือนก่อน

      Siyaad Barre iyo intii la shaqaynasayba codow aan hore loo arag oo cuqubo xambaarsan bay ahaayeen, waana sababta illaa iyo hadda laba isugu Iman wayday. waxa ka sii herreysay gumaadkii culimada.
      Ilaahayoow kuwaas meesha aad ku xisaabiso Hanna joojin. Arkansas darayaane Ilaahay idinkama tags.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 4 หลายเดือนก่อน

    Labadii halyey iyo dabadhifkii itoobiya cabdilaahi yuusuf

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 6 หลายเดือนก่อน +7

    Ninkani saraakiil badan oo horay loo waraystay wuu ka xogogaalsanyahay. Aad buu xaqiiqda ugu dhowyahay. Waayo anigu horaan ula fadhiistay saraakiishii ururada hogaaminaysay oo goob jooga ahaa. Waxaa ka mid ahaa taliyihiisii ururka 144aad alaha u naxariisto cabdi isaaq biixi iyo taliyihii ururka 8aad ee taangiga Maxamed Cabdullahi Yaasiin alaha u naxariisto isagana

    • @user-ox5dm5vy7j
      @user-ox5dm5vy7j 6 หลายเดือนก่อน +1

      Dable aan ogayn xaqiiq.

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 5 หลายเดือนก่อน

      Waxay kugu yiraahdeen Bal NOO Sheeg arinjan waa lagu Wareeraye

  • @yarka4574
    @yarka4574 4 หลายเดือนก่อน +1

    Afweeyne Cadaabta Alaha kawaraabiyo... Muxuu Umad dhibaato ugeeystay. 🙆

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v 4 หลายเดือนก่อน +1

    af wayne waa habeen ramadaan ah ilahay waxaan kaga baryaya in wuu cadaabta ta ugu xun kugu fogeeyo

  • @abdikirinsiciid840
    @abdikirinsiciid840 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey baa caadil ah waana lahortagin

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 5 หลายเดือนก่อน

    Ka soo qaad in lagu fududaadey 😮sax 😢Sababts loo xasuuqey askarta garab cas iyo wax garadkii looga dhameeyey somalida oo loogu dhiibey dad aan aqoon iyo naxariis lahayn maxay tahay ?!!!!😮😮😮😮😊😊

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 5 หลายเดือนก่อน +2

    Alla raganimo weynaa

  • @Ali-kv7cr
    @Ali-kv7cr 5 หลายเดือนก่อน +1

    War xaqiiq ah ma aha...ciidan qeyb laga laayey oo u jeeda hadana hubkoodii la siiyey oo difaac galay waa fillim xaqiiqda ka fog oo cadiifad qabiil ka muuqato.

  • @maxamudiidle856
    @maxamudiidle856 5 หลายเดือนก่อน +1

    Warkaasu waa run, aniga Askari ku jiray ayaa iiga sheekeeyay 1983.

  • @cheyyene
    @cheyyene 5 หลายเดือนก่อน +1

    81 nin lagu diley 3 nin ka badbaadey, Rastaweyn Media ayaa wareysatey nin ka mid ah 3da nin oo la dhaho Cabdiweli Xareed youtube ka heleysaa.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 5 หลายเดือนก่อน +1

    Janaraal caydiid iyo mw maxamed siyad ayaa halyeyo ah ka sadexaadna waa khaatyin dalka dadka iyo diintaba khayaameeyey

    • @sacdiyosheikhdon9018
      @sacdiyosheikhdon9018 5 หลายเดือนก่อน

      Hadeey halyeey yihiin maxay sameeyeen markii dalku gacanta u galey tolaayeey aduunyooy allow cadaab iyo cadow hanoo Jabin

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alaah aakhiraa war jitaa xidsaabi waa maalin

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye 5 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaad maxaad usoosaarteen ceydiid yaadiley ogasmiye kooxeed buu ahaa

  • @AbdiRahman-ko5wj
    @AbdiRahman-ko5wj 5 หลายเดือนก่อน

    Harawo waa miisha ay ku dhaLatay fanaanad hore khamar cabduLaahi harawo

  • @khadramaxamed7964
    @khadramaxamed7964 4 หลายเดือนก่อน

    GEESIYAASHII UGU FIICNAA DAGAALKA LALA GALAY CIIDAMADII ITOOBIYA MA IN LOO ABAAL GUDO AYEY MUÐNAAYEEN MISE IN LABABA LA ISKUĜU XIDHO DABADEED LA ÐILO KII AMARKAA BIXIYEY ALLE UMA NAXARIISTO AAMIIN.

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dulmi wayn ayaa kabdhacay buurta garab case.

  • @user-on4dx8zm6o
    @user-on4dx8zm6o 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @zahrasaidmohamed7927
    @zahrasaidmohamed7927 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa fal waxaasu

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 หลายเดือนก่อน

    Caydiid iyo maxd siyaad laba halyey lkn cabdilaahi yuusuf dabadhilf basaas waa qof Baal madaw kaga qoran taariikhda somalia

  • @samirr546
    @samirr546 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaa aan Allah ishortaago oo aan arko cadaaladiisa nin somali ah oo xukun qabtay wax aan ka sheegayo ma jirto laakiin wixii aan dulmi somaliyeed la kulmay cidii aan cafis dalban ka cafinmaayo.

    • @abdirahmanmohamed5908
      @abdirahmanmohamed5908 5 หลายเดือนก่อน

      Wixii adigu aad af iyo adin ka geesatey yaad cafis weeydiisatey mise waxaad tahay dadka aaminsan in diinta islamka ay eyaga kaliya aamin santihiin inta kale lost tihiin, miraayad isku fiiri marka hore,

    • @samirr546
      @samirr546 5 หลายเดือนก่อน

      @@abdirahmanmohamed5908 ma nin baad i mooday
      Dulmi baan sheegtay aanan weli arag cid ka garawday markaas baad igu xukuntay idiga oo aan hubin in aan aniguna dulmi gaysta!!!
      Adigaa soo cadayn oo markhaatiga Allah hortii ka furi
      Diinta Allahna iyada ayaaba ku qiimo beeshay daalimiinta dhexdooda Allahna cid sharafkeeda muujisa ayuu u soo diri.

    • @abdirahmanmohamed5908
      @abdirahmanmohamed5908 5 หลายเดือนก่อน

      @@samirr546 nin iyo naag cidii aad doonto ohoow dadka aad eedeeysay waa soomali dhamaantood marka adiga oo aan igaraneyn aad I eedeysay maxaa diidan in aan asigana kugu daro soomali eeda kala gashay mida kale hada lajoogo rag iyo dumar waxaa shar badan dumar Allah ayaana tiri hagartoodu waa mid weeyn,

    • @samirr546
      @samirr546 5 หลายเดือนก่อน

      @@abdirahmanmohamed5908 dumarku rag edbiya ayey waayeen
      Dalkuna rag ilaaliya ayuu waayey
      Gabadha reerkooda lagu duulayo ee caruurteeda reer abtigood la dilayo
      Reer abtiguna kuwii gabadhoodu dhashay dilayaan siday u fahmi cadaalad reerkii caruurteedu ahayd uun bay col la ahaan
      Dumarka tahriiba
      Kuwa isqaawiyey
      Ku diinta ka baxay
      Kuwa umado kale guursaday
      Kuwa qabiilka u faydan ee qaadhaanka ururiya kuligood masuuliyad la aan bay dareemeen iyo in cid ceshata la waayey !!!!
      Magacyada ragga loo bixiyo ha la bixina ee nolosha isku xabaala.

    • @husseinguleid7064
      @husseinguleid7064 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdirahmanmohamed5908m

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa jirey arin ay ambiyaashu alle ka magan geli jireen oo ahay jaahilnimada waayo aqoon iyo caqli xumo waa halis hadaan laga hor tagin

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 5 หลายเดือนก่อน

    Laakiin hadaan somali nahay Waxaan xasuuqnaa dadka wanaagsan ee badbaadiya dal dad diin 😢😢inagaa dilna waana tan maanta taala 34 sano 😮😮😮😮😮

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 2 หลายเดือนก่อน

    SAWIRADA SADEXDII NIN EE SOOMAALIYA MEESHA XUN EY
    TAAGAN TAHEY DHIGEY
    ILAAHEY IDIN CADAAB OO
    QABRIYADA KU GUBTA

  • @user-pi4ci7jr3r
    @user-pi4ci7jr3r 3 หลายเดือนก่อน

    Galaal ayaa saraakiishaas la laayey ka dambeeyey aad ayuu jaajuus ugu ahaa siyaad bare wanan ogeyn laakiin waxba kama anan khaban karin wagas alle how naxariisto saraakiishas

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 5 หลายเดือนก่อน

    Melkasta wuu xasusta walahi

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 5 หลายเดือนก่อน

    Siyaad wuxuu soo dhaweystey oo la shaqeynayey isaaq iyo habar gidir guud ahaana dad aan dan u hayn mustaqbalka somaliya ❤😢😢😮

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 2 หลายเดือนก่อน

  • @user-qs4sy7im1p
    @user-qs4sy7im1p 5 หลายเดือนก่อน +1

    Meeqo nin bey ahayen 💔

    • @muruudi4961
      @muruudi4961 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waxan filay ilaa 84 askri

    • @user-qs4sy7im1p
      @user-qs4sy7im1p 5 หลายเดือนก่อน

      @@muruudi4961 subxana Allah

  • @abdi-nm2vy
    @abdi-nm2vy 4 หลายเดือนก่อน

    Mareexaanka iyo gabooyuhu waa dad aad u liita waana dad aad u cuqdadaysan sababta soomali oo dhami way garan ladahay nimankaas waxa la yaayay siyaad bare wuxuuna wakiishay ali samatar

  • @ahmedabdullahi9461
    @ahmedabdullahi9461 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka wareysigaan qaaday fadlan contact isoo sii si aan kuula soo xariiro

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qabiilada Soomaaliyeed Iyagaa hoosta iska necebaa ama waxay basaasiin u noqdeen Cadawga sheegayayna waxay damacsan yihiin ama halkay weerarka ka soo qaadayaan Ninkii Ciro iyo walaalkii Ina Adeerkay oo lidiga Dayaaradaha dagaalka Xabashid oo riday 4 diyaaradood ayaa loo yeedhay Ninkale ayaa u sheegay In Isaaqa, majeerteenku iyo Ogaadeenku waxay bilaabeen afgabi ka dhana Siyaad markaa waxay laynayeen Ragii hay ka baqayaan mida kale Siyaad markuu baxay waxaa Qabiilnimo loo dilay Dhaqtaradii dadka dawayn lahaa imisaa bado Cuntay ilaa 3- 3-2024 maxaa laysku dilayaa la dhimanayaa madaxda ma jirtaa

  • @engbulaaleamqoolif909
    @engbulaaleamqoolif909 2 หลายเดือนก่อน

    Afwayne iyo intii fikirkaas kala shaqaysay waa inkaar qabayaal inta noolna in saas loolaayo bay mudanyihiin awoodii ciidan somaliya bay wiiqayeen waa ciidan kala yarayn iyo kibir ciidanku ha idinka cabsado camal lkn may ogayn in ciidanku ka aminbaxyoo jamhado inta noqdo laftoodu afka ciida udaridoono.

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwa Somali isku Diraya. Waa sida Jaahilka Axmed C Gaas oo maanta Xabashi Asxaabul Fiil iyo Oromo badeena rabta Soo Deynaya Been Umada Somaliyeed kala Fogeynaysa AxmedOromo Lagu Baray!!!

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 5 หลายเดือนก่อน

      Barnaamijka waxaa wada juxa oo Reer Puntland ah

    • @MustafaAbdirahman-oo9eu
      @MustafaAbdirahman-oo9eu 5 หลายเดือนก่อน

      Kuwaa uu ka sheekaynayee la laayayba xabashi bay la dagaalamayeen maxaa lugu laayay

    • @AbuSuldaan-qx7ut
      @AbuSuldaan-qx7ut 5 หลายเดือนก่อน

      KULMIS Baa laysay Ciidanka Oo Awood Weydey Ay Kula Dagaalanto Dawlada Oo Rabtey inay isku Dirto Somali iyo Dawladooda

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 5 หลายเดือนก่อน

    Canshuur ilaahay ha u naxariisto waa inaderkeey

  • @samiradan2
    @samiradan2 5 หลายเดือนก่อน

    Beenaale waa xabashi kan maaha somali 🇸🇴

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 4 หลายเดือนก่อน

    Caydiid iyo siyaad bare alle fardawsa haka waraabiyo waayo waxay ahaayeen laba halyey geesi lkn cabidlaahi yuusuf wàa ninka somali adhaxda ka jabiyey alle ha cadaabo ama ha cafiyo
    Lkn waa qof taarikh xun madaw leh

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wanaag yaan la sugin.cali samater baa geystey.

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 5 หลายเดือนก่อน

    Walahi meshu ninkasi dagalka ka galay ee haroreys aniga ku dhashay

  • @user-mv2mf5mh7d
    @user-mv2mf5mh7d 5 หลายเดือนก่อน

    my allah gran them janahtul firdawsa . wixii waxaa sameeyay cadaab baa udanbeeya

  • @mohamedmaowbulle9768
    @mohamedmaowbulle9768 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha unahristo madhweynah siya bare Nabiga allaahu ayu utagaay scw scw scw scw scw scw

    • @amareto5772
      @amareto5772 4 หลายเดือนก่อน +1

      Nin dad laayay haddii aad Alle raxmadiisa u baryeeso, walww war baa ku haysta.

  • @yunismohamed3924
    @yunismohamed3924 3 หลายเดือนก่อน

    Khashinkii ka dambeyey hadii la isgarab dhigo, jaalle suyaad Janome ayuu kujiraa

  • @cheyyene
    @cheyyene 5 หลายเดือนก่อน

    Ninka badbaadey Reer Bosaaso ayuu noqdey sida Colonel Cabdi Salaad Cali u sheegay Ha Noolaato.

  • @abdirizakmohamed3219
    @abdirizakmohamed3219 5 หลายเดือนก่อน

    Nin wax og mahan waa la I waraystay bu u jeeda

  • @abdiqaniaxmed2321
    @abdiqaniaxmed2321 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekadan ma aaminin waa been abuur wayo ciidan la layay hadana ladagal galiyay haraadigiisi oo yeelay waa wax aan isqadanayn nagalatag beenta adeer 😊

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 4 หลายเดือนก่อน

      Ciidan dagaal kujira magadoodi karo; sharciga aag kabixid xukunkiisu waa dil - marka waa macquul in howlgalka iyo amar qaadasho siiwadaan. Sikastaba ha ahaatee gumaadkaa waa jirey; geesiyadii 77 ee aaga waqooyi kawareyso hadaad helikartid. Wareysiga ninkan waa kii labaad ee aan kamaqlo dhacdadii oo dhameystiran. Xitaa waxaa jira (youtube) wareysi ninkii kabadbaadey wadar dileedkaas.

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hadda ciidama cawsweyne yaa laayey

  • @mohamoudabdiqadir5457
    @mohamoudabdiqadir5457 4 หลายเดือนก่อน

    Bile rafle wuxui ahaa Ogaadeen

  • @HSHBlack
    @HSHBlack 5 หลายเดือนก่อน

    qofkan weyne da'adaa ee goobjooga sheeganaya tabtii siyaad bare wax loogu sheekeenjiray noogu sheekeenayaa. adeer siyaad barre 40 sanadood ka hor ajuus bakhtiyee ee nafis usheekee

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 4 หลายเดือนก่อน

      War ileen tanoo kale. Jidka inta istaagtid dadku sideey usocdaan fiiri ee kii siyaad socodkiisii leh dhangad ladhac - maxey ahaayeen umadaan aan SIDAAD ADIGU DALBATO AAN YEELEYN 😂😂😂.

  • @cumarahmed134
    @cumarahmed134 4 หลายเดือนก่อน +1

    Somaaali maxamed siyaad bare kamana horayn kamana danbayn alle hawnaxariisto geesi somaaliyeeed ninka ethiopia ciilay imikana futadaan u maydhnaa allaw gumaysiga somaali ka saar

  • @ashamuse8794
    @ashamuse8794 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abtigeey baa kujirey ragaa lagu lalayey garabcase Mj badan baalugu layey SSDF markaasey Asaasantey

    • @jakey2424
      @jakey2424 2 หลายเดือนก่อน

      Majeerteen kaliya maahayn. Soomali oo dhan bay ahaayeen oo qabiilkasta leh. Qofka ay ku dhacdo nambarka 30 ayaa lala baxayay. Anigu waxaan ahay Habarjeclo, abtigay oo Naalaye Axmed ah oo Dhulbahante ah baa ku jiray

  • @user-pi4ci7jr3r
    @user-pi4ci7jr3r 3 หลายเดือนก่อน

    Dowladahii so maray somalya ee so dhoweystay hg iyo isaaq waxay ku dhamaan jireen fashil iyo shalaayto iyagaana aad ooga macaashi jiray dowladnimadii somaliya aad ayey jaajuus ugu ahaayeen madaxda

  • @user-ie6zt4wk6o
    @user-ie6zt4wk6o 5 หลายเดือนก่อน +1

    3dax daan qof ee soosaartay yeey sharaf kamuuqataa qiyaamahana sidaa ayaalookaladuwanyahay

    • @samirr546
      @samirr546 5 หลายเดือนก่อน

      Allah hortiisa camalka ayaa la xisaabinayaa ee ma aha in ay haybad ama ama muuqaaga la xisaabinayo!!!!

  • @w410921
    @w410921 3 หลายเดือนก่อน

    So sad

  • @mariansaid6369
    @mariansaid6369 5 หลายเดือนก่อน +3

    Shaydaankio GALAAL ayaa laayey waana lawada ogyahay isaguna waaba qiryay isagoi ku faanaya. Laakiin waxaa la yiraahda waxaad gacantaada ku samayso waa kan kugu soo noqda. Isagoo 95 jir ka wryn ayaa sida ugu fooshaxun loo dilay. Fircoon ciidanka ku jira ayuu ahaa.

    • @abdirahmanmohamed5908
      @abdirahmanmohamed5908 5 หลายเดือนก่อน +2

      Janaku dalkiisa ayuu difaacay waxaad tahay haradigii rajimkii farmajo uu ka tegey because nin walba oo qiimo leh waxaad u necebtahay reerkeena ma ahan gadaal taarikh wanaagsan ayuu lwwyahay nasiibdaro farmajo oo umadda somaliyeed aamintay laakin ciilqabe ah ayaa gurigiisa ku diley taarikhdu waa nooshahy ee waxaan ku oran lahaa shame on you,

    • @user-pv6ib5uc6h
      @user-pv6ib5uc6h 5 หลายเดือนก่อน

      Skills hooyadaa usheeg

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 5 หลายเดือนก่อน

      Galaal markaa buulka la galiyay oo furinta hore waa laga so cilyay. Anagaa joognay oo ogayn lkn raga dhibka gaysanayay waxay badankoodu ahaayeen reer mudug ama gobolada dhexe ayay ka soo jeedeen xataa Galaal laftiisa ku dhahoo. Iyaga soomaalida kale dhibayay iskuna dirayay. Dhexdoodana iskuma roonayn dad kale soomaalida uma roonayn. Ciro. Cali Samatar.,Galaal, Cabdilaahi Yuusuf. Caydiid, Gaani iyo kuwa kale oo badan.. Saraakhiisa ka soo jaday soomaaliada kale ee wooqooyiga iyo Koonfurtu dambiya noocaass ma samayn jirin oo way ka damqan jireen.

    • @jakey2424
      @jakey2424 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdirahmanmohamed5908Tuug khaaina buu ahaa Galaal. Wuxuuna ahaa nin aad ugu dhow Siyaad Barre una shaqeeya. Saraakiishana isagaa laayay, afkiisa ayuu ka qirtay

  • @ExcitedBamboo-ej2sd
    @ExcitedBamboo-ej2sd 3 หลายเดือนก่อน

    6:53

  • @ahmedabdullahi9461
    @ahmedabdullahi9461 3 หลายเดือนก่อน

    Waa beentiis Guuto tobnaad Ali Hussein Madax kama ahayn, dhanka Jabhadda ayaa loo wareejiyey marka uu sheegayo

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 5 หลายเดือนก่อน +1

    Arintan cid xaqiiqa kasheegaysaa majirto

    • @cheyyene
      @cheyyene 5 หลายเดือนก่อน

      Colonel Cabdi Salaad Ali oo isagana ha noolaato wareystay iyo dad badanba isla sheekadan ayey sheegeyn ku raadi youtubeka.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 5 หลายเดือนก่อน

    Askarta xukunka boobtey 1969 laba arin baa waa in lagula xisbaabtama arintana Garabcase iyo arintii Jaziira ee lagu laayey wax garadkii Isaaq ee Xamar ku noolaa
    si aan arimhaa foosha u xun mardanbe dhul Somali ka dhacin inkasto hadba ka socto Xamar in wax garadka lagu qarxiyo ama lagu qasho why tii hore baaan lg xisbaatamin

  • @msheik5665
    @msheik5665 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan odayga wax badan buu isku qasayaa.. guuto qabridahar joogta sidee doolow ku timi? Isku qayba maaha. Oo gadana hargaysa timi? . Ciidanki doolow waxay ka tirsanaayeen qaybta 60 aad. Asgaas doolow abdulaahi yuusuf baa madax ka

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 5 หลายเดือนก่อน

      Adoon ciidan wax ka aqoon ha ka hadlin Ninkani guutada uu ka tirsanaa xoojin baa la yiraahdaa MARBA meesha ay ka jilicdo ayaa loo diraa

    • @msheik5665
      @msheik5665 5 หลายเดือนก่อน

      @@abdirisakdirie3124 ciidan wax ka aqoon? Ogow qofka aad u jawaabi horta... waxa kula hadlaya waa cornel ciidamadi hore ee xooga dalka ka tirsanaa . Ku dhaawacmay . Billed sharaf ku muteystay.

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 5 หลายเดือนก่อน

      @@msheik5665
      Raali AHOW Cornel laakiin Xaalada dagaalku way ka duwan tahay sida kale, Marka ay xaaladu cuslaato Nadaamku wuu is bedelaa, Ninkani Odayga ah intii aan baadhayay wuxuu Garba case ka dhacay waa ninka ugu Macquul San ee dhacdadaa SI Macquul ah uga hadlay, waxayna khulaasadaydii ku soo gabagaboowday in ragaas loo laayay SI Ciidanka kala danbayntii iyo ismaqalkii u soo noqoto, goobaha dagaalkana la Aado Waxaa meesha ka BAXDAY in Cornel Cirro uu ka danbeeyay Ragaas awoodeeda iyo Fulunteeda ma lahayn, waa Sheeko ay Dowladu ku soo dhextuurtay umada. Kadib inqilaabkii fashilmay

  • @mohamedqeyt3873
    @mohamedqeyt3873 5 หลายเดือนก่อน

    Dalkaan danuub badan waa laga galay

  • @sharmsjg
    @sharmsjg 4 หลายเดือนก่อน

    Waa maxay sababta loo laayay askarta?!

  • @aliabdirahmansaid7275
    @aliabdirahmansaid7275 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan layaabanahy kuwa dadka dhintay habaaraya. Alla kabaqa habaarka & cayda joojiya siyaad barre hortiis bal ninkii wax ahaa ha sheego.

  • @ahmedfarah4356
    @ahmedfarah4356 5 หลายเดือนก่อน

    NACALTU ALLAH

  • @husseinguleid7064
    @husseinguleid7064 5 หลายเดือนก่อน

    😮😮

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 5 หลายเดือนก่อน

    Maxd siyad barre iyo mr maxd faarax caydiid laba geesi halyey wadani alle janatu fardawsa haka waraabiyo.lkn cabdilaahi yuusuf nin taariikh madaw leh ayuu ahaa oo gumaysi kalkaal ah

    • @yusufabdullemahamed8770
      @yusufabdullemahamed8770 5 หลายเดือนก่อน

      ايطمع كل امرءمنهم أن يدخل جنة النعيم

    • @husseinguleid7064
      @husseinguleid7064 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@yusufabdullemahamed8770😅

    • @Hassan-zt6dg
      @Hassan-zt6dg 2 หลายเดือนก่อน

      Qabyalad ba ka guuxeysa, itobiya jabhar an ka soo dagalmin ma jirto weliba col Yusuf isqgaba lagu xirey dabaded ismandhafbdhexmarey mingiste & Yusuf Kuna sabsanaa galdogob& bqlqnbale oo markqs ay ssdf gacanta ku haysey uu mingistana dh gtey in uu dhulkasi itobiya ka mid yhy mesha aun cabdulqhi Yusuf diidey, dabaded a sidas ba lagu xirey mesha jabharihii kale.ay heshisyo hoose la Galen itobiya welina wadaddii ay ku jogan

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 5 หลายเดือนก่อน

    ragaas galaal aya laayey odaygi xumaa o gablanka ahaa weligis ilmo ma dhalin 20 naagood ugu yaraan wuu guursadey gabar hal gabar o wacal ah ayu lahaa isagu ma dhalin wacal waaye naarti jahanabo allaha ku rido galaal guute cune

    • @samirr546
      @samirr546 5 หลายเดือนก่อน

      Waad noo cadaysay
      Allah hortiina ka cadee iyada oo aan cidi kula socon weliba wuu kaa sii horeeyaa.

  • @AhmedDauud-cl4mr
    @AhmedDauud-cl4mr 4 หลายเดือนก่อน

    Waa beenàle kalab ah,Awoowgay ayàa ku dhintay dagaalkaas.

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 5 หลายเดือนก่อน

    Dawladii afweyne barre dawlad ku sheeg cadow oo somali cudurka maanta haya ee loo taag iyo maara-waayey ku beeray buu ahaa
    Dib dabe oo wax somali la yidhaah isu timaado oo u midowdo waxay la mid tahay cirka oo la koro waayo is aamin danbe waa dhintay

  • @akfamily7916
    @akfamily7916 5 หลายเดือนก่อน

    UMADDA SOMALIYEED MAXAY KU HESHIIN KHAAINU WADDAN AYAA KU BADAN

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 5 หลายเดือนก่อน

    Dadka somaliyeed ma fahmaan cadowgooda kan fahmana ayagaa dila

  • @mohamedobsiyeh7839
    @mohamedobsiyeh7839 5 หลายเดือนก่อน

    hi

  • @hasanahmed46
    @hasanahmed46 5 หลายเดือนก่อน +2

    Cali samatar iyo siyaad bare ayaa dadkas laayey.

  • @hah7064
    @hah7064 5 หลายเดือนก่อน

    Cida keentay ciidamada koofiyad casta ee Booliiska ahayd cidaas baa falka gaysatay. Haduu korneyl cirro awoodaas lahaa waa la tuhmi karaa.

    • @cheyyene
      @cheyyene 5 หลายเดือนก่อน

      Ciro shaqo kuma laheyn arintan

  • @AfqalaadAqoontumiyaa
    @AfqalaadAqoontumiyaa 5 หลายเดือนก่อน +2

    waar ciidanka waxaa laayey gaashaanle Ciro waana ninkii inqilaabka fashilmay ka danbeeyey ciidankan wuxuu u laayey in ciidanka niyada ka dilo mida kale wuxuu laayey nimankii uu is lahaa way kaa hor imanayaan waxana u badnaayeen reer waqooyo xitaa 35 sargaale ee danbe ee lagu layaayey hargeysa ciro ayaa laayey waa markuu damacsanaa inqilaabka

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaa muuqata inadan xitaa militarily waxbadan ka aqoon xukunkiisa ciro.ma ahayn gaashaanle wuxuu ahaa gashaanle sare.full colnel.gaashaanle waa major colnel ama gashaanle sure ma bixinkarin Amar lagu tooganayo.saraakiil kale Chain of command ama Kala Amar qadashada military xitaa ama taqaanid Baan baa laguu sheegay Intel sarkaal baa joogtat frontline ama jiida waqoyi.ma taqaana? Taariiqda baro intadan comments qorin amarka waxaa biixeye Cali samantar.wasiirkii gaashandhiga xiligaa ahaana taliyihii ciidamada xooga dalka.CXD sareeye gaas xitaa galaal oo Streeter guuto ahaa bridge general baa sheegay beenta Isaaqu.ku sheekaystaan baa lagu sheegay mida kale Isaaq saraakiil 3 baa Kaga jirtay propaganda qabyaaladaysan baa laguu sheegay baro taariiqda

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@ismailjama9452ama samatar amar ha bixiyo ama ciro ha bixiyee idinkaa ka dambeeyay dhibtaas

    • @KadarSuleyman
      @KadarSuleyman 4 หลายเดือนก่อน

      Hargaysa 6 sarkal aya lagu dilay oo waxa ugu caansana Cashuur
      Wiilkan danbe Isaaq 29 ba ku jiray
      Taariikhda soo barta

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@KadarSuleyman noo sheeg magacyada.29 sakraak ? Hadalku waa inuu marqaati.yeesha 29 sakraal iyo cida ay Isaaq ka ahaayeen.noo sheeg please Lakin been baa laguu sheegay in comments TH-cam lagu qoro way iska fududatahay ahmed mohamed canshuur waa run Isaac buu ahaa 6 mahahayn 3 baa Isaac ahayad ma general galaal baad Kagan war rrontahay aun. Boogiisay.ku qorantagay saraakiisha la toogtay oo dhan 26 bay ahaayeen askarta.dhamaana.230 marka 29 sarkaal baa Isaaq ahayd waa sheekadii somaliland 26jun1960.waxaa aqoosaday 35 wadan oo un ku jira.ookale 😂 waabeen waxaas mar 2 baro taariiqda

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 4 หลายเดือนก่อน

      @@ismailjama9452ma moodaa inad adigu kala taqanid ciidankii la laayay iyo dhaman magacyadoda bal adigu noo sheeg qabaailkoda iyo magacyadoda wadiga leh isaq sedex bay ahayene waxanad markhanti ka ahayn haku doodin adigu sxb

  • @user-wt1be4sl4l
    @user-wt1be4sl4l 5 หลายเดือนก่อน

    waxaas askartii udhimaneeysey sababla aan laynaya ayaad arkaysaa rag dowladkusheegaaya dowladmaaheeyn ee mooryaanta xiligaas ayey ahaayeen uqubadii ciidamadaas aylaayeen ayaana kasoobaxday

  • @user-ox5dm5vy7j
    @user-ox5dm5vy7j 6 หลายเดือนก่อน +2

    Kani waxba ma oga.

  • @ExcitedBamboo-ej2sd
    @ExcitedBamboo-ej2sd 3 หลายเดือนก่อน

    Wuxu dhashay sidu no sheegay sanadkii 1967.wuxu ciidanka kubiirey sanadki 1975 markas mequ jiri kara wa 8 sano jir macqul miyaa 8jir mileteri ah

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 3 หลายเดือนก่อน

      Sheekada dib ugu noqo. 1957 ayuu dhashay, 1975 ciidanka ayuu ku biiray isagoo 18 jir ah.

    • @jakey2424
      @jakey2424 2 หลายเดือนก่อน

      Wuxuu dhashay 1957, not 67. Si fiican u dhagayso kkkkkk

    • @Hassan-zt6dg
      @Hassan-zt6dg 2 หลายเดือนก่อน

      57 water dhalaehadu

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 5 หลายเดือนก่อน

    Hadaan been sheegayo maxaa loo xasuuqey dadkii dawladii aadan cade ee aqoonta lahaa 😢

  • @AhmedDauud-cl4mr
    @AhmedDauud-cl4mr 4 หลายเดือนก่อน

    Ssdf,nacalad idunku dhacday,Somalia adinka dumiyey.

  • @a.j2428
    @a.j2428 6 หลายเดือนก่อน +2

    LAAKIIN XILIGAN MA XILIGII WAXYAABAHAAS LA SHAACINLAHAA OO CIIDANKA LA NIYAD JEBIN LAHAABAA. TOTALY UN-NECESSARY

    • @AhmedAli-bq2pc
      @AhmedAli-bq2pc 5 หลายเดือนก่อน

      Majeerteen waa munafiqiin ilahy dalka iyo dadkaba ha kaqabto

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 5 หลายเดือนก่อน

      Munaaraq waa adiga iyo kuwa wadankaan dulumka ka galay iysgaana soomali ugu liita maanta

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 5 หลายเดือนก่อน

    Calankii JAB oo Allaah gurigina Bi'i . Adoobtii Talyaanigu samaystey. Ilma NIIKO . ETHIOPIA 🇪🇹 ALLAAH baa Guusha siiyey GEYIGODA DIFACANEYEEN ADOONTII TALYANIGA. canwan tii bilaa Isirka ahayd.

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 4 หลายเดือนก่อน

      Ilaahey SW haduu guul siiyey waxey baran lahaayeen sida saxarada layskaga dhaqo. Itoobiya waa 1000 qowmiyadood oo labo kamida hoostaga marka ma adigaa adoon u ah nin liita mise kuwaad habaarka bilaa xaqqa ah ladulfuushey ee 1 qowmiyad ah degganna halkuu eebe ku abuurey qarniyaal fog kahor. Itoobiya & soomaaliya midkuu ilaah lajiro towxiidkuu bilaa dagaal ugu keenaa AlxamduLilah. gabar tidcan, geeljire 10 iskaga filan iyo, geed qodax leh, geel iyo dudumo meesha ku aragtaq waa geyigeena Soomaali.

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 5 หลายเดือนก่อน

    askartaas waxaa laayey kornaylkii la odhon jiray ((kornayl cirro))

    • @cheyyene
      @cheyyene 5 หลายเดือนก่อน

      Ciro shaqo kuma laheyn. daawo wareysiga colonel cabdi salaad ali

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 5 หลายเดือนก่อน

    Janaraal caydiid iyo madaxwayne maxd siyaad ayaa halyayo ah

  • @ashamuse8794
    @ashamuse8794 5 หลายเดือนก่อน

    Galaal baa saraakisha laynjirey

  • @ahmedmohamedsalaad3464
    @ahmedmohamedsalaad3464 5 หลายเดือนก่อน

    Wax hore udhacay xiliga kacanki inti puntland faroole madaxwaynaha aha intu cunfi udiilay ba kabadan qabyalada iyo eda xumanta bunbuniinta danbiyo danbiyadu makala ficna bosaso moqdisho garowe Kismayo ba umada lagu gumada rero gara oo status mamulsita gumada odayga ali jibril wa xildoon kkk

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 4 หลายเดือนก่อน

      Imisaa kugu maqan adiga?